Тёмный
No video :(

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Diray Xisbiyadda Mucaaridka 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 122 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

28 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@saeedsaeed7291
@saeedsaeed7291 2 года назад
اللهم احفظ الوطن
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 года назад
أللهم آمين يارب العالمين
@fatimawarsemfatimaqali8106
@fatimawarsemfatimaqali8106 Год назад
​@@fatimamohamedali90678:22
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 2 года назад
Goob walbo ee mudaaharaadka ka dhaceyso waan joognaa
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Год назад
Dad baa meeshaan ku soo llumay. Guul Somaliland Nooloow wasiir
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 года назад
maxed kaahin noolow,walee dhankaaga loogama soo dhaco wadanka
@daahaismail3757
@daahaismail3757 2 года назад
Mnshallah maxamed kahin guul
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 года назад
Geesi howjoojiinin❤️💚🤍💚❤️
@kayto7073
@kayto7073 2 года назад
War bal ninka dulqaadkiisa ila eega hadhowba la odhan calaa geel laaye
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад
Wasiir dadkan ay qaladka u sheegeen media taagan fadlan xidh xidh shaqo kaleba hayn thanks
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Adiga kalay xidh xidh, yaad ismooday.?
@mubaarigahmed6879
@mubaarigahmed6879 2 года назад
waa sidii 12kii October ee 2021 muqdisho ka dhacday ee mucaaradka soomaaliya ay ciidamo soo galiyeen muqdisho marka diid wasiir
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Год назад
Agah warkan waa sanad ka hor
@inakhaliph194
@inakhaliph194 2 года назад
Wasiir kaahin waxaad uraacdey sharci lakin sharci may marin qolada hadal doonkii caruurihiinu maalinta uhoraysa hagalaan wlhi ana waan gali hadad ogoshihiin hal qof kama joogo ciyalkodi anagu ma dhoopo nahy
@mariolakame731
@mariolakame731 2 года назад
Viva mujaahid Maxamed Kaahin. Geesi geesi dhalay runtaad u sheegtay mucaaridkan ka soo hadhay faqashtii
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 года назад
Wixii runta sheega kamay soo hadhin faqash ee muuse Iyo kaahin ayaa ku tumanaaya sharciga. Maba dheegeysiin miyaa? Acuudu billah, Waar Allah ka yaabo doeashada qabta
@mariolakame731
@mariolakame731 2 года назад
@@munayusuf4949 Down Faqash, down Faqash, down Faqash. Cirro caruusada waa basaasiintii Siyaad Bare la shaqaysanayay
@aydarusmohamedxadaari618
@aydarusmohamedxadaari618 2 года назад
Habar Habr shashy✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@rayanniaz645
@rayanniaz645 Год назад
؛ 😊
@faisalhusseinfarah220
@faisalhusseinfarah220 2 года назад
Xisbiyadda Mucaaradku Makala garayaan BADBAADO IYO BURBURINTA, waxayna hayaan waddo shuruucdda dalka oo dhan baalmarsan.
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Isku xishood, waxba ma ogidee, dalkan anaga uso dhimanay
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 2 года назад
Reernimo ayaa lagu ixtiraamayaa tixgelin kale iyo xisbinimo way kagudbeen mar haday kicin iyo fitno faraha lagaleen waa,uun xisbiyo burburay oo rajo gabay
@fadumomohamed9295
@fadumomohamed9295 2 года назад
Siyaad bare
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 года назад
Eng. Osman huu haa Mudane wasiir, xirsi iyo mucaaradka inay taayir gadanayaan, po lacag QAALI ah ku iibsanayaan. Taayiradaasi waxay ugu talagaleen inay waddooyinka ku gubaan. Haddaba wA in loo sheegaa puncture layaasha inayna wax taayiro ah cidna aanay ka gadin. Ciddii ka iibisana ay noqonayso dembi ciqaabtiisa yeelanno.
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 2 года назад
Sax mucaarad fashiluu qaran dumis ururadu way furanyihiin waana dastuuri sharci ah nabadgelyada somaliland ku caano maashay ha la ilaaliyo.
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Год назад
Doirashadii ururada ayaa soo horeysa. Iimaansada.
@MegaCigaal
@MegaCigaal 2 года назад
Tii reer xamarka ayey la yimadeen basdo qaran farmaajo
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 2 года назад
Allow naaga qaabo odayashaan fiidnada wadaad adiiga anagaga Fiilane waxan reer waalba kula taliinaya inay Caruurtoda qaabsadan oo mudahaaradka ka hoor joog saadan
@saynabismail2646
@saynabismail2646 Год назад
Macaaradku madax bay u waasheen iyagoon garaneyn qaabkii loo mari lahaa subxaanalaa
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Год назад
@@saynabismail2646 kk wllo Faqash ma ihii Somalilander asala ayan ahaye igada hayso xasusine
@saynabismail2646
@saynabismail2646 Год назад
@@farhiyakahib4435 raali ahow wallo khalad baan u aqriyeye kkkk
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Год назад
@@saynabismail2646 wa cadi mahadsanid
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 Год назад
Mudoharadka ay codsadeen xisbiyadda mucariidku waa arriin ka timmid farmaajo iyo Somalia 🇸🇴. Sida awgeed waa in ay ciidamadda booliska ee jsl ay ka qadaan tallbo sharcii ah. Ibrahim Issa
@Roblox-er5mj
@Roblox-er5mj 2 года назад
Midgan ladoortey uraye baqti cunijirtey barqad butun iska qabta Marka hore wasiir
@monagoth
@monagoth 2 года назад
Minister kahin has no right to provide explanation of law: that's the remit of somaliland courts. Minister should stop beating about the bush: the opposition has every right to stage demonstration and explain it the way they see it. Ministers says the wording " badbaado" is a problem. Minister kaahin should understand that he cannot control what the opposition think of the country's current situation. The opposition see it as protecting the nation from the current chaos: they have a right to view the current situation as they see it fit. The minister should stop imposing his views on the opposition and pass it as a law. Minister people are getting smarter everywhere: stop trying to deny somaliladers their rights
@emailgmail5516
@emailgmail5516 2 года назад
May Allah protect us from the evil that's about to unfold from this protest May Allah keep the peace in this small and poor country in Africa. And may Allah Guide or destroy people who encourage people to do evil(protesting) and the opposite of what Allah and his Messenger commanded Ameen
@haboon180
@haboon180 2 года назад
Faysal Iyo Ciro waa LOWLIFE ama lahadh. Waa xaaroo waxay is leeyihiin Somaliland marmariye.
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 года назад
Waabad u seeto dheeayseen
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Год назад
Xiro iyo faysal waa faqash hala xiro haday samayaan mudaharaan.
@treethailer5501
@treethailer5501 2 года назад
Anagu waxanu diyaar unahay dhagax iyo budhadh kii aanu ku eryanlahayn lahayn faysal iyo ciro iyo mudaharaadayaasha bal hasoo baxaan taka dhacda
@xasancabdullahi7884
@xasancabdullahi7884 Год назад
Asc
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 года назад
Eng. Osman abdillahi ali Mudaabraadka sow kii mudane cirro ku dhawaaqay inay xabbadda isu dhigaan dhaklinyaradu. Markaa waa mudaaharad dhibaato lagu samaynayo. Sowkii sheegay cirro inuu siidhiga afuufayo, kaasi oo ah xabbadda isu dhiga. Wax mudaaharaad ah oo la sameyn karo ma jirto. Lama samayn karo waa mudaaharad xabbad lagu baaqay.
@kcundercover415
@kcundercover415 Год назад
Maaha mudaharaad uu laynayo caruurta soo baxada waa in markan mudaharaadku noqdo mid muse awoodiisa la tuso oo lagaga saaro dhulkeena
@ubdikarimbulzhawi2354
@ubdikarimbulzhawi2354 2 года назад
Wasiir keeni ma warqadana wareerisay
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Год назад
Cadowga puntlabd jyo huwanta ka badbaadiya qaranka. No mudaharaad nabadgelyo darro dalja ksga sameeyana sharciga lala tiigsanayaa. Waanad ogolayn ordoo cadiwga laas caanoid fadhiya ka badbaadiya qaranka. Taasaa idiinka baahan badbaado.
@kcundercover415
@kcundercover415 Год назад
Yuu kaahin maqaar saar u digayaa ha tago bali dhiig ayuu leeyahaye aniga xisbi qudhmiye waa uu dhacayaacidna digniin ma siin karo waayo way dhaaftay 9biloid ee xayawaanka komishanku qabteen
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 2 года назад
wasiir kaahin waa shaksi ku qaaliya qarankan
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 года назад
Mudaaharaadku Waa dhacayaa hadii cid wax lagu yello aana qabiil ayaa laysku daba gelignite doonaa dadka xaq doonka ah nima kibrey Tongan maayaan iyagoo caruutoodii kibir iyo xaar Ku sayrayaan ina biixi wiilkiisu caruuraha Ku kibri maayo isaga iyo aabihiina Ku Tongan maayaan awlaada dadka kale nin kastow ogow kaad noolaan maayo adoo awlaal dad kale laayey meesha waxaa lagu wada joogaa qabaail si sahlana Waa loo kala aar gudan
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Sharciga wuu dhacay xisbiyada
@muse-deeqwarsame917
@muse-deeqwarsame917 2 года назад
Mudaharaad salmi ah distokrkaa ogal wasiir ,qodobkaa sharci ha jebin ,oo qofkasta oo muwadin ah u fasaxaya mudaharaad salmi ah oo aan cidna waxba yeelayn. Wxa aan la ogolayn ,rabsahadaha mudaharaadka ah . Distoorka iyo shRciga inoo yaala ha la illaaliyo, kaas ayaynu ku kala danbaynaaye
@ahmedfarah530
@ahmedfarah530 2 года назад
Waba xoolo Jani
@Ibrahim-vx1fu
@Ibrahim-vx1fu Год назад
MAXAMED KAAHINOOW QARANKA WAYNNU WADA LEENAHAYE ADIGA & MUUSE KELIGIIN QARANKAN MA LIHIDIN. CIIDAMMADAN AAD DALBANAYSAANNA WAA LAYSKA CELIN DOONAA HADDII AY DADKA MUDDAAHARAADAYA RASAAS NOOL KU RIDAAN MUDDAAHARAADAYAASHUNA WAY IS DIFAACI DOONAAN.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Sharci maba hystan doorasho ay ku galan xisbiyadu
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Haa is xalaliyan
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 года назад
Wow this is what North Korea looks like in Africa . That is a lame excuse Mr. Kahin. You can not deny people to voice their voices out. You are fighting a dirty war for muse and I advise you to stand up for justice and do the right thing.
@Roblox-er5mj
@Roblox-er5mj 2 года назад
Libaax geesi geesi dhalay mansha allaah mujahid
@ahmedfarah530
@ahmedfarah530 2 года назад
Diirashada hadii uu kulmiye diiday idinka kamasuula waxii dhaca
@abdilahiduceeye8574
@abdilahiduceeye8574 2 года назад
Libaax nansal madeelaha somaliland
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Asc inuu Kitaab Quraan ah eegayo ama akhrinayo ma moodaa? Bal Daawo ama dhegayso Gardaradiisa 1-Waxuu abuurayaa Nabadgelyo Daro waayo waa dhaqan askari 2-Mucaaridku waa shacabkii dalka oo nebedgelyada ka jecel cid walba 3-waa shacabkii dalka oo doonaya -inay cambaareeyeen Dawlada Somaaliland oo isku bedeshay Dictator 4- Ciidamada dalka waxaan u samaysanay Mushaharkana aan u siinaa waa Cadawga Somaaliland ee ma aha shacabka Somaaliland 5- Ina Kaahin iyo Ina Biixi hadii ayna doonayn in la caayo ha isaga degaan xukunka .
@kkmsomali
@kkmsomali 2 года назад
anigu waxaan odhan lahaa wasiir waa sax in wadanka doorasho ka dhacdo laakiin ha sababin dagaal sokeye ee badbaadi somaliland wada kasta oo loomarayo nabadgeliyada somaliland and waxaan haysanaa shahaado noogu filan wixii soo qaldamay 1991 2022 marka jamacadaas ha naga dhamaato
@cumarjaamac2109
@cumarjaamac2109 2 года назад
MUDAHARAADKU WAA XAARAAN
@user-zh4xu9qf9y
@user-zh4xu9qf9y Год назад
Waxan idhahdayey waa rabaayad kani, afkuu ka xumbeynyaa ( muse juudaan ayaa amar )
@fahima6186
@fahima6186 Год назад
Waa confuse reerku dowladnimada waxeey moodeen JAJUUB XABSI CIQAAB LAFA ARUURSI BEEN IYO FAAN
@siradm
@siradm 2 года назад
Aaway guurtidi Somaliland? aw duceeyiyo Alley leeydahay
@MuwaahubMuna-on3tk
@MuwaahubMuna-on3tk Год назад
Ma fikirayo alle kuma badadiyo mana mudahradka laga digayo ciiro maxy tahy dalkeni o cadagu ka raxiha o somaliland ayu ka xumahhy o cadA aya so diaya wa bilA damir ciiro diibato ayu la raba umada Allaha kama faxiyo hadi adibado ka bllwdo
@mohamed-farhanalicheik2580
@mohamed-farhanalicheik2580 2 года назад
Hadi mar la diidey iney dadku ay ka mudaharadaan waxay didaanyihiin. Waxad ogataan in ay Somaliland Dictator Qabsaday oo haded dadku ay sidaa kuwadaa xukuman yihin.
@sahraaxmed5649
@sahraaxmed5649 2 года назад
خاف الله من الفتن بين الناس اتقوا الله في المساكين والفقراء المعوقيين ..حسبي الله الله الله على كل ظالم وحافقد وحاسد..يريد تخريب الأمن والأمان...انا ضد المظاهرات بكل انواعها....شكرا😘😘😘💚❤💚❤
@cabdiabiib2593
@cabdiabiib2593 2 года назад
Asc wlo
@sahraaxmed5649
@sahraaxmed5649 2 года назад
مرحبا وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@cabdiabiib2593
@cabdiabiib2593 2 года назад
Maansh allaah wlo adna marxaba sidookalle shukrn wlo waad mahadsanthy soodhawayntaada wacan
@cabdiabiib2593
@cabdiabiib2593 2 года назад
Xageed kunooshahy wlo gabadh carabiga sifiican utaqaana ayaatahaye waana loobaahanyahaye mansh allah
@sahraaxmed5649
@sahraaxmed5649 2 года назад
@@cabdiabiib2593 مشكور جدا جدا جدا
@ubdikarimbulzhawi2354
@ubdikarimbulzhawi2354 2 года назад
Waar dorashada madax waynaha 13no ha la qabto only
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 2 года назад
Geesi ha ujoojin
@fuaadcabdilaahiyuusuf8327
@fuaadcabdilaahiyuusuf8327 2 года назад
Waa Shiish macaan oo lasoo dirayo waa inoo qayriyooyinka soo baxa idinka cirka soo dumine
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
13 novamber doorasho dhaci mayso waayo ayguba way didn in doorashda xisbiyada la qabto
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Tayda ha lay yeelo
@khaalidofficial4109
@khaalidofficial4109 2 года назад
Nabada dalka wa lawada leehay lkn hadii la garan waayo wxn leeyahay wlhi wa lakala tagee wa las gaadhidona
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Год назад
Umadaan daba dhilif badanaa agah
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 года назад
Ina biixi ma tahay inuu awlaad dad kale dheho toogta kuwayguna ha nabad galaan yiraahdo sandkan Waa sanadkii nin waliba aanadiisa doonan lahaa
@Mubarik0071
@Mubarik0071 2 года назад
Ninkan kibir ayaa ku jira ..
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Год назад
Banaan baxyo
@Ibrahim-vx1fu
@Ibrahim-vx1fu Год назад
INA KAAHINOOW DISTOORKII UU DADKU U CODEEYAY AYUUN BAA XEER LA WAAFAQSAN YAHAY AH. WAXAN KALE EE AAD KU SHEEGAYSAA XEERARKA WAA WAX AAD ADIGA & MUUSE BIIXI ISKA SOO QORATEEN OO AANAY UMMADDA REEER SOMALILAND U CODAYN AMA AANAY WAAFIQIN. MANA DIIDI KARTID IN AY XISBIYADA MUCAARADKU DHIGAAN MIDDAAHARAADYO SIDA UU DISTOORKU U BANNEEYAY.
@Ibrahim-vx1fu
@Ibrahim-vx1fu Год назад
WAAR NABADGELYADAN AAD SHEEGAYSAA XAGGATY TAALLAA SOWTAN AYDIN LAASCAANOOD KA DHIVTEEN WAX DHINTAY WAX DHAAWAC AH & WAX QAXAY & QAAR KALOO XIDH XIDHAN.
@mahmedibraahiim8590
@mahmedibraahiim8590 2 года назад
wasiir waa maxay wargalin waxa la doonayaa codsi
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Blse nin runta sheegya ma jirto doorasho hala qabto uunbay leeyhin
@farahosmaan961
@farahosmaan961 2 года назад
Aniga aragtidey waxaa iimuuqdo digtaator nimo iney dhalaneyso lamana dhayalsa Karo saraakiishaan macalinkoodii waa maxamed siyad bare
@turkiosman9684
@turkiosman9684 2 года назад
Idinkaa la idinka badbaadinyaa
@munayusuf4949
@munayusuf4949 Год назад
Ninyow is la. Yaab; island tag fadlan. Muse Iyo doonidan uu ridaayana hala degin ee ka deg
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Xisbiyada iyo shacbku way semin yehin
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
Dadakani WAXA LAGU cabsiiyaa nabadgalyo Tuugo AYAA dhaxda u gashey
@ahmedyasin6796
@ahmedyasin6796 2 года назад
Ninkani waa ragii qarankan xoreeyey Siad barena ka saaray hargeysa isla markaana waa Nin horumariyey dalkiisa 30kii sanee u danbeeyey
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 2 года назад
Kani wa diloww daka iisikudhuree
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 2 года назад
Wuu xiiqay, miskiinkana. Lakiin haddii laydin maqli waayo maxaa yeelaysan, wasiir? 😂😂😂
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Год назад
Liintaad cabi doontaa
@jamacaxmed6876
@jamacaxmed6876 2 года назад
Maaha banaabax ee waxay wadaan qalaasihii dagal ee ay kubaaqeen
@hersimohamed50
@hersimohamed50 2 года назад
malaa afsomaligayna garanany dadkan wada eedayanay laakiin marka loo eego Ciro isaga hadalkiiso uu salaysansan yahay (constructive) all a care is about opening parties, all the election should happen on time but I find it funny opposition parties are not keen on opening I am not bias to non those parties but the country
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 2 года назад
Dabagale iyo kaahinba waa kondhobyada muuse
@abdirahman2520
@abdirahman2520 2 года назад
Somaliland mid mid dhama ma leh waa hadaloo ka kale cadifadey iyo ila meereyso hhhh
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Год назад
Alloow soo hadee kuwaan
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Wadani iyo ucid laga yeeli maayo
@lionofsomaliland9
@lionofsomaliland9 2 года назад
Waar master kaga muuse ayaa laga badbadinayaa wadanka Adiga isagaa kulehe ilaahay kasakowwe Kuwanu xoraynaynaad ka mid tahay maxamed kaahinow
@garada6921
@garada6921 Год назад
Waa latolay oo ay oloshay Ina kaahinoow adiga iyo kuwa muuse hor boodo waxaad ogaa taan inaan saas umad dhan LOO ceebayn karin oo Ben laga sheego iyo mu aamarado Isdaba joog ah iyo dhiiga shacabka doomaliyeed oo aad xalaa Shateen WAXAAD OGAA TAA IN AAD TIHIIN KUWA AAN LAMAHADIN LANA MAHADIN DOONIN OO DHIIG YACABO AH OO KIRIMINAL AH OO ILAAHAY IYO UMADAAS SOOMALIYEED EE WAQOOYI DEGAN KA DHIGAY COLAADO IYO BAA BINTA WAX KASTA OO INSAAN AMA SOOMALI AMA REER WAQOOYI AMA UMADII ILAAH DHULKAS KU ABUURAY AAD DAB HOLCAYA AAD DHEX DHIGTEEN OO CUNAHW IYO MASKAXDA BA KA DHAAWAC DEEN TAAS OO AH WAX AAN INSAAN QAADAN KARIN MAANTA WAXAA LAJOOGAA WAKHTIGII AAD RAG IS ARKI LAHAYDEEN WAA HADII UMAD NIMO IYO DAD NIMO INABA KU HADHAY RAGII DALKAAN WAX KULAHAA EE MURUQ IYO MAAL IYO MASKAX BA GASHADAY RAGII XAQA ULAHAA INAY HOGAANKA DALKA IYO DADKA IDIN KALA WAREEGAAN WAAD LA DAGAALAN TEEN OO CEEBAY SEEN OO DHAGARTEEN QOF KASTA OO MUWAADIN AHAA OO DALKAAN WAX KULAHAA WAXAAD DHIIGOODA XALAASHATEEN MILAAYIIN KUMANAAN WAXAAD SHARAF KOODII IYO JIRITAAN KOODIIBA DAFIRTEEN KUMANAAN TALO QABERNO AHAA NABADOONO SAMADOONO INDHEER GARAD SULDAAN AQOON YAHAN IYO QOF KASTA OO MUDNAA IN LAKARAAMEEYO WAXAAD GUBTEEN DHUL IYO MAGAALOOYIN DHISNAA WAXAAD QAXISEEN GOBOLO DHAN IYO DADKII KUNOOLAA WAXAA HUBAAL AH IN WAKHTI GII LAYDIN KA QABAAN LAHAW OO LAYDIN LA XISAAB TAMI LAHAA UU JOOGO WAXAAD DIIDEEN IN AAD RUNTA IYO MAAMUL BEELEEDKA XITAA KUWII WADA LAHAA EE WADA DHISTAY IN LADHEGASTO OO AAD GUNIMO IYO WAX AAN QABAN KULA DHAQAN TEEN HADII INABA UMAD NIMO JIRTO WAXAAN UGU BAAQAYAA DHAMAAN INTA WAXAAS OO DHAGAR AH IYO CEEBAYN XABSI HAN DADAAD IYO DIL DHIMASHO DHAAWAC IYO QAX AAD U GAY SATEEN INAY MAANTA GACAN BIR AH OO MID AH AY ISKAGA KIIN FUJIYAAN WAAYO WAXAAD TIHIIN DHIIG YACAB YO DAD CUN AH OO ILAAHAY IYO UMADII WALAALAHA AHAA KALA DILAY OO KALA DIRAY ILAAH IDIN KIINA WAA LAYSKA KIIN FUJI NAYAA DHAQSO MAALIN AAN FOGAYN WAADKA QOOMA MAYN DOONTAN
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 года назад
2 Opposition of somaliland why u interested to make dominstration in main cities of somaliland? What benefits u will get from dominstration? If u make dominstration that means u need to gain political power or to terrirse ur supports? Why u 2 Opposition r same tribe so ur main aim is tribal crisis so whom u can defeat if tribal war create ur dominstration r u sure u will gain the tribal war which u created .who is the looser if u create tribal war while u 2 Opposition u have to understand that somaliland does not recognized but somaliland govt is united somaliland govt of all somalilanders agreements and unity agreements even the constitution of somaliland is temporary constitution I advice 2 same tribal Opposition peace is ur interesting road map if u need to create war and hate between tribes
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 года назад
Wakacdon dalka laguburburinayo
@1962yusuf
@1962yusuf 2 года назад
Markaad hadalka xukuumada aad dhegaysato waxa kuu soo baxaysa inay yihiin ( hasha geela cunta ee cabaada), sababtoo ah intay wax walba diidaan oo ay wax walba kharibaan oo aanay inyar oo tanaasul-ah aanay muujin ayay hadana cabanayaan oo ay Iska dhigayaan kuwa dulman. Asc
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 2 года назад
Adeer soomaalidu mudahaarad ma yaqaanan hayna waalin, qaranku waa qaran , labadan oday ee faaruqa ah ee dhukuran ayaa idin waale somaliland sharaf leh oo reer walba leh ayaa joogee yayna jar idinka talaabsan labadaa dhukur ee finland ka diwaangashan cilaajka ee dawadu u socoto. Bal waxay taraan ayaynu aragnaa
@zncabdi2706
@zncabdi2706 2 года назад
Alla maxay balaayo rabaan ilaahay umada haka qabto way kibreen dadwaxmagarata ah ayaa qabiil kudaba yaacaya
@Iftiin501
@Iftiin501 Год назад
Haday labadan nin nafleeyihiin ma waxay odhan lahaayeen maanta waanu mudaharaadaynaa allow naga badbaadi waxay maleegayaan.
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Год назад
Reer qawma luudh reer Abaarso Alaw isku kiin dir idoor wagaash Oday asaasaqay iga dheh tuug tuug dhalay ilahay idin ma barakeeyo alla isku kiin jabi Habraha 😂😂😂😂 oo dhan 😂😂😂😂😂 Kharanka waxaa hogaaminayey reer qawma luudh iyo tuug tuug dhashay nacas hadal ma yaqaano Caac xxxxx hhhhh 32 sano oo been Ah lagu hogaaminayey shacabka reer qawma luudh reer Abaarso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Because laascanood baa gacantina ka baxday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dhaqaalihii Somaliland hoos u dhacday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂 ururkaaga was ey ey dhalay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 foolxumo yahaw iska AMUs 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 года назад
Mucaradki hore dhalinyaro dagalama xabada isudhiga dhiga hura mu odhan kuwani bob iyo burbur hantiyed shiid cidan aya laguso dardaray wakadon msha mudahrad
@mxudcismaan5342
@mxudcismaan5342 2 года назад
Hadaa ma xabad bay ku mudahaaraadaan
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 2 года назад
Waar korneylkan ma diktaytarnimadi afweynuu imika la yimi
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Way fahan sanyhin ayguna wax la isku hayo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
Ninakani jawaan khaad AH baa ku soo tagey WAA Nin marqaamsan
@nabadoon3345
@nabadoon3345 2 года назад
."kh" haddii aad "q" ku badasho.... Sida sheekh..sheeq meeshaadi ma'aha ee fidmada ka daa.
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 2 года назад
Waar wasiirku hadal caddaa ✋✋✋
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
KAAHIN OO basaasi jirey Dafle AYAA SOMALILAND HADDA KU rafanaya Asagoo u shaqeynaya BIIXIhandaraab DICTATOR HERGEYSA XOOGA KU HEYSTA
@iOnSL
@iOnSL 2 года назад
Siil baadtahay hooyada was
@aydarusmohamedxadaari618
@aydarusmohamedxadaari618 2 года назад
Xaawalay xaawalay dhashy✌️
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
xaawalay iyo daayeerba adigaa ah
@aftahmohamed8484
@aftahmohamed8484 2 года назад
Halka madaxweyne kama so muuqdo mar haday garanayn sidii ay u mudaharid lahayeen. Sadexda xusbi qarankaba na dhaafa wa xiligii dhalinyarada iyo sedex cusub. Insha allah
@axmedaden1655
@axmedaden1655 2 года назад
labadaa nin ee dhukuran dalka halaga qabto hadii tolkood qaban waayey ileyn sidani waa maryo dhigashee
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 2 года назад
He seems so unprofessional. He is not convincing or convinced of what he is saying. The body language and his demeanor is a dead give away.
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 2 года назад
@UCnsrGPw0zB2lZ8GOAy-sibAThank you! English is easier to write for me as well, but you know our people! They’ve attacked me previously for writing in English. They said that I was pretending. I would have just ignored them and written in English any way, but I considered the fact that a lot of people back home may not understand English. So to get the message across I decided to try the Somali and it takes me longer to write but it is doable.
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Год назад
No mudaharaad cadwgu guduhu ugu adeego cadowga huwanta waxay qaban kari weyday.
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t Год назад
They are busy with the trivial. If they have respect for their religion, culture and values I would have accepted that argument. But it is a lost society where everything goes and no one stands for anything. They busy themselves with silly things. What is important is the message, not the method or the messenger, but good luck convincing them of that. I used to be proud to be Somali, not so much any more. 30 years of abject failure 3/5 of their territory lost to them. Their society is disintegrating, and they are focused on how one speaks and what language they use? May Allah help us!
@Barkhad181
@Barkhad181 2 года назад
13noverbal waxba dhece done ...
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
MEESHAN fuleynimo KA muuqata jeeganta 32 sano XOOGA KU heysta ISKA qabta MEESHAN DOWLAD kama jirtoSHACABKA kacaay
@adamosman3613
@adamosman3613 2 года назад
Waar ina kaahinow 70 sano ayaa hada jirtaa tickerkii aashiro waa kuu go' yahay ee ceebhaku ku dhiman
@yasinahmed8542
@yasinahmed8542 2 года назад
Waar nikii rooni reeka haw hadhe cabdrahman-firinbi(ciro) firinbiga noogu dhufo.
Далее
New Dyna Skin is OP🥵🔥 | Brawl Stars
00:16
Просмотров 487 тыс.
Dulimigu Qiyaamaha Waa Mugdiyo Sheekh Axmed iid
31:57