Тёмный

Q/ 3aad || Asma Abaheed e Congolese 🇨🇩 aha iyo eedaded o maxkamada la keenay 

Aarka24
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@OumalYonis-sc1mt
@OumalYonis-sc1mt 15 дней назад
Dhilo beenaley Allah kaa caabso blessé habo 🙏
@Degmociise123
@Degmociise123 18 дней назад
Acuudubilaah gabadheeda soo siiya hadaad doonaysaan in ay idin dayso oo ha ku dirina ilaahay uga baqa aduunkan waa laga tegayaa😢
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 18 дней назад
Maxaa ka qaldan caruurta gaalada ka qaaday oo looga badbaadiyay lama siin kara ilaa iyada ay is badasha waxa looga qaaday iska daaysa dagaal ka joojisa qoyskeeda ee la heshiisa Alxamdulillah ha dhahda hadaan gaalada ka qaadan waxay awooday inay guriguuda ku soo booqata oo hadiyad u keena caruurta wanaag la timaada inkastoo ay gaalada ogaleen inay guriga timaada
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 15 дней назад
Asma way walantahay ee datka ha uu qabsanina dahirow naagta aniga aya yaqana oo iskumid cafard aheen mafiya weye dahirow alisow
@mahamoudzenab3478
@mahamoudzenab3478 18 дней назад
Haa waa sax walahi
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 18 дней назад
Qol kalane sii kale ayay wax uu shegesay inta saana subxanallah qof weyn waye alle kama baqeso 😢😢
@FarahHassan-fp9tr
@FarahHassan-fp9tr 18 дней назад
War islaanta gabadha banaanka Kamar dheh, hadalkeeda majeclaanin qoftan, Odey Daahiroow
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 18 дней назад
Oo maxay samaysay naa hadaanay hooyo fiican ahayn mabay keenteen sababtoo ah odaygani mabuu sheegin in uu ninkale leeyahay sidaa darteed way diidikaraysay markaa inantani cagaha ha dhikto
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 18 дней назад
reer jabuuti iyo qaarad madow in afk farnsiska ku hadasha ,sida afari koosto koongo sinigaal iyo kuwo kale oo badan ,waa ay qanumaysteen
@norajabril7955
@norajabril7955 17 дней назад
Subxanallah
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 18 дней назад
Daahir halkuu dadka hayaa .
@ADGV
@ADGV 18 дней назад
Waa waxa aan la yaabanahay I believe inuu JIN yahay
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 18 дней назад
daacadnimada dadkan anaaba layaaban aniga familkyga waxaan isu qabno maxa qofkale nokeenaya oaan ioskaga warami yaab😂
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 18 дней назад
​@@Khaalidcade01😂😂😂 waa waalida media taala wx walba media yalana imika 😂😂😂 wa layska dayay maxkamadii iyo wixi hoos loo xalin jiray ada lagu idha waxs
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 15 дней назад
Walahi wan yaqana wa mafiya isku cafad aya nahney from jabuuti
@Degmociise123
@Degmociise123 18 дней назад
Dhaari islaanta 😮
@bongasasa3895
@bongasasa3895 18 дней назад
Hayeey Gongo xataa wa rifaan xaliimo! Xalimooy si xun ayaa nilabalamiyay!
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 17 дней назад
Reer jabuuti lee waaye xaliimadas
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 18 дней назад
Ilaahay kabaq hooyo mcn inanta yar ee aad aayada aad u tahay ee ku mudatay ee hooyadeed dhimatay iska dhaaf hooyo adba waad dhiman kartaaye wanaaga aad nagula hadlayso iyada umuuji wanaagaas
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 18 дней назад
Ayadeed qof xun uma ekee halkee dhibtu kajirtaa
@user-mc7zk1lv9t
@user-mc7zk1lv9t 18 дней назад
Dumarki somaaliyeed waa la bililiqeystey meel kasto ayey cabaad la tagan yihiin markey go'aan sadeen iney ajanabi guursadaan
@FortunMohamed
@FortunMohamed 18 дней назад
😢😢😢😢
@JamacKahiye
@JamacKahiye 18 дней назад
Subxannallah arintan waxba kama fahmin
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 18 дней назад
Manasheegad badanaa
@babelove6158
@babelove6158 17 дней назад
Waa qumayo masibo
@11naa44
@11naa44 18 дней назад
Sheekada iga daba geeya asxby ciyalka gabdha ma islanta ka qaadey? ciyalka somali miya mise congolese ?
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 18 дней назад
😂😂😂😂😂 Maxkamada amar masiin karo kulahaa wuuba aaminay waxaan uu dhoodhoobay
@yasminmahamed198
@yasminmahamed198 18 дней назад
Waaqumaayo
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 18 дней назад
😆😆😆😆
@Degmociise123
@Degmociise123 18 дней назад
Shout up 😮
@mahamoudzenab3478
@mahamoudzenab3478 18 дней назад
Run shekesaa
@norajabril7955
@norajabril7955 17 дней назад
Bisinka
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 18 дней назад
Meshaan Congo nees ayaa kuarkaye ee ma naanesta ninka mise ninka asagaa Congo nees ah?
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 18 дней назад
Waa gongoles
@11naa44
@11naa44 18 дней назад
Asag congo kaso jeeda faransiis bey ku wada hadlaan
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 18 дней назад
@@11naa44 hadan fahmay shugran walal
@isseelmi1433
@isseelmi1433 15 дней назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@aliabdi4710
@aliabdi4710 18 дней назад
kids
@norajabril7955
@norajabril7955 17 дней назад
Idil Aragsan Waa Ayo kkkkk
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 18 дней назад
Rer Djabuti af somaliga ma yaqanin miya.
@hannaismael1854
@hannaismael1854 12 дней назад
Maya😂😂😂wadigan maqlaya waxay ku hadlaysoo😅😅
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 12 дней назад
@@hannaismael1854 😂😂😂😂
@hawayassin7172
@hawayassin7172 18 дней назад
Islaanta iyo inanta ya been sheeegi kkkk Aayo wa beel guba kkkk
@yasminmahamed198
@yasminmahamed198 18 дней назад
Haber waasaqjamed
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 18 дней назад
Subxanallah islaanta been badanaa
@FatumoAbdi-m2k
@FatumoAbdi-m2k 18 дней назад
Waa caasi asxan maleh ayadon dhalin bey so dhofisay weyku jisaartey
@user-hh5ug9xe7j
@user-hh5ug9xe7j 18 дней назад
Gongales maxaa ugeyay reer jabuti mela aysan galeen malah😂😂😂😂😂
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 18 дней назад
Oo soomaalida sowta Jamaican iyo Nigerian wada qaban, maxa xabadan ku tusay
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w 18 дней назад
​@@kenedidhadi8701waxas wa dhimasho wale niin ajnabi oo wali madow eh nagaha somali qarkood waay cebeyeen magaca somali
@degan4
@degan4 18 дней назад
Odoga magaciisa, tumba kaamba waxaa leenahay soo dhowow Dumaashi
@bongasasa3895
@bongasasa3895 18 дней назад
Madax weynahood xataa gabdhahiis West African aa jafo! Reer jabouti wa umad wareersan
@11naa44
@11naa44 18 дней назад
Faransiis bey ku wada hadlaan
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 17 дней назад
Meher la aan miyay ku dhaladay gongo salamaad reer jabuuti naga cilmi badan 😂
@____0934
@____0934 18 дней назад
O wayba isku egyihin
@siciidcabdicabdulle2813
@siciidcabdicabdulle2813 18 дней назад
Odayga waa nin afduuban ban u rakay
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 18 дней назад
Adigu sideed u ekeed intaad iyada wax ka sheegayso
@zuhurali5477
@zuhurali5477 18 дней назад
Mamada xooga gabadha way duraa hadalkaa waa laga fiican yahay
@degan4
@degan4 18 дней назад
Tumba kaamba Adeerk so dhowaw, ciise iyo isaaq ayaa guursatay nin Laan DHEER ah baa tahay.
@aliabdi4710
@aliabdi4710 18 дней назад
mat
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 18 дней назад
Odayga maxaa wajigiisa loo qarinayaa
@LeylaJano-cj4zj
@LeylaJano-cj4zj 10 дней назад
Madame cs pas juste ds dire comme ca car en va pas efface le non de son pere
@hawayassin7172
@hawayassin7172 18 дней назад
Kuwan sharaf malahan ,media mar walba ka caytsmi subxanallah , Maxkamadu ha ganaaxdo .
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 18 дней назад
Hadayba caynesa laaxawlaa
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 15 дней назад
Naagtan abeheed ayey walaysa oo hoyeded ayey uu argudeysa islan samarona aya koriyesay oo qaad iibin jirtay contan qajo ayey kuso qortay markay abeheed heshay ayey walaysa wati meresan jirtay duulka War wa mafiya mafiya mafiya naa wax kashego marabno wan astoranaa mesha hakabaxdo dahirow calisow mafiya cafada lixaad wareyso oo keetka biyaha ee cafada lixaad soradi dahirow walaga dharkin warkeda dahirow
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 15 дней назад
Asma magacayka ha idhigto ISA ayu iiri dahirow
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 15 дней назад
From Djibouti
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 15 дней назад
Walahi wa mafiya oo walan
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 18 дней назад
Foolxumadiisa ayuu diidaya.doofar
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 18 дней назад
Wllo qof fool xun ma jirto qof walba sida ugu qurux badan ayuu Illahay abuuray
@Hujo24
@Hujo24 18 дней назад
Reer djabouti kuwan sharaf malaha iska qabta waxu waaba gaalo yar dhaqan majiro
@Hujo24
@Hujo24 18 дней назад
Congalis maxaa ugeyay reer djabouti dhaqan malaha mel eysan galeen malaha waxu dhaqan gaalo ayey leyihin.😊
@mruun6114
@mruun6114 18 дней назад
INA Omar gele AYEY qawan galada madow
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 18 дней назад
Wllo Illahay halaga cabsado qof muslima waa la guursan karaa
@mruun6114
@mruun6114 18 дней назад
@@samiyaomar3483 ya Muslim ah makan qabo ghabada Omar gele
@____0934
@____0934 18 дней назад
naya xishowda xiliga reer djibouti afka dheer hakuso tagina
@zamzamhassan9394
@zamzamhassan9394 18 дней назад
Waxan xayawank ah xishoda oo wx is kula hara Reer jabuuti Reer jabuuti Maxa u geyey Maxay tahay?
Далее
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
Noorbakhsh's Revenge: Disrupting Ruqiya's Aram House
34:52