Тёмный

Qaabka Online Lacag Looga Sameeyo | 2024 

Gedle Cadde
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 3,6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@ibrahimismail8414
@ibrahimismail8414 Месяц назад
muuqaal xaqiiqo ah mahadsanid akhi
@CabdulaahiXuseen-hq4ce
@CabdulaahiXuseen-hq4ce 3 месяца назад
Mahadsanid wallal Allah kubarakeeyo sida quruxda badan ad wax noogu soo gudbiso
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
sharfanid wll
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 3 месяца назад
Mahadsanid 👏 bro
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Ada mdn wll
@AbdirahmanYussufIsmail
@AbdirahmanYussufIsmail 3 месяца назад
This guy was genius runtii Dhalinyaro muqaalkan halaga faidaysto
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahadi Korkaag ahatay wll
@CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz
@CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz 3 месяца назад
Ustaad wiil dhalinyaro ah oo firfircon tahee oo balaaqi ahe Allah haku sharfo
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Alle haku sharfo wll❤
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 3 месяца назад
Zxp Videos Kan Soobadi👏👏⭐⭐🙏
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Hye wll mhdsnd
@user-oo2bb5rt3e
@user-oo2bb5rt3e 3 месяца назад
mahadsanid sxp runti wax badan ayad ufa idaysay bul shadaada ..
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mhadsnd wll waa ifarxad in wax layga faiido
@HanguulMedia22
@HanguulMedia22 3 месяца назад
Ustaad mahadsanid 100%
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
shukrn wll
@maharzade
@maharzade 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Adiga mudan wll
@armaangraphic
@armaangraphic Месяц назад
🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@HanguulMedia22
@HanguulMedia22 3 месяца назад
Ustaad inoogu xijsii muqaalkii impactiga noolana soo dhakso
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
inshallah wll
@kafiwarfa
@kafiwarfa 3 месяца назад
mahadsanid USATAAD , kaliya waxan soo jeedin lahaa inaad wax ka badashid codka muuuqaalada aad soogudbiso, waxooga waxad modaa inaysan ahayn nadiif/fasiix , waa sida aan u arko , hadii waxooga nadiif codka ka dhigto ama meesha aad ku duubayso aad wax ka badasho way fiicnaan laheed, codka waxaa kujiraa guux ama REFLECTION. mahadsanid.
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahadsanid wll. Taladaada waaqaatay❤
@Naafac-Shiikh19
@Naafac-Shiikh19 3 месяца назад
Asaxaabeey ustaadka chanaalka sfcn haloo share gareeyo 2bil 10k aan gaarsiino
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahdsanid wll ❤✋
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 месяца назад
blog ban isticmala weliba affiliate marketing shirkadahana waxan linkoda qaata impact radius iyo amazon association lkn advertisement uma isticmaalo sida facebook ads iyo google ads
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Intaas hadaa ku dadasho waad ka qabanaysaa wll
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 месяца назад
@@GedleCadde haa wll dedalki wan ku jira postyo fcna wan ka qora malinkiba mid diyariya anoo strategie badan isticmalaya
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
@@saedqozta5386 kuwad haka daalin noloshu hal mar maaha in laguulaysto
@queenliza596
@queenliza596 3 месяца назад
​@@saedqozta5386commission mahaeshay
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 месяца назад
@@GedleCadde haa waa run wll wadadi wan haya
@DacwaMedia12
@DacwaMedia12 3 месяца назад
Sxb impact kaso hadal adiga oo mahadsan.
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Inshallah wll
@daawoshow3541
@daawoshow3541 3 месяца назад
Sxb impackt. Shirkad kasta adeegyada bixiso mka heli karaa? Digital service miyaa mise oroduvts waaye
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
shirkad kasta waad ka healysaa wll
@daawoshow3541
@daawoshow3541 3 месяца назад
@@GedleCadde 1.shirkad kasta adeegyada bixiso A-z maka helaa? 2.products ka physical miyaa mise digital?
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
@@daawoshow3541 wll meeshan shaqada laga qabto waxa weeye affiliate adigu shirkada adeega ay bixiso iyo waxay qabato baad ku suuq gaysnysaa ama maqaal ka qor ama youtube video ka diyaari ama social mediaha kale marka adiga wax physical ah lagaagama baahna
@PSA4
@PSA4 3 месяца назад
Walal adigu affiliate marketing lacag maka sameyse?
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Hah wll
@PSA4
@PSA4 3 месяца назад
@@GedleCadde bal marka si wacan nola wadaag wll
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
@@PSA4 wll muqalo klena wa ksamynaya lkn qaacdida aan isticmalo ban idin soo gudbiyey iyo qaabka aad u mraysid
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 3 месяца назад
Ustaad adigu ma ku fadhida horta 😂
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
hh aad iyo aad
Далее
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 20 млн
КОГДА НАКРОШИЛ НА ПОЛ #shorts
00:19
2023 Sadexdan Qaab Online Lacag Uga Samee.
11:30
Просмотров 112 тыс.
Xirfadahan Online lacag uga sameey ! 2023
14:31
Просмотров 101 тыс.
2 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?
11:50
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 20 млн