Тёмный

WAA TAN sida lacag looga sameeyo Internet-ka xirfad laáan 

Eng. Abdishakur Mohamed
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Опубликовано:

 

16 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 649   
@fatmahappy2911
@fatmahappy2911 Год назад
Alxm nolosha aakhiro ayaan qiimeya walibana ujeedkeyga ugu weyna ah💜
@abdifatah641
@abdifatah641 Год назад
Walahi ani ahaan waxaan ahay Qof labada isku wada aduun iyo aakhiro alxamdulilah❤
@user-ey2bd5hl9o
@user-ey2bd5hl9o 7 месяцев назад
M.a wll horey uwad i.a
@khayrlesaid164
@khayrlesaid164 6 месяцев назад
Hal xirfad oo fudud iisheeg😢
@AdamLallana-kq9vv
@AdamLallana-kq9vv 5 месяцев назад
@@khayrlesaid164 video editing libaax waana xirfada ugu muhiimsan ee loogu baahi badan yhy
@user-vt6of7up8e
@user-vt6of7up8e 4 месяца назад
M.a ❤❤
@sihaamsagal2467
@sihaamsagal2467 Год назад
Runtii aniga waxan ahay gabar maskiin ah qolka aan dagana kiradiisa oo ah 25$ xitaa wan iska bixin wayay marka maalin kasto lacag la sameeyaa ku heesaaa maxaad hamiga beenta dadka qalbiga ugu galisaa ogow adiga hadii Allah lacag ku siiyay haku jees jeesin qof daruufeesan oo anigoo kalaa Allah ka cabso
@abdilahibarre2494
@abdilahibarre2494 Год назад
Aad iyo aad, baad u mahadsan tahay Ustaad.
@shaafinhoooabdirahmaan7375
@shaafinhoooabdirahmaan7375 Год назад
full freelancer beginner until advance thanks my brother
@Noradin150
@Noradin150 Год назад
جزاك الله خيرا وبارك الله في عونك
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 Год назад
Mahadsanid ustaad imbadan sir badan ayaa daaha nooga qaaday
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 Год назад
Thankz ustaad alle haku sharfo
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 Год назад
Ustaad ugu horeyn wa ku mahadsanid dadaalka iyo juhdiga aad ku bixineyso barnaamjiyada inooga faaideyneyso Shukran Shukran Ustaad kasoo hadal {Web design}
@Paradis_77
@Paradis_77 Год назад
Thanks for telling us sir for your best experience 💯💯💯
@faysalahmed-mj8qr
@faysalahmed-mj8qr Год назад
Wll marka hore aad ayaan kaaga mahadcelinayaa sida ay kaaga go,antahay inaad walaaladaas cilmiga aad ku dhaanto aad uga faaiidayso allaha miisaanka xasanaadka ha kuugu daro aamiin Marka xiga waxaan ahay wiil noloshiisa aakhiro iyo midiisa adduunba markasta ku hawlan aadna ugu dadaala inuu noloshiisa isbadal ku sameeyo ee allihii ila kaa kulmiyay ayaa mahad iska leh ee bal nagu soo dadaal anigana ka midho dhalinta igu daa inshaa allah
@Mychanelpage
@Mychanelpage Год назад
Thnks ustaad web desinging ka soo samee ustaad👍
@axmedakram8058
@axmedakram8058 Год назад
Mahadsanid Walaal.
@OmarAhmed-vl4cm
@OmarAhmed-vl4cm Год назад
OMAR AHMED MOHAMED ( Abaal marin 8:38 ) Thnks bro to support to shares inforamtion
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping Год назад
Shukran ustaad
@maryammaxamed8755
@maryammaxamed8755 Год назад
Maryam maxamed (Abaalmarin 2:15) Mahadsanid
@maxamedmahdi8408
@maxamedmahdi8408 Год назад
thanks ustaad alle haku sharfo
@abdullahiadid7407
@abdullahiadid7407 Год назад
Keep going maclin abdishakuur
@user-pw7iq7un6m
@user-pw7iq7un6m 11 месяцев назад
Thanks my pro Abaalmarin khaalid
@maxamedmuxiyadiinaxmedaark5580
nio nin dadkiisa iyo dalkiisa udadaalaya baa tahat masha alaah zxp walhi dhalin yara waad taageertaa adna illahay ba ku tageeraya zxp keep up
@najotheboss9631
@najotheboss9631 Год назад
Keep Going bro you did great job 🤘
@daganofficial2277
@daganofficial2277 Год назад
eebe haku karameyo wll sidad dhalinyarada u cawinaysana alle ha ku caawiyo 🙏
@sonofmaamohcadar8356
@sonofmaamohcadar8356 Год назад
Shukran wLal
@ubahibraahim8319
@ubahibraahim8319 Год назад
Thank you keep giong 💯💯
@mohamedabdi4249
@mohamedabdi4249 Год назад
Mahadsanid macalin alah ha ku karameeyo
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Год назад
Wll subscribe isoo saar channel keyga faldan codsi
@asmaaxmedjibril5199
@asmaaxmedjibril5199 Год назад
Keep going teacher
@daahircade7265
@daahircade7265 Год назад
Cimri dher iyo cafimad Allah kusiyo
@munamaankachelsea1221
@munamaankachelsea1221 Год назад
Waan kula socda in badan thank you
@fahmosaid6388
@fahmosaid6388 Год назад
Thanks ustadi 🙏
@Bestsquad2000
@Bestsquad2000 Год назад
Mahadsanid gudomiye Waxaan rabaa inaad so badiso video editing
@demhaoj7092
@demhaoj7092 Год назад
Thanks Teacher
@user-hs2iy5pg3i
@user-hs2iy5pg3i Год назад
Thank you raage mahamud (abaal Marin iyo 15:20)❤
@user-yw8sb1px4q
@user-yw8sb1px4q Год назад
Thanks ustaad
@engmohamedosman4915
@engmohamedosman4915 Год назад
Masha Allah Thanks a lot sida dhalinta aad ugu faaideyneyso waxan so arkay dad lacag kaqaada dadka oo an intan vediogan kudaawaday an bixin. Online ka si walba ayaad ugushaqeysan kartaa saxiib waa mahadsantahay
@ibraahimsoomalia9858
@ibraahimsoomalia9858 Год назад
Asc zxp waxaa ahay arday makashaqaynkaraa fiverr
@engmohamedosman4915
@engmohamedosman4915 Год назад
@@ibraahimsoomalia9858 Waad Barankartaa Saxiib Dadaal RU-vid kan Subs dhaho Mideeda kale Qalabkaka soo habeyso hadaad heysatana waa beelo. Wax walba adigey kukuxeran Tahay manta wax fudud majiraan lkn wahsi iyo masameyn karo aya nagubadan. Iska daa sameey raadi baadh. Yarkan kuxernoow Xata Waxaanad garaneeyn waydii saxiib Guul Wacan.
@MohamedIbrahim-jt4iw
@MohamedIbrahim-jt4iw Год назад
webdesign ka noo so hormari Thanks walal
@abdallahyareofficial8401
@abdallahyareofficial8401 Год назад
Thanks teacher
@aqoontadhalinyarada8915
@aqoontadhalinyarada8915 Год назад
Mashallah waan jeclahay casharadan mcln mahadsanid
@naajixasan1419
@naajixasan1419 Год назад
Thank you brother
@yousefchannel7892
@yousefchannel7892 Год назад
Thanks bro Yusuf tartame
@RaxaweynBoy
@RaxaweynBoy Год назад
M.a wllkey an jeclahay keep going bro
@nurasagalomar
@nurasagalomar Год назад
Evertynight i watch 3 vedios for your channel thank u Vedio editing
@hawash99
@hawash99 Год назад
Thank you walaal
@sumayaMohamad2021
@sumayaMohamad2021 Год назад
M.a waa Nalada dashy thanks 😊
@mahaddaahir7182
@mahaddaahir7182 Год назад
Masha Allah wll
@kingzack7770
@kingzack7770 Год назад
thanks I am new student teacher and i am ready 🙏🙏
@4You13
@4You13 Год назад
Sxp Masha Allah qof wanag badan ayaa tahay dad badan ayaa jiro oo caan ah aan laxiriray oo lacag igu xujeeyey si aan ubarto xirfahan thank you brother
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Год назад
Ceeb uma harin qof asagu meel free wx ka helaya hdana adiga kaa xasdaya inuu kuu faaideyo
@4You13
@4You13 Год назад
@@mafahminytchannel4218 Aniga ayaa laygu xujeeyey inaa lacag dhibo markaa lay baro ana waa iska daayey oo lacagba uma haynin
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Год назад
@@4You13 Haa sxb asagoo wx haysto oo aqoon leh uu hadane adiga baahida kaga faideysanayaan intooda badan lacagtaba inee kaala gooyaan halis ah ado ka baahan bro subscribe isoo saar channel kaan mahadsanid
@tanaawi
@tanaawi Год назад
C/shakuurow aad baa umahadsantahy wll 💯
@aymanbullehussein2616
@aymanbullehussein2616 Год назад
Thank you brother for Educating us. I really appreciated what you are doing for us.
@cabdirahmaanmoalimmahdi5072
Social media Marketing
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Год назад
Thank you 🙏🏼
@ibraahimsoomalia9858
@ibraahimsoomalia9858 Год назад
Asc zxp wxaa ahay arday maka shaqayn karaa apkaan
@agdageibraan1188
@agdageibraan1188 Год назад
mantay..ayaakusoobiiray.
@hawraarlyricshd3109
@hawraarlyricshd3109 Год назад
@@AbdishakurHM social media influencer u baahanaa Walaalka
@user-vb9wc9jx1o
@user-vb9wc9jx1o 11 месяцев назад
M.allaah Prather keep going❤❤❤❤❤
@Abdirsaaqsamaan-vi2oq
@Abdirsaaqsamaan-vi2oq Год назад
Magaceyga waa Abdirisaaq
@abdirisaaqcaano2565
@abdirisaaqcaano2565 Год назад
Web designing ka dhig macalin👍
@josephali3231
@josephali3231 Год назад
Web designing Insha allah. Mahdsanid walaal.
@comondy775
@comondy775 Год назад
CABDISHAKUUR (ABAALMARIN 9:14)
@cafiif8
@cafiif8 Год назад
Course Web Design ah soo same macalimuuu thnķs
@cabdikariim9587
@cabdikariim9587 Год назад
mahadsanid 💯 🌷 web designe
@user-vx6nh7gd9o
@user-vx6nh7gd9o Год назад
Guuleed mahad Abaal marin❤❤❤
@maajid67
@maajid67 7 месяцев назад
Thanks brother
@abdalemohamud239
@abdalemohamud239 Год назад
Zamiir faarah
@mukalla100
@mukalla100 Год назад
Masha allaah
@nuurdaacadchanal4989
@nuurdaacadchanal4989 Год назад
Masha allah
@SomaliTopMedias
@SomaliTopMedias Год назад
Thank you so much bro Please web design inooga dhig next video
@zakariasaidnor2692
@zakariasaidnor2692 Год назад
Mahadsanid ustaad tan koowaad nooga dhig web design
@mohametthambuuse7963
@mohametthambuuse7963 Год назад
Social media influencer ustaad mahadsanid
@muktarmoja8963
@muktarmoja8963 Год назад
Thanks you bro
@saidyare6
@saidyare6 Год назад
Good job`s brother.
@Deeqow
@Deeqow Год назад
Shaqo fican baad noo heysa keep going macalimuu Mahamed deeq (Abaal Marin 8:12)
@ahmedtimacade1
@ahmedtimacade1 Год назад
Moha sxp adi wali lacag maka heshay website
@yipman1951
@yipman1951 Год назад
Manslh ustaad alle haku barakeyo cilmigaaga hormar wacan Marka web _design
@naajixasan1419
@naajixasan1419 Год назад
Sxp wa mahada santhy m.a alla haka Jasa mariyi
@hassanqoslaaye916
@hassanqoslaaye916 Год назад
Ustaad waa ku salaamay
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Год назад
Wll subscribe isoo saar channel mahadsanid
@AhmedAsamed
@AhmedAsamed Месяц назад
Apdikhaaliq Axmed Apdisamad Keep Goaing❤
@Fmsalat
@Fmsalat 7 месяцев назад
Mhdsnid wll jazakallahu kheyr
@funnyvideos-jo8sj
@funnyvideos-jo8sj Год назад
ibraahin macalin ( abaalmarin 09:34)
@nimcanadar4099
@nimcanadar4099 Год назад
Ma aqaan waxaan kuugu mahad celiyo macalin ayaamahan dhan baan ku howlnaa inaan helo thanks again and again🥰👏👏👏
@josephali3231
@josephali3231 Год назад
Email kaaga maii soodiri kartaa si aan uwada hadalno?
@pilanpea9353
@pilanpea9353 Год назад
Ma baratay hada
@laylomaxamed1349
@laylomaxamed1349 Год назад
Masha alaah horay usaco
@xamzomadoobey3046
@xamzomadoobey3046 Год назад
Asad aadan ibraahim
@user-gt5zj2oz2q
@user-gt5zj2oz2q 8 месяцев назад
Waad mahadsantahay
@user-gt5zj2oz2q
@user-gt5zj2oz2q 8 месяцев назад
@yousefchannel7892
@yousefchannel7892 Год назад
Thanks bro
@sakariyemacalincali2141
@sakariyemacalincali2141 Год назад
Wlhi saaxiib su'aalo iga dhex guuxayay ayaad iiga jawaabtay, Mahadsand.
@kabtanciid333-d5c
@kabtanciid333-d5c 7 часов назад
FARXAAN CABDULLAHI,[ABAAL MARINTA 5:50AM]
@xusaynirabiic1195
@xusaynirabiic1195 Год назад
Content creation & video Editing
@aaishasaalax6653
@aaishasaalax6653 11 месяцев назад
❤❤❤❤thanks boowe
@saciidojaamac9921
@saciidojaamac9921 Год назад
Thnks ustaad saciido (abaal marin 12:26 am)
@mohamedjamalupdillahi6050
@mohamedjamalupdillahi6050 Год назад
Mohamed (Abaal marin 11:19)
@youssoufdjama5952
@youssoufdjama5952 11 месяцев назад
thank you
@ahmedxassan4112
@ahmedxassan4112 Год назад
Waa Ahmed hassan abaal matin
@abdibasidhussein6970
@abdibasidhussein6970 Год назад
Abdibasid (Abaalmarin 12:12)
@bisharoyariisey3378
@bisharoyariisey3378 Год назад
wa sher gareye Shukran wllo
@ahmedcilfaaf
@ahmedcilfaaf Год назад
Wa shegareye
@xamzexusen7772
@xamzexusen7772 Год назад
Xamse Xuseen apaal marin
@hagaajiyefilms916
@hagaajiyefilms916 Год назад
M.a the legend
@myenglishbooster6591
@myenglishbooster6591 Год назад
inoo sso badi xirfadaha qaar
@nourmohamed2522
@nourmohamed2522 4 месяца назад
Masha Allah waaye program ka
@abdifatah641
@abdifatah641 Год назад
Social media influencer 🙏🙏🙏🙏❤
@user-er4ee9kk4s
@user-er4ee9kk4s 11 месяцев назад
Maxmed cali abaalmarin❤
@zakiiya-xc3xf
@zakiiya-xc3xf 7 месяцев назад
Lcag mahadsanid
@Aniso671
@Aniso671 9 месяцев назад
Ee abti ani makashaqeeysankararaa afsoomaali sidalooqoro lee aqaanaa lacagnawaanrabaa inaaiisoojawaabta rajeeynaa❤❤❤❤❤
@yunisyonka8462
@yunisyonka8462 Год назад
Web design macalin 🥰❤️🙏
@user-mi6ik2xs4g
@user-mi6ik2xs4g 8 месяцев назад
THankz wll qli
@atamhappy1435
@atamhappy1435 Год назад
Ahmed mohamed hussein
@user-jd3hw6lb2s
@user-jd3hw6lb2s 9 месяцев назад
thank my brother to experenc for my self
@MaahirApdulahi
@MaahirApdulahi 3 месяца назад
alx Runtii labadaba wadadooda ayaan ku socdaa waxaana rajeynayaa inaan meesha ugu sareyso ka gaadho i.a
Далее
$30 Maalinkasta Shaqeyso ( Blogging Full Tutorial )
14:20
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso
16:56
Четыре тормоза
00:53
Просмотров 50 тыс.
Guess The Drawing! ✍️✨🧐 #shortsart
00:14
Просмотров 3 млн
WE COOKED A SHRIMP KEBAB  #recipe #barbecue #food
00:21
Просмотров 187 тыс.
5 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?
31:06
Просмотров 169 тыс.
Shaqo Aad Maalintii $ Ka Sameyn Kartid.
7:56
Просмотров 261 тыс.
DROPSHIPPING | SIDEE LACAG LOOGA SAMEEN KARAA 2023
4:38
Sidee Online Lacag Looga Sameeyaa?
9:50
Просмотров 25 тыс.