Тёмный

Qaadka Mirooga Kenya oo laga Dajiyay Madaarka Hargeisa iyo kii Ethiopia oo la hakiyay. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 216 тыс.
50% 1

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Видеоклипы

Опубликовано:

 

13 сен 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 199   
@ugaas89
@ugaas89 6 лет назад
Guuleysata walalyaal reer hargeisa damiirnimada iyo dhanqanshada aad uu dareenteyn walaalhiin.
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 лет назад
illahay inaguma soo celiyo
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 6 лет назад
Intaynu qaadka wadama kale u donaneyno maynu beerano oo ka Hawd ka ka baxaa maa la cuno shalayba kaasey daqayeene
@engrabdullahi8405
@engrabdullahi8405 6 лет назад
Kana dadkeena facooda kareebay wale Allow noo Soo hagaaji dadkeena
@5-somalimadar703
@5-somalimadar703 6 лет назад
Somali guul. Reer Hargeysa walaalo somali kusoo noqda. Somalino idinkaa keenay idinkana la idiin kama danbeyn. Somalia ay Hargeysa ka maqan tahay Somali sax ah maaha.
@amiinshyusuf
@amiinshyusuf 6 лет назад
Illahow qaad la,aanta naga Soo furo amiiin
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein 4 года назад
Xiligan adag oo xanun dunida si daran ugu fafey jiro wa in la taxatara dadkeygow qaadka kumanan gacmod ayuu so maraa in la jojiyo ayaa ficn 😥😥
@theworldstarchannel3824
@theworldstarchannel3824 4 года назад
2laba sano kahor weeye muuqaalkan karone waa gaan majirin
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 лет назад
Allah usaqiro dadka Somaliyed wlhi caqliga laga gaday kenya iyo Ethiopia ayaaa qashin lacag oga gadatay allah hanuunsha dadka cuna
@hesqqq440
@hesqqq440 4 года назад
allow umada somalia cadowga ka qabo qaadka laftiisa cadow ayuu yahay
@salatsaami361
@salatsaami361 6 лет назад
Hhhhhh alla qosol badnaa waxaan ku qoslay majaahidiintii qaadka ka shaqeeyn jirtey ayaan ka mid ahay so funny wlh
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 лет назад
Saxda ahead kulahaa
@18mayusoobaxareersomalilan61
@18mayusoobaxareersomalilan61 6 лет назад
Walahi hrgysa iyo qaad lakala dayn maayo maanta waxan indhahayga ku arkay dad la dawakhsan cunitanka qaadka mirooga alaw naga badbadi
@hiildaniyomidqaran5523
@hiildaniyomidqaran5523 6 лет назад
Bal dadkan sunta u sacaba tumanaya eega waa dad ilahay meel kale ka casilay, waar qaadka dadka halaga wacyi galiyo hala joojiyo dadku way wada waasheen dhawaana in lagu sumeeyaan ka baqayaa.
@a.mohasniper5413
@a.mohasniper5413 6 лет назад
reer hargeisa waa dad ficil iyo raganimo leh ma nihin muqdisho oo la haysto . viva Somaliland.
@hamsecarab5294
@hamsecarab5294 6 лет назад
Bismilalhi hana soo Marin dhe hargaysa waan Ku dhashay intasoo sanaan Ku dhex noola dadkan oo kale halkay Ku jireen baan garan layay waxay dadkan is cunaya bisinka 😯
@lacagayaanraadin2911
@lacagayaanraadin2911 6 лет назад
ma runbaa asxby
@khadardubadmuxumed5649
@khadardubadmuxumed5649 6 лет назад
Waan ka raysanay
@abdullahimohamed8199
@abdullahimohamed8199 4 года назад
Manshallah ninkan waa somali sax ah ii noolow walale hadafkaaga ku taagnaaw
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 лет назад
Kkkkk mujaahidiintii qaadka ka shaqayn jirtay baa ahay ee saxda aha kula 🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣
@mrhoryaal
@mrhoryaal 6 лет назад
OROMADA HA LA CIQAABO
@salatsaami361
@salatsaami361 6 лет назад
Oramadu adeey keneen ineey dad keena layaan anakuna kuwa somalia jogaan ayaan dileynaa balan waaye
@boqoradasomaliland4503
@boqoradasomaliland4503 6 лет назад
Belaayo ku cuntay kinya iyo itopiya na rogay
@jimcoutin2499
@jimcoutin2499 6 лет назад
Hydrogen bumb Ayaala samaysanayaa inaguna Qaad ayaa ino Qaran ah
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 года назад
Fikir aad u wanaagsan nin meel dheer wax ka arkaya ayaad tahay. Dhamaan waxaynu ka fikirnaa waa macaan cunaa laakiin maxaan la Soo baxaa maba jirto
@ugbaadrashid3238
@ugbaadrashid3238 6 лет назад
Aamin laakiin Somali oodhan baa cuntee maxa isaaqa loo habarayaa waxnoolba iyaga idinku jiree doqmo yohow cadawad baad noo haysane uf
@cunaye007
@cunaye007 6 лет назад
Ilahow ceebtana asdur
@moismail2675
@moismail2675 4 года назад
Qaad hadii anay Somali cunin waxba ma wasaan...
@suleiman1349
@suleiman1349 6 лет назад
It's miraa or miroog????
@muuseahmed2315
@muuseahmed2315 4 года назад
Wararkii ugh danbeyey
@abdikarimawale1700
@abdikarimawale1700 6 лет назад
Lacagtii iyo dhiigeeniiba oromaa qabta hadii dad ficil leh jiraan oo sidaa afhayeenka lagaga dhabeeyo iyagaa wax kula waanay khasaari doonaan , intii dawarada ugu tagi jirtayna durba way waayeen.
@johnterry1690
@johnterry1690 6 лет назад
Alla ellen oromadu qaadka ayay ina siin jirtay wlee yaab geedkan mucjizada ah See lagu tirtiri karaaa yaabaye
@mahamedrashiid7685
@mahamedrashiid7685 5 лет назад
awalba qaadka wax fiican ma ahan meesha qaad ka iibsaneysaan lacagta reerka siiya wllyal
@akaali5180
@akaali5180 3 года назад
Doonyo ku keena Yemen Qaadka ugu wngasan sun lahayn, sida Qtalka, Saminka muraysiga Daalici naqfa Coomi & Kwa klo bdan ama iska daaya Waayo Mirow Jismiga ayuu ladiriraa, hareeriga dhnka Jammbaha
@dhuuxaxmed1389
@dhuuxaxmed1389 6 лет назад
Hhhhhh mujaahidiinta khaadka
@5-somalimadar703
@5-somalimadar703 6 лет назад
Reer Hargeysa dhiiga waa lagu yaqaanay. Awooda Somalia waaMuqdisho iyo Hargeysa iskaashada.
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 года назад
Somalia xagee la yidhaahda ader
@dekowarning4340
@dekowarning4340 6 лет назад
Alley lehe, Allay lehe saa ha loo galo dadka dhiigaga iyo dadkaga isku darsaday, waa goan geesinimo leh, somaliland GUUL GUUL
@guled.01
@guled.01 4 года назад
This is big problem for somaliland
@Asli256
@Asli256 6 лет назад
haday qaad sida u jecelyihiin may beertan
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 5 лет назад
Waaba taan la yàabay 🤔
@aliraghe6534
@aliraghe6534 6 лет назад
Ina abdirashiid maxamed siciid
@mahomedosman2879
@mahomedosman2879 6 лет назад
Eeda oo dhan waxa leh dowlada oo fasaxdey inuu ka soo dego garoonka diyaarada. Inta yar ee canshuurta ay ka helayaan illaahey meel kale ayuu ka siin lahaa
@zamia132hassan2
@zamia132hassan2 6 лет назад
Mahomed Osman hhhhh dowlada laftigeda yaa siin lahaa hadany ufasaxeen
@halomaal1908
@halomaal1908 6 лет назад
kkkk halaydinka daayo
@biggstone3573
@biggstone3573 4 года назад
Mujaahidiintu way badan yihiin mid dhaha siyaad bare mujaahid la dagaalamay ban ahay mid dhaha koolada iyo xashiishka iyo murqaanka mujaahidkisan ahay
@saleebanmaxamud2559
@saleebanmaxamud2559 3 года назад
Safiyadheer baan kagartay oo calamdii qaadku ibinaysa
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 6 лет назад
alla waar noo soo badiya miirooga esh calaa xitaa ka naa ka jaban waar oromada laaya qaad kkoodanay iska daaya miiro best mirqaan ethiopia guba nuclear la dhaca somaliland garaaca ethiopia like somalia fifa snm
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 лет назад
Hargeisa qaadku dhib weyn buu kuhayaaa
@fathityga9827
@fathityga9827 6 лет назад
Kkkk Nio Bahalka diirashadiisa ayaan Nacaa ileen caleenta Waa lagu dibiraaye
@Emational70
@Emational70 6 лет назад
Qaad bAa na rogay allow naga qabo qaadka baaas
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 6 лет назад
Inkaar idinku dhacday kuwaa sunta umada u keenayoow illaahay cadaata idin gee
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 4 года назад
Wabari hore
@nimcanyare3233
@nimcanyare3233 6 лет назад
Aar Hilip Iyo Caano Ka Dhargoo izka Daaya wxa😁😁
@kaltumjama5202
@kaltumjama5202 6 лет назад
30 sano bey xabashi somali isku direysey balse waxa muuqata wada dhalashada lama babi'in karo. 43 somali ah oo gobolka oromada lagu laayey baa isu soo celiyey. waan ku faraxsanahy in xitaa qaadwalayaashi soomaaliyeed meel ka wada istaageen. koley geedka somali waa lagu sirxaye bal kan xabashida iska daaya.
@realsom36
@realsom36 6 лет назад
" mujaahidiintii qaadka ka shaqeyn jirtay baan ahaa" kkkkk
@lacagayaanraadin2911
@lacagayaanraadin2911 6 лет назад
iska daaya waxa itopia
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 6 лет назад
Waa rogmad kolhaddii lakeenay miiroogii Waayo wuuu kasameyn baddanyahay
@MoBile-iq9gf
@MoBile-iq9gf 6 лет назад
Kan ethopia naf maleh imikay mirqaan wacan helen
@cabaasraygel5809
@cabaasraygel5809 6 лет назад
waa in Qaadka oromada la joojiyaa kenya sanadkii 1 billion doler baa kubaxa qaadka oromada waxaa ku talin lahaa hala tuso xanuunka oromda cunaqabteeyn xaga dhaqalha ah la geliyo
@cabdifataahcabdilaahi6769
@cabdifataahcabdilaahi6769 6 лет назад
Waar qaadkan miirooga la dhaho iyo ka Ethiopia laga keenayo isku mid maaha xagga sakhrada xagga mirqaanka markaa qaadka miirooga hala joojiyo ayaan dhihi lahaa
@Dabayare
@Dabayare 6 лет назад
Idoorka marka qaadka laga qashqashaado bay indhaha kala qaadaan, inta kale foox bay iska shitaan:)
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 года назад
Alaylahee ganacsadaha hadlayo waa runtii, no oromo, dadkaynay laayeen
@burcodol2162
@burcodol2162 6 лет назад
NacdaL ha ku dhacdo Oromadee Baga
@cabdicasiisdayib1976
@cabdicasiisdayib1976 6 лет назад
Faaido darada uqaadkunagu naguhayay maantan ogaanay ilaahayow Hanaguso calain
@warfawarfa7322
@warfawarfa7322 6 лет назад
Yes Somaliland should open their eyes, Ethiopia are not your brother and sister they are our enemies, and they don't have the same religion or culture.
@muxiyadiinsulub3670
@muxiyadiinsulub3670 6 лет назад
wax laga xumaado weeye inaan noqono suuq lagu soowaarido drungs kiisa ugu dulisan EE qaadka ,
@mahamudali1453
@mahamudali1453 3 года назад
Somaliland has stop these drug and save health of it cetizen
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 лет назад
Qaad hadii aynu weynay wax aynu kubadalano oo dhaama dee aynu beerano hadii kalena sidaa xoolaha aynu iska ahaano
@osmanahmed8153
@osmanahmed8153 6 лет назад
Hhhhhhh mujaahidintii qaadka kashaqeen jirtay wllh caadi ma ahan
@HAMZA-gn3sz
@HAMZA-gn3sz 6 лет назад
Jabisna waa ka Hargeisa yaala mirqaana waa ka jabuuti yaala
@kawsarabdihonest718
@kawsarabdihonest718 6 лет назад
Inkar allah ikurido
@cherdoon5007
@cherdoon5007 6 лет назад
Miirooga iyo gaangeetaha keebaa qatarsan kn itobia wax saa u sii mirqaanbafan ma aha kan kinya waa very Dangerous walaahi waxaa fiicneed in aan la keenin ba
@yassinmohamedaliali8908
@yassinmohamedaliali8908 4 года назад
Isaaq laguma karo qaadka jooji ee mujaahidiin alaha ka madobeyo aaaaminta raaciya
@munamo7239
@munamo7239 3 года назад
Aamiin wll
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 лет назад
Oromada somalidi dhex joogte hala qawroco ayda
@engrabdullahi8405
@engrabdullahi8405 6 лет назад
ha waregto girantu Alle kabaq Umada kada fitnada Ruux Ruux kale danbigiisa hasaarin
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 лет назад
ENG . ABDULLAHI MOHAMED Yaahoy ayguba somali bay birbireyen iya la sheegaya marka bahalada ilka dheerleh naga daa huno
@hamsejoji1937
@hamsejoji1937 6 лет назад
ha waregto girantu :ceeb ayey kugu tahay inaad sidaa u hadasho maxay galabsadeen oromada wadanka joogtaa
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 лет назад
Hamse joji Somalida wadnkoda joogta maxay galab saden mayga jawabi karta adigu
@xisbigawadani9184
@xisbigawadani9184 6 лет назад
ha waregto girantu laba oramaba lagu dilay hargaysa midna waa la dhawacay hargeisa wlhi oramadi way baqayan wanay dhunten sxb.
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
bisiinka war soomaaliyeey maad siida isku dhaantaan waxaan maxaad kuu falaaysaan waxaan war siida isku dhaama oo iska daaya qaashiinka
@xamarjadiidt.v6537
@xamarjadiidt.v6537 6 лет назад
saas waye kenya adoo miiro u jeeda maxaa hareeri ka doon tay
@Ali-qh7nv
@Ali-qh7nv 2 года назад
Dad ladilay majirtee ma waxa rabtaan in qaadkii in af diile joojisaan yaa koonto ugu xidheen qoyska diirta ah ee wax deeqaa aanu soomaaliland oolin dadku idinkama caqli yara reerkiinan isdabayaacaya ee umadii cunah qabatayee udiiday iniyaga mooyee aanay cidkale nolol haysan muse diridiiroq lagaa yaac isdaba yaaca adiga iyo tvyada aad u xanibtay rv yadii kale oodhan waa la doogi ee yaan la dacaroon
@mahamedrashiid7685
@mahamedrashiid7685 5 лет назад
somali waa soamli kenya waa faaiida deyda midaas hargesa dan uguma jirto taas waxaa idiin leyyhy soamli waa isku dhiig meel walba ee joogaan ganacsatda qaadka hargeesa somali dhiigeda ma badali karaan somali waa isku dhiig waa isku dhaqan waa isku diin
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 4 года назад
Wagorma 2017kii
@abdiqaniali8136
@abdiqaniali8136 6 лет назад
xoolo gabi isma dhaaman waxani maxay ahaayeen naclad kadhacady ilahay miyuu aduunka naga masaxo magaca soomali dawladan cuqubo ku dhacaday qiyaamaha ibi din ma saamaxno kolba doc qaad kakeenaysa nacalaa walidiin tood kuyaal cadhe alle idinku dhacaday alle idamkii
@muxiyadincabdimuuse4760
@muxiyadincabdimuuse4760 2 года назад
Gawadhidi c/muse halkasan ka arkahh
@omarali7115
@omarali7115 6 лет назад
GOORTA SOMALIDU AY WAX FAHMI DOONAN OO DANTOODA GARAN DOONANAYAN GARAN LA AHAY MA QAADBAA QAD KA FIICAN LABADUBA WAA SUN AAD DADKAGA KU DILAYSO LACAGTAADII ADKAYNA AD WADAN KALE GAYNAYSO UGUNA SOO BADALAYSO SUN WALIBA QADKA KIINYA WALAHAY WAA KHATAR AAD U XUN
@daadirmeeteofficialchannel874
@daadirmeeteofficialchannel874 6 лет назад
Majaad ayeey kamaarmeyniin
@jjking446
@jjking446 6 лет назад
Aar muu naga maqnado, shalay oo qudha waa laga raystee
@TheArrivederci2009
@TheArrivederci2009 6 лет назад
Ya waa ku aqli yaraataa cedaan
@abdirashedfaantax7495
@abdirashedfaantax7495 6 лет назад
wariyih jinka warasanay
@aargalshelljibril8480
@aargalshelljibril8480 6 лет назад
iidoor marduuf qaad helay waa majnuun falane
@mahamadfarah8822
@mahamadfarah8822 6 лет назад
iimaanka illah idinka qaad markii caqli 6 saac la idiin bixiyey wallee run bey aheet
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 лет назад
Mahamad Farah uraayr idinka caqliga habeenki idinku soo dega ee subaxii huleela Mays aragteeen doqon kasta waxay tahy bay kugu matasha
@suleikahajji3188
@suleikahajji3188 6 лет назад
Alle hanaga qabto dadki baa sii xoolaha loo gawracay markasay keenya uu qaad doonten
@qumansabban7117
@qumansabban7117 6 лет назад
Mujaahid qàad baan ahaa ku lahaa Alla siduu is leeyahay ayaaba qosil ah kkkkkkkkkk iidoor iyo waali isku daa
@mustafekabo8277
@mustafekabo8277 3 года назад
Hhh
@Masdille
@Masdille 3 года назад
Qadaadwayn iyo Dhaqan Xumo isku daaa😂
@engmahirmaxamed7375
@engmahirmaxamed7375 6 лет назад
Odaygu waa xadaari macaal xaliimoyinkaa ducaynaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hiildaniyomidqaran5523
@hiildaniyomidqaran5523 6 лет назад
Inkaar alaha idinku rido kuwa keenay qaadka miirooga ah, isaaqa ilahay iimaankii buu ka qaaday inkaari ku dhacday. Waxani waa sun may iska daayaan.
@filsancawad208
@filsancawad208 6 лет назад
hiildan iyo mid qaran daddhan lama habooro wllo isaaq oo dhan qaad ma cuno wllo se qaar la qaatayba cuno wllo wixii cunana alle haoso hadeeyo se walaalkaga muslimka ah habaar xaq uguma lihid inaa u ducayso mooye diinta khalad haka fahmin.
@raazh3622
@raazh3622 6 лет назад
Ader horta umad dhan Dhan hacayin hana habarin doqonyaw soomalo dhan Ayaa qayisha
@hiildaniyomidqaran5523
@hiildaniyomidqaran5523 6 лет назад
Filsan Cawad walaal aniguba isaaq baan ahay dadkan baan aad u nacay jahligu ragaadiyay qayrkood qaad baa ka reebay wax la habaaro way yihiin waayo 80% waa dad jahli ah oo qaadka cuna ciilkoodaa na haya.
@hiildaniyomidqaran5523
@hiildaniyomidqaran5523 6 лет назад
RAa Zh waar naga tag nacasyahow.
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 лет назад
hiildan iyo mid qaran wllo ha habaatin lkn u ducee
@axmedxaji1357
@axmedxaji1357 Год назад
Beenaa Layaasha Qaadka
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 лет назад
Iimanka beeela war iska daaya qaaadka alla illaahaw ka masax hhh mcl dumarka ducaynaya kulaha
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 4 года назад
Waxn ad ada wa munafaqad
@sadikmoha2762
@sadikmoha2762 6 лет назад
Badal badalka kuwa la dhaho waa jawAsiiis oromo ah oo aydhiskooda iyo qurunkooda hanagala saaaro ama wan gawrcyna
@samirahuzzain6089
@samirahuzzain6089 6 лет назад
Oromo waxba ma layso iyagaa lalayn jiray waligod dowlada tigrega ayaa waxan ka danbaysa
@habashsomali6076
@habashsomali6076 6 лет назад
Imisa ayaan idin dhaheynay Ethiopia xiriirka ujara nacalada ururty
@ronaldonani9736
@ronaldonani9736 6 лет назад
This is not good this people need help
@liiiliban4001
@liiiliban4001 6 лет назад
riwaayad badanaa kulahaa dumarka xitaa wax helaayaa kkkkk
@najibab2138
@najibab2138 6 лет назад
Waxa dad hadlay o dhan mid sidi qof wayn o cafimd qaba u hadlay ma jiro ar is quran sara wad wada walan tihine 😂😂😂
@luuulaxaaji9694
@luuulaxaaji9694 6 лет назад
Tuunbadii dhaqaale Ee Ethiopia ayaa joogsatay Hadan waa kenya Hhhhhhhhh
@maxamedkhadar9244
@maxamedkhadar9244 5 лет назад
dadka wax faa,ido uk leh dadka ukeena waa daroogo sama tiisa leh
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 6 лет назад
Kkkkk islaamaha wax helaya kuye.miirowgu waa Qooq miidhan buu leeyahay.
@tashiabdilahi3794
@tashiabdilahi3794 4 года назад
Macal dumarka wax helay hadal ninwayn miiro waqaat jira waaye salarka wudhamaa😂😂😂
Далее
HOGGAAMIYIHII SIYAASADDA EE XAMAAS OO LA DILAY
29:26
Просмотров 17 тыс.
Ouch.. 🤕
00:30
Просмотров 8 млн
Scally Milano, uglystephan - Сутенер
2:01
Просмотров 198 тыс.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Tamiga & 2Bad - Tell Me | Official Video Extended
4:45