Тёмный

Qaar ka mida Ururadii oo DOORASHADII Qaadacay iyo Caqabada ay keeni karto hadii aan la Dhegaysan. 

Ubaxle Media 24
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 3,8 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@kaysemohamed5586
@kaysemohamed5586 26 дней назад
Waa in la qanciyo cabdillaahi iimaan (dareewal)waa mujaahid xaq iyo xuquuq lehe.,
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 26 дней назад
JizzakaAllahu khairan ubaxle media
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 26 дней назад
Ubaxle waa runta Guul somaliland ❤❤❤❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 26 дней назад
CABDILAHI XUSEEN IIMAAN DARAWAL IYO CIRO WAXAA SOMALILAND XAQ KU LEH CABDILAHI XUSEEN IIMAAN WAXAANU QAADANAY SIDA UU RABO WAANU KU GARAB TAAGAN NAHAY MUJAAHID SIDA CIRO RABTO MA NOQON DOONTO EE SIDA CABDILAHI XUSEEN DOONAYO AYEY NOQON DOONTAA INSHALAAHU
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 26 дней назад
Dawladaa wax ciidan ayaan la odhan waa inay bayaan kooda cadeeyaan ururadu❤
@anabhassan8361
@anabhassan8361 26 дней назад
Wuxuu doonayo ha la siiyo waa geesi qaran
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 26 дней назад
Mujahid cabdilahi darawal hadii xaqiisa la siin waayo doorasho iska ilaaba muusaa dhex inoogu haynaya inta lagu heshiinayo
@user-vd1cv9ng2e
@user-vd1cv9ng2e 26 дней назад
Wa runta ❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 26 дней назад
Mujaahid cadilaahi dirawal walahay 1988 marki halganku socday waxaan maqli jiray dirawal ciidan uu wato ayaa galay xeradaa waa mujaahid soo dagaalamay ciro nadaas ahaa ayaa laga tixgalimayaa
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 26 дней назад
Subhanaallah, waa giraantu ha wareeto maalin kasta waa waxa cusub . We need to ask them what they want?😢 I’m getting tired of this . I will make du’aa for everyone 😢.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 26 дней назад
Xeerkaa doorashada.ayaa.ah.isasaar.Hadaba haday ururadu diidan yihiin Dawlada Ayaanay cadayn ee hataageeraan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 26 дней назад
In dib loo dhigo ayaa fiican oo wakhti fiican oo la isla ogol yahay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 26 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahlanhussien
@ahlanhussien 26 дней назад
Asc wadaniga dhabta ah ubaxle
@KhadarCabdiawjaamac
@KhadarCabdiawjaamac 26 дней назад
Waali kale oo tolow hadii ay dhiciwaydo siyasigi aqalka wayn rabay samada ku farur xidhnaa mayelayaa iyo suldan warakii afku seeflaha ahaa ee siyasada budhka ku eryanayay
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 26 дней назад
Abti waan ku salaamayaa adeeraden keenay xeerka isasaarku waa inay ka howl galaan sidii cabdillaahi darawal oo qancin lahaawaayo waxaa layidhi jin ninkii keenay hasaaro.Takale abti habargidir waxaa kadhashay fiqi iyo cabdiraxmaan cabdi shakuur how nixin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 26 дней назад
Umaylaymaayo in doorasho dhacayso
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 26 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 26 дней назад
Gudidaa habarjeclo xirsibaa watay
@Mfarah100
@Mfarah100 26 дней назад
Doorashadu way qabsoomaysaa. Ururrada qaaddacay waxa ay ka werwersan yihiin in aanay helayn taageero codbixiyeyaal. Haddaa maxay u baqanayaan???
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 26 дней назад
😂😂😂😢😢😮😅😅😊
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 26 дней назад
.kkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 26 дней назад
Arinta doorashada Somaliland ee loo afduubay reer doonitaankii wax badan Ibrahim Caydiid ayaa ka dayriyey dembigisa Alle ha dhawro dhamaantoodba halgamayaash somaliland mid hore iyo dambeba
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 26 дней назад
😂🎉😢😮😢😮😅😅😅😅
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 26 дней назад
Walaal Waa runtaa. Waa boob.
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 26 дней назад
Mujahid abdilahi dirawal xaqbu uleeyahay in ladhagaysto hadanu nahay bulshada galbeedka somaliland gar ahan reer gabilay waxan tageerayna cabashada mujahiid cabdilaji dirawall hadan ladhagaysan wayoo wax coda oon bixin doona ma jiri in ninkii shalay naftiisa nohure no halgamayay ee xirnimada maanta an haysano keenay in dirashada laga afdubo oo ucawdo walahibanan qaadanayn dorasho anu raali ka ahayn mujahidku dhicimayso ha ogaado nin moogi
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 26 дней назад
MA KELIGII BAA HALGAMAY? WAY KU MAHADSANYIIN INAY DALKA U SOO HALGAMEEN. LAKIIN MANTA DALKU WAXA UBAAHANYAHAY DADKA WAX BARTAY INAY WADANKAN HOGAAMIYAAN SI AY WADANKAN HORE UGU MARIYAAN.WAXAA LA GAADHAY XILIGII DADKAN JAHALIGA IYO QABYAALADA LOOGA SARII LAHAA.
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 26 дней назад
Cabdilaahi Darawal waa Academic cid walba wuu ka aqoon badan yahay waana geesi cadowgu ka boqo oo aan u qoslin cadowga
@YasiinDheere
@YasiinDheere 24 дня назад
Ubaxle Beenaale,Bishaaro Banday xisbiga wadani ba u diray Lascanod. Lax ba laga Yidhi, BishaaroLondon bay joogta.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 26 дней назад
Waan kaxumahey laaki iyaga isla dhashay laakin habar geder waa walaalahayo isaaq sorry ❤
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 26 дней назад
Halaqabto doorashada ninkii galaya isagayay utaala kiididayan isaga ayaay utaala siyaasadii somaliland waxaa ku soo ururtay niman aan xishoonaan oo leh waxaa marab yeela qofna yaan loo joojin ee waxii u diyaari hagale doorashada
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 26 дней назад
Ubaxle hiiliyaha qaranka korka ayaad noo saaran tahay
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 26 дней назад
Waaryaa joog dadka reer somaliland kaad istidhaa.kanaa loo.qaatay maalin Ha dambe kun baad.arkeysaa isagoo meel.aan.loojoogin ka fudkudiyey
Далее
Аминка ❤️
00:16
Просмотров 1,4 млн
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21