War hano gafin anaku cidna mashekanee anaka nalaso shegtaaye wax saaas magac u raad sado ma nihin magacu asaga nasoo raad sado bro saas ola soco afxumada cida ka daa caan nimo marexan ayagu marad sadane asaga so raad sado tariiqduna waay so raad sata in ay magac somalida uso hayiyan taasina waa dacad nimo iyo waxter nimada
War gabadha maxaa loo waalay oo sumcada looga cayaarayaa waayo hadii maalin walba yaan qabiil la saari hala daayo gabadha gabdhaa ka horeeyey lamana daba ordeen isku xishooda garacadna ha dhiginaoo shakiga ka daaya
Waxan la yaabay hawiye waxa a gabadha u ceebeeyen oo qabiilkaba ula daba joogaan because soomalinimaaba deeqa dadke hawiye maxaa dhibay war gabadha ceebta kala hara
Adeer markey Daarood tahay waa la orodaan ee markey soomaalida kale tahay waay aad u leedihiin waa Soomaali waa muslim ma sheekadiina mise caqligiibaa idiin soolaabtay waxaad ogaateen in waxaad noqon kartiin in wax ka badan la noqon karo.
@@beerkaaicadaaday2057 adeerow duq magaalo shaqadiisu waxay tahay kuwa ku doodayo waxay rajeeynayaan in meeshaas dhac dhac lee dahay oo lacag u soo jabin doonto, tan kale imisaa ayada horteeda jagooyin waaween soo qabtey yaaa xaflado u qabtey? Reeruhu ma weey wax soo maamuli jirin
Iyada sidaasi ma sheegin waxay tiro xeryaha qaootiga ayaan ku dhashay waxaana ahay bay tiri karanle Hawiye dhalashadeeda laakiin nin HG ayaa soo korsaday wayna la dhasheen HG marka maxaa laga rabaa waxay tahayba?