Тёмный

QALBIGA QAC LASIIYAY MISKINTA KALSONI MAJIRTO 

Ridhwan Issack
Подписаться 823 тыс.
Просмотров 85 тыс.
50% 1

RidhwanIssack #Subscribe

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 226   
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 11 дней назад
Dhalinyarada sheeko wakhtiga ha isaga dilina ee naftiina waxii anfacaya ku qabsada maalinkaad istidhahdo sheeko iyo guurbaad diyaar u tahay markaas xidhiidhada samaysta Aduun iyo aakhiraba allaha ha inagu guuleeyo aamiin 🤲🏼🙏🏼
@iman1527
@iman1527 11 дней назад
amin sax waye waqtiga wa mahim wax ku anfacayo lagu qabsada isku figrad nahy sxb qoftyda way ska iman donta
@ImranBinAbdiazizKasim
@ImranBinAbdiazizKasim 11 дней назад
Exactly 💯
@Muxsinalberta
@Muxsinalberta 10 дней назад
Xaqiq wye
@user-or7dq7id6i
@user-or7dq7id6i 9 дней назад
Indhashareerkawaa fican yahay umadaan waa sawiraayaan dadka
@ApdirisaqHh
@ApdirisaqHh 11 дней назад
Ku sali rasuulkeena scw scw❤❤❤❤
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 11 дней назад
Scw scw scw scw scw
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 11 дней назад
Scw scw scw scw
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 11 дней назад
Scw scw scw
@noordugow
@noordugow 11 дней назад
Scw
@bahjoqalbi5276
@bahjoqalbi5276 10 дней назад
Scw❤scw ❤scw❤scw❤
@Salmamohama
@Salmamohama 11 дней назад
للهم إني أسألك ثبات فى الامر والعزيمة على الرشد وأسألك حسن عبادتك وأسألك شكر نعمتمك واسالك قلب سليم و لسان صادقا وأسألك خير ما تعلم وأعوذ بك من شر ما تعلم واستغفرك لما تعلم انك انت عللام الغيوب
@ahmedyusufali6406
@ahmedyusufali6406 10 дней назад
❤❤
@Hashim-t2f
@Hashim-t2f 10 дней назад
Aamiin
@AbdiShiikh-mh5pr
@AbdiShiikh-mh5pr 9 дней назад
Aamiin Aamiin Aamiin
@AbshireJele
@AbshireJele 2 часа назад
Asc
@Hashim-t2f
@Hashim-t2f 2 часа назад
@@AbshireJele wcs
@Abdikaafilyrics
@Abdikaafilyrics 11 дней назад
inta aan jacelka aamin saneen ee calafka aaminsan ismuujiya like ku qabta 👇
@Fad-p4i
@Fad-p4i 11 дней назад
🤞
@Abdikaafilyrics
@Abdikaafilyrics 11 дней назад
no jaceel no xarir no buuq single is the best team is kaa bulo is muujiya like ii saara tnks 👇
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 11 дней назад
Lawa jer like kusaray😂🎉
@Abdikaafilyrics
@Abdikaafilyrics 11 дней назад
@@ibrahimbuthul1596 😭😭
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 11 дней назад
Diidney iskabulo❤❤❤
@cabdikarimck1421
@cabdikarimck1421 11 дней назад
Facada laba xaasle waaye adine sheekadana meelaha kuhaysa maoho...gabar ii keen 24h hadikale haiso hoyanin
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 11 дней назад
Meesha haku duqoobin saxiib inta seeftaada af leedahay ku shaqeyso
@nimoahmed2213
@nimoahmed2213 11 дней назад
Kusali nabigena saw 😢
@qatraqali836
@qatraqali836 11 дней назад
Scw❤❤
@ShaaficiCumaryuusuf
@ShaaficiCumaryuusuf 11 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@Ahmedmohameedddd
@Ahmedmohameedddd 11 дней назад
Scw
@Muxsinalberta
@Muxsinalberta 10 дней назад
Scw scw scw scw scw scw
@Tasniim1
@Tasniim1 11 дней назад
Ridhwan muxuu yiri qof Germany kayimid uma ekid. Ridhwanoow dadka qurbaha ama Europe kataga siday u’egyihiin? Ridhwanoow qurbaha waxba kama duwana dhulka kale walaal.
@nasrocabdisalam2859
@nasrocabdisalam2859 11 дней назад
Oo wa markii ugu horeysay aan first minute imaday❤❤
@HanadCismanAadan
@HanadCismanAadan 11 дней назад
Mashege marka😞😞😞😞😞
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 11 дней назад
No money No ex radwan isaq is the best ❤
@amranmohamed1547
@amranmohamed1547 11 дней назад
Let me correct u No ex No next Ridwaan isaaq is the best 😅😅
@ImranBinAbdiazizKasim
@ImranBinAbdiazizKasim 11 дней назад
Makutijabina hee😂😂
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 8 дней назад
Hanadow Gabadha guurso.Wakhtiga haka qaadine.Inay ku jeceshhay waad aragtaaye.Nin raga oo la jeclado iska dhig.Haku ciyaarin gabadha.Goodlack👍👍
@user-gm2ht2nh6s
@user-gm2ht2nh6s 11 дней назад
Team ridwaan fans
@farxaanapdinasir312
@farxaanapdinasir312 11 дней назад
There is no problem sister and brother go ahead ❤😊
@Salmamohama
@Salmamohama 11 дней назад
Ridwaan waxa wadaa kaligaa walo warer waye halagula washo wanaag waye😂😂
@AbshireJele
@AbshireJele 2 часа назад
Asc
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman 11 дней назад
Kalsonida badan haliskadaayo ilhay talasaaro bari duceyso bees qalaas bini adam wax walbo kafilo xitaa hadu ninkaga yahay tartiibso
@Fad-p4i
@Fad-p4i 11 дней назад
Warunta ninkyga xata iskuma walo habi ahay
@Muxsinalberta
@Muxsinalberta 10 дней назад
💯 true
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 11 дней назад
Bindhaa faarax ayaana kalsooni saas ah ku qabin waayo waa binaadam siduu jeclaaduu yeeli karaah team iskoris 😁😁👏👏
@SuheybMohamed-z4r
@SuheybMohamed-z4r 11 дней назад
Komantiga 1😊😊😊😊
@QueenSabnaa.
@QueenSabnaa. 11 дней назад
Aniga ayaa 2😮
@USAAMEMACALIN
@USAAMEMACALIN 11 дней назад
The pest weeyan wLhi ridwan 😂❤
@amranmohamed1547
@amranmohamed1547 11 дней назад
Best?
@Dhaxdhigtee
@Dhaxdhigtee 11 дней назад
​@@amranmohamed1547kadaa faraxa waxba mabaraninee😂😂
@umimohamed2323
@umimohamed2323 6 дней назад
My advice to you Ridwan is don’t let the married couple to teste about their marriage because it may effect their marriage
@Ridhize0727Abraham
@Ridhize0727Abraham 11 дней назад
Always mingle qac lee. Kayeriiiii
@SahraJimal
@SahraJimal 11 дней назад
Nayada habloow idhageesta raga waa noocyo badanyihiin kuwa wax barashada ku jira waxbarta si aad guul ugaadhaan kuwa dhameyayna shaqeesta si aad unoqotaan kuwa naftood kilan io tan waalidkoood raagana ha is eaaciniina guur waa nasiib
@seed3966
@seed3966 11 дней назад
Ridwaaan yoo yoolee dadka kashifka kadaaa 😎😎😎
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 11 дней назад
Ridwaan please dadka si ixtiraam leh uwareyso Why aa wiilka uledahay meeqa jirtaa guur Ma gaarin haduu ku yiri qasab maaha da’na kuma xirna guurka qofka dhaqaale iyo maskaxiyan inuusan diyaar u eheyn baa laga yabaa su’aalaha qaar dadka lama weydiiyo
@IqraAbdi-jj9jn
@IqraAbdi-jj9jn 9 дней назад
Nikan xushmo malahan wan layabay qofka ixtiram kugu leyahay
@LegendAhmed1997
@LegendAhmed1997 11 дней назад
Gabadha yar waa miskiin waana quruxbadantahay mid ka fiican baad helaysaa kafagoow khaain waye
@OfficialPharma01
@OfficialPharma01 11 дней назад
Zakii khaiin waayee😂😂
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 11 дней назад
Zaki is the legend 😅
@duniyakordahab
@duniyakordahab 11 дней назад
صل الله عليه وسلم
@Leylocqaadir-ln7lv
@Leylocqaadir-ln7lv 11 дней назад
Meshaa ilaahey ima keno😂😮
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 11 дней назад
Ridwan waaba funny cdiya😂😂😂
@Aden_Abdullahi
@Aden_Abdullahi 11 дней назад
Ridwan wacha madharau bwana , qof Germany ka imaday uma egid maxay tahay , dadka ina bahdishid mxa ku jeceshahay
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 11 дней назад
Ninkan ridwan ah marakan dee wuu waashty intaa jirta kulahaa mida kle ani fikirkyga meshan qofka kasoo muuqdo oo qof ka tijaabiyo waa qof aan naftiisa ku kalsoonayn
@SacidMohamud
@SacidMohamud 11 дней назад
Hadii asagnh lasheegi lahyn ridwaan isku qabsado dheh Ayan dhihi rabey😂😂😂🎉❤
@najmohaashi788
@najmohaashi788 11 дней назад
Sedex bil jaceyl waa barasho qofka kubare jaceyl hadhihin
@imaancabdullaahi8474
@imaancabdullaahi8474 11 дней назад
Absolutely 😂
@YASH______YARR
@YASH______YARR 11 дней назад
Halista laku sheegayo intaz wayE waligaa Naag haa aminin😢😮😊
@RamloXusen
@RamloXusen 11 дней назад
Oo ma Adinkaa Dhaama niyow😂💔
@YASH______YARR
@YASH______YARR 11 дней назад
@@RamloXusen dhiloyinka maa aminno sanadahan 😚🤧
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 11 дней назад
​@@YASH______YARRnimankabo diloyin weyqaban
@YASH______YARR
@YASH______YARR 11 дней назад
@@user-qy1wr7eq2m mashegee Marka 🥴
@canabiinadia
@canabiinadia 11 дней назад
@@YASH______YARRDhilonimada adaa lagugu dhalee aamus mr biriq
@alimualim22
@alimualim22 11 дней назад
Guleyso sxbkey qali Ridhwan Isack,
@abdoulkadersaidzakaria862
@abdoulkadersaidzakaria862 12 часов назад
Marwalboo waa raga aya dhacade ah❤❤
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 11 дней назад
Kkk maashalaah ridwan like xoogaa arimaha sida u wado mawacna kkk
@maxamedwardi3011
@maxamedwardi3011 11 дней назад
Kuwan waa ciyaalo uu is dhafiyaya wakhti iskaga mu lumin grc😂😂😂😂
@HiigsiMedia966
@HiigsiMedia966 11 дней назад
Comment-ga ugu horeeyo waa Hiigsi Media caawa 😂❤❤
@Wacaneeyy
@Wacaneeyy 11 дней назад
Gbdha Fudud Bdnaa 3bil Ee Dhahday Sidii Hore Ma Ahn Meel Fadhiiso Walaaleey Nimnka Hda Jiraan Mala Aamini Karee 😂😂
@Ismacilisco1
@Ismacilisco1 10 дней назад
Ridwaaanooow saxib numperkaaaga raba nh bro soomaali joogaaye
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 11 дней назад
لا يد خل الجنة نمام
@HamdaAbdimalik
@HamdaAbdimalik 11 дней назад
Asc ridwan wll waxn joga burco qof ma iitijabin kartaa ado rali ah
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 11 дней назад
Ridwaan wilka yar Saad ufiirineyso iyo Saad uwareesaneesit kibir iyo islaweynin Aya kaamuqda bro cool down
@Xasen1111
@Xasen1111 9 дней назад
Oky oky😊
@mohameddakane2278
@mohameddakane2278 11 дней назад
We are waiting Samira part2
@QuruxsanInaadeen
@QuruxsanInaadeen 10 дней назад
Oh my wow 😂😂😂
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 11 дней назад
Waryaa ridwanow maxa ka qaldan dadka hadalda ad ku leeday ka fiirso yasmo ka muqate aniga wxba ku qarin maye wah😕😕
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 10 дней назад
Wiilka su u egy marku dhahy Germany ka imaday 😂 ridwan waa reer miyi
@AhmedAbdullahi-cc7yx
@AhmedAbdullahi-cc7yx 5 дней назад
waar ifo ayaan kuugu 0gaayaye bufiseke aade mareeysaye made bixiine Miya missed wale un kuugu dhagane
@HaawaDucaysan
@HaawaDucaysan 11 дней назад
RIdwaan Izaak Is not Easy WlhiE😂
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 10 дней назад
Ilhy meeshn nam keeno aamin dhah😢❤😂
@SacdiyoMacalin-m2k
@SacdiyoMacalin-m2k 8 дней назад
Dee waa rabaa Ani😂
@ridwaahmed4977
@ridwaahmed4977 11 дней назад
Keep going bro
@Hayaad112
@Hayaad112 11 дней назад
Sheer maxaa ladhahaa reer Nairobi waa dad aad u danbeeya sher kulahaaa
@SacdiyoOfficial
@SacdiyoOfficial 11 дней назад
Asxbta iso boqda YouTubkeyg 😭😭 alle darti iso boqo 😢😢😢😢
@NajaxMaxamed-i4b
@NajaxMaxamed-i4b 9 дней назад
Dadka sherta isticmla maba la amino jeceyl iskdye😂😂
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 11 дней назад
Hhh xarifkan wa lagu qabtay Lkn wa xariif wlhi ridwan maku adkeyn kulaha 🇩🇪 Germny ka imaday hhhhh labo sano qof maqna Mayo wa cajiib wlhi
@iskufilan174
@iskufilan174 11 дней назад
Silly question ! don't answer any questions that you feel uncomfortable
@deqomohamed5437
@deqomohamed5437 6 дней назад
Waan ku salamay waxa raba Ina itijawaiso
@hamdaabdillahi9737
@hamdaabdillahi9737 11 дней назад
Labada numberda kala qorta 😅
@FaridaAyaan
@FaridaAyaan 11 дней назад
Team jaceyl xalaal iyo guur xalaal is muujiya like Tana saara
@Amishqurux-l8r
@Amishqurux-l8r 11 дней назад
Not all men's do Not the same 😢😢, one day you will find the right man 😂😢
@HiwaaqmohamadNuuh
@HiwaaqmohamadNuuh 6 дней назад
Jarmal kayimid wiilka😂😂😂😂😂😂😂
@SalmoSiciid-l2o
@SalmoSiciid-l2o 11 дней назад
Halke legal xidhiidh karaah ridwan isaak ❤😊
@KaykalAbdillaahi
@KaykalAbdillaahi 10 дней назад
Ridwaan in the legend
@NajmadawoMahmed
@NajmadawoMahmed 9 дней назад
Najmaaaaaaa alaaa qaĺbiga 😢😢😢😢
@Nafisogabadhiiriyada
@Nafisogabadhiiriyada 9 дней назад
Wn ku wtaa ridwan
@YurubAmin
@YurubAmin 3 дня назад
Ridwaan isaaq
@QurbaniMaxamed-ni7pt
@QurbaniMaxamed-ni7pt 10 дней назад
Yoyoyoyo ridwan laajan yoyoyo
@SuheybMohamed-z4r
@SuheybMohamed-z4r 11 дней назад
Pls. Sakiskareb isaar 😮 ridwanowa pl
@TayibMohamed-vw1vq
@TayibMohamed-vw1vq 11 дней назад
Ridhwan mxaaaaaaaa
@shucaybmohamedabdi397
@shucaybmohamedabdi397 11 дней назад
Sxp guur bas ma iskuma shukansado hadi dhulka halista rbtid bas shukasni wa jirss😂😂😂
@abdiazizabdinoor33
@abdiazizabdinoor33 9 дней назад
Wllhi xeryaha qaxotiga ayuu ka imaaday beenlow waye zxp ridwamow
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 11 дней назад
Dadki nin kan wawalay war dad badan aya xanun kuriday jcyl majire mad iska amustan war dumarkam ragan waside ceebey war qofwalba waxbarashadisa naftisa mu hore umariyo nin walba isaga kusoradsan jcyl guur kadib awlad wa iman kara inta dhalinta jcyl mayaqanan wllo fadlan alaah kabaqa ceeb weye waxan war dacad nimo majirte alah kabaqa oo isaka dhafa waxano riwayada naagwalba future ayey ledahay adeer record kan wakujiryaa awladima beri aya dadka dhexmarikarin hoyodin ninka aya nacay ninka aya rabi war raqiisnimadan wamacay warya ridwan dembiga akhiro meel wayn aya lagusaraya wad hogtay rudwanow alaah kabaq
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 11 дней назад
Umadi somaliyed masiiba kudhacday, mid English comment umaleya ilbaxnimo iyo kuwo been lojeedo indho adag lasofaristay, xusbunillah, sxb you like Germany but you never been there, 😢
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 11 дней назад
Gabadhuu ku shukaansadaa bn isleeyahy warkaas..
@hamdaabdillahi9737
@hamdaabdillahi9737 11 дней назад
Dadka hadaladan xanaftleh kadaa
@sadiafarhan695
@sadiafarhan695 11 дней назад
ridwan maganbado ,wa waxa udawado kaligis somalida dhan 😊
@hamseuptulahi8382
@hamseuptulahi8382 11 дней назад
HaBeen wngzan iska Qozola leee Adinka😂😂😂
@abdullahimuhudinsayga7895
@abdullahimuhudinsayga7895 6 дней назад
Sheeqsudeysi
@user-xj1ql1sd7k
@user-xj1ql1sd7k 11 дней назад
Asc dhaman waxan leyahay gabdhaha walaladey iney raga qaar iska ilaliyan waayo ninka raga ah haduu mar xaran kugu imado mardanbo Kuma soxisayo
@QamarahmedQamarahmed-ub6nh
@QamarahmedQamarahmed-ub6nh 10 дней назад
Gabdhaaaaan gashanka loduruuraa rapaa I aaamina😂😂😂😂😂😂😂
@KIKIAFCAD1-e9u
@KIKIAFCAD1-e9u 11 дней назад
Hello samiya
@LuqmanMohamed-d5f
@LuqmanMohamed-d5f 9 дней назад
Waa maxay noolashan qurunka ah
@SikiehLadieh
@SikiehLadieh 11 дней назад
Légende 😎
@Mohaz_Lyrics
@Mohaz_Lyrics 11 дней назад
Kalsooni darro waxaa kugu filan inaad ridwaan ag timaado caaviyo
@NuurHazan
@NuurHazan 9 дней назад
2023 ifo 2024 nairobi😅 fashil
@Mohaz_Lyrics
@Mohaz_Lyrics 11 дней назад
Qofteyday ogoow anigu meelahan waqti iskama kaa soo luminayo hadaan kaa shakiyo Off tahay abaa
@HusakYarey
@HusakYarey 8 дней назад
Zaki isn't easy
@InaMohamed-nw1yo
@InaMohamed-nw1yo 9 дней назад
War ani ina jaceylke i tijabisa rabaa hadana Nairobi ma jogi mxa xal ah😅
@AbdiwaasacMawliid
@AbdiwaasacMawliid 11 дней назад
Labadoodu may isku qabsadaan
@ismahanmohamed8526
@ismahanmohamed8526 10 дней назад
Ridwaan xagen kala xiriira iga cawiya wll
@SacdiyoMacalin-m2k
@SacdiyoMacalin-m2k 8 дней назад
Dadka Qaar Cod Xumaa Horte😂
@Ebiyanita
@Ebiyanita 11 дней назад
Ridwan c.i.d cadiya qosol ayaba igudishey manta😂 Germany aan aqaney mise midkale kulaha 😂istaqfurullah
@deeqzanapdirahman2580
@deeqzanapdirahman2580 9 дней назад
Retwan issaqow anigaa ku tijaabinaaya midhaadee iskeen
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 8 дней назад
😂😂😂😂
@deeqzanapdirahman2580
@deeqzanapdirahman2580 7 дней назад
Saw maaha
@munamnir171
@munamnir171 10 дней назад
Aqas sual xumada nagadaa ridwanow oo kaxisho dadka lazim maaha In wax kaste laguu cadeyo
@GudoonAhmed-ro6to
@GudoonAhmed-ro6to 11 дней назад
Ridwanow wllo hadalkaaga qacba ka baxaysa 😮😂
@DeeqoAli-s7e
@DeeqoAli-s7e 11 дней назад
Indha adeeg badana😅
@MohamedMohamed-o4z5u
@MohamedMohamed-o4z5u 6 дней назад
Are you a cop brother😂
@umuaisha694
@umuaisha694 5 дней назад
Niyow ninka Ragaye lamaye ciilo ciyaal tahye ridwaan adiga Germany waxa wayan kulah tahye
@NaciimoAli-q1z
@NaciimoAli-q1z 10 дней назад
Wiilka wusuxi raba maskin 😢
@zainoabdala-sy8dk
@zainoabdala-sy8dk 10 дней назад
2:10 malmhaan share ka shidnthy 😂😂😂 Asxapee ani xtaa share isameya plz😂😂😂
@AhmedAfdhuub
@AhmedAfdhuub 8 дней назад
Goormuu garmal tagtay
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 10 дней назад
War qofka marka waxa aan run u ekeyn ku sheego ka dhac oo in amintay iska dhig reer magaal iska dhig Ridwan 😂
Далее
3 WIIL vs 1 GABAR | DOORO DOOQAGA KARBASH AH
23:49
Просмотров 8 тыс.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04