Тёмный
No video :(

Qaraami | Xaafuun | Codkii Siciid Kuuriya | kabankii Murjin 

MURJIN OFFICIAL STUDIO
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

#subscribe_and_shere_murjin_official_studio2022

Опубликовано:

 

19 фев 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 176   
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Siciid Kuuriya waa fanaan ruug cadaa ah oo fanaanimo akhlaaq, cod iyo haybad faanaanimo ba isku koob saday waa shakhsi goba intuu qof gob yahay gobeey liicoo ha jabin
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 4 года назад
Abwaanimo.laxamiste.kamaniste.iyo.heesaa.intaba.waa.laysku.darsaday.maansha.allah.saaxib
@ahmedbashir3975
@ahmedbashir3975 4 года назад
Mukhataraw sxb heestii aad inanta udhiibtay ee udanbaysay kaama hayo
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 3 года назад
Waar ninkan wllhi jaarbanu nahoo waa gobi gobi dhashey ❤
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 года назад
ustaad murjin kabanka inan barto ayan raba cid iga cawisa ayan raba
@waliedahmed7861
@waliedahmed7861 3 года назад
Ninyahow Siciid Murjin xageen kala xidhiidhaa, Erayada Heesta Ayaan fahmi waayay marka Qof ii Qora ayaan ku rayn lahaa.
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 4 года назад
Waaaaw.inti.jiif.ku.daawanaysa.farta.saara.🖒🖒🖒🖒🖒
@abdikafigaie1431
@abdikafigaie1431 2 года назад
Runtii qaabka uu garacayo kabanka waxaa modaa ragii waa weynaa sida xudaydi iyo jiim, da,yar sidas u garaaci karta kabanka waa dhif iyo naadir masha allh.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo alaaya cisak walalo
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 3 года назад
Wiilka kabanka Tumaya gacantiisu way Laylyantahay Macnaha Kabanka Wuu Xarago tumayaa
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@zakywllo8987
@zakywllo8987 4 года назад
walee kabankii abaalkiisaad marisay wllhi waad gumYsatay gacantu kuma go.odo
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 года назад
siciid kuriya iyo Abwaan musishan mukhtar murjin Aadbaan idiin salaamayaa saxibayaal mashaallah Hargeisa hoyga fanka soomaalida HARGEISA SOMALILAND 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤💚💚💚🤍🤍🤍❤❤
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Mahadsanid walal
@aishasaleban982
@aishasaleban982 Месяц назад
🥀 waaw yaa siciid axlalkalaam
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 2 года назад
Wiilkan garaacaya ya salaam salaan sare excellent
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 3 года назад
Mukhtaar maxamuud iyo sidiic kuuriya , mukhtaarow waxan ka helay qaabkaad xadhkaha iskugu tolayso iyo dhawaqa ka soo baxaaya kabanka macaan . Alle gacanta ha kuu barakeeyo walaal ❤ , haday suuro gal tahay waan kaa baran .
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 3 года назад
Thanks walal mahadsanid
@nasibyare5042
@nasibyare5042 4 года назад
waaw . waaw . anigu waayadan ma arkin nin sidaas oo dhan kabanka codkiisa u muujin kara marka laga reebo nin la yiraahdo abdinasir macalin caydiid iyo nuuradiin . waxaan filayaa murjin inuu bedeli doono abdinasir caydiid . well done bro . keep going .
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Mahadsanid walal
@fat6h61y3
@fat6h61y3 4 года назад
Abwankaygi waad lahaysa walee kaga dhawji aad ban ku slamaya abwaan murjin
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Thanks sxb
@bilanhaji7339
@bilanhaji7339 3 месяца назад
Muqtaar sifican utumay ilahow gacantaada kubarake ❤❤
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 3 месяца назад
Mahadsanid walal alaaya cisak
@husseinelmi3614
@husseinelmi3614 9 месяцев назад
Mashaa alllah Murjin waa ninkii ka dhaxlay kaban Jiim Sheekh Muumin waligey waayadaan nin sinaan kaban uga hadashiiyo ma arag nooloow From Minneapolis, MN USA. Next time have Durbaan iyo microphone for the singer.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 9 месяцев назад
Mahadsanid Xuseenoow alaaya cisak aad baan kuu salaamayaa
@husseinelmi3614
@husseinelmi3614 9 месяцев назад
Hadii la noolyahay marbaad insha alaah Minnesota saan noogu tumidoontaa ilahay hanoo kaso mesha qaboow iyo qaraami laan baa nagu haysa.Kuwaa intey waa heesaynaa kuyiraahdaa oo inta Labtop yar isasoo ag dhigaan, baad leedahay tolow kuwaan yaa xabsi daa'in ku wada xukuma.@@murjinofficialstudio8688
@khadramo4294
@khadramo4294 3 года назад
Walaahi.anaa.duubay.kamarada
@ahmedismail4235
@ahmedismail4235 Год назад
Mukhtaar murjin alle hakuu barakeeyo gacanta sxb Waxaaan hubaa inayna wakhtigan la joogo cidi kaaga horayn tumista kabanka horumar wacan ayaan kuu rajaynayaa sxb 💯🙏
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Год назад
Mahadsanid walalo alaaya cisak
@kadarabdi.1553
@kadarabdi.1553 3 года назад
Shp murjin halkeedii Ayaan dhigtay gacantu kuma go'ado qoodh iyo xeraale
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@bakalbulle9278
@bakalbulle9278 3 года назад
wiilka cuudka garacaya runti mel aysan jilka danbe marinin ayu mariyay waxadba moda cumaar dhule cumar mahdi ayu naxasusiyay well done bro
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 3 года назад
Mahadsanid walal
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
@@murjinofficialstudio8688 Mujinow sxb ilaso hadal fadlan aan statuskaaga un iska dhageystee🙄😭+254723503746 ilaso hadal sxb🙄😂
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 4 года назад
Eesh cala Kaban Bravo sxp waad kaga hadashiisay Gacantu kuma go'do😍👍👏👏👏💕💕
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Thanks walal waad mahadsan tahay
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Год назад
Best kaban snd best fanaan siciid kuuriya fankii oo lugaynaya ayuu ahaa siciid kuuriya kabaniiste mukhtaar wax kalle
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 года назад
MURJIN iyo Kuuriya waad Salaamamtihiin Caawa iigu Horeysa oo aa maqlo lakiin Rocordkii ayaa jebiseen Kamanka iyo f heestaba.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo alaaya cisak thank you walalo
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 4 года назад
Waa.fanaaki.weynaa.siciid.kuriya.ustaad.mukhtar.kamanistaha.qarniga.asxaabey.
@Qurankaiyomucjisojinka
@Qurankaiyomucjisojinka 3 года назад
M.a kabanku waa cumar dhuuloo meesha yaala
@yonisyousuf3005
@yonisyousuf3005 4 года назад
Gacantu ku go'do sxb mukhtaar codkaa macaan siciid mansha allah
@asiye717
@asiye717 3 года назад
😱😱 Alla siduu utumayo mcnaa Fananka iyo midka tumayaba waa mar La arag Waa idin salamya wllyal✋🏻
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
waanu kaa qaadnay mahadsanid
@asiye717
@asiye717 2 года назад
@@murjinofficialstudio8688 🥰
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Thank you
@asiye717
@asiye717 2 года назад
@@murjinofficialstudio8688 legend 🙌
@MohamoudGoodir-ph4gd
@MohamoudGoodir-ph4gd 5 месяцев назад
Yaa salaam.
@somalia6633
@somalia6633 Год назад
wiilkani waa talent soo koraysa, gacan macaan oo dagan ayuu ku tumayaa cuudka
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Год назад
Mahadsanid walal alaaya cisak
@deeqcilmi444deeqcilmi7
@deeqcilmi444deeqcilmi7 4 года назад
Waaaw war sxb wlh xaada ikacday fanki asalka ahaa wakan
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 года назад
Axyaa yaa Fanaan Siciid Kuuuriya
@davidwillium371
@davidwillium371 2 года назад
Murjin, suuq geynta , baro. Kalmadeyda lama quudhsadee.... maqal kalaamkeyga. U maleynayaa in aad noqon karto , cuudyahankii somali ugu wacnaa, abid!!!
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
thank you walalo mahadsanid alaaya cisak
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 года назад
👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴saciid kuuriya waaaaaaw waxaaba ka daran kabanka
@aragsanfarah5835
@aragsanfarah5835 4 года назад
Walayaabey mukhtarow woooow ana gormad itumi
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@ibrahimmadar7566
@ibrahimmadar7566 4 года назад
Asal asal waaala yabaaay ustaaad Murjin
@cabdicumar7061
@cabdicumar7061 4 года назад
Mansha alah Siciid Kuuriya iyo Abwaan murjin waala yaabay
@russiaahmed1204
@russiaahmed1204 3 года назад
Asal asal eesh calaa kaban murjinka
@mayomoi6777
@mayomoi6777 4 года назад
Waan idin salaamay mujrin iyo sacid mahasanidin
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Aad baanu kaaga qaadnay walalo
@dhulyuus
@dhulyuus 4 года назад
Maansha alah sxbky Murjin barteedaad dhigtay Alle gacanta hakuu barakeeyo
@mubarakismaacil8296
@mubarakismaacil8296 2 года назад
Axyaa murjin aad ban sxb uga helay tumistaada kabanka wana markii iigu horaysay ee aan dhagaysto
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo alaaya cisak
@suldaannajiib2027
@suldaannajiib2027 4 года назад
Murjin waa la yaaabay mansha alaah
@mohamedaliosman3661
@mohamedaliosman3661 4 года назад
Waah waah waala yaabay
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@siciidmaxamed5058
@siciidmaxamed5058 4 года назад
Asal asal habeen xasuus mudan
@OudMidiaProduction2580
@OudMidiaProduction2580 4 года назад
Yaa salaam qaraamku naftuu qiiro galiyaa
@khadarsheikhmuse3871
@khadarsheikhmuse3871 4 года назад
Wala yaabay
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 2 года назад
Murjin walaal aad baan kuu salamayaa gacantada waxaan aaminsanahy inaan cidi kaa horeyn wakhtigan, saarkii baa naga soo degay alla yacisak walal, tiro ma leh intaan ku soo ceshaday heeskan gacantada macaan iyo codka luxdan ee adeerkay siciid kuiriya alle haku barakeyo sxb
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo alaaya cisak alle haku sharfo
@nimcoxusen5818
@nimcoxusen5818 3 года назад
Waaah waaah yaaa murjin
@Hargeysa
@Hargeysa 4 года назад
Murjin sx waad tuntay wallee, saaxiibkay Siciidna wuu qaaday. Gacantu kuma go'odo.....aad baan idiin hambalyaynayaa...
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Thanks sxb cabdi qaadir aad baad iigu dheer tan iyo bilawgaygiiba waad isoo dhiiri galisay ilaahy haygu asturo walal kalsoonidad igu garab istaagtay
@shucaybismail920
@shucaybismail920 11 месяцев назад
mansha alah asal weeyi
@ugaasabdifatah6375
@ugaasabdifatah6375 4 года назад
Axyaa qaraam mansha alah
@abdikadar2
@abdikadar2 Месяц назад
Gacantii Da'ud cali Masxaf, ninka kaliya Daud badali doonto. Macalinkaaga inuu yahay waa iska cadahay.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Месяц назад
Mahadsanid walal alaaya cisak
@zerazmr8542
@zerazmr8542 2 года назад
Mirjinkow Hadad Fariintayda Aragto walal Iso Jawab Waxan Aad Uxiiseya Garaacista Giitarka Walal Inan Ka so Agdhawadan Rabaye Halke Ku nooZhaHaY 🙏
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo alaaya cisak waxaan ku noolahay magaalada hargaysa walalo
@hamdacabdi2253
@hamdacabdi2253 4 года назад
Mansha alah abwaanka murjinka kabanka
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 3 года назад
Habeenka.kamarada.anigaa.duubay.
@maxamuudahmed627
@maxamuudahmed627 4 года назад
Mansha alaha eesh calaa qaaci
@deeqcilmi444deeqcilmi7
@deeqcilmi444deeqcilmi7 4 года назад
Axyaa kaban macalin baad tahay sxb
@GorGor2023
@GorGor2023 3 года назад
Acuud kooy waryaa murjin maxad samay naysaaa waxan cuud lama oran karee Wad kudul xaragootay zxp
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 2 года назад
Make no mistake yarka tumaya waa axyaa wadani you got my vote uuum indeed Waxa na bartay buju baja
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo alaaya cisak alle haku sharfo
@nimcomaxmud8349
@nimcomaxmud8349 4 года назад
😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 I
@abdiwahaabsiyaad4632
@abdiwahaabsiyaad4632 4 года назад
asal kaban macaan waala yaabay
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 4 года назад
meela yar baa qalad ku Jira laakiin wuu dadaaley.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Waa inaan kaa bartaa meelahaa haday suuro gal tahay
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Dhamaantiin waadmahadsan tihiin
@mohamedaliosman3661
@mohamedaliosman3661 4 года назад
Axyaaa murjin iyo siciid kuuriya walaaahi laba qof oo qaaliya
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@faadumoolhaye5578
@faadumoolhaye5578 4 года назад
Mansha Alah waad shidan tihiin
@KISTATV
@KISTATV 2 года назад
Yaasalaam mudanayaal waajibkeedii baad mariseen. Kabankana isma laheyn Marduuf,Nuradiin, Filfil, Iyo Cabdinassir Macalin cidbaa kuheeysata laakiin Mr Murjin ayaa iga cajabiyey qof sidaan uga hadashiiya baryahan ma arag.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo Thank you kolay macalimiintaa gaadhimaayee
@KISTATV
@KISTATV 2 года назад
@@murjinofficialstudio8688 Mudane badalkooda waan u baahanahay.. Dadka yar yar oo fara kutiriska ah ayaad tahay. Maansha Allah.
@abdallaahmed5947
@abdallaahmed5947 2 года назад
Mukhtaaroow sxb meel lagala soo xiriiro haday jirto isheeg
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
tilifoonka page ku qoran
@mohamedabdilahi3872
@mohamedabdilahi3872 Год назад
Abdi kariin Yare soqabo pro wa boqorka codkee
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Год назад
Kabanka maku heesi karaa mise codkiisa la maqli maayo xataa hakuu ku ag fadhiyo ?
@cumardiigofficall7504
@cumardiigofficall7504 4 года назад
Mansha alah axyaa qaraam
@disisfunny88
@disisfunny88 2 года назад
Woow ninkan yarka waa talented sidu kmnka tumaya waa cajiip
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 3 года назад
Fanaanka Beesha makaahiil/sacadmuuse/Habarawal
@najaxbauetysalon7327
@najaxbauetysalon7327 Год назад
Nice song ilike it ❤❤❤❤
@husseinfathi2122
@husseinfathi2122 4 года назад
Abwaan waad isku kala bixisay waxaad u sheegatay awood keep going
@ibrahimmadar7566
@ibrahimmadar7566 4 года назад
Axyaaa qaraam
@goljanogsm
@goljanogsm 4 года назад
Yaa salaam
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 4 года назад
Abwaan Murjin Sxb waad ii dhuumataye ileyn jsbaniuste weyn Ayaad aheyd laxanadada Ayaan ka gartey wale
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Alaaya cisak Abwaan qaaliya aad baan kuu salaamay
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 года назад
Wiilka kabanka garaacayo halkuu joogaa haddiyad buu iga muddan yahay axsan kabaniiste. Tel Qofka ka hayaa ha iisoo qoro fadlan
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo 0634050472
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Год назад
@@murjinofficialstudio8688 walaal waan ku salaamay .macalin murjin kabankaada waa wehelkayga , anigoo hargeysa kugu booqoan ilaahay ima dilo. Ku jecliyaa guuleyso
@dhulyuus
@dhulyuus 4 года назад
Hore usoco sxb
@ciisefuaad9757
@ciisefuaad9757 2 года назад
Obobaay
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@yonisyousuf3005
@yonisyousuf3005 4 года назад
Gacantu kuma go'do Mukhtaar iyo Codkaa halaasiga ah ee Siciid ninka duubayaana waa Mubarik iyo inta madaxa ruxaysaba oon ka mid ahay.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Alaaya cisak walalky
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 3 года назад
Nasiib wacnidaa walaalow kabankaa macaan aad dhagahaaga ugu raaxaynaysay , waan hinaasay wallhi inan ka maqnaado goobtaasi . Masha Allah Alle gacanta ha u barakeeyo mukhtaar maxamuud .
@bushroabdirahman7406
@bushroabdirahman7406 4 года назад
Waaaaw Mansha alah
@najaxbauetysalon7327
@najaxbauetysalon7327 Год назад
Mansha Allah 💯💯💯💯💯💯💯💯
@abdirahman6734
@abdirahman6734 2 года назад
Alla yaacisak
@molamohamedmola4989
@molamohamedmola4989 3 года назад
Yaa Salaam I love it
@molamohamedmola4989
@molamohamedmola4989 3 года назад
Yana salaam
@mustafatess8298
@mustafatess8298 4 года назад
Murjin iyo khadar kuuriya
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 2 года назад
Markale yarka tumaya gacanta ale ku barakee ax ya wadani oo kaneeco ayq na barataye
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo alaaya cisak
@haashimbare4936
@haashimbare4936 3 года назад
Waaaw ustaad murjin gacantu kuma godo bro meeqo sano ayaad kubaratay cuudka?
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo thank you
@suldaannajiib2027
@suldaannajiib2027 4 года назад
Mansha alah
@bushroabdirahman7406
@bushroabdirahman7406 4 года назад
Waaaaaaaaaaaw
@deeqcilmi444deeqcilmi7
@deeqcilmi444deeqcilmi7 4 года назад
Wlh xasuus iyo qiiro ayaad igalisay
@safiyasiciid3089
@safiyasiciid3089 4 года назад
Woooooow
@bushroabdirahman7406
@bushroabdirahman7406 4 года назад
Wooooooow
@saeedmohammed9933
@saeedmohammed9933 3 месяца назад
ك
@caddeeye
@caddeeye 2 года назад
Fanku waa noolyahay .....rag culus iga dheh
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 года назад
Mahadsanid walalo Thank you
@ahmedbashir3975
@ahmedbashir3975 4 года назад
Best over hees
@ibrahimmadar7566
@ibrahimmadar7566 4 года назад
Waaaaaaaaw
@deeqcilmi444deeqcilmi7
@deeqcilmi444deeqcilmi7 4 года назад
Wa in wax lagaa bartaa isoqabo
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Waynu wada joognaa
@saedahmed3523
@saedahmed3523 3 года назад
heesta qoraal ah soo geli pls
@najaxbauetysalon7327
@najaxbauetysalon7327 3 года назад
Khamiis 20 05 2021
@ibaahimmadar1348
@ibaahimmadar1348 3 года назад
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 4 года назад
Sxb ninka kamanka faraha taabsiinayaa adiga miyaa ? Sidee u baran karaa tumista kabanka. xagee se ka heli karaa Kamanka, waxaan ku sugan ahay Faransiiskee ?
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 4 года назад
Waad baran kartaa sxb aad baad umahadsan tahay
@maanopage2025
@maanopage2025 3 года назад
💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 3 года назад
07, 07, 2021 arbaca 3:21
Далее
HEESTII JAMAAD CODKII HILAWLE KABAN BY MURJIN
7:51
Просмотров 10 тыс.
ТАЙНЫ И ЗАГАДКИ ИНТЕРНЕТА 2
41:37
Xaafuun.SSC00214
9:46
Просмотров 86 тыс.
Fiska iyo Yurub Geenyo Laxanka Xaafuun (Talantaali)
6:45
Jiim Shiikh Muumin Gacan Gacan
14:03
Просмотров 45 тыс.
Cumar Dhuulle - Laxanka Jiib.
8:37
Просмотров 75 тыс.
Cabdi Tahliil   Heeso Kaban Mix Ah
33:22
Просмотров 49 тыс.