Тёмный
No video :(

QARAXII LAGU HOOBTAY EE XAMAR | 'FASHILKA NISA' XOG CUSUB 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 520 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

#subscribe
WEERARKII ARGAGIXISADA EE MUQDISHO IYO XOGTA KORNEL MACOOW • QARAXII LAGU HOOBTAY E...
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Trump says bullet pierced upper part of his right ear
The former president has expressed gratitude for Secret Service agents who protected him and paid condolences to the rally attendee who was killed in the shooting.
“Nothing is known at this time about the shooter, who is now dead,” Trump wrote on his Truth Social platform.
“I was shot with a bullet that pierced the upper part of my right ear. I knew immediately that something was wrong in that I heard a whizzing sound, shots, and immediately felt the bullet ripping through the skin. Much bleeding took place, so I realized then what was happening. GOD BLESS AMERICA!”
'I'm not going anywhere,' Biden says as campaign struggles
Seeking to revive his struggling reelection campaign, President Joe Biden held a rare rally in Detroit on Friday, telling a cheering crowd he wasn't going to leave the race and warning that Republican Donald Trump poses a serious threat.
Biden, 81, is trying to shift the conversation from his mental sharpness and a growing number of Democratic defections to the impact of another Trump presidency, as he tries to reboot his campaign after a shaky debate performance on June 27.
"I am running and we're going to win," he said to a crowd that carried "Motown is Joetown" signs and chanted: "Don't you quit."
SOURCE: • Video
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Месяц назад
اللَّهُمَّ صَلِّ وَ سَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif Месяц назад
Kuwii dowlad iyo warbaahinta warkooda sida nabi inuu dhahay wadi jiray ayaa xitaa maanta cabsi dareemay o Afka juuqda gabay waxa gun nimadaas geliyay dowada hadii waxaas Eed soogaleen waliba Gartahay waxa lagu doodayo waay xirfadeen doonan ayeey isdhahayeen balse waay sii wadeen waxay umameynayeen in waxsaas lasii badalin o Argagaxiso in lagadhigo sida kuwa dunida kajiro e danbiyada balse waxaa hadane sobaxday hadii nabad iyo horumar Lahelo in Geeri waligeed dalka kdhicin Dhacayso fursadaha Kuwa qaswadayaalka badanayaan Madama hada fursadaha ama jaaniska kuwa qas iyo.dhib wadayaasha kobanyahay sababtuna waa Duur iyo saxaro joog . Kuwaas o casri noqday cido badan ayeey Geeri gaaridoonta dadkiina waay sii badanayaan.ilahay nooma kulmiyo nabad iyo horumar iyo Argagaxiso.
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Месяц назад
Allah ha badbaadiyo shacabka soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha u naxariisto intii ku dhimatey kuwa dhaawaca Allah ha caafiyo aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta dhexdeena ku jiro ee cadowga u adeego aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 Месяц назад
Waxaanmaqlaa saxaafadaxorta xoruma ahan waxii umada iskahorkeenaya
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 Месяц назад
Balufiirso korniil macoow ookale waa inlagafaa iideedtaa
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 Месяц назад
Waa runtime xaqiiqatan
@charkoshanghai
@charkoshanghai Месяц назад
Asc paris ayan ka dawanaya barnaamijka Allaha uu raxmado dadka lagu gumadayo xaq dariida . Mahadsanid abdihafid Coronel macow aad aya uga heela falooyinkisa .
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Месяц назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Scw Scw scw ❤❤❤
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf Месяц назад
Allaha u naxariisto Dalinyaradaas. Xassan Dhiiqo iyo Sanbaloolshe waa Tuugo Jawasiis Ethiopia. Maamulka Hawiye lagama sii Mid ahaan karo.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Qaraxyadu Magaalada ayey ka buxaan
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Месяц назад
Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Месяц назад
😅😅😅😅😅somali government 2024 😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n Месяц назад
@@fabulous-dy7kq wll wallaha musliminta diimashadoda miyaad kufaraxsantahay aniga mahii ree somalia wllالمسلم اخ مسلم
@user-mz4zn4st1k
@user-mz4zn4st1k Месяц назад
Shabaab not easy wlh. Xabsiga xataa loogama fakanaayo.
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif Месяц назад
Waligeed Argagaxiso waay jiraysa Tariiqda dib u fiiri balse hada dowada hasii dhisto nidaam amni o dhamestiran. Waxa so gaawanayo jaaniska Argagaxisada balse ogow kuwa ayaga o liito qaskaas sameynayay ayagoo magalooyinka so galay jaaniskana batay inay cabsi tahay.
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Месяц назад
Ilaahey Dadka ku Geeriyoodey Ha UNaxariisto, inta ku Dhaawacanteyna Ha ubooga Dhayo, Muhiimadu waa shacabka Hay,AD SirdooN waa iney shacabku La shaqeeyaaN Amniga waxa ilaashada shacabka shacabku Ha iska dhex QabtaaN kuwa Dhiigooda Baneystey.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Месяц назад
Siyaad Barre balaayuu hayey.
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b Месяц назад
Muqdisho Ayey shababku kuleyihin dad cidanki dawladi kuwi ushaqenyey
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Месяц назад
Ama kaadkaada ama laheshiiya Labaada mid uun yeela hadiikale Dhibku wuu soconayaa waligiina xal looma helayo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Месяц назад
Amonium waxaa lasiiyaa beeraleyda iyadoo biyo lagu qasay oo booyad kujirta, waddamada soosaarana xeer ayey usameeyaan ee iskama soosaaraan.
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Месяц назад
Subxanallah
@FuulSare
@FuulSare Месяц назад
Horta Cabdilxafiid 5-tii sano ee Taliskii hore oo ay dadku boqol boqolka qaraxyada ugu dhimanayeen muuqaallo iyo waraysiyo ma ka samayn jiray?
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Месяц назад
Somaliland guuuuuuuul ethiopia 🇪🇹 guuuuuuuul
@farhiaali3873
@farhiaali3873 Месяц назад
Shame on you
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 Месяц назад
Sxb muu yimaado oo shaqeeyo ha arkee oo aqoontiisa ugu shaqeeyo shacabka hadii uu run sheegaayo
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 Месяц назад
Waa inlahelaa ciidan saacado iskubadala oonogeen meeshoo w kashaqagalayo
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 Месяц назад
Salaan sare kornelka dhiiga leh
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b Месяц назад
Shabab maxa lohaysta ma tirka lageyo
@gouledxidig32
@gouledxidig32 Месяц назад
Odeygani waa saqajaan waa kuwii dadka leynjirey ee afweyne kushaqeysanjirey imika ayuu iska dhigayaa nin fiican sababta mataqaana piers morgen ayaa jecel oo wareysta😂
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Месяц назад
Nisa hoganki lakenaba wuxukubera okensada rajimqarson ofuliya danihisa garka ah iyo argosiga marka shaqada laqadokadib tasna waxasababay qabyalada iyo xulasho xumada markahoreba lowajaho iyo sidamadaxda sare isagaindhatiran sidahayadani xasasi ugutahay dalka kaliya ugaegan danohoda
@amineta378
@amineta378 Месяц назад
Waaruntaa iituur yakunoolaan karo
@ceelkaomar
@ceelkaomar Месяц назад
Kalmada fashilka ayaa u baahan fasiraad
@NurGacan
@NurGacan Месяц назад
Somalind ninka argagixiso u xidhan walaalkii ma boondo lomax ogola iyo qofka ehlkiisuna wuu baqaa armu kiis ku so galaa ayuu yidhaa
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 Месяц назад
Mahad halaso celiyo
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂 Sorry axsan Sanbalooshe❤❤❤
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 Месяц назад
@@abdikadirhaji6852 qabiil miya kutaageeree mise wax qabad
@abdilaahiabdi2462
@abdilaahiabdi2462 Месяц назад
Farmaajo ayaa al shabaab la shaqaysanaayay oo baabiyaay sirdoonka maraka inta lasii faynaayo dulqaata shacabow
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Jabhadii SNM Ee Muse Juudan Adeerka Ah Ee 25 Agoosto Cagta La Mariyey waxa Rer Waqooyi Masuul Idinka Ah Reer SSC Khatumo State Masaakiin baa La idinka dhigay hadal idiima Banaana
@Marshalberlin
@Marshalberlin Месяц назад
yaabka adunka horta somalidu sirdoon ma taqaano waayo jahilkan hadu sirdon ahan jiray hadaba somalidu sirdon waxba kama taqaano waayo kan in u jaahil yahay waba lo jeeda marka sirdonka waxa noqon kara qof aqli badan waasirdonku wa abni kana abni waxba kama ogo
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 Месяц назад
Ma isku cayaa ree na. Sir doon miyaa jira mesha. Dowlada ayeey ka buu xaan . Ni man kaan.
Далее
Italians vs @BayashiTV_  SO CLOSE
00:30
Просмотров 3,3 млн
Kaftanka Siyaasada 514 oo aad u xiisa badan
27:15
Просмотров 11 тыс.
Israel on Alert | News on The 700 Club - August 5, 2024
19:31