Тёмный

Qisada Xayaat 😭 || Qiso cajiib ah 

ILEYS
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel

Развлечения

Опубликовано:

 

3 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 402   
@ILAYS11
@ILAYS11 5 месяцев назад
Sxbayaal instagramka 10k ma igaarsiin kartaan?👇 instagram.com/ifiyenuur?igsh=dWw4MTQ3a2Nld3Z2
@MaaidoCabdirashiid
@MaaidoCabdirashiid 15 дней назад
Asc ileys
@mss_zu7184
@mss_zu7184 5 месяцев назад
Wa qiso aad u xanuun badn wllhy hal qalad oy samysay aya waxaso dhan kharibay😢😢illahay hana ilaaliyo anaga hadan gabdho nahay raga badanki wa cadow ee illahy balayadooda hana hareer mariyo😢
@Sadack19
@Sadack19 5 месяцев назад
Wali waa ragga kliya uu iimaankooda yar yhy lkn ragga badankooda maahan ❤
@hamzemoud4845
@hamzemoud4845 5 месяцев назад
Hn qali waxan umaleyna inan isku dakan ahyan lakin waligedba khalad waliba udaca lakin wa laxaliya.. lakin ilahy hana ilaliyo amin❤❤
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 5 месяцев назад
Subxaana Allaah .Walaahi carabta waxay ku dhaqmaan diinta islaamka way ka dheertahay .😢😢😢. Bal gabadhaas masaakiintaa dhibkeey u geysteen ceeb korkiina Ahaatay dheh
@hafsashafi7699
@hafsashafi7699 5 месяцев назад
Aniga carabta dhaqamadooda waxba kama aqoon lkn markaa dhageystay qisooyinkooda carabtii dhan naceyb baan u qaaday🥺😭💔
@xamdixuseinmohamed3933
@xamdixuseinmohamed3933 5 месяцев назад
Mhdsnid ifiye waqti xadirkan qisada dhex ayay iimaraysa ooma dhamesan waxase samen igu yelaty marka gbdha intey tobad kenty ay hurdayso aydo ladili karo every minute yacni waxy mujine ilahy hduu karali noqdo wal wal mjiro oo sikasto udanbi bdn tahy waki kunaxristo oo kaa towbad aqblo arinkas waxu kugu beraya jceyl iyo iiman aad ilahy uqadayso subhana watcla xta qisadada ajar ayaba kaga kordhayo wayo mrka qofka uu alle uqushuco waa mansab qurux bdn oo alle agtisa kuyalo yaa rabiii ilahow jecel kga qulub tena kuziyadi iiman kenana kordhi😢
@ALIABDULLAHI-rg9iz
@ALIABDULLAHI-rg9iz Месяц назад
Amiin Amiin Amiin
@YaxyeAdam-ls1fy
@YaxyeAdam-ls1fy 18 дней назад
Wlhi waa qiso xanuun badan😢
@bushescabdullah7915
@bushescabdullah7915 5 месяцев назад
Markeey ku booday eey ohin lasuuxday waa la ilmeeye wllhi axxx alle ha unaxariisto xayaat alle ha udambi dhaafo 🤲🏾🤲🏾🥹🥹
@user-mx3gm6sv5q
@user-mx3gm6sv5q 5 месяцев назад
Ilahay haku naxariisto naxariis waratah baayo mcn nolosha waa iska wajiyo badan tahay ,ilahow noo gargaar ilahow noo naxariiso ada naxariista baxshe ilahow noo gargaar yaa allah adaa awoodada tahay noo gartar😢😢😢😢😢
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢 2 qof wiil iyo gabar hde guur ku heshiyan halesku guuriyo hdi kale fidna iyo dambiyo wa wen ka dhashan Allah unaxariisto xayaat carabta diinta islaamka kuma dhaqmaan dadka qancintoda la ween dad dartisa waxas usamenayan sharciga islaamka la marin lahaa wiilka gabadha
@MuunaCawil
@MuunaCawil 3 месяца назад
Qiso aad u xanuuun badan 😢😢
@user-vh2pr4xx1y
@user-vh2pr4xx1y 5 месяцев назад
inta qisooyinka kuseexata isoo raaca ifiye famly
@sudiaanush9684
@sudiaanush9684 5 месяцев назад
Allah u naxariisto 😭 xayaat wllhi wa qiso xanun badan 😢 Amiiro wa gabar aqli badan runti ma ilawin dardaranki habryarted😢ala xanun badan allah xifdiyo wiilka yar io dhamantodba 😢
@ibraahimabdullahi5306
@ibraahimabdullahi5306 5 месяцев назад
Qisooyinkan camal wey igu baxdaa .
@rayaanmusdafabdullahi9611
@rayaanmusdafabdullahi9611 5 месяцев назад
@Abusaliim30
@Abusaliim30 5 месяцев назад
Qisada saan ee ku macaan tahay saan ku wad sxb... Noolow❤
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 5 месяцев назад
Munmtaha Qalbi jilic leydhahaa 🥺😢💖 lkn wn is adkeynaYaaaa😫😫😭😭😭😭 walahi wn ka xanuustay Qiso xuuun badn weyba dhaaftay🥺😢 ❤ haa aniguba saan uunban Qisoyinka sameynta baa wax tareysa 😢 xayaat naxdin u dhimaty😱😱😰🥵😢😮😮!!!?
@hfm9834
@hfm9834 5 месяцев назад
Dhaqan xumaa carabta iyo muslimiinta qaar badan. Ilahayow kuwa diinta ku dhaqmo naga dhig.
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 5 месяцев назад
40 qof oo isoo ducaysa ma la wayey❤❤❤❤ waa xanuunsanahee si alle igaga qaado😭😭
@Najminaa
@Najminaa 5 месяцев назад
Cafimda sariica Alle haku siiyo🤲 Xanunka dambi dhaaf Alle haka dhigo
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 5 месяцев назад
Allaha ku cafiyo Allahuma aamiin yarrabi 🤲
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 5 месяцев назад
@@Najminaa aamiin wll qli
@Amla7
@Amla7 5 месяцев назад
Allaha ku caafiyo
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 5 месяцев назад
Caafimaad sariic ah inshaa ALLAH 😊XANUUNKA ALLAH KAAQAADEE FAATIXA 7 MAR ISKI AQRI SI NIYAD AH
@saffaali1091
@saffaali1091 5 месяцев назад
Alla carabta dhaqan xuma alx ilahay an naga dhigin qofka danbi mar wa ka dhacaa tawbadana way furantahy xisaabna ilahahay ba ku leh lkn ilaa heer la dilo loo na quuri wayo in la aaso maydka hadana xubnihisa la jarjaro xanun badana😢
@caaqilibrahim1374
@caaqilibrahim1374 5 месяцев назад
Thanks from 🇩🇯
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 5 месяцев назад
Ar carabtu cadow Sanaa ileen 90ka wa familada carabta wa dilayaal sharaf sharaf uf 😢😢😢😢😢😢thnk you bro 👍👍👍
@Xalimo421
@Xalimo421 5 месяцев назад
Midaan la ooyay wa wiilashii la dhashey aya gacantoda ku dilay😢Sharaf daraaded naf loo jaray Subxanalaah.
@Salmah1999
@Salmah1999 5 месяцев назад
Waa cidhib xumada ay sinadu leeday Subhanallh 😢😣
@sumayaiprahim
@sumayaiprahim 3 месяца назад
Wlhi waa xnuun qiisadani😢❤
@ARIZAK766
@ARIZAK766 2 месяца назад
Sharaf ayey ku leeyihin subhanallah, qabil arxan daran aan sharaf lahayn waaba cawaan 😢
@ZuhaybCrashiit
@ZuhaybCrashiit 5 месяцев назад
Waynoogu baxdaba wllhi qisoyinka dhaadhhere aad soo gudbiso wll ifiyaw hore usoco wanag aan dhamaad lahayn ayaan kuu ra jaynaya waar ninkan 2025 i.a 1M ka hala gaadh siiyo oo ha xidho ❤
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 5 месяцев назад
Qisada hadeeyba saacad kayartay ma jecli waa sababtaa kuguxiranahay qisooyinka dhaadheer marka Ha noo cudur daaran waa inaan adiga Kuu mahad celinaa 🙏
@XeydarAbdi-gl6sx
@XeydarAbdi-gl6sx 5 месяцев назад
Allah unaxriisto hayaat 😢
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 5 месяцев назад
Hadaad soo gudbin waydo qiso dher anuu waan jeclahay 😂😂😂😂😂😂
@Ayesha-q33n
@Ayesha-q33n 5 месяцев назад
Waxan jeclahay qisada dhaadheer runtii😢❤aaad ayey uxnuun bdnthy wlhi ilah unaxriisto xayaaat😢
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
maashaa Allah. Allah's sahlo weeye maashaa Allah
@cashoahmed21
@cashoahmed21 5 месяцев назад
Saa ufarxaya marka arko qisooyinkaan cml Alaha ku barakeeyo❤😢
@Itssnura753
@Itssnura753 5 месяцев назад
qisoyinka mida ugu xanun badan waye taan camal wala xanunsady walhi😢😢 ax!
@sumayaabdikadir-ji2ty
@sumayaabdikadir-ji2ty 5 месяцев назад
Bari shaqada wax aan ku qabto baan ka fikirayey thanks 🙏 ❤
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 5 месяцев назад
Istigfaarta aqri adigaa liibaanaayo 😊
@xafsamaxamadsalaad9881
@xafsamaxamadsalaad9881 5 месяцев назад
Acuudubilaah alla mexey dulmi isku garabsdeyn Carabta balayo idin aragte sharf malaha sharafta allaah ka qadee
@hafsashafi7699
@hafsashafi7699 5 месяцев назад
waaba dad dulmiga iskugu hiiliyo kwaran bal gabdhaas yar mxee sidaas ugu ciqaabeen😢😢
@shariifshafka6822
@shariifshafka6822 5 месяцев назад
Waa mahadsantahay sxb waa qiso cajiib ah😢😢😢
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 5 месяцев назад
Subxanallah illahay baa xumaan kanasahan 😢illahay baa xumaan kanabadgalney 😢😢
@Saadaq19
@Saadaq19 5 месяцев назад
Inaa lilaaahi war carabta xaaasid sanaaa maskiinta Mexee Saas ugu galeeen😭😭😭😢 Ilaah ha u naxariisto Xayaad Wlhi qisadaaan welegy ma ilaabi doono ala xanuuun badanaaa Sidee xayaaad u dhimaty Ilaah ha u naxariisto
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah so sad walaahi bilaaahi waa wax dhaqan xumo ah weeye walaahi absolutely Allah sahlo weeye inshaa Allah Allah so badbadiyo amiine amiine subxaanlaah
@abdulrahmanmursal1615
@abdulrahmanmursal1615 5 месяцев назад
Wlh halmar caajis madareemin qisada dheer adi lee kaa maqlay waan la ilmeeyay waxa ku dhacay xayaat alla ilaahow u naxriiso xayaat nacas kii kacararay oo dhibkas galiyay inkaar haku dhacdo Amira qof daacad ah abaal guday.
@user-xn8gs4fv2o
@user-xn8gs4fv2o 2 месяца назад
😢
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
waa qadar Allah. laakinse waxeeye aheed ineey ka tag baby yare subxaanlaah subxaanlaah
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
so sad weeye walaahi ax ax ax ax so sad walaahi bilaaahi 😢😢😢
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye inshaa Allah khader. weeye
@ifrahahmedsugal1668
@ifrahahmedsugal1668 5 месяцев назад
Xayaat alle how naxariisto usaama iyo aamira allh qiasadu xanuun bdnaa 😭😭😭😭
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
thanks you brother. nice story weeye maashaa Allah ❤
@user-lj7sz6bg5q
@user-lj7sz6bg5q 5 месяцев назад
Waa reer madiino sxp ❤❤
@maryamacabdilaahi
@maryamacabdilaahi 5 месяцев назад
Waa ❤cajiib qisadaan
@yaxyemaxamed252
@yaxyemaxamed252 5 месяцев назад
Sxp waad saxantahay qisooyinka dhaadheer aadbaan u jaclahay sidaan nooga wad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-dt7xs5sc3l
@user-dt7xs5sc3l 5 месяцев назад
Walaal waxaan kuu rajeynayaa janatul firdows
@user-bf1lb8li2p
@user-bf1lb8li2p 5 месяцев назад
Allah qiso murugo bdn sxp
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
Allah. na asturo.amiine amiine subxaanlaah
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
nin baa ku dheelayee subxaanlaah subxaanlaah
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 5 месяцев назад
saxib qiso soomalia❤❤🎉
@shukrijama7836
@shukrijama7836 5 месяцев назад
Maashaaallah ilaahay ha ku xafido 😂😂😂
@Taliye-7
@Taliye-7 5 месяцев назад
Guulayso sxb qisooyinka dheer dheer ee wax badan laga baran karo waa waxa aan kuugu soo xulanay horay u soco sxb
@cabdiraxmaangeediaadangaca8915
@cabdiraxmaangeediaadangaca8915 5 месяцев назад
Qisooyinka hakarada soo badi😢😢❤
@cabdiraxmaangeediaadangaca8915
@cabdiraxmaangeediaadangaca8915 5 месяцев назад
Qisooyinka hakarada soo badi😢❤❤
@fartuunabdiraxmaan244
@fartuunabdiraxmaan244 5 месяцев назад
Wad mahadsan tahay waanba ku heystaa qisoyinka dhaa dheer mahadsanid kun jeer
@hakimh22221
@hakimh22221 5 месяцев назад
Qisada ha dheerato bro wa rabna thanks bro
@user-bf8kl3yj1p
@user-bf8kl3yj1p 5 месяцев назад
Wllhi waa run sharaftaada ilaasho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 5 месяцев назад
Ax wlhy waa qiso xanun badan😢😢😢😢😢😊😊😊😊
@dekaadar9636
@dekaadar9636 5 месяцев назад
Very nice story
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah Allah badbadiyo amiine amiine
@Nimohas
@Nimohas 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢 subxannallh allow u dambi dhaaaaf qofkasta oo shaydaan ka xoogbadshay wnka xumahy wllhy
@hafsashafi7699
@hafsashafi7699 5 месяцев назад
Carab dhaqamadooda waa dhaqamo aad u xun runtii oo diintana ka fog subxanllah qofka hdu qalad galo tawbad ayaa ufuran sharaf bey sheganayaan wax sharaf ay leeyihin majirto waaa dhiigyo cab😢😢😢😢sorry Hayat
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah maa lees ku daro maxaa jiro inshaa Allah khayer so sad weeye
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah waa qiso xanuun badan walaahi subxaanlaah subxaanlaah
@NiMcO142
@NiMcO142 5 месяцев назад
Noo soo badi❤
@muna607
@muna607 5 месяцев назад
WAA Qiso xanun badan😢
@sabrinasiman
@sabrinasiman 5 месяцев назад
Qisoyin dhaadher waa rabnaa wllky Mhdsanid
@SahroYuusuf111
@SahroYuusuf111 7 дней назад
Ya allh 😢😢😢
@Safwaan2
@Safwaan2 5 месяцев назад
Waa diin la,aanta iyo jahliga qof ku hadduu qalad galo wixii diintu tidhi midh laga dimimaayo midnight lagu dari maayo, lkn iyaga caadooyinkooda ayaa la wayn.
@sacdiyogs
@sacdiyogs 5 месяцев назад
Aniga qisooyinka dhaadheer waa jeclahay wlhi waliba kuwa carabta allah ku sharfo wllky
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
so sad subxaanlaah subxaanlaah waa yaab walaahi subxaanlaah
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah. walaahi bilaaahi. shocking weeye subxaanlaah
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 5 месяцев назад
Allaha unaxariistho
@degelkhayr
@degelkhayr 5 месяцев назад
Belo ku eedaysatay intaas salaamo baan siinlahaa sahay hadaan eedadaas ahay
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
walaahi so sad weeye subxaanlaah
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 5 месяцев назад
Taa eedada u ah alah ma cafiyo waxy gelisay ehelkii iyo dakii oo dhan denbi xaga,ele aan la cafin doonin ceeb dhaqan xun lagu shaqaayo,, belaayo kugu dhacdy 😢😮
@MaaidoCabdirashiid
@MaaidoCabdirashiid 15 дней назад
Aboowe waad uqalantaa ❤❤❤ qisooyinkaada caloosha ila xanuunta
@xafsamaxamadsalaad9881
@xafsamaxamadsalaad9881 5 месяцев назад
Alaaah unaxariisto xayaat🤲🏼😭
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 5 месяцев назад
Carabtu cadawsana oo xumaa acuudu bilaah illaahay baa mahadle oo somali naga dhigay sharaf beela carabeey😢
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
waaa ineey isla cararaan dee saas weeye
@user-qw3ip8iw9r
@user-qw3ip8iw9r 5 месяцев назад
Allah ha u naxariisto😢😢😢😢 illahay hanoo danbi dhaafo iyada iyo annagaba
@NimcoHashi-ft7zl
@NimcoHashi-ft7zl 5 месяцев назад
War anu hadad 7 Saac soo gudbiiso anu wan dhagysnyah no wad wan jecelnhy qisooyinkagag ilhyna ha ku xiftiiyo huno qlih
@user-bf1lb8li2p
@user-bf1lb8li2p 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢qiso layaab leg szp
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye walaahi
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
edo xumaah subxaanlaah weeye iska deene lahaade subxaanlaah subxaanlaah
@maidoahmed7735
@maidoahmed7735 5 месяцев назад
Hormar wacan wllke manta duhurki sidan bejkaga uso gale ayan ilaa iyo hada ku jira maahan in an ku cusbahy lkn kuwa an hore udhagesan ayan hada dhagesanaya isla markiba qiso kale so dhig te m.a keep going bowe🤴🥰❤
@umumalak1947
@umumalak1947 5 месяцев назад
Wa qoys imaan lawayaal ah khaladkay galeen ayaa ka wayn kay gashay Way udiideen nin kii dhawr goor sodoontay Lacag bay ka qateen kuwii xumeeyay hadana way dileen Allah o aburtay qofka dambi haduu galo ma dilo
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
ax ax ax edo xumaah so sad 😞 weeye
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye wlaahi bilaahi subxaanlaah subxaanlaah
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah. so sad weeye walaahi ax ax ax ax so sad weeye
@AwoJAMAELMI-ce9pt
@AwoJAMAELMI-ce9pt 5 месяцев назад
Keep going wllo anagaa rali kaga ah qisadaada dheer wlhi waana ku shaqeeya waana ku safraa anoo dhagaha gashanyaa waxany ii badaleen badalkii heesaha ❤
@user-cx2ue2lb5d
@user-cx2ue2lb5d 5 месяцев назад
Aniga dhib maku qabo waqtiga badan ee sacada waana mahadsanthy
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah. weeye laakinse Allah sahlo. weeye xaalka subxaanlaah ax ax ax ax subxaanlaah subxaanlaah
@Nimohas
@Nimohas 5 месяцев назад
😢😢😢 walhy wan oyay hada wan oynaya an qorayo qoralka aad aya ugu mahadsan thy😢😢😢😢😢😢
@user-dy8ml6uv6s
@user-dy8ml6uv6s 24 дня назад
Xanuun weeye 😭😭
@mms7038
@mms7038 5 месяцев назад
marba marka ka dambaysa iinu wakhtigu dheerado ayaan jeclnahay wlhi wayo wxn fahana macnaha dhabta ahe qisada
@user-nu6pm5cl5z
@user-nu6pm5cl5z 5 месяцев назад
Lkn wan jecelnahay qisooyinka dherdher so thank you so much 🎉
@AmalSiyaad
@AmalSiyaad 5 месяцев назад
Long story is the best 😊 that's why I like your channel ♥️ ifiye keep going 💪 👍
@princessbinty499
@princessbinty499 5 месяцев назад
Bartaas inaga hay wll qisooyinka dhaadheer dhacdooyin badan ka buuxa si joogta ah ban udhagaysata sas inagu wad wll thanks alot ❤ so painfull qisada 😢
@Hamda20289
@Hamda20289 5 месяцев назад
Anigu qisooyin kaaga dhaadheer ku haystaa wlhi waan ku shaqeestaa wax partiyo loo Sameeyoc waan Necbay oo kolba la badh jaro thank bro halkaa Nooga wad qisooyinka
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 5 месяцев назад
subxaanlaah subxaanlaah edo lagu qaade dhah subxaanlaah subxaanlaah
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 5 месяцев назад
Runtii dadaalkaga iyo soo gudbunta qisooyin wax tar leh Inaad la wadaagto oo laga baranayo dhaqamada iyo waayo argnimo aad baad ugu mahadsan tahay In ay dheerato qisaduna wax dhib ah uma arko anigu dheef mooye
Далее
Ubixii geerida 😭😭😭 || Qiso xanuun badan
1:31:37
Nafteyda ayaan kuu guuriyey? || Qiso saameyn badan
1:14:51
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 5 млн
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
Просмотров 61 тыс.
Qisada Sanaa 😭😭 || Qiso aad u xanuun badan
1:24:27
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Zahra 😱 || Qiso layaab leh
55:23
Просмотров 28 тыс.
Gabadhi shaqaalaha ahayd 😭 || Qiso xanuun badan
1:11:27
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Как без этого..😂
0:15
Просмотров 2,8 млн