Тёмный

Qiso xanuun badan: hooyo curadkeedii ka lumay 25sano kahor oo hadda heshay! 

Burgabo Media
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 335 тыс.
50% 1

Qiso xanuun badan: hooyo curadkeedii ka lumay 25sano kahor oo hadda heshay!

Опубликовано:

 

19 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 209   
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN 10 месяцев назад
Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏
@FilsanAdey
@FilsanAdey 10 месяцев назад
Scw
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 10 месяцев назад
(SALALLAHU SLEIHI WASALLAM)♥️♥️♥️🌹
@ifraaxabdi1699
@ifraaxabdi1699 9 месяцев назад
Salalaahu calayhi wasalam
@user-ew2wo2bb8f
@user-ew2wo2bb8f 10 месяцев назад
Hoogo waa un hooyo mar walba bal eeg inta sano oo aysan kasamrin wiilkeeda kuna taamaysay goor walba inay helidoonto mar un masha alh
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 10 месяцев назад
😭😭😭😭😭 lumida uu lumay waxa igadaran xanarisdarada uu ku koray wayo somalida waa bilaa naxaris
@haboonali7455
@haboonali7455 10 месяцев назад
Wey kamuqata wlhi😢
@Hasnktal
@Hasnktal 10 месяцев назад
Sanada badan oo murugo maanta farxad ayay kuu tahay Mashallah
@FatouDirieh
@FatouDirieh 10 месяцев назад
😂❤😢😅
@halimahassan657
@halimahassan657 10 месяцев назад
Asc maansha Allaah, xasan waa caruur baari ah illaahey Qayr ha idiin siiyo, maxamed Qadar illaahey ha xafido,dhamaan caruurta oo dhan illaahey ha xafido hooyo macaan Jannatul fardowso illaahey ha ku geeyo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh 10 месяцев назад
Qisadii Nabi yuusuf ayey uegyahay wiilkaan wuu guilausani waxii hada kadanbeeya inshaa alaah
@user-sw6qj5nf7s
@user-sw6qj5nf7s 10 месяцев назад
Maashaa Allah laa xawle walaa quwwata ilaa bil laah Hooyo Allah u mahad celi in badan Salaatul shukrina tuko ,wiil kana baxnaaniya oo oodkac u jar
@siradm
@siradm 10 месяцев назад
Bartu way socottaa, kor bay aaddaa hadduu ilmuhu korayo, way la kortaa, heeraha hadday ku taallay waxay tagaysaa dhinaca wajiga. Alxamdulillaah
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 10 месяцев назад
Maansha Allah wiilka yar xasan waa wiil yaqiin fiican. Allah haku barakeeyo.
@awraabbi-rh1qm
@awraabbi-rh1qm 7 месяцев назад
Masha Allah. Waa qiso mudan in buug laga qoro. Waxyaabaha soo jiidashada u yeelaya ayaa ah: Habka hooyadu isagu hannaanisay tilmaamaha wiilka. Jacaylka xad'dhaafka ah ee ay ku dhiirratey in ay wiilkeeda aragto iyada oo u adkaysatey socdaalka; iyo in ay ka nibkeento hadafkeeda helidda curadkeeda. Sidoo kale, waxa aan meesha ka maqnayn walaalka wiilka la dhashey oo ah nin da' diisa ka aqli badan-- Masha Allah. Murug ka wayn adduunka garan maayo in qof fakatey la raadiyo. Waa arrimaha dhifka ah ee aan si yar la isku ilowsiin karin. Ilaahey baa se qadarey ugu dambeyntii in la helo wiilkaan oo reerkoodii dib ula midoobo.
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 10 месяцев назад
Oo wiilka intaa xoolo raacayey miyaan waxba la siin ,miyaanu xaq ugu lahayn ninkuu u shaqaynayey ..waa maxay dulmiga intaa leeg ee xaquuq la 'aanta ah.
@FaadumHuzein-wx9zd
@FaadumHuzein-wx9zd 10 месяцев назад
ALXAMDULILAAHI RABBIL CAALAMIIN ❤❤❤ ILaahay caafimaad hawgu bedelo xanuunka iyo silaca uu maray maxmed khadar
@AdamPlayz195
@AdamPlayz195 10 месяцев назад
Subxanalah Waa mucjiso walahi hooyo Waa qof kaliya fahmi kara ilmaha ee dhashay, Aniga hada ka hor hal habeen reerkeega ka dhumay Aniga iyo walashe ila Hada ma ilaawo,
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 10 месяцев назад
Hooyo macaan wa janada ifka ilahaw abaalkeda ka dhig janatul fardawsa dareenka hooyo macaan ❤❤❤
@maryanhaji1053
@maryanhaji1053 10 месяцев назад
Alhamdulillah ALlAH Aya soosahlay
@abdallaalbashir7233
@abdallaalbashir7233 10 месяцев назад
Hadal waxba tarimaayee aan mamada iyo labadeede wiil caawino number ka waan wacayaa insha Allah
@user-sz6yj2gu8c
@user-sz6yj2gu8c 10 месяцев назад
Miskinka duraf bdanba ka muqata 😢😢😢😢
@HadiaJama
@HadiaJama 10 месяцев назад
RabiyOw adey awOodaada tahay hadii Uu nOolyahay wiilkayagii nabad nOogu keen hadii Uu dhintEyna naxariistii janO gEe 8_9 sanO bUu naga maQan yahay😭💔
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 10 месяцев назад
Illaahay ha kuu sahlo walaal
@HadiaJama
@HadiaJama 10 месяцев назад
@@najaxnajax4656 amiin walaal
@hafzaabdiwahab4161
@hafzaabdiwahab4161 10 месяцев назад
Amiin yarabi
@talisotaliye845
@talisotaliye845 10 месяцев назад
Allahauma aamiin
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb 10 месяцев назад
الله اكبر ولله الحمد لاحول ولا قوة إلا بالله
@khadragelle7801
@khadragelle7801 10 месяцев назад
Illahay ha isukuundaayo hooyo macaan wuuduloobay miskiin
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 10 месяцев назад
Alxamdulilaah 25sano ka dib haddii alle SWT u sahley
@bashimohamed67
@bashimohamed67 10 месяцев назад
AlxamduLiLaah Allah SW Ha Barakeeyo Qoyska❤❤
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 10 месяцев назад
dadku xumaa xaasidsanaa hooyo ilmaheedii raadinaysa ayay la meeraysanayaan😊
@abdallaalbashir7233
@abdallaalbashir7233 10 месяцев назад
Siduu muuse biixi isaaq ula meereystay ayey mamada ula meereysteen😂
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh 10 месяцев назад
​@@abdallaalbashir7233kkkkkkkkkkkk
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 10 месяцев назад
​@@abdallaalbashir7233 Muuse biixibaa kugu dhex nool 😂😂😂😂😂 ilashay hadii lagu arko silic båda ku noishahay maskaxiyan ducayso in ilashay qalbiga kuu caafiyo bal maxaa muuse meesha keenay hooyo qiiro dhib soo martay laga waraysanayo ee curadkeedii ka tasoobay baa laga hadlayaa e
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 10 месяцев назад
Al Xamdulillaah Allaa Mahad leh
@adontiiale
@adontiiale 10 месяцев назад
Ilaahy ayaa kumahadsan ineey hooyo mudo wiilkediradineysay heshay alxllh aabahiisne ilaahay ha unaxariisto lkn danbiga waxaa iskaleh dadkii markihore heley iyagaa lagarabay iney baafiyaan oodadkisikuraadiyaan lkn weydayacen silac ayuukukoray ilhy ha ugargaaro xasan carabne waa wiil aqlibadan masha allh burgaabo ale hakuxifdiyo saad bulshadaada ugugargaarto wadkumahadsanthy huuno
@user-bz2qf7vl5o
@user-bz2qf7vl5o 10 месяцев назад
Masha Alah waa qiso cajiiba waxan casuustay qisadii Nabi yuusuf Alahu Akbar
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 месяцев назад
Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow adaa u soo dhaweeyey ‼️❓⁉️💯🌺👂❤️🤲🙏🇸🇴🕋💎💙🏵️💐🙏💯
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 10 месяцев назад
Alhamdulilah illahay ayaa u soo celiyey ehelkiisa ❤
@ayaandarwiish
@ayaandarwiish 10 месяцев назад
Wiilka DNA ka qaada hooyo allh haku xfido 😢❤
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 10 месяцев назад
Looma baahna , wayba garane dna maxaa lagu falin
@amataallah2026
@amataallah2026 10 месяцев назад
Soo kan walashiiidi marku dhumayey la socotay magaceedi xasuustay
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 10 месяцев назад
Uma baahna way cadahay in ay is heleen sumad ayuu ulahas ininkiirabasba naxayboo aabihii xasuusatay mida kale dadka is dhalay dadka iskagama jiraan isagooyarbaa reerihii sheektay ka diiday e ma isagoo häda oday noqdaybaa la yeelankaraa waa maya sodon ma wayba laakiin wuu silcay oo afartana wuu ka waynaaday häda haloo dhiso ilashay baa qadaray in uu cararo oo wax baa meeshabka socday walaashiisa yariba way arkaysay markuu caray waxan aad ujeclaan lahaa intuu aabihii noolaa in la helo laakiin waa qadar in uu dib u arkin baa qorayd haday hooyadii hormarto lama heleen inankani wuxuu noqonlahaa xabaklayaasha haduu magaalo ku dhex Kumo waa nasuib wanaag in la helay isagoo xoolojir ah waqyo waa nin silaca soomaray mooyee balwad lahayn xaraa haduu jaad iyo sigaarba bartay balo kawayn baa jirtaa oo häda wuu dhaqmikaraa hooyadaa cagaha umaydh intay noishahay kolay waxa akhrin doona inankani jaamacada dhiktay comentiga usheek waxan kula taliyay waa idinla farxay waanan idiin hambalyaynayaa ilashay inta nolashiisa ka hadhay dhib idinma tuso dabeecadiina ilashay ha is waafajiyo maadaama uu silicku soo koray oonu idinla korin in la kaalmeeyo oo loo gurmada looma dhigo arooswacan wuu is taahilaa waqyo wuu soo rafaaday oo hagaasay
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 10 месяцев назад
Alxamdulilaah waaba farxad aduun ilmo kaa maqnaa oo Aad heshay hooyo ilmeheeda sikasta oo wakhti badan uuga soo wareego way garan kartaa laakiin se DNA Ha iska qaadeen
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 10 месяцев назад
Haaa way jirtah lkn dadku waxy leyihin isir sooc wlle lkn umada ilahay maba ka cansanayen qof dhan cunugiis bay qarsanayan
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 10 месяцев назад
Alxamdulillaah Alxamdulillaah Alxamdulillaah
@sahalyare1167
@sahalyare1167 10 месяцев назад
Maansha Allah Ilaahay Ha Boogo dhayo maskiinkaa Hooyadaa La tabaalays nayd maqnaan shaha wiilkeedana Ilaahay Samirkeedii Ayuu ugu soodhaweeyay maalmo adag bay soomartaye buurgaabona ilahay ajar haka siiyo
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 10 месяцев назад
Ku saliya nabiga ❤
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 10 месяцев назад
Salalaahu CALAYHI wasalam 100×10000
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 10 месяцев назад
Alahu akbar alhamdulilaah
@hooyoabraar
@hooyoabraar 10 месяцев назад
Ala calol xumo badanaa rabigii usahlay ha u mahad celiso
@adenabdi5563
@adenabdi5563 10 месяцев назад
Macha Allh wlhi wn la qiiroday family kan wana dad ehlu diin ah o iman leh
@user-df6oz6zx6e
@user-df6oz6zx6e 10 месяцев назад
Allahu akbar Alxamdulilah
@SamiroOmar-bi6wp
@SamiroOmar-bi6wp 10 месяцев назад
Mashaalah alle aya mahadle ee codsi burgabo dad badan baa saa kumaqan ee bamaamujakaga ku dar radinta dad kala lumay ee wayahu kala xidheen
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 7 месяцев назад
😢😢😢 waaa qiso murug iyo farxd isku jirto ilahay bAa mahd leh usooo sahlay waalidki❤❤❤
@TheAMINAW1
@TheAMINAW1 10 месяцев назад
My hope and wish is that all Somalis unite again. That would please our great poet, warrior and leader Hassan. His fight and death was not in vain. We only have ourselves to blame. Hold your head up high show no shame. We are a proud ancient people, we are warriors and poets all the same. Live long and prosper. Peace be onto our Kingdom!
@user-of4oy5ei2j
@user-of4oy5ei2j 10 месяцев назад
LABADA WIIL DHEGAHA ISKAGA EGYIHIIN
@umuraxma7268
@umuraxma7268 10 месяцев назад
Allxamdulilaah ilaahay ayaaku mahadsan
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 10 месяцев назад
Alxamddullaah alla muxuu soomaray dhib
@saidojama1170
@saidojama1170 10 месяцев назад
Hooyo mcn ineeysan dhayal ahey ayeey tusaale u tahay ❤❤❤❤
@foozia426
@foozia426 10 месяцев назад
Dhaqtar nafsaaniya buu uabahayyahay ❤
@rahmacawil7252
@rahmacawil7252 10 месяцев назад
Subxaan waar hala caawiyo wiilka iyo qoyskiisa
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 10 месяцев назад
Maashaa allaah alxh
@maryama1487
@maryama1487 10 месяцев назад
Walahy wan oyay allah bamahad leh
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 10 месяцев назад
Mansha allaaah Alhamdulilaah mamo macan ilaahay ayaa ka farxiyay Alhamdulilaah mamo macan
@malyunukash2975
@malyunukash2975 10 месяцев назад
Alxamdulilaal Alxamdulilaal, Alxamdulilaal. WALAXOWLA WALA QUWATI ILA BILAAHI CALIYUL CADIIM. Ya ALAAH Alxamdulilaal.
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 10 месяцев назад
Alxamdulillah
@qeysdaahir7656
@qeysdaahir7656 10 месяцев назад
Allahu akbar
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 10 месяцев назад
سبحان الله العظيم
@Khadar-zj9xw
@Khadar-zj9xw 10 месяцев назад
Wlahi mamadan dhibka soo gadhey! I Lahey aabe how naxariisto.asagoo qalbi Jaban ayuu dhintey
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 10 месяцев назад
Alhamdulilah Ya Rahman
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 10 месяцев назад
Hooyo mcn maxay xanuun soo aragtay. Ina macal cusri yusran. Culays kii saarnaa mudo badan ka dib maanta ayuu ka dagay. Waa qiso xanuun badan.
@ciisexuseen1684
@ciisexuseen1684 10 месяцев назад
alxamdulilaah masha Allah
@ciisexuseen1684
@ciisexuseen1684 10 месяцев назад
hooyo ilaahey ma cadaabo hooyo ciyaar maahan
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 10 месяцев назад
Allaahu Akbar
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 10 месяцев назад
Xata dadiisa uma qalmo inu kawayn yahay modaa sababto ah wa silcay
@user-co5uv8nm3h
@user-co5uv8nm3h 10 месяцев назад
Miskiin dadla aan ayuu koray qowsaar na dantaa kadhigtay 😢😢😢😢
@anabfarah1178
@anabfarah1178 10 месяцев назад
الحمدالله
@mussejama311
@mussejama311 10 месяцев назад
MashaAllah ninka yari waa caaqil Alle haydin xafido dhamaantiin..
@umishraq
@umishraq 10 месяцев назад
Mansha Allah ❤❤❤
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 10 месяцев назад
Subxanallah meshaas show dad nuuc kle ah ba dagan hada kahor na wiilyar oo sas oo kle oo cid lo u raaci jiray bay sas loso qabty
@H-4-T-R-1-X
@H-4-T-R-1-X 10 месяцев назад
She never give up her son this is 😢😢sad story ❤❤
@BurgaboMedia
@BurgaboMedia 10 месяцев назад
The heart of a mom
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh 10 месяцев назад
Sad story!!!!!!!!!@
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 10 месяцев назад
Ilaahay baa usoo celiyey Ilaahayoow mahad dhamaanteed adaa leh
@mohamed88466
@mohamed88466 10 месяцев назад
Masha'Allah xasan carab
@mushtaqmaxamud3462
@mushtaqmaxamud3462 10 месяцев назад
Allaahu akbar
@hoododiriye2215
@hoododiriye2215 10 месяцев назад
Allaah caq,Liga iyo caloosh haw qaboojiyo hooyadii
@Abdifatah.Mohamed
@Abdifatah.Mohamed 10 месяцев назад
Hooyo waa hooyo uun🥲
@salwaabdi1353
@salwaabdi1353 10 месяцев назад
Maansha alaah baanta haduu haysta hooyadii
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 10 месяцев назад
ax😢 hooyo hadalkaagu wlhi wuxuu noo waramaya inay hooyanimo ciyaar ahyn
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh 10 месяцев назад
Ogadenya sheeko yaab leh ayaa kajirta dadka xoolo ayaa laraacsan oo magaalo oodhan waa laga ugayni
@iqraaden8514
@iqraaden8514 10 месяцев назад
Alxamdulilaah shugran yaarabi alaahu akbar ❤❤
@halimoabdi2999
@halimoabdi2999 9 месяцев назад
Mansha Allaha Tabarakallah Illahay Ba mahad leh
@maryan3765
@maryan3765 10 месяцев назад
Illhy kusosahalaye ayaa mahadleeh
@ahmedhersi4778
@ahmedhersi4778 10 месяцев назад
Yaaa allaah walahay waa qiso xanuunbadan 😢
@user-ue4vr1oh5l
@user-ue4vr1oh5l 7 месяцев назад
Ilaahayaw Hana dayicin
@amaalaxmed8552
@amaalaxmed8552 7 месяцев назад
Allhu akbar ilaahow adaa quwad leh
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 10 месяцев назад
The love of a mother🥺 she never gave up looking for her son😍 May Allah reunite them in Jannah too!
@maqdiscabdalla909
@maqdiscabdalla909 10 месяцев назад
Aamiin🤲
@osmangaas1331
@osmangaas1331 10 месяцев назад
​@@maqdiscabdalla909¹
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 9 месяцев назад
Asc war somaliyey Allah kacabsada oo hooyada iyo wiilkeeda si guud oo dowlad iyo shacabba leh wax haloogu qabto oo loogu gurmado ee laan laga dhigin arrinka wax fudud oo qof iyo dooqiisa ah War maxaa idiinku dhacay hooyada waa hooyooyiinkeena oo kale ee fadlan walaalayaal hooyadaan iyo wiilkeeda wax halloo qabto oo gurmad Islam nimo iyo mid somaalinimo iyo mid bini aadamnimo oo dowlad shacab iyo dal iyo dibadba leh halloogu gurmado maxaa waaye sidaan walaalayaal so naxariis majirto subxaanallah
@Asho-lc7sg
@Asho-lc7sg 9 месяцев назад
​@@maqdiscabdalla909😊😊😊😊😊😊😊
@AasiyaAlasow
@AasiyaAlasow 9 месяцев назад
Qw
@rodamohamed8026
@rodamohamed8026 10 месяцев назад
Mansha allah
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 10 месяцев назад
ilahay khyr bada haku siiyo buur gaabo howl weeyn baad u haysaa umada
@jafar-m8t
@jafar-m8t 10 месяцев назад
😢😂😂😂Ilaahow culumada soomaaliyeed noodaa oo noo badi ilahow adaa mahad iskaleh
@raheesh4969
@raheesh4969 10 месяцев назад
Parents means a lot in life 😢
@Kaartomo
@Kaartomo 10 месяцев назад
Lambarka wiilka asagoo qoraal ah soo dhig wlle
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh 10 месяцев назад
Yaab walee aduun yaable Ayaan joogaa dad xoolo laraacsanayo dadkii dhalayna ay ag joogaan aduun casri ah ayaa lajoogaa ee maxaa sababay in ruux dhan uu kuiqafaalado
@asliimuur5024
@asliimuur5024 10 месяцев назад
ALLAAH mahad leh
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 10 месяцев назад
Waxaan umalayn caraarkaas oo caraay iyo xanuunka hayaa markaan eegaay wuxuqabaa xanuunka autism hada qurbaha ku badan Allaah caafiyo
@amataallah2026
@amataallah2026 10 месяцев назад
Ninkii hargaysa lagu arkay bal baafiya oo aabuhu so arkay illahay ba ka abaal marinaya dadka ilmo yar inta hela qarsanaya
@foozia426
@foozia426 10 месяцев назад
Ax hooyadu wa qaali
@siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj
@siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj 10 месяцев назад
Mashallah❤🤲🏻😍😍👩‍👧
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 9 месяцев назад
miskiin duruuf ayaa ka muuqata😢😢
@sumayoaxmed3331
@sumayoaxmed3331 8 месяцев назад
Masha alah.
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 10 месяцев назад
الحمد لله
@sahraahmed1735
@sahraahmed1735 9 месяцев назад
Alxmd waa qadar rabi
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 месяцев назад
Wax ka weyn Allaah malaha oo lagu hadho
@hoododiriye2215
@hoododiriye2215 10 месяцев назад
Alaa xanuun way,naa
@nura2876
@nura2876 9 месяцев назад
Ilahow waradkeen hacadaabin
@YuusufXaaji-ly1oj
@YuusufXaaji-ly1oj 10 месяцев назад
Burgabo waxn kasugaynay war xaqiqa ah
Далее
Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan buraanburka Soomaalida
20:45
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 337 тыс.
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
27:07
Просмотров 41 тыс.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51