Тёмный

QISO YAABLE GABADH GURSTAY NINKII JAARKA IYO WIXII DHACAY 

Luul youtube
Подписаться 61 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

1 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@boqoradathaibani7176
@boqoradathaibani7176 5 дней назад
Reer xamar waxay dhahaan luuqluuq marow laazim laamiga imaanaaa.
@nurhawa646
@nurhawa646 8 дней назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅ma xishooto raqiis weeye naagtaasi gabar maha taasi mugdi madow
@khadijac9841
@khadijac9841 8 дней назад
Caashaay maanta daris badan ayaa kalashakiyay 😂😂😂😂
@messil8080
@messil8080 9 дней назад
in badan bay dhacdaa dumarku iyagaa is jebiya takalena kama naxan waxay dhahan iyadaa haysan kari weyday
@bilana289
@bilana289 9 дней назад
Faarax iyo guur maxaa kala haysta yaahuu guur bay ku waashen
@khadijac9841
@khadijac9841 8 дней назад
😂😂😂
@user-zt3bq1yb4o
@user-zt3bq1yb4o 4 дня назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 9 дней назад
Hhhhhhk leys gursay xage leyskuu.imaanya minweyn isnot esy😂😂😂😂
@suadmohamud9166
@suadmohamud9166 5 дней назад
Hhhhhhhhh
@kastankastan2983
@kastankastan2983 2 дня назад
Luul Walaal Waan ku Salamaaya Wa Kastan❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hanefa283
@hanefa283 8 дней назад
Kaas guur maahee waa lugooyo😢
@whatthehe-8
@whatthehe-8 4 дня назад
Waa runtaa Waabahanahay baqti looma cuno iney single keeda ahaataa looqaatey
@fatimamohammed4959
@fatimamohammed4959 8 дней назад
Nothing makes this halal. Her children, his wife and children don't know. What value are they sharing other than cukubho!
@Maria28832
@Maria28832 7 дней назад
WALAL TAAS GUUR MA AHE LABA KACSI HAAYEH AHAAYEEN GUURKA OFICIAL BUU KU FIICAN YAHAY NAAG LA QARIYO NAAG MA AHA WAA DHILO UUF MARWO WAA TII GUUR KEDA LA WADA OGYAHAY MARKA NAAG RAQIIS MARKA LAGA XIISO DHACO AYADA LA FURI DHILADA QARSOON KACSIGA GEENAY UUF MABA MAQLI KARO NAAG JARKA KA QARABATO
@boqoradathaibani7176
@boqoradathaibani7176 5 дней назад
😂😂😂😂😂😂 waad ladhacday ood ku mirqaantay 😂😂😂😂😂😂
@user-zt3bq1yb4o
@user-zt3bq1yb4o 4 дня назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee wa runtaa guur qorsoon guur maahan walaashi
@boqoradathaibani7176
@boqoradathaibani7176 3 дня назад
@user-zt3bq1yb4o waa xaqiiq lkn dad ayaa nolosha uyaqaan guur waa guur uun lkn inay ka daba imanayso aan ogayn sharafna maahan
@user-nq8wi7ef2y
@user-nq8wi7ef2y 8 дней назад
Ku qaqso ku qadi mayside Ina a deer mid sidaas oo iradi Am single man
@musaafirah999
@musaafirah999 8 дней назад
Maanta waad nuureysaa luuleey masha Allah
@ju4965
@ju4965 4 дня назад
Masha Allah waa xaqiiq wax walba waa qadar rabi
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 9 дней назад
Wlee maxn kaa yaabeey farax somaali Waa kaa yaabeey calaafkaan uu raadiyo sawkaan xaas aah baalaayo idin hesheey
@user-nq8wi7ef2y
@user-nq8wi7ef2y 8 дней назад
Nin rageed
@ahmednur334
@ahmednur334 14 часов назад
Waxfiican madam sheehen
@khadrasaid5165
@khadrasaid5165 8 дней назад
Asc iimaan la aan ayaa hada dumarkiina laga soo taagay single ladii baa buuxee maxaa sudhay Maxaa isu qarinayaa. Waxaba may sheegi Acuudu bulaa isheedaaba igu dhacaysaa
@DaahirClaahi-tc1wi
@DaahirClaahi-tc1wi 3 дня назад
Adigga warmahaysid
@amalianasrani894
@amalianasrani894 8 дней назад
Caasho taasi waa adigaan umalaynayaa 😂
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 День назад
Adiga diyaar mathy
@ahmednur334
@ahmednur334 14 часов назад
Macao bad daldashsy
@AyaanSiciid-qy3xg
@AyaanSiciid-qy3xg 8 дней назад
Kkk aynu In qilaabanay😂😂
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 5 дней назад
Baahithy Shitoothiye ley ing danooyasy
@missjano8249
@missjano8249 5 дней назад
Nin inu habeen so hooyan wayo aya mabnuc ah ba tassi laga dhaxayo waa iney dabo gasho
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 22 часа назад
😂😂😂😂😂raga somalida qar qarsi guur ma dhaafan ila qurbaha JACEL banaanka Ka raadiyan xaaska guriga ujogtey JACEL ubaahned waqti ma siiyan cajiib melo kale la aadaan
@mahadAshkirdirshe1234
@mahadAshkirdirshe1234 9 дней назад
😅
@hanefa283
@hanefa283 8 дней назад
Waxaa jira shurkado ninka jaajuusa kkkk
@khadijac9841
@khadijac9841 8 дней назад
😂😂😂 waa caadi waayo hadii markii layaryaraa wiilka jaar caadi ahaa jilbaculus iyo dhalinta cuslaatay maxaa diidaya
@user-mr3ze7ii1j
@user-mr3ze7ii1j 7 дней назад
Cashoy odagaaga ayan rabaa inan gam kagasiiyo maxad kaledahay hadad sister wifes noqono 28 jir isku tumatay carur yar heysata ayan ahay
@Maria28832
@Maria28832 7 дней назад
Naaya 28 jir caruur waayeh ma kuwa afrika jooga 10 sano is yareya tahayeh kuwa euroba jooga wax beey bartaan guur hada uma diyarsana marka orod wax baro reer miyi kacsi haaya tahayeh
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 5 дней назад
​@@Maria28832 caydu waa ceeb rer miyina somali oo dhan ayaa ah kuwa qurbuhu sowkuwa ninka afrika ku soo bila kabacduna inta dhofiso ka dhinta nagaha afrika joga tii laqabo waa labila ee iyagu nin mabilan
@ayaanmaxamuud6413
@ayaanmaxamuud6413 8 дней назад
Luunley waxa suurgal ah ninika inay iyadu damaaciday oo 100 jeer waxa la arkay gabadh marka aya aragto nin baariya oo reerkiisa uroon inay ku qabsato laakiin waxba kama macaaahaan aan ciil iyo oohin ahayn maxay ku qabta wa taase gabadhiisi ayuu qalbigeeda ilaaliyay iyadana xiisihi ayuu la gaadhay xaqeediina ma wada siin karo 24tanka gabadhiisii kala ayuu ag jooga u shaqaynaya la seexanayaa timiri jabtay weeye waxna ma hayso gabadh haday caruur haysato guur kii hore fashilmay ceebta iska daa oo caruurtaada hayso hadhaw xataa ilmahaagu kuma ixtiraami doone 😏
@getmad9908
@getmad9908 7 дней назад
Wa beenta aad iskuu sheqaynsn oo qalbiga ku diisatan, qalbi kute waligaa 5star hotel meey ka cuniin iskaa daa inuu ku xaragado, kushinka iyo ilmo dal kamaa badno tasiii 😂😂😊
@nurhawa646
@nurhawa646 6 дней назад
@@getmad9908 maxaa ka sharaf badan kitchenka iyo caruurta iney heysato,5stat waxaa taga naagaha cash dhamiska ah ee candhada raqiis Hotelka waxaa inta badan aada haweenka aan waxba Isla heynin.maaweelo doon.wast time.
@saynf
@saynf 5 дней назад
Indho adeeg badana, iyadi aya talo bixinaysa 😮 stupid faarax and xaliimo!!
@nurhawa646
@nurhawa646 8 дней назад
Waa very cheap woman
@getmad9908
@getmad9908 7 дней назад
Nope, wa expensive woman sxb 😂😂
@nurhawa646
@nurhawa646 6 дней назад
Why did she marry him if he couldn't come home to Her? What she's Hiding?
@whatthehe-8
@whatthehe-8 4 дня назад
@@nurhawa646right that is not a marriage.
@Username11249
@Username11249 8 дней назад
Anigaa ba mooday in sheeka daydii qaraxday gabadha jaarka ku akhriyaa xaaskay gana waa saaxiib, Xaaskaygu waa gabadh kulul talo igu baahsan hada wali ma meherin laakiin meel fiican bay socotaa
@missjano8249
@missjano8249 5 дней назад
Reerkaga ha iska dubin naag kaleh facido maleh
@Username11249
@Username11249 5 дней назад
@@missjano8249 waa talo wacan gabadha aan la jaarka ahay gabadh qalbi wanaagsan oo soo dhawayn fiican kaalay arag kama daalo la kulan keeda iyo sheekadeeda qof wax garad ah oo wax badan fahamsan weeye Ilaahay laba dumar oo is jecel oo kala hinaasin hayga dhigo
@boqoradathaibani7176
@boqoradathaibani7176 5 дней назад
Taasi waa too toogasho aad xaaskaaga tooganaysid lkn waxaa kawacan inaad caadi ama isudhaafisid coze waa xanuun guurka labaad lkn waxa kasii xanun badan sxbteed inaad u dabo marto waana qalbuga mahadho ku noqota aan waligeed ilaaween cadowtinimo ayeyna kuu qaadaysaaa.
@Username11249
@Username11249 5 дней назад
@@boqoradathaibani7176 marna isma odhan jirin heer kaas baad gaadhi doontaa,waan la yaabi jiray dadka jaarka kusoo wareega ilaa aay aniga igu dhacday waligaa wax hala yaabin intaad noo shahay…gabadhan ma garanayo goor aan heerkaas isla gaadhnay,xaas kayga way isa salaamaan laakiin sxb dhab ah maaha.alle ha ii sahlo
Далее
ALLAH DILAA DHINTA/WAA QISO LAYAABLEH!@sawdamqaalib
33:19
Gabadh aad u dhibaataysan iyo talo
20:32
Просмотров 3 тыс.
тгк: katylazarevaa
0:16
Просмотров 1,8 млн
Русалка
1:00
Просмотров 4,5 млн
Мужчина С Золотыми Руками 💪
0:42