Тёмный

QISOOYIN CAJIIB AH 

Fartun Duvet girl
Подписаться 346 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@samdasummar501
@samdasummar501 Месяц назад
Abaayadan maxa lagu heysta horta intaan aqaaneyba 300k mey dhaafine aynu kaso garbaxno somaaliyey
@munosalad3975
@munosalad3975 19 дней назад
Abayo Gabdha xage kala xariir wan Raabaye 😢
@Relaxingsounds122
@Relaxingsounds122 11 дней назад
@@munosalad3975emailka shashada saran kala xiriir
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Walaal gang fadlan subscribe ii saar ❤
@RamlaAbdi-ye8de
@RamlaAbdi-ye8de Месяц назад
Off course queen ily siz ❤❤
@RamlaAbdi-ye8de
@RamlaAbdi-ye8de Месяц назад
Subscribed along time ago fartun qurux❤❤❤❤
@AyaanAhmed-lk6gl
@AyaanAhmed-lk6gl Месяц назад
Hada 1m ku gaadhsin laha wlHi mar hore ku gaadhsin laha😂❤❤❤gaboooy
@AyaanAhmed-lk6gl
@AyaanAhmed-lk6gl Месяц назад
I mean ku gaadhsiin karo😂
@aaminogeesey5793
@aaminogeesey5793 Месяц назад
Abyo wakusalamy wll qali cabashadeyda inta maku sogudbisan karaa ado rali ah ♥️ tagero ku ahy ila iyo mudo dheer mida kle abyo isbadal kamuqdo m.a mesha kasiwad socodka ❤😊
@mss_money224
@mss_money224 Месяц назад
Xasid sana inta qof firstay iyo likes 2 ah maxa waye gabdha like ta usraa ❤😂
@Nadarey
@Nadarey Месяц назад
RU-vidka cawa wuu haleesan yahy like iyo dawashada iyo waqtiga uu yaalo isma laha😮
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas Месяц назад
Aabo hadii ku dayacay yaraantaadii ilaahay baa ka xisaabinaya Adigu waxa qasab kugu ah inaad waalidka u ixsaan fasho haku koriyo ama haku dayaco waa asiyo ilaahy. Cudurkana ilaahay haidinka daweyo
@amiiracarab4050
@amiiracarab4050 Месяц назад
Fartun qurx badan mar walba guul ku rajaynaya wan ku jeclahy abayo macaney❤❤
@Na4ma_updikadir
@Na4ma_updikadir Месяц назад
Aabo hadu ku dayacay waa aabo wuun isagu danbiisa ha qaado lknse adigu daryeel sidii aabo wanaagsan u daryeel ❤
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Месяц назад
Yaa gabadh intay ina adeerted ka so qaday ninkedi ay rabta in ay qarasta ku kiciso, gabar labo geedi ka guur forget walalshay bay ahayed you are bad lady maxa markii hore walalsha ninkedi u damacday mid kale iska ilaali ninkan wa good player nin ina adeerta ka doortay baari ina adeer sadaxad aa ku sugee.
@theisra4880
@theisra4880 Месяц назад
Fartuney makeup tutorial noso same plz❤
@queenruby8792
@queenruby8792 Месяц назад
Talda ugu horaysa, wiilka walal Allah swt haku caafiyo idinkoo dhan waxaan filayaa inaad daawo ku anfacda qaadato waayo after 32 years your still healthy waadna noolaan kartaa inta nolo jirto, waad ogtahay hada aduunka ilmo aan xanuun qabin baad dhali kartaa waadna guursan kartaa adigoo waxba u gudbin karin xaaskaaga marka hore u soco Allah talo saaro salatul laylka iyo ku xidhnaanta Allah xooga saar habeen kii nuska dambe qiyam laylka ka dib Allah la sheekayo xaaladaad uga waran tasbiix Dikir iyo istikhfaar aad u badan samee una sheeg Allah inaad aabo ku caawin doontid wajiga Ilahay iyo raali ahaanshihiisa..... Iska cafi caawi Allah hor dhigo wanaagas walal
@profinneupane6883
@profinneupane6883 23 дня назад
Wuu gudbin karaa ayaan filayaa oo waa aids siday ila tahay, balse waxay ahaataba illaah ha caafiyo isaga iyo waalidkiisaba hana iska cafiyo duqa koley aakhiro illaah ayaa kala xisaabtamaya inuu dayriyay kaliyaa maahe wiliba inuu inkiray ilmo uu xalaal ku dhalay. Somalida illaah xaqa ha tuso islaam weynu nahay balse waxyaabihii la mamnuucay ka maynaan joogsan
@queenruby8792
@queenruby8792 10 дней назад
@@profinneupane6883 Allahuma'Ameen
@AyaaaJama
@AyaaaJama Месяц назад
Fartun you are so funny sis when its your wedding?? Mashallah i can see you lost alot keep going sis
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Abaayo Ilaahay Hadu idmo September waaye. Labo biil baa heystaa 😅
@AyaaaJama
@AyaaaJama Месяц назад
@@FartunDuvetGirl yes you can do it sis i just lost 25 kg in 3 months after giving birth too my 5 child aim using tea and giving detox its helps allot wallahi mashallah we are waiting inshallah
@caatikacabdicaatikacabdi3885
@caatikacabdicaatikacabdi3885 Месяц назад
​@@AyaaaJamaplease can you tell me the tea &Is he the only one who cut or you make diet?🙏
@fabdullahi2656
@fabdullahi2656 Месяц назад
@@FartunDuvetGirlare you going to invite the walaal gang? 😂
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 Месяц назад
Qofka ku bad waxan kugu talin laha inu walidnimda firiyo u sama falo laga yaba inu Allah u naxaristo hdu u naxaristo abihi oga sar xanunskas akhiradisa way u hagagi xanun wa midka Qalbiga ee ha u qaban abhaa wll ilahay wu ka qadi kara xunkan lkn hada galabsato caasinimo wa naaar ku Danbyn ilahay hanaga koriyee please u sama fal walidakaa laga yaba rabi kugu naxaristee wll ha laga garsiiyo wllkey farinta
@Humanity894
@Humanity894 Месяц назад
Calaf kulaha ala somali intay aduunka soo rogaaan bay calaf dusha ka saaran waa umad aan accountability aqoon 😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
So you don’t believe in qadr ilaahay?
@nimasahal9895
@nimasahal9895 Месяц назад
😂😂😂 The questions is why did she marry him in the First place?? I don’t blieve she cares about her cousin
@Humanity894
@Humanity894 Месяц назад
@@FartunDuvetGirl Wait, so you're saying that if I purposely marry my Bf's husband, it will be considered predestination? No, mate, this is from my free wills, and this girl plainly could've avoided it, but she went with it, and now instead of holding herself accountable, she's blaming on Qadr as they always do.
@Humanity894
@Humanity894 Месяц назад
@@nimasahal9895 we’ve seen cases where the husband were purposefully flirted with their wives' best friends, but if you’re desperate women and can’t even shuu the guy don’t be coming here saying it was Calaf’s fault when it reality it was you
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 23 дня назад
​@@FartunDuvetGirlits qadar right we believe it but in the first place she knew he was her cousin's husband and she was dating him ???
@nimasahal9895
@nimasahal9895 Месяц назад
I have so many questions… why did she married her husband if she truly cares about her cousin? She knew what she was doing in the first place…
@user-bw7gc4ch7h
@user-bw7gc4ch7h Месяц назад
I don’t understand those people and she excepte the sister to be on good terms with her like 🤷🏾‍♀️
@kifuuzhmohha6358
@kifuuzhmohha6358 Месяц назад
Yep
@YasminaMNoor
@YasminaMNoor Месяц назад
She wanna play the victim she just broke all the girls code
@SaynabYusuff
@SaynabYusuff 19 минут назад
In somalia women don't have a choice. Her father might've Given her away. It's a sad situation.
@nadiaalmasri77
@nadiaalmasri77 28 дней назад
Waliidka xiita ilaheey woo xisabena lakin adiga waa inaa tii laga rabay gudataa بر الوالدين فريضة
@haniibrahim3298
@haniibrahim3298 Месяц назад
Fartuuneey how can I give u a million likes ❤ love u 🥰
@mariaali677
@mariaali677 29 дней назад
Allahuma barik waad sii qurux badnthy❤😍
@Jack_Cadnaan
@Jack_Cadnaan Месяц назад
Fartuuneey abaayo mcn ilahay kugu dhaarshee share out isamee si aan u gaadho 3k wllhi billaahay abaalkaaga ma ilaawayo xppti😭❤
@user-ux9pu3pe5x
@user-ux9pu3pe5x Месяц назад
Wan ku so saray Sawirka caymir so dhig
@user-tq3ps5wk2d
@user-tq3ps5wk2d Месяц назад
Wan ku salamay fartun farxaa
@HSH20233
@HSH20233 2 дня назад
Love you fartun❤. I like your Dilemma. Keep going
@baarcadbashiir8103
@baarcadbashiir8103 Месяц назад
Ugh😢 ala walalo fartuuney first Allah yahfidak markaa dhahdo hay ciilin waxan isdhahaa ya waxa dad adunka saaran phone kooda kuu dhiba ad subscribe u saartide😢inanta u saara like and shere pls❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Walaal Ciil baa i qabta! Umad reaction un sameeyo oo umad isku diro iyo umad nolol been ah ku jiro lee la rabaa.
@GamarMohammad-or9ul
@GamarMohammad-or9ul 17 дней назад
mashallah horusco xapipt❤
@amriitaabubakar1271
@amriitaabubakar1271 Месяц назад
Fartuun sethy abyo waxan jeclalaha ina no samesid jababkaga adi❤❤tnxs😊
@Farhia_ali
@Farhia_ali Месяц назад
ABAAYO. WAA KUSALAAMEY FARIIN KUSH KUSH SOODHAWOOW❤❤
@queenofburco5285
@queenofburco5285 Месяц назад
Queen 🎉
@Mohamed.jamac7
@Mohamed.jamac7 10 дней назад
Soomaliyay Fartun 300k Han dhafino 🫡
@ALD-kr9qt
@ALD-kr9qt Месяц назад
Waad dhuubatay wllo fartuunay
@abdiazizmohamed22
@abdiazizmohamed22 Месяц назад
Fartuun gaw-gaw keep going
@madinomaanka7435
@madinomaanka7435 Месяц назад
Mashalh Aya waa Catawdye
@XafsoAbdirashiid-sf5lu
@XafsoAbdirashiid-sf5lu Месяц назад
Fartuune qaliir aanoqotayee❤m.a sii wad
@ruunibrahim3056
@ruunibrahim3056 Месяц назад
Wan ku saray hapipti 👸❤️‍🔥
@user-zm2rq3eg6e
@user-zm2rq3eg6e Месяц назад
First comment ❤😂
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 Месяц назад
Aniga RU-vid gaalada like masaaro lkn somalida lama dhaafo
@aaminogeesey5793
@aaminogeesey5793 Месяц назад
Wow aniga xitaa abyo sidan le kuwadno I.a
@tube-tk5vc
@tube-tk5vc Месяц назад
Love you wllsy❤
@Somalifinest
@Somalifinest Месяц назад
First one Fartuun reply 😢❤
@aishaadam6364
@aishaadam6364 Месяц назад
Abayo, I love the way you are losing weight. How can i join your step-up challenge as walal gang is it possible
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Abaayo that’s the link Join the "Walaal Gang " group on StepUp, a fun step challenge app. Get the app & tap the link again to join: join.thestepupapp.com/oMzB
@aishaadam6364
@aishaadam6364 Месяц назад
Thx abayo❤
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 Месяц назад
@@FartunDuvetGirlThanks abayo.I Finally join the walalgang.I am in three other groups But i Also wanted to join the walal gang because i am a member of walal gang since 2018.
@user-nc2lq4vy5q
@user-nc2lq4vy5q Месяц назад
Love you
@HafsamohammedHafsa-oo8xm
@HafsamohammedHafsa-oo8xm Месяц назад
Asc xabibty wanku jeclahay allah dartiss love u❤❤❤ mashaaallah hada maxailedahay arooski mawliba mashaallah hambaliyo kale iga diyar waye ee abaayo no sheg waxa isku catesse
@Teamxofan
@Teamxofan Месяц назад
Wll setahay ma fcnty wxn rajaynaya inad fcnty khayr ban kuso rajaynaya 🥰🤍👋🏻
@haithammohamed2482
@haithammohamed2482 Месяц назад
Ooh am I the second one
@nyg1162
@nyg1162 Месяц назад
Dilemmaaa😍😍❤💪🏽👍🏽
@Kweensunami
@Kweensunami 23 дня назад
Daily videos hada samen lahed marhore 1m xiri laheed
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Месяц назад
MASHA ALLAH TABARKA RAXAMAN 💓👍 FRTN.
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo Месяц назад
Fartun halkee lagugu soo diri kara dilemmma
@nyg1162
@nyg1162 Месяц назад
❤❤
@sagalhassan3794
@sagalhassan3794 Месяц назад
❤️❤️❤️❤️
@haithammohamed2482
@haithammohamed2482 Месяц назад
Fartuune simple makeup - Ka iska day come natural is amazing 😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Thank you! Aniga waxaa rabo sameyni. Mar rafaad, mar natural and sometimes I’m beat my face 😂😂
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Месяц назад
​@@FartunDuvetGirl Waxaa ku soo gashaan aad ogu qoslaa😂😂😂😂😂
@ju4965
@ju4965 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 Месяц назад
❤❤❤
@ZakariyeAadam-nd1cq
@ZakariyeAadam-nd1cq 28 дней назад
Prank hooyo horta abe maka cabsata😂😂😂😂ku same hal malin car
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@QaaliAbdi-ok2ji
@QaaliAbdi-ok2ji 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@happyali5541
@happyali5541 Месяц назад
Fartun abayo lodon uso socda adiga darta ma iso dhawayn
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Haa lakiini why aad markaa shiid ahay iyo diet ku jiro isku soo aadisay?
@BeutyNaima
@BeutyNaima Месяц назад
😂😂😂😂 ala furtun quruxey funny ​@@FartunDuvetGirl
@waaqicichannel
@waaqicichannel 27 дней назад
​@FartunDuv😂😂😂😂😂😂😂etGirl
@SulekhaCiwal
@SulekhaCiwal 24 дня назад
Wll fartun plz ila tali nin aya iqaba orerka yaga ayay isiyay hada waxn is qabna sanad waxn niyad na uma hyo omarki hore ba jacyl kuma guur san wlid kay ba ikenay runti intan manta garnyo hadn grn laha man gursden hada waxn hysta wiil lkin ninka niyd uma hyo mar wlpana waxn isku daya inan Frxd aan jirin samysto lkin ma wado stres ba igu dhacy marka maxd ilgula talin lahyd inan iska furo ayan donyaa bal maxd igu la talin lhyd
@amiiraahmed2645
@amiiraahmed2645 21 день назад
Somalida ba balayunba haysata mayna wax barkhadlehba ka hadlin
@user-ln3dx5hk9k
@user-ln3dx5hk9k Месяц назад
Fartuuney abyo ani said ugu bahanhy ina kusoqoro eimailkana maisku finning inte kugu sogudbinkara xppti
@najuucadey4062
@najuucadey4062 Месяц назад
Isniino isneelo ku dhawdahy😅
@adoreNura
@adoreNura 29 дней назад
No he doesn’t have to help him..
@AMAALCabdi-do7db
@AMAALCabdi-do7db 23 дня назад
Fartun sister away nastexo 2x ugu xisnay😢😢
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 23 дня назад
Abaayo she is not well in sha allah u soo duceey
@AMAALCabdi-do7db
@AMAALCabdi-do7db 22 дня назад
Haye alaah caafiyo nastexo nabad😢❤​@@FartunDuvetGirl
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Месяц назад
Adkaatay ku teen nin baan ka qaday wllshay 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@nimcoxuseen3998
@nimcoxuseen3998 27 дней назад
Fartun mel fcn garisiya saxibaylow xaqay uledahy somlida qofka fcn macawiyan
@ruru1872
@ruru1872 Месяц назад
The last one. She sent her bully’s picture to the bully’s parents marka how has she become the one that has spread the images?
@fatmabarre
@fatmabarre Месяц назад
I think mida hore caay eheed tan lkn qof sharaftiisa dhanee ku ciyaarte wax aan waligeed ka hareenin. Diintana wee qabtaa inaa qofka ku dulmiyo iska celiso lkn aad ku sameeso intee kugu sameeyen aadan uga badin cml😂
@Janno190
@Janno190 Месяц назад
Waalid weeye iska cafi mar hadii illahay ku hoos dhigay iska caawi Somalidu waxay ku maahmaahdaa la tuuraba la tuugee
@souadosman6684
@souadosman6684 Месяц назад
Mah hab maha waxa weyan dadka dhiga jaqa
@liishoawed1934
@liishoawed1934 Месяц назад
qofta danbe way aarsaty weliba siwacn waayo waalid keed way u qarinyaan waxaa ka xumeyd yadoo social media ku faafisa lkn cafis weydiiso
@bushraisaaq7266
@bushraisaaq7266 29 дней назад
🤢🤢 I can never look at a married man that way let alone someone married to a family member of mine ya Allah thank you for not making me this evil uff
@qalaafeqalaafe6004
@qalaafeqalaafe6004 Месяц назад
Waxan raba in an wax ku sheygo bayo
@user-se9cs6nt5f
@user-se9cs6nt5f Месяц назад
I'm first 😊
@fartunanod86
@fartunanod86 29 дней назад
🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻
@JamilaQurux-i7f
@JamilaQurux-i7f 29 дней назад
Abihiba maha saan ufahmay wiilki guur hortibi dhashy marka khasab maha inu xaq walid siyoo
@user-vn5bb5wg7r
@user-vn5bb5wg7r Месяц назад
Fartun wa gorma arooskaga
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Месяц назад
Ilaahay hanuu idmo September
@Meriama-66
@Meriama-66 24 дня назад
❤❤❤
Далее
MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.
19:19
Good deed #standoff #meme
00:15
Просмотров 1,4 млн
NIN LA'AAN BAA CARUUR HELI KARAA!
16:15
Просмотров 30 тыс.
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Просмотров 117 тыс.
CAJIIB WAAYE. XALAAL MA LAGU DHALIN MIYAA?
10:05
Просмотров 23 тыс.
ILA TALIDAAN DHIIGKAR BEE IGU KICISAY
10:00
Просмотров 38 тыс.