Тёмный

QOYS SOOMAALI/HINDI AH OO AWOWGOOD (GRANDAD) YIMID HINDIYA (HYDERABAD) 1880 KII.. 

Somali skytv 24
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 106 тыс.
50% 1

WARAYSI IYO WARBIXIN XIISO LE IYO TAARIIKHDA QOYSKAN HALKAN KA DAAWO

Опубликовано:

 

11 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 339   
@khadarcaawiye5560
@khadarcaawiye5560 6 месяцев назад
Habar jecladii hindida ahayd 2017 ayaan ku soo dhawaynay hargysa iyo burco.
@user-pr7lj1mz5s
@user-pr7lj1mz5s 6 месяцев назад
Wow kaltun ,isaaq halimo ,salma iyo seediyo kkkkkk waan Salaamay shaaho gii ayaan aad u xasuusta waa dad aad u wanaagsan oo somali jecel
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 6 месяцев назад
Maasha allaah aad ayaan ugu Farax sanahay habartaad doonto ahaaw naga celi hindida yeey dhici dadka soomaaliyeed ee imaanaya meesha 💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴💚💚🌹🌹✅
@shibis100
@shibis100 6 месяцев назад
Waxaan halkaan ka salaamaya Caaqil Caqiil Ahmed Rooble iyo caruurtiisa siiba Kaltuun waxay u egtahay gabar walaashay ah masha alah . waxaan ka codsanayaa Soomaalida qurbaha joogta inay xiriiriyaan walaalahood sidan oo kale .
@Humanoya
@Humanoya 6 месяцев назад
This Somali family truly touched my heart, especially towards the end when the reporters attempted to cast doubt on their identity. They insinuated that the daughter was only going to help HABARJECLO, which was an unkind remark. The daughter, a genuinely pure-hearted Somali, responded admirably to this baseless accusation. It was remarkable how she asserted her commitment to helping every Somali equally. If the team at Sky Rocketing 24 TV is still influenced by clan divisions, it's unfortunate for all of us. Rather than perpetuating a divisive mindset, you all should engage in conversations that promote unity. It was unnecessary to involve such a pure-hearted individual in a clan-based battle mentality. Let's focus on bringing together the five spread-out Somali families and welcoming all Somalis outside with big 'WELCOME' banners.
@Isaali13177
@Isaali13177 6 месяцев назад
@humanoya, you are truly one of the good humans.
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 6 месяцев назад
Surely your words are words of wisdom .The interviewer really hurt me too.The family are truly somalis who want to identify with their somali people.
@markcaa2942
@markcaa2942 6 месяцев назад
Never mind they are proper Indian now
@Humanoya
@Humanoya 6 месяцев назад
@@markcaa2942 Indians are also part of our extended family; let's not overlook that. In fact, all humans are one large, interconnected family that has been divided into what you see today around you. The close relationship between India and Somalia is evident in the shared language, with words like 'ROOTI' meaning bread, commonly used by both groups. There are even twin words spoken by both Somalis and Indians. I won't delve too deeply into this, but consider a term like 'ROOTI,' widely used in large locations in Somalia. Perhaps, recognizing these commonalities, we can unite India and Somalia, and from there, extend our connection to our Chinese lost family and beyond. Together, we can strive for unity until everyone is back together as 1 family.
@saalaxqaasimqaasim5826
@saalaxqaasimqaasim5826 6 месяцев назад
MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH , WE LOVE YOU. YOU HAVE OUR BLOOD. from mugdishu somalia .
@hamdaahmed7224
@hamdaahmed7224 6 месяцев назад
Mashallah dhiigo boorash maha Somalilanders❤
@ady426
@ady426 4 месяца назад
Even I am from the family of Sheikh Isxaaq habar awal cabdele sa'ad and now we live in southwest Somalia in Bakol Wajid region 😮
@sahrahassan9563
@sahrahassan9563 6 месяцев назад
Reer tolkay Axmed Faarax intay bateen ayay Hindi noqdeen❤kkkkkk
@saynf
@saynf 5 месяцев назад
😂😂😂waa la helaya reerkaas.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 6 месяцев назад
Inshall Allah it is time to recozning republiken of somaliland 2024 all our People somalilander.
@NSalah2006
@NSalah2006 6 месяцев назад
Maasha ALLAH, qoys Somalilander ah! Greetings from Hargeisa❤️
@beautiful1423
@beautiful1423 6 месяцев назад
Mashaallah they are ours.as much as they look Indian.Kaltun looks somuch like somali😊
@ia7362
@ia7362 6 месяцев назад
Wow, this was amazing. Lovely family who still know their Somali roots.
@SamsungS-jw6ii
@SamsungS-jw6ii 4 месяца назад
Correction "they still know their Ishaqi and Somalilander root"
@ia7362
@ia7362 4 месяца назад
@@SamsungS-jw6ii Somalilander is a ‘nationality’ not an ethnicity, learn the difference. We landers are still ethnic Somalis. Take your self hate elsewhere.
@SamsungS-jw6ii
@SamsungS-jw6ii 4 месяца назад
@@ia7362 Most of Somalilanders including the family in the video and myself are Ethnically Arabs. I don't share anything with those from Zoomalia apart from religion which I share with over 1 billion Muslims all over the world. Frankly speaking I don't even consider Walaweyns Somalis. There was a reason why it was named Italian East Africa just like Kenya was named British East Africa. Speaking about hate, it was not me or Somalilanders who bombed Mogdishu or Garowe. In fact, they were the one who massacred us. So take your hate and their elsewhere.
@ia7362
@ia7362 4 месяца назад
@@SamsungS-jw6ii Walahi you’re the biggest embarrassment! Arab ah? Akhas calek. The way I’m cringing at this self hate-nimo, Alxamdulilah most of us landers don’t think like you.
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 6 месяцев назад
MAASHA ALLAAH WELL COME COUSINS ❤❤❤❤ REER SHEEKH ISAAQ MEEL WALBA WAY JOOGAAN MAASHA ALLAAH INTA KA MAQAN WAA UUN INAY DEEGAANKU NOQDAAN OO AY JOOJIYAAN INAY MAGAALEEYAAN DEEDNA KA TAGAAN WAA DAD GANACSI . Tusaale kenya oo kale inay gobol ama gobolo isugu tagaan ayaa fiicnayd ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 месяцев назад
weliba isaaqu ma lumo abtirsiin tii baa loo qoraa
@cabdirashiidyuusuf420
@cabdirashiidyuusuf420 4 месяца назад
Reerkani waa rooble axmed faarax masha allaah waa habar jeclo reer burco
@exclipse6877
@exclipse6877 6 месяцев назад
Wow I can't believe we have somali Indian. We need to know more about this family. You all are our lost family' kaltun Looks more like somali then her brothers. It's good to see we have family in India I am so happy to see them.. they need to visit Somalia and get to know more about their family And country' they need to know more about their people and culture.. they have two countries Somalia and India..please come and visit SOMALIA
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 6 месяцев назад
Qoyskani waa soomaali dhab ah. Waxa aannu nahay qaraabo. Odayga weyni waa adeerkay. Markii la helay waxa ay la yimaaddeen caddaymo. Aqoonsigii awowgood ayaa ka mid ahaa caddaymaha ay la yimaaddeen. Sidaa darteed waxa ay noqdeen qoys nasiib badan maadaama ay heleen qaraabadoodii iyo meeshii ay ka Soo jeedeen. Waagii la helay qudhaydu waan ka shakiyey ilaa ugu danbayn sheekadoodu dhabowday.
@SamsungS-jw6ii
@SamsungS-jw6ii 4 месяца назад
Why should they visit Zoomalia? They have nothing to do with Italian East Africa aka Somali. They are originally from Somaliland. Their great great great grandfather immigrated from Somaliland before it was colonized by British. It was called Bur Al Somal "Somaliland" back then. They have no clue that Somaliland once united with the failed state of Zoomalia. Anyway they are proud Somalilanders just like anyone who belong to Ashraf Al-Sheikh Ishaq. They even take 18th of May a day off and book a hotel room to celebrate the SNM liberation struggles. May Allah bless Mujahid Aqeel bin Ahmed Al Hyder Abadi Al Ishaq, his entire family and the rest of Ahl Al Bayt in Hyder Abad.
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 6 месяцев назад
Mashaa Allah ahour family somalia❤💪🇸🇴
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 6 месяцев назад
Dhaqankii iyo diintiiba wsy xambaareen maasha allaah hadana aduunkiiba isku furmay oo somaliga way baran
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 6 месяцев назад
Reer Waqooyigu maahan dadkaan qurbaha 91kii ubilaabmay weligood since Ottoman Empire 1553kii ayay qurbaha iyo ciidamadii cismaaniyiinta ka mid ahaayeen, they say Isaaq they are leopards (Leopard does not change its pots)!!!!!.
@user-ur3bm2ig8r
@user-ur3bm2ig8r 5 месяцев назад
Masha Allah Alxamdulilah Alxamdulilah what a beautiful family welcome 🙏🏽 we will love to have you and welcome to your big Somali family ❤❤❤ Somalia hanoo laato🇸🇴 🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
@akeelahmed8833
@akeelahmed8833 6 месяцев назад
Masha Allah Alhumdullah Tabarrik ALLAH very very Great Jounerlist sky TV Channel I proudly and I salute you from AQEEL AHMED ROBBLEH Family IN HYDERABAD jazzakallah Khairan
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 6 месяцев назад
Robleah Axmed
@mansour651
@mansour651 6 месяцев назад
ماشاء الله waxaan kuwaydiinayaa xidar abad meeshay kuleeyihiin dukanka ama adareeskooda aniga naagtayda waa hindi waa reer barkas
@momonasri8611
@momonasri8611 6 месяцев назад
Masha Allah absolutely beautiful may Allah SWT perserve them and keep them steadfast on the Din ameen. I was there 2018 until 2019 I definitely need to visit them next time I go there.
@dhaashka
@dhaashka 6 месяцев назад
Masha Allah abtirsiinta in caruurta labaro natiijadan ayey leedahay
@Tahira7400
@Tahira7400 6 месяцев назад
Landers always teach their Abtir to their kids. They may not speak the language, or know the culture BUT. They know their roots.
@zahrahersi4727
@zahrahersi4727 6 месяцев назад
Mashallah welcom to burao 😘
@suhassan937
@suhassan937 6 месяцев назад
Mashaaaaaa Allah tears to my eyes I thank Allah for your lovely parent who make it possible to mix two beautiful cultures and the father makes me smile as a somaliland we will. Keep you in our mind and heart sending much love ❤️
@user-rq1ts8ve3i
@user-rq1ts8ve3i 6 месяцев назад
ماشآء الله
@sucaadsalam
@sucaadsalam 6 месяцев назад
Mash Allah their history it’s heart touching
@user-pj6po8tv2i
@user-pj6po8tv2i 5 месяцев назад
@sayidsahal8601
@sayidsahal8601 6 месяцев назад
Reerkan waa rooble axmed farax anigu waxan ahaya biniin axmed mansha Allah
@abdulaahimali7817
@abdulaahimali7817 6 месяцев назад
Ilaahay baa badbaadiyey.wax badan ayuu gaalka siday ilaa iyo burco ilaa India
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 месяцев назад
abtirsigiisa sheekh isaaq wu dhaafiyay ila binu xuseen buu sheegaya waa yaab boqol iyo sodon sano hayeen wa guul sidasa la idinka raba somaliayay
@user-jw8yp4wd5m
@user-jw8yp4wd5m 6 месяцев назад
ALLAH GIVES AS BIG MUSLIMS FAMILY INSHA ALLAH
@sucaadsalam
@sucaadsalam 6 месяцев назад
Mash Allah a beautiful fam❤❤❤may Allah protect them from the evil eyes 🥰🥰🥰
@sadiyadavis8384
@sadiyadavis8384 23 дня назад
Mansha Allah we Somalian people are everywhere Mansha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰❤️❤️❤️🫶🫶🫶
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 месяцев назад
masha Allah hj naga luntay baa la soo helay rooble ahmed farah intaasi oo sano ayay abtirsigooda hayeen wiw cajaaib
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 6 месяцев назад
MASHA’ALLAH KALTUN SHE IS PURE SOMALI WOMAN & DRESSED AS OURS BIG FAMILY EHO KNOW THEIR ROOTS
@abdirahmanmohamed5038
@abdirahmanmohamed5038 6 месяцев назад
adeerkay Aqeel waxaanu hargeisa iyo burco kusoo dhawaynay 2017 markaas oo ay dib ula midoobeen dadkoodi ay kala maqnaayeen
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 6 месяцев назад
Inaadeer reerka kolba u yeedha si aaney isirkooda u illaabin, xataa waxaan aamminsanahay burcaa uga dhaqaale badan hyderabad waan tegey hyderabad waana arkey dukaankaa HOOYO oo dharka lagu gado iyo dawaarle yaallo. Laakiin wallaahi ISAAQ maan moodeyn ee waxaa la iigu sheegey gabadh hindiyad ah oo originally somalia ka timi iyo odaygeeda oo hindi ah ayaa leh.
@nugaal012
@nugaal012 6 месяцев назад
Maashaa Allaah waa Habarjeclo, Nuux oo ka sii ah Axmed Faraax.
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 6 месяцев назад
We are all love you our brothers sisters india somali original ❤️
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 6 месяцев назад
Waan salaamayaa qoyskaas soomaaliyeed oo weliba aannu nahay qaraabo dhow. Tv-ga iyo weriyuhuna waan salaamayaa.
@husseinomarbood1959
@husseinomarbood1959 6 месяцев назад
Masha aallah waa arkay dad nocas ah 😂😂😂❤❤❤❤ walahi waa wax lagu faano tolow yano kena dalkii.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 17 дней назад
Masha Allah. Beautiful Family. May Allah protect them .
@akam3835
@akam3835 6 месяцев назад
This is great news to all.somali people This family is amazing they kept their identity. I love to see them.
@mblayah
@mblayah 6 месяцев назад
Waaw, this is really wonderful. Why you didn't provide the contact of the Caaqil. Great family.
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 6 месяцев назад
Kaltuin look like Pure Somali ❤
@Tahira7400
@Tahira7400 6 месяцев назад
Coz is one
@hfm9834
@hfm9834 6 месяцев назад
Masha Allah gabdha waa somali inta taagan Allaha xafido❤❤
@Diidii22665
@Diidii22665 6 месяцев назад
We need to bring back our people
@wardafarah8714
@wardafarah8714 6 месяцев назад
MashaAllah I’m very happy for them to know their family or where they come from or who they are
@indhooshaji9192
@indhooshaji9192 6 месяцев назад
I am glad they know where they came from
@maxamedcali1056
@maxamedcali1056 6 месяцев назад
Mnsha allah waa famali qurux badan waan arkay mar aan heydarabad tagay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 6 месяцев назад
Masha allah wa somali welcome my cousins
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 6 месяцев назад
Masha allah allaha xafido dhmntod
@hananabokor4260
@hananabokor4260 6 месяцев назад
Hyderabad waxaa joogaa family badan oo Isaaqa ninka ugu sareeyay Police ka wuxuu ahaa Isaaq 5 generations bay isku dhaleen maaha Reerkan oo kaliya
@lunibark9978
@lunibark9978 6 месяцев назад
hala so ururiyo
@ruqiyaabdi1780
@ruqiyaabdi1780 6 месяцев назад
Mashaa Allah Khalthoum ,she is likes 100%❤❤❤
@feysalmuhumed1392
@feysalmuhumed1392 6 месяцев назад
War Reer Sheekh isxaaqow Dadkan halagu soo celiyo wadanka Dibu dajin haloo sameeyo waa Qoys balaadhan maasha Allaah.❤❤❤❤
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 6 месяцев назад
Masha allah kaltuun aqiil iyo saygeeda wiilkeeda waan ku salaamay marlabaad insha allah waan is arki doonaa dukaankiinana waan soo booqan doonaa
@user-pd3ec6mh8z
@user-pd3ec6mh8z 6 месяцев назад
kaltuun she look like real somali wiilashu hooyadood bay raacaan oo hindi bay u eekaadeen mnsha allah😍🖐
@siciid_germany
@siciid_germany 6 месяцев назад
Mansha Allah My family beautiful ❤️❤️❤️
@museaweys8825
@museaweys8825 6 месяцев назад
Masha allah
@hassanhussein5782
@hassanhussein5782 6 месяцев назад
MashaAllah What a happy Family .. May Allah bless u all . .
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 6 месяцев назад
Masha Allah Familygan waxan la kulmay dhamaadkii 2019 balse wakhti badan oo is waraysi ah iskumanan helin.
@ayaanali5338
@ayaanali5338 6 месяцев назад
Alla reerkayagu weligoodba wa dhoofi jireen
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 6 месяцев назад
mashaa Allaah somali ha noolaato ha israacdo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 месяцев назад
Kuwii in diya awoowgood ku dhashaaba Somalilanta hayee israacu xaguu joogaa ,xagaad ka fad kudisay sheeka daaba lagama hadlayne
@BilalAhmed-ij8ks
@BilalAhmed-ij8ks 6 месяцев назад
Thank you for sharing great story. Great family who kept their ancestors.
@nimconfg
@nimconfg 5 месяцев назад
Wallahi awoowo fiican kasojeedaan waxuu ugatagay dardaaran wanaagsan Allah haydin xafido aamiin yaarabi.
@sameerahussein654
@sameerahussein654 6 месяцев назад
Very nice❤ people . Sheikh Issaq ancestors are great ❤❤❤. They are proud to be Somalilanders 😍. This is testament that of how we should be proud
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 6 месяцев назад
The term somali lander is wrong and the meaning show the land of all somalis.
@fekermedia68
@fekermedia68 6 месяцев назад
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤❤❤
@AZPE805
@AZPE805 5 месяцев назад
i am also Hindi meymane oo Somalia Ku nool ❤
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 6 месяцев назад
Maansha Allah tabaarakal laah Alle ha idin xifdiyo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 6 месяцев назад
Ma sha alla somali skytv 25 mahadsanid❤❤❤❤👍💝
@hassandaauud707
@hassandaauud707 6 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤👌⚘⚘👑👑👑👑👑🌹👍
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 6 месяцев назад
MashaAllah, very beautiful family ❤🎉
@Iskudhoon
@Iskudhoon 6 месяцев назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Somalilander ku waligood way dhoofi jireen Waa Khayran katiiran
@maammeee
@maammeee 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 6 месяцев назад
Maasha allah barnaamij badan ka soo diyaari
@ahmedmohamedmadar8798
@ahmedmohamedmadar8798 6 месяцев назад
Waar waa habar_jeclo qoyskani maansha Allah
@Hooda36
@Hooda36 6 месяцев назад
Masha'Allaah❤ Tabarak'Allaah❤ that's our families Allah bless 🙌 you all beautiful families ❤❤❤
@saynabmohamed6493
@saynabmohamed6493 6 месяцев назад
Maansha Allah may blood in hindia Welcome back yuo roots somalia❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somalia 🇸🇴❤❤❤❤
@halimamumin3643
@halimamumin3643 6 месяцев назад
Bililiqeysiga joojiya, ree Somaliyoow? Wax Somali la yidhaahdo ma jirto. Kuwan qaar aad bililiqeeysan kartaan Ma'aha fortunately.
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 6 месяцев назад
Waan salaamayaa reerka soo dhawaada from east London
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 6 месяцев назад
Sheik issaq People somaliland pround People a love it.
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 6 месяцев назад
Masha Allah soomaliland waa dadkaygii jiidhkaygii I noolada kalaya dalkiina welcome soomaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@happyahmad9689
@happyahmad9689 6 месяцев назад
Awalba way jooge waa dadki business ka soo bilmaday cawin jiray raga bayacmustarka reer soomaaliland ilashada sidiina usii bate our family hoowyday hooyday abtiyshed la sxb wada shaqayn jiren weeye oo gabdho isaaqane loo guuriyeey dhanka hooya wll laga yahay hindida 😅😅😅
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 6 месяцев назад
Abtiirsaniita sidu u shegay waa qalada ma jiro jabriil shiekh ishaaq🫣🫣
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 6 месяцев назад
ISAAQ ILBAXA SOMALIDA❤❤❤
@jirfe
@jirfe 6 месяцев назад
Waa sidii ilaahay inoo sheegay la tacaarifuu
@hoodo9260
@hoodo9260 6 месяцев назад
Masha Allah waaba ilma aderadey ka waran ❤
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 6 месяцев назад
Waxaa jooga qoys HABARYOONIS ah oo Cabdisalaan HERERI wareystay waqti aan filayo inuu ahaa 2016-kii oo Hyderabad deggan iyaguna odayga reerku wuu hayay abtirsigii reerkiisa wuxuu ahaa Ugaadh-Cumar oo ah qabiillada Habaryoonis Galbeed mid ka mid ah. Isaguna awowgii askartii ingiriiska ayuu kasoo jeeday oo yimi india ilaa 1890-naadkii.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 6 месяцев назад
Haa waa sxb odeygan markii uu hargeisa yimid 2017 ayaan waydiiyay madama aan qaraabo nahay oo aanu xaflad weyn ugu qabanay somaliland ayaan weydiiyay qoyskii cabdislaan hereri waraystay wuxuu ii sheegay inay sxb yihiin odeyga xuseen somali ee habaryoonis
@dhudiahmed205
@dhudiahmed205 6 месяцев назад
Waa hj ahmed faarah
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 6 месяцев назад
Masha allah amazing beautiful family
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 6 месяцев назад
Alle haydin barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 6 месяцев назад
Isaaqa caruurtoodu malunto Masha Allah
@saynf
@saynf 5 месяцев назад
Wale been madan shegin mashallah, ilaahey ha ina wada xafido
@MohamedAbdi-jn4tu
@MohamedAbdi-jn4tu 7 дней назад
Masha allah ilahay haxafido❤❤❤❤❤
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 6 месяцев назад
Masha Allah Masha Allah
@user-jd1cf5dy8q
@user-jd1cf5dy8q 6 месяцев назад
Maasha allaah good famly somalia
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 6 месяцев назад
Waa isaaqii hindiya masha Allah
@omarabdullah8958
@omarabdullah8958 6 месяцев назад
Manshaalah wan ku faraxsanahay taarikh😂daa dheer
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 6 месяцев назад
Waxoogaa muuqaalka waa qabyo oo dukaankii kale iyo odaygii kale maadan kusoo darin. Lkn waa muuqaal wanaagsan
@najmamohamed3096
@najmamohamed3096 6 месяцев назад
Masha hadalkoda Alxamdulilah Maka maqno
@user-dq8zc3rt3l
@user-dq8zc3rt3l 6 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah illa haillaliyo
@hanadolad2061
@hanadolad2061 6 месяцев назад
Mansha Alaah Ciise Muuse
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 6 месяцев назад
Maaha waa H jeclo way sheegenba abtirs kooda
@ahmedsaid-hu5qs
@ahmedsaid-hu5qs 6 месяцев назад
Mashaa allaah good family allaah akbar sisters brother India goodgood
@fosiamahmoud5131
@fosiamahmoud5131 6 месяцев назад
Adeerkay alle ha ku xifdiyo abahay inadeerkii
@Hasnktal
@Hasnktal 6 месяцев назад
Mashallah family
@kamaalDeelka
@kamaalDeelka 6 месяцев назад
Wooow masha alaah❤❤❤❤❤
Далее
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 9 млн
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29