Тёмный

reaction walan .Saan macqol mahan rer tolkey qata karbashkan. 🤣🤣 

Hamda Home Decor
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 165   
@amira1438
@amira1438 6 месяцев назад
😂😂ciyaal gobol cadiya tihin naga xishoda banadir markastaba wa guleysatay😂
@munagaraad9415
@munagaraad9415 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 alla beerka kubadu wa is dhaxgal bulsho dadbaa qabiil kadhigay
@princexilkas1826
@princexilkas1826 6 месяцев назад
Masha Allah abayo runta kugu jeclaade malin ani iyo wiil wada socone meel biyo laga caban ku lexane markan so qadane ku dhahay xanjadan xage kurida su dhahay wadada kutuur dadkenu maba yaqanan in nadaafada wadado qashinka laga qaado ay uhoreyso allow qaran anka barye intan aqli leyahay ma arkine aamiin
@Ramla22
@Ramla22 6 месяцев назад
Good work my sister may Allah bless you ❤
@hindisac7758
@hindisac7758 6 месяцев назад
Congratulations beautiful for 100k ❤❤❤ one love
@sumayoyusufcabdulahi3858
@sumayoyusufcabdulahi3858 6 месяцев назад
Ani gabadhan runta ku jeclhy wallhi xbbti ilhy aqliga ha ku desto❤
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 6 месяцев назад
You right everything you said
@habibahosh3526
@habibahosh3526 6 месяцев назад
Aryaaadhaha 😂😂xamdi lahjadii xafadaydii ahaaa❤❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 месяцев назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤❤❤
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 6 месяцев назад
insha Allaaha waxadayan galmudug 🤩🤩🤩😍😍😍💐💐💐💐
@amaaraaragsan4784
@amaaraaragsan4784 6 месяцев назад
Wallhi waa run xabiibti waxaanu qiiro jabaan wey dhaaaftay bisinka war bal caadi iska dhiga reer galmudug 😂
@user-pg7ey8zg3z
@user-pg7ey8zg3z 6 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤
@fadumonur2726
@fadumonur2726 6 месяцев назад
Mashaa Allah ❤ ❤ ❤ ❤ 😘😘😘
@zuzanali5962
@zuzanali5962 6 месяцев назад
gabartaan runtaa ku jeclahay ku soco qaali ❤❤❤🥰
@ubahhassan9279
@ubahhassan9279 6 месяцев назад
Ree abtigey guul iyo gobanimo ❤
@user-zw5ij6bj3p
@user-zw5ij6bj3p 6 месяцев назад
Hamadi nagama adna xishoon nabeee dhiga nalagu kariyeey 🎉🎉❤❤❤❤ee nugu qaata 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️✌️
@Muniiroahmet
@Muniiroahmet 6 месяцев назад
Hampalyo dariska xalaasha ah galmudug from mudug ❤❤😂
@MaankaAhmed123
@MaankaAhmed123 6 месяцев назад
From mudug miyaa😂 micnaha gamudugnh yaawaye
@janaad9933
@janaad9933 6 месяцев назад
Xamdiyey qabyalad inadan aqon baan daremay❤😂
@degmocumer1673
@degmocumer1673 6 месяцев назад
Somali somali baa leh ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 месяцев назад
Manshaallah 🥰🥰🥰🥰 run sheeg waa waxan kugu jeclahay dadka se been bay jecel yihin 😂
@Nadiaabdalla985
@Nadiaabdalla985 6 месяцев назад
Birigi hore samali sas ahed ĥaderse ciyal gobal cadi maha anigi ku dhalanay casimada ayeyba nogu waramen😂😂😂
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j 6 месяцев назад
Kkkk inaalilaahi wa inaa illhy raajucun. Banooni weeye.
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 6 месяцев назад
Kuwa laga rayay maxay u oyen waxan waa xamasad helo galmudug guul ❤❤❤😅😅😂
@hindisac7758
@hindisac7758 6 месяцев назад
Somalia is belong to somali absolutely beautiful ❤❤❤
@kadarba5765
@kadarba5765 6 месяцев назад
Hamdi runta kugu jeclhy wllhi msha allah mcnto 🥰🙏🔥
@aishaomar4103
@aishaomar4103 6 месяцев назад
MashaAllh hamdi wlhi you talked about my mind wlhi 🙌
@tocakitty1726
@tocakitty1726 6 месяцев назад
Dhiig biyo ma ahn 💪👏👏❤️
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 6 месяцев назад
Anigu réer muqdisho ayaan ahay kuma dhashay maanta markaan fiiriya waan yaabaa waayo saqajaan iyo saqajaamad kasta waxeey joogtaa muqdisho
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 6 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkk reer galmudu I'm from dhuusamareeb😂😂😂😂😂😂
@user-vn8bt1qi9y
@user-vn8bt1qi9y 6 месяцев назад
Wallah abayo anigu baydhabaa kudhashay kuna barbaary lakin haday kgs baxnay xitaa ciyaarta xiisaa uhayaa oo wa bilicda wadankygay kamitahay waana taageraa
@amerraameera-wi2cv
@amerraameera-wi2cv 6 месяцев назад
Run sheeg ceeb sheeg waaye 😂😂
@nafisoabdulaahi5924
@nafisoabdulaahi5924 6 месяцев назад
😅😅😢😂😂😂😂 ale ayaan leenahay mcnto ale hinal garab galo
@ismahaanismahanaali4227
@ismahaanismahanaali4227 6 месяцев назад
Xamdi wan ku jclhy abyo from Abagal
@mudukush5984
@mudukush5984 6 месяцев назад
That's how your people are in the real world. Ilahay Aya Somali uu maqan
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 6 месяцев назад
Hamdiye wan ma heysin dad calanka darsi dinda iskisaroya😂😂😂😂😂istaqfurulah
@hodoadam7781
@hodoadam7781 6 месяцев назад
Shalay bayba dad ku dhinteeen ciyaarti 😢
@edebsanabdi7674
@edebsanabdi7674 6 месяцев назад
Marba hadaan banaadir reebnay wey noo dhantahay 🎉❤
@rodanasser4067
@rodanasser4067 6 месяцев назад
I love galmudug wa re somali ugu jeclhy from idoor😂😂😂
@Khadro8796
@Khadro8796 6 месяцев назад
Insha allah wan qadayna
@ManagingAcount
@ManagingAcount 6 месяцев назад
Wllhi shalay inaa koobka qaadnay cml xabada dhacay lee dhiigu biya maaha galmudug ❤❤❤❤
@xafsiinagomey6896
@xafsiinagomey6896 6 месяцев назад
Abaayo mcnto saas waayo ❤
@user-kn5sh2wx5l
@user-kn5sh2wx5l 6 месяцев назад
Walaaley naga leex na daah waanu ku jeclahay hanaga taaban galmudug
@aishohajihussein3
@aishohajihussein3 6 месяцев назад
😂😂ilma aderadena way washeten😂😊
@Aziiza_A
@Aziiza_A 6 месяцев назад
Runta hadii lasheego muqdisho Waan ku dhashay waana kuso barbaarey mana lakala xigo laakiin gobolada waa lakala xiga qof walbana iskama dagi karo sida muqdisho😢😢😢
@nimcodahirapdullahi3733
@nimcodahirapdullahi3733 6 месяцев назад
Shalay sidan u farxay War dhiga wadhibato walhi😂viv galmudug
@Xafso25
@Xafso25 6 месяцев назад
Haa walh waan arkay anigu xataa shalaydii hore ayan dhahay haday qadan madaxtooyada wey furayaan hadiii laga rayana waxan ka baqaa inay xoog ku doonaan 😂😂😂😂 i aamin waa fakarkayga🤞
@IftinRooble-kz7rh
@IftinRooble-kz7rh 6 месяцев назад
Masha allha abyo maanta anaa u horeeyo xamdi dhiiragaliso gabdhah wlh ani waxa badan ayaa kaa faa iidy
@MaankaAhmed123
@MaankaAhmed123 6 месяцев назад
Abgaal bis maahen waa mursade iyo abgaal dadka dhiigooda kubaxay inta aysan caasimad noqon afaar qabiilnimanh igama ahan abayo
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 6 месяцев назад
Anigoo reer galmudug ah koobka hirshabeele ha qaadato
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 6 месяцев назад
Wallahi waxaan moodey finaalka oo ay koobkii qaadeen.😂😂😂
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 6 месяцев назад
Ciyaaal gbol😂😂😂😂waawashen wlhi
@Queenjiija
@Queenjiija 5 месяцев назад
Reer badiyo nimo u gaysay siham😂
@FarxiyoaxmedCeyr-vn8jr
@FarxiyoaxmedCeyr-vn8jr 6 месяцев назад
Xamdi waa runtaa waaye lkn dadka caanka ah dhaqan tosin ayey rabaa
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 месяцев назад
Waaba yaabanahay ee meeylayaabteen
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 6 месяцев назад
Xamdiyeey na dhaaf ree gobolnimadeena waaku faraxsanahay😂❤❤❤😂😂🎉
@ManagingAcount
@ManagingAcount 6 месяцев назад
Saas wye waji malihin xifaaltan beey no bilabeen 😂
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 6 месяцев назад
@@ManagingAcount 💙💚🤍💪💪💪💪
@xamdawardhere3922
@xamdawardhere3922 6 месяцев назад
Sabdiga hbbti qaali
@intisaarmohamed1673
@intisaarmohamed1673 6 месяцев назад
Garoonka waaku dhax raftay shaley aniga 😂😂xleyne xfada lagama seexan wlhi san aaba kobka kuqaadnay anga xoogweynta galmudug😂❤
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 6 месяцев назад
Jah yaqey maxa isku dhig nahay ila hada farxad aya la jogi la ahay 😂😂😂😂
@MaryanAbdulle-rq9yv
@MaryanAbdulle-rq9yv 6 месяцев назад
Xamdi m.a sificn uga hdashay tolka qabii Koda jclyihin
@fartuncabdi3782
@fartuncabdi3782 6 месяцев назад
Abayo adoo kale hadii ey wada ahaan lahayeen waxbo mahalaabeyn, wax aan macno leheen ayey energy ga iskaga dhameyeen hadii xoogaas idinku jiro amxaaro wadanka nooga difaaca
@sucdiabdi6347
@sucdiabdi6347 6 месяцев назад
Xamar unuka leh 🆎 xamdiyeey 😅
@Moha57959
@Moha57959 6 месяцев назад
Somalia somali baa leh waa sax wali ma il bixin somali wali
@user-ex4ki5hx7n
@user-ex4ki5hx7n 6 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤love you hamdi from burco
@haniaden2700
@haniaden2700 6 месяцев назад
Kkkkkkkkk qabyaladii qaday somali ma dhigto
@canabiinadia
@canabiinadia 6 месяцев назад
Waa dad aan aqoonin sports dagal iyo qabiil bay ka dhigeen
@ifrahali7125
@ifrahali7125 6 месяцев назад
Kadaa kadaa awalbaa mucaaradku badnaaye adne maku darsoontay qaali
@ayaansaid881
@ayaansaid881 6 месяцев назад
Galmudug hg leh 🤣🤣🤣🤣
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 6 месяцев назад
Waxas ka badbadis waye dadka wadaan, kubada is dhexgal iyo fun ayaa logu talagalay , galmudug waa ku dhashay waana ka so jeedaa lakin waxan aan arko waa iska yeel iyo qabyaalad ...
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 6 месяцев назад
Daa haciyarane maxad uga jidhysaa dhiga kukacaye from idor😂😅😅
@hamdabilan838
@hamdabilan838 6 месяцев назад
2023 lil balil sokilaha maha qabilka an iska deyno mxa dacaye hda😂
@safiyoabdi1902
@safiyoabdi1902 6 месяцев назад
Kkkkkkk❤❤❤❤wayaab
@NEYRUUSMAXAMED-fi4yt
@NEYRUUSMAXAMED-fi4yt 6 месяцев назад
Runtaada ku soco
@Hani-fs6nd
@Hani-fs6nd 6 месяцев назад
Haes❤❤❤
@mandekabdimoumin4490
@mandekabdimoumin4490 6 месяцев назад
hamdi jabuuti somalie maha
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
Waa Thy qaali ❤❤❤
@nashaadabdi4742
@nashaadabdi4742 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 runta rabi kugu jecel wixi dhan qabiil laga dhigay
@raxmayuusufcabdi5815
@raxmayuusufcabdi5815 6 месяцев назад
Fariid qaali
@yazanmahamed3491
@yazanmahamed3491 6 месяцев назад
Saax waye
@user-wr4uq3hy7v
@user-wr4uq3hy7v 6 месяцев назад
Sax waa ciiyal gomaal walee
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 6 месяцев назад
Xamdiyey anaga anago iska amusan ayaga no bilabay mama jawahir aya balayadan kicksay anaga balayo naloma billabong 😂😂😂
@anfacmc5871
@anfacmc5871 6 месяцев назад
Sabti aya laciyaraa hamdiyey kubad waa cad iyo madow
@nimcoqulub4250
@nimcoqulub4250 6 месяцев назад
Hirshabele been beeny dhibco ku hesheye waxaan ka baqaa iney been been ku qaadato koobka waa amakaag😂
@tocakitty1726
@tocakitty1726 6 месяцев назад
Hambalyo galmudug 👏👏👏👏👏😘👏👏👏👏🫶
@umusuleym9441
@umusuleym9441 6 месяцев назад
Hamdi ani xita galmudug i uriyeen kuwaan
@ilhaanofficial7941
@ilhaanofficial7941 6 месяцев назад
Galmudug waan kasoo jeedaa lkn banadir ku dhashay meelna kuma dhooran karo banadir
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@naimo3372
@naimo3372 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j 6 месяцев назад
Horta runtii dadka gomabalka wa reer tuulo lkn Norway lama mid aha maagalo dhan oo tuula ah oo muqdisha ka waaayn
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 6 месяцев назад
Soomaalidu ilbaxnimada waxeey uyaqaanaan saqajaanimada iyo dulinimada
@ilhaanofficial7941
@ilhaanofficial7941 6 месяцев назад
Taas aan been aheen abaayo lkn waxaa sheekada loobadalay qabyaalat
@iqroileys-iv4mn
@iqroileys-iv4mn 6 месяцев назад
Hhhhhh isbitalada sii farujiya
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@safiyocabdulahimacalin6655
@safiyocabdulahimacalin6655 6 месяцев назад
Mar hadii kubadiii la qabiileyey maba tageerayo wayo cunsurinimo u xayd xaydanmayo
@umurayann5457
@umurayann5457 6 месяцев назад
Markaan wadama kale ladheeleeno noogu safe gareeya oyinta markaas ayaan u baahanahay hada waa wada somali
@drsmariyaabdi6011
@drsmariyaabdi6011 6 месяцев назад
Abayo farxada cidna laguma caburinkaro oo wa caadi blse dadkii aya waxkasta qabiil kadhigaya dalkeena waxa kaliya oo lagu aafeeyay wa qabiil aniga hada tageero galmudug ban ahay punlandna wn joga only wa choice kayga inshallh inay guulaysatana wa urajayna
@umusuleym9441
@umusuleym9441 6 месяцев назад
Habo hamdiyeey sihaam fac ka fac wa rer banadir
@SakariyemaxanedMuxumad
@SakariyemaxanedMuxumad 6 месяцев назад
Galmudug hg leh somali dhan maxa siyay😂😂😂
@user-yf6fr8uz8r
@user-yf6fr8uz8r 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 6 месяцев назад
Taageerada gobolkaaga farxaddada xaq baad uleedahey, laakiin wax iskula har, oo aflagaadada kooxda iyo gobolada kale joojiya. Waaxey wax u dhimeysaa koritaanka caqliga.
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 6 месяцев назад
Koob kulahaa galmudug sanadadi hore eyaga miya koob qaaden mexey isbitaal utagi waayen
@fartunabdulqadir9786
@fartunabdulqadir9786 6 месяцев назад
Kkkkk😂😂😂😂😂😂
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 6 месяцев назад
koobki🏆baanu qaadnay🤣Galmudug isn't easy
@farhiyo4
@farhiyo4 6 месяцев назад
Xagee ka qaadeen idinko qaadin wali ayaba na waasheen😂
@lakygirl9003
@lakygirl9003 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂
@hamdabilan838
@hamdabilan838 6 месяцев назад
Ruun bdn rabiged yaqinzan
Далее
БАТЯ И СОСЕД😂#shorts
00:59
Просмотров 1,6 млн
Разоблачение ушные свечи
00:28
Просмотров 132 тыс.
QURUXDA GABARTA IYO LABISKA ISK QATA.
18:13
Просмотров 20 тыс.
FULL ROUTIN. SIDAD NOLASHADA UGO FILNAN KARTID. 🥰
13:54
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 27
20:04
Просмотров 1,4 млн
Film-kii Sir iyo Caad Part 15
39:55
Просмотров 509 тыс.
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Просмотров 25 тыс.
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29