Тёмный

Reer Burco Iyo Gudoomiya Xisbiga Wadani Xirsi Cali X Xasan Maxa Kala Qabsaday Su aalo Iyo Jawaabo 

Hamze Hariir
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 3 тыс.
50% 1

Reer Burco Iyo Gudoomiya Xisbiga Wadani Xirsi Cali X Xasan Maxa Kala Qabsaday Su aalo Iyo Jawaabo

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 дней назад
Huwan iyo hadhaaga safaarada kuhaysata hargaysa ee ugu qaabilsana cadawga dalka cid daawanaysaa majirto
@MaryanKoshin
@MaryanKoshin 17 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 17 дней назад
Xirsi maba is laheen shacab ayuu soo hor istaagaya aaway afartankii milyan nabsigii Siilaanyo ayaa kaa soo baxaya mar dhaw
@aaminacabdirahman7853
@aaminacabdirahman7853 17 дней назад
Waabeentood wadani waahuwan xirsina waa xirsi
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 17 дней назад
Lama maqlayo suaalaha
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 17 дней назад
Wadani waa huwanta guda ha
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 17 дней назад
Lacagtii Somalida qurba joogta looga ururiyay jidadka Cerigaabo iyo Salaxlay xaggay martay Xirsi ma la waydiiyay?????
@saleebanali2905
@saleebanali2905 17 дней назад
WAR REER BURCOOW OGAADA XIRSI SIMALILAND MA OGOLA OO WAA HUWEN IYO XAMAR AYUU U SOCDAA WAANA CADOWGA SOMALILAND WEEYE XIRSI IYO WADANI
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 17 дней назад
Xirsi Gaab ninka adeerkii khayaanay walee inuu shacab waxba u qabanayn yuu idin sirin waa Huwaaaaaan
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 17 дней назад
Xirsi waa xirsi ismabadalaayo ama u codeya amais kadaaya😂
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 17 дней назад
Kkkkkkk umada ka hordhaqaaq oo xishoo siiraaa yo buugiisii kawaran maxishoode
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 17 дней назад
Dadka waxad mooda in uu caqligu ka suulay, isma waydiinayan ninkan xirsi, shalay isagoon cidi dooran wadanka dhan ka talinaayey, muxuu ka tagay raad, wada hadal faqash uu inagu waraeejiyey, iyo xoolihii umada oo uu jeebadaha ka buyxsaday.
@mhassan0163
@mhassan0163 17 дней назад
Ninkan Xirsi waa ninkii diiday Muuse Biixi in xisbiga lagu wareejiyo oo shaqadiisii uga tegay, Muse na maanta muslim iyo gaal waa la ogyahay wuxuu waddankii loo dhiibay kaga tagayo oo badh gooyey, oo Cali Khaliif heshiiskii lala galay intuu laalay, waxbana ku bedelin, haa xirsi waa siyaasad barad oo socod barad wakhtigaa khalad badanna wuu galay, balse waa ninkii Muuse innooga digay
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 17 дней назад
caqliga dadka ayalacaayaya,warkuma dhina ninkan,eedadkaygow,xilima indhaha furaysan
@amalos3435
@amalos3435 16 дней назад
Ileen tugtj ma xishodo xirsiyo Dalkii aad hosata aad uga dhibeysay somalia xilikii silanyo ee wasiradii xamar ku soo qashifen maad wali sohortagantay q
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 17 дней назад
4000000 milyan oo danbe ma qaadanaysaan oo lagu faani doonaa xunbo wayne danbe ma lacunayaa Hawadaa lasoo celiyay miyaa mardanbe lasiin doonaa cadawgaa laga soo celiyay
Далее