Тёмный

REER BURCO  

Soya films Studio
Подписаться 504 тыс.
Просмотров 144 тыс.
50% 1

PLEASE LIKE AND SHARE FOR MORE VIDEOS THANKS
FOLLOW US:
INSTGRAM: @ HASSAN SOYA
FACEBOOK: HASSAN SOYA
SNAPCHAT: HASSANSOYA
TIKTOK: HASSANSOYA
WHATSAPP NO:
+252617160331

Развлечения

Опубликовано:

 

29 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 861   
@Sad3367
@Sad3367 3 года назад
Kkkkk Hargeysa waa dad qalbi fiican From muqdisho
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 года назад
Hargeisa maha wa burco
@muha3019
@muha3019 3 года назад
waa runta dadka reer hargaysa uun mahe dhamman reer somaliland
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 3 года назад
Hargaysa ma ahan waa rer burco
@mohamedatromohamedatro6050
@mohamedatromohamedatro6050 3 года назад
waad mahadsan tahay wll
@zolamanaate2102
@zolamanaate2102 3 года назад
Izka fiiri meezha hargiaza ma ahane ee waa purco
@naajiboy6882
@naajiboy6882 3 года назад
Wllhi qosolka iga dhamaaday Reer burco one love 🥰😁😂
@muhanad_yare12
@muhanad_yare12 3 года назад
❤️
@maxamedcismaan1176
@maxamedcismaan1176 3 года назад
Rᴇᴇʀ ʙᴜʀᴄᴏ ᴡᴀɴ ɪᴅɪɴ ᴡᴀᴛᴀᴀ😍🇸🇴
@ahmedtarax6912
@ahmedtarax6912 3 года назад
Calankas Soo Reb Tageradada markas muujineyso
@ahmedtarax6912
@ahmedtarax6912 3 года назад
@Nusaibah Mohudin Mohamed Xabadba inaga dhaxaysa Ninyow Qoraal baad ku dhuumanaysaayr
@sahankaguusha2543
@sahankaguusha2543 3 года назад
From lascaanood waa idinsalaamay muqdisho🥰
@miskimire8415
@miskimire8415 3 года назад
Waa kaa qadnay walalo 🇸🇴❤💋
@marwanaliyassein6910
@marwanaliyassein6910 3 года назад
waan ka qaadney♥️
@A-T_Teitus
@A-T_Teitus 3 года назад
🙏🙏🙏
@abraha6559
@abraha6559 3 года назад
✋👍
@wiilhooghalaag8625
@wiilhooghalaag8625 3 года назад
Kaqadnay pro
@siciidmaxamed7423
@siciidmaxamed7423 3 года назад
Hada nahay reer burco wan jecel nahay muqdisho💙💙
@jezymudo9680
@jezymudo9680 3 года назад
💗
@sucaaadbarkhad496
@sucaaadbarkhad496 3 года назад
Askari ku agtagan hayoy
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 года назад
Wlhi waa dacada qosolay reer Muqdisho allah ini xiftiyo dhmntiin frm borama 🇸🇴🥰
@bellasisou1044
@bellasisou1044 3 года назад
Mashallah boorama waan kusalaamay walaal from Djibouti ♥️🤚♥️♥️♥️♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 года назад
@@bellasisou1044 waa qaaday hno 🖐
@mohamedelmi2620
@mohamedelmi2620 3 года назад
Soo dhabow Walaal from muqdisho
@bellasisou1044
@bellasisou1044 3 года назад
@@mohamedelmi2620 mahad sanid muqdisho caday walaal ma ii fiican tihiin walaal aan jecelnahay 🤚🤚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💚💜🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 3 года назад
Amiin allaha nawadaxifdiyo kuligeena ilove you reer borama💕💕💕
@aaminahussein4039
@aaminahussein4039 3 года назад
Waa walalhy maxaan isku deedaynaa frm hargysa kulay idnkuna waad na jeceshihee Makala Maarano allaw burcad isku Mari dadka sooomaaliyeeeeee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪💪💪💪
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 года назад
Amiin Wan idin jecelnhy aad io aad❤️❤️
@eyesbigboi4001
@eyesbigboi4001 3 года назад
Amiin ya RABBI
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 3 года назад
Aamiin aamiin yarabii
@Thommack
@Thommack 3 года назад
Aamiim ❤👑
@canabcayuuni4978
@canabcayuuni4978 3 года назад
Aaamiin yaarab 🤲❤️ Inshaaa Allaaah
@xidigtaxidigaha487
@xidigtaxidigaha487 3 года назад
Reer burco waan iden jecelnahy hadaan nahay reer xamar waad mahd san tihiin walaa layaal 🥰🥰
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 3 года назад
Sidoo kle wlaal quruxeey Alle nabad haydinka dhigo idinkana
@kingshaktatinous9650
@kingshaktatinous9650 3 года назад
Casimada Umada Somaliyeed muqdisho Like I Sara
@somaliboy447
@somaliboy447 3 года назад
Walal subscribe isaar waa codsi wll
@rooblemax1118
@rooblemax1118 3 года назад
We are Somaliland waxa aynu nahay wllo laakiin siyaasada ayaa ina kla qaybisa
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 года назад
Casimada somalia not somaliyed
@hibomuxumed3270
@hibomuxumed3270 3 года назад
Muqdisho magala madaxdeena wan jclnahy qskariyo wax uma jabne🇸🇴🇸🇴🇸🇴one love dhamantin❤
@somaliboy447
@somaliboy447 3 года назад
Walal subscribe isaar waa codsi wll
@wllronii5389
@wllronii5389 3 года назад
@@somaliboy447 kuu Zaaray AdinaH Ii Zaar
@nuurlaki3550
@nuurlaki3550 3 года назад
Hibo Muxumed
@nuurlaki3550
@nuurlaki3550 3 года назад
Asc
@jirfe
@jirfe 3 года назад
Kkk prank kan laaysla ogyahay baad run moodaysaan xagaad ku aragteen meel suaalo laaysku weeydiinayo oo qof qudhi taagan yahay
@asiiraofficial833
@asiiraofficial833 3 года назад
😅😅 Burco fuuny Yaan loo qababan because muse bixi ayaa na xidhaya From somaliland Hargeisa 🥰🥰
@queentima6146
@queentima6146 3 года назад
Hhhh wlhi qosol miirn wye
@areesjecelow8862
@areesjecelow8862 3 года назад
Fanny ba tihiin wllhi 😆😆😆
@asiiraofficial833
@asiiraofficial833 3 года назад
@@areesjecelow8862 thank u 🥰
@nuurdiinshariff702
@nuurdiinshariff702 3 года назад
Kkk dhalanyarada soomaliyeet allaha haxifdiyo
@abdiabdullhi395
@abdiabdullhi395 3 года назад
Ilove you 🤞 from mogdisho 🥰
@nada_1.68_lbr4
@nada_1.68_lbr4 3 года назад
Forom burco hasan sooya wa ku salamayna 🥰✋✋🥰
@hiirale2042
@hiirale2042 3 года назад
Wlhi funny tihiin reer burco sxbyal from muqdisho ❤️❤️❤️
@nuurseyl9454
@nuurseyl9454 3 года назад
#Reer_Burco waa idin wataa Hdii aad qososhay ii saar ❤love
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 3 года назад
Masha allah reer burco hadan reer mogadisho nahay madaxa ayay noo saaran yihiin xasan soya horumar wacan
@mohabaari1807
@mohabaari1807 3 года назад
Wa qosly form mudug wlhi rer Burco wa dad qalpi wang sn alow.idin xafid 🇸🇴❤ Wan idin jecelnhy rer somaliln 🇸🇴🥰❤
@canbarocolay6756
@canbarocolay6756 3 года назад
🤣🤣😅😅😅first day from burco We love muqdisho💕💕❤
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Год назад
😁😎👍 from gobolka Togdheer Muqdisho waan ku jeclahay 😅👈
@murshidkebirow1418
@murshidkebirow1418 3 года назад
😂😂😂😂😂😂 Muqdisho mise lascanood kulahaa wlhi 3 saac an qoslayee ila hada wan kucelceshanayee hhhh
@princessnaima6066
@princessnaima6066 3 года назад
Hhhhhhh
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞🙏🙏🙏
@marisadagan5918
@marisadagan5918 3 года назад
Qosol iguma hadji reer muqdisho alle haydin xafido farom lscaanood 🇸🇴
@jezymudo9680
@jezymudo9680 3 года назад
Aamin
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 3 года назад
Aamiin
@ilovesomaliaofficial2835
@ilovesomaliaofficial2835 3 года назад
200k soon keep up my brother
@wardahaji7260
@wardahaji7260 3 года назад
Sax
@wardahaji7260
@wardahaji7260 3 года назад
Insha Allah
@qanixriir255
@qanixriir255 3 года назад
Xasanow wad aragta gobolka ragga inay tageersanyihin inay immadan casiimadooda anigana ka mid ah oo immanaya insha allah xamar cadeey alle nabad ha noga dhigo ♥️💋🌹
@xidigtaxidigaha487
@xidigtaxidigaha487 3 года назад
M,a wll waan ku Soo dhawey neenaa well come mugdisho qalbi wng
@A-T_Teitus
@A-T_Teitus 3 года назад
@@xidigtaxidigaha487 naytigaba qarrax 💣💣walahi way adagtahay in layimaado😭😭😫
@xidigtaxidigaha487
@xidigtaxidigaha487 3 года назад
@@A-T_Teitus Qafwalba sacadiisa madhaa faayo naftaada Mee shee jaceshahy kuraa xeyso wllo
@bashiiryare6131
@bashiiryare6131 3 года назад
wan kusodhaweynena ia i like borco wallhi
@qamarcabduqaadir330
@qamarcabduqaadir330 3 года назад
Amiin
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 3 года назад
Ilaah baan idinku dhaarshe dadkan soow kuuma cada in ayyihiin somali sax ah qalbi wanaagsan lkn lacadaadinayo ilove you reer somaliland
@miskimire8415
@miskimire8415 3 года назад
HASSAN SOYA 200k coming soon inshalah 🇸🇴❤
@eyesbigboi4001
@eyesbigboi4001 3 года назад
Alaa reer burco fuley weeyaan wallahi from HARGEISA askarta hortoodaan ku amaanaah moqdisho
@arliininacabdi6643
@arliininacabdi6643 3 года назад
Ar askarta Waa LaGa xizhoonaya CiDna Ka piQi myzE LkN iDinkU Liipaxi yaraPa xavDaHa iDinkU ceLiyay
@eyesbigboi4001
@eyesbigboi4001 3 года назад
Sax xishood WAAN grty iyo meeshaad aadeyso maxaa Dan uga jiraa Horta Somaliland qawaninteeda hadaad isha mariso askari kuweydiinkaraa. Majiro sababta oo ah in rights leedahay muwadinimo MARKA you can go everywhere
@omerdahir1
@omerdahir1 3 года назад
Run sheeh hee hhhh
@eyesbigboi4001
@eyesbigboi4001 3 года назад
@@omerdahir1 zhp muqdisho dawlada isma hayaan ee siyasiintaa is haya MARKA hadaan siyaasad faraha la galo liinta khasab WAAN cabi lakinse Hadan tago iyo hadaan amaano cid wax Ima odhaneyso wayo waxa la dhahey qunyar socde qodaxi ma mudo
@Zakarie769
@Zakarie769 3 года назад
War vediogan prank run ah mahe wa acting mesha burco baqaysee hargaysi gesiga ka tahay wa duni nabigeedi dhintee awowo wax hubso baqdintu ku dhex dhigtee lashyahay lashtu wastay
@amrancabdi9858
@amrancabdi9858 3 года назад
200K Hambalyo Huno qali
@sagalmalpoh1306
@sagalmalpoh1306 3 года назад
😂😂😂😂😂😂muqdisho wa casimada umada somaliyed form Burco GoplkaH Ragah 😅
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 3 года назад
@shucayb shubka sxb gobolkaagu waa kee anaa kuu sheegaya cidda ku noole hhh
@sagalmalpoh1306
@sagalmalpoh1306 3 года назад
@shucayb shubka ha noh😁
@bilancabdi8042
@bilancabdi8042 2 года назад
Wlhi qosol iguma harin rer burco iska.nolada nio
@hibaaqmaxamed2860
@hibaaqmaxamed2860 3 года назад
War inder wanu idin jecelNhy reer muqdizhoY lkn liintanu ka baqayna 😂😂❤
@zahraibrahim5779
@zahraibrahim5779 3 года назад
Pyo muhiimdu wa qulubta 🥰💖
@omerdahir1
@omerdahir1 3 года назад
Hhhhhhhh wlh waa idin ku qadanay
@abshircarab18
@abshircarab18 3 года назад
Hhhhhhhh
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 3 года назад
😂😂😂😂😂walhi reer burco waa funy😂😂
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 3 года назад
Reer Burco daawaday mana qoslin been weeye wlhi😂😂😂😂😂form Muqdizho
@moustapheibrahim8352
@moustapheibrahim8352 3 года назад
Pour moi ce plus gros un prank ces jeunes ils transfèrent un message très important et nette. Big love la grande SOMALI 🇸🇴
@mahadindhageele3223
@mahadindhageele3223 3 года назад
Waxaa igu qosol badanaa markuu arkey askarta ayuu dhahey muqdisho mise laasacaanoda kkkk
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 года назад
Wra xasan soYa kaleexo reer abtiYashey hdiikle wlhi isTuuDiYahaga aya ku imaana wacadalla ☝️👈
@qurayshmohammedabdi7659
@qurayshmohammedabdi7659 3 года назад
Casimadena bilan Muqdisho❤
@abwaanozil8801
@abwaanozil8801 3 года назад
Wankusalami sxp
@abwaanozil8801
@abwaanozil8801 3 года назад
Qurahey numberkaga isodir baal🙏🤔
@A-T_Teitus
@A-T_Teitus 3 года назад
@@qurayshmohammedabdi7659 yes
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal 3 года назад
Sawiir khaldaan ayuu ka soo gudbiyaay anigoo somaliland jeceel muqdisho inaan tagoo wan jeclahy walhi hadad tagtoo cidna kuma xidhaysoo shicibkaan ka hadlayaa way tagaan waynaa soo noqdaan 💚💭❤
@josman7296
@josman7296 3 года назад
Reer burco waa wtaa sooceli🤣🤣🤣🤣🤣 adna qosal kale ledahy intee kaso aragte 🤣🤣🤣🤣🤣 anigo gajessn iga qosol siisen ba 🤣🤣🤣
@DEEQHAPPY
@DEEQHAPPY 3 года назад
Soya films studio wlh inta RU-vid aan fiirsaday ma jirto mid an dhameestay on midkan ahen sidas u qosolayy wn ilmeyy wlh Alla mxay naftu macdahay well done bro bring more like this video VIVA Reer BURCO
@khadaraways4616
@khadaraways4616 3 года назад
Jeazy boy walaalkis weeye wiil ka yar keep going 😂😁😎
@mohamedsabriye2032
@mohamedsabriye2032 3 года назад
I love the guy with the blue jacket very smart he replaced muqdishu with lascanood much love from Xamar ❤💯😂, gobolka raaga
@umiilin8408
@umiilin8408 3 года назад
Lol🤣🤣
@wanyaabey4199
@wanyaabey4199 3 года назад
From hargeisa Somaliand walahi dadkeedu aadby u jecelyihiin meel ay ku doorsanayana ma jirto ee waa brank laysla ogyahey
@hodoahmed7681
@hodoahmed7681 3 года назад
Waa run walalo wadankeena Somaliland waynu wada jecelnahay, laakiin waxay isleeyihiin camera ku haysa ee waa cunsuri yaan lagu odhan. Qaarna kolay in ay dhulka iska soo maraan way jeclaan lahaayeen.
@mohameddeeqofficial6100
@mohameddeeqofficial6100 3 года назад
Hhhhhhh wlh waaa prnk xaraawo ah hhhhhhhhhhh rer burca wan idn jclahy form moqdisho
@hamdamohamedqueenofheart4879
@hamdamohamedqueenofheart4879 3 года назад
xasan soya adaba iga qosol siinaya aniga from hargaisa😂🙏
@mahamedosman469
@mahamedosman469 3 года назад
Inta iyagoo macawis qaban daawanoyan like dhac ku siiya
@abdilahiziyad5193
@abdilahiziyad5193 3 года назад
😁😁😁😂 ree burco wllhi waa fanny dacad ayaan u qoslay😂😄
@asiafirin2530
@asiafirin2530 3 года назад
Kkkk😂😂😂😂😂😂😂 Hassan soya sidaan ugu qosl Hadl kaga bro jir oo joog wllky 💖💖# Hambalyo Hambalyo 👏wllky Hassan 200k keep going 👍
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 года назад
Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy
@abdisamad4424
@abdisamad4424 3 года назад
hooyo maxa ku qoran an kuso radiyee
@dahirise7762
@dahirise7762 3 года назад
Xasanow wallahi saan u qoslayay boga aa ixanunay reer burco waa iga gadantihin kkkhhkh
@abdidjqalin8923
@abdidjqalin8923 3 года назад
❤️❤️❤️💚somali meel walbo ay joogto one love
@ladaniito8625
@ladaniito8625 3 года назад
Lkn dhagysta qofka ugu dambeya wuxuu dhahay waan aadi lahaaa ufiirsada kaasa ugu carol adkaa😅🤣🤣🤣🤣🤣
@ladaniito8625
@ladaniito8625 3 года назад
Coming soon filim ma aha waxa soo socda ee dabaaldega 100k subscribers Captan bar and 200k subscribers keep going legends 🙌 ❤ 🥰🥰 guul wacan. 😍😍😘
@taygarmoha2871
@taygarmoha2871 3 года назад
War askrtu way naga gashteen wlhi😂😂😂😂
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 года назад
Maku jirty adi😂
@taygarmoha2871
@taygarmoha2871 3 года назад
@@farhiaali8967 Haah kan 4 aad hay waa khal khalay wlhi😂😂
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 года назад
@@taygarmoha2871 🤣🤣🤣 wad iga qosliseen muqdisha kuso dawada sida nojeceshihin kadaran ban idin jecelnhy❤️
@taygarmoha2871
@taygarmoha2871 3 года назад
@@farhiaali8967 thanks wll muuse handaraab baa na hortaagane qlbiga idinka jecel nahay hdaan gobolka raga nahay anagau jilicsanta kuma jirno💪🇸🇴♥️
@faadumofaysal8057
@faadumofaysal8057 3 года назад
Muuse biixi ayey ku kacsanyihiine reer burco ma jecla muqdisho 😂
@cabdiali9752
@cabdiali9752 3 года назад
🤣🤣🤣🤣 qosal iguma harin wlhi via Muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤
@leyladahir5425
@leyladahir5425 3 года назад
😂😂😂😂istaqfurullh waxaan wlhi qosol mahan waa dambi intaan ka badan ma muqdisho mise lascanod kulahaaa😂😂
@fathiartan6601
@fathiartan6601 3 года назад
Manzha allaH cazimada umada zomaliyed wan jecelnahay allaH hayno xifdiyo
@khadijacabdi5182
@khadijacabdi5182 3 года назад
200k coming soon🥰my pro Hamplyo
@MotivationMan021
@MotivationMan021 3 года назад
Magaladii maamulka muqdusho like ii sare
@waaawaaa2909
@waaawaaa2909 3 года назад
Alla xasan dhib badanaa 😂😂😂wllhi sa uqoslayay madaxa ixanunay 🤣🤣wllhi igatak🙏❤
@ikranmaxamed4299
@ikranmaxamed4299 3 года назад
Hhhhh wllhi qosolkiba iga dhamaday xassan ssoy xasan cali shariif boqortoyo wan ku wataa wllkay gar iyo gardaraba gulayso nisha Allh
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 года назад
😂😂😂🤣 soya cawa lapo qosol iskugu Kay biray ano rer burco la yaban aya kagina ku dartay😂
@azmaozman8165
@azmaozman8165 3 года назад
Muqdisho anaga casimad noma aha somalia ayey u tahay Aniga Somaliland ha nolato
@abdirahmanabdulahu8313
@abdirahmanabdulahu8313 3 года назад
Af xumo u dhimo🖕🖕🖕
@dahirsaabir8924
@dahirsaabir8924 3 года назад
Kkkkk reer burcoyaalow codka islow motion Ka fuulay kulahaa 😂😂😂😂😂 bro hormar wacn one love ❤️
@queenluula99
@queenluula99 3 года назад
Plz horay no wada 200k garsiya boqorka boqorada hassan soya 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🥰🥰
@studiodollar2763
@studiodollar2763 3 года назад
Waxan moodayay inaad Lascaanood sheegayso😅🤣
@AbcAbc-py6vp
@AbcAbc-py6vp 3 года назад
Kkkkk 🤣🤣
@ahmettleo9443
@ahmettleo9443 3 года назад
Intii muqdisho jecel like sara
@fatxituryare2756
@fatxituryare2756 3 года назад
😅😁😁😁😁😁😁 wlh madaxa i xanuune sidaan u qoslaayehhhhhhhhh
@saaramohamed3789
@saaramohamed3789 3 года назад
Reer burco one love❤😂😂
@mahadsaalax4878
@mahadsaalax4878 3 года назад
Kkkkk igaarka kulahaa intee ku talla meel ay iga xigto ma,aqaan kulahaa kkkk
@ilhaandhaqanehassan1635
@ilhaandhaqanehassan1635 3 года назад
Wlhi ree burco funny waayo zxpw adaaba qosolkada qosol laga qaada any way keep up 200k soon i.a
@jojoabdi3634
@jojoabdi3634 3 года назад
Shacabka reer hargeysa inta badan waa ey jacel yihiin lkn waxey kacabsanayan xabsiga liinta wn idin salaamay inta fiican ee rer hargeysa
@miskicali8360
@miskicali8360 3 года назад
Wa rer burco, hargeisa mhn meshq
@fartunahmett1122
@fartunahmett1122 3 года назад
Hambalyo 190k insha allah 200k team aan taageero
@abdallesheikhdon6955
@abdallesheikhdon6955 3 года назад
Wlhi qosolkiii iga dhamaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-nd9dl6fi2k
@user-nd9dl6fi2k 3 года назад
xasan soya jaakadaada ma isiineee wll
@meml7569
@meml7569 3 года назад
😎😎
@hamsehasanahmed1729
@hamsehasanahmed1729 3 года назад
Caasimada Somaliland ayaanu aqoonsanahay ee Muqdisho qarxeeda ma rabno
@bashiirxareedbashiirxareed6864
@bashiirxareedbashiirxareed6864 3 года назад
Reer burco soo badi xasanow
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 3 года назад
Inta ila fahantay inay dadkani is ogyahiin. Aanu prank caadi ahayn. Ninmanka askarta iska dhigayaa. Camerda dabadeeda kasoo dhaqaaqayaan 😂😜
@amranahmed9376
@amranahmed9376 3 года назад
Haahey saas wye
@vikramelxragomanofficial2701
@vikramelxragomanofficial2701 3 года назад
Keep going team wabaaa hor mar wcn asxapey inta ila argtey talent iney leyihin like dac 🥰
@malmohamud1465
@malmohamud1465 3 года назад
Walahy kal iyo lab ayaan u qoslay caadi ma aha
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
Burco Caasimada Xoriyada Jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 года назад
Hargaysa iyo muqdish Waxa farqiya ugu dhexeeyo waa laba casimadod oo quruxbadan Anigu hargaysa ayaan joogaa Lakiin muqdish waa iisimanyihiin💖💕💔💓❤💘💗💖💕💔💓❤💘
@areyousingl9133
@areyousingl9133 3 года назад
From lascanod waan idin salaamay reer muqdisho
@ayaanjerara
@ayaanjerara 3 года назад
Ramadan Mubarak yaa xasan salan sare huuno
@aishaladan9099
@aishaladan9099 3 года назад
Soya prank ku soo samey luul kaarso 🥰🥰🥰😘
@nastehaibrahim3706
@nastehaibrahim3706 3 года назад
Kkkkk prank gaan waa iga gadanyhy wlhi funny
@shakrashakuur1721
@shakrashakuur1721 3 года назад
Walle reer land Muqdisho manacbee one luv reer land ♥ ❤ from xamar cadey
@cabdiwaasacaxmed1805
@cabdiwaasacaxmed1805 3 года назад
Reer land mxa la dhahaa mxa ka qaldan
@miskicali8360
@miskicali8360 3 года назад
@@cabdiwaasacaxmed1805 somaliland rer land , wey iska Yara xarabesi eraygas
@user-up9dr1bx7r
@user-up9dr1bx7r 3 года назад
Reer burco waan idiin slmy from muq wlhi waan idiin jeclahay sxbo fiican ayaan ku leyahay
@coflerayan9961
@coflerayan9961 3 года назад
Mascha Allah Muqdischo from Djibouti
@alidhicis9313
@alidhicis9313 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallaahi reer burco waan Ku heystaa qosol iguma harin anib hadaan joogi lahaay waan inkiri lahaay muqdisho Anoo u dhashay
@medhayan7382
@medhayan7382 Год назад
Somalie weyn big love From Djibouti
@engabdihakinxasan9560
@engabdihakinxasan9560 Год назад
like ayay maraysay wankusalamy walkay xasan soya waa tagerahaga jooga boorama
@ladaninacabdi9108
@ladaninacabdi9108 3 года назад
Waxaan ahy qofki ugu horeeyay xasan soya wll mcn luul ka soo aaarso wllhi calooshaa I ihurtay zey guu galeen
@feysadegan2030
@feysadegan2030 3 года назад
War ninka muuse la dhaho naga qabta dhuusadu nagu celiye🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohaniking77
@mohaniking77 3 года назад
Oo cadaa hada so sheega musse 😂🤣😂
@yasinalabari8864
@yasinalabari8864 3 года назад
Hasan soya kan oogu danbeeyay go‘aan kiisa ayuu ku adkeesty😂
@xayaatfaarax1015
@xayaatfaarax1015 3 года назад
Hasan sooya waxan ku ahay tagaro buxo waxan raba ina ku la kulmo waa hada rali ka thy abowe
@munocumar7414
@munocumar7414 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂caawa manooli hassan sooya weligeey saan video uguma qosli thnk you
@ubahabdi9198
@ubahabdi9198 3 года назад
Hadan nahay team Zoya coming soon 200k keep going my brother 🙏
@shacirmaxamed7075
@shacirmaxamed7075 3 года назад
Soya runa ahaati somali ismanecba malkasta ee joogto lkn siyaasiinta alha is waafajiyo
@cabdiqaadiryare1990
@cabdiqaadiryare1990 2 года назад
🤣😂soobadi rigshanada reer buurco soobadii wallaal xasan sooya bro ♥waa jelahay Aniika rekshanada Adiika fanii ayaa gutahay sxb Aniikana kama cajisayo dhama
@amiirocabdirisaaq6245
@amiirocabdirisaaq6245 3 года назад
🤣🤣🤣😅😅😅 wlhi funy Afkaa iga soo xaday kulahaa😅😅😅
@Faibililiqomedia
@Faibililiqomedia 3 года назад
Wlhi gobalki Raga qalbigooda way natuseen lakin dee way caburanyihin
@cajaboofficial2271
@cajaboofficial2271 3 года назад
Soya my bro Ramadan kariim waa qalad plz hadhihin okey waa ladiiday sheeeqyadii okey bro 😘😘😘😘😘😘💯
@abwaanozil8801
@abwaanozil8801 3 года назад
Wankusalami abayo ilasoxarir
@hiirale2042
@hiirale2042 3 года назад
Muqdisho mise laascaanood ka dhacday😂😂😂😂😂😂
Далее
Каха и калЪян
00:46
Просмотров 86 тыс.
Is it impossible to cut off so much?💀🍗
00:14
Просмотров 4,1 млн
🎙ПЕСНИ ВЖИВУЮ от КВАШЕНОЙ🌹
3:09:38
😅Puplic prank || reer Burco iYo Muqdisho😅||
3:47
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
Просмотров 1,7 млн
У Котика Отняли Игрушку 🥺
0:15
Оцените переход от 0 до 10🤣
0:14