Тёмный

Reer Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Xukuumada Jabuuti 

Hamze Hariir
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Reer Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Xukuumada Jabuuti

Опубликовано:

 

17 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Месяц назад
Jabuuti ma doonayso horumarka soomaaliland
@fadhiaaar213
@fadhiaaar213 Месяц назад
No walaalo Somaliland hore u soco
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Месяц назад
Maashallah our hero Mr Biixi
@Degmociise123
@Degmociise123 Месяц назад
Nooooo Walaal you right ✅ Danta Somaliland CIDna loo Hamran maayo
@user-rw1ir3sg1h
@user-rw1ir3sg1h Месяц назад
Asc waxan idiinshegayaa dad iyo dowladba midkii walaal kaadhigtana walaal la ahow kii cadow kuu noqdana cadow kunoqo waa intaa xikmadu
@shounadan4101
@shounadan4101 Месяц назад
Waa rutaa
@shounadan4101
@shounadan4101 Месяц назад
Waa la iibsady meed yihii
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Месяц назад
Jabuuti guul
@shounadan4101
@shounadan4101 Месяц назад
Nin waliba wuxuu ee ga danta dalkiisa love s land❤❤❤
@salaxdiiriye4408
@salaxdiiriye4408 Месяц назад
Doodaasi waa intaan dopd. Dhegaysanay waa tii . Ugu fiicnayd waanad. Ku. Mahad santtihiin
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Месяц назад
Jabuuti dadkeena way soo raafeysey dadkii qaxootiga ahaa ee u galay 1988
@user-fy1qe2ff5e
@user-fy1qe2ff5e Месяц назад
Wax qaadayaan jabuti dawlada dekeda berbera dhistey ku doorsanmayno mid soo socota oo huwanta la socota jaalle
@mustafesulyman
@mustafesulyman Месяц назад
Somlland.mawaxay.noqotay.meel.itobiya.lahayd.
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Месяц назад
Hooyadaa waydii .
@mustafesulyman
@mustafesulyman Месяц назад
Jabuuti.baad.kuwaalateen.reer.baada.gadee..jabuuti.waa.walaaleheen.etiopia.waa.cadow.
@MacalinCukaase-tp5rn
@MacalinCukaase-tp5rn Месяц назад
Jabuuti .biyaha & khudrada iyo laydhkaba itobiya ayey uga yimaadan....hadana ma ogola inay somaliland iyo itobiya. Heshiiyaan..........sabab .. okioki
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x Месяц назад
xukuumadu waxay gaadhay dublamaasi yed dal gaadho tii ugu saraysay ama ugu sharafta badnayd waxaana xusi doonta taariikhda soomaaliland hadaanaynu hadaanynu xusbi ahaan isagaga indha tirayn xaqiiqada mooyaane
@asiamusa6539
@asiamusa6539 Месяц назад
Madaxwaynaha Somaliland miyaanu Farawayne agteeda ku dhalan?
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Месяц назад
His wife is British citizen so Bixi is officially a british citizen
@asiamusa6539
@asiamusa6539 Месяц назад
Dawlada Somaliland waa ta na bartay cadawga iyo nacabka. Waata aduunka bartay Somaliland. Ragga Djabuti u doodayaa dantooda ayay u doodayaan. Kuwa Somaliland waxa ay ka hadlaan arimmaha gudahooda. Subxaanalah.
@aminaboon1290
@aminaboon1290 Месяц назад
Nacaam jabuuti intaa aay ragaya qsqsbato aayeey Faqaash uu dhiibijirteey 88 kii
@yasinismail2733
@yasinismail2733 Месяц назад
Anigu waxaan qabaa cida aynu is haynaa waa jabuti ilaa shirarkii carta Ee ay u qabatay qadaadweynta ilaa xiligaa cadawgeenu waa jabuti Ee ha la ogaado siiba mamulka xooga ku haysta wlhi waa dagaal jiyo politique ah ha loo cadeeyo mamulkeena dawlad gaabo maraqeeda ha la cabo
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Месяц назад
Loo joojinmaayo jabuuti
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i Месяц назад
Waar waxbaa kaa qaldan ee jabuuti dawlad may ahayn waayo goormay jabuuti xoryada qaadàtay ?ta kale iyada ayaa Ina qiyaamaysay markay tiri xoriyada ila raadiya hadii lagala xoreeyey faransiiskiina dabada ayay inoo soo jeedisay iyado goosatay is una magacawday dawlad gaara oo jabuuti la dhaho
@Mohalo850
@Mohalo850 Месяц назад
LABAJEELE MUSE IYO RAJIIM ISMAACIL MAXAA KALAHASTA HADEEY GABADH TAHAY ANAAGEYA MAXAMAR MISE HARGEISA????MISE GEELLE WUUKHADAMAY😂😂😂😂😂😂
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t Месяц назад
Xamzo nag dhaliwayday aleelo ku meeraystay.Wadani arin mahayo wana cadowga Somaliland,dagalkuna wa dewo.idinko amusa aya laqatay sida ciyalka add uhadlasan.
@gabileyball
@gabileyball Месяц назад
Tasiii waa beenta
@mustafesulyman
@mustafesulyman Месяц назад
Dadka.hawareerinina.ookadsaya.munaafaqada.cidi.hadaytahay..cadow.tahay.adiga.cidkastoo.bada.itoopia.siinaysa.iyodhulkaba.ayaa.cadow.ah.adeer.cigaalbaarunta.kuusheegay.ookuyiri.cid.ina.citiraafaysaa.majiro.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Месяц назад
Sxb agoontii iyo maatidii daaquudkii afwayne iyo ka hadhay kabaleefyadiisii ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha reer somaliland warka kama guraane ku caweeya murugada iyo ciilkaad jiifka la qaban waydeen,,, for ever Somaliland rep,,,
Далее
Tom🍓Jerry 😂 #shorts #achayanarmyfamily
00:14
Просмотров 14 млн
They got a Golden Buzzer 🤣✨
00:46
Просмотров 14 млн
Top U.S. & World Headlines - July 19, 2024
15:39
Просмотров 212 тыс.