Тёмный

REERKEEDA WAXAA BAABI'IYAY SOMALI WALINA WAY DHOLACADEYNEYSAA | 60 SANNO KA HOR | Ep 20 

Faysal Shaik
Подписаться 30 тыс.
Просмотров 107 тыс.
50% 1

#kenya #somali #travel #somalia #somaliland #ethiopia #djibouti #africa #adventure #automobile

Приколы

Опубликовано:

 

19 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 429   
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 месяцев назад
Habaryar Aamino walaalkeed waxaa la oran jiray; Cali Elema Gadacha. Waxay dhahday sidaan maqalnay waxaa loo bixiyay Cali Gabra. Cali Aadan na waan maqalnay in la dhoho, maadaama ninkii qaatay canugaas yari Cali la Oran jiray. Fadlan, share dhaha, hadii aad qof tilmaantaas leh na aad aragtaan, fariin iigu reeba telephone number kaan amaba email kaan. +254726313481 faysalf872@gmail.com Mahadsanidiin.
@Liiloowe
@Liiloowe 7 месяцев назад
WALAALOW MAAMADA NAMBARKEEDA NOO SOO DIR. INTAAS MA NUGU CAAWIN KARTAA.
@mohamedmj9544
@mohamedmj9544 7 месяцев назад
@FaysalShaik1 sxb waxaa lagaa rabay Mamada magaceeda oo seddaxan, tellephonka laga helo, deegankeda iyo iyada hadii la waayo qof iyada lagu raadin karo in aad soo raacsiiso, waa muhiim intaas hadii kale baafin lama gelin karo oo waa arin qoto dheer.
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 7 месяцев назад
Zxb markad hadleysid makarofan istic maal cod kaka wuu hoseya
@timacadde12345
@timacadde12345 7 месяцев назад
AscWrWb brother Faysal . Arintan waa ku Mahadsantahay lkn details badan ayaa ka maqan arintan 1 deegaankee ayey arintan ka dhacday? Qabioladi ay Dariska ahaayeen yey Somali ka ahaayeen + more
@haajiabdi586
@haajiabdi586 7 месяцев назад
😊😊
@iissa7685
@iissa7685 7 месяцев назад
Somaliyeey waa in support gareeyo ninkaan dhalin yarada ah
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 7 месяцев назад
Saaxib Maamadaas WAXAAD KA HALMAANTAY WAXII OOGU MUHIIMSANAA OO AH TALEEFAN LAGALA XARIIRO. Mida labaad Waldaynaa waxay ku taalaa xuduuda SOMALIA IYO KENYA WAXAYNA U DHAWADAHAY AMUUME.
@abdulaahiAhmedshaikh
@abdulaahiAhmedshaikh 6 месяцев назад
Waad edeb daran thy waxaaana soomali maaha ee malagu iibsaday hadaa doonto iska iib sanaw lkn waxaan somali maaha baas haku dhaweee
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 5 месяцев назад
Waldina wa wamo jubbada hose allaha u so sahlo aamin 🔥🔥
@hashimsabul2880
@hashimsabul2880 6 месяцев назад
If she can identify the clan that attacked the village and most likely it was reprisal,if he is still a live it is easy trace the clan than attacked and where were they attacked as in closer to Wajir or Garissa,from there it is easy to find coz Somali clan structure won’t accept him if they did they will call him by a nickname
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 7 месяцев назад
Waan ka xumahay..😢😢 hooyada cunuga laga xaday...dadkeena dhib badan ayay isu geysteen..aan isku dayno sidii dadkii hore inaan u noolaanin.. Nabad iyo walaalnimada aan ka shaqayno..taasaa Ilaahay farxad galisaa wuuna noogu naxariisanaa..❤❤❤❤
@AdanGuled
@AdanGuled 6 месяцев назад
Those who border with Gabra people are Ajuuran and Garre and most possibly that's Ajuuran Just an opinion
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 6 месяцев назад
Waa dhacdo foolxun, dadkii faldanbiyeedkaas geystay waxaa laga yaabaa ineey wada dhinteen lkn wiilkaasi noolyahay, RABBI ha u sahlo walaalkeed
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 6 месяцев назад
Aad iyo aad baa u dadaashay,sidoo kale waxaan kaa codsanaynaa in AAD KA HADASHAAN XASUUQII WAGALA 1984 OO LA DILAY 5000 OO SOMALI AH. 5000 RUUX SOOMAALIYYD OO LA XASUUQAY KAMA HADASHAAN BALSE MAAMA AABEHEED LA DILAY IN AAD KA HAFASHAAN. RUNTI WAAN KA XUMAHAY MAAMADA..WIILKANA ALLAHA U SAQIRO.
@robrob6719
@robrob6719 6 месяцев назад
Somali ma baabin ee dad somali kamid ah dheh. Mxa anaga noogu dareeysa
@LowServant
@LowServant 6 месяцев назад
Ninkaas waxa uu la baxey muuse, waana madaxweyne. Calaamaddaas dhammaan wuu leeyahay. Ayaantaanna reerahiisa wuu wattey oo Hargeisa ayeey Nagaa kalahaayeen
@yanyocombe1872
@yanyocombe1872 5 месяцев назад
Mahadsanid walaal KUSHTIC WE ARE ONE FAMILY
@user-xh2pi4tk5g
@user-xh2pi4tk5g 5 месяцев назад
No we not muslims are family get it right
@digalefarah3227
@digalefarah3227 6 месяцев назад
Brother mr Young man last time i saw you in Kenya while you visted Rendile Community from that i was so worried about your Life because Boranas and Ethopians dont mentioned Your identity as somali . It's full of Hatari jichunge Sana you from today you Kalanjen tribe to be on safe side please Safari salaama InshaAllh
@abdikadirisse76
@abdikadirisse76 6 месяцев назад
mathar mashaalah freinds you so mach thanks you 😢😢😢😢😢😢😢😢
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 6 месяцев назад
Hoyaa waan kanaxay
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 7 месяцев назад
Faysalow wllo waan ku salaamay Anigu waxan ahay reer hargeisa nio Nin dadiisa ku qiyaasay 64 ilaa 65 jir oo la dhaho Rashiid oo mudo 60 sano ah degan baadiyaha hargeisa oo reer leh oo Luuqadiisu adag tahay oo afka somaliga ku adag yahay ayaa degan halkas kaas haduusan ahayn ma aqaano Dadka deegaanka waxay sheegeen inuu ka yimi shul fog oo Kenya ama Ethiopia lkn uu yahay Somalida sida jaarsada ama Randiile iyo qabiiladaas oo isagoo yar meesha la keenay magaca deegaanka looga yaqaano waa Rashiid Aboo Ninkas hada 3 caruura u joogta sidoo kale xaaskiisuna waa Somali
@kismamedia6719
@kismamedia6719 7 месяцев назад
Waa macquul inuu noqdo
@alifoona
@alifoona 7 месяцев назад
Allah isaga ka dhigo😢🤲🤲
@xabiibafaarax8820
@xabiibafaarax8820 7 месяцев назад
Qof afar sano kulumsy luuqadiisu ma adkaan karto oo luqadiisii hore waaba ilaaway
@Caruurtaofthekorn
@Caruurtaofthekorn 7 месяцев назад
@@xabiibafaarax8820wa la xadeey ya bari laha.
@moah6351
@moah6351 7 месяцев назад
Walsall war fiican Siyaad sheegtay Laakiin model lag a la xidhiidho Ma reebin wiilka wax soon duubay
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 6 месяцев назад
Waan ka xumahay reerka dhibka soo gaaray. Colaadahaas waxey ahaaayeen wax iska caadi ah xiliyadaas.
@logannnnnn930
@logannnnnn930 7 месяцев назад
Umadaha inala jaarka ah waynu dhibnay waxaa masiibo inagu socotaa waa dambiyadii aynu hore usoo galnay oo laynaga jarayo
@Abuisra949
@Abuisra949 7 месяцев назад
Reer RU-vid ninka kaliya ka dawado guul iyo 1 million inshallah 🙏🙏🙏
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 7 месяцев назад
Somali tarikhda intii ay jireen ila manta sidas bey isku leynayen xoolahana u kala dhacaan iskuna dhici jireen, welina waa socotaa oo kuwa iskugu dhow baba wixi la ogaa oo anan horeyba tarikjda u soo marin isku sameyey, sida awged mamo amino pole sana hali ya famili yako yma haruub, mungu ani kusadie ku bata wanaume i sha llah
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 6 месяцев назад
Ninku wa issaq .
@user-ib1cj7ms3t
@user-ib1cj7ms3t 7 месяцев назад
Somalida ayagaba wa isdilan ilaa hada marka hadii muslim yihiin allh unaxaristo
@Ziraad
@Ziraad 6 месяцев назад
Waxa sidan u nhy Cuquubo aadami ba Na haysta io dad beenbeen lagu xasuuqay😢iskada kuwane kuwo afsoomali ku hadla la layeey aynu wda ognahay😭 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 jiilkaygan danbe illhy hanga meyro wxay geysteen😞
@AdanGuled
@AdanGuled 6 месяцев назад
If ceelwaq is mentioned garre waache mchezo bna Ninkaas hala raadiyo soomaliyey❤
@mohameda5947
@mohameda5947 7 месяцев назад
cycling should be a more common thing in Somalia, long distance, short distance, off road/ dirt biking, mountain biking, etc.
@mamiinjirib
@mamiinjirib 6 месяцев назад
Cinwaanka videoga ma'ahan mid nabadeed waa ila qaldanyahay ee nabada ka shaqeey Somalida oo dhan meysan laayn reerkaan. Mamada walaalkeed Alle ha'usahlo.
@nimcoBeauty2346
@nimcoBeauty2346 Месяц назад
walahi sida ayan daremaya aniguba, cinwanka isku dhac ayu sababi karaa, dad xun meelwalba wa joga, xata somalida dhaxdeeda aya is baabi'isay oo gam iska siisay.
@saadhussein5466
@saadhussein5466 7 месяцев назад
Faisal your G.O.A.T GREATEST OF ALL THE TIME 🐐 horey usoco
@Koyama548
@Koyama548 7 месяцев назад
Legend waxan ka da wada Amsterdam keep going mamo Allah ku usahlo wilkada insha Allah 🤲🤲🙏👍
@ahmth167
@ahmth167 7 месяцев назад
Legendary aniguna waxan ka dawada isgirinka
@alihaji9416
@alihaji9416 7 месяцев назад
Dadku way kala irdoobeen maamada Allah ha u sahlo. 100 sano ka hor Abshaxankayga Ibrahim cige ayaa waxaa ka lumay Wiil layiraahdo Ali Ibrahim. 2023 ayay suurta gashay inaan fariciisa helno mombasa duleedkeeda ayay daganyihiin. Technologyadda ayaa fududeysay inaan is helno will aan adeer u ahay oo faracaas ka tirsan.
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 7 месяцев назад
War Kushitiga Bariga Afrika dheh ee wax Soomaali la dhahaayo ma jiro. Dhulka ayaa Soomaali la dhahaa ee Qowmiyad Somali la dhahaayo ma jiro. Dadka degan Soomaaliya waxay ka koobmaan 3 qaybood. .1- Kuwo dhulka deganaa oo loogu yimid 2- Kuwo iyaga iskooda u yimid 3- Kuwo la keenay
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 6 месяцев назад
Wallahi she is look like somaliland er
@amranyasin6840
@amranyasin6840 7 месяцев назад
gabra waa dir waa eardey cali gabra
@somibomi3326
@somibomi3326 7 месяцев назад
Keep going. I love your adventures
@funy194
@funy194 7 месяцев назад
Waa gaarsiinaynaa share halo dhaho wayna helaysaa wilkaydaa insha allahaa
@Khabiibalimoha
@Khabiibalimoha 6 месяцев назад
Wr nio nin dhalinyaro oo wali waxan ku cusub yihin baa tahy kaliya magaca fiiri midda kle dhulka aaf joog tid eeg waxa waayahan danbe socdo eeg 😊
@user-sd3pv8hn8m
@user-sd3pv8hn8m 6 месяцев назад
Xagay Dagaan Dadkaan Gabre ladhaho ?
@salalxirsi9185
@salalxirsi9185 6 месяцев назад
Waa arin xanuunbadan waan kaxumahay waxa kudhacay reerkan
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 7 месяцев назад
Kingdom of gushitic alaha kadhigo walal sidii ee horay ugu ahaayeen thousand of years
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 7 месяцев назад
Gabre wa soomazli sax ah
@I_got_the_keys
@I_got_the_keys 6 месяцев назад
Great job bro I hope they find the boy now is a man. Illahi ah un naxariisto hoyodiisa. Faisal great job may Allah swt reward keep going bro
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 7 месяцев назад
Waa macquul in ninkaa la raadinayaa joogo Somaliland. Waayo waayadii hore somalida degan dlalak dersika ah sida Kenya iyo gebi ahaan East Africa waxaa ugu badnaa reer Somaliland.
@sharifahmed7346
@sharifahmed7346 7 месяцев назад
MashaALLAH Faisal Sheikh kazana sana welldone, hawsha halkaasi ka wad kazi njema
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 7 месяцев назад
Ilaahy ha isu keeno waa waxyaabaha Somali kabo kulaylka ku ridee
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 7 месяцев назад
Faysaloow videoska waad nagu yaraysaa waadna daahisaaa habeenkasta waan ku sugnaa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 месяцев назад
Waan keenayaa kuwo fcn sxb. Malmahaan arin yar ayaa I qabsataye.
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 7 месяцев назад
@@FaysalShaik1 wallaahi safarkaaga wax badan baa iiga baxay jahli badan baa iga baxay dhul iyo dadba 20k facebook waa kusii sharegareeyaa
@ismailali4274
@ismailali4274 7 месяцев назад
Mashallah sxb well done ilaah ha u sahlo
@liibanfarah5982
@liibanfarah5982 7 месяцев назад
Habaryar inshaa allah waad heli doontaa
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 7 месяцев назад
Allah usahlo
@ZeynabshAdansalah
@ZeynabshAdansalah 7 месяцев назад
Hadii ey is haleen nala soo wadaag inshaa Allah waad mahad santahay
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 7 месяцев назад
keep the good work going,
@mohamedwebi737
@mohamedwebi737 7 месяцев назад
Keep going bro👍
@rockmoneymedia3607
@rockmoneymedia3607 7 месяцев назад
Somali Sana sana Ajuran na Garre wamepiga Vita hapo nyuma na Boran
@akhalif579
@akhalif579 7 месяцев назад
Waa fariin muhiim ah runtii, great content excellent personality faysal.
@bashirhussein9652
@bashirhussein9652 7 минут назад
KAZI nzuri kaka
@user-mr8Talasan3dz
@user-mr8Talasan3dz 7 месяцев назад
Allah usoo sahlo maamada aad baan uga xumahay dhibka soo gaartay
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 7 месяцев назад
Faisal bro you are Treasure bro walahi I support you from London .
@Khaalid155
@Khaalid155 7 месяцев назад
Masha Allah sxb waxfiican baad samaysay ilahay hala kulanaiiyo hooyadan walalkeed muuqaaladaadu way isoo jiiteen runtii waanan kugu soo biiray horey usoco guul iyo gobanimo bro
@rashidmohamed6482
@rashidmohamed6482 7 месяцев назад
Masha Allah Faisal,guul walal
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 7 месяцев назад
Mashallah keep going
@aksom5693
@aksom5693 7 месяцев назад
From koonfurgalbeed keep going pro 💪
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 6 месяцев назад
Where is the location was the kid
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 7 месяцев назад
Maasha Allah Faysal. Illinter 2 ayaa tahay. Soomali waa dhib badan yihiin geelay soo dhaceen cunugiina horey u soo dhaceen. Walee dulmi badan wuu nagu dhax faafay❤
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 7 месяцев назад
Thanks walal sad story subxaanallah ( Sabur wa Sallah ) and insha Allah weey isheli haduu noolyahay
@halimafarah9820
@halimafarah9820 7 месяцев назад
Allah ha u soo sahlo reerkaas wilkooda Aamiiin Aamiiin Yaarabi
@user-cn2pz1xp9t
@user-cn2pz1xp9t 7 месяцев назад
Asc wr wb waan ku salame sxb waad ku.mahad santahay taabinta ad tabinten mamadan cadaalad ubaahan wiliba mama soomaliyed ee gabraha Qabiilka gabraha waa qabil soomaliyed ee dagaan Ethiopia iyo kenya Dhinaca Ethiopia waxay ka digayihin gobolka dawa DDa haga kenya country marsabit .moyale torbi .bubusa Markaa mamadan halacawiyoo somaaliyey
@booraq_bashir224
@booraq_bashir224 7 месяцев назад
Howl adag baad haysa libax horey usoco guul ban Ku rajeena i.a somaliyey ninkan dhalinyarada hala taagero 🎉
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 7 месяцев назад
Allah ha u sahlo Ammin ❤
@asiliborle6342
@asiliborle6342 7 месяцев назад
Kuli sher wiilkan waa fariida
@Fays2010
@Fays2010 21 день назад
Allaha ku barakeeyo wll, shaqo fcn oo samafal ah ayaa waddaa
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 7 месяцев назад
Keep going bro Inshallah wata patana
@caliadan8013
@caliadan8013 7 месяцев назад
masha allha sxb qof aad u qalpi wanaagasn Aya tahy
@ismaelshuraim1424
@ismaelshuraim1424 7 месяцев назад
Meshan ma kenya
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 7 месяцев назад
Faisal waan ku salaamay, aadbaan utaageera hawsha aad wado,
@khadardayib4836
@khadardayib4836 7 месяцев назад
Walaahi wanka murugooday ilahay hawsodhaweeyo aamiin
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 7 месяцев назад
Tulada uu sheegayo ninkas ku ag fadhiyaa ee welideeyna WAA xuduuuda somalia iyo Kenya dhoobley ayeey u dhowdahay alle ha u sahlo wiilkoda
@abdikirinsiciid840
@abdikirinsiciid840 15 дней назад
Ilaahey ha usoo sahlo
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 7 месяцев назад
Sorry maamo xaal qaado .Insha allh wllona allaha hakuu soo dhaaweyo Allahuma aamiin aaaaamiiin🤲
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 7 месяцев назад
Ali Elema odaja lama dhaho magac kale ayaa waa hore loo bixiyey. Geelii 1963 reerka soo dhacay hala doono. Sida wax looga raadiyo Soomaali waa sidaas. Soomaali iyo Booran hala raadiyo.
@WalbaashJama
@WalbaashJama 7 месяцев назад
waa hubaal insha allah dad badan aya ku daawan doono xoogaa baan kula socday nin diyarsan oo bulshada wax u faaideyn karo aya tahay keep up wll Qisadana waa muhiim
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 7 месяцев назад
Wow looks lovely.
@FINAAS1
@FINAAS1 7 месяцев назад
Hore u soco zxp❤❤❤❤❤ I like your vedios❤
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 7 месяцев назад
9:33. Waagaa Somali Somali Dhaqan uma laheen, Caruur Reerkooda laga Qaato, Ama Hooyo Ama Caruur pa dilo. Reer Somali-Kenya Beey a haayeen. Dhaqan Somali ma aheen taa. Kenya unbu7 Joogaa wiilka Ama Africada kale. Somaliya inuu Joogo Uma Maleen Qurbaha/Kenya/Itobiya. Untaa Baan ka baari lahaa.. ALLAHA U SOO CELIYO WIILKA. Ki8 Qaatay na Wax Xun ALLAHA ha tuso. Si Uu u Garto, una Celiyo.
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia 7 месяцев назад
fadlan channelkan wuu cusub yahay nagu soo biira poa sana
@suleimanedimboru4531
@suleimanedimboru4531 7 месяцев назад
Waan ka xumahay arin ku dhacay
@Raysar_578
@Raysar_578 7 месяцев назад
Waa dhibaatooyinkii reer baadiyihii hore iskula kici jireeen
@Muslixtrades
@Muslixtrades 7 месяцев назад
Muqdisho ayaan kaasoo salaamayaa masuul. Maamada ilaahay ha u sahlo ninka maqan.
@axmedcali2415
@axmedcali2415 7 месяцев назад
Alle ha u sahlo sxp . Wllhi waa xanuun
@user-kn8xy6uv1c
@user-kn8xy6uv1c 13 дней назад
WALDENA ni Tana River county mahali wasomali wanaishi
@kma3545
@kma3545 7 месяцев назад
Hadii aadan taariikda dadkan waxba ka aqoon waxaad gudbinaysaa taariikh qaldan please ku eekow baadi goob. Qomiyada Somalidan meelna ha aga dhicin. Midna waxaan leeyahay dadka Somalida dariska la ah fadlan warayso dadka Somalida ah ee ayaga ladariska, intedan gudbin taarikh been ah. Hoyadana Allah ha usahla qofka kamaqan amiin.
@LowServant
@LowServant 6 месяцев назад
Waryaa Feysal...ha tirtirim commentiga. Mama huyu ndugu yake anaitwa Muse Bihi sikuhizi
@Gobsoor-
@Gobsoor- 7 месяцев назад
Great job
@saidhashi2856
@saidhashi2856 7 месяцев назад
Gabre waa beel kuhadasha luuqada Booranta. Waxay dagaan galbeedka Kenya. Isiolo, Marsabit, Mooyale iyo meelo kale. Koley intan ogahay Soomaali masheegtaan. Lakiin waa dad Muslim ah oo u midab eg Soomaalida.
@user-ys6cq6db7t
@user-ys6cq6db7t 7 месяцев назад
Wanu gaadhsiin insha allaah
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 6 месяцев назад
Wiilashiina jooga GAARISA,WAJEER,MARSABED,MANDHERA,MOYAALE, HADDII DIIR SOOMAALINO LEEDIHIIN KA HADLA 5000 RUUX EE LAGU XASUUWAY WAGALA 1984...ILEEN IMIKABA WAXAAD KA HADLAYSAAN LIXDANADI ARRIN DHACDAY.
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 месяца назад
Sad historic I hope she fund her brother Allayo rahma her parents best RU-vid mashallah 👍💕
@abdulahisaid9839
@abdulahisaid9839 7 месяцев назад
zxp waala dhacey barnaamijkan walalkey adoo raaliya maa taarikhda iyo gabre iyo soomali maxey ka siman yihiin iyo in walalo nahey iyo maad noogaso waranto xagaa afka xisaaabta dhaqan ka wax kasta waa xiiseynaya sweden ayaa kaa soo salamey zxp
@ibrosshafad
@ibrosshafad 6 месяцев назад
Nio nin hebel gabre ladhahayo ayan aqane waxan u jogay badiyaha magalada dhobley o dhacda xududka kenya iyo somalia halkas on aniga degan ahan kasojedo ninkas wagi igu dambeysay dadisa 50jir ayu ahay bal dadki badiyaha ayan weydinaya waxan xasusta inu aha nin ijar ah o xolaha dadka uraca
@dalsanmedia1247
@dalsanmedia1247 7 месяцев назад
Ilaahay hau sahlo amiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@Abuahzab2024
@Abuahzab2024 7 месяцев назад
Baladwayne uu ka wadaa
@BuraleMohamed-le5fe
@BuraleMohamed-le5fe 7 месяцев назад
Samahani mama
@mahadkaka986
@mahadkaka986 7 месяцев назад
nice job bro
Далее
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Просмотров 607 тыс.
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Просмотров 141 тыс.
MAXAY WADAAGAAN SOMALIDA IYO TURKANADA? | Ep 7
20:32
Просмотров 29 тыс.
July 6, 2024
25:51
Просмотров 38 тыс.
дешевая маска от морщин
0:59
Просмотров 1,8 млн
POV Joy and Anger's house - Inside Out 2
0:40
Просмотров 27 млн