Тёмный

Riwaayadii Beeraha | C-BOY FILMS 

Abdirahman C-BOY
Подписаться 160 тыс.
Просмотров 350 тыс.
50% 1

More Update Visit Daily

Кино

Опубликовано:

 

17 сен 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 895   
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
Runtiii wiilashani waa geesiyo u istaagay say dadkooda udhiiri galin lahaayen ani beerta maantan bilaabayaa halka kasii wada halyeeyadeena 😍😍😍
@user-im9km4io1h
@user-im9km4io1h 5 лет назад
Haa Wa runta qali 😁😘😘😙😙😍😍😍
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
@@user-im9km4io1h 😁😘
@zupaleo4192
@zupaleo4192 5 лет назад
Nacaska qali leh eeg
@takartakar3608
@takartakar3608 5 лет назад
Kkkkkkk ok
@nuurajamaac470
@nuurajamaac470 5 лет назад
Inta jecel inay alle uu towbad keenaan gacanta kor uu taaga ana ka kow ah(allah akbar)
@darwiishyare4967
@darwiishyare4967 5 лет назад
CR7 Sxb horta CR7 Katoobad keen gaal baadku dayaynaysaa oo magaciisa labaxday.
@nuurajamaac470
@nuurajamaac470 5 лет назад
Darwiish Yare haye sxb mahadsaniid ilaahy ajar ha ka siiyo
@ridwanomer91
@ridwanomer91 5 лет назад
🙋☝
@shukricirre53
@shukricirre53 5 лет назад
alah akbar
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 5 лет назад
Allahu akbar
@abdiazizmohamed2480
@abdiazizmohamed2480 5 лет назад
Oo hadda adoo like ii saarin miyaad i dhaafi rabtaa walaal ❤
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Haaa
@AhmedOmar-tb9ke
@AhmedOmar-tb9ke 5 лет назад
Oo hada miya ku sacab tuma
@abdiazizmohamed2480
@abdiazizmohamed2480 5 лет назад
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 😂😂
@abdiazizmohamed2480
@abdiazizmohamed2480 5 лет назад
@@AhmedOmar-tb9ke kama deyrinaayo ugaas
@AhmedOmar-tb9ke
@AhmedOmar-tb9ke 5 лет назад
Hye zhp Like comment daba ku qaban
@abdifatahalasoow9362
@abdifatahalasoow9362 5 лет назад
Firts videos aan noqday manta like ya ha ila dhaafina bl asxapta Wxn nii ahay taageero buuxo hormar wcn aan niirajaynaaa Reer burco wn idin aamin sanahy wlh Inkstoo aana ka dhalan lkn love idinku ahay wlh 😍
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
Anaguna wan kujecelahay nasapow😘
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 5 лет назад
ku jeclin anakuba hays raacdo soomaali waa hal ku dhigeeena
@abdifatahalasoow9362
@abdifatahalasoow9362 5 лет назад
اخبار يوتيوبرس mahd samid wshy 😍🙏
@abdifatahalasoow9362
@abdifatahalasoow9362 5 лет назад
Abdirashiid ibrahim aaamin aamin yaa rabi 🤲 Somalia ha is raacdo sxp wn rajaynaaa somali oo hal ah 👆
@abdifatahalasoow9362
@abdifatahalasoow9362 5 лет назад
Wlh dhalin yaradaaan ku dayasho eey mudan yihiin wxaana fahmi kara qofka aqliga u saaxipka ah wye haddii aan dalkeyna aaan beeyrano wx wlbo waay noo hagaagayaaan oo wx uguma baaahaneyno qaramada midoobi iyo yuuenka intaba kaliya inaa talo saarano allh na abuurtay waa wx wlbo nasiiyo aana aamino aana baryin gacan bani aadam ah Soo badiya wcyi galintaan oo kale see u aragto dhalin yarteyna soomaaliyeed oo badda ku dhamaaneyso inuu ley yahay dalkeyna wx wlbo haddaan u istaagno yaa rabi dalkeyna noohagaaji oo is raaci 🤲🤲🤲
@abdirizakabdullahimohamed3629
@abdirizakabdullahimohamed3629 5 лет назад
Wlh reer Burco waa dad nasab ah insha Allah Mar uun waa tagi doonaa Love you reer #Burco#
@cabdishakuurcumar761
@cabdishakuurcumar761 5 лет назад
Ku sali nabiga muxamed #scw intaad mala yacni dawanayzo
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
war yaa adi meel waba maxaa ku fadhiiziyay waa yape😂😂
@cabdishakuurcumar761
@cabdishakuurcumar761 5 лет назад
@@heersareofficial7814 aniga hadaa meel danbaba ha igu argtaba nio
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
😂😂😂aragnaa bal wayahe
@xamsecarab187
@xamsecarab187 5 лет назад
Scw
@shaashacabdisalaan6843
@shaashacabdisalaan6843 5 лет назад
Scw
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 5 лет назад
C-boy and his teammates wan idin salamaya 👏👏👑
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 5 лет назад
wn kqdny bro
@ismacilshekeye1352
@ismacilshekeye1352 5 лет назад
Hadad adoo daawanayo aad jiifto farta taag
@Axidig
@Axidig 5 лет назад
ismacil shekeye kid
@sakariybiixi2465
@sakariybiixi2465 5 лет назад
Ha
@after4years378
@after4years378 5 лет назад
ismacil shekeye ☝
@mohaamuhudinmohaa5189
@mohaamuhudinmohaa5189 5 лет назад
Waryaa kushegay in aan jiifo kkk
@nastexamaxamad2578
@nastexamaxamad2578 5 лет назад
☝️
@topfilms2557
@topfilms2557 5 лет назад
Dhulka uunbu saas u qodaya ma qarandi baa funny😂🤣🤣🤣
@SalmanSalman-gw7fk
@SalmanSalman-gw7fk 2 месяца назад
😂😂
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
rag culuz salaan zare c-boy and theam moroojiye💞❣💘
@mustafemahamud6970
@mustafemahamud6970 5 лет назад
Comentigii wuu qadar dhacay. Waa maxay like iisaara. Faalo xabixiya riwaayada iyo wax la akhrisanro. Somalidii maalinba maalinta danbaysa way sii qadar dhacaysaaa. Ilahay haydin soo hadeeyo
@abdirashidabdilahi6248
@abdirashidabdilahi6248 5 лет назад
Weey Mustafe Fidhike Zxp Wan Ku Salamay Waa Cayn Kaa Walee Sxp Oo Wuu Qadar Dhacay
@mohaamuhudinmohaa5189
@mohaamuhudinmohaa5189 5 лет назад
War sxb malayaabtay kuwa dhahayo like ta iisara walahi waa nacay kuwaas
@khadracadaad3840
@khadracadaad3840 5 лет назад
Mustafe mahamud wwwwwwwe
@daariqmohamoud2196
@daariqmohamoud2196 5 лет назад
inta taagerta Majaajilaystayaashan like kubqabo zhb😍😍😍
@maxdar11
@maxdar11 5 лет назад
Ninkan dheer walahi waa IGA qosliyey yaa igu raacsaN
@abdisamadmohamed7185
@abdisamadmohamed7185 5 лет назад
Samadoon koox jirta hore Usocda C-boY adna zxp hore usoco Inta jiifkka ku dawanaYsa commentigana lasocda same aayar sulka iska 😂
@fatimafariido612
@fatimafariido612 5 лет назад
masha allaaah 2dhalinyaroo iga qosliyo hambalyo xigmadaha Allaha idiin siyaadsho reer burco one love 😍😍
@abdulkadirmuse7555
@abdulkadirmuse7555 5 лет назад
Xaqiiqdii Ragani dheero galin aad iyo aad u wanaagsan bay sameeyeen Riwayadaha Gabayada iyo Heesuhuba waa aalada kaliya ee bulsho wax looga dhaadhicin karo Halka ka siiwada wanaga Stars baa tihiine
@farhaanjr6315
@farhaanjr6315 5 лет назад
keep going my freinds burcaawin
@abdirahmansuldan4608
@abdirahmansuldan4608 5 лет назад
Kusali Nabiga Scw Scw Lake Isaar Hayla Dhafin
@mohamdi6193
@mohamdi6193 5 лет назад
scw
@jaamacsiciid246
@jaamacsiciid246 5 лет назад
Scw
@cabdalesaleeban3409
@cabdalesaleeban3409 5 лет назад
Scw
@BarkhadTech
@BarkhadTech 5 лет назад
Abdirahman Suldan scw scw
@yusraibrahim4047
@yusraibrahim4047 5 лет назад
Scw
@Samihakhaliil
@Samihakhaliil 5 лет назад
Ileen kaneeco wasir mataqan kulaha😂😂😂😂😂
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 5 лет назад
Inta Burco kudhalatay I love burco soo qoraa
@raxmasoomaliland1616
@raxmasoomaliland1616 5 лет назад
Ilove my gobolkaygiii
@raxmasoomaliland1616
@raxmasoomaliland1616 5 лет назад
I miss wlhy
@sollywoodmovies9219
@sollywoodmovies9219 5 лет назад
ı lOVe BuraO
@user-nk5wp5dt9t
@user-nk5wp5dt9t 5 лет назад
ï Love And i miss burco wlhy
@maxameddaahir5121
@maxameddaahir5121 5 лет назад
Burcaad ku dhalatoo baryimaysid qayrkaa ilove my burco
@lamafilaanstudio778
@lamafilaanstudio778 5 лет назад
Walhi wan farxaa Markan arko idinko Vedio soo dhigay Waxan hubaaa anoon dawan Inaan sii qosli dooNo Samadon hore usocoda zhpoYaL
@khaawichanel36
@khaawichanel36 4 года назад
Nabiga ku sali scw like tana saar
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 лет назад
Dalkeena nimcaa fadhida Yaa igu raacsan
@abdirashidmahrajaa4395
@abdirashidmahrajaa4395 5 лет назад
anigaa kugu raacsan sxby hhhhhhh nimcaa fadhigada
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 лет назад
Hhhh my bro mahrajaa ki ka hani dhinac walba wey ka socotaa ..mnsha allah MURAADSO socotay sxp
@abdiasiisqanciye2015
@abdiasiisqanciye2015 5 лет назад
suhaib abdi Aniga
@laylaismaaciil4571
@laylaismaaciil4571 5 лет назад
Xaqiiq ana kugu racaye
@raxmasoomaliland1616
@raxmasoomaliland1616 5 лет назад
Aniga wlhy
@aizoocadee8130
@aizoocadee8130 5 лет назад
Nabiga kusaliya intii Nabiga jecel liketa haila dhaafin
@jazuurmoha820
@jazuurmoha820 4 года назад
Scw scw scw
@MohamedAbdi-fx3zz
@MohamedAbdi-fx3zz 5 лет назад
muhiimada ruwaayadaha ama heesuhu maahan jaceyl ee waaa in danta laga hadlo umadana lagu abaabulo ruwaayadan waan kufarxey run ahaa ruwaayado kale oo danta umada iyo ta dalkaba lagaga hadlayo waanu idinka sugaynaa jilayaashaayada soo maaliyeed ka qayb qaata guubaabada umada
@hamdahurmo4249
@hamdahurmo4249 5 лет назад
haddii sidaa loo wada fikiryo dalku beri hore hurumar gaadhi lhaa dadkeenuna waxaan niyad jab ahyn kma shaqeeeyaan riwaaydni sigaara ii khusaysaa maadaamoon ka mid ahy kuliyda beeraha mhad buuxda ree burco iyo inta dadaalysa👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Waar dee waxa comment dhiibtyba waan u saaray like anigu ma tiintiinbaan leeyhy😂
@suatomar8434
@suatomar8434 5 лет назад
wan kuu saari lahaye mgca kgu qoran ban ka bodaY😂
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Suat Omar waa madaxweynihii oo riwaayadaha liqaya dee 😂😂
@aliissa8888
@aliissa8888 5 лет назад
+Suat Omar Oo maxad Uga booday Huno Mujaahid Muse bihi Abdi magaciisa Waabad Yartahee
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@@ahassan1205 anuu mgcan kugu sary qabxdan Yar wxba hkso qadin mujaahid❤👍👍👏👏👏👏👏
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Sagal khalid waa mahadsanthy iyada qudheedu waa muwaadinad wixi tabasha ahna ha iila timaado😂
@aziizcabdlaa8539
@aziizcabdlaa8539 5 лет назад
C-boys walhi tageero u ahye zxpyl intaa ilaa jecel isiiya like 😉✌
@henokmediapro6579
@henokmediapro6579 5 лет назад
Viva samadoon go foward
@kaydkaxogaha6844
@kaydkaxogaha6844 5 лет назад
Wan idin tagera c boy iyo group kisa horay usocda👏👏
@raxmasoomaliland1616
@raxmasoomaliland1616 5 лет назад
Wiilashii xaafadayda noolada waayo badan Love burco dadkeeda from Nairobi
@jamaalcali7220
@jamaalcali7220 5 лет назад
Masha allah shaqo wacan bay qabteen
@muhyadiinaxmed6307
@muhyadiinaxmed6307 5 лет назад
Adoo jiifa ma daawanasaa like ii saar hadaad Caynadaa tahay
@xikmaawixuseen2688
@xikmaawixuseen2688 5 лет назад
Wallhi waa top ragane like asxpy
@xuseeenaaafir7321
@xuseeenaaafir7321 5 лет назад
Xikmaawi Xuseen geesi ayaad tahay Lon maad seeexataaaa you tubka meel walba waaad igaga horeynasaaa
@moha-hi6dg
@moha-hi6dg 5 лет назад
Waxaa igu soodhacday waa aan geel kuraacijiray bancade iyo karaamaan ninkii yaqaano like
@zultanyarre7547
@zultanyarre7547 5 лет назад
ilayn kaneeco Wasiir ma taqaaan..😂😂 Deeq Maroojiye😎✋⚡
@mohamedf.hussein6665
@mohamedf.hussein6665 5 лет назад
wooow aadban usoo dhaweynayaa dhalin yarada indhaha u kala saartey shacabkooda.awal hdaan nahay dadka aqoonta u leh culuumta beeraha dhibtu anagey na haaystey ileen anagaa cilmigeedii baranee,dhib noo yaley ayey ahyd in aanu dadka gaadhsiino faaidoyinka beeraha lkn teamkan aayba noo soo kobay sheekadiiba. soo thanks baan idinleeyhy. dhmn
@jirfe
@jirfe 5 лет назад
You talking about qabiil waxaad ka mid tahay dadka aanu doonayno in aanu ka cidhib tirno sland beeralaaydu qabyaalad ma taqaan shame on you ideot hadaan ku aqaano wlaahi waan ku dililahaa
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Zamodoon👏👏👏 😍😍😍😍😍😍
@aliAhmed-js7vd
@aliAhmed-js7vd 5 лет назад
Wllo adoo mahadsan ka daa Z ileen afkeena kuma jirtee mahadsanid. S hadaad qortid maxaa dhib ee jira Khalad ha u fahmin
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
waar weykan riwaayadan nolshan ku qabtay wacadala liketa indha weydba ahaa from hargiza😂
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Wlhi from burco Mka ilbaxday nio 😂
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
idin lajoogay baryahanba sagaley
@khadracadaad3840
@khadracadaad3840 5 лет назад
MupaariK Heer Zare wwwwwwwww
@ssh1898
@ssh1898 5 лет назад
Wilashan lahjadodan jclhay from garisa cdy
@abusharma9221
@abusharma9221 5 лет назад
Ok
@Joker-es6mp
@Joker-es6mp 5 лет назад
Waa reer waqooyi hoygii afsomaliga wllo😁
@raxmasoomaliland1616
@raxmasoomaliland1616 5 лет назад
Siman welcome abayo from Nairobi Kenya
@ssh1898
@ssh1898 5 лет назад
@@raxmasoomaliland1616 tnx
@ssh1898
@ssh1898 5 лет назад
@@abusharma9221 tnx
@gobonimo4895
@gobonimo4895 5 лет назад
Ruwaayad micno ku fadhido soomaaliyeey beeraha ha latabcado 🇸🇴❤🇸 🇴 dhalinta burco xagaa ka siiwada muuqaalada
@cabdirisaaqmaxamed4667
@cabdirisaaqmaxamed4667 5 лет назад
coment ga ugu horeya like saara azxaabta😂
@ismacilshekeye1352
@ismacilshekeye1352 5 лет назад
Hadad adoo daawanayo aad aqriso comments farta
@naturerelaxtion7991
@naturerelaxtion7991 4 года назад
Dadoow waxbeerta
@alishabeel4746
@alishabeel4746 5 лет назад
Inta 2019 😂dawaneyso 👍 like I saar
@Abdulaziiz
@Abdulaziiz 2 года назад
2022 daawanaya🤣
@mubarikabdirahmanguuleed2819
@mubarikabdirahmanguuleed2819 5 лет назад
Masha Allah kooxda samadoon iyo producerkooda c-boy wad mhdsantihiin dhiirigelinta aad bukshadiina la garab taagantihiin 💕
@abdiasiismostaphehassan7843
Wlhi rag adag
@noloshacusubsodhawee1338
@noloshacusubsodhawee1338 5 лет назад
C-boy and asxaabta reerburco salamantihin dhamantin😙😙
@ayaanhassan1031
@ayaanhassan1031 5 лет назад
Mch allh walhi dhulken nimcaa fadhia allw noo brakee amiin yaa rbbi
@howitmade9007
@howitmade9007 5 лет назад
Like ta hoyadin malahee usaara dadkan like ta rapa anuuu waan usaaraa intan arko iyado like doonysapa Hore usocda c boy and his team
@zallokaaluu6491
@zallokaaluu6491 5 лет назад
Kkkkk
@haarinaari4074
@haarinaari4074 5 лет назад
Apdirahman zesma u sheeg zhp bal gaajadan😅😅
@hamdahurmo4249
@hamdahurmo4249 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@howitmade9007
@howitmade9007 5 лет назад
Haari Naari waa canbaaraynynaah hadey saari waayaan shpe
@xudayfemario8367
@xudayfemario8367 5 лет назад
Mar kasta ragan waxay kahadlaan wax dhapa oo marka taagan Keep Going praderz *Murqan maroojiye mudhxiye*
@faraxsanmuuuqsan1075
@faraxsanmuuuqsan1075 5 лет назад
Malin dhweydbaan dalag beerihi awoowyaday ka beeray markaasay xaafdo dhami ila yaaben maalintan beerayy Alx dhulkeena nimcada taala maantana waaniga lacag dhan kasoo hooyay alx alx alx alx alx
@sakariyeaxmedabdirahmanjaa8380
Wllo samaysan isleeyahay Ee intee qarasha igasobaxaysa
@mohanzehajirsiraji8919
@mohanzehajirsiraji8919 5 лет назад
M. A
@gkbctfjnvg8980
@gkbctfjnvg8980 4 года назад
Love
@gkbctfjnvg8980
@gkbctfjnvg8980 4 года назад
🌹🥰😍
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 лет назад
hore usocda dadkygi😍
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
Mcha alllah riwaayad aan daawado tii ugu qiimaha badneed
@cabaasshow5140
@cabaasshow5140 5 лет назад
Aloveyuo Qrxy
@huseintayyib8416
@huseintayyib8416 5 лет назад
True
@ridwaanmaxamed145
@ridwaanmaxamed145 5 лет назад
Wasiir muumin seed miyaa maal galiyay riwaayadan Well done guys
@apdisalaanmohamoud8825
@apdisalaanmohamoud8825 5 лет назад
First view
@dahabo4771
@dahabo4771 5 лет назад
Mansha alllah wlldY waxa wangsan ayaa qabteeeee waaa qayba idinka dhinada
@khaalidfirta5195
@khaalidfirta5195 5 лет назад
Alla deeqow mxd wx matali kartaa Inta deeq taageeetay like igu caawiya
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 лет назад
Waa mid kamid ah film-dii aan daawaday ee ugu wacnaa..
@ziciidpiixi6628
@ziciidpiixi6628 5 лет назад
MaZHa allaaH Halkaa ka zii wada dhiira gelinTa dadkiina aad uHayzaan rag adag😀
@user-nk5wp5dt9t
@user-nk5wp5dt9t 5 лет назад
qajji idhig aan shigni kusamysto,,,,hhhhh wlle kanqosolbu igu dillayaa 😂😂😂😂
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 лет назад
Buskud dhiiqaynu beeraynaa hhhhhhh😍😍😍😍😍
@zhuuzhuuapdih6966
@zhuuzhuuapdih6966 5 лет назад
zupan zaxarla😅
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 5 лет назад
Hhh buskud dhiiq inoo beera Plz subscribe
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 5 лет назад
Hush doqontahy
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 лет назад
@@MuztaphaManzour maxaad ka hadlaysaa neefyahaw.doqon iyo laxba adaa ahe shitt
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 5 лет назад
SUUBAN ZAXARLA lagu salan wll qli
@mohamoudaliaden9544
@mohamoudaliaden9544 5 лет назад
👏👏👏👏Ruug cadayaashii soo rogaal celih Full respects kingz😘
@alihaykal835
@alihaykal835 5 лет назад
Mnsha Allah libaaxyo 😍 hore u socda sxbayaal guul guuuuul 💓💓💓💓💓💓💓👈
@nadiiranayruschennal3320
@nadiiranayruschennal3320 5 лет назад
*Ree Burco horey usocda* 🙌 😗😘
@ali-eidjibril8435
@ali-eidjibril8435 5 лет назад
masha alh waa inay riwaayadu micno xambarsanthay sida wiilashas qaliga ah oo kle noqda dhirigaliyayasha bulshada
@allahwithmeneverbedeprived3494
Wlhi reer burco dhalad ah ahay ee liketa mxaa iigu diidantihiin 👍❤
@abdikarimabdilahi1317
@abdikarimabdilahi1317 5 лет назад
Burco inta jecel❤ like i saara
@daahirmacalin1111
@daahirmacalin1111 5 лет назад
Viva wax beerta eynu barwaqo garne wax barta eynu barwaqo garne☝️
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
kulahaa baahidaydu waa tuufaaz😂😂😂
@stayblue759
@stayblue759 5 лет назад
Too much ayuu ka wadeee wayka yara tararaxday hhhhh kada kanecada hawqabane .............hhhh
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 года назад
dhiri galin.. wanagsan... thnks guys,, beeruhu waa laf dhafbarta dhaqaalaha
@kolkolikolkoli3875
@kolkolikolkoli3875 5 лет назад
First Like igu qabta Zxpyal 👍👍👍
@aarkamudug
@aarkamudug 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkk siduu baashi gaab u karbaashay baan la raftay wlhi 😂😂
@guridanbaysgirl3336
@guridanbaysgirl3336 5 лет назад
14 second kaliya so daahay 🤣🤣🤣😍
@Maxamed.Cali09
@Maxamed.Cali09 Год назад
Anna afar sano ayan soo daahay😢😅😅
@Mustafecabdillaahi1
@Mustafecabdillaahi1 5 лет назад
Sacad murqaan Hargeisa ayaan ku kulanay Haduu garanyoh Swirpan la galay😂😂
@Dayaxshow
@Dayaxshow 5 лет назад
top weeye waa riwaayad dhiiri galin ah
@aasiyadaauud1213
@aasiyadaauud1213 5 лет назад
Ragan riwaayadahooda ku hystaa😃
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 лет назад
Waligay ceelka burco meel uma dhaafin. Ilahay burco hure ha umariyo.. Aniga like waxay tarto maba aqaanee iska dhaaf wll, aniga xabad ha isaarina.. bal..
@saymudiinofficial
@saymudiinofficial 5 лет назад
waaala idin waayee ragii rag ahaaa
@phuaadtheeq7339
@phuaadtheeq7339 5 лет назад
Nooca fidhicilka loo soo dhoofiyaa taahy ✌✌ 😂😂
@abusharma9221
@abusharma9221 5 лет назад
Kkk
@makulatahay9928
@makulatahay9928 5 лет назад
Waryaa joogi ciyaarta boss
@vipstars3929
@vipstars3929 5 лет назад
waxani maa laayacni maaha ee waa wax is xasuusin hadaan saxsanahay like hadii kale bacda ee cuna
@seraptaacade7616
@seraptaacade7616 5 лет назад
Wllhi Adunka Ruwayada u necbahay lkn kuwan marka arko waba dhamesta ruwayada wllhi masha alaha wan tagera
@mubarikmohamed8297
@mubarikmohamed8297 5 лет назад
Samdoon waad wacantiihin indr hore u socdaa soo badiyi
@mukhtaarbossmaxamed5364
@mukhtaarbossmaxamed5364 5 лет назад
mukhtaar maxamed xasna
@abdih.othman5850
@abdih.othman5850 5 лет назад
Waa riwaayad aad u qosol badan koobsatyna wxyaabo badan dhiirigalinna u ah mujtamaca soomaaliyeed in ay wax soosar yeeshaan
@am_______amanigirlmxdkataq1219
Eeyaa wasiir reer burco dad nool ❤💖
@omeraabdi6805
@omeraabdi6805 5 лет назад
Waa runtaa walahi baahida San reebno San beero falano
@lasocodkaamuurahamuslimiin206
@lasocodkaamuurahamuslimiin206 5 лет назад
😱iLeen kaneeco waziir ma taqan😂😂😂
@MullerOfficial
@MullerOfficial 5 лет назад
Wll qaali subscribe ii saar wll qaali
@aliAhmed-js7vd
@aliAhmed-js7vd 5 лет назад
In ader zkad isga dhaaf adoo mahadsan ee qor s mahadsanid khaladna ha u fahmin 👍🤙😉
@xamdapeauty9118
@xamdapeauty9118 5 лет назад
C_boy tnkz bro riwayadaha nooso badi plz
@fbile1146
@fbile1146 5 лет назад
Masha Allah wa waxa lagu farxo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
Nin walba dhulkiisa isagaa meel gaadhsiiya maraykanba dadkiiisa wax kadhigay aynu kacno dhalin yaroooy
@vipruux7564
@vipruux7564 5 лет назад
Waa runta
@warsamemohamed9711
@warsamemohamed9711 5 лет назад
alle ha ina fahansiiyo qiimaha wadaninimo.
@roodadhuux1249
@roodadhuux1249 5 лет назад
Firoof
@roodadhuux1249
@roodadhuux1249 5 лет назад
Haawaand numerousoccasions
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
@@warsamemohamed9711 amiiin
@absamemahmoudqalinle9223
@absamemahmoudqalinle9223 5 лет назад
Allah horumarka inoo dhibyareeyo S/land wan dadaalana cidii manta sooman yowmul cashuuro like Azxpta
@AhmedOmar-tb9ke
@AhmedOmar-tb9ke 5 лет назад
Dadba dhaha Like isara lkin comment igu cawiya
@khadracadaad3840
@khadracadaad3840 5 лет назад
xamse cawaale
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 5 лет назад
Dhiirigalintu Waa Shay Qaaliya Runtii
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 5 лет назад
Madaraqa dhulka ku dhufta wax halaydinku daree👌👌👌👌👌
@fahmimohrani548
@fahmimohrani548 5 лет назад
C-boy azxptydii wn idin salmay
@maanali3680
@maanali3680 5 лет назад
Mirqaan iyo Maroojiye One Love
@abusharma9221
@abusharma9221 5 лет назад
Keep going guys tagera number one
@fuadyyarr6449
@fuadyyarr6449 5 лет назад
Am from Sweden i Don know how to speak somali but riwayadu wey ficantahy
@abdullahielmiabdulle8938
@abdullahielmiabdulle8938 5 лет назад
kkkkkkk ruwaayada wey fiican tahay
@pandawerner7983
@pandawerner7983 5 лет назад
So what do you mean riwayadu way fiicantahay😂😂😂😂
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 5 лет назад
😂😂😂 so am I somali ma yaqaan✋😂😂😂
@abdirizakothman3996
@abdirizakothman3996 5 лет назад
Hhhh kadaa English ta bakoorada Swedan baan ka imi lahyn e
@tawakalswaleh5006
@tawakalswaleh5006 5 лет назад
Fuad be proud of your language don't say that you are Somali but you don't understand Somali. ...yaab badana
@sultanmohammedhassan2567
@sultanmohammedhassan2567 5 лет назад
WLHI ragani waa caqiliin mar walba filmaantooda waxay u yeelaan qiso fcn 🇸🇴
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 5 лет назад
MAA SHAA ALLAH DADKU HADAY WAX QABSADAAN WAY GAADHI KARAAN HALKAY RABAAN
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 лет назад
Alla walaalow tayda xoog usoo mar-mar 😂😂😂😂waa beer Wayne
@morganlayers8364
@morganlayers8364 4 года назад
wooow waa guuulll insh alla h
@qaaliluulahmed8909
@qaaliluulahmed8909 5 лет назад
Ala Wa u xiisay wlhi labadan wiil ruwayadahoda anon dawan ayan like idin saaray
@hamzeali6081
@hamzeali6081 5 лет назад
Waaa riwaayadiii ugu fiic naayd lkn waxay ahyd inaad wasaarada ka iibisaaan
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 лет назад
Wxy ila thy in laga iibiyey baba
@hamzeali6081
@hamzeali6081 5 лет назад
@@farhiabeautychannel4612 haa wllo qali
Далее
Hidiyo Dhaqan Riwaayad Cusub
1:24:22
Просмотров 603 тыс.
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
00:19
Riwaayadii Ciyaaraha By C-boy Films
17:03
Просмотров 390 тыс.
Riwaayadii Waxaanad Ahayn Manoqotid | C-BOY MOVIES
27:39
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 20 тыс.
Riwaayad Cusub | Murqaan | Mudhxiye | Maroojiye
20:20
Просмотров 153 тыс.
Riwaayad Cusub 2019 Full Length.
36:30
Просмотров 712 тыс.
GURI BARWAAQO JAWIGA NOLOSHA CAKIRAN HEEE
1:11:42
Просмотров 73 тыс.
LAAQIYA IYO FILM CUSUB | TUSAALE ADDUUN | Q1AAD
30:44
Просмотров 188 тыс.
Timo Xiirka iyo Riwaayad Cusub
16:04
Просмотров 528 тыс.