Тёмный
No video :(

Riwaayadii "HADAAD TASHAN WEYDO WA LAGU TALIN"🔥 Dhamaystiran  

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 198 тыс.
Просмотров 346 тыс.
50% 1

🌟Riwaayadan waxay kamid tahay riwayadaha ee wadaniga waxana lagu qabtey addis ababa shirkii dib u hishisiinta somalida 1993
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Опубликовано:

 

19 фев 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 209   
@murtidhawr01
@murtidhawr01 4 года назад
Dhalinyarada riwaayadan daawatay bari ka maalin angaa madax ka ah wadanka aan wax ku qaadano talloyinka ragii usaa jogay dhibka iyo dheefta oo aan noqono bulsho maskax ahaan u korta qabiil iyo quruna ka ka wayn. Mahadsanidiin
@cabdirisaqiltuko9512
@cabdirisaqiltuko9512 3 года назад
Tashan. Waydee was laguu talin
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 года назад
Waad mahad san tahay wlo alle khayrka hayna garansiiyo raqba waku rageed from hargaysa
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
@murti dhawr maxaa waabari iyo itoobiya 77 iskagaley dagaalmooye, mise waakahor mise waa dad shaqataguun
@Crisaq143
@Crisaq143 Год назад
Mhdsnid wll Intii dhimatey allah ahunaxariisto Dhaamantood Taariikhda ahayd Xilimay ahayd?
@mumtaazmohamed8496
@mumtaazmohamed8496 9 месяцев назад
Fiicnaan lahayda hadaynu helayno dad saas ookale ah 😢
@Mahuraan979
@Mahuraan979 3 года назад
Intii dhimatey ilaahay ha unaxariisto Cabdulaahi qarshe Cabdulle raage Cabduqadir xursi yamayam Maxamed cali kaariye Cabdi muxumed amiin Magool Faaduma qaasim
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 года назад
Waa siduu abwaankenii yam yam inoo sheegay, weli wey joogan af iyo gacan ku dhiigla yaashii uu xilligaa ka hadlayey, ilaahow u naxariiso isaga iyo intii la midka ahayd ee dhimatay ...Aamiin yaa rabbi
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Год назад
AHUN c/lahi qarshe aabihi fanka abwaan mustafe abwaan yam yam dhamaantood dhamaantood sugaan ayey wax ku cabireen shirkii soo dare 1995 itoobiya somaali bogeeda burcad alle haysu mariyo
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 2 года назад
Wax walbo halkan kamaqlay WA wax hader dhacay ama dhacayo eeynu uujeedno mooye waagas maa eeysan jiiran waxa eey kahadlayan 😭😭😭😭😭🇸🇴
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 года назад
C/ laahi qarshe ilahay ha u naxariisto wuxuu ahaa ninkii fanka somalida kor u soo qaaday
@honeybadger4812
@honeybadger4812 4 года назад
Erayadii abwaan maxamed cali kaariye abwaan legendary allaha unaxariisto
@faataxcomedyinter6093
@faataxcomedyinter6093 3 года назад
Ruwaayadda dhanba isagaa leh.
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 года назад
@@faataxcomedyinter6093 sooMamaliyeey toos ma isagaa lahaaa
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
@@miftaaxtube2907 somaliyey toos meel walba ayey gali kartaa waa jookar.
@abdullahiguled
@abdullahiguled Год назад
Rabbi ha u naxariisto HaLimo Khalif Omar MAGOOL Rabbi ha u naxariisto intooda dhimatay oo dhan
@shamsamohamud2795
@shamsamohamud2795 3 года назад
Dhamaadka ruwayada heesta ay qadeen wey la'ilmeeyen qasatan magool heerka ay marka jecel wadan uqabeen darteed allow jano idinka sabaabi intii dhimatay inta nolna alle aduun iyo akhiroba idiin naxariisay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 2 года назад
Aameen
@maryamamuruq9105
@maryamamuruq9105 Год назад
⁰0ñ
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 8 месяцев назад
Qaar inkaartaa ku dhacdey Oo ku dhintey wey jiraan kuwa maanta joogana Allaa u maqan
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 года назад
Wa riwaayadii ugu dambeysey waaberi dhigtey 1993
@Aduunka252
@Aduunka252 4 года назад
Wll tii carta ayaa ka danbeysay Riwayadii darajo iyo xil yaamudan oo jabuuti lagu qabtay shirkii 2000
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 года назад
@@Aduunka252 wa runta wll wey iga baxdey
@GareenMedia
@GareenMedia 4 года назад
Allaylahe waa markaynu daba-qabasha lahayn!
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 года назад
Mahadsanid waayo waayihii wacnaa #guul
@yaxyec4972
@yaxyec4972 4 года назад
sxb labadan nin ma ii kala sheegi kartaa magac yadooda midka koowaad 41:58 midka labaad 44:42
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 года назад
@@yaxyec4972 wa abwaan dafe aun jilaana aha iyo abwaan cali cabdi saa'q
@yaxyec4972
@yaxyec4972 4 года назад
@@maogtahay4999 mahadsanid mudane 100% 👍👍👍
@fardousahmed4850
@fardousahmed4850 8 месяцев назад
Alllah yaw intii dhimatayna unaxariiso oo janno ku casuum inta nool cimrigaa iyo caafimaad ka u barakeee ilahay yaw dalka iyo dadkana dawlad midaysa oo anfacda oo nolol hagaagsan noo soo dadaji oo qablaayada baas meel nafa gee
@qodarabdulahi9311
@qodarabdulahi9311 3 года назад
Dhalinyaro kaaca oo kaaca oo kaaca Heeryada iska Tuura Danta wadanka Aynu u wada istaagno 1990_2021 khax iyo dagaal laguma jiri karo
@asadyareasad2421
@asadyareasad2421 4 года назад
Waan ooyay wlhi
@rashkaviir5221
@rashkaviir5221 3 года назад
1
@fansoormusichd9462
@fansoormusichd9462 9 месяцев назад
Riwaayadan taliifteeda waxaa lahaa abwaankii weynaa allah ha u naxariistee waa abwaan Maxamed cali Kaariye allah ha u naxariisto
@qodarabdulahi9311
@qodarabdulahi9311 3 года назад
Waa reer dhohanayaal Hobollada waabari wax u sheegayaan waa umada wada siyaasi wada ah wakaas bal wax ha qaataan wali waa sidii iyo si ka siidaran 2021 Baana la marayaa illahow duul kheyr Qaba naa sahal aamiin
@ustaadsaqaawe8498
@ustaadsaqaawe8498 3 года назад
Mahadsinidiin aabayaaasha fanka fariin culus ayay u direen wlhi wlhi waa dad aad u qiimo badan
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 года назад
Waa waxa hadda ka socda soomaalida dhexdeeda 👍👍👍 Waxaan ka baqayaa in naloo talin doono oo raadkeena la waayo haddaan sidaan kusii soo socono👍👍🌹🌹❤❤Allow na badbaadi
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 года назад
@@waayowaayihiiwacnaa آمين يارب العالمين
@hafsaabdullahi9307
@hafsaabdullahi9307 4 года назад
Ameen Ya Rabbi
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 года назад
Waa run.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Allow unaxariiso intii dhimatay inta noolna allow caafimad kheyr qabo sii
@araleisak4048
@araleisak4048 3 года назад
Aamiin intooda badan way hoosmareen allaha uwada naxariisto waa maskax ilaa hadeer la dafirsan yahay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
@@araleisak4048 Ameen Ameen🥰🥰
@farhangacmadheere9656
@farhangacmadheere9656 Год назад
Wlhi wqkhti kooban oo macan somali way soo martay ifafalihii wakhtigaasi ma cada imika
@abdirahmanetakaawey1307
@abdirahmanetakaawey1307 3 года назад
Waxan filaa riwayadan iney aheyd 2000 ama kasii hor lkn waxad moodaa iney maanta Ka hadleyso wa 2020 daba yaaqadiisa allow Somali sidaan si dhaanto Ka yeel
@youngprothers1230
@youngprothers1230 3 года назад
I993dii ayaan umalaynaa wall
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
1993 shirkii addisababa.
@abdullahiguled
@abdullahiguled Год назад
AbdikaDiR hersi yamyam ILaahay ha u naxariisto
@abdullahiguled
@abdullahiguled Год назад
Rabbi ha u naxariisto Abwaan salaad barakow bullow
@ahmedmadar7278
@ahmedmadar7278 9 месяцев назад
Fanaantii waaberi iyo wadankii somalia ,labaduba way adag tahay siday dib ugu soo noqdaan.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Dakaalka ika daaya Mee dadkaan is dulyala Dhaawacan la dar yeeleen Xamar weyka dacwootee 😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdullahiguled
@abdullahiguled Год назад
Rabbi ha u naxariisto fadumo Qasim Hilowle
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 года назад
Shankaroon iyo sahra axmed waa isku yara af ekaayeen yaraantii
@Ciise338
@Ciise338 5 месяцев назад
27/02/2024❤❤❤ waa riwaayad weyn
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 года назад
abwan yamyam ilahay ku naxariisay ilahow somalida xaqa fahan sii cadowgoodana tus iyagana walalee
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
gabadha khatraaaaayqarancadaywaayo danbe wanaagsan waaku jiraaaa iyo inta noloshayda kadhiman.iyaaaaaa gabadha iyaaaaaaa qurban wax yar ku roonaadayba.tttttttg qoftaaaaan5
@ibrahiimcabdi9407
@ibrahiimcabdi9407 Год назад
2022 weli somali waa tiicaysaa ciil weynaa.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 года назад
Hiba nura Ahmed naji sacad Cabdilahi qarshe Abwan mustafe Inakale ku siidara
@daadirbulshaawi7700
@daadirbulshaawi7700 3 года назад
Xasan aadan aways Qamiis dadka ika dambayn doono ku daaya inta kale
@shamsamohamud2795
@shamsamohamud2795 3 года назад
Xaliimo qaasim Shankaroon Xareedo ismaciil Faadumo hilowle Awkuuku Inta iga danbeyso udayay inta kle
@shamsamohamud2795
@shamsamohamud2795 3 года назад
Xaliimo qaasim wxan ka wadaa Xaliimo khaliif magoool All time fv 🥰
@siradmohamed3362
@siradmohamed3362 Год назад
Abdiqadir jubba
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 10 месяцев назад
Cabdale raage iyo yabyab ku sii dara intakale waxad iga caawisaan imasasn hada nool iyntii fhimatay ilaahay ha u naxariisto waan naxaa markaan fanaan dhintay dhagaysto ama abwaan was aduun
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Год назад
Mhdsanid WAYHA Riwyadnba hada nokentay 1993 Adis Ababa Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤️ 👌
@abdullahiguled
@abdullahiguled Год назад
Rabbi ha u naxariisto abwaan Abdi muhumud amiin
@abuukardhaay9948
@abuukardhaay9948 4 года назад
Waa qalad itoobiya dowladdeena masha ee waa cadawgeena
@sayidka6911
@sayidka6911 Год назад
Xiligaas ethopia isbadal ayaa ka dhacay, xitaa waxay ogalaayeen dhulkeena iney nagu wareejiyaan, balse inagaa ka faa'iideysan weynay.
@sulekholove1646
@sulekholove1646 Год назад
Intii dhimatay allh u nxriisto intii noola allh caafimd hasiiyo iyo cibaado suuban
@maxamedcali4363
@maxamedcali4363 2 года назад
Axmed naaji Yamyam Cabdi muxumad amiin Bulow barakoow Kaariye Musatafe sh cilmi Qarshe Cabdulle raage Danfe Juba Samatar Kuuku Aweys qamiis Awees goobe Hibo Faadumo qaasin Magool Xareedo Shankaroon
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 2 года назад
Yaa lahaa curinta riwaayada yamyam mise mustafe sh cilmi
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 года назад
Fananiintii wabari dawlad gaaray ahaayeen inta nool cimri dheer inta dhimatay naxariis qudhoodii aya tagtay e qawlkii aya nool
@sahratulcayn187
@sahratulcayn187 3 года назад
Haddad 2021 daawanaysid like saar
@maguled
@maguled 4 года назад
Soomaali loomaba samayn labadaa arrimood midkoodna, ee magaca ruwaayaddu xambaarsan yahay. Xasan Seekh Muumin baa hore u sheegay A.h.u
@mohaahmed9643
@mohaahmed9643 4 года назад
Saxiib wn ku mahadsantahay soo nooleynta sugaanteeda kala firdhiy iyo ururintooda
@ahmedjamaosman499
@ahmedjamaosman499 2 года назад
waxaa ay ahayd riwaayadihii ugu qiimaha badnayd ee la dhigay qaran jab kii ka dib waana baadi doon kii qaranka soomaaliyeed ilaahay haw-naxariisto dhammaan intii dhimatay inta noolna illaahay caafimaad ka haw siiyaadiyo aamiin aamiin
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 10 месяцев назад
Waa run way Wada dhinteen dadkani waxyar baa ka nool oo hibo iyo hibo iyo xasan aadan Malaha waaba intaas waxa ka nooli ana markaa ciyaal baan ahaa hadana ayeeyo ayaan noqday
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 3 года назад
Alle haw naxariisto cabdulaahi qarshe
@muqtarcali16
@muqtarcali16 5 месяцев назад
Adinkaa banaanka is dhigayee barashadaa eeda buro fool ku taal inaa tihiin ma ahan beenteeyee Allaha u naxariisto abwaan cabdulle raage taraawiil
@abdullahiguled
@abdullahiguled Год назад
Rabbi ha u Abdulle Raage taraawiiL
@hassanjama3051
@hassanjama3051 3 года назад
Guulaa waxtaree gurmadkiisaan rabnaa.
@yasminali74
@yasminali74 3 года назад
Somalia waxa hormar u diidan Kenya & Ethopia . Iyo dadkeeda oo qabiil diloday😏
@moh-boshle4888
@moh-boshle4888 3 года назад
xaqiiq walaale
@abdifataaxbashiirmaxaud8075
@abdifataaxbashiirmaxaud8075 3 года назад
ALLA MAXAAD TAARIIKH HAYSAA
@moomar4185
@moomar4185 9 месяцев назад
Allow intii dhimatay u naxariiso. Magool,cabdale Raage, Fadumo qasin. Xareedo.
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Год назад
Allaah u naxaristo inti dhaimatay ❤❤😅😅
@nabilfarah4106
@nabilfarah4106 4 года назад
Ragii rag ahaa malintay ja dhaqaaqdaa garaad ugu danbaysay
@fadumoladan
@fadumoladan 2 года назад
Amin Allow nooqotami qaranka oo noo dhis
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
Midkale macneeye waxa meesha yimidow muuqayga mooye horta ma itaqaaniin, maya sidaan isleeyahay, ninka faankisa meersha, R'i ismaashey weeyan maahmaahfogbaa tidhi. Midkale kadbaa tidhii hadii ay kumoosaan kartaa laysku muujaa, midan dabana maanka udhow. - Abwaan xassan gany riwaayadi waabari, hadii aad tashanwaydo waalaguu talin
@hagaryare123
@hagaryare123 4 года назад
Sxb ruwayadi naf iyo nasiibked ama ladhihi jirey nasiibka qofka oo muuqaal ah ma ahaysa soogele fdln
@mohamedomar238
@mohamedomar238 11 месяцев назад
Yamyam dalka waa habaaray lagamana duceeysan Ohio ayaa gaari kujiiray alaha unaxariisto somali ninkaas ayaa habaaray
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
Abwaan cabdule Raage tarawil Allow kuu naxaristo
@mahadow
@mahadow 9 месяцев назад
waanadii iyo dardaarankii u dambeeyay ee ay hobolladii qaranku u jeediyaan shacab qabyaalad lagu xawilay
@thabetmohamed8306
@thabetmohamed8306 4 года назад
♥♥♥♥♥♥ love Somali you
@goodpersonality2485
@goodpersonality2485 11 месяцев назад
Dalkaykow 🇸🇴😢😭
@abrahamojegalitarianism6850
WAA ALXAQIIQA
@ismacilabdi7075
@ismacilabdi7075 4 года назад
waa in la ina gumasto waayo wano isnac nanay qabyaad iyo qudhun ayano usacab tumanas lanlan ayno ukala gonay cadaw geen ayno ukala dhery nay
@abdiasiis546
@abdiasiis546 2 года назад
Wayo wayo kulwaayel waa wada indho ta maanta socota weyaan
@adena2210
@adena2210 4 года назад
Goormaa la dhigay xageese lagu dhigay riwaayadan
@maryanosman8603
@maryanosman8603 3 года назад
Waxaa la dhigay 1993 waxaa lagu dhigay Addis ababa
@nabilfarah4106
@nabilfarah4106 4 года назад
15:27 sujuudaa ay dhac labada goor kaga siinaysaa waa danbi weyn
@maxamedyusuf5265
@maxamedyusuf5265 4 года назад
odaya baas iyo urura jaan
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 года назад
Nabada geeska Africans and Africa illaahay baan ka magan galney amiin from fayadhowre somalipuplic health without a borders
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 6 месяцев назад
Baaq nabadeed gallmudug state Somalia
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 6 месяцев назад
Wacyigalinta Nabada geeska Africa
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 6 месяцев назад
Wacyigalinta Nabada geeska Africa
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 6 месяцев назад
Wacyigalinta Nabada geeska Africa
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 Год назад
U daaa xasan aadan samater all bage, adoo raaliya cabdil qaadir jubow u daaa xasan, ma matilikartid saaxiib. Fowsi osman please?¿??
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 года назад
Walal yaa sameeyey abwaanka Iska leh magaciisa inoo Sheeg
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
Kaariye.
@abdirazakmohamud5373
@abdirazakmohamud5373 2 года назад
Ya zalaam heyst wa xqiq
@khamisohalafo4820
@khamisohalafo4820 4 года назад
Riwaayadaan 1993 lama qaban maxaa yeelay cabdullahi qarshi oo sagaashankii ka hor dhintay baa ku jira.
@abuukardhaay9948
@abuukardhaay9948 4 года назад
Cabdullaahi qarshe kuma jiro.ee waa cabdulle rage taraawiil
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 года назад
@ Adams M Riwaayadda markii la dhigay 1993kii wuu noolaa marxuumku.
@somtelkhayriyada9496
@somtelkhayriyada9496 4 года назад
@@abuukardhaay9948 waxa uudhintay 1997 4 sano kadib aun
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 года назад
AUN Abwaan Yamyam , waxba muusan hambayn, lkn waa nasiib daro inay Somali heshiin wayday iyadoon waxba isku hayn
@ismacilabdi7075
@ismacilabdi7075 4 года назад
adeer cabdi laahi qarshe wakhti dhawayd ayuu dhintay dib ueeg taariikhda qarshe
@mawlidaxmad9826
@mawlidaxmad9826 4 года назад
Ismacil Abdi warun taa 93kii wukadambeeyay
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 года назад
1995 ayuu dhintay labo sano ka dib shirkan
@MaxamudAxmed-yn4lh
@MaxamudAxmed-yn4lh 11 месяцев назад
Maxamuud sh axmed
@abulrashidibrahim3950
@abulrashidibrahim3950 2 года назад
Masha.allh
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 года назад
Itoobiya waa cadawga ugu weyn ee soomaali leedahay
@faataxcomedyinter6093
@faataxcomedyinter6093 3 года назад
Hadda maaha lkn hhhh
@Farhaan114
@Farhaan114 3 года назад
Waxaan aad u Doonayay Jiliyaasha Riwaayadaan Magacyadooda inta iga Dhigan in la ii Dhamaystiro Eebe Ha u Naxriisto intooda dhimatay iyo inta nool ba Maxamed Cali Kaariye Cabdile Raage Taraawiil Cabdulaahi qarshe Cabdul qaadir Xirsi Yamyam Cabdi Muxumud amiin Axmed Naaji Sacad Xassan aadan Samatar Cabdulqaadir Juba Aweys Goobe Aw,kuuko Aweys Khamiis Xaliima Khaliif Magool Xareedo ismaaciil Duniyo Hiba Maxamed Cudoon Faaduma Qaasim Hillowle Maxaan Ka tagay
@axmedmuuse-eq9it
@axmedmuuse-eq9it Год назад
Anigu ale inti dhimatay ha u wada naxaristo faduma qasim ku darso
@fansoormusichd9462
@fansoormusichd9462 9 месяцев назад
Abwaamkii sameeyey riwaayada oo ahaa Maxamed cali Kaariye allah ha u naxariistee
@safiya9170
@safiya9170 2 года назад
Nin ninkii diley ee baabiyeey abaal bn ku heyna yiraa somali ba laga helaa ethiopia cadowgayaga koobad weeyi sidaa ayan kusoo korey wana ku dhimaneya
@osmanosman1410
@osmanosman1410 3 года назад
Allaah idinku dhaariyeey uurka kawada hashiiya
@caddeheey2013
@caddeheey2013 8 месяцев назад
In Qabiil waliba madaxweyna hela waa Qisa aan dhicin Walaahi way dhacday ilaa iyo hada illaa iyo hada 7 qabiil ayaan lahaya iyo 7 calan
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 7 месяцев назад
aan ku duceysano salaad kasto oo aan dukano in umada Alle noo hagajiyo oo qalbi Alle kabaqo nasiiyo wadanka maxuma ee dadkeena ayaa qalbiya xun haysto oo hadana xumaanta aan iska celi dadka haloo duceeyo dalka waa barwaaqo wuu naga badan yahay Allah iimaan nasiiyo watashanweyney hada waanoolataliyey eehada aan tashano anaa amiir anaa amiir aan iska deyno Allaha xaqa natuso
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 Год назад
Waa marki igu horayson arko.maxamed cali kaariye Aun oo muuqaal ah Abwaankaas maxaa buug looga qori waayay kuwo aan waxba sasa ahaynbaa buugaag imika laga qoraaye
@Abdisamed-Taabogale
@Abdisamed-Taabogale 8 месяцев назад
Waxan daawanayaa 10:52Pm habeenimo Sabti soo galayso oo bishu tahay 1,December,2023. Ruwaayada waxan hore u daawaday 2013kii ❤❤❤
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 Год назад
Wax Garad meesha kama muukhdo oo damiir leh bal daya wey sacbinayaa
@jamayusuf542
@jamayusuf542 3 года назад
riwaayadan waxaa lahaa abwaan yamyam in kastoo abwaaniinta qaar wax kulahaayeen
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
Maxamed cali kaariye ayaa lahaa allaha u naxariistee.
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 года назад
Itoobiyaan cadow ga ahaa baa iminka la hoos joogaa aduun
@araleisak4048
@araleisak4048 3 года назад
Waa horumarka iyo guusha qabyaalada
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Hadaad tashan waydo waa laguu talin
@calimuse8737
@calimuse8737 2 года назад
2022/06/01 memories💔
@mohaahmed9643
@mohaahmed9643 4 года назад
waxaan u haystay xilligaas in Allah haw naxariisto Magool ay ku jirtay safka qabqablayaasha
@HMXA-qe5fg
@HMXA-qe5fg 4 года назад
Waxaas waa laga sameeyey. Darood xanuunsan baa yidhi waa ku qabso ku qadi meeyside.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 года назад
Shirkaas ayey cafis weydiisatay umada waana laga yeelay sadaas ayey fanaaniinta uga mid noqotay xiligaas qofkii tagniko leh baa shirka lugu tixgalin jirey sida abwaan yamyam sheegay
@sadia_844
@sadia_844 3 года назад
Qabqablayaasha safka hore ayay ku jirtay lakiin wakhti gaas ayay cafis way diisatay
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
Imisaa fanaan ayaa la dagaalantay kacaankii maxaa magool kaliya ku tusay? Xitaa abwanka riwaayadda leh kaariye so ka mid maaheyn abwaanadii 5 ta ahaa dareenka fanaaniinta. Miyaadan xusuusan maxamed mooge (snm) C/qadar xasan laari (ssdf) Saado cali (dareenka fananinta) Qamar xarawo (dareenka fananinta) Cabdi mux amiin (darenka fananinta) Iyo in ka badanba.
@mohaahmed174
@mohaahmed174 2 года назад
@@HMXA-qe5fg way kaa hoos baxday, hadaan qaldahay iyo haddii kaleba anigu shaqsi baan ka hadley ee qabiilkaad la aaday ma ahi ayaa lagaa yidhi
@abdalladubow8127
@abdalladubow8127 11 месяцев назад
Xabad iyo qarax baad ka dhergi walle Tani tii maaha .waa dhogooliyaal ismaqleyn.
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Год назад
Waa beenaalayaal ama ha ooyaan ama ha qoslaan waayo ragan kama muuqato suugaantii lagu yaqaana waa ruwaayad aan laga soo shaqayn waayo aragnimada ayuunbay ku wadaan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
Abwan kaariye ma ahan ninkan Mana kujiro riwayadan walalayaal Dadkii yaqaan abwan kariye Hasoo.hadlaan
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
Riwaayadda isagaa lahaa koley.
@dr.abdikanitahlil2780
@dr.abdikanitahlil2780 2 года назад
Isaagaba daadihinaaya oo sualalaha iqeybinaaya sxb.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Haa waasax lkn aan is fahano waxa jirta Labo abwaan midna rewayadaha sameeyo midna waa gabyaa Maxamed cali kaariye iyo Maxamed xashi dhamac gaariye Kala yihiin waa in aad sidaas u fahantaan
@mohamedanyax7534
@mohamedanyax7534 3 года назад
Waa odayo baas iyo ururo jaan
@roodajamac2521
@roodajamac2521 2 года назад
Maanta joogta ruwayad wana 16/5/2022
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Год назад
Walaahi waa cajiib somaali lala hadalye yaa qabiil iyo qurun ka reebi
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 3 года назад
Ax xanuun sida badaan koobtii ay ku tageen ayaynu maanta naalaa badaan kood inaga hooseeya afar sadex baa ka nool inta meesha taagan ayni ah
@yaahee
@yaahee 10 месяцев назад
Qiiro badanaa haddaad inuun waddani tahay.
@farhiajama5944
@farhiajama5944 Год назад
Abduli qarshe
@MaxamedcalibulayBulay-ir6bx
thanks
Далее
Fancy VS Classic #shorts  @CRAZYGREAPA
00:33
Просмотров 1,2 млн
Insane Coffee trick EXPOSED 😱☕️ #shorts
00:20
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Просмотров 387 тыс.
Qiso Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan.
59:22
Просмотров 91 тыс.
Taariikhda Faadumo Axmed Dhimbiil, By Cumar Seerbiya
33:08
Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO
1:39:04
Fancy VS Classic #shorts  @CRAZYGREAPA
00:33
Просмотров 1,2 млн