Тёмный

Taariikhda Faadumo Axmed Dhimbiil, By Cumar Seerbiya 

Cumar Seerbiya
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 160 тыс.
50% 1

Faadumo Axmed Dhimbiil waxay dhalatay 1948, waxayna fanka bilawday 1967,
Alle ha u naxariisto

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 153   
@adenhersi4127
@adenhersi4127 2 года назад
Fadumo ahmed dhimbil,was the beacon of the Djiboutian song. A truly great and amazing singer with trésor trove of greatest Somali hits in in Djibouti and Somalis poetry. At 13 years old on my way to boulaos, while I was ln deep concentration with her lyrics from the radio Djibouti, I was soo in to it , I never feel the distance and times. God speed to your journey sister to your final home. We never had enough of you but we take a comfort from your legacy and unshakable footprint you left for us.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 4 года назад
Mahadsanid Cumar Serbia taarikhdan wey soo saari kari waayeen wariyayaasha jaad qabaxa ah ee reer Jabuuti RTD. Adigoo ah nin u dhashay koonfurta Somalia ayaa ku guuleystay documentary gan. Than you so much brother. Merci frere pour toujour
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 2 года назад
Iska hubi cumar seerbiya waa reer hargeysa maaha reer koonfur
@user-nq5ev3vf5w
@user-nq5ev3vf5w Год назад
Waa reer hargeysa cumar
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 4 месяца назад
❤ cumar waa reer Hargeisa hoygi fanka iyo fanaanta Somalia
@abdi1502
@abdi1502 4 месяца назад
Cumar seerbiya waa reer hargeisa
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Месяц назад
Alaha u naxaristo fadumo & dhaman unada islmaka anagana ilah ha noga daba naxaristo alow aamiin
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 4 года назад
faadumo axmed dhimbil fanaanada an ugu jeclahay fananaaniinta hablaha, uguna codka macaan arakti ahaanteyda, waxayna ahyd ruux hal abuur leh rabi ha u naxariistee.
@aliomarhussein4108
@aliomarhussein4108 3 года назад
Axsan ,sidaa u hees ama iska daa fanka
@leonardojohnny3413
@leonardojohnny3413 3 года назад
I know im asking randomly but does someone know a trick to log back into an Instagram account..? I somehow forgot my account password. I appreciate any tips you can offer me
@rykerelisha6834
@rykerelisha6834 3 года назад
@Leonardo Johnny instablaster ;)
@leonardojohnny3413
@leonardojohnny3413 3 года назад
@Ryker Elisha thanks so much for your reply. I got to the site on google and Im in the hacking process atm. I see it takes quite some time so I will reply here later when my account password hopefully is recovered.
@leonardojohnny3413
@leonardojohnny3413 3 года назад
@Ryker Elisha It did the trick and I actually got access to my account again. I am so happy:D Thanks so much you really help me out :D
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 года назад
Waxey aheyd shakhsi naxariis badan waxaana xasuustaa qiso na dhexmartey aniga iyo fanaanka Xanateeye iyo Faadumo dhinbil 2007kii magaalada London Allah yarxamhaaa
@sharmarkecaato7574
@sharmarkecaato7574 4 года назад
Cumar Seerbiya Eeebe ha kaa abaaalyiyo Sida Hufan ee aad fankii iyo Suuganti, Taarikhdiid Soomaliyed usoo ururidi Barakow idamka alle
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 5 месяцев назад
Tani waa AUN Sahra ! Maaha Faadumo . Heesta u horaysa weeye
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 2 месяца назад
Faadumo axmed alahayoow naxariistii eebe sii aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢
@yassinadan1455
@yassinadan1455 4 года назад
Cumar seerbiya Mansh allh taariikh dhigaal ayaad samaysay saaxiib hore u soco wax loo baahanyahy ayaad samaysay Shukran
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 года назад
Cumer seerbiya fadlan nalawadaag oo soo ururi taarikhda iyo heesaha fanaanadii xaliimo cabdi
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 4 года назад
Rabi naxariistiisa ha kawaraabiyio fanaaniimtii soomaaliyeed iyo faadumo axmed dhimbiil.
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 5 лет назад
Tiirka fanka soomaaliyeed cumar seerbiya hore usoco sxb
@aymanMoha6
@aymanMoha6 5 лет назад
cumar seerbiya waan kugu mahadinaya sida wanaagsan aad usoo gudbinysis sooyaalkii faneed
@ahmedmire7600
@ahmedmire7600 2 года назад
Masha’alah, Wariye sarre cumar sabriye, Waa fanaanad weeyn AUN Fadumo Ahmed dhinbil. Waana loo bahnaa tariikh faneedkeda in la xuso. Waxaan ku leeyahay siddaa u Aruuri tariikhda fanka iyo dhaqanka Dadkii soo maray. Mahadsanid.
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 года назад
Mashalah allah raxma faadumo axmed dhimbil janada allaha ka warabiyo
@moussayasin8861
@moussayasin8861 Год назад
Alaha u NAxaristo fatouma ahmed
@AliAhmad-lk3cp
@AliAhmad-lk3cp 4 года назад
Ilaahay ha u naxariisto iyada iyo intii islaamaba
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 3 года назад
Thank you Seerbiya shaqadaad hayso.
@fuaadgacmadheere7357
@fuaadgacmadheere7357 4 года назад
Hambalyo hambalyo hambalyo cumar seerbiya Waxad tahay dib usoo nolaynta fanka somaliyeeed Cabdi khadar xasan laari Iyo kinsi x adan Iyo marwo maxamed cabdi Faadumo cabdilahi kahin Maandeeq Iyo cismaan cabdikarin gacanlow Sxb adoo mudan intaad ka awoodo ka soo aruuri tariikhdi gankooda Ale haku sharfee
@abdiaziizabdullahi3941
@abdiaziizabdullahi3941 4 года назад
Seerbiya arrin aad muhiim u ah AyaAd bulshada uheysaa shukran walal waxan kacodsan laha in nosogudbiso taarihdA heestA ninkii dhoof kuyimid ayey geeridu dhibeysaa
@hassandhidar8537
@hassandhidar8537 5 лет назад
Cumar seerbiya sxb aad baan kuugu hambalyaynayaa jazaakalaah khyr
@garaadcaabi948
@garaadcaabi948 5 лет назад
Taariikh cajib ah iyo Iftiinka Dayaxa ee fanka cumar seerbiya thanks
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 месяца назад
waxaan aad ug helaa dharki horee gabdhaha somalidu kulabisan jireen❤❤❤ hida iyo dhaqan wanaagsan buu ahaa❤❤
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 5 лет назад
Weldone cumar seerbiya axya wadani halkaas ka sii wad tixraaca fanka soomaliyeed
@axmedxuseen5174
@axmedxuseen5174 4 года назад
Alle ha unaxariito fadumo axmed dhimbiil
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 5 лет назад
CUMAR SEERBIYA waxaan ka codsan lahaa haddii uu heli karo inaad soo gudbiso Ilaahay ha u naxariistee Fannaankii aad u cod macaanaa ee Hobolladii ONKOD ka tirsanaa CABDULLAAHI CUMAR XARAGO, oo aan waliba aniga u malaynayo heesihiisa oo badan inaan hayo , waliba cumar waxaan oran lahaa haddii aad rabo waan u soo diri karaa Heesihii A/lahi Xarago (AUN) tee
@muhudiinmaygag2345
@muhudiinmaygag2345 5 лет назад
Wwwwmashlh watariikh
@amushedchair6139
@amushedchair6139 4 года назад
Thanks,for collecting and keeping somali history songs.
@xodaymedia3565
@xodaymedia3565 4 года назад
Shakhsi ummadu wax badan ku xasuusan doonto Cumar Seerbiya.
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553 5 лет назад
Maansha allah saaxiib taariikh qaaliya ayaad nala wadaagtay, Hore usoco.
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 5 лет назад
Waxaankaa codsanayaa taariiq faneedka siraad cabdulle ugaas
@zakariyehassan7321
@zakariyehassan7321 2 года назад
24/may/2018 😭😭😭 Alle ha u naxariisto faadumo axmed dhinbiil
@jamajama7292
@jamajama7292 4 года назад
Rabi ha u naxariisto Fadumo Ahmed Dhimbil
@Abdulkadir-Daud
@Abdulkadir-Daud 3 года назад
Cumar Seerbiya mahadsanid, waxaa tahay wariyaha jiilka cusub la wadaaga Fankii hore .
@mohacosta3595
@mohacosta3595 3 месяца назад
Allaha unaxaristo
@abshirgaleer3821
@abshirgaleer3821 4 года назад
Cumar sabriye walaal waxaan kaa raabaa inaa inaa noo raadisid allaha u naxariistee taairkhdii axmed mooge liibaan fadlan adoo mahadsan
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 года назад
Cumar Serbia salaan sare marka hore marka xigga dhamaan reer jabuuti waxay kaa codsanayaan inaad soo baadho taariikhdii fannaankii weynaa ee reer jabuuti aun Siciid Xamarqoodh oo ahaa fanaankii uugu heeso badnaa fannaaniinta afsomaliga ku heesta waayo Siciid Xamarqoodh wuxuu ahaa heesaa mulaxanmist iyo waliba abwaan halgankii jamhuurriadda jabuuti kaalin weyn ka soo qaatay taariikhdiisa waxaad ka heli kartaa laanta afsomaliga ee RTD Djibouti mahadsanid
@atamayste4593
@atamayste4593 5 лет назад
Alle cimriga haw ku dheereye cumar seerbiya fanki somaliye si noolaysay
@khadanmohamedomar2673
@khadanmohamedomar2673 5 лет назад
Allah haw naxariisto faadumo Axmed dhinbiil
@myusuf951
@myusuf951 4 года назад
allah ha dhawro wareye seebiya wax fiican baad bulshada u haysaa very legend serbiya
@mohamudmoghe5424
@mohamudmoghe5424 2 года назад
Dhaqan iyo dhigaal waxuu ka midyahay dhaxalka suugaanta Soomaaliyeed. Cumar Seerbiya horay u soco.
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 7 месяцев назад
Wof.wof.cumar.seerbiya.heestaa.culusaa.allahayoow.m.aadan.dugsiiye.iyo.faadumo.axmed.oomuuqaal.ah.waan.rabay.mahadsanid
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 5 лет назад
Allah ha unaxaristo
@ahmedseylahdhegay1402
@ahmedseylahdhegay1402 4 года назад
Dhaqan iya dhigaal waa Barnaamij aad iiga gadmay runtii qiima weyn ayowna ku fadhiyaa. Serbiyo woxow u'baahanyahay dhiirigelin. Cumarow barnaamijkaan waa muhiim runtii ee noosiiwad Mahadsanid.
@HassanAli-rf7ld
@HassanAli-rf7ld Год назад
AUN. Une Grande Figure De Djibouti Et De La Somalie.. Que Dieu Ait Pitié De Son Âme. Amin
@dulmarabdi1008
@dulmarabdi1008 2 года назад
Thanks seerbiya
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 года назад
Sxb cumar waan ku salaamay taariikhdii axmed mooge libaan noo soo gali
@ahmedaden9844
@ahmedaden9844 3 года назад
Masha Allah
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 4 года назад
Allaha u naxariisto aamiin aamiin aamiin
@GareenMedia
@GareenMedia 4 года назад
Cumar Serbiya, I support you sxb. Tariikhda dad badan oo dhowanahan la ilaabi lahaa ayaad soo bandhigtaa. Sxb howsha wanaagsan ed u hayso Fanka Somaliyeed meeshada ka wad. Mahadsanid.
@bigbrovlog5369
@bigbrovlog5369 5 лет назад
Alaah unaxariisto
@abdikaniibrahim5926
@abdikaniibrahim5926 4 года назад
Waad ku mahadsan tahay sida quruxda badan iyo taariikhda saxda ah ee aad noosoo gubisay waayo dad baan waxba ka aqoon heesahan iyo cidii samaysay iyo laxantoona aniga ilaahay wuxuu igu simay In aan buug ka qoro fankeenii dhintay waayo aad baan u jecelahay wlhy waana hobigayga inkastoo aan imika ka niyad jabay markaan arkay halkuu maraayo
@xareedaxmed2268
@xareedaxmed2268 2 года назад
Runtii wariye seerbiya wax badan baad somaliya usoo kordhisay khasatan anigu fankii somaliya aqoonta aan uleeyahay qaybta ugu wayn adigaan kaa bartay
@ahmedaden9844
@ahmedaden9844 3 года назад
Allah ha uu naxaristo
@jamajama7292
@jamajama7292 4 года назад
Rabi ha u naxariisto Fanaaniitii Soomaliya
@omarmohamed7552
@omarmohamed7552 5 лет назад
Cumar seerbiya saxib Heesta culusa allahayow laxanka waxa laha maxamed aden dugsiyeh ado iga raaliya
@alihaji1200
@alihaji1200 4 года назад
Qaybta ninka uun baan hayaa sxb Culusaa allahayoow**** Naftu caato badanaa Arrimuhu cuyubanaa Ciil kaambi weynaa Ma dhulkaan colowno? Cirkana igu soo dumay Waa maxay cidhiidhigu? Haddii wacadkii caariday**** Ana caashaq ha idilo Adna caano iyo nabad Cimrigaa ku nooloow Waa hadal caqliga gala Ama leysku celiyee Waxse caawa ii daran Taladan cayn wareegtee*** Calooshuna kumeey nicin Cidna kaama raacine Sow nabadi ceel iyo Cunsur aabbo kuma ridin**** Ana sow canaan iyo Cadha Waalid kama baqan Miyaan tiisi caariday Haddii wacadkii caariday Ana caashaq ha idilo Adna caano iyo nabad Cimrigaa ku nooloow Anba igu cuslaayo Sidii caamir loo helay Ciirciiris baan ehee Adigana maku cuskaday
@ahmedjama9070
@ahmedjama9070 2 года назад
Tusen takk
@bargaantube861
@bargaantube861 5 лет назад
Allaha unaxariisto
@mustafeyoonis5744
@mustafeyoonis5744 4 года назад
Alle ha unxariisto Faadumo Axmed Dhimbiil Fanaanad qaali ku ah Amanda Aoomaalida iyo taariikhda Fanka Soomaalidaba
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 года назад
Allah ha u naxaristo fatumo ahmed
@shamsaali7857
@shamsaali7857 Год назад
Mey dhimatay
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Год назад
@@shamsaali7857 haa 2018kii
@user-xi9rr9us6c
@user-xi9rr9us6c 4 месяца назад
Que DiEU t accueille dans paradis éternel. AMINE
@shiremahmoud1930
@shiremahmoud1930 4 года назад
Serbiya thanks tariq badan ayad heysa nolow sina hay
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 4 года назад
warsame waa runtaada wariyayaasha reer jabuuti waa jaad qabax waxba ma hayaan maalintay shaqada galaan ayey bilaabaan qaadka maalintay dhintaana waaba khalaas
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 года назад
Maansada AFRICA ee ay faaduma axmed dhimbil caanka kutahay aniga weey ila qaldantahay diin ahaan Hadii uu jiro qof iga dhaadhicinkaro in aan qalad diineed iyo gef kujirin haa iiisoo jawaabo
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 года назад
Gef aad badan baa kjura Sida Alahayw umadaada maxaa loogu kala Eexday.. Ilaahay ma eexdo ee waa cadaali
@shaakirmuse
@shaakirmuse Год назад
Sahra ayaa kaga fiicnayd Haastaan faaduno axmed
@dhaqanofficial6425
@dhaqanofficial6425 4 года назад
Boos loobaahnaa iyo xili loo baahnaa baad buuuxisay sxb cumar serbiya alla haku xifdiyo. Qiima wayn ayaad agtanada kaleedahay.
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 лет назад
Saalax Qaasim Naaji taarikhdiisa noo gudbi
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 года назад
Wlh waaa hobol kaalin weyn kulahaa fanka lkn aaan xaqiisa lasiinin weeeye
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 4 года назад
Keep going masha Allah waa wax waanagasan hawshaduu
@sharaafbadaan4163
@sharaafbadaan4163 3 года назад
fatuma ahmed iyo fatuma haldhaa waxay djib ka baxeen 1998 markii skarta iyo dawladi isku kacsanayeen wa markay dagalki frude ka so noqdeen, waxaa dhacay dhaqaale burbur. Shaqaalee badan na bila mishaar ayay noqdeen sida macalimiinta askarta fanaaniinta iyo qarkalo badan.
@calixajarofficialchannel6985
@calixajarofficialchannel6985 4 года назад
AUN Fadumo Axmed dhinbil waxay ahayd fanaanad qaaliya
@garaadcaabi948
@garaadcaabi948 5 лет назад
Cumar seerbiya Tiirka tebinka iyo tusmaynta fankii somalida ee tegay
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 5 лет назад
ASC Ankaftamee waxnkubixiyay madalihii firfircona ee fariidka aha*Mahadsanid walaalCumurSarbiya;That's.truth;
@shaaibahmed7230
@shaaibahmed7230 6 месяцев назад
Faadumo dhimbiil AUH
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 Год назад
Alle naxariustiusa hawgu deeqo Faadumo Axmed Dhimbiil. Mahad sanid cumar seerbiya
@shaakirmuse
@shaakirmuse Год назад
Taariikhda faadumo iyo fankeeda waxaan bartay anigoo yar xiligaas maxamed nuur giriig wuu noolaa
@cabdinaasirmaxamed3193
@cabdinaasirmaxamed3193 5 лет назад
Alle haw naxariisto
@barkhadciise8893
@barkhadciise8893 5 лет назад
Dhalinyarada manta Dad badan ba uhysta in ay maandeeQ dhimatay .shpyal wllyal may dhiman wy noshahay ee cid ino gudbisa tariikhdeeda ayaynu weynay marka cumar serpiya pleas fadumo mandeeq ducomantigeda u howl gal .sababto ah marku Qofku dhinto ayun bay nu ogana ye .mahadsanid wll
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 лет назад
Qormo ayaan ka qoray taas ayaan insha Allah soo gelin youtube
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 года назад
Sxb waxaan katagey Uk waxana aadey xamar oo aan kudhashey kadibna waxaan gi,aansadey inaan Maandeeq arko sidaas ayaana Hargeisa kuqabtey lkn maanan helin xataa waan ogaadey reerka ay kadhalatey horey uma aqoon hhhhh waa saase maama Maandeeq noo raadiya
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
@@shafihussein8552waa arab😅😂
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 года назад
@@CSeerbiya ugaas sooo geli please Sxb waxaad kaloo raadisaa caasha cabdoow malaaika
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 года назад
@@sir__cmc arab Oodhan maandeeq iyo yurubgeenyo ayuunbaan kahaynaa
@gamayare2767
@gamayare2767 5 лет назад
#seerbiya mahad sanid Wall fanki fan aha ayaad mar walba nala wadaag
@takaryare3694
@takaryare3694 4 года назад
Gabayga waxwaxlagu qaato ah sxb inbadan gbyga qofka laa radinayay aadbaa umahadsantahay
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 5 лет назад
M.a mama fduma codkeda waa dahap alow ku nxariiso
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 месяца назад
AUN Amiin
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 4 года назад
25:23 heesta gaaraabidhood
@ambiyah5023
@ambiyah5023 4 года назад
Cumar seerbiya aad iyo aad ayaad u Mahadsan Tahay waxad nooso bandhigtay Xusuustii Waya Waayo
@axzabchannel6929
@axzabchannel6929 4 года назад
heesta waxan u haystay sida goodir caraa in caare loo qaday
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 4 года назад
Shaqo loobaahan yahay ayaa haysaa cumar seerbiya
@abshircarab18
@abshircarab18 4 года назад
Maxamed Nuur gariig soo raadi taariikhdiisa sxb
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 года назад
Daadihinta barmaamujkan waad ku nuuxnuuxsatay
@danabguuled5491
@danabguuled5491 8 месяцев назад
Heestan waxa isu jiibinaaya Mahamed Nuur Giriig iyo Sahra Ahmed aamac
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Месяц назад
Kuwani waa sahra ahmed laacmav iyo mahamed nur giriir
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 года назад
Gabaygan waxan dhageysan jiray ano secondary ah qof dhiig leh baay ehed allah ya raxma
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 года назад
Umadaada eeboow maxaa loogu kala eexdey Sax miyaaaa ugaaas
@queenbilan2753
@queenbilan2753 5 лет назад
Shankaroon Axmed sagal iyo maandeeq taariikhdooda nosoo gudbi plze wll
@aqoon23
@aqoon23 2 года назад
Taariikh Wanaangsan iyo Wariye Wanaangsan
@wiilhog6788
@wiilhog6788 4 года назад
wanku faraxsanaahy sida ad nogu so gudbiisay taariiqda hooyo fatima
@abdisalammohamed4237
@abdisalammohamed4237 4 года назад
asc sxb cumar seerbiya waa ku salaamay salaan kadib sxb waxaan jeclaan lahaa inaa inoo soo gudbiso taarikhda iyo halki ay ku dambeesay Xabiiba xasan tooxoow mahadsanid
@arhezadde
@arhezadde 4 года назад
Way dhimaty alla yaraxma walal
@abdisalammohamed4237
@abdisalammohamed4237 4 года назад
@@arhezaddewalal Xabiiba xasan tooxoow miyey dhimatay
@arhezadde
@arhezadde 4 года назад
@@abdisalammohamed4237 haa walal mar hore
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
@@arhezadde beenta jooji Xabiiba xasan tooxow UK Ayay joogtaye
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Год назад
@@abdisalammohamed4237 waynoozhay yaan been lagugu sheekayn
@MohamadAli-qn6zt
@MohamadAli-qn6zt 5 лет назад
Waar cumaroow sxb maandeeq ka wardoon haday caafimaad qabto Hargeisa ayaan ku ogaaye
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 года назад
Sxb waan kugu raacsanahey anaaba rabey inaa is fanaanadaas warkeyda helo oo xataa xamar yaaban ka aadi lahaaa
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Год назад
@@shafihussein8552 waynooshay
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 года назад
Maa hee Khadraay waxaa wada qaada aun Giriig iyo aun Sahra Axmed.
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
Waa mrkii danbe lkn original ka wxleh fdmo
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 2 года назад
NOT ORIGINAL
@najaxbaashe8546
@najaxbaashe8546 4 года назад
6:05..... Halkaaas maxaa garaaac ka baxay
@idirisali572
@idirisali572 4 года назад
Najax Baashe waad iga qoslisay wlh
@najaxbaashe8546
@najaxbaashe8546 4 года назад
@@idirisali572 😂😂 sowmaha
@idirisali572
@idirisali572 4 года назад
Markiiba waan fahmay inanad heesha xiisayn 😂
@atamayste4593
@atamayste4593 5 лет назад
Taariikhdii mandeeq baan ka rab sxp
@hamzemahdi4330
@hamzemahdi4330 4 года назад
Waxa tahay gesi batay wll
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 4 года назад
Subscribe Ayad Iga mudan thy seerbiya
@shiinsiin
@shiinsiin 5 лет назад
Niyow Mursal Faladagan Tolow yaa taariikhdiisa, Generation ka Dambe uga sheekeen doona kkkkkkkkk. Walleee waa Ayaan Darro Dadka Hada Taariikhdooda aan dhagaysano sida Taariikh Nololeloodkooda dhagaysigooda iyo heesohoodu u macanyihiin. Iyo kuwa Hada Jira Halka ay Fankii Geeyeen. Fan lama Odhan karee waa Faruuryo kadheh
@iqroxildiid1827
@iqroxildiid1827 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭 wanta an ka murugeysanhey wlhi
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 года назад
Kkkkkkkk kolay sxb haday gadhan marba la odhan dona fananki wayna faladeg kkkk laga shekay malaha kkk dadka danba wax kasta ka filo
@ibraahimali5900
@ibraahimali5900 4 года назад
FAdumo dhinbil hadaa magaceda igu horeysa
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 года назад
Ehel faneedbanad Ahyn !
@ibraahimali5900
@ibraahimali5900 3 года назад
@@adalimpire4128 muqaal hore ooxisa leh ayaa isoo xasuusisay
@mhassan0163
@mhassan0163 5 лет назад
Omar Seerbiye wuxuu u baahan yahay in wax lala qabto, Aad buu u dedaalaya, waa nin fiican oo hawl weyn qabtay, dawlad iyo dad wax la qabta ayuu u baahan yahay, sida wasaaradda warfaafinta oo shaqadooda aqoon, maxaa dalka qof hammi haya oo cid wax la qabata waayey, what a waste of talents and brain drain
@mohamedyassin992
@mohamedyassin992 4 года назад
Aad iyo aad ayaad uu mahaadsan taheey Cumaar Serbiya barnamij khaaya baďaan ayaad soo duubteey. Maahad baďaan.
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 4 года назад
Gabiygu waa gabay gaf ah. ILLAHAY wadarkiisa uu isagu xigmada ka leeyahay ayuu ku leeyah maxaad noogu kala eexatay, saw maskaxda isku mida ilaahay inamuu wada siin, inakaa ka shaqaysiin weynaye. Kkkkkk
Далее
Waraysi Mullaxan Xasan Gareyt  By  Cumar Seerbiya
26:25
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Просмотров 72 тыс.
Omar Kuul gabeygisi
55:16
Просмотров 13 тыс.
Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya
18:35
Просмотров 62 тыс.