Тёмный

Riwaayadii jacayl Xaasid Mawaayo jilidii Murqaan Maroojiye Iyo Mudhxiye 

Abdirahman C-BOY
Подписаться 160 тыс.
Просмотров 683 тыс.
50% 1

Watch this
Riwayadii Tahriibta
adf.ly/1oA8lE
Riwaayadii Rafeertada
quainator.com/5sI3
Riwaayadii Beeni Raad Maleh
Hees uu Badalay Deeq Maroojiye
quainator.com/5sbb
si aad ula socoto aflaamo cusub subscribe dheh
For more Info
Tell +252634308432

Кино

Опубликовано:

 

27 дек 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 845   
@cawocaliwalalkeedshacayb6410
@cawocaliwalalkeedshacayb6410 5 лет назад
Deeq maroojiye waa boqorka qosolka intii igu raacday like isaara
@jimaleomar4967
@jimaleomar4967 6 лет назад
Riwaaydu way dhiiqaysaaa ee liketa hala dhaafin hadaan walalo muslina isla nahay😘
@suldaankasomaliland8220
@suldaankasomaliland8220 6 лет назад
Jimale Omar hhhhhhh like awgeed ok qaado wkaase
@jimaleomar4967
@jimaleomar4967 6 лет назад
Suldaanka Somaliland hhhh mhdsanid bro
@Ahmedmohamed-wl8mf
@Ahmedmohamed-wl8mf 6 лет назад
Qabso like
@ibrahimahmed5063
@ibrahimahmed5063 6 лет назад
Jimale Omar like mahaynee alla kariim
@jimaleomar4967
@jimaleomar4967 6 лет назад
Ibrahim AhmedAar ka daa yaanan cawri kugu curyaamine😂
@ipnuzheikhfaadil1702
@ipnuzheikhfaadil1702 6 лет назад
😃😃😃😃 waaw caadi maaha waa markii 3aad ee aan ku ceshto asxaabeey bal like igu caawiya
@axmednuur1649
@axmednuur1649 6 лет назад
Ipnu Zheikh Faadil i
@mahamedbarre
@mahamedbarre 5 лет назад
tse1.mm.bing.net/th?id=OGC.73c59011dfe0ff820a30f862e2361b84&pid=Api&rurl=https%3a%2f%2fmedia.giphy.com%2fmedia%2f26FPIT52SDygTF7A4%2fgiphy.gif&ehk=%2fR848HF5UmCy4UwNYmZtRA tse1.mm.bing.net/th?id=OGC.73c59011dfe0ff820a30f862e2361b84&pid=Api&rurl=https%3a%2f%2fmedia.giphy.com%2fmedia%2f26FPIT52SDygTF7A4%2fgiphy.gif&ehk=%2fR848HF5UmCy4UwNYmZtRA tse1.mm.bing.net/th?id=OGC.73c59011dfe0ff820a30f862e2361b84&pid=Api&rurl=https%3a%2f%2fmedia.giphy.com%2fmedia%2f26FPIT52SDygTF7A4%2fgiphy.gif&ehk=%2fR848HF5UmCy4UwNYmZtRA tse1.mm.bing.net/th?id=OGC.73c59011dfe0ff820a30f862e2361b84&pid=Api&rurl=https%3a%2f%2fmedia.giphy.com%2fmedia%2f26FPIT52SDygTF7A4%2fgiphy.gif&ehk=%2fR848HF5UmCy4UwNYmZtRA
@mahamedbarre
@mahamedbarre 5 лет назад
محمد ثقيل
@mahamedbarre
@mahamedbarre 5 лет назад
@@axmednuur1649 عع٦
@sahrasaleban5231
@sahrasaleban5231 5 лет назад
Heesti
@khalloweeye
@khalloweeye 6 лет назад
Niyaw waa inaan baadhitaan dheer galaa si aan u ogaado sababta reer Burco saqiir iyo kabiir majaajilaystayasha kawada dhigay Abwaan,Jilaa,fanaan Wax kaste iyagaa iqtiraaca Somaliland bilaa burco ah waa sida shaah bilaa sonkor ah. Like Ta ila ogaada
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 лет назад
Somaliland Dhalada walee waa run burcadayda xaraabahaa laydhaa kkkkkkkkk
@khalloweeye
@khalloweeye 6 лет назад
suuban saxarla adna ma reer burcaa tahay
@dtdsc228
@dtdsc228 5 лет назад
Liga liga Google
@dtdsc228
@dtdsc228 5 лет назад
Yoyo client fll
@madarmaxamuudcabdilaahi4865
@madarmaxamuudcabdilaahi4865 5 лет назад
ading
@kuzibra2474
@kuzibra2474 6 лет назад
JcyL xaasid ma waayoh inta jcyLkii ziii waayy like isaar bbe
@adamprodaction5399
@adamprodaction5399 6 лет назад
Somali dance couples ĺike jacaylbaakuhaya Layaaaba! !!!!!!!!!
@zeydomar2659
@zeydomar2659 6 лет назад
Qishaada kadaaya jacaylka
@muusecumar5546
@muusecumar5546 6 лет назад
+zeyd O mar
@muusecumar5546
@muusecumar5546 6 лет назад
+zeyd Oma r
@fartuncqadir9974
@fartuncqadir9974 5 лет назад
Kkkkkk
@cabdiiidhussein3528
@cabdiiidhussein3528 6 лет назад
Sambabada dhexdoodiyo Saableyda hoosiyo Sakaarkiyo beerkiyo Adigaa kusuganoo😍 Kalgaceyl ku saaqe❤ Ceeshki ka go'ay😥 Jiifki suluugay😡 Zamzameey wax ila qabo❤
@salmanhirsi6669
@salmanhirsi6669 6 лет назад
cabdi
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 6 лет назад
cabdi iid hussein hhh wan kula qaban madama magacayga yahy zamzam
@riyaadaxmad6950
@riyaadaxmad6950 6 лет назад
Marata
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 6 лет назад
+kaaisa hablo karoon kkkkkkkkkk
@xassanbaashe344
@xassanbaashe344 3 года назад
Ax
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 6 лет назад
REER BURCO WALLEE WAA DAD AAN KA YAABAY ALLE HAYDIN BARAKEEYO WALAALAYAAL
@inacizman7265
@inacizman7265 5 лет назад
lewis Jack aamiin wllo 😍😍
@fckujews
@fckujews 5 лет назад
Waaw waalantahay🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤕🤕🤕rood dhakhtarkatag
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 6 лет назад
I love these guyz they actin so GD so funny don't stop wht u guyz doing
@foosiahmed1169
@foosiahmed1169 6 лет назад
Garacsana sida Fajida loo dhigayo kulaha duhurkii miyuu kula soo hadlaa May ....hadaba malin odhan xal iyo garabuu uruurinayaa Damerahooda 👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨
@ubaxQaali-hm9qz
@ubaxQaali-hm9qz 6 лет назад
Foosi Ahmed hhjjjjj
@kmoney2461
@kmoney2461 6 лет назад
Hmmm Welee Ragbaa Soo BaxaY Hore usocda Walee Waad SocoTeene...
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+Walad apdalla MHD
@khalmuse2530
@khalmuse2530 6 лет назад
Wow dakgaya Rees burro dinku faana
@aadanalfoofficiall2149
@aadanalfoofficiall2149 6 лет назад
waa Run jacyeal xaasid deenwa jacyeal aan xasid Laheyan maba jiro😘😘
@ladancali2133
@ladancali2133 6 лет назад
Hhhhhh doqon ama San dheeraatey ama suul dheraatey hhhhhhh wlhi funny
@cabdilovemukhtaar5777
@cabdilovemukhtaar5777 6 лет назад
Ladan Cali masha Allah
@sabadhurre8848
@sabadhurre8848 6 лет назад
Ladan Cali hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@axmed4288
@axmed4288 2 года назад
Kkkkkkk🤣🥰
@haboonyusuuf7664
@haboonyusuuf7664 6 лет назад
Reer burco wn ka hella wllhi yaa isoo dhawnyaa wn imnyaaye
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 лет назад
Haboon Yuusuf welcme wlasha
@CuradOfficial
@CuradOfficial 5 лет назад
Nasrina Addani Ala Tan yar waan garanyaa yadoo baby ah ina adani
@inacizman7265
@inacizman7265 5 лет назад
Haboon Yuusuf me ☝️
@HaYaTAkader
@HaYaTAkader 5 лет назад
who is still watching 2019 👍👍
@mubaariksheekh665
@mubaariksheekh665 6 лет назад
Intii Reer Somaliland ah Like Ha ii Saarto
@stayblue759
@stayblue759 6 лет назад
WaLi MaaN dhamaysan hadhow ayaan comment gayga dhamaystiraya hhhhh sug aan daawade Hayaay khatar amar iyo xaasil wn daawado wxay ku dhamatay MuxiboY adoo Kale maankaad dawaysa 😂😂😂👍👍
@farxiaali4509
@farxiaali4509 6 лет назад
Been badn jacl xasid maway
@cawomaxamed7925
@cawomaxamed7925 6 лет назад
stay Blue amuuuro
@cawomaxamed7925
@cawomaxamed7925 6 лет назад
yap
@cawomaxamed7925
@cawomaxamed7925 6 лет назад
jacylke
@stayblue759
@stayblue759 6 лет назад
Cawo Maxamed Wxaay jacaylkan aad lasoo boodey yaaba jacayl ka hadlay hhhh Sali Cale almacnow kuman fahmin
@hazzanmohamedpaapapoolito9862
@hazzanmohamedpaapapoolito9862 6 лет назад
Weli ma daawan lkn wan hupa inuu beerku icazaan doono Noolaada sxbayaL Jilayaasha reer aktopar iyo c_boy
@aliguleed5469
@aliguleed5469 6 лет назад
Dharka noocana macnihiisa yaa isheegi kara anigu yaabaya
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 лет назад
@@aliguleed5469 dharka jacaylka baa la dhahaa 😅😂
@zackmagan4416
@zackmagan4416 4 года назад
Rer burco jaceyl xad dhaaf ah ayaa idiin hayaa ❤❤❤
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 лет назад
Ruwaayadu macaan badanaa reer Burco waa xaraabad miiran Wlhi Masha Allah jiroo jooga
@cabdishakuurcumar761
@cabdishakuurcumar761 6 лет назад
Rag raga jilaaGa cuzub iGa qabta maGaciizu waa (sakaaro) intan aqoon like igu qabta plz
@Somaliprotv
@Somaliprotv 6 лет назад
WAAAR ILAYN DADKU OROD BADANA MA QOFKIII 17 AAD AYAAN NOQDAY WAAR BAL SUBSCRIBE HAMBO AH IIGU DEEQA
@keysehashi8655
@keysehashi8655 5 лет назад
Kkkkkkkkkkk walaahi waan ka helay jacayl xaasid daynwaa waa shidan tahay
@asmashl7279
@asmashl7279 6 лет назад
Ruwayadahani waa qaar asala nocan soo badiya
@sakarieabdirizak913
@sakarieabdirizak913 6 лет назад
Kaa gaaban wa purcadi rasiinka ahyd siduu palayada uga shekynayd ka grnysaa palayo sheeg😂😂😂😂😂😂😂
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+Zack Abdi hhh
@nimanhmemo2434
@nimanhmemo2434 6 лет назад
Zack Abdi hhhh Buracdii rasiinka ahayd 😁
@lilnadah4941
@lilnadah4941 6 лет назад
waa purco xafadahayaga plaza fadlan like izaara
@abdirisaaqiise3680
@abdirisaaqiise3680 6 лет назад
Walee tan waa waayo argnimo riwaayad kafiican tani masha allh jilayaasha
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+Abdi Risaaq Iise wlcme
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 6 лет назад
Like ta igu quba 😂😂
@xamdiabdisamed8924
@xamdiabdisamed8924 5 лет назад
Reer burco hadaanunahay like noo saara
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 6 лет назад
Mahadsanidiin asxaab igu qaaliya🌷⚘
@munaosman7917
@munaosman7917 5 лет назад
InTa reer purcaaY likeTa ila GaaDha😘
@cabdifataahcabdilaahi6769
@cabdifataahcabdilaahi6769 6 лет назад
Jacayl xaasid daweyn waa Qaraabo hadaynu af kuwada hadalno like igu qabtah
@leyoumobile6079
@leyoumobile6079 5 лет назад
Waarkakiulgdsyo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khadjasuleiman7170
@khadjasuleiman7170 6 лет назад
hhh wlhi wiilka gaaban baa ugu fanisan waa xikmadaawi miidhan hadalka meesheedu dhigaya
@xamraazabdikani8830
@xamraazabdikani8830 6 лет назад
khadiija zuLaiman hadalyaqaan
@abdimaligmohamed7867
@abdimaligmohamed7867 6 лет назад
Wale rer somaliland wa shactiro wa iga qosolsiyeen
@hibaqxusen8912
@hibaqxusen8912 6 лет назад
Abdimalig MohamedWhy
@ilahoowriyadaydairumemssru563
@ilahoowriyadaydairumemssru563 6 лет назад
nacas
@mohabashiir1342
@mohabashiir1342 5 лет назад
Doqon
@faysasaleban3658
@faysasaleban3658 4 года назад
Dsiagsjala Iga
@Tafo775
@Tafo775 6 лет назад
kulaha Ma adaada Xanaantan Wajiga xafaayada la sheekaystaa funny 😄😃😃😃😃😜
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+Lil Taff hhhhh
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 лет назад
Ninyahow ma is taabsinaa kulahaa Wlhi reer burco Waa funny
@cumarmaxamuux2980
@cumarmaxamuux2980 6 лет назад
Ku lahaaaa anigoooo guri kiraaa waydiinaya ayuuuuun baaaan is arkaaaaaa.......Hmmmmmmmmm Lpaaaaxyo I am big fan
@dhaladburco6527
@dhaladburco6527 6 лет назад
Hhhhhhh ku lahaa waatan hooyaday zaxiipaded waayaa😂😂😂😂😂reer burco dadkaygi
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 лет назад
Abdirahman c-boy masha allah xaga edit ka niman badan ayaad dhaantaa
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+GUDBIYE production Bro wlcm
@emanupdy1040
@emanupdy1040 6 лет назад
JacaYl xaaziĐ😂😂😂😂 Kuye raGa qarnigaN jilicsaNa😅😅😅😅😅
@mustafagk5387
@mustafagk5387 6 лет назад
Eman updy qalanjo hanagu digan 0041779792767
@emanupdy1040
@emanupdy1040 6 лет назад
Mustafa Gk 😂😂😂😂😂
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 лет назад
Hhhh alla bari kasta way taagan tahay wn iskugu sooo galna dhulka wlhi 😂😂😂maroojiye nin culus
@ahmedcali4107
@ahmedcali4107 4 года назад
Sahara kiin
@hamidkarzai963
@hamidkarzai963 6 лет назад
Kulahaa xanantii wajiga xafayada lahayd madaa jacel kkkkkkkkkk
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+sahra sagal hhhh
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Naa na dhaaf Jaariyad yahay Waaaar na dhaaf Xalla yohow Dameer lahaa kkkkk Dagaal ba'an iyo kala guur jacayl
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+Aar Siciid hh
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Abdirahman C-BOY Oodaa la isu Rogay lkn Aakhirkii laysku soo noqoy
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+Aar Siciid Haas zxp
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 лет назад
😂😂😂 wxay usocotaa Ma wacantahay Ma wacanthy😂😂👌
@abdiqaadircabdilaahi2491
@abdiqaadircabdilaahi2491 4 года назад
Waalee jacayel baan hayen haaadii laagu dhooho qoofkii aada jacaleeyed awoor dhanbuu laaqaye oo luugta laa sii Haye waalada amiineeyen
@ismacilqaadi4154
@ismacilqaadi4154 4 года назад
Mazha Allah wll qali
@fardwsxasan9868
@fardwsxasan9868 6 лет назад
kuwani Waa namiimiyaal illaahay ha ugargaaro SUBXAANA allaah alcadiim
@cayduruusofficialchannel5941
@cayduruusofficialchannel5941 3 года назад
horaan udaawaday hadana waan usoo laabtay😂😂like miyaad iga diidi 2021
@ccccabtanka9645
@ccccabtanka9645 Год назад
2022 ayaan daawanayaa qosol igumahadhin😂
@zuhaypaqaali7823
@zuhaypaqaali7823 6 лет назад
Beer cazasd wllhi like ta haila dhafina zhpyal
@liibanhalacofficial9599
@liibanhalacofficial9599 6 лет назад
Wow zhpta aad ayey u shidan tahay riwaayadu ha la dhaafin like ta hhhhh
@ashqaraar8944
@ashqaraar8944 6 лет назад
wuu walan yahay laba jeer ayuu miyir qabka baryey oo la soo qabtay kulahaa hahahah
@user-cq8tx6pw9n
@user-cq8tx6pw9n 6 лет назад
Hhhhhhhhhh isku riiix ayay cunaan😂😂😂😂 hhhhhhhhh si niyada ayaan uqoslay hore usocdah azxaaap qaaliya 😍😍😍😍
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 5 лет назад
Anoo la haasawayaan is arkaa anoo weydiyey guri kiro ah😂😂
@jamaalabdirahman3211
@jamaalabdirahman3211 3 года назад
iwaran
@jamaalabdirahman3211
@jamaalabdirahman3211 3 года назад
.
@hassanceydiid2744
@hassanceydiid2744 6 лет назад
Xanaantan wajiga xafaayada leh kkkkkk waa jaaryad 😂😂😂😂😂😂😂
@faysasiciid1513
@faysasiciid1513 2 года назад
Inta dawanaysa 2017 hadana hader dawata 2022ismu jiya like saara blz comnts geyga
@nimcocumar8357
@nimcocumar8357 6 лет назад
Xanaaanta wejiga xafaayada leh kulahaa😂😂😂
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+Nimco Cumar hh
@yacquubxuseen5797
@yacquubxuseen5797 6 лет назад
msha allh zxpo waan idin taagreenya
@zermuktarahmet1319
@zermuktarahmet1319 6 лет назад
Jacayl xaasid daynwaa
@mohamoudindho4291
@mohamoudindho4291 6 лет назад
Kulahaa kan yar ee osman dameerle dhalay maanu ahayn 😂😂
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+mohamoud Indho hhh
@guleidabdi327
@guleidabdi327 5 лет назад
mohamoud Indho hhhhhh
@mohamedmuse5542
@mohamedmuse5542 6 лет назад
Masha allah
@engzakibulale824
@engzakibulale824 6 лет назад
like tan la dawarsanayo maxa laga horta yaabaye😂😂
@yusufali3737
@yusufali3737 5 лет назад
Eng Zaki Bulale Walle anba Yaabanahay Fahmi waayey 🤔
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 6 лет назад
Duhurkii dhan maqaaxiduu xal karaadiya iyo garaabada kulaha like isaara 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sakariyefinland2235
@sakariyefinland2235 6 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkk Mnshaa allah noolada my zhpaday
@munakhayroffciall2409
@munakhayroffciall2409 6 лет назад
Waaw cajiib
@abaazismacil6282
@abaazismacil6282 6 лет назад
Waaaaw waa riwaayad runta xanbaarsan
@nooranawaal381
@nooranawaal381 6 лет назад
Amateetkizu weyna kulaha😂😂 Rag weyeh Napee😂 Horumar wacn Abdirahman c_boy💃💃😘
@AbdirahmanCboy
@AbdirahmanCboy 6 лет назад
+Noura M25 wlcm
@deeqahariir5559
@deeqahariir5559 6 лет назад
Mahd
@maskaxkoriye9792
@maskaxkoriye9792 5 лет назад
Good Film
@maxamedcadood436
@maxamedcadood436 6 лет назад
Wllhi aad ayaan uga helay riwaayadan
@raaliyamaxamer7003
@raaliyamaxamer7003 6 лет назад
waa run walee jacl xaasid ma waayo😗😗😗😗
@SeerabtaaSubscribe
@SeerabtaaSubscribe 6 лет назад
Wax badan ayaa sugeeynay qeybtaan kkkkk marka uu gabarta kasoo cararaayo miyaa😆😁😄😆😁
@ahmedabtiyo2212
@ahmedabtiyo2212 6 лет назад
Anba waan isla yara nacay kulaha😂😂😂
@najaxadaax9484
@najaxadaax9484 6 лет назад
Ok
@ogaalkadunida8122
@ogaalkadunida8122 6 лет назад
Abwaanka like ugu qabta😂
@cabdarahiimxasanmaxamedmax7072
Alla badanaa inta qofe laysku diray ee ka labadiyoobay
@bintuali8462
@bintuali8462 5 лет назад
watching the first time 28 december 2018 ☺
@waranlestudio3474
@waranlestudio3474 6 лет назад
Kkkkkkk reerburco gacanban utagay
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 6 лет назад
waranle studio hawalahaywaaruntiiihhhh
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 6 лет назад
waranle studio h
@howitmade9007
@howitmade9007 6 лет назад
rag aan ka helo wlhi waa madax madax dhashay lapadiina waala isku celiyey way iskuzoo paxayaanpa caadi uwada sheekayzta oranlahaapo wlhi paarakallahu lakum wapaaraka calykum wajamaca paynakuma filkhayr
@suhaybaxmed1131
@suhaybaxmed1131 6 лет назад
Apdirahman zesma d
@siciidaibrahin8190
@siciidaibrahin8190 6 лет назад
Apdirahman zesma
@hodanabdi22
@hodanabdi22 5 лет назад
Apdirahman zesma🤣🤣💋
@marwanabdillahiismacil1558
@marwanabdillahiismacil1558 6 лет назад
Wlhy qisad anigy igu dhcday Jceelkygina igumy zonoqone zidiipy iga mqantahy
@mustafeahmed9823
@mustafeahmed9823 6 лет назад
Ragan markaan arko anaaba iska sii qosla
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 лет назад
Salaan iga gaadhsiiya jacaylka la sheego qaraabo .joonis haku dhacee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.walaahi nimankani waa talented.albari kasta way taagantahay kulahaa
@mohmudinformationtechnolog8451
Casaanka I dilay True lover
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 лет назад
Dhalinta lagu daba kufay masha alllah asxbta subscribe igu qabta waa jimcee idinkoo mahadsan
@awomuse8160
@awomuse8160 5 лет назад
wewe reer burco
@sukhraahmed9404
@sukhraahmed9404 4 года назад
Waaw waa riwaayad iyo badh
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 6 лет назад
Like 👍🏻👍🏻suulka kaama go,ee😂
@AhmedIbrahim-ed9dc
@AhmedIbrahim-ed9dc 6 лет назад
Nasteho Hassan Waykaa wll
@xamdacali6714
@xamdacali6714 6 лет назад
Nasteho Hassan aylaaf yuu
@Roma20246
@Roma20246 6 лет назад
waaa dhaaqo kalmadaaas an aad ugu qoslay
@abdirashidahmed5939
@abdirashidahmed5939 6 лет назад
waxa ma busaarad baa iskudartay kkkkkkk wad kumahadsan tihiin akhyasrta isku soo dubariday 💯%👍👍👍
@munaosmandhaaye2226
@munaosmandhaaye2226 6 лет назад
amatedkay isku hayaan badana. kulahaaa
@jamalosman6387
@jamalosman6387 6 лет назад
Muna Osman dhaaye hhhhhhh saw maha
@munaosmandhaaye2226
@munaosmandhaaye2226 6 лет назад
Jamal Osman hh hhh haa wlhi
@nimcodahi936
@nimcodahi936 6 лет назад
Kkkkkkkkkkkkjkkkkkk
@Mahmoudowen
@Mahmoudowen 6 лет назад
Amated maxey ah bal ii fasira hhhh
@nimcomohamed6244
@nimcomohamed6244 5 лет назад
Wlhi reer burco gacanbaan utaagay xisku tii u racay jacayl xaasid dayn waaa reer burco waaaaa xaramadka somaliland ilaahow noo daaaaa
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 6 лет назад
👏👏👏👏
@siciidcabdi3759
@siciidcabdi3759 6 лет назад
from Francec
@farahsuleebaan6568
@farahsuleebaan6568 5 лет назад
👌👌👌👌
@najahgabuzh9576
@najahgabuzh9576 2 года назад
Lix dameeraaa ayay leyihiin xataa uwaaln yahy 😂😂 jacyl xaasid mawaayo😂😂 wallaldy waan idin wataaa😁😂✌
@sabrinasomalichallenge2697
@sabrinasomalichallenge2697 6 лет назад
Jcl la aan lama nolol karo wlh 😍😍😍jcl nolol wayo 😍😍lkn jcl xasid ma wayo
@zalmaaadan9504
@zalmaaadan9504 6 лет назад
hhhhhh mansha alaah wll waydhiiqaysaa axlaa jacayl
@xaqiiqohadaltv
@xaqiiqohadaltv 6 лет назад
Wallahi weey keeneen
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 6 лет назад
Kaadka lakala qaadanayo waa hadallada iga danbeeyay
@roohaani6952
@roohaani6952 6 лет назад
Waaw esh calaa jacayl
@hanadduulaaye482
@hanadduulaaye482 6 лет назад
manch allh
@gudoonaxmed9591
@gudoonaxmed9591 6 лет назад
Waa nice riwayadu
@sharmakecali4650
@sharmakecali4650 6 лет назад
Wlhi Ragaan Riwaayadahooda Waan ku haaystaa Rabi ha dhowra Fikrad ayaan ku Darsan lahaa ha leey sheego ciwaan ama lamber laga helo
@NuuneYare
@NuuneYare 6 лет назад
Filim kan waxay ahyd iney iibiyaan filim qaliya
@suldaanshucaypraage9175
@suldaanshucaypraage9175 6 лет назад
mashalh
@yahyemohamed12
@yahyemohamed12 6 лет назад
Kkkk axyaa riwaayad wlhi 😁😁😁
@abdiqanimm7518
@abdiqanimm7518 6 лет назад
xabiibi makuu imaada halkaad joogtaa ma inaankaan xalay Wada joognaybaa alla muxuu inantaa dhulka ladhacay 😂😂😂😂😂
Далее
Hidiyo Dhaqan Riwaayad Cusub
1:24:22
Просмотров 603 тыс.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
Наташа Кампуш. 3096 дней в плену.
00:58
KHIYAANADII.QURBA JOOG IYO QOLQOL JOOG
12:23
Просмотров 475 тыс.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 21 тыс.
Riwayad cusub ( nabsi iyo nasiib) qaybtii 1aad
15:54
Просмотров 100 тыс.
Riwaayad cusub waa gaadhi diid ??!!
12:23
Просмотров 244 тыс.
Riwaayadii Waxaanad Ahayn Manoqotid | C-BOY MOVIES
27:39
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Просмотров 3,5 млн
Гномы против Квадроберов
1:00
Просмотров 3,6 млн
Все ради семьи!❤️
0:55
Просмотров 2,2 млн