Тёмный

RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 2 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 555 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 480   
@moabdivevo2152
@moabdivevo2152 8 лет назад
Aw Koonbe Ilaahay Amarkiis Asiga Dhanaaba Qosol ah... Tnx Abukar Mahdi Good Job
@saidawarsame1944
@saidawarsame1944 8 лет назад
waxaan halkan uga mahadcelinayaa dhamaan soo saarayaasha is kudu bar ayada as ha iyo dhamaan fanaaniinta kaqeybqaadatay ruwaayadan iyo madaxda &shaqaalaha &far samsara an ii ta waqtigooda qaaliga u Huray waxaan kaĺoo ugamahadcelinaya sida marwalba ay diyaarka uguyahiin sidii ay uqancin lahaayeen dhagaystayaashooda qooto qooto best
@ahmedxujaale7473
@ahmedxujaale7473 7 лет назад
haaaah kkkk "EEDADAY HOOSTA KAMA GELI KAREE , WALAALEY IGA WAREEG KKKKKK" 25:00 duration kkkkk
@salmanabdy
@salmanabdy 8 лет назад
inan ku qaraabo kishaaa ayn raba ee maxd isla gaajinysaaa hhhh so funny wllhi
@qalinle1231
@qalinle1231 8 лет назад
hhhhh qooto qooto
@saedahmed3523
@saedahmed3523 7 лет назад
Abukar Mahdi bro walahi caadi ma tihid maskax ilaah wuu ku siyay
@sonataabdul151
@sonataabdul151 8 лет назад
Wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂long time igu dambeysay inan san wax u firsado thank you Mr mahadi real ruwayad iga dheh 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@zenoxdd9944
@zenoxdd9944 2 года назад
ska amoos naya
@queenanuu
@queenanuu 8 лет назад
hhhhhhhhhhh ilen south afica nimankaa lo raadsadaa miii walee abuukar mahdi islaamankuu fashilay innaba caadi maha
@faizomohamedabdulle2720
@faizomohamedabdulle2720 8 лет назад
kkkkkk sir aa fakatay ma is tiri reer s Africa waa la ka shifay
@sacmadeeqomedia8738
@sacmadeeqomedia8738 8 лет назад
Ma South Africay Idinka Heysaa
@iskufilaninamohamed8626
@iskufilaninamohamed8626 8 лет назад
+cabdikhaalaq Wadani kkkkkk wa hal kas in laga war dona
@iskufilaninamohamed8626
@iskufilaninamohamed8626 8 лет назад
kklkkkkk ya nan ka qadin cml an u dorano kkk
@ashwaaqmohamed8463
@ashwaaqmohamed8463 8 лет назад
hhh wlhi wan ka heelay
@kingabdorahman3534
@kingabdorahman3534 8 лет назад
Horta malaga daayo musicga akh kama helin hhhhh neftisa baa i dileysa hhhhh
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 лет назад
naag daris ila ah La Furay 5 bil kadib mid south Africa jooga la kacday hhhhhhhhh
@qalinle1231
@qalinle1231 8 лет назад
kkkkkkkkk libaaxad waaye
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 лет назад
+Qalinle Cade libaax armay si dhaftay lol
@themonsterknows1805
@themonsterknows1805 8 лет назад
Cadnaan Montolivo
@luckyabdirahman4964
@luckyabdirahman4964 7 лет назад
Cadnaan Montolivo
@luckyabdirahman4964
@luckyabdirahman4964 7 лет назад
Cadnaan Montolivo djxb
@queenayah7769
@queenayah7769 8 лет назад
hhhhhh inaba caadi ma'aha qooto qooto xitaa RU-vid loo soo dhigay.😂😂😂😂😂
@mohamudsalah2851
@mohamudsalah2851 8 лет назад
😂😂😂😂
@jaallebaryare7423
@jaallebaryare7423 8 лет назад
qooto qooto ayaa lagu wada daawadaa
@qootoqooto2026
@qootoqooto2026 8 лет назад
kkkkkkkkk haaa sidaas waaye
@xawamaxamed2782
@xawamaxamed2782 8 лет назад
+jaalle baryare as was wwiae
@sacmadeeqomedia8738
@sacmadeeqomedia8738 8 лет назад
Qooto Qooto Ayaa Lagugu Aroosi Rabaa
@OneState_277
@OneState_277 8 лет назад
best ruwaayad ani xitaa qooto qooto ku aroosi rabo 😂😂
@iskufilaninamohamed8626
@iskufilaninamohamed8626 8 лет назад
kkkkk waa sidaas
@sundusmahamed9233
@sundusmahamed9233 8 лет назад
mashallah
@jamiilohussein9506
@jamiilohussein9506 8 лет назад
anig aya ku goto gotonayo ok
@nuribrahim4824
@nuribrahim4824 8 лет назад
H
@ayansharif64
@ayansharif64 7 лет назад
jamiilo hussein
@FARXYOBELLO
@FARXYOBELLO 8 лет назад
😂😂🙌👍 qooto qooto aa kufiirsaday
@zkriatunyar6091
@zkriatunyar6091 8 лет назад
adiga lee qoot qooto yaan laguugu gadin hhh
@FARXYOBELLO
@FARXYOBELLO 8 лет назад
Zakaria Tunyar Wa sidaas mhdsanid
@zkriatunyar6091
@zkriatunyar6091 8 лет назад
FARXYO BELLO u wlcme hunoh
@s4wzzon228
@s4wzzon228 8 лет назад
ɷɷ Heey Friendssss I Haveeeee Justtt Wonn Brandd New iPad Mini From visitt : - t.co/VmEuiW4mXh
@jamamirreh7374
@jamamirreh7374 8 лет назад
"
@fardoowsaismaciil4540
@fardoowsaismaciil4540 7 лет назад
kkkkkk wlhi feeysal aadbuu ugu ekyahay
@qadroosman6275
@qadroosman6275 7 лет назад
Fardoowsa Ismaciil whnkowdny
@ayuunaifka5365
@ayuunaifka5365 8 лет назад
amina dhool jilitanka kuma nuureyso 😑waxeda waa over acting 😥
@ilyaasmaxamuuud511
@ilyaasmaxamuuud511 8 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@amh7737
@amh7737 8 лет назад
Hhhh qooto qooto bari samaadki kadip ruwaayd aan ka helay waaye qooto qooto leenba ku fiirsaday
@nololiyojaceylchannel4799
@nololiyojaceylchannel4799 8 лет назад
hhhh maanta dhan aanba sugaayay tv janis uma helin thanks
@africanqueeen2868
@africanqueeen2868 8 лет назад
qoto qoto ayaa ku firsanaa😂😂
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 8 лет назад
yurub hadaad ku duqowdid aaw koombe cml afsomaliga gaja' gaja ka noqonin yaa ku gaaray hhhhhh
@suaadaligargaduud4241
@suaadaligargaduud4241 8 лет назад
hhhhhh amino dhool ka qelshay wale feynuus wali sidedi u shactaro badanthy riwaydii hablayahow hadma gursan dontan igu so dhacday
@darwiishboy8684
@darwiishboy8684 8 лет назад
Hadad riwayd kenteen hhhhh
@faizomohamedabdulle2720
@faizomohamedabdulle2720 8 лет назад
kkkkkkkkk Amina dhool jini waaye kulahaa awlaad jano tahy wlhi caadi ma ahan al aa ruwaayad dheh qooto qooto wee iga gadantay heesta caadi mahan waa loo fikiray dad badan oo qooto qooto ku nool meesha waa lagu karbaashay
@farhiaali3617
@farhiaali3617 8 лет назад
labada jeer oo jelayo xuseen shire ayaa marax ka dhigayo riwaayada.
@Abdulkadir792
@Abdulkadir792 8 лет назад
Riwaayad casri ah oo ka hadlaysa wadciga jira, laakiin, heesaha dhextaalka ah in la dhameystiro ma fiicneeno
@armaannuur2810
@armaannuur2810 7 лет назад
Kkkkkk asal more intertiment
@abshirjimale9691
@abshirjimale9691 8 лет назад
Alle ka baq abuukar mahdi aad baan u arkay waxay gudbinaysaa fariin aad u xun zinada ayay dhiirigelinaysaa sheekadan waxay tusaysaa ilmaha aan wax garan in haddii ay uur qaadaan ay iska soo ridi karaan ka joog ilaahna ka baq
@hindamaxamud7895
@hindamaxamud7895 8 лет назад
walhy habrahan cadi maha hhhhhhhhh
@asmahassan2501
@asmahassan2501 8 лет назад
waan ka helay ruwayada qooto qooto peace and love Somalia people
@SLNTVLIVESTREAM
@SLNTVLIVESTREAM 8 лет назад
waar ilmaadeeryaalow Qooto Qooto Ma xayraanimadu markay waynaato ba? bal ii saxa oo ii sheegaa QOOTO QOOTO
@honeey1309
@honeey1309 8 лет назад
alla qosolbadanaa eedadey wijigeedaa igu sodhaceyso eedadeey hoosta kamagalikaro
@fartuunhassan4805
@fartuunhassan4805 8 лет назад
jkk
@ecrin2095
@ecrin2095 7 лет назад
+Fartuun Has san
@abdullahali9211
@abdullahali9211 8 лет назад
kkkkk caadi ma ahan wlh ani xitaa qooto qooto ku fiirsanayaa
@ملاكموسى-ب1ه
@ملاكموسى-ب1ه 8 лет назад
20jir haku laqyoon😂😂😂
@mashaallahwadnuureysaancad540
@mashaallahwadnuureysaancad540 8 лет назад
rer xamar waxbo haka sheegina rer xamar waa dad nolasha wax ka yaqaano ilhy ha daayo all rer xamar
@hanad9234
@hanad9234 Год назад
Qooto part (2) wow 2023 dawanoya yaba kaxiisa dhacayo best riwayad
@rayaanmoha3373
@rayaanmoha3373 Год назад
Sido kale
@beerlula
@beerlula Год назад
@@rayaanmoha3373 same wlhi waaba uxiisay
@rayaanmoha3373
@rayaanmoha3373 Год назад
@@beerlula prt 7 ayn marya wnisla soconynaa😂😂
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 8 лет назад
hhhhhhhhh wan ka helay ruwaayadan
@Hooda36
@Hooda36 8 лет назад
ahahaha faynus iyo shire inaba caadi maaha 😃 markaan wejigaaga arko edaday baan xasusanaya shire ciyaar jecel waa funnyman 😃
@CFCmight53
@CFCmight53 8 лет назад
Hhhhh faynuus kulaha hadaba eedada igu xasuuso kkkk
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 лет назад
DR: RAAFI HEESIHIHIISI ALLAYA RAHMA
@nadiiraabdi7818
@nadiiraabdi7818 8 лет назад
Fayruus Sheikh dahir Way IgA qoslisay wlhi ️Illhay cimrigeeda ha dheereyo
@abiimohamud402
@abiimohamud402 8 лет назад
abukar mahdi runti shekada qooto qooto caadi mahn lkn kan kii se kale Ayanu kasugna wale weli kama dhicin intano fan isu yimadan I love somali dhaman
@shankersheikh5657
@shankersheikh5657 4 года назад
Khooto khooto cadi maha
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 8 лет назад
Dad ayaaba Luqada Ama F somalia moodhay kaliye kan Qabiikoodha ku hadlaan war aamusa waxa tiihiin Doqomo xun
@qalinle1231
@qalinle1231 8 лет назад
tuulo joog .
@snowqueen9755
@snowqueen9755 8 лет назад
+Wadani ibrahim yahoo xolatahy amuus xeytahy qabiilka aaad wili dabo joogdo
@akdirhassan9446
@akdirhassan9446 8 лет назад
FARXIYO BELLO C/raxmaan Awkoombo sida loo qafiifiyey lee inaad ii jilcisidlee icajiintid murqaha ii kala jiidid lee rabaa? Haadsanid mcn bes iqooto qooteey lee.
@hiboismail6312
@hiboismail6312 8 лет назад
nagaha rere xamara maxujodana ilahaya ka baqa
@filsankhan472
@filsankhan472 8 лет назад
qofkii meel xanuuna usaa soo qaylin dooona kkkkkkkkkkkkkkkk usaa waamaxay???
@MI-kv9qd
@MI-kv9qd 8 лет назад
Qofki meel xanuuneysa asigaa soo qeylin doona
@filsankhan472
@filsankhan472 8 лет назад
+Muna Somaali miyaa baayo mhdsanid shrfey waan fahmi waayay
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 8 лет назад
Sxb Af somalia ma kan ay Qabiilkiina ku hadlaan kaliya ayaad mooday war xishoo looma baahno nacasnimadha taala garoowe
@filsankhan472
@filsankhan472 8 лет назад
Sxb afsomali waxba kaman sheegine garoowe afkaaga ka jeedi yaab hadii aan idhi waamaxay ma dhib ayaan keenay qudhaadu xishood
@filsankhan472
@filsankhan472 8 лет назад
Qabiilkaygana adoo kale dadba uma yaqiinaan
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 лет назад
Hibo ismail_____ , ma idinkaa xishoda hadaa, gaalada hadhka cad la........, jarmalkii, iyo ithopiankii, kuwasi jiray ba wase qabxad yahay, reer xamar afka kalabax
@khadaromar732
@khadaromar732 8 лет назад
qooto qooto waa ruwayad cilmi badan kudheehan wax badan turjumayso
@binverliebtindiedeutschesp6011
aniga xata inaan seexda rabey lakin youtube ba qootoqooto kuso galay. hal mid I agree with feynuus 20jir sheeko xumadis lama dhagaysan karo lol
@fadumahassan1088
@fadumahassan1088 8 лет назад
KKKK Qooto Qooto 😂😂😂😂
@bilanosmanbilan1435
@bilanosmanbilan1435 7 лет назад
cajiib c.fatah yare muu kusoo laabtay fankii
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 5 месяцев назад
Dr qoto qoto u taga wax ma dhaleysid ilmaha nagta ku dhashay adiga ma dhalin laso dhaha nagta ilmaha kama dhalin dhaha Xuseen shire stress ku furma saxib kisa la tashana hospital kale kuso baraya dhacan kisa wa dhaleysa Dr hore Ben ku shegay la dhaha Dr qoto qoto uso noqon dagal ruwayad qosol ka Dhaman xalada jirto waye
@shafii48
@shafii48 8 лет назад
koley wax walba wa LA qaataye ani maxaan noqdaa ,.........ohhhh ganacsade qooto qooto
@muhamedhirs1465
@muhamedhirs1465 8 лет назад
bil walbo waxa arka gbdho south africA LOO SII WADO ilayn niman aa loo sii socda
@shaakirsheekh6135
@shaakirsheekh6135 7 лет назад
hhhh. .ok wye. lkn. xusen shire riwaayad. kuma fiicna. faarx murtilahaa laga rabay. meesha
@salmanabdy
@salmanabdy 8 лет назад
jaf jaf ayu rabaa in la dhaqo ayu rabaa hhhhhh caadi ma ahn shekadaan Qooto Qooto
@umumohanad7886
@umumohanad7886 8 лет назад
hhhhhhhh😂😂😂😂😂😂 dhulka wlhi kkkk odaga cadi mahan ijilciya dhulka idhiga kullha😂😅😂😅wan ka qelshey😅😂
@ciiiseducaysane6063
@ciiiseducaysane6063 8 лет назад
Riwaayaadaan Abwaan hussein shire ciyaar jcl Baa ugu fcn & Faynuus sheik Dahir ilahay madooxada harraajiyee
@jeysheeno6265
@jeysheeno6265 8 лет назад
qoota qoote meel walba noogu dhiwen qoota qoota Ku dhinta dheh
@munabintiabdulqadir5481
@munabintiabdulqadir5481 6 лет назад
jey sheeno
@proudSomalisis
@proudSomalisis 8 лет назад
Lol @ at the lady so pre-occupied with Facebook. That is the reality today.
@zenoxdd9944
@zenoxdd9944 2 года назад
what tf are u talking bout?
@laloibrahim8869
@laloibrahim8869 8 лет назад
hhhhhhhhh south Africa...waaayeelada maaa niman ka doonto ...waaala yaaabe...hhhhhh idinka leee waye
@ciyaalxamaraahay2714
@ciyaalxamaraahay2714 8 лет назад
Wlh Mar horan Hurdi laha lkn Qooto Qooto isu bojenayay inan Qeebta2aad Fiirsado leee
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Год назад
Kooxda qura ee jirta ee somaaliyeed ❤❤❤ wlhi I hope tobe
@abdiabdullahi8036
@abdiabdullahi8036 8 лет назад
waxaan dhagaystay sheeko ilaahay ha raxmadee cumar dhuule ka sheekeeyay waxuu yidhi "ow-kombe xataa qofka aan aqoon markuu muuqiisa arko ayuu qoslayaa isagoon hadlin "
@ayanitaidriisdanfeh7978
@ayanitaidriisdanfeh7978 8 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkk caajib qotoqoto taan horted maba araag macante war orrod murugo udhiimee funy wllhi
@hanadciid754
@hanadciid754 8 лет назад
gabadh ku soo gashaay .soomaali dhaqan umalahay inay bixiso.hadikaale maag baa kuu gooyjirtay reerka wiil-ka.
@zahrabintuhussen4733
@zahrabintuhussen4733 8 лет назад
war naaguhu xishood xumaa bisinka allow so hadey
@ilhaanabdullahi6115
@ilhaanabdullahi6115 8 лет назад
wan radinaye riwayad lkn cawa helay qeebta 1ila qebta 2baad waane sugaa qeebaha kale waa riwayad qiimo iyo murti leh waxn ka helay qaabka loo jilay qooto qootoo klkk faynuus aya iga qoslisay kulaha war heedhe maxad ila giijin miya lagu boobi marne husein shire ku dhahday magalada dhan aya isku keen haysata waxn is laha u qarabo kiil kkkkkkk inaba cadi mahin
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 года назад
Abuukar mahdi jida shiikh bashiir Costa kaso garbax mamada wad ka qaylisiisee😁
@muruqmaalstudio7132
@muruqmaalstudio7132 8 лет назад
anagoo isguursanay kasoo qaad kulahaa see wax yeeleeeynaa 😂😂 dee qol mugdi ah la wada galaa kadib ixi waaye hadana see usii soctay kulahaa maxaa isla giijineeysaa naagbaa south afrika ku qabtaa 😂😂😂
@sacmadeeqomedia8738
@sacmadeeqomedia8738 8 лет назад
Hhh Qooto Qooto Ayaa Sariirta Lagu Tagayaa
@aidarussyussuf4028
@aidarussyussuf4028 8 лет назад
Aamina dhool waa jilaa wayn qosolka iga dhamaysay
@ahmedMohamed-mf6lw
@ahmedMohamed-mf6lw 8 лет назад
qooto qooto wllhi husen shire run run bey naagta ula waregtay naagta
@ibrahimnoor500
@ibrahimnoor500 8 лет назад
waraa habrahaan camoolayaasha ah nimanka south africa mexey afka ugusoo taagaayaan. waraa reer south africa qooto qooto lugu aroosi makaro
@ibrahimadam3003
@ibrahimadam3003 8 лет назад
Qooto qooto riwaayadaan macna weyna ku juro qofkee meel xanuunto usaa qeylihaaa kulahaaaWallee caadi ma ahan
@aliomarmohamed300
@aliomarmohamed300 8 лет назад
funny riwaayad weye wlhy qorsagarada iyo xildhiban qooto qooto ah baaba igadagay aniga
@subeydayuusuf9757
@subeydayuusuf9757 8 лет назад
faiso mohamed waad mahad san tahay waad nahafan siisay qooto qooto waligeey mafahmeen
@jibriladan9291
@jibriladan9291 8 лет назад
waa film aad iyo aad u wcn asagoo fiican ayn camera manyada somaliyeed haqurxiyan dubista filmada ayagoon u qadeeyn 1 cabir oo ay kadhigaan nuucyo kala oo size and zoom kala nuuc ah
@umucimarsn6150
@umucimarsn6150 8 лет назад
abukar mahdi wad mhadsanthy bro awkombi qosol socdo waye allaha dhaafe dhamantod
@ramlaali7442
@ramlaali7442 6 лет назад
Shaxshaxley kulha moxog iyo makaal bdn hadana siin caano ma dhalayo viiva wlhi moxog
@aaminamohamed4918
@aaminamohamed4918 7 лет назад
qooto qoto caadi maha wale waa ruwayda laga shaqeeyay
@maariabuskud519
@maariabuskud519 8 лет назад
ninka murqaha gididig kulaha habraha kuheysta shctiro mirn
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 8 лет назад
walhi riwaayadan inee aniga igu socotaa mooda qoota ku aroosay sharci ku sameeysty
@habibasharaf7070
@habibasharaf7070 8 лет назад
riwayad cajab ah Dr qooto qooto xildhibaan qooto maku tahay ka dhacday hhh
@luqmanha7732
@luqmanha7732 8 лет назад
oo kaalay faysal cali waraabe miyaa ku jira jilayaasha. mise ina adeerkiisa oo uu eeg qooto qooto lagu keenay
@filsankhan472
@filsankhan472 8 лет назад
hhhh anuuna Qooto Qooto ayaan ku daawaday loolz wlhy dalkii intaa uqaxdid xildhibaan qooto maku tahay kulahaaa so funny wlhy
@feerawayne
@feerawayne 8 лет назад
abuukar mahdi wadani salaan sare sxb wan dareemi karaa fanankasta jilaakasta wuxuu rabaa inmagaciisa la sheego kkkk aboo owgoonbe faynuus makixaaji oday cabdulle marisa karboon inna oow dango nuuraani sharif jeeg shekh abuukar amina dhool shaxshaxleey aboo inta kale waa kooxda qooto qooto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ben ben nagu soo galeen kkk nooloow sxb
@hassanhaaji6182
@hassanhaaji6182 8 лет назад
qooto qooto iyo asxaabta waaan salama ee music soo galay malaga den karo miyaa mise.....
@unkadyare4055
@unkadyare4055 8 лет назад
ani qooto qooto lee igu soconaysa taasleba shaqedey ah qooto qooto
@adamyusuf3361
@adamyusuf3361 8 лет назад
ruwaayaddu way fiicantahay lkn waxaan isla haysan sheekada iyo muusikada.
@ijaboaxmar8168
@ijaboaxmar8168 8 лет назад
Kkkkkkkk oo hadad ka fujisay rerka inta kalana race dee
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 8 лет назад
aaw koombe labadiina anaa idin qabaynaa uu taagan yhy hhhhhhh caadi ma ahan ninkas xarfaan hore cuslaatay waaye 6:49😂😂😂
@hanigacal1863
@hanigacal1863 8 лет назад
nimanka south Africa dulkaa lagu jidheee
@Amjad_calaawi
@Amjad_calaawi 8 лет назад
qooto qooto aa igu dhafriseen wax celan IGA dheh
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 8 лет назад
kkkk anoo dhan wa jilcay kulahaa qafiifa dareemaya guys dowladaha somaliya oo dhan min raaskabooni iyo rascasyer aa qooto qooto ku dhisan
@sharmasharkey4288
@sharmasharkey4288 8 лет назад
meelo badan baykahad leysa qoot qooto inabacadimaha kkkkkkkkkkkkkkk
@damaceey
@damaceey 8 лет назад
waleee filimkan iyo fanaaniintu waaaqatar
@xilwaqurux7488
@xilwaqurux7488 8 лет назад
kkkkkkk arooska wa qooto qooto hhhhhhhh wax walbo wa qooto qooto
@jecliyaahablahasomaliyeed9532
@jecliyaahablahasomaliyeed9532 8 лет назад
hhhhhhhhhhhhh habaraha iyo odayaasha ayaaba ugu daran qooto qooto hapar xuuraamaysa iyo oday ka daran innaba caadi maaha
@ilyaasmaxamuuud511
@ilyaasmaxamuuud511 8 лет назад
qooto yaanan leygu guursan qootaa socotee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 8 лет назад
qatar walalkey waat kabaxsatay qoota qoota jilayaal aan caadiahayn
@Abdisharoobe
@Abdisharoobe 8 лет назад
Single mother Qooto Qooto Ma Jirto miyaa kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk
@Tafo775
@Tafo775 8 лет назад
Kulaha waan kuu qaraabo kiishaya Ee maxad isla giijinayza hhhh
Далее
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 5
52:14
Просмотров 537 тыс.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Просмотров 377 тыс.
Почему?
00:22
Просмотров 238 тыс.
Ruwaayadii Qarniga "Bareejo" Habeenkii Hidosoor
1:05:31
Просмотров 444 тыс.
WAAR DAG DAG AH
28:02
Просмотров 2,2 тыс.
Riwaayada Jacayl Gaagaxay  -  Qaybta 2aad
32:49
Просмотров 210 тыс.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 5
40:07
Просмотров 297 тыс.
QOOTO QOOTO 37 HARGEISA
46:50
Просмотров 92 тыс.
Riwaayad 15 KII SHUMEEY
1:47:52
Просмотров 3,5 млн