Тёмный
No video :(

Roobka gacan ku samayska ah! Sidee wadamadda qaybtood roobka hawada uga leexsadaan! 

Waaberi Media
Подписаться 549 тыс.
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Roobka gacan ku samayska ah! Sidee wadamadda qaybtood roobka hawada uga leexsadaan!

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 105   
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 2 месяца назад
Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy: Whtsapp: Wa.me/905059092303
@Zubeyrabdi5
@Zubeyrabdi5 2 месяца назад
Maadaama somaliya xayeysis laheyn RU-vid ka VPN Ayaan daartaa markaa muuqaladaada daawan rabo si aa kugu mahad celiyo Oo laga yaabo xayeysiskaas aan daawaday inay daqli kugu siiyaan
@Dhiirigaliyeec8cq
@Dhiirigaliyeec8cq 2 месяца назад
Walal inuu soo diyaare sida loo xareeso scholoarshipka turka ah
@abdihashi3062
@abdihashi3062 2 месяца назад
Waxa an ahay qofkiii guy horreeye coment bixiya keep goin waberic❤ likta ii Sara xaasidiin matihiin wan ogahay Cari if Islam dhig 100 Bis Lee noi😂😂😊
@omardiriye6061
@omardiriye6061 2 месяца назад
Waka shb
@MoorganIlwayn
@MoorganIlwayn 2 месяца назад
Ku sali xabiibkena muxamad scw❤❤❤❤❤
@ATTIF22
@ATTIF22 2 месяца назад
صلی الله علیه وسلم🙏❤️
@DalxesiaamaSiaama
@DalxesiaamaSiaama 2 месяца назад
Kusali rasuulka scw scw❤❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 месяца назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@user-tf7wm5zz1g
@user-tf7wm5zz1g 2 месяца назад
Salalaahu calayhi wasalam
@abdifatah1584
@abdifatah1584 2 месяца назад
Dadka aan Aqoonta lahayn waxaa Lagu cabsi galiyaa awoodahaas alle ayaa leh ee ha dhex galin ogow laakiin aqoonta iyo cilmiguna inuuna ahayn Mid Dambiya laakiin waa in bini aadamku xasuus naado in Alle dartii uun wax walbaa iba uu ku suurto galo
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g 2 месяца назад
(Magacaygu waa cabdi risaaq cabdulahi halkana waa commentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena manta) mahadsanod isdaad
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 2 месяца назад
Bismillah masha allah tabarak waxasaa aqoon iyo xirfad lagaayiraa mahasanid anagana allaha nafahamsiiyo
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 2 месяца назад
Aan ku salino nabiga scw
@ATTIF22
@ATTIF22 2 месяца назад
صلی الله علیه وسلم🙏❤️
@mahadbashiirahmed5501
@mahadbashiirahmed5501 2 месяца назад
sand battery technology sharaxaad nooga soo samee masuul ❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 2 месяца назад
Waxaan AA noosheegyaso waa been Anagaba waa naqaan waana dhigany mana Aaminin sheeko ikhyaali ah weeye Qur,aanka ilaahy ma aaminaysid sida looga hadlaayo lkn tan gaaladu sheegyaso baa noola imaan roobku waa biyo ilaahy ogyahy mesha ayka yimadan lkn bad kama iyaamado
@najiip___neto
@najiip___neto 2 месяца назад
Wx dadka u faidey ama edenta ka dhaaf dadka
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 2 месяца назад
Hda joogi lahayd wadamada reer Galbeedka waad amini lahayd
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад
ALLAHU AKBAR☝️💯🥺
@RadioIskaarbo
@RadioIskaarbo 2 месяца назад
اللهم لآ مانع لما أعطيت ولا معطي لما منعت ولا ينفع ذلجد منك الجد taasaana anigu waligey dhaafi kareyn
@Coolestofskylines
@Coolestofskylines Час назад
Waa imtixaan alle imtixAamayo adoomadiisa❤
@mustafNune
@mustafNune 2 месяца назад
Rooba liska xaday inta aminin like ta saara
@user-xs2vm7ty8o
@user-xs2vm7ty8o 2 месяца назад
Waa quraafaadka laga dhadhicinayo marka jahilka tahay wana shirki awoodi Allaha loo soo dhigtay iska ilaali qof walboo cilmi kuu sheegta ka qado waxa wanagsan waliga ha aminin bari cimiladu waa saa iyo rooba lasameeyay manta shirki buu Nala doontay yahuu subscribe kaygii waa la laabtay ninka iyo mid annaga production ladhaho inta sanad wax cilmiya laguu sheega shirki laguu hoos galinaya wlle iska dhagayso awooda Allena haka yeelin bini adambaa leg😂
@ameennikke
@ameennikke 2 месяца назад
Waaberi Media my favorite channel 👈🏻
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@ziadadawehmoktar4013
@ziadadawehmoktar4013 2 месяца назад
Mahadsanidiin
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 2 месяца назад
Waxas waa howshi alaah baniadam in rabi cabuda lokenay adunkan bes khalas
@Abdifatah3
@Abdifatah3 2 месяца назад
Asc ustaad awood oo dhami alle ayay u sugnaatay ...... su aaal roobka bacariminta ah marka uu da o biyahaasi caafimaad ahaan mid la isticmaali karo oo lacabi karo ma yihiin maadabaaa kimi kooyin lagu bacarimiyy
@cabdiraxmaanmaxamed5701
@cabdiraxmaanmaxamed5701 2 месяца назад
Ustaad waxaa mowduuc kasoo diyaarisaa sida ey dowladaha hubka ukala iibsadaan lacagta halka ey isku mariyaan iyo hubka habka loo gaarsiiyo dawladii iibasatay
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 месяца назад
Hubka diyaarad ama markab bay isku saaraandee lacagtana bankiyadooda ayay iskugu diraan
@MABRUUK
@MABRUUK 2 месяца назад
@@mukhtaarciise2585Jawab fudud 😂😂😂😂😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 месяца назад
@@MABRUUK haahey 😂
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 2 месяца назад
Maalinban xasuusta ano ano geel lajoga meel udhaw Qabridahar ayuu ihely roob mahigan ah marasu socday kudhawaad sadex daac naqaski ayu ugu dhajiayay koomo ayan galy ragba iso radiyay marki layso hely ano geed ku hos dhacay aya layso qady o laygeyy hospital kuyal magalada laba cisho ayay biyo sanka iga socden 😂 barigi dambe sidan uga cabson jiry hadan arko daruur kor kayga tagan waxan uso baxsan jiry dhanka reerka 😂
@khaalidmaxamedcali-jt5ho
@khaalidmaxamedcali-jt5ho 2 месяца назад
waxba ku helay wllhy
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 2 месяца назад
Roob oo rabi ugu talagalay in uu meel ku da'o cid ka leexi karto majirto maxaa yeelay roobka waa risiq cabdiraxmaan waaberi risiq uu alle kugu talagay aniga kaama qaadi kari sidaas u ogoow waxaas faataa dhugleen iyo iidheh iyo qofka muslimka in caqiidadiisa was waas laga geliyo roob hadii la dhici karo ama qoraxda cadceeda waa horaa ameranka dhici lahaayeen barafka iyaga ku da aayana kuusoo xawi lahaayeen
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 2 месяца назад
hhh wll caqiidada nada been waswaas kugalin karta majirto lkn waxad ogaataa hadda cid tiri hadalkaas majirto abdirahman kuma uu dhihin "roob ilahay meel ugu talagalay meel kale waa loo leexin karaa" in wax lafahmo waxy ubahantahy in la fikiro !
@jamaljovaz701
@jamaljovaz701 2 месяца назад
Inshaa alaah 5000k waan gaadhaynaa
@janaay1
@janaay1 2 месяца назад
Half million coming soon 🎉 I.a
@mazCuudmohaN
@mazCuudmohaN 2 месяца назад
Apdiraxman cumar guulyso wll🎉
@King_ismail88
@King_ismail88 2 месяца назад
Congratulations 500k
@hamseCapdiqadir
@hamseCapdiqadir 2 месяца назад
Allahu akbar
@jimcaalejama9912
@jimcaalejama9912 2 месяца назад
Wll Waxaad ka hadashaa taariikhda shirkada buskutka ABU WALAD
@Muuse-pp3wf
@Muuse-pp3wf 2 месяца назад
😂😂😂😂
@maxamedzalwe6386
@maxamedzalwe6386 2 месяца назад
Printable ikh waanu muslimiinka kanoqo. Culumadu kadigteu. الشيخ ألبانيا. والشيخ إبإين عثيمين. والشيخ إبن باز
@meaktooni
@meaktooni 2 месяца назад
Somali yay bilaa inaga xaday roobki subxanalah 😂
@ayanmahamedjamac173
@ayanmahamedjamac173 2 месяца назад
Astaqfurullah 😂😂😂
@MrUnderstand842
@MrUnderstand842 2 месяца назад
Somalia ayada meeshan is dhigtay sxb intee is laaynayen aduunka waa sii homaraayay
@cusmaansheekh1911
@cusmaansheekh1911 2 месяца назад
Haday jirto xiliga jiilaalka oo kuleel jiro may soo daadiyaan Kolay aniga ma aqbalin
@ilyaascilmicabdulle4238
@ilyaascilmicabdulle4238 2 месяца назад
Hada ka hor ayaan maqlay nin leh roobka waa nagala haday saatan ku qoslay😂 lkn hada ayaan xaqiiqsaday in ay dhici karto
@user-ns3vp2sy5f
@user-ns3vp2sy5f 2 месяца назад
wadankena uu roobka uwaayo wn nalaka xadaa😭😂
@user-vc6vo1ed3b
@user-vc6vo1ed3b 2 месяца назад
robka alle caza wajalah marku u ka hadlayo awodisa u is xigsiyo waye u shegto u dhaho ya darurta kaso dasiyo biyo illahy umba u qadarey bini ademka
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 2 месяца назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin namaste
@user-rt9ut1gv9n
@user-rt9ut1gv9n 2 месяца назад
Somalia waxaa kadhaca abaaro galaafta nafta dad iyo duunyo hadiiba ay jidho hab lagu sameeyo roob waxaa umadda somaliyeed ugu fadhiyaan maan samaysano roob🙄🙄
@meaktooni
@meaktooni 2 месяца назад
Way nalega xadee umalaynaa subxnallah
@iconicboy-ho8yu
@iconicboy-ho8yu 2 месяца назад
Keep going ❤❤
@user-hb7fg3ll1i
@user-hb7fg3ll1i 2 месяца назад
Hayebalnowaran
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 2 месяца назад
Waa marka lagu leeyahay bini aadamku naf uunbanay samayn karin😂
@IsmaciilQanyare-hj7lb
@IsmaciilQanyare-hj7lb 2 месяца назад
Masheege marka😂
@amalismail7772
@amalismail7772 2 месяца назад
Awooda ilaahay cidi fara gashata way halaag mayaan
@abdulahiabdirahmaan6041
@abdulahiabdirahmaan6041 2 месяца назад
Ader kajog
@WakhtiCusub
@WakhtiCusub 2 месяца назад
❤❤
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 2 месяца назад
Somalia laga xadaa
@Siyaadbarre-jt9pj
@Siyaadbarre-jt9pj 2 месяца назад
𝐡𝐚𝐚 𝐧𝐢𝐨 𝐚𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐠𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk 2 месяца назад
Soomaalia goormee saan noqoneysaa iyadana
@MrUnderstand842
@MrUnderstand842 2 месяца назад
Markey dagal iyo qabyaalda iska dhaafan ee gaari karaan
@khada917
@khada917 2 месяца назад
Daruur la bacrimiyay ama Cloud seeding ayaad ka hadashay aaway roobka la xaday maxayse u xadi wayday yurub markay wabiyadu ka qalaleen 2021 kii.
@maankoriye5667
@maankoriye5667 2 месяца назад
Ok
@Abdirisak1
@Abdirisak1 2 месяца назад
Guuleyso zxb
@abdikadirisse76
@abdikadirisse76 2 месяца назад
War ilahay ka cabso ninyhow oo afkaga cadaab haku donan roobka ilahay unba lexsan kara oo isaga awoodisa tahay qurankana wu ku sheegay
@sayidka6911
@sayidka6911 2 месяца назад
10% ma dhama waxa run ka noqda, inta badan wey fashilmaan.
@msforever632
@msforever632 2 месяца назад
Asc walaal abdiraxmaan arin ayaan rabay in aan wax kaa weydiiyo RU-vid kale oo aan leeyahay xayeesiinta wey u furan tahay ana uma furan oo shuruudihi mida saacadaha daawashada ayaa wax iga dhiman yihiin ee walaal adoo mahadsann ma iga jaahil bixin kartaa waan kuwareere
@KhadiijaKhadiijailkacase
@KhadiijaKhadiijailkacase 2 месяца назад
Meee🎉🎉😂😂
@maankoriye5667
@maankoriye5667 2 месяца назад
Sxb gul kurajaynayaa
@halkabaroofficialchanel2511
@halkabaroofficialchanel2511 2 месяца назад
Asc wllo ilahay muxu odhan wayay roobka waxanu ka samayna umi baxa bada iyo wabiyada niyow ilahay ka baq waxa u ilahay yidhi cirkanu biyaha ka keena
@mireyaretube800
@mireyaretube800 2 месяца назад
Rookie Somalia ethopia iyo Kenya leexsadey miyaa😊
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 2 месяца назад
Alle SWC Alle Kaliya Ayaaa Awood uleh Gacan ku Rumiska Xaraaanta Westernka Yaaney waaalin dadka?
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 2 месяца назад
Sand battery technology
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 2 месяца назад
Team istaqfuranlaah meye he😂
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 2 месяца назад
Sivartan bilo dhaweyd waxay ku da'day dhulka Somali galbeed jigjiga ilaa wajaale oo deegaan beeraadkas baraf moye biyo dhulka Faido uleh kumaynoqon wna lala yaabana mudo badan
@Ismlre125
@Ismlre125 2 месяца назад
Roobka maalin kasta bada dhaxdeeda iskaga da,ayo yaa noosoo xada 😂😂
@qadarabaada
@qadarabaada 2 месяца назад
You tube sidee loo sameeyaa
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z 2 месяца назад
Xaaran buu qaatay ku go sucuudi 😂😂😂
@FaadumoAli-qh2zm
@FaadumoAli-qh2zm 2 месяца назад
Halaag ayey dalbanayaan wlhi
@ShimoyShimoymacalinadan
@ShimoyShimoymacalinadan 2 месяца назад
Waa sheekadii dajjaal
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 2 месяца назад
Nafo inta la bacrimiyo Robotyada waa in lagu afuufaa saas haday tahay
@HuseenCabdi
@HuseenCabdi 2 месяца назад
😅😅😅😅😅😅
@SiciidMaxamed-so4sd
@SiciidMaxamed-so4sd 2 месяца назад
ʙᴇᴇɴʟᴏᴡ ᴋᴀᴅᴀᴀ ɪᴘ ᴀʜ
@abdiomar489
@abdiomar489 2 месяца назад
Waa .DAJJAL System Waana Calaamadihii .DAJJAL Ee Uu Rasuulka scw inoo Sheegay We are living an End Time
@user-ub4dj8zm3q
@user-ub4dj8zm3q 2 месяца назад
Sxp ifahansii ma fahminee sidee calaamada dajaal uga mid thy
@3.cee3
@3.cee3 2 месяца назад
Sideena?
@CabdiRahiimXasan-pu7qc
@CabdiRahiimXasan-pu7qc 2 месяца назад
Hormar miya wa Caro ilahay o la korarsaday😐
@user-hb7fg3ll1i
@user-hb7fg3ll1i 2 месяца назад
Sxb
@GoRof-qt4xv
@GoRof-qt4xv 2 месяца назад
Daruuruhu waxay raacaan dabaylaha dabayluhuna waxay lasocdaan cadceeda hadaba ayaa abood ule inuu jeheeyo cadceeda iyo dabaysha
@GoRof-qt4xv
@GoRof-qt4xv 2 месяца назад
????
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 2 месяца назад
Oo ileen hadan maqlo somaliya abaar baa kataagan war itobiya roobka nagaxda miyaa walee abiiyiw tuuk Wayne baa noqotey badii ogadenia xitaa roobkiiya mafahmin mana igalin🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣🤣😔😔😃😃😂😂😂🤣🤣 run Mise been
@Mahirmohameth
@Mahirmohameth 2 месяца назад
Wxaaz wax DHici karoh ma ahan nio awoodaz ibna Adam yeelan maayo wx walipoo la sheego 😅😂
@iM.YOTiNHO
@iM.YOTiNHO 2 месяца назад
Hhhh masodhawid wxan dalalka aduunka hormaray dhan sameyan mxa u arki weysay eurppe o abaar kajirto mise jeceel loqabo wye😂
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 месяца назад
You are sleeping 😞😴😞😴😞😴
@yahyegoud651
@yahyegoud651 2 месяца назад
95% comments ku kama hadlayan videoga wa qof so qoraya subs isar qof leh scw so qor 😂 somalidu wa imtixan videoga mabay shidin haday donan toos ila commentiga
@abdullahiabdi6301
@abdullahiabdi6301 2 месяца назад
SOMALI shalle dagaal beeleed 60 Qof iskaga dileen dufkubax Dheh
@XasanAbuukar-kp8tt
@XasanAbuukar-kp8tt 2 месяца назад
Ok
@mahadbashiirahmed5501
@mahadbashiirahmed5501 2 месяца назад
sand battery technology
@MuseCiro
@MuseCiro 2 месяца назад
❤❤❤❤
Далее
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 1,4 млн
Taariikhda Burburkii & Kor-u-kicii Jarmalka
33:30
Просмотров 71 тыс.