Тёмный
No video :(

RUUSHKA | Nolasha | Xaqaaqiq iyo macluumad kala duwan | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 226 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 807   
@ogaansho
@ogaansho 5 лет назад
maqaal ka hadlaayo jaamcadaha ruushka : www.arageek.com/edu/2016/10/05/russia-top-universities.html jaamcada moscow : www.msu.ru/en/address/ jaamacada : Tomsk - en.tsu.ru/
@Wacyi-Side
@Wacyi-Side 5 лет назад
Walaalayaal subscribe ii saara si ay dhiirigelin iigu noqoto sida ogaansho
@maxamedasadcismaam9744
@maxamedasadcismaam9744 5 лет назад
haa Sii Ficaan ugu Faidaysna Chanelka ogaansh Alle Haku Daaye
@taymiyaabuubakar6191
@taymiyaabuubakar6191 5 лет назад
ماشاءالله شكرا لك 🌹
@OGAADENIYAHAXEROWDO
@OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад
Subscribe isaar
@OGAADENIYAHAXEROWDO
@OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад
Dadka caawi ogaansho Oo shout usamee
@abdulmohamed1185
@abdulmohamed1185 5 лет назад
Waa jimcaha Bisha Shacbaan ugu dambeysay Ramadanka Cafimaad alle hanagu gaarsiiyo intii kurbeysan kurbada alle haka qaado qof walba hamigiisa Alle ha u sahlo wll yaal🙏
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 лет назад
Amiin
@libanabdi618
@libanabdi618 5 лет назад
Amiin
@ismailabdiqani2731
@ismailabdiqani2731 5 лет назад
Amiin
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 лет назад
Sido kale sxb
@alibinali2141
@alibinali2141 4 года назад
sanadkii xigay ramadaaankiisa waxaa kadhiman 2jimco
@munakaise401
@munakaise401 5 лет назад
Haddi nabiga jecelahy like saar 😍 😍
@amirmovevo
@amirmovevo 5 лет назад
Kusaar like sxb adhne subscribe isaar channelkeyga
@amanproduction7995
@amanproduction7995 5 лет назад
@@amirmovevo subscribe igu cawi kugu cawiye
@cabdikariincali1401
@cabdikariincali1401 4 года назад
Scw
@abdirahmanyarani8724
@abdirahmanyarani8724 4 года назад
Scw
@abdirisaaqtaraq7034
@abdirisaaqtaraq7034 3 года назад
Swc
@khamarjilaztking7877
@khamarjilaztking7877 5 лет назад
🤴 king off RU-vidr Omer inshar wllky keep goin🤗
@abdirahmanabdalla9160
@abdirahmanabdalla9160 5 лет назад
Ciyal yasin dheere iyo inta
@khamarjilaztking7877
@khamarjilaztking7877 5 лет назад
ali yare@ maxa ka hadli
@Kurtun170
@Kurtun170 2 года назад
Waa ku tageraa🥺🥀
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 года назад
2 Sano ka hor bd ninkan EREY ku Tuurtay
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
Ramadan coming soon isnaha allah Alleh caafImaad io Napad qab ha inagU gaadHsiiYo dhmnten Mahad sanId wll Omar inshar mowduucan aad ugu baahnYn runtii👌👌👌👍👍👍👍😙
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
@BADHA ALI Ku kaspY kaygannah bro ✊
@aadanyuusufmuxudiin6541
@aadanyuusufmuxudiin6541 5 лет назад
Amiin amiin
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 5 лет назад
Omar İnshaar bro Bisha Ramadan waxa noso daasa Tarikho iyo warbixino ku sabsan asxaabti iyo maagaloyinka İslamka emsida madinatul munawara & qudus iyo maka iyo kuwa kalo badan tanxs Hada igu racsan tahay like saar si coments kan kor uso koro
@amirmovevo
@amirmovevo 5 лет назад
Aniga kugu raacsan subscribe isaar channelkeyga abyo
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 лет назад
👍👍
@amirmovevo
@amirmovevo 5 лет назад
@@nimcocabdullahi9422 mahadsanid abayo
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 лет назад
@@amirmovevo kugu raacsanhy wllahy
@sadaasyare4449
@sadaasyare4449 5 лет назад
🖒🖒
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 5 лет назад
Ogaansho channel wax padan noofaideyo hormar wcn 👇❤️
@Wacyi-Side
@Wacyi-Side 5 лет назад
Walaalayaal subscribe ii saara si ay dhiirigelin iigu noqoto sida ogaansho
@abdirashidmohamed3860
@abdirashidmohamed3860 5 лет назад
Wlhi bee maaha cumar inshar horay usocod wacan
@haajifaisalyusef1118
@haajifaisalyusef1118 5 лет назад
Zhp adi youtipka waxada dawan maba jira is dhahay meel walba waan kugu arka😁
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 лет назад
@@Wacyi-Side cilmiga cusubi MUXUU ahaa
@zakichannel2275
@zakichannel2275 5 лет назад
wizz mataan wuxu Dawanoyo waa dawatay lee Pro iSku mid Le TIIhin lol🤣🤣🤣
@taymiyaabuubakar6191
@taymiyaabuubakar6191 5 лет назад
ماشاءالله جزاك الله خيرا كلما دخلت فيديو باليوتيوب فرحت والله الله يسعدك كما اسعدتنا 😍💖💞💕
@luckmensmail4873
@luckmensmail4873 5 лет назад
اللهم بلغنا شهر رمضان🕌
@fadumonuurali6095
@fadumonuurali6095 5 лет назад
Luckmen Abdi Ahmed اللهم آمين
@zuhaypali2080
@zuhaypali2080 2 года назад
Hi
@zuhaypali2080
@zuhaypali2080 2 года назад
@@fadumonuurali6095 ,,,,,
@abdiraxmaanaxmed1760
@abdiraxmaanaxmed1760 Год назад
اللهم آمين
@kahiyeomar2764
@kahiyeomar2764 3 года назад
Cumar inshar , I'm also called cumar i really like&love when someone who shared with me the same name, culture & religion motivates me....wish u all the best. Keep going.
@Gaaldiid
@Gaaldiid 5 лет назад
Ramadaan is coming if Allah say. Alle caafimad io amni ha inagu gaarsiiyo aamen
@abdirashiidmohamedibrahim7859
@abdirashiidmohamedibrahim7859 4 года назад
Здравствуйте друзья! Asc Somaliyey, dhabti waxan dawaday muqalkan mantadan, waxan ahay arday ku nool rushka qasatan Siberia magalada Tomsk, waxana barta jamacada uu kuso qatay muqalka ee TOMSK STATE UNIVERSITY. Wana jamacada 4 ee ugu wanagsan dhaman jamacaha rushka, halkana waxa wax lagu bartaa 95% luqadoda Russian language. Programs ka aad English language ku heleysid wey yaryahin inta badana waa Master degree.
@aishaabdullahiahmed7209
@aishaabdullahiahmed7209 2 года назад
Wll qiimaha lacagta lagu dhigto sanadkii waa meeqo mastar ka
@chillywilly5458
@chillywilly5458 2 года назад
Zxpow IT---GA kwrn qaybta programerka Ama hackers ka ma kufiican yihiin
@xirfadchannel3011
@xirfadchannel3011 3 месяца назад
Wr manoshahay sxp
@fahadibraahim1251
@fahadibraahim1251 5 лет назад
Mncha allah .. Omar incha allah noqonaysa poqork youtube caalamka ....best youtuber in the world zxpo
@kadare228
@kadare228 5 лет назад
Waxaan alle ugu mahad,celi haaa inaa tahay ruux somali ah oo jecel inuu wax wanagsan bulshada usoo bandhigo somalida kalana ay mudantahay iny kudaysadaan Keep Going Walal Cumar
@ilyasfaaid5473
@ilyasfaaid5473 5 лет назад
Ustaad shukran fadlan maclim noo sii badi mowducyada at kaga hadashit wadmada caalamka ogaansho
@mrkhalid7898
@mrkhalid7898 5 лет назад
إخر اليوم لشهر شعبان Last day for shaiban رووسياrussia
@akl1731
@akl1731 5 лет назад
Wow Masha Allah Aad bee u wanagsan tahay inaa Taariikhada duna wax naga barto wllkena waa kaaga mahadcelineynaa Shukran
@daudmohamud2163
@daudmohamud2163 5 лет назад
Maasha allah Muuqaalkan In BadN BN kuu sugayay Wll Qaali Saa Nooka Farxisay Alle Ha Kaaga Farxiyo Omar Inshaaar Alle Ha Ku Sharfo
@xoogsato450
@xoogsato450 5 лет назад
Mahadsanid omer waxaad noo soo galicia macluumaad ku saabsan Islam insha allah
@drzaki5265
@drzaki5265 5 лет назад
somalia, somaliland, DDSI, NFD all Somali people waan idin jeclahay waana idin salaamaya asc
@amirmovevo
@amirmovevo 5 лет назад
Wcs sxb adhne subscribe isaar channelkeyga
@maxamedcumar9124
@maxamedcumar9124 5 лет назад
Somali 🇸🇴🇭🇺🇰🇪🇪🇹❣
@maxamedcumar9124
@maxamedcumar9124 5 лет назад
Wcs welcome i Love somali People♥️somaliland, somalia, Ddsi, nfd, ♥️♥️🇸🇴🇭🇺🇪🇹🇰🇪✔✔
@sadakamin5890
@sadakamin5890 5 лет назад
Si wanaagsan baad usoo baartay cumar 💯% ardada wax ka baratana aniga ayaa ka mida inta aad sheegtay wa sax 🎷 iyo in aan sii faiday shukran cumar in kastoo barnaamijka aanan ka dhax maqal magaalada aan joogo o ey muslimiintu ku yara badanyihiin
@aishaabdullahiahmed7209
@aishaabdullahiahmed7209 2 года назад
Wll madaamo aad joogto lacagaha jamacada sidee loo bixiyaa ma bishii misa 6 dii bil isoo jwb. Plz
@somplaystudio
@somplaystudio 5 лет назад
Alle haku xafido sxp cumar inta noo faaidaysay
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 Год назад
ASC waa runta ugaas Waxa kugu jecelahay diinta islamka iyo sida aad u qalabi furaan tahay Masha Allah Masha wada waxa sheega iyo Waxa tarka dadka walalahaga ah ee islamka waxan illahay kaga baryaya in illahay kugu badaalo kheeyr mid aduunka iyo mid aqiiró Isha Allah Isha Allah
@amranabdukadir2686
@amranabdukadir2686 5 лет назад
Waa'aleykuma salam warahmatulah Ogaaansho❤
@markaboxasan6789
@markaboxasan6789 5 лет назад
Omar inshaar allaha kheyr ku siiyo waxaan kaa faaidey wax badan oon ku faaidey sida mawduucii dib udhigista wixii aan ku faaidey uu ka mid jazaakalaah hore u soco wllky
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 5 лет назад
Mahadsanid walal haddi aad awoodo nala wadaag taarikhda ra’iisul wasaarihii geeriyootay ee Pakistaan, Benazir Bhutto.
@abdinursalad7241
@abdinursalad7241 5 лет назад
Mahadsanid omar inshaar waxaan markasta daawadaa muuqaalada tayada iyo nuxurka leh ee aad sida degan inoogu soo gudbiso Allaha garabkaaga ha ahaado
@Aliabdikarem
@Aliabdikarem 5 лет назад
Masha Allah muuqaal runtii aan aad ugu baahnaa shukran Alfah marrah wll Omar inshar Jasakallah💖
@Ahmed_Abdirahmaan
@Ahmed_Abdirahmaan 5 лет назад
Man dhagayzan macalin lkn adan kugu kalsoonahay wallo omar inashar ( Alle ha ku sharfo ) lkn maxad ramadanta maxaa noogu tala gashayna wallo ❤️🙏
@marwaandaahirguhaad6438
@marwaandaahirguhaad6438 5 лет назад
Omar inshaar Raadiye xaqiiqkastoo dunida korkeeda ah full Respect👏👏
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 5 лет назад
Maasha allaah wlhi war bixino muhiim ah oo xaqiiqda ku saleysan alle haku xafido wll waxaan kaa codsanaa inaad inoo soo gudbiso sida qofka uu bilaabi karo wax barashada hadii uu yahay qof dhalin yaro ah oo yaraantiisa wax so baran mahadsanid
@sakariyemohamedmohamud3840
@sakariyemohamedmohamud3840 5 лет назад
Mahadsanid sxb macluumaad badan baan kaa faa'idnaa mar waliba Allah yaxfdka✋
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 5 лет назад
Ustaad Omar Allaah hanoo kaa daayo cilmiga aad noo faaiidaysay Allaah hakaa abaaliyo
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 года назад
Russia waxay xoog ku heysataa dhulalka muslimiimta sida bukhaaraa muslim iyo turkumaanistam tayaqistaan shiishaan iyo meelo badan mahadsamid bro omar inshaar❤❤❤🇸🇴
@ahmedabdalle5731
@ahmedabdalle5731 5 лет назад
Insha allah dhawaan filo 200,000kun ustaad omar inshar mhd sanid
@Caato22222
@Caato22222 5 лет назад
Ogaansho chanel ugu jecelhy chanelada kale 2016 to 2019 wax badan waan fAa iiday thnks wll Omar inshaar
@abdifatahadamabdullah9879
@abdifatahadamabdullah9879 5 лет назад
Mansha Allah omer inshar
@moaahmed319
@moaahmed319 5 лет назад
Ramadan is coming soon😍
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 3 года назад
Waa doonayaa inaan wax kabart
@kunciilmk4626
@kunciilmk4626 3 года назад
Ramadaan comin soon mrkle
@hayaan8738
@hayaan8738 5 лет назад
Alle haku xafido wll cumar ilaa 2016 kugu xidhnaa waxbadana kaa faaiday
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 5 лет назад
Ma ilaa 2016 anigu waxaban bartey 2019kan
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 5 лет назад
mahadsanid macalinkayga nolosha caafimaad.cimri dherer.iyo cibaado ku dhamaysta ramadan iyo intaad nooshihiin asxaabta ogaal
@abaskhaliif6076
@abaskhaliif6076 5 лет назад
masha allah wll cumar wax badan kaa fa idnaa allaha ku barakeeyo❤❤❤
@liibandayib918
@liibandayib918 5 лет назад
Cumar aad ayaad umahadsan thaya walaal Xogaha laxiriira barashada wadamo kale iyo sida wax barashadooda loo heli karo waa mid ina anfi doonta shukran Cumar
@user-qe3hh9dj1o
@user-qe3hh9dj1o 5 лет назад
Shukran wll jasaaka allahu kheyran
@yuusufcumarcabdiyuusuf6320
@yuusufcumarcabdiyuusuf6320 5 лет назад
Mahadsanid kanaalka ogaansho hori usocod wanaagsan in shaa allaah.
@yusufroman1314
@yusufroman1314 5 лет назад
Ogaansho iftiinka oganshaha Walee waa run🌄🌄🌄
@bintuali8462
@bintuali8462 5 лет назад
Alla yabaarik fiik wllo juma kareem .
@fahadmohamed3315
@fahadmohamed3315 5 лет назад
mansha Allah wll cumar waadku mahadsantahay sidda wanagsan ee aad noogusoo gudbiso thaarikhaha caalmka hadba sidey isku leeyihiin
@jokejoker4752
@jokejoker4752 5 лет назад
mahadsanid ugaaas waa barnaamij wax badan aa kaa sugeynay aadban ugu farxay video markaa arkay anoo qudbada jimcaha ka imaatay ayoo iiso dhacay video-kaaka mahadsanid mar labaaad
@Hemmohammad
@Hemmohammad 5 лет назад
Mahadsanid bro Omar 😍 ilahey haku sharfo. Background music ❤ Omar voice 😍😍🔊🔊❤
@amiirmaxamed206
@amiirmaxamed206 5 лет назад
Mnsha alah Cumar inshaar beryahan xagee Ka dhacday wnku waayey Wlhi
@naagnool8113
@naagnool8113 5 лет назад
Maasha allaah omar thanks u bro❤🙏
@mohamedupdycazizshroff5150
@mohamedupdycazizshroff5150 5 лет назад
Bushraa ali ❤👈
@apdirahmanahmed7113
@apdirahmanahmed7113 5 лет назад
CUMARAW ABOOWE ADI INTEED KU SUGAN TAHAY
@hamzethomas1686
@hamzethomas1686 5 лет назад
Runtii waxaan aad uga helaa markaad dhiiri galinayso dhalinta iyo xaqiiqjin hadafyada dadka waxa tahay mucalim motivation ayaa tahay Omar Ahmed inshar
@mohamedmohamud2193
@mohamedmohamud2193 5 лет назад
Ogaasho channel. Wll Omer Inshar waada ku mahadsantahye xogaha muhiimka ee aad nalasoo wadagto
@naimaqueen6770
@naimaqueen6770 5 лет назад
jazakalah wll omar howshaad noo heyso illahey qeyr hakugu badalo 💖💖💖
@alaale919
@alaale919 5 лет назад
Inta ku faraxsan bisha Ramadan 👍
@inakhadar5234
@inakhadar5234 5 лет назад
اهلا عمر: نريد المزيد في أخبار الجمعات
@heerzare_chanel9306
@heerzare_chanel9306 5 лет назад
INTa RamadanTa j3cel FaDLan Lke IziiYa 💜
@cabdillaahidheere7140
@cabdillaahidheere7140 4 года назад
Masha allah aad ayaan uga hellay sida aad wax noogusoo gudbiso Waa anigoo ah abdillahi inshaad Johannesburg jooga thanks Ogaansho
@mohedsalad3895
@mohedsalad3895 5 лет назад
M.a ustaad shukran
@hassanabdirahman5380
@hassanabdirahman5380 5 лет назад
الله يرضى عليك ولالو عمر محمد إنشار alle ha ku barakeeyo in badan
@yaaskamohamud8141
@yaaskamohamud8141 5 лет назад
Ramadaan Wuu yimid Allow cafimad nagu gaarsii iyo amni 🤲🤲🤲
@sayidjr5542
@sayidjr5542 5 лет назад
Mansho allah
@abdulmuminshine6923
@abdulmuminshine6923 5 лет назад
Walaale garab kaaga ayaan tagan nahay aad na waan oogu farax sanahay waxaad mar walbo nosogud-biso horay usoco mar walbe Mansha allah
@naiimohusseinosman2495
@naiimohusseinosman2495 5 лет назад
Mashallah wax bdn kaa faa'iidnay mahadsanid horumar wacan
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia 5 лет назад
DADKU isku heybad iyo bulsho wax lawadaaga wey ku yartahay Taarikhyahan SOOMAALIYEED Omar Inshar wll ALLAH HAKU XIFDIYO 👍👍👍👍
@matroob
@matroob 5 лет назад
Masha Aalah milkii laheena kanaalka ogaansha wdku mahadsanthy sida aad noola wadaadeyso Tarikhda caalamka. شكرن شكرن.
@naymabeauty5511
@naymabeauty5511 5 лет назад
Asc Omar Keep going brother
@abdihafidmuseomar9263
@abdihafidmuseomar9263 5 лет назад
wll cumar mahadsanid channel kaaga faa iido wayn ayaan ku qaabaa runtii alle haku sharfo
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 лет назад
Nabad Allaha nagu gaarsiiyo Ramadaanka 📖🇸🇴🤔👈
@hassanaliadam8258
@hassanaliadam8258 5 лет назад
Ustaad Omar Inshar mahadsanid 100%
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 5 лет назад
Ramadaam kareeem Omer sxb thanks to ur efforts
@ibraahimmaxamuud4756
@ibraahimmaxamuud4756 5 лет назад
ogaansho channel aad iyo aad u faa iidado badan waan u ducaynaynaa walaalkeen Cumar inshaar alla ha barakeeye wax badan ayaa naga badalay wax badan wuu na baray markaa wll waxan kaa rajaynaynaa inaad halkaa nooga sii wadid insha Allah
@cabjamuusaa1042
@cabjamuusaa1042 5 лет назад
Masha alah Walalkay Cumar ilahay hakubarakeyo abaalkaga magudikarno horey usoco
@mahadmahamed4246
@mahadmahamed4246 5 лет назад
Masha allah ustaad wan kaga mahad celineyna sida aad nola wadagtay Thariikhda Ruushka❤
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 5 лет назад
Mzha allh guul ban rajaynaya broh omar mar sadexad aan kugu celiye wadanka iran war bixn kaso diyaari
@ruwaydoabshir4248
@ruwaydoabshir4248 5 лет назад
Wlhi Wax badan Wan kah faaa iday Wlhi Wll 😘Wll Cumar Horay Usoco❤❤
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 5 лет назад
Keep going omar inzhar
@apdirahmanahmed7113
@apdirahmanahmed7113 5 лет назад
Magaaladeee
@ahiraa1438
@ahiraa1438 5 лет назад
Mr omar allah hku xafido codkaga iska jeclahy allaha ku barakeeyo 😍😍
@abdikhabiryusuf2072
@abdikhabiryusuf2072 4 года назад
Masha Allah cumar wll waankugu daydaa sida quruxda badan ee aad usoo gudbinayso barnaamjyo xiiso leh oo ixiiso galiya aniga ahaan ❤
@arafatmohamed7826
@arafatmohamed7826 5 лет назад
Sawdigi dhahay baryada badan wa layisku naca waxay waxan o tuugsiyi manta Bro Thank you anigu bari hore ku so biiraye wali ba sedex ciwan oo kla duwan mid lumay iyo laba an haysto Waxan jclahay video dhiiri galinta Mahad santahay
@hamzikvlogs4700
@hamzikvlogs4700 5 лет назад
Ogaansho alle haku xifdiyo
@asadismail1529
@asadismail1529 5 лет назад
Maanta waa jimcaha ugu dambaysa bisha shabcan Alle khayrkeeda ha ina siiyo bisha shabcan ee dhamaadka ku dhaw Alle haynaga dhigo Kuwii ka faa'idaysta bisha khayrka badan leh ee Ramadan
@had1070
@had1070 5 лет назад
Walal igu cawi likta cumar inshar Ayan ubahay. Si u arko commentigan. Walal omar wan ku bahanahay. Fb. Igala so xirir. Dooli yare
@hamdihashi9828
@hamdihashi9828 5 лет назад
Ramadanka samo allha ngu gaarsiiyo🙏😍
@Jaamactv
@Jaamactv 5 лет назад
ilaahy Khayrkeeda Hana Waafajiyo Ramadaan Soo dhowaatye
@hooyoanaakujecel4914
@hooyoanaakujecel4914 5 лет назад
Wad ku mahdsan tahay wll wax walpood nala wadaagto maskxdaada alle hakuu barakeeyo🙋‍♀️
@mohaosman618
@mohaosman618 5 лет назад
Mahadsanid Ustaad Omar inshaar Macalinka dhiiragiliyaha
@abdinasirzakariamohamed4700
@abdinasirzakariamohamed4700 5 лет назад
Mashallah si fican ayd uga warbixisay oo wax aad ka tagtayba malaha Ayan aminsanahy iyadoo aad Xaqiiqda jirta farta ku fiiqday, Anigaa jooga oo xaqiijiyay mudane inshar
@aishaabdullahiahmed7209
@aishaabdullahiahmed7209 2 года назад
Wll lacagta bil bil miyaa loo bixiyaa misa semester semester isoo jwb plz
@abdinasirzakariamohamed4700
@abdinasirzakariamohamed4700 2 года назад
@@aishaabdullahiahmed7209 semester ama sanad walaal, wayna kala yihiin jaamacadaha oo kuwo sanad keliya la bixiyo iyo kuwo haddii aad rabto semester u bixinayso se kuwo semester la bixiyo ayaa badan👍
@wll____________50cent35
@wll____________50cent35 5 лет назад
Noo soo gudbi magaalooyinka uku qurxoon caalamka sxb love iisaar
@yahyaasad1169
@yahyaasad1169 5 лет назад
Masha allah ustaad omar wax badan ka faa idnay king of youtuber ramadanka mxaa noogu tala gashay hduu alle nagaarsiiyo
@abubakaromar6522
@abubakaromar6522 5 лет назад
Jumca xilwa wll cumar😍😍😍
@hassancabqari9520
@hassancabqari9520 5 лет назад
Mucalaqa ama qofka codka saaray waa wangsan yhy lkn ma ahan stylkii laagu talagaly documentary my bro anigoo ah qof kaa cilmi yar oo aan ku gaari daawo tacliiq coddka ama sida codadka kala duwan loo isticmaalo. Thanks
@mohamedabdinasir8775
@mohamedabdinasir8775 5 лет назад
Wallahi kanalka ugu jeclhay ogaansho khayr alle hakuu siiyo
@axmedaadan9265
@axmedaadan9265 5 лет назад
qofkii donayo ramadanka in uu igula tartamo wanaaga iyo cibadada like and comment kabcdi wan isla soxariri doonaa
@chanelkasomalifilpssomali7976
@chanelkasomalifilpssomali7976 5 лет назад
Chanel ka ogaansho waa chanel ka kaliya ee Somalia🇸🇴 Faa'do u leh🙏. Ramadan kariim🌃
@surimohammed1308
@surimohammed1308 5 лет назад
Thanks😊pro
@sankahaaji947
@sankahaaji947 5 лет назад
cumar inshaar walal magaceygu waa zakariye cabdi waxaan joogaa dalka qatar qaasatan xaafada al qoor wll nolosheyda wax badan ayaa iska badalay saan chanelkan ugu soo biiray inshaa allah waxaan rajeynayaa in aan mar uun gaaro rajadeyda adigana waa ku mahad celinayaa
@BaafoOfficial
@BaafoOfficial 5 лет назад
Walal Omar Allah Ajir kaa siiyo waxyaabaha aad noo faa ideyneso
@mohamedjamaa228
@mohamedjamaa228 5 лет назад
JAZAAKALLAHU KHAYR ustaad cumar
@hafsaali4543
@hafsaali4543 5 лет назад
thank you so much proz 😊😊
@amirmovevo
@amirmovevo 5 лет назад
Abyo subscribe isaar channelkeyga
@xuseenaxmedwaadmahadsantih102
@xuseenaxmedwaadmahadsantih102 5 лет назад
Intii salaada jamaacada ku soo dukatay like i siiya.
@amirmovevo
@amirmovevo 5 лет назад
Kusarey like sxb adhne subscribe isaar channelkeyga
Далее
Safarkaygii Slovenia - Europe's Most Underrated City!
10:52
3d printed demon core vs real
00:24
Просмотров 6 млн
Moto Trial vs Moto acrobática 🏁
00:29
Просмотров 2,2 млн
Как дела перцы?
00:25
Просмотров 55 тыс.
Dalka Germany | jarmalka | macluumaad guud #OGAANSHO
10:19