Тёмный

Ruwaayadii Waa laqabaa waa qaraabataa Part 2 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 643 тыс.
50% 1

Ruwaayadii Waa laqabaa waa qaraabataa Part 2

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 606   
@hibooaxmad2725
@hibooaxmad2725 5 лет назад
Sharafta noga dheshen dumar kena alow tan cml ha noga dhigin I love u gabdhaheyga👸🏼👸🏼👸🏼♥️
@ladanofficial
@ladanofficial 5 лет назад
@@Bile_Oscar Iku cawi SUBSCRIBE wa CODSI INTASNA OK
@ladanofficial
@ladanofficial 5 лет назад
hibo axmed iku CAWI SUBSCRIBE wa CODSI INTASNA
@rakkoalyusfi7465
@rakkoalyusfi7465 5 лет назад
Tani wa doqon sharafda nakaheey kucayartay
@ikraaam1202
@ikraaam1202 5 лет назад
Haa wlhi wxii xunba ayagaa loo tiiriyaa %95 waa kuwa wngsan lkn wey jiraan dumar saan ah inkastooy badneeen
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
Adun kay ka jiir ta huno lkn inti ale unaxaristy unba kamay dhan tahy
@warerkaxaajiqiilmawaaye
@warerkaxaajiqiilmawaaye 3 года назад
The audio is a mess its a good storyline lkn waxba lagama maqlo. I just watched it by assuming what they were saying even with a 75% volume ⭐⭐
@ririnshamakumaku
@ririnshamakumaku 5 лет назад
Gabdhaha Soomaaliyeed waa gabdhaha ugu wanagsan mise ugu fican dunidaan maba aaminsani gabar mise dumar Soomaaliyeed ayaa xun waxana just waa riwaayad ha u bixina hablo! Viva gabdhahaeena Soomaaliyeed! ❤️🧕🇸🇴❤️
@cabdicasiis6429
@cabdicasiis6429 Год назад
Shilka Aa way zxb libaax
@shukrishacni1793
@shukrishacni1793 5 лет назад
Caawa waajimco Aankuwada Salino xabiibkena subanaa S.C.w
@anizaaragzan8960
@anizaaragzan8960 5 лет назад
Shukri shacni scw scw
@Nia2tt1
@Nia2tt1 5 лет назад
Shukri shacni swc swc swc swc
@Abdikadir1
@Abdikadir1 4 года назад
Somali maryoolay wax fahma❤️ dumar saana weey jiraan wlhi Dhabtay katurjumaysaa ruwaa yadaan✊
@farhiyomohamed9075
@farhiyomohamed9075 5 лет назад
Nasir dhere Wa nin. Fican hadu wallalkis rumeste niman waxa jirah nagaha Amina wexe dhahan ragow hala safanena nagaha tano kala aa. Ku jirto dumarka iy wax ka daran subxanalah
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 4 года назад
Waxaani ruwaayad maahe waxaa la rabaa in umada la fasahaadiyo. Subhan allah. Dad beey caadi la noqon doontaa. Oo sameeydono ileen umadaan indho ku garaad lleh waaye aqli ku garaad leh maaha
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 лет назад
Naagtan mardanbe film hasoo galinina pls hooyoyinkayo ceebaysay Naagtu bilaadhaqansana uf 😡
@sareedogudoon9992
@sareedogudoon9992 5 лет назад
Wa
@siman4216
@siman4216 5 лет назад
Waa wax dhaca waxwalbo waa dhicikaeaan biniaaaanka sida lamooso Maha
@hodanismaamajdje6266
@hodanismaamajdje6266 4 года назад
Nacala rebadiyaha thy kuyal in waxan lajilayo oo jilin kaliya ay thy waad ujeeda
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 года назад
Naag nool waaye
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 года назад
Kkkkkkkkk
@somalishort8959
@somalishort8959 5 лет назад
Dumarka qaar wey sameyan sidan wa dhacdo jirta
@anizaaragzan8960
@anizaaragzan8960 5 лет назад
Deeqo naaaaya sharafta ilaaasho bisinka ilaaah ka cabso inta xumanta ila aragte like bac igu sii
@raniaa4328
@raniaa4328 5 лет назад
Gabadha wax xaqiiq ah ayay matalaysa! maraykan naagaha qaxootiyada laga keenay ayago laqabo ayay qaraabtaan
@anizaaragzan8960
@anizaaragzan8960 5 лет назад
Ma fiicno mahanoo adaaabta diinta maku fiicno
@bureeqoabtidoon1514
@bureeqoabtidoon1514 5 лет назад
Ninkaa qaldan asoo maqan muxuu nin ajanabiya ukeenaa guriga
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Anisa walaalo she is that person bala ku heshay
@fartundahirabukar2646
@fartundahirabukar2646 5 лет назад
Bureeqo Abtidoon sax labo iyada qalad ey sameysay niman sameyana waa jiran
@ladanahmed6436
@ladanahmed6436 5 лет назад
Niciima jokor waa gabadh edab leh asturan masha Allah
@kifaayoharago76
@kifaayoharago76 5 лет назад
Wle deqo bilan iney sidan u jisho mey eheen inti igu racsan like isar plz hno😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
@iqrociyow6405
@iqrociyow6405 5 лет назад
Abaayo waxaa laka yaaaba inee wax dhacay tahay ee ruwaayada laku keenay
@ladanofficial
@ladanofficial 5 лет назад
@@iqrociyow6405 iku CAWI SUBSCRIBE wa CODSI INTASNA
@ladanofficial
@ladanofficial 5 лет назад
ahlam fashion iku CAWI SUBSCRIBE wa CODSI INTASNA
@user-uh4lo7nb7p
@user-uh4lo7nb7p 5 лет назад
Cod inuu mobilka ka duubo ay aheedey halu qabtee 😂
@kifaayoharago76
@kifaayoharago76 5 лет назад
@@iqrociyow6405 haa walaga yaba lkin wey iga dolqad badanthy😀😢
@hannaali6788
@hannaali6788 5 лет назад
Subxanallah dumar sharafto ayay meel oga dhacday stop fasahadka
@moustaphetafo6722
@moustaphetafo6722 5 лет назад
Dee waa run Dee dumarka waaba sidaa
@rahmishcizman7128
@rahmishcizman7128 5 лет назад
Yacquub wll ma wada nihin
@xalimomoxamud7541
@xalimomoxamud7541 5 лет назад
Qaxabadan hablahi somaliyeed ayey meel oga dhacday sharuto
@moustaphetafo6722
@moustaphetafo6722 5 лет назад
@@xalimomoxamud7541 Dee run bay idika sheegtay
@siman4216
@siman4216 5 лет назад
Waa wax dhaca waxaan
@qalanjoxasan2212
@qalanjoxasan2212 5 лет назад
Riwadan xaqiiq be kahadlesaa nago sana waa jiran walhi lkn gabdha inee is asturtaa wanagsananeed🙄😘😘😘😘😘👏👏
@fowsiyacookingfood3058
@fowsiyacookingfood3058 4 года назад
Subxaanallaah Rabbiyoow na astur oo na amaanso aamiin yaarabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭🤲🤲🤲😭
@wacdiwaano7467
@wacdiwaano7467 5 лет назад
Acuudu billahi mina shaydani rajiim wlhy way iga yabisay tan
@bulhansomalia4633
@bulhansomalia4633 5 лет назад
Bismillah kulaha shaqadu walka qaban jirty ayaa ku sugyso tanaa Allah nama tuso
@faatmamohamed1434
@faatmamohamed1434 4 года назад
Scw
@marianosman2515
@marianosman2515 5 лет назад
Tani waa aflagado qaarba runmoodidoona subxanalaah war faxishadan joojiya
@faatushmoha8004
@faatushmoha8004 5 лет назад
Somaalidu waa wada jahiliin deeqa qiso dhacday ee ka turjumee caadi iska dhiga hogaa naago saana wee jiraan 😆😆😆😆
@rukiam1523
@rukiam1523 5 лет назад
Faatush Moha haa wllhi abyo ma fahansana wax jiro ey jilayaan laga yaba xaqiiq iney thy eyna iyaka mid ka mid uu la kulme 👍
@ugbaadabdi4787
@ugbaadabdi4787 4 года назад
Waxaasu wax jira ama dhacA maaha
@sumayocarapyare1194
@sumayocarapyare1194 4 года назад
Wlhi abyo adiga runti kaa hadshahy
@bilan3675
@bilan3675 4 года назад
Faatush Moha xataa haday dhacday maha inla jilo
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 года назад
qaarkood waa in laga mamnuucaa isticmaalka internetka.....🤢
@Maan-uroon7777
@Maan-uroon7777 5 лет назад
Subxaanalah wax tani maxay aheed hablaha somaliyeed sharaftooda meel oga dhaceysaaa Allah kusoo hadeeyo 🙊🙈
@ashrafahmed9854
@ashrafahmed9854 5 лет назад
M sh allah wlhi noosabadiya please and please
@hannaali3863
@hannaali3863 5 лет назад
Acudubillah nagtan siday wax ujilayso waa dhaqan xumo
@asiyarooble3323
@asiyarooble3323 5 лет назад
Aaad iyo aad Allha soo hadeyo sharftii gabdhanimay ku dhashay walshyeey qof caqlilne waa tahee xishooo illha cawrdka dhamntood nastur
@mataankaofficial7642
@mataankaofficial7642 5 лет назад
Hanna Ali haa waa runtaa lkn hada habalaha jira ayaaba sidaa wax fcn. U haysta waliba habalaha qurbaha jooga ayaaba ugu daran ilahay dumarka soomaliyeed dhaqanka ha baro insha alah adna aad iyo aad ayaan ku salaamayaa wll 👏
@hannaali3863
@hannaali3863 5 лет назад
@@mataankaofficial7642 sido kale hno
@samirahassan2206
@samirahassan2206 5 лет назад
Waar dhaqan xumada bulshada ka daaya
@soolmediainc49
@soolmediainc49 4 года назад
waa caadi waxaas way sameeyan hablahu
@hodanhassan9192
@hodanhassan9192 5 лет назад
Sharaftibay nagadishay allaw dumarka sankailali subxanalaah
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
subxaanallah wllhi waa ceeb waxano kale in bulshada la hor keene dumarka somaliYEED yaan la ceebaysan waxano kale ma ka suurtowdo ax😢😢 anaba is mooday wllhi laba nino walalo ah bay leedahay waa iwada qabaan 31/12/2019
@hsadia2799
@hsadia2799 5 лет назад
Oven kaan ku gelinaa itan alamuuni kugu duubo😭😂😂
@haajiali5651
@haajiali5651 5 лет назад
Cagtii joogsan wayso mar bey ceeb la kulatantaa riwaayadan waa tusaale yaab leh dadka akhlaaqda xun rag Iyo dumarba, fanaan Iyo fanaanada Iyo Kuwa Ka shaqeeyayba riwaayadan thanks. Waana digniin.
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 5 лет назад
Riwaayadan Dumarka xasasaska ah baa loogu gafayaa 🤭🤭🤭🤔naa bal like Isaar hadad Farah ledahy 😂😂😂😂
@ladancabdullahi8109
@ladancabdullahi8109 5 лет назад
😂😂😂😂 wey dhacdaa qurbaha iyo xtaa africa
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 5 лет назад
ladan cabdullahi wllo Anagu Maan arage Ka Na Cuudubillah
@ladancabdullahi8109
@ladancabdullahi8109 5 лет назад
@@fadumaabdi5812 ha wllo alx mabadna lkn waa wax jira nin sidaano kle lagu sameyay ayaanba arkay anu
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 5 лет назад
ladan cabdullahi Haa illhy naguma Keeno wll nfta io shydnku wx yaalo bdn o dhib ah bay u keenyan adamaha illhy shr dhmnti ha Naga qabto
@ladancabdullahi8109
@ladancabdullahi8109 5 лет назад
@@fadumaabdi5812 aamin wllo
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
Sharfta hablah somaliyed yaan meel loga dhicin habalaha somaliyed ka xalasha ku qaba aynay bahideeda ushegan oo ka xishoota marka yaan lagu gafin hablaha somaliyed
@aragsanmahadalle7466
@aragsanmahadalle7466 5 лет назад
Inta iga dambeyso iyo inta iga horeyso like ii saar
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 5 лет назад
War waxaan Maxay ahaayen Waa dhaqan xumo bilowged Waligee lama arkaan iyo lama maqlin subxaanalah نعوذبالله من شر هذا Dumarka somaliyed sharafta leh kuwaan cebeyen
@sharmakeabdikhalif4599
@sharmakeabdikhalif4599 5 лет назад
Ninkaan la kufsan gaarey magaciisa maad ku soo dartaan
@azizamehrac9754
@azizamehrac9754 5 лет назад
Way yasayan ilayn waa reer woqoyiye 😂
@marwoqadaneedaame3064
@marwoqadaneedaame3064 5 лет назад
hasan Ismaaciil ayaa la dhahaa
@marwohamdakaysedegan5093
@marwohamdakaysedegan5093 4 года назад
@@azizamehrac9754 subxanaka reer woqoyi miyaaa la yasi karaaa waaa laandheer banaan degay afkaaaga wax kula hadh
@youngboss7524
@youngboss7524 4 года назад
@@marwohamdakaysedegan5093 a
@channalkacaruurta1038
@channalkacaruurta1038 5 лет назад
Sidaan oo kale haddii ee ka dhacdo carab ninka la dila sababto eh naagt waa caruur cml 😂😂😂😂😂😂
@omarahmad5053
@omarahmad5053 5 лет назад
Ruwaayadan dhanka anshxa ma fiicno sababta waxey ka so horjeda diinta iyo dhaqnka Somalia wayo waliged ma dhaciin dumashida iney gu damcdo hadey tahay xata qaaf gacandhaf taqano reerka guma so labato aa dibada ka qarabata inta igu racsan like isaar
@aragsanmahadalle7466
@aragsanmahadalle7466 5 лет назад
Ilaa hada wax human ah ma ay san sameyn waa wacyigilin oo kale
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 5 лет назад
Aniga ayay ugu dhacday wanan tariibay aniga oo cidna u sheegin
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 5 лет назад
Imikanana alxamdulilaaah. Naag ku damacday waxaa ka wanaagsan adigoo tahriiba. Wa walaahi.
@umuabdiraxmaan7866
@umuabdiraxmaan7866 5 лет назад
@@ahmedmo5495 saas kuu roon danbigeeda
@farahgolhar7332
@farahgolhar7332 5 лет назад
Naa hanooga cayaarin sharafta calaamo alle kaa ifiyo
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 5 лет назад
Subxaan allaah Illahayow na astur Gabadhani dhaqan xumida wadayee
@issackibrahim3558
@issackibrahim3558 2 года назад
Asty7
@hiiliyajaama8958
@hiiliyajaama8958 5 лет назад
Naa sharafta ha nooga ciyaarin bilaa basar yhy doqontaa eee faaruqadii mideeda kale dadka ku jira riwaayada waxaanu leennahy sharafta dumarka soomaliyeed haku ciyaarina plz waa idin baryaynaaa
@shukriismail9037
@shukriismail9037 4 года назад
hiiliya jaama amey waxey jilayaan run udhacdey ileen magaaladu waa weyntahaye ilaahow na astur
@sumayocarapyare1194
@sumayocarapyare1194 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣 waar filin wye jilin aya kaa tahay hhhhhh wlhi Somali jahil.com wye
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 лет назад
Deeqa bilan waa shidantahy lkn qizo dhacdey bey turjumeysaa maaha wax ayda lku xukumayo Lkn naciima joker ,suleeqo iyo roodo beerlula baa kaa heesta
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 5 лет назад
Waxaas maaha wax eey Somali sameyso ma ayadoo maqalifaa eey hadana dumashigeed oon damcin damcee waxaas lama maqal
@abdirizakgurey6972
@abdirizakgurey6972 2 года назад
Abti liibaaan nooo 😅😅😅😂😂😂😂💪
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад
Wife must be honest with her husband
@korbynxander6
@korbynxander6 3 года назад
I know im asking the wrong place but does anyone know of a method to log back into an Instagram account?? I stupidly forgot the login password. I love any assistance you can offer me!
@bisharonur4340
@bisharonur4340 5 лет назад
Abyi liibaan waa rageedi walaahi waan qoslay ilin ayaa iga timi 🤣🤣🤣
@shacnisharaf6798
@shacnisharaf6798 5 лет назад
Dumashidaa oo ku damacday mala diidaa kuteh bisinka🙄🙄
@shacnisharaf6798
@shacnisharaf6798 5 лет назад
@Anhaar official wnku saaray
@omarahmad5053
@omarahmad5053 5 лет назад
@@shacnisharaf6798 please walal isar subscribe
@shacnisharaf6798
@shacnisharaf6798 5 лет назад
@@omarahmad5053 wnku saray
@farahfarah3604
@farahfarah3604 5 лет назад
Nasir dheere. Jilitaan Kiisa. Jeclahay
@XasanAweysKhalif
@XasanAweysKhalif 2 месяца назад
Ilaahey hana xifdiyo aamiin
@sameraahmad7480
@sameraahmad7480 5 лет назад
Wlhi saas ma aha gabdhahayga 😭😭😥😥Masiibo waaye Naagtan Belo kula jiliin xumaatay
@warsanchannel2991
@warsanchannel2991 4 года назад
Way dhacda samera
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 лет назад
Cara saaqday jirkeyga calaama kaa iftay kulaha hhhhhhh habaar weyna? Hhhhhhhh
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 лет назад
#Deeq bilan❤❤❤ #jeled wada Naagaha nucas ah Allah so hanoniyo subxana Allah
@notorious9152
@notorious9152 5 лет назад
Qoftaan agrarad bananka taalo waaye habka jilinka waa iga gadanyahay i liked🥰🥰🥰
@tiktokfunnyvideos1829
@tiktokfunnyvideos1829 5 лет назад
Axmed cali Bashiir waryaa iskoolka ku noqo jooji wareega iska sax somaliga oo waliba Chinese baro waryaa waryaa
@jbvccigaming1017
@jbvccigaming1017 4 года назад
Asc. Sxb nin iyo naagba ajnibi kala ah hadey guri isugu yimaadaan wax walba ka fill SHEYDAAN AYAA JOOGO,SOO MA AHAN MUSLIN ALLOW? DEEQO ILLAAH U NOQO,OO SIDAN ISU DHAAN ILLAAH AYAA IRSAAQADA BIXIYEE IYAAH.
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 5 лет назад
waxan inad layabtaan maahan deeqa bilane waxey jilaysaa wixi kadhexdhaca bulshada aflagadada hala joojiyo riwayada hade ku anficin iskada lakin runta yekudhibin hadanad waxba isku ogayn 🤲🏻♥️✌🏻 one love kooxda xogmaal deeqa bilan ❤️😳
@rayanabdi4646
@rayanabdi4646 5 лет назад
xuseen dalmar xuseen waa sax walalky waa wax dhacay somalida ayaga Lee sameya ayagale ka fana wana dhacdaa sidan oo kale dadka dhan mawada wanagsana taas ogada
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 лет назад
Aqas uf Ha fafiin xumanta. Naag la qabo sharaf lidahaay
@mohayare7270
@mohayare7270 5 лет назад
Walal sheeko kasto micno ayee lee dhahay xuman kasto ciqaab ine ka dambeyso ciqaab iyo ceyb mrka xumaan lafaafinaayo maahan danka fican ka fiiri wll ogoow sheeko ksto ine qiso ka dambeyso💯💯💯
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 лет назад
Aboowe dhaqankina maho nasg qabo dhumashi rabto uf wss xumaan nagaha qaar run mudayo. Subxanallah
@mohayare7270
@mohayare7270 5 лет назад
Abaayo daqankeena maahan dinteena neh maahan ee dadka ayaa daqan koodha saan noqday mrka waano ayaa laga wadha filim ksto
@hafsasaid9407
@hafsasaid9407 5 лет назад
Group qosolbadan wakabaxsateren reality GA waxan waa arin jirta aakhiru zaman waye
@faizonur4819
@faizonur4819 5 лет назад
Babe I love you Haa ii furiiin🤣🤣🤣
@mariosalus2779
@mariosalus2779 5 лет назад
Abti libaan waslad ba ku dantay everything waslad
@humble9472
@humble9472 5 лет назад
Subhanallah ruwayadan wa inlajoojiya emergency dadkan sey kanoqotay
@mahadmaxameddaahir3584
@mahadmaxameddaahir3584 5 лет назад
sac dada manta joogtiyo ogow dumarku waAlabo dagarabi hanonshoo kadahiro xumaanto dacad kuuadegto odarilahay kuadhecdo iyo wa xaqa lagadabooly xishoodkiyo kamaran duxiyo iimanka kaladooro labadas aanku ladardarme haigodiin waanada ubadkaak hooyo fican udoor
@hibaqmohamed6504
@hibaqmohamed6504 5 лет назад
Waw mansha Allah
@ayaanibra
@ayaanibra 5 лет назад
Waaa adigii damaca waalnaayee dibad wareega hadan kuu fasaxay deeqo ee ka daydayo magaalada 😂😂😂😂😂
@saarahsomali5284
@saarahsomali5284 5 лет назад
Dibad wareegaagii Hadan kuu fasaxy ee ka day dayo waydhan thy👌
@maxamedcabdullaahi5399
@maxamedcabdullaahi5399 5 лет назад
Hade waayahaye awilaan diinta dhinac uga jirnaye...kuwaan maad naga qabataan intaysan ka saarin inta hartay. Warbal tanoo kale
@abaasvideoproduction6691
@abaasvideoproduction6691 5 лет назад
Hhh abti liban wlhi si run ah ayu u garacy gabdha hhhh
@xasanyare5160
@xasanyare5160 4 года назад
Kuwa sidan sameeya ilaahay ha u toobad celiyaan
@faaraxboqore4556
@faaraxboqore4556 4 года назад
Waxani riwaayad maaha wa dhaqan xumo iyo dumar ceeb xikmadii soomali way ka dhamaatay barina waxa la arki waxanoo live ah inay riwaayad inooga dhigaan
@safiaadan9304
@safiaadan9304 4 года назад
Horey aya ladahe walasha maisku hubte sodhiga haisku xumeyn😋
@ummumanaal6494
@ummumanaal6494 5 лет назад
Naagtan iyadaba qasiisad ah say wax u jiilaysa edeb darana xasaska yaan sharaftooda meel looga dhicin
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 лет назад
Abaayo.qasiisad maaxei waaye
@ummumanaal6494
@ummumanaal6494 5 лет назад
Zamzam qof aan xishoon weeyi abaayo
@habanemohamed694
@habanemohamed694 5 лет назад
Gaaladaa waxaa taqaan iyo kuwa kudayda
@zaralulu3669
@zaralulu3669 4 года назад
Habane Mohamed galada fiyoow xata masameyso only drug addicts alcohol
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 5 лет назад
War waxan okale riwayad ma aha pullshirt Adeer wax quman keena ama naga dayaa waxan okale
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 5 лет назад
Kalabtan waan necbahay uf nàa meel ha ooga dhicin gabdhaha muslimiinta ah
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 5 лет назад
Naagtan dhaqan xumo ayay ku jishaa Bisinka
@ayaanqueen2707
@ayaanqueen2707 5 лет назад
Jiliin kaligiisa ma ahan iyda dhaqan xun
@rihamali5245
@rihamali5245 5 лет назад
Iga tag balaayo kula joogtaye😂😂🤣
@bintushariif9056
@bintushariif9056 5 лет назад
Wanka hela naasir dhere wxn rajeyna mar un inan ku arko i,a wxn ahay tagerahaga
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 4 года назад
Aqli majiro qali lixsaac 😂😂😂😂
@intawaalanwalashoodmaxamed1852
Naagtan Deeqo bilin ladhoho labis xuma bisinka naa dhar ku soo saarayo xiro xogmaal media naagtan naga dhaafa bls
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 5 лет назад
Maryam Abdnoor wl labiskeda Maxa kaga xidhan
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Bismilaahi na ha ceebeyn
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 года назад
Hhhhhhhhh subxaanallaah way jirtaa sheekadaasi
@umuaisha694
@umuaisha694 5 лет назад
Ruwaayad waxa lage mataliye Dumarka inta xune Maraykane waye ka jirta Naagta wanaage isku ogaye cide kame hadaliyso so mamo malyuun maye lahyan anigoo laye qabo Niman kale laye seexan jireya Mare waxan waa waxa jire inta xune Baa lage mataliye adiga hadayan ku haysan alhmdulilah Dhaye malaagiye maah Dumarka somaliyeed Dadka Ruwaayad mataliye cayad kale tagaye
@fadumoina2810
@fadumoina2810 5 лет назад
Hassan waxba ku dhacay na ilahay ka baq ba kaso hadhay😂😂😂
@casrimohamed135
@casrimohamed135 5 лет назад
Walaso dahden wa daalay sa usugaye walahi😥😥
@hamzamudalib8906
@hamzamudalib8906 5 лет назад
Binna Mohamet From Ug Zln Zre✌
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 года назад
😐Kiriimka imari dumashi marku ninku iga dhinto saan kusamayn doono dumashiga idumaali doona sax😍😚😊😂🤣🤣
@najuubbe8811
@najuubbe8811 4 года назад
Abti lii markasto wazlad leeeee Saaas u sheeg😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ozil3071
@ozil3071 4 года назад
Kkkkkkkk
@idilwarsame2127
@idilwarsame2127 5 лет назад
Wasakhadan xumantay samaynayso waxay isku moodaysa ilbax nimo nayaa dhaqan xumadada la joog meeshaada 😡😡😡😡
@warsanchannel2991
@warsanchannel2991 4 года назад
Kkkkkk
@hareed1510
@hareed1510 4 года назад
Caagad lagu kaadiyo iyo rest area 😁😁😁wlhi waa runtiis
@bisharonur4340
@bisharonur4340 5 лет назад
Ala waan qoslay abti liibaan darbi maa laga soo booday 🤣🤣🤣
@abarre6624
@abarre6624 4 года назад
Liban waslad oo ii xayeesiyay waslad inaa raadiyo waaye
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 4 года назад
Aqli lixsaac 😂😂😂
@ashwaakahmed1434
@ashwaakahmed1434 5 лет назад
Naasir dheere kuhaystaa ani hhhhhhhh
@fatimae6905
@fatimae6905 5 лет назад
Naag walan. Wa qof wayn maxa helay yaahuu.
@ifkaali3796
@ifkaali3796 5 лет назад
Subxaana laah xumaanti Aya wax laga dhigaya acuudu bilaah waxa waxaan so duubay xaraam
@nasriin22bashir29
@nasriin22bashir29 5 лет назад
Abti liibaan nin jeclaa kulahaa😂😂😂
@dhemanmahamed9660
@dhemanmahamed9660 5 лет назад
Wlhi filin ka xun nolashayda ma dawan 😭😓🤔uf hablha maxay u cebaynysa kuwa xumta faafinya allah ka cabsada
@doubleh5951
@doubleh5951 4 года назад
Waxani waa filim dadka matalayaana waa actor iyo actress markaa cayda hala joojiyo Somali mooryaaley badow dadka ka dambeeya ayaa tihiine. Waxan qisooyin dhacay ayaa dhacay laga matalaya.
@hodanhodan3909
@hodanhodan3909 5 лет назад
Gabdhaha ha caayina qurbe waanjoognaa waxsaa udhaqmana maanan arage
@hppyboy8606
@hppyboy8606 4 года назад
Jaliyadeda wah gawer lagama furo kuluha abti liiban dhib bdna😎😎😄😃😃😄😘😅😅😆😆😆😆😆
@bulshawimohamed1765
@bulshawimohamed1765 4 года назад
Subxaanalaah filmada noocan ah inaan la samaynin baa haboon
@Kismaayomedia
@Kismaayomedia 5 лет назад
Subxaanallah gabadhaha soomaaliyeed waa ceebaysay tan waalan ee suqdhada ah UFF
@nehaalabdi1396
@nehaalabdi1396 5 лет назад
Ceeb badanaa dhaqan xumo gabdhaha somaliyeed ayaa logo gafayaa
@fatimaisa32
@fatimaisa32 5 лет назад
Wasakhad jilitaankeed
@farhiajama9086
@farhiajama9086 5 лет назад
Sasahaad ayeey wadaan ku waan Naagtana waa mid ceebeysey dumarka
@kingice2869
@kingice2869 5 лет назад
Ninkan oo ruwayad jilaayo oo Wax cunow Ka hadlayn wali mapaa rkin😂
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
Calooshiisuu uroonyahay wlhi fariid waaye😂😂😂😂
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 лет назад
Aqayarta kuxiran channelkan plz soboqda channelkayga plz
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 лет назад
Hhhhhhh arnaagtu waa belo subxanallah
@casarshow4366
@casarshow4366 5 лет назад
Xogmaal media hore u soco bro
@legend-nc3wu
@legend-nc3wu 5 лет назад
Deeqo jilitaanka adi iyo br iyo barictamol iyo happy khaliif iyo naciimo joker cid jiliinka idinku gaarto malahan Gacan baan idin taagey dad talanti leh baad tihiin
@safiyaabdi6530
@safiyaabdi6530 5 лет назад
Wllo intakale waa sax lkn naagtaan dhaqan xumaykudhigtaa uf waxjirto ma aha
Далее
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
Qiso Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan.
59:22
Просмотров 179 тыс.
MA DHEERA RIWAYAADII
13:19
Просмотров 1 млн