Тёмный

Sabarka iyo dulqaadka, maxay ku kala duwanyihin? 

Farhia Jamac
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@xayaath62.
@xayaath62. 8 месяцев назад
Wllo please so baadi mowducyada ka hadlaya diintaa qalbiga I qaboojiyeneh ❤ waxa kale o aan ku weydiyey no sheek ayad quran o aad jeceshahey e kamida kitaabka Alle❤❤
@MaryamOomaar
@MaryamOomaar 8 месяцев назад
Mudo yar ayaan kugu xidhanahay khamiistii ayaan bilaabay,daawashada video yadaada runtii wax badan,baan kaa faaiday. Carabkaaga waxaad ku xoojisay salaatu laylka ,ilaahay khayr hakaasiiyo wllo waan bilaabay ❤,mahadsanid dear.
@ikraancaabi5707
@ikraancaabi5707 8 месяцев назад
Alx malinta samirkayg kudary Tasbiix duco io baryo Salatulayl waxaan daremy farxad io in illahy qlbga iqabojiyo waxan waydiisto hlo yaa rabi alx shukran yaa rabi😢😢😢
@Tuusha
@Tuusha 6 месяцев назад
Mahadsanid abayo wxa thy dhiiri giliyahayga xitaa wxa aan adiga kaafaido dadka ayan ugu faa ideya jazakalah abayo hore usoco qeerna ilahy haku siiyo abayo mcn❤
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 8 месяцев назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الكريمة farhia jamac jasakallahu kheyr ❤
@SeynabibraahimSeynabibraahim
@SeynabibraahimSeynabibraahim 8 месяцев назад
Iso ducey Murad ayn leyha in illaheya isiyo🕋🕋🕋 insh allh🤲🤲🤲🤲🤲 🤲
@rashka8337
@rashka8337 8 месяцев назад
Masha allah wl waxad tahay qof qalbi wanagsan ilaahay ku xidhan❤❤
@MuhiimAhmed-t3y
@MuhiimAhmed-t3y 8 месяцев назад
Yaa Allah Alle dartiih kujecelahay wllshey❤😊
@Xananxurmo
@Xananxurmo 4 месяца назад
Masha Allah daganaan aan dareemaa marka gabadhan dhageysto 😢 allow kuxafid 🤲
@sofiaaabdi9034
@sofiaaabdi9034 Месяц назад
Allah hakugargaro walashey ❤❤❤❤❤
@sacdiyacabdisalam7761
@sacdiyacabdisalam7761 8 месяцев назад
m.a shukran xppti wlhi shalay aan kubartay dar ilaahay kuujeclahay ilaahay hakuxifdiyo
@beelocumar7796
@beelocumar7796 5 месяцев назад
Abaayo mcn ilahey dartisa kuvjclhy😢❤☝️🤲
@fatimaomar1860
@fatimaomar1860 8 месяцев назад
Ayy ugu danbeen waa imadey masha allaah mhdsanid abyo mcn alle kuxafido🥺❤🦋💖
@Nashaadnuura301
@Nashaadnuura301 5 месяцев назад
Abaayo mcn allah kujeclaado ❤😭
@reemahussein7104
@reemahussein7104 8 месяцев назад
Waxn allah ka baryaa in uu iga dhigo qof samir badan dulqadkeda yahy mid dagan yaa rabi amuurha no sahal😢😢
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 8 месяцев назад
Masha allah Hppti ilahay Haku xifdiyo ilahay sabarka hay adkeeyo iso duceeya waan xanuunsanaya❤😢
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 8 месяцев назад
Masha allaha Allaha ha ku xifdiyo Waxaa tahay qof uwanaagsan
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 7 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 8 месяцев назад
Ilahow murugta isaran iga saaar yarabi😢🤲🤲🤲🤲🤲
@ruweidaxasan7
@ruweidaxasan7 8 месяцев назад
Mahadsanid abyo dhiiragalintada iyo talooyinkaga❤🫶🏼
@FartuunCabdullahi-db1wi
@FartuunCabdullahi-db1wi 8 месяцев назад
Jazakallah abyo
@queenneyruush
@queenneyruush 7 месяцев назад
Ilhow dikriga iyo ducada aan duceesto ii aqbal😭🤲📿
@Beliiina143
@Beliiina143 8 месяцев назад
Awww😍ugu danpeen waaad imaaaday baarakallah abayo❤️nooso badi muuqaladada wax walpo hakugu qaadatee😢
@LeylBishar
@LeylBishar 5 месяцев назад
Amiin ya rabi
@fihimaabdikarin9725
@fihimaabdikarin9725 8 месяцев назад
FarxiYa qisadaadi wan kaasugaynaa qli Alle hakubarkeyee❤
@Daacadnimo
@Daacadnimo 8 месяцев назад
Mar aan so gali doona insha allah❤️
@cabdiwali9753
@cabdiwali9753 8 месяцев назад
M.A Wllshei ilahey cimri dheer io cibaado suuban haku siiyo🤲أللهم امين ❤
@Daacadnimo
@Daacadnimo 8 месяцев назад
Amin sido kale walaal.🤲🏾
@nasrixaaji1592
@nasrixaaji1592 8 месяцев назад
Alla Ku jecliya Farhiyoy❤🥺 ilhow Meel walbe joogto ku xifdi
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 8 месяцев назад
Ilahow idanbi dhaf yarabi yaraxmaan😭🤲
@HamdisChannel
@HamdisChannel 8 месяцев назад
So true very good point ❤❤
@ruqiyoruqiyo940
@ruqiyoruqiyo940 7 месяцев назад
Maasha Allah ❤❤❤
@nimcaabdullahi1436
@nimcaabdullahi1436 8 месяцев назад
Allahuma amiin abaayo mcnto alle dardiis aan ku jeclahay❤❤❤❤
@Apdalacarab
@Apdalacarab 8 месяцев назад
M.a wllshey 😊runtii waxad uqalnta 200k i.a waad gare sanadkan gudihiis🎉❤
@amalfmohamed
@amalfmohamed 8 месяцев назад
Ilaheey ha ku barakeeyo, nasiidka kuu sidan ayaan ka helay.
@ismahancumar470
@ismahancumar470 8 месяцев назад
Waxa ku qorta ya rajaee muhammed muqiti
@maryamocabdiraxman
@maryamocabdiraxman 8 месяцев назад
Sabar iyo iiman allaha na siiyo
@Ayanahmed48601
@Ayanahmed48601 8 месяцев назад
Abayo i love you from canada❤
@hodanhusein-s5p
@hodanhusein-s5p 8 месяцев назад
Alalh kuxafido abyo❤
@hassanahmedabdi3942
@hassanahmedabdi3942 8 месяцев назад
Allah hakuxifdiyo wll
@mariamhaji3412
@mariamhaji3412 5 месяцев назад
Codka ga wu gaban yahay wll vidoe kasta yara hagaji wll kor uqaad bu the way jazakallah kheyr sister
@Abdirizakabass
@Abdirizakabass 8 месяцев назад
Apaayo hadalkaaga waxabah moodah inuuh qalpiga igaaga kudhacayoh🫀 mahadsanid ❤
@ismahancumar470
@ismahancumar470 8 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤
@Abdirizakabass
@Abdirizakabass 8 месяцев назад
Mahadsanid apaayo ❤
@leylomaxamad4501
@leylomaxamad4501 8 месяцев назад
Mashalah 😂hada kugu soo biiray wlhi lagaama caajisaayo kuli fidiyowyadaada waan wada daawan rabaa 😊ino Badi abyo wax yaabaha nagu dhaanto aan kaa faaideysano
@asiyaedman
@asiyaedman 8 месяцев назад
Saan usugay waxa so dhigto ❤thanks mcnto❤
@maryanapdi7123
@maryanapdi7123 8 месяцев назад
M.a thanks xapti ❤❤❤❤
@SihaamApdullahi
@SihaamApdullahi 6 месяцев назад
Runtii saaid kujeclahay abaayo waana kugu xasilaa markaan video yadaada dhageysanaayo alle hakaa abaal mariyo❤nosoo badi video yada hada ciwaanka dhan waa wada daawadey inaa kusoo ceshto aan rabaa ee mowduucyadaada nosoo badi abaayo codsi waayee maalinti xataa hal video nosoo dhig hadaa awoodo😅
@LuulxassanAxmed
@LuulxassanAxmed 8 месяцев назад
Allah akbar🤲
@fadumoabdikadirabshir
@fadumoabdikadirabshir 8 месяцев назад
ilaaheey hakuxafido abaayo 🤲🤲🤲❤❤❤
@FathiMohamett-r1e
@FathiMohamett-r1e 8 месяцев назад
M.a❤
@NasramuseAli-
@NasramuseAli- 8 месяцев назад
Sis malin walba video ban rabnaa wlhi hadalkaga wa dhaymo❤
@Samiiraabdi-n7z
@Samiiraabdi-n7z 8 месяцев назад
Apyo soo badi plz❤
@sahranor8622
@sahranor8622 8 месяцев назад
Ilaaahow sabar io dulqaad isii aanku sabro malmahan adag😢
@Leebito17Leebito17
@Leebito17Leebito17 8 месяцев назад
M.a ❤🎉
@maan_icardi.
@maan_icardi. 8 месяцев назад
Hamblayo 2k subscribe🎉❤
@NajadAyanle
@NajadAyanle 8 месяцев назад
Manta kugu so biray sister ❤guleyso waliga
@Maxamuudcarab1
@Maxamuudcarab1 8 месяцев назад
Masha allah abayoe hore usoco guulayso
@faatimomohamed5107
@faatimomohamed5107 8 месяцев назад
Apyo videoga nashidan io musiga kabadn codkada ee kaliya codkaaga nosoo geli plz cod siye iga thy
@faatimomohamed5107
@faatimomohamed5107 8 месяцев назад
Shgrn apyo
@nastehaabdi8835
@nastehaabdi8835 2 месяца назад
❤❤
@MumtaasAadan-j3z
@MumtaasAadan-j3z 8 месяцев назад
Abayo mahadsanid lakin nooo badi please 😊
@sebrinabeib9681
@sebrinabeib9681 8 месяцев назад
Abyo noloshada noga sosheekee ❤
@Daacadnimo
@Daacadnimo 8 месяцев назад
Insha allah abaayo ❤️
@caishanuur9712
@caishanuur9712 8 месяцев назад
😊😊😊😊
@Aishacuud-x1p
@Aishacuud-x1p 8 месяцев назад
NAFTA Ina is fhafiyaa rawaa abyo e ila Tali😔😭
@Daacadnimo
@Daacadnimo 8 месяцев назад
Nolasha ha is dhafsinin walaal waa dambi aad u weyn marka waxas haku fikirin hana ku dhaqaqin waliga hadi kale sheydanka aya ka guleysan doono marka walaal please tasbixda badso, quran badan dhageyso intad adiga is dhageysan lehed anigana waa ku so duceyna inu ilahey murugta farxad kugu badlo culeyskana ilhay inu fudayd kugu badlo, Allahumma amin🤲🏾❤️ farxad an murugo ka dambeyn aan ku rajeyna walaal.
@Aishacuud-x1p
@Aishacuud-x1p 8 месяцев назад
Ok, 👌🤲👩‍❤️‍👩
@DrbdirahiimMuuse
@DrbdirahiimMuuse 8 месяцев назад
Abayo single miya tahay wankuraba isojawaab
@basmaibrahimmaxamed
@basmaibrahimmaxamed 8 месяцев назад
Soo badi 😢
@haniciise3209
@haniciise3209 8 месяцев назад
@zinaqurux
@zinaqurux 8 месяцев назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@reemahussein7104
@reemahussein7104 8 месяцев назад
Waxn allah ka baryaa in uu iga dhigo qof samir badan dulqadkeda yahy mid dagan yaa rabi amuurha no sahal😢😢
@fardowsaahmed4431
@fardowsaahmed4431 8 месяцев назад
Amiin Amiin yarabii
@caishanuur9712
@caishanuur9712 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@reemahussein7104
@reemahussein7104 8 месяцев назад
Waxn allah ka baryaa in uu iga dhigo qof samir badan dulqadkeda yahy mid dagan yaa rabi amuurha no sahal😢😢
@reemahussein7104
@reemahussein7104 8 месяцев назад
Waxn allah ka baryaa in uu iga dhigo qof samir badan dulqadkeda yahy mid dagan yaa rabi amuurha no sahal😢😢
@reemahussein7104
@reemahussein7104 8 месяцев назад
Waxn allah ka baryaa in uu iga dhigo qof samir badan dulqadkeda yahy mid dagan yaa rabi amuurha no sahal😢😢
@nasteheyy1283
@nasteheyy1283 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@fatimohussein-hh8gg
@fatimohussein-hh8gg 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
Далее
Sidan isku cilaajiyey
19:38
Просмотров 16 тыс.
Xanuunkii layaabka lahaa aan maray, dawasho wacan.
42:24
Human vs Jet Engine
00:19
Просмотров 21 млн
1 TALLO NOLOSHADA BADALI DOONTA | PSYCHOLOGY
7:31
Просмотров 15 тыс.
AL XAMDULILLAHWAXAAN KU ARKEY SALAATU LEYLKA
20:37
Просмотров 42 тыс.
Gabadha muslimada
11:01
Просмотров 11 тыс.
AFKAAGA ISKU DIL ASMA MALABO VS MAWLIID QAWDHAN
10:08
Ha is yasin waliga!
7:08
Просмотров 10 тыс.
Sida hormar loo gaaro: PART 1
17:04
Просмотров 18 тыс.