Тёмный

SAFARKI IIGU LAYAABKA BADNAA MALDIVES🇲🇻 

Maaweell
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 165 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 257   
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 8 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😢
@feizul.feisal
@feizul.feisal 8 месяцев назад
Scw
@Teddy5694
@Teddy5694 8 месяцев назад
Siilka hooyada waas iyo doofaarka adiga hooyada xagga dambe ka waasy
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 8 месяцев назад
Malintii ugu horesay aan dawaday aan baartay Maldives mabaa ilaabin malintaas hdan taaago kwrn seen noqon doona 😢
@---Hatif__0mr---
@---Hatif__0mr--- 8 месяцев назад
Niyow. ●Safarka Lacagtiisi Waad Iga Haysaa > Mar Haddaan Like iyo Share Dhahey Sow-Maaha. 😂 Inoo Qari Kaftan marka laga soo gudbo .keep going an kuleyey bra` Muqaalkan sidisuu u kacsan yahay nice Top ■10 Thankz whit the Video 🫵👑🦁
@Somalibarbie1
@Somalibarbie1 8 месяцев назад
I really like how you say masha Allah in every sentence 🎉👌💙
@hamdaali1994
@hamdaali1994 8 месяцев назад
Somalia baan kaa dawaneeena walaal maweel ❤
@FaraxyuusufFaraxyuusuf
@FaraxyuusufFaraxyuusuf 8 месяцев назад
Waaw wlhi video uu igu socday wll hadaad muuqaala kale oo aad kasoo duubtay aad hayso naagusoodhakhso pls❤ Horena usoco wll
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 8 месяцев назад
Dhulkayagu wuu leeyahay xeebo Quruxsan sida Maldives oo kale lkn kama faa,iidaysano Qaarna Ethiopia ayaan Gift usiinaynaa kuwana Qashinka AAn ku fogaynaa Soomaaliyeey faceen waan kaharnay illah baan idunku dhaarshee 🇸🇴🇸🇴
@HayatInspiration
@HayatInspiration 8 месяцев назад
Roodhi nimaan cuni aqoon bey agtaal soo maadan maqal nimcada & qeyraadka soomalida agtaal waa sidaa oo kale cakuyee caku Rabbow indho aan ku aragno & caqli aan ku maamulano na sii calaamkii ka harnayee 😢
@hasansudi9404
@hasansudi9404 8 месяцев назад
Reer qaraxland Camal Ha Naga dhiganina Dhulkaygan sinayna Hawadayadan sinayna Badayadab Sinayna Ee adu dhulkaga Ethiopianka Ka saar Xabashidu Wxy ka Haystan Dhul Naqdoon oo Wabiyo leh Markasad Meelo kale tunbo Racaysa
@c.casiiscabdi3442
@c.casiiscabdi3442 8 месяцев назад
وَسَارِعُوْٓا اِلٰى مَغْفِرَةٍ مِّنْ رَّبِّكُمْ وَجَنَّةٍ عَرْضُهَا السَّمٰوٰتُ وَالْاَرْضُۙ اُعِدَّتْ لِلْمُتَّقِيْنَۙ wax bini aadam diyaariyay ayaa saan u quruxbadan maxaad umaleyneysaa JANNO ILAAHEY diyaariyay gacantiisa kudiyaariyay bal suureyso masuuresan kartid waa wax aan qalbigaada xitaa kusoo dhicikarin aan u tartanno JANNADAAS ILAHEY hanaga dhigo kuwo ku damaashaado JANNADAAS
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 8 месяцев назад
Abdisamed maweel wan ku tageera keep going
@NimcaanJaamac-e5s
@NimcaanJaamac-e5s 8 месяцев назад
asc zhp cabdi samad this is very beautiful ❤️ i want to going insh allah thank you pro this video beautiful ❤️ 2m is coming insha allah
@cadaala_filims
@cadaala_filims 8 месяцев назад
markii hore I From Somalia buu dhahay, kadib buu ogaaday in Muuse ka dambeeyo, I am From Somaliland buu gashtay hhhh maawel
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 8 месяцев назад
Kkkkkkkkk La yaab maleh
@Zaki_Bin_Xaaji
@Zaki_Bin_Xaaji 8 месяцев назад
Somaliland is a region of Somalia 🇸🇴 🙌 ❤
@kunasochannel4006
@kunasochannel4006 8 месяцев назад
Yd u shegi mrka
@sadosado8229
@sadosado8229 8 месяцев назад
shaut up waryaa
@Free_Man143
@Free_Man143 8 месяцев назад
@@sadosado8229runta maa diidi 😂😂😂😂
@KhaliddAbdirahaman
@KhaliddAbdirahaman 8 месяцев назад
Qays Qayser copy paste
@abdikanilaaska7445
@abdikanilaaska7445 8 месяцев назад
Bro you had a stinker there switching your word from Somalia to somaliland😭😭😭should have just stuck with it or say somaliland at first
@Saalax-g3y
@Saalax-g3y 8 месяцев назад
Wallahi nididaa kaa Keenay sorry bro keep going legend is not 2 maaweel nin culus
@abdinasirnunow8027
@abdinasirnunow8027 8 месяцев назад
Mashallah Tabarakallah Ninweyn. ALLA YAA BARIK...... Thanks for letting us know all that as we're in our Homes 🏡
@sakios4512
@sakios4512 8 месяцев назад
Maldives❤
@ahmedhamza5926
@ahmedhamza5926 5 месяцев назад
🤔 scww safarkagi waa top lakiin ninki cadanka kuwaydiyay wadankaga adkutiri somali hadana somali land. Lakiin asagana kuguyiri south Africa kuma usan shegin asalkiisa asagoo cadan ah' ee haiskala socina somaliyey anigu 4.5 ayan ahay hadana Somali fakira xogaa‼❗
@mawroraxma7614
@mawroraxma7614 8 месяцев назад
English kaaga uun yarra update garee English kii ceel-afweyn meel fog ayuun ku gaadhsiiyee inyar ku dar aad ku tuuratode inaadeer
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 8 месяцев назад
ماشاء الله مناظر جميله ❤
@aargooni
@aargooni 8 месяцев назад
night clubsyo maleeday habeenkii jawi lagu qaato
@khadarcoobe8283
@khadarcoobe8283 8 месяцев назад
Location iyo somaliland meela badan intad usoo mareysid maad leen qaboow from somalia iska dhahdid kaape 😂
@GaraneMadobe-es4sh
@GaraneMadobe-es4sh 8 месяцев назад
You graduate Best youtuber in 2024 if allah say
@selekta310
@selekta310 8 месяцев назад
bro i really liked the video nd actually wanted to watch more but u had to ruin it by advocating for somaliland which no one will ever know about bro no offence but somali aa tehe whether u like it or not so hope that gets thru to ur head but anyways great video
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 8 месяцев назад
MashaAllah beautiful 😍 Maldives 🇲🇻
@CabdalleAadan-xr3bc
@CabdalleAadan-xr3bc 6 месяцев назад
Maasha aaalhh qurux aduun❤❤❤😊😊
@farah.omaarrage8923
@farah.omaarrage8923 8 месяцев назад
You have to say, somalia 🇸🇴 nobody knows Somaliland
@SomaliMadagascar
@SomaliMadagascar 8 месяцев назад
jow kow now Maaweell jaaajuus sual ban ku waydinaya somalillande ama somalia maxa u diiday in ay meel sida oo kaale samaysan si ay ugu raxaystan? lakin somalidu wa jaahilin yaqana un sida wax lo xaado anba lo kufsado shit nacaaladi alle ba ku dhacday somalida jow kow now hadana bow
@fardowsamaxed5590
@fardowsamaxed5590 4 месяца назад
Masha allah wll lacagta laga qaaday hal ka mar miya service kasta ku gu sameenaya iyo activitiga mise mid kasta lcg gooni ah miya la bixinaa?
@TheQueenshankaroon
@TheQueenshankaroon 8 месяцев назад
Somaliland is beautiful country us Somali 🇸🇴 we love 💕 Somaliland
@mssRoada
@mssRoada 8 месяцев назад
We love you Maldives 🇲🇻
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 8 месяцев назад
Somaliland is not a country
@mattomillionaire2775
@mattomillionaire2775 8 месяцев назад
Premium bank waxay kaagosanaysa 12$ sanad walba 😢 waakawaregaya
@engabdiwaliahmed7717
@engabdiwaliahmed7717 7 месяцев назад
qiimaha safarkaa kaaga baxay bal noo sheeg adiga khaasatan kharashka ay kugu tagtay dalxiiskaasi macal diyaarada hotel ka restaurant ga taxi ga
@adannur4755
@adannur4755 2 месяца назад
Dhulkina xeebtisa cidna kamaa faaidisto nasib darro walahi
@osmanak5391
@osmanak5391 8 месяцев назад
lMaaweel i like your vidoes ,, Ceel Afwayn English reading ka inaga adkee ,,, suffering iyo surfing ,, waa laba kala macne ,, lol say walahi badan ayaa kala yaacay ,, halkana waa suffering ka ayaa lagu sameyaa markay maqleen waa iga kaftan intasi ,, hore usoco young brother ,, mansha allah
@TherealNomad01
@TherealNomad01 8 месяцев назад
Restaurants don’t like people holding their hands over food thats being prepared, the guy was holding his mic over pancakes being prepared for someone else, that was worse than his pronunciation!
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 7 месяцев назад
Maxaad utiri s.land maadaama oo aad markii hore saxnayd oo aad tiri somalia
@djmaamis3167
@djmaamis3167 8 месяцев назад
Soomaaliya xeebo qurxoon waa leedahay Balse qabiil iyo kalaqaybsanaan ayaa dishay nasiib darro😢
@yonisali3529
@yonisali3529 8 месяцев назад
ASC so beautiful place i love it thank you the most beautiful beach to watch www😁👍
@zalmoyarey9808
@zalmoyarey9808 8 месяцев назад
bada muuse gadey vlog nooga so duub sxb way ku kala kacine😂😂😂😂
@sulupo8535
@sulupo8535 8 месяцев назад
Meel walba wad iska Galaysa Ya Laga Daremin Maweelaw 😂
@Ci___se
@Ci___se 8 месяцев назад
14:24 sheegashada magaca mamul goboled inagaa ku dhib qabnee run markaynu isu sheegno kasaa ina deeqa nio Somalia 🇸🇴 ❤😅
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 8 месяцев назад
No soomaaliland is not Soomaliya
@alexanderkhuyo5851
@alexanderkhuyo5851 8 месяцев назад
Somalia 😂😂😂😂
@HayatInspiration
@HayatInspiration 8 месяцев назад
War maaweel Maldives qeys ba tagayee maxaad adiga Sentroni u’tagi weyday Greece ama Bali Indonesia
@mascuudcwali7383
@mascuudcwali7383 8 месяцев назад
Maaweelow hadalkaaga hore maa ku adkeesate waayu faroom 😂😂
@Sideerabtabbe
@Sideerabtabbe 8 месяцев назад
Thanks maweel❤
@NUURIYE.
@NUURIYE. 8 месяцев назад
I am from somalia and iam from somaliland 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Malloofficial1
@Malloofficial1 8 месяцев назад
Mawell in the puilding ❤
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 8 месяцев назад
Brother 🔥🔥
@anwar9235
@anwar9235 7 месяцев назад
no somaliland somalia man whats wrong wiyh u
@Ishowspeed_008
@Ishowspeed_008 8 месяцев назад
Heestii macaanayn lahyd baad ilowday zx
@Nuuradiinmaxamed1239
@Nuuradiinmaxamed1239 8 месяцев назад
My prother maweel hdd comenkayga argto ilaahay kugu dhaarshe shre isamee iguna dhiiri gali ❤
@mohameTapdirahman778
@mohameTapdirahman778 8 месяцев назад
Imisa jeer ayaad maldevis tagtay
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 7 месяцев назад
Meshaa aadi Rabo Mustaqbal ka I.a
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 8 месяцев назад
Malvides meel aad leedahay bey noqoty maaweelow Meesha waa iskaga noqnoqoneysaabee😂
@hkazkar7349
@hkazkar7349 8 месяцев назад
It’s somalia not somaliland 😂
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 8 месяцев назад
The funniest RU-vidr in somali RU-vidrs my brother maaweel big love ❤😊🎉
@xamdiyasin
@xamdiyasin 8 месяцев назад
Waaaw
@SiciidSaleebaan-un6vm
@SiciidSaleebaan-un6vm 8 месяцев назад
Hore usoco sheikh abdisamed maaweelow zxp ❤❤
@abdirahmanadam4216
@abdirahmanadam4216 8 месяцев назад
Not somaliland it's somalia
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 8 месяцев назад
Maweel RU-vid reer Ceergaabo ah oo legendary ah oo gobolkiisa ku faana legend ❤😊
@mowliidismaaciil5391
@mowliidismaaciil5391 8 месяцев назад
17:38 in wax kasta labduubo waa dhibato. Video cajiib ah oon jeclaystay ayd duubtay lkn markad wax duubayso uun ethics ka yara dhawr
@abdiomer5706
@abdiomer5706 8 месяцев назад
هلا والله وغلا كيف الصحة حلم وعلم أحسن الله عبد الحميد قولوا لوفد الله في البيت الحرام جدا من قبل مكاتب واقعة تحت تصنيف غير جاد في كل حال انا في الحقيقة من قبل يوم أمس الجمعة ان لله وان شاء الله يا محمد يا هشام انت في كل ما ٥
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq 8 месяцев назад
Cabdisamed maxamed maweel keep going prather ❤
@Ugbaad_Araweelo
@Ugbaad_Araweelo 8 месяцев назад
ASC HOTA WAAN KUU SAAREE II SAAR KORNA ISU QAAD SHERE I SAMEE AFSOOm hadan qaldo hayla yaabin ok
@Maxamuuudcabdi464
@Maxamuuudcabdi464 8 месяцев назад
Sxp maweel qays iyo dhakhtar makaa hareen
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 8 месяцев назад
zxp 15 minute kasoo dhig clips ka iyo 17 minutes si uu kuugu qurux badnaado video-gu thnks
@aminasahra9627
@aminasahra9627 7 месяцев назад
I am from Somalia inaad ku joogsato amay kuu qurux badnayd!😁 Somaliland waa waxyaaba aan xaafadda dhexdeeda ooga hadaaqno. magaratay.
@Mustafekhadar-mc9lq
@Mustafekhadar-mc9lq 8 месяцев назад
Waaw
@NajahYousuf-s8w
@NajahYousuf-s8w 8 месяцев назад
Qiimaha inta lagu tagi karo izoo sheega plz
@Prince-Abdi
@Prince-Abdi 8 месяцев назад
Best RU-vidr 🎉❤
@somalilandnew
@somalilandnew 8 месяцев назад
qabxad ma jogan
@faisalkisma1792
@faisalkisma1792 7 месяцев назад
Am from Somalia but am from somaliland lol 😂😂😂
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 7 месяцев назад
Maweel cml waxa fcn inuu su'aashas skip gareeyo si asna markiiisa loo weydiin😂😂
@YurupAyuup-zd1vn
@YurupAyuup-zd1vn 8 месяцев назад
😊❤😊
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 7 месяцев назад
VERY BEAUTIFUL PLACES THAT'S BROTHER
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 8 месяцев назад
Dhulkano kale markan aarko waxan dareema in Anu dunida Ka hadhanayi dhulkenuba Wu qurux badanyahi ee shaqo uunbu ubahanyahi Somaliland
@dhafarpubggames259
@dhafarpubggames259 7 месяцев назад
warniyow si muqaalkagu xiiso u yeesho hadalka badan jooji
@enggaradofficial9533
@enggaradofficial9533 8 месяцев назад
meeshu way qurux badantahay bro lkn wax faaido leh ka hadal aan wakhti siinee vediogaga
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 7 месяцев назад
Reer baadiye
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 8 месяцев назад
mansha allah zxp video-gaagu hadal ma karayo 20minutes enough zxp gentlement
@1lookmanlook
@1lookmanlook 8 месяцев назад
😃
@ساكى-ل4ي
@ساكى-ل4ي 8 месяцев назад
Maweel on the beat 🎉❤
@Ben_Masks
@Ben_Masks 8 месяцев назад
Asc marka hore thanks for sharing this beautiful video Mar labaad talo ayanku darsan laha ano kamid ah dadka channel ka ku xidhan. Waxa walaalo bartan iyaguna ku xidhan oo maqalka naafo ka ah waxad sheegaysid anan maqlayn waxan ku odhan laha inad subtitle ad uguso dartid inshallah wxn rajaynaya inad talada ila qadan dontid madaxey asc.
@ayanlehdoubad5067
@ayanlehdoubad5067 8 месяцев назад
Sheeg lacagya laga qaaday dadkoon dhan lacag waystaan lkn waykala yartahay inaad sheegto lacag wa muhim hadii kale chat gp ama google wan tagayna
@Galaal.channel
@Galaal.channel 8 месяцев назад
War zhp inagadaa waxn shaqadeena mahe inagu celi fitness keeni
@Zakiman143
@Zakiman143 8 месяцев назад
Meel aad & aad Qurux badan Maldives ❤
@MinaMKorsvoll
@MinaMKorsvoll 8 месяцев назад
Maldives 😍 Like a blue lagoon, so clean ❤
@xamzejama-e7x
@xamzejama-e7x 8 месяцев назад
🎉❤tnx for your sharing us this amazing video
@queenilhaan5901
@queenilhaan5901 8 месяцев назад
Meshan wa jeclahy lkn waxa ladhahay 4sano.waxa shaqaso kaga dhamanayo
@Young34barista
@Young34barista 8 месяцев назад
Warsheikh iyo Balcad maxa video ugu so diyaari weysay bro?
@Nicholas-l4i
@Nicholas-l4i 8 месяцев назад
Maaweel meeshu dukaan baad kafutatay dee😂
@AishaKaifgacal
@AishaKaifgacal 7 месяцев назад
If yk how much i love this ahhhh illhayow ii kas inaan tago anagoo cfmd qabno❤❤
@ZalaaxAxmed
@ZalaaxAxmed 8 месяцев назад
War intaad tageyso meelahaa xajka tag danbi bay kugu tay adigoo lacag haysta oo xajka tagi karaya ayaad meelahaa tageysaa
@nastehaabdihis6139
@nastehaabdihis6139 8 месяцев назад
Kaliga inad dalxiisto macan maha maaweelo ka kaco kaguurso meesha😅😅
@samiiromohamed7932
@samiiromohamed7932 8 месяцев назад
Sikastoo aan lacag uhaysto meahan ano single ah tagi maayo😂😂😂
@cumarali7246
@cumarali7246 7 месяцев назад
Maldives
@sakarooni5670
@sakarooni5670 8 месяцев назад
AMAZING BROTHER ❤❤ KEEP UP 💪
@Deeqfaarax1
@Deeqfaarax1 8 месяцев назад
MNSHA ALLH SXP MAA WEEL❤❤❤
@apazade1220
@apazade1220 8 месяцев назад
Zhb waa ficantaha Lkn lazy baa taha nio ilaa inteba video ga naga haysatay 😂😂😂
@ShiinehShiixow-ez7lb
@ShiinehShiixow-ez7lb 8 месяцев назад
Nio luuqada englska baro masha allah ba kagudbieladahye si aad dadka xog uga wareysatid legnd horay usoco
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 7 месяцев назад
Horaan u sameeyay horaan u sameeyay.😂
@AminaAbdulahi-r8w
@AminaAbdulahi-r8w 8 месяцев назад
Abdisamed Mohamed maweel fv RU-vidr ❤
Далее
Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"
46:17
Просмотров 170 тыс.
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 96 тыс.
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Просмотров 100 тыс.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Просмотров 147 тыс.
RTD: TELE FILM SOMALI  16 / 05 / 2021
1:16:52
Просмотров 895 тыс.
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24