Тёмный

SAFIYO TUSMO | KARBAASHKA ADDUUNKA | XEERKA SOO BARO | JAWAABTA MOHAMUD KAAFI | 2019 OFFICIAL VIDEO 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 696 тыс.
50% 1

XIDIDDADA ISDHAAFEE
XIBNAHAAD KUSOCOTIYO
ISKU XIDHA HALBOWLAHA
XIKMAD EEBE WEEYOO
XOOLUHU MAGOOYAAN
……..
SILSILADDA HABLAYAHOW
XISHOODKII HALKEE BAAD
KU XOORTEEN
QAYBTI 4AAD
SAFIYO TUMSO VS MOHAMUD KAAFI
SAFIYA OO RAGGA BAALLAHA KA RIFTAY
………………
 SAFIYO TUSMO: JAWAABTA
 MAXAMUUD KAAFI
 EREYADA: ABWAAN: SALAAD CIISE QAACJOOGE
 MUSIC: BY MEASTRO SHEEGOW BISHAARA
 LAXANKA: JINI I SHUMI
 MUSIC MIXING BY: MOHAMED KAADHEERI
 PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
 JAHAWAREER
.......................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Видеоклипы

Опубликовано:

 

18 мар 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 794   
@simanqaali8758
@simanqaali8758 5 лет назад
Hablaha dheeeman dayax lamooda yaasalaaam ABDI ASKARI weynu kuu istaagnay🙏🏻🙌😘 xurmo ruuuxa kaamudan miyaaa leeska xooraaa Tusmo gabar dagananta udhalatay😍 waa xikaamd diiranoow Wacan Abwaanka heesta sameeeye caaaqil weeeeye maskax fiican buu leyahay inta xun ragooow wax kuqaaada
@shushsushariifo3158
@shushsushariifo3158 5 лет назад
masha allah. waaaaaaw👍👍👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋
@Salmancade10
@Salmancade10 5 лет назад
Waa runtaa abwaanka heests sameeyey waa nin maskax badan wuu iska xeray jawaab dhan sualo adag ayuu u diray walaahi Rageena wey ku taagan tahay lkn aniga waxaan dhahi lahaa ha is dhiibaan.
@fathiamohamud6610
@fathiamohamud6610 5 лет назад
😍😍😍😍💯💯💯💯💋💋💋💋🔐🌺🌺🌺
@mohamedabdiaden9326
@mohamedabdiaden9326 5 лет назад
Wow
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 лет назад
@@Salmancade10 lpx waxba ha u arag waxa hablaha amaanaa waa anaka kuwa dhalilayana waa isla anaka guul iyo guuldaro labadaba waa dhankena lpx yey kaa hos bixin gabdhaha anakaa difaacno qaarkeen markeey kudhacaan😂😂😂
@alcazal441
@alcazal441 5 лет назад
Hablow Guuleysta Idinka Na Dhalay Nala Dhashay Noo Dhaxa Ugu Danbeen Aabo Na Dhaha Dhibtiina Ma Jeclin 😍🔥
@firfirdous1466
@firfirdous1466 5 лет назад
Mshllah aad iyo aad
@ashwaakahmed1434
@ashwaakahmed1434 5 лет назад
Saxiix ❤️❤️❤️
@asmamohamed4070
@asmamohamed4070 5 лет назад
si yar oo kooban ba u sheegtay in raga iyo dumarku meel u kala baxayn
@bilkheyraxmed8412
@bilkheyraxmed8412 5 лет назад
Al Cazal walee Rubaad shekty wlk
@alcazal441
@alcazal441 5 лет назад
@@bilkheyraxmed8412 Adiga Ila Dhashay Dhibkaga Side Ku Jeclaadaa Wanagaga Moye
@zagalahmed8779
@zagalahmed8779 5 лет назад
Mamo tusmo we love you Yaa ila tagera tusmo 🤙🤙🤙🤙
@hodanali7994
@hodanali7994 5 лет назад
Tusmo wan taageraa
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 5 лет назад
Asc mashaa alah afkaaga carano lagu qabay walaashay moesha ka sii wat thanks thanks
@rahmaaay8642
@rahmaaay8642 5 лет назад
Safiya Tusmo Magacaa Iyo Muuqaaba Ha Jiro Mamo❤
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 лет назад
Ax mamo safiya tusmo owgeed ban uso galaay silsiladan maba Rabin inan lasocdo safia tusmo mamo Ku jecliya inolow❤💋
@hanfiyare7571
@hanfiyare7571 5 лет назад
Waaase rag iyo xalkii xaqirada bilisteee
@HargalTv
@HargalTv 5 лет назад
Marba haddii tartanka safiyo tusmo soo gashay Waan ciil baxaynaa
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
Hargal Tv and iyo aad wllo
@simranmuhudiin9358
@simranmuhudiin9358 5 лет назад
Haaa wlh si fcn u ciil baxay aniga
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
Simran Muhudiin aad iyo aad ilhay hanodaayo habo MCN tusmo
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 5 лет назад
😂😂😂
@sacduushmaxamuud4859
@sacduushmaxamuud4859 5 лет назад
Yes afkaaga malab lagu qabay marhadayba maama safiyo imatay waba xaraabo
@ugbaadabdi4787
@ugbaadabdi4787 5 лет назад
Inta cabdi askari kuhaysata xayeysintiisa farta taag☝️☝️ Mama tusmo❤❤❤
@maariyamahamed2474
@maariyamahamed2474 5 лет назад
Kkkkkk
@maariyamahamed2474
@maariyamahamed2474 5 лет назад
Ggg
@maariyamahamed2474
@maariyamahamed2474 5 лет назад
Noolaada gabdhaha soomaaliyeed
@hamdaosman1805
@hamdaosman1805 5 лет назад
Abdi askari wlhi Ku haySta muunaynTa hadalkiSa 😘😘
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 3 года назад
Heestaan wa tii sababta ineey is bartaan Qarmuunkii iyo boqradaaan sharafta leh ♥️💋w
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
🤣🤣🤣🤣silsiladanay isku barteen sorry
@mohamedkaadheeriofficial8951
@mohamedkaadheeriofficial8951 5 лет назад
Safiyo tusmo lagama horeeyo lagamana dambeeyo waa hormuudkii fanka nolow huuno
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 года назад
Fankii baa ba'ay imisay ku noqotay hormoodka fanka shalay baa cabdisalaan hereri waraysi ka qaaday ay buraanburaysee bal haday hormood fan tahay hees qudha oo ay leedahay6 noo sheeg waxay copy garaysay looma baahna hormuud fan waxaan u aqaan magool, maandeeq, baxsan, guduudo, dalays, sahra axmed, maryan mursal, shankaroon, saado, cali, khadra dahir, amina cabdillahi, fadumo qasim iyo qaar kaloo badan intii dhimatay Allah ha u naxariisto
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
@@shankaroonland7480 Naaa ileen waligaaba gabadha cadaw ku aheed oo nimceed alla hoogayay🤣🤣🤣wlh anoo iska waregayaan arkay yaahuuuuuuuu quruxda iyo shaxshaxda naaguhu iskuma quuuraan wlh maantan ku ogaaday ileen jabkeeda kahor baaba nimceed tallow ma tii lala qabi jiraa isxigtaan wlh mardanbe adoo haysta kahadli maayo manta markaan ku arkaan yaaba awal cajuun inaa kaso raacdan moodaye🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♀️
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
@@faarush8157 intaaba waan ku arkayay adoo niicda haya maxaad iskaga dhigaysaa shalay dhalay, qumayo laba qadaadleh adigaa ah waligayba la col xageen ku ahaa markay sinadeeda cash garaysay ee la glorify gareeyaan la col noqday habar dhaqan biis ah ubadkeeda u baahan. inaad ka maadsataad doonaysaa entertainment ayay kuu tahay adiga ilmaheedu bukaa uga baahan doqoneey caawa iyo bariba inay macsida iyo social mediaha iskaga baxdo ayaa u khayr roon oo ay ubadkeeda ilaashato waxanina ogyahay dhibayaan adiga ka mahadso oo wakhti isku dhaafi bay kuu tahay ha ila qabsanin wasakhad yahay
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
@@shankaroonland7480 wuuuw naa anigu maantaan kaa haray wlh markaan arkay qoralkaga waa naxay waxaa igu soodhacday xasidku waa darajadaa adigu daacad un ahow dee waxkaloon kudhaho maaqan waxaa icadaatay in cadawga lasheego jiro wlh manta safiya waxay tahayna ilahay waa ogyahay magac iyo maalba kuma gaartid doqoney masiibo maalin kudhacdayna inaa kuwirsato waxba uma arko ileen cadawga lashegaba adookale oo intaa sotaxnaa waaye safiyo haday xuntahay Awal oo dhanbaa la arki lahaa intasna social media waa kujirta adiguna caruur umadan korin maalna kuma waydisan cuqdadada dadka kala tag kumana taqaan waxaa tahay lkn xasidkeda Jamid tahay anigana role model keedan kamid ahay wlh waan kudayan doonaa haday samir dulqaad shaxshax sharaf iyo qalbi wanaageeda isha allh safiyo ruwayadeheda dawan jire lkn markii dhibtu kudhacday waaba sii jeclaada alx adiguna dee waligaa cuqdad iyo xasidnimo gabar kale meel kugaari maysid indhaha kunuurso malin kaste ileen wax kama badali kartide yaahuu maantana igu kaa dambaysa wlh Awal waxan modeya dadka arinta cusub kaso racay inaa tahay lkn wlh maanta wajigaga ina arko jeclaan lahaaya cuqdad iyo xasidnimo wada socota yahuuu udhimo by👋👋👋👋 Aniguna hadaa modayso inaa laqabiil ahay ogow naag mareexan ban ahay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@maysaraislam592
@maysaraislam592 5 лет назад
woooow mamo tusmo love you Abwanad dumarka difcin ilahay ha idin xifidiyo waa wada macan dumarku 👌👌👌👌👌👌💋🇸🇴
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 лет назад
Safiya Tusmo Xural cayntii Samaroon siciid ❤️ Viva Hablehena Somaliyeed ❤️❤️
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 лет назад
Mar Walbe dumarka la jiran ❤Hablaha geeska Africa ugu wacan ❤
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 лет назад
Cadnaan Montolivo ari boowe sawirka iska bedel
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 лет назад
@@boqoradapuntland1250 kaaga maku badala😂
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 лет назад
Cadnaan Montolivo kayga hada haysan lahayd wa ku bedelan lahayd wa huba ee 10sano ku dhowaad bn ku arkayey sawirkas e bal bedel
@qalicadey1000
@qalicadey1000 5 лет назад
Safiyo tusmo nolaaw inta nolol jirto 👍👍👍♥️♥️♥️👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@suleekhamuna4187
@suleekhamuna4187 5 лет назад
Manshaallaah afkaga caano lagu qabay safiya tusmo 😘😘😘😘😘💕💕💕💕💕💕💕vivi gabdhaha somaliyaeed 💕guul 👍👍👍👍👍👍👍
@seygacade4050
@seygacade4050 4 года назад
Suleek..ha Muna
@yasinabdi8157
@yasinabdi8157 5 лет назад
mansha allah safiyo tusmo maxa uu diday gabdhaha somaliyeed inay sidan ugu heesan shalmada iyo asturnaan 😍😍😍😘😘inta asturan ee heesta allah xafido
@hoodocabdi771
@hoodocabdi771 5 лет назад
Love you dumarka Somali safoya sharaf hore usoco
@mohamudkaahin4868
@mohamudkaahin4868 5 лет назад
Diragax what's ye ok
@hoodolakilaki1215
@hoodolakilaki1215 5 лет назад
Wooow safiyo tusmo 😍❤️💋🔥wah wah liskama heso Tusmo bartetii bay dhigtay 🔥✅
@NajibMotivator
@NajibMotivator 5 лет назад
Safiya tusmo heesta caadi ahay uqaaday codka music & muuqaalka intaba waa mid
@ayaanali5338
@ayaanali5338 5 лет назад
Asa ugu horeyin qof qaalia Ayaa tahy laakiin huuno iska dhaaf heesha plzz Waayo maalin uun walagu tukan doona hadad nasiibkaa yaalato heesha waxba lagma faiido alle xaqa haynigu hagaajio dhamaan intii islaam ah
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 5 лет назад
Adinko xag xagashiyo nagu wada xumanba wali u xusul dobna san idin xafidi lahen wlhi wa sax naga xishoda ragow waxa nahay hoyoyinkin tusmo 👏👏👏👏❤❤❤❤❤ guuuul hablaha somalia
@zaamiyayartadhaladka6720
@zaamiyayartadhaladka6720 5 лет назад
ToP meeye ^Haplihiii ^ HiiL hableed igu saar LikE♡♡♡♡
@seynabmaxamedwwo9391
@seynabmaxamedwwo9391 5 лет назад
😍😍😍😍😍😍😍😍
@azhmeercawil6522
@azhmeercawil6522 5 лет назад
Mamo Beenteed ma ahn Runta ayeey la heysaa Safiyo Muqaalkga waa na soo gaarey xalku ha ahaado mid daggan
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 5 лет назад
Waan kudiinsaday safiyo qali sifiican bay ragii nooga giijisay cimrigaa hajiro
@shuaybmgobyarey7879
@shuaybmgobyarey7879 5 лет назад
Dumar ku waxay garta inaga heleen markay hooyo inoo noqdeen "khalad walba ragaa leh"
@hanadahmed8709
@hanadahmed8709 5 лет назад
Anaguna wxn ka helay garta markan aabo unoqonay
@shuaybmgobyarey7879
@shuaybmgobyarey7879 5 лет назад
@@hanadahmed8709 taasi waa ha la is haysto ilaa aadame hhhh
@quentasha8182
@quentasha8182 4 года назад
@@hanadahmed8709 aabahu dinta islmka rukni raabic ayuu kga jiraa jnada ayaapa hoyadaa lpadeda lugood dhxdeda lgu iri ka doon war hooyo lma gudin lmana gudi karo abaalkeda
@queennawaal2153
@queennawaal2153 5 лет назад
My role model Masha Allah mamo safiyo nolow
@qalbiwanag9476
@qalbiwanag9476 5 лет назад
Safiya tusmo Meeshii laarabad dhiigteey 💞💞💞💞💞💞
@deqaahamedahamed2692
@deqaahamedahamed2692 5 лет назад
Abwaanka heesta qoray he absolutely wonderful 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 Sadiyo waa inaan qali ah 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@zahramoallim42
@zahramoallim42 5 лет назад
Waaaw abwaanad safiyo tusmo guuulayso via haweenkeeena❤️❤️❤️❤️❤️
@muwahibmohamed6151
@muwahibmohamed6151 5 лет назад
Ilove you maamo somaliyed safiya tusmo 👌❤️😘😘
@saeedqooshe6469
@saeedqooshe6469 5 лет назад
Dumarka soomaliyeed xumaan ma gayaaan allaha illaliyo ❤❤❤❤
@aminablock2990
@aminablock2990 5 лет назад
Mmo tusmo hajiro magacaga melwlbo sidaa oga muqo 👍👍👍👌👏❤❤
@amiinohasan6203
@amiinohasan6203 4 года назад
Ws
@amiinohasan6203
@amiinohasan6203 4 года назад
Haye horto horto swiradi
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад
Alaberka xidigi gobalka raga waxba helay viva tusmo inagu hiili afkaga mama tusmo cad nool
@bintihaaji6658
@bintihaaji6658 5 лет назад
Xigmada rer mudug 👌👌💚💚
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 лет назад
Wali haweenka ciyaarta hogaamin labo laacib baa no saftay. Hani uk iyo Safiyo Tusmo Ragga dhulkaan ku jidayna
@laylaibrahim1484
@laylaibrahim1484 5 лет назад
Xigmad Reer Mudug ugu imaw saal qaliya ✊❤💯
@Jama143
@Jama143 3 года назад
Heestu ku haboonaa qofka iminka xumeeyey wlhi waa iska inkaar aduun war raggow gabdhaha sida haloo dhaamo😢
@Xilkasmedia
@Xilkasmedia 5 лет назад
Dumarka somaalidu dahabsanaa ✔💗
@sacdiyocabdi2875
@sacdiyocabdi2875 5 лет назад
Masha alhaan wlhi waakusugtay waxrunta usheegaya waahesheen maama tusmo noolow
@samsamtt3samsamtt360
@samsamtt3samsamtt360 5 лет назад
Allow hadaan dumar nahay waan dulmanahe dulmiga naga saar
@Mariamm34
@Mariamm34 5 лет назад
Safiya tusmo maaamo aad ban kujclahay💪❤💋
@sacdiyomaxamedmaxamed3750
@sacdiyomaxamedmaxamed3750 5 лет назад
safiyo love 👍👍
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 лет назад
Mama safiyo tusmo aad ayaan ujeclahay magacaaa ha jiro mum Alle cimri dheer haku siiiyo Walee silsilada way shidan tahay hadayba safiyo soo gashay 💖💖💖💖💖💖💖 Viva hablaha somaliyeeed👏💖
@fatxicali7453
@fatxicali7453 5 лет назад
Tusmo nooloow in bada meel ayaad saartay ragii isa soo qadqaaday
@safiyoholocow3509
@safiyoholocow3509 5 лет назад
Waaaaw maaasha allah habo afkaaaga caaano lagu qabay
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 5 лет назад
Safiya tusmo magacaag ha raago❤️❤️❤️
@khadroguled1633
@khadroguled1633 5 лет назад
Wow safiyo tusmo jir oo joog full respect 💞💞💞💘💘💘💓💓💓💘
@xidigtagaalkacyo3963
@xidigtagaalkacyo3963 5 лет назад
Wali ciyaarta Dumarka watah. Raggu hal xiraalihi hani uk kama jawaabin. Haddana safiya tusmo baa dhulka kusii jiday. ❤❤❤❤❤ Hablaha soomaaliyeed
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
Xormo ruux kaa mudan Miyaa layska xooraaa❤❤👏safio tusmo 💪💪ragow isken dhiciya he
@hassanabdigure6873
@hassanabdigure6873 5 лет назад
Waaaaaaw hanada waaw top weeye hapo Edo keep going well-done
@yasmiinquruxofficial1188
@yasmiinquruxofficial1188 5 лет назад
Wow Mom safiyo hoyadey mcn samided aaadban Ku jeclahy kuguna kalonahy cadowgena ayaad tirisa Allah haku dowro hapo qaliyey
@faraxsanqaali7655
@faraxsanqaali7655 5 лет назад
waaaaaaaaaw waaka baxsatay safiya tusmo guuuul gebdheheena👉🖒🖒🖒🖒💘💘💘❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋👊👊👊✊✊✊✊👏👏👏
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 лет назад
Wooow wooow safiyo tusmo maamo mhdsnid👏👏👏👏👏👏❤
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 года назад
Tusmo maasha allah fanaanad ka qurux badan ma arag ka labis qurux badan degenaan iyo asturba isku darsatey alow ku dhoor 🤲
@saynabcabdi486
@saynabcabdi486 5 лет назад
sax sax sax safiyo tusmo abkaga caano lagu qabay noiloow walasheey aad baan kuu tageeraa i miss you tusmo
@bayanqali2684
@bayanqali2684 5 лет назад
Maamo sharafleh tusmo alle hakuxifdo ❤️❤️❤️halkedi ayad dhigty
@faatushhennaarts5868
@faatushhennaarts5868 5 лет назад
Safiyo tusmo oo dhexda uxiratay dhulkana kujiiday kuwii naxumeen rabay ee xooga noogu faaney dumarkuba xariir iyo rag karoone qaar ahoo xilkii loo dhibayo kuwii raga loogu deeqay intaba duudka saartaa rabbi inaga dhexbeero ragoo dumarku waa xilihiina ilaalashada inbadan one love somali weyn .....by
@xaliimameere4043
@xaliimameere4043 5 лет назад
waf waf Afkada caano iyo cazal lagu qabay safiyo tusmo gaari dumar salaan kal iyo laab ah aan ku salamay dumarkeeno waa gob waa gayaan xariiroo garashadiyo wanaaguba guuluhu ku beeroo gabi ahaan Aduunyada gees walbey ka joogaan gardarda ka faanoo guusheena jeceloo guud ahaan wax qabasha geeskooda haayee ragow naga daaya waxan gayin iyo hadalada garoorgaa horta gara haqadoo maxuu guule kuku yiri adna aad gartiyo gumeysiga ku faantaa Abwaanadnimadey ka shidan thy vive gabdhaheena guusha ayagaa is kale meel walbaad joogtaan salaan boqortoyo iga gudooma 😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑👑🛍
@fathiabdulkadirmohamed2664
@fathiabdulkadirmohamed2664 5 лет назад
Maama tusmo meeshedi ayaa dhigtay ❤❤❤❤❤
@user-tg3pk6eq4m
@user-tg3pk6eq4m 5 лет назад
gooood halkii lo bahnaa bad dhigtay axsan jwb weyee taani safiya tusmo aad bn ku tageera guul iyo gobaanimo ban ku le yahy
@sahruujabiintiabukar5251
@sahruujabiintiabukar5251 5 лет назад
Safiiyo habo mcn guuuleeyso quruxeey kujeeceeliiiya dhiiiig ugu sharfbanow
@nusiybamohammad4688
@nusiybamohammad4688 5 лет назад
Waaw safiya tusmo Jawa abkuhaboon Ayaad siisay
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 5 лет назад
ar daadihin taada Abdi'Askiriyoow wax la siisto ma jirto Waa run oo Ragga ayaa dumarka xumeeyey %90 sababo badan oo aan qalbiga bini-aadamku jeclaysane raggaa ku kalifey SHAraf baad leedihiin gabadhaha soomaLiyeed sugaantani maaha xifaaltan laga dhex abuurayo ragga iyo dumarkee wa wax faalayn ugu danbayna ragga aya khaladaadka nolosha intiisa badan qaadan doona.
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 5 лет назад
Woow hestaan time bey igu qaadatey inan sugo mudug iyo tusmo nolow zxpeeey tusmo nolow haystaba joogto dheh hellow sanag viva gabdhaha somliyed iyo wilashuba gbdhaha halaga xishoodo
@rajyena7003
@rajyena7003 5 лет назад
Waw boqoroda codka Masha Allah we love you mam 💓💓
@ayuubnaadiircabdinuur2806
@ayuubnaadiircabdinuur2806 5 лет назад
Hablow la'aantiin hoogeena weeyee allaha noo kiin daayo
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 лет назад
Waaaaaaaaaah waaaaaaah inaba caaaadi maaahin meeeel naga saaaar ragaan waashee gabdhaha ximiyo kufsado dilo noooolooooow safiya tusmo👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@anzalmoha795
@anzalmoha795 5 лет назад
Tusmo tusaalaha hablaha marwo horay u soco 👌👏jwb
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 лет назад
Safiya tusmma meel baad naga saartay wn guuleysan hadii aan nahy duamrka wooooooow ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@jecliyaalamanahaisjecel7867
@jecliyaalamanahaisjecel7867 5 лет назад
Tusmo caadi Maha wlhy wan jeclhy Qoftaas hada nah waan sii jeclday 😍😍🥰🥰💋💋
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 5 лет назад
Tusmo hooyo somaliyeed wan ku aminsanahay wlhi hadanahy qepta dhalinyarada gapdhaha somaliyeed big xishmad.
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 5 лет назад
Mudug io hbo Tuzmo o izkaashaday mazha alah😍👏👏👏Hablhu wa wda gob io gacal Alx💘💥💖💖 Anagana xishod io xaziloni dumarba xakim nagu abuuro idinko xag_xagashiyo xumaan ngu wada weli u xuzul duubnaa saan idiin xafidilayn👈👈👈❣❣❣❣❣❣💌🔥🔥
@fartunomar5783
@fartunomar5783 5 лет назад
Masha allah wlhi wdka baxsatay alle hanawada xafido gabdhaha somaliyed ♥️♥️♥️♥️🇸🇴💪💪💪
@Nadahajji3371
@Nadahajji3371 5 лет назад
Wow mash Allah habo tusmo viva gabdhaha somaliyeed
@farhiyacaruush3235
@farhiyacaruush3235 5 лет назад
Wow Masha Allah
@ifrahindho5910
@ifrahindho5910 5 лет назад
Anaguna xishoodiyo xasilooni dumarbaa xaakim nagu abuuro idinkoo xagxagshiyo nagu wada xumaanbaa wali xusul duubnaa saa idin xafidi laheen dumarku wa dahab somaliyeeed💝💞💖💞💖💞💘
@farhanassowe2150
@farhanassowe2150 5 лет назад
Safayo tusmo شكرا اختي
@aadanjaamac6520
@aadanjaamac6520 5 лет назад
Whooo whooo I love you tusmo Ala dhulkey lajartay wey iyo wey.🤩🤩🤩🤩🤩👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@AyanahmedQueen
@AyanahmedQueen 5 лет назад
Aad iyo aad mama tusma nimankan lugaha istakiinka leh iyo caloosha baan u dulqadanaa xuduntii ragan nahay nijaasta
@ramlacadeey2328
@ramlacadeey2328 5 лет назад
Wawarey HBO ayan ahaaaaaa m.a
@cqanibiixi7924
@cqanibiixi7924 5 лет назад
agah is daji hno
@AyanahmedQueen
@AyanahmedQueen 5 лет назад
@@ramlacadeey2328 habo waa tuma
@nimcomohamud1609
@nimcomohamud1609 5 лет назад
Kkkkkkkkk
@samiirkinglove5148
@samiirkinglove5148 5 лет назад
Thankz Abdi azkari tube Taageero Wayne kuu ahay
@hanicadeey7891
@hanicadeey7891 5 лет назад
Fadhigaan uga kacay heestan labo iyo ebar maraysaa ciyaarta anagaaa wadano viva dumarka somaaliyeed❤️💋❤️ thanks Cabdiaskari 😍
@amiraasim970
@amiraasim970 5 лет назад
Waaw eedo safiyo Tusmo we love you more dhal Awdal
@NajibMotivator
@NajibMotivator 5 лет назад
Waa heeso Qiiro Leh waa ruun
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 5 лет назад
Safiya Tusmo tageere buuxaan u ahay.💙🇸🇴💙
@umusalman1037
@umusalman1037 5 лет назад
mar hadey habaryartey tusmo soogashay meesha guusha waa xageena
@phaatiibrahim4084
@phaatiibrahim4084 5 лет назад
Oheey oh habluhu waa lama huraan❣❣❣❣😍😚
@safiyoosman5360
@safiyoosman5360 5 лет назад
Ragow is dhiba intan ka badan wad kashifantihin thanks my sis safiyo tusmo
@muminayusuf2080
@muminayusuf2080 5 лет назад
Safiyo tusmo we love you 💝💗💜💓💖 we hope you have long life!
@axmedcalishiil6321
@axmedcalishiil6321 5 лет назад
Masha Allah my big zizter Respecting ßäfïyä.Tüßmö jir oo joog maamo Habluhu waa Geed hadhwayn HabluHu Waa lama huraan Dunida haweenbaa Xukumi runta haweenb dhiibi Rajooyinka hablaa no Rumeeyn ifka ilah kasakow Haween Ku jognàaH Been iyo Run haween ka sugnaaH Masha Allah ilaahow Haween NoDaaH aamiinta RaaciyaH
@rowdaramla2074
@rowdaramla2074 5 лет назад
Wali anaga ciyaarta wadana viv hablahena safiya maam thanks
@farhiafarah7981
@farhiafarah7981 5 лет назад
Queen Tusmo naga dhici!!!❤️👑
@dagandeeqa4383
@dagandeeqa4383 5 лет назад
Woooooow mansha allah safiya qurux
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 лет назад
Ana Wadada Ayn ku Soo jiraa Asxaabey Saas Uula Socda 🙏❤️❤️💕💕😘😘😘💕
@sacduushmaxamuud4859
@sacduushmaxamuud4859 5 лет назад
Alla.Maama safiyo tusmo sharaf allaha kudhowro quruxey dar ilahay baa kujeceylahaye
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 лет назад
Xudduntii dadkan nahay 😂❤️❤️ Axsan jawab habo tusmo love you ❤️❤️ abdi askari tube ❤️❤️
@shamsamohamudabdullahi4895
@shamsamohamudabdullahi4895 5 лет назад
Hal xidhaalihii Hani Uk oo wali tagan ayaa markle raga ul lala dhacay mom Tusmo jir oo joog 💪💪💪✊✊☝
@hidaayacabdulle5532
@hidaayacabdulle5532 5 лет назад
kkk aniga cabdi askari xayeysiintiisaaa ku heystaaba hore usoco wllky iga weynaYow keep going
@zaamiyayartadhaladka6720
@zaamiyayartadhaladka6720 5 лет назад
Ani XaYaYsiiiS ka USO galabta ka dib ka baxa WaYo silsiladu way midha mcn tee laxan iyo music toona maleh
@hidaayacabdulle5532
@hidaayacabdulle5532 5 лет назад
@@zaamiyayartadhaladka6720 hhhh
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 5 лет назад
Silsiladi hore ayaa kashidhneed talaahi lakin abdiaskari ayaa meesha nagu hayo kkk
@zaamiyayartadhaladka6720
@zaamiyayartadhaladka6720 5 лет назад
@@selfieboychannel8338 really
@hidaayacabdulle5532
@hidaayacabdulle5532 5 лет назад
@@selfieboychannel8338 abdi askari ahaa dhadhan u yeelayao cml asa maraq digaag noqdy kkkk
@ibraahimdonza8716
@ibraahimdonza8716 5 лет назад
waaaw waaan guuleysaney marbey hadey hoyoo safiyo sogashey mshaa allh maamo ilovee uuuuu
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 5 лет назад
Dumar ceeb waa ka sareyaan hooyo apyo habo edo ayeeyo iyo xbb dhamantiin nolada ⚘⚘⚘
@mohamedhassanhaashi9495
@mohamedhassanhaashi9495 5 лет назад
Habloow guuleysta mxaa yeelay hooyadeey mcn iyo safiyo Tusma ba wey idinka tirsanyihiine ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nawaadmoha8071
@nawaadmoha8071 5 лет назад
wooow tusmo wlee wan ka wadanaa✌🙌
@anabhussienjimale6326
@anabhussienjimale6326 5 лет назад
Wow mom tusmo Xaqirada bilista joojiya ina ragoow Full xushmad Boqorada codka style dagnaanta safiya tusmo 👑👑👑👑👑👑👑 Full taageero cml From muqdisho
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 5 лет назад
Tusmo my Actorsess love love u very very fan Queen proud of u ❤❤❤💋 Awesome song miss queen tusmo Hero Abdi askari tube Proud ✊✊✊✊
@xurmo4031
@xurmo4031 5 лет назад
Waaw Masha Allah tusmo sharaf ku waar hablaha soomaliyeed Viva
@amiiratulquluub2252
@amiiratulquluub2252 5 лет назад
Hala Yaa Hala dumarku dhinacna uma lican allow hablaha somaliyed dhawr😘🙏
Далее
SAFIYO TUSMO UMA JABO XASARADAHA OFFICIAL VIDEO 2021
6:59
Tamiga & 2Bad - Tell Me | Official Video Extended
4:45
Gulinur - Yonor (Audio 2024)
3:11
Просмотров 316 тыс.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (audio 2024)
3:26
Просмотров 2,3 млн
KIZARU - OBUZA
2:25
Просмотров 608 тыс.
MACAN, A.V.G - Привыкаю
2:55
Просмотров 530 тыс.
Stray Kids "MOUNTAINS" Video
3:12
Просмотров 3,3 млн