Тёмный

Sanadka Ugu Muranka Badan Xajka | Tarxiilka Boqolaal Kun | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 343   
@Xaali941
@Xaali941 3 месяца назад
Adunka ma so Marin qof ka wangzn Nabi Mahamett Allhu musli cala saydina Mahamett 😢
@User7654suy
@User7654suy 3 месяца назад
﴿فيهِ ءايٰتٌ بَيِّنٰتٌ مَقامُ إِبرٰهيمَ وَمَن دَخَلَهُ كانَ ءامِنًا وَلِلَّهِ عَلَى النّاسِ حِجُّ البَيتِ مَنِ استَطاعَ إِلَيهِ سَبيلًا وَمَن كَفَرَ فَإِنَّ اللَّهَ غَنِىٌّ عَنِ العٰلَمينَ﴾ [آل عمران: 97 - 97]
@SalaadoMaxamed-yc3bs
@SalaadoMaxamed-yc3bs 3 месяца назад
Xaqiiq waaye wllhi ❤😢
@jamafrp
@jamafrp 3 месяца назад
​@@SalaadoMaxamed-yc3bswhat is your plan to be done
@User7654suy
@User7654suy 3 месяца назад
﴿وَإِذ بَوَّأنا لِإِبرٰهيمَ مَكانَ البَيتِ أَن لا تُشرِك بى شَيـًٔا وَطَهِّر بَيتِىَ لِلطّائِفينَ وَالقائِمينَ وَالرُّكَّعِ السُّجودِ﴾ [الحج: 26 - 26]
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад
illaahow Boqortoyada Sucuudiga haysta Allow Xukunka ka wareeji Yaa Rabi
@IsmaelAtlas
@IsmaelAtlas 3 месяца назад
Aamiin yaa rabi
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 3 месяца назад
illahayow waa beentiis ilaahayow Xifdi Boqortooyada Sucuudiga
@sahalyuusuf7790
@sahalyuusuf7790 3 месяца назад
Wax walan😂😂​@@fatumaalijaamac1508
@IsmaelAtlas
@IsmaelAtlas 3 месяца назад
@@fatumaalijaamac1508 ilaahoow jabi boqortooyada munaafiqiinta ah ee yuhuuda taageerta ee culimadii jeelka ku xidh xidhay
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 3 месяца назад
Alle waxaan ka baryaa in madaxda sucuudiga ee wadamada muslinka burburkooda kaalinta ku lahaa allow qabo qabasha la mid ah tii aad qabatay kuwa dunida ku qooqay ee umadaadii baaba'shay ​@@fatumaalijaamac1508
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 3 месяца назад
أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واسترعور اتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والا هم.🇵🇸🤲
@User7654suy
@User7654suy 3 месяца назад
﴿لِيَشهَدوا مَنٰفِعَ لَهُم وَيَذكُرُوا اسمَ اللَّهِ فى أَيّامٍ مَعلومٰتٍ عَلىٰ ما رَزَقَهُم مِن بَهيمَةِ الأَنعٰمِ فَكُلوا مِنها وَأَطعِمُوا البائِسَ الفَقيرَ﴾ [الحج: 28 - 28]
@AsmaAbukar-ex6sq
@AsmaAbukar-ex6sq 3 месяца назад
@khaaliddayib3354
@khaaliddayib3354 3 месяца назад
Xuutiyiintu waa ruwaayad 😂.haday xidhaan xuutiyiinta ceelasha shidaalka sacuudiga ayay duqayn
@عبدعبدعبدعبد-س7ز
@عبدعبدعبدعبد-س7ز 3 месяца назад
Wlhi waa dad sharafleh marke sucudiga edabta barayan iyo imaradka 😅😅
@IsmaelAtlas
@IsmaelAtlas 3 месяца назад
​@@عبدعبدعبدعبد-س7ز😂😂😂
@Meraqueen-vb5hn
@Meraqueen-vb5hn 3 месяца назад
​@@عبدعبدعبدعبد-س7زhaa😂
@User7654suy
@User7654suy 3 месяца назад
﴿وَأَذِّن فِى النّاسِ بِالحَجِّ يَأتوكَ رِجالًا وَعَلىٰ كُلِّ ضامِرٍ يَأتينَ مِن كُلِّ فَجٍّ عَميقٍ﴾ [الحج: 27 - 27]
@XOGSIDE
@XOGSIDE 3 месяца назад
Masarida 1 Milyan Masaari ah Oo wata Visa Multiple entry Oo 1 Year ah rabaan inay ku Xajiyaan waana Taas sababta lo so Tarxiilay. FG: Qofka Wata Visa Multiple Entry Waqtiga Xajj-ka Waxa lo ogol yahay inuu joogo Magaloyinka kale Balse Ma so Gali karo Maka hadii lagu Arko Sanadkan Cid Visa Xajj wadan Waa la so Tarxilayan.
@DreamB0Y1377
@DreamB0Y1377 3 месяца назад
Golden Voice protherkey 0mer inshar 2024 6 12 Galapnim0😊 greetings all S0mali brothers and sisters 🎉
@awaleh23
@awaleh23 3 месяца назад
Wax kale garan maynee ALLE dadka muslimiinta ha is jeclaysiiyan oo is naceybka dhexdooda haka saaro.
@Cabdiqaniabiib-dr9wz
@Cabdiqaniabiib-dr9wz 3 месяца назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@Sharma_cade
@Sharma_cade 3 месяца назад
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@ATTIF22
@ATTIF22 3 месяца назад
صلی الله علیه وسلم🙏❤️
@umutaajudiin592
@umutaajudiin592 3 месяца назад
😭😭😭😭Wn kaxumahey Masaakinta wxa kudhacey lamasaafuriyey
@maryanaa5515
@maryanaa5515 3 месяца назад
Ani sacuudi ku noolahay aabahey imaaday xajka ina la xajiyo an rabay lkn tasrix la an mala ogala wan iska joogay aabe hada mako ujooga wa iska xanuunsanyhy uma tagi karo wadada waa la xiray qoran tasrix wadan ma mari karo askarta wadada buxaan😢
@abdulahiadde5048
@abdulahiadde5048 3 месяца назад
Ardayad miyaa ka tahay mise waa ka shaqaysaa
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад
Tasriz maxaa weeye Abyo ❓
@maryanaa5515
@maryanaa5515 3 месяца назад
​@@Cabdiraxman..Mudug.tasrix waxa waye kar sawiirka iyo magaca iwadanka ka soo jeedo qorta gashane gacantana wax ku xirane hada wadin ma xaji karto xojaayda qorta waxa ugu xiran ma arkino kasa wayee tasrix
@maxamedawjamac8277
@maxamedawjamac8277 3 месяца назад
Maanta anaa ugu horewyay alx
@maxamedabdirishiidcaaqilka3245
@maxamedabdirishiidcaaqilka3245 3 месяца назад
Xajku Waa Fariido Cibaado ,Marka Looma Bahnayn dowladaha Arrimo Kalle Ku Lamaaninaya
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 3 месяца назад
Dowlid Muslim xajka kabilowdi
@clahicqadir981
@clahicqadir981 3 месяца назад
Carabtaan baqtiga ee iswada heysato xajka yaanoogaga qaado
@naam9190
@naam9190 3 месяца назад
Aahey dadka fiican ee is amaan galiya ayagu way ishaystaane waxaa xaqiiqa adinku inaad fiiqan lahaydeen
@CabdirisaaqJini
@CabdirisaaqJini 3 месяца назад
Ogaasho sxb falastiin qiso kaso diyari
@apdiazizkayzeomar1927
@apdiazizkayzeomar1927 3 месяца назад
حفظ الله المملكة العربية السعودية وبلاد الحرمين الشريفين من كل مكروه وسوء ❤
@cabbetaako4070
@cabbetaako4070 3 месяца назад
😂tee tan hada ma ahan dawlad loo duceeyo ilaahow kaqabo kuhaya dawlad wanagsan ugu badal wllhi haday sida kusii socoto xajka xita waa lacanshuraya
@User7654suy
@User7654suy 3 месяца назад
﴿إِنَّ أَوَّلَ بَيتٍ وُضِعَ لِلنّاسِ لَلَّذى بِبَكَّةَ مُبارَكًا وَهُدًى لِلعٰلَمينَ﴾ [آل عمران: 96 - 96]
@najibali8117
@najibali8117 3 месяца назад
Omar inshar please in badan ayan kugu xidhna 2018 ila hada Waxn raba share xirfad inad course iga siiso waa hal course bas wa iga codsi adna ajar aya kugu jira nin dhalin yaro ah ayan waa iga codsi wllo 🙏
@maxamettluqman7736
@maxamettluqman7736 3 месяца назад
ogaansho 2018 ilaa Hadda Kula socdaa ❤
@mukhtaarjama2939
@mukhtaarjama2939 3 месяца назад
Wll igu CAAWI in aad iguso birto wa channel cusub ❤❤ MAHADSANID
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 3 месяца назад
Waawarey sacuudi arabi qalaas wey ku deysay mamlaka sacuudiga carabiga
@fardousaadem1608
@fardousaadem1608 3 месяца назад
aniga wxn xsusta anigo yar inan ku dhumay xajka zaxmo iyo bila nadam marka wn ku rac sanahay in ay nidamiyan wyo dhibka iyo shilki badna aya yaradan hadaa. xta sacudiga dhaxdisa waa inan ad wadata tasrixka xajka 👍🏼
@AbdikafiCumar
@AbdikafiCumar 3 месяца назад
Sacuudi maaha waxa xujaayda qarabaayo ee waakwa kashaqeeyo qaadida xujayda wadankeey donaan ha hatee waa kwa lacagta ka sameey naayo ayagaa asgarta tusayo ogow taa
@AhmedAhmedbinmahamed
@AhmedAhmedbinmahamed 3 месяца назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 3 месяца назад
Allah waxan ka barya inu XUKUMADA SUCUDIGA dhumiyo . Oo mid islaami ah noo dhiso
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 3 месяца назад
Dunido waxay ka baqdaa kuwa naftooda ixtiraam & karaamo u yahay wax iska caabiyo sida taaliban ,xuutiyinta & xamaas
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 3 месяца назад
Wa ay ku saxantahay in nidaam lo yela dadka o visa xajj qofka haysan la diido waxa qalad ah in siyasada bananka iyo la isku lifaqa dadka imanaya xaramka illahay o xajinaya o la xiro insha allah illahay hanaga qabto cidaan xukunta sacudiga cid amaan ah allah ka cabsata talada allaha udhibo 🤲 xutiyinta mahan sida somalida americanka dabada ulusha ama emaratka lkn wa xaram inay baydka allah geyan siyasada allaha so hanuniya musliminta cadabka wa xanune
@ruun14
@ruun14 3 месяца назад
🇸🇦💩💩💩 qashinka qashin dhalay waaye
@KaarloIlm
@KaarloIlm 3 месяца назад
Sacuudi iyo imaraad aduunyo dad waa ku dhibeen
@cabdiqani101
@cabdiqani101 3 месяца назад
Xajka ugu badnaan wuxu qaadi karaa 3 milyan in aan ka badnayn. Bal ka waran haddii lix milyan ama 10 milyan iskasoo galaan. Ilaahay khayr ha siiyo dawladda sucuudiga.
@saynab7503
@saynab7503 3 месяца назад
wuxu raba ha ahadee haduu muslim ah xajka dhaxdisa inla xidho xajki isago kuhira arbushaadna wadin waa qalad
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 3 месяца назад
Omarow walale qisada wiilka yahuuda haysto axmed manasra nooga so waran ilahay isaga iyo inta lamidka ah cadowga ha ka siidayo😭🤲
@dhhol77
@dhhol77 3 месяца назад
Ani waxan ku noolahy sacuudiga sanadkaan ayaan rabay lkn waa ii suurta gali waysy arimahan dartod waliba waxan maqleyna in 2sano xabsi ah cidii lagu arko galleyhy insha Allh waa rajeyna sanadka dambe illahey hano fududeyo ani iyo inta ila midka ah sanadkaan xalka ma sahlaneyn alxmdllh cala kuli xal🥺😢
@Aftinchanel856
@Aftinchanel856 3 месяца назад
Nio sidee sacuudi ku imankaraa❤😂😊
@dhhol77
@dhhol77 3 месяца назад
@@Aftinchanel856 inte jogta
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 3 месяца назад
Adunkan cadaalad matalo tabaryaridena awadeed waa mida Beeralaydena iyo shacabka masakinta diyaaradaha uduqenayan markasta cidkahadshana aysan jirin. 😢
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 3 месяца назад
subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 3 месяца назад
Qolada xukunka sacudiga heso alle umada haka horleexiyo waaa musiibo magaaladan barakesan kuhabsatay 💔
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 3 месяца назад
Kusaliya nabiiga salalahu caley wasalam❤
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs 3 месяца назад
Sacuudiga iyo imaaraatka waa cadowga muslimka kacbada illahay dadka dulmayan illahay haqabto
@saadaqmohamed3376
@saadaqmohamed3376 3 месяца назад
Saudi Arabia 🇸🇦 Waa tuug tuug dhashay dadkii fcn way ka dhinteen yahuud iskugu so hartey
@IsmaelAtlas
@IsmaelAtlas 3 месяца назад
Ha nio
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 3 месяца назад
ma xoolo abaha leeyahay ayey kaa cuneen
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 3 месяца назад
​@@adamsaciid4919 amanadii musliminta logu dhibay ayey ka macashan galadane wa so dhweystan allaha duleya
@apdiazizkayzeomar1927
@apdiazizkayzeomar1927 3 месяца назад
😂😂​@@adamsaciid4919
@YuusufBulbul
@YuusufBulbul 3 месяца назад
Nio madaxda wye dadka wey ficanyihiin
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 месяца назад
Haddii Sucuudigu xajkii ka dhigtay maqaaxi ha la iska daayo in la aadaba!
@الحمدان-ذ2ي
@الحمدان-ذ2ي 3 месяца назад
😂😂😂 Xuuti waxba lagama qaban karo maraykan iyo ingiriis ba khati ka istagay xage jogan sacudi iyo carabta kale waxasi wa ku luqluqanayan Cabdimalik badrudiin alxuuti حفطه الله
@Amatullaah5559
@Amatullaah5559 3 месяца назад
جزاك الله خيرا ❤
@muxidiinmaxamed8238
@muxidiinmaxamed8238 3 месяца назад
Sucuudiga mujirimiin baa haysta lacnad haku dhacdeee
@ayuubcbdi3360
@ayuubcbdi3360 2 месяца назад
Waxaad hubto soo gudbi, mesha inagaa Ku nool, xajka qaabka ay unidaamiyaan sacuudiyanka qof tagay mooyee qof qaaqle kama hadli kro. Tasriix la'aan lama xajin Karo waa sax visa xaj mxey thy micnaheeda !
@Muniir_sm10
@Muniir_sm10 3 месяца назад
Asc Wll Omar, waxaab kugu Xidhanahay laga soo bilabo 2017 ki, waxana ka codsanaya Taarikhaha Juqraafiga ah noo soo badi hadad awoodo wll Mahadsanid
@mahid_ahmed77
@mahid_ahmed77 3 месяца назад
Xaqiiqdi scuudigu wa meel dadka lcg lagag dhaabo, ilahy gurigaga ayd ku cbudi karta, dhagx xun inaad u sujudo mahn. Wxn dunida ka socda wxy ku tusinyn dhamdka noloshn & beenta islamka oso dhamnysa
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 3 месяца назад
Omer inshar maxaadan udhihi karin taas ayaa sax ah ma waxaa noqotay adoon raqiis ah oo carabta haysato.
@farahdahir8554
@farahdahir8554 3 месяца назад
QOYSKA REER BOQOR KUSHEEG WAA QOYS FISQI IYO FASAHAAD KA SHAQEEYA QAASATAN CUNUGAAN MBS WAA CALMAANI XAWAYAN YAHUUD IYO REER GALBEED GACANTA U GALAY OO SACUUDI DHAQAN BADDAL KU WADA.
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 3 месяца назад
Waxaan is waydiiyay sababta ay gadhka u xiirtaan askarta muslimmintu ?????
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 3 месяца назад
Yacni si ayn ugu ekaan muslim ayna ugu ekaadaan reer galbeedka 😂
@xamduali5804
@xamduali5804 3 месяца назад
حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلي الله رأغبون♥️
@hamzaabdillahi1131
@hamzaabdillahi1131 3 месяца назад
Warka waa cadyahay لا حج بلا تصريح
@ARAFADGUEDI-ez6jx
@ARAFADGUEDI-ez6jx 3 месяца назад
War waxan wa tug tug dhashay oo kasameynayo masajidkii ilahay lacag ee ilahay hanaga qabto bro ee xalkeena aan hadajisano
@Mohaa-007
@Mohaa-007 3 месяца назад
Ustaad Baryahan dambe waa lagu waayey
@somalia2730
@somalia2730 3 месяца назад
Arab ayagaa xoogga isku leh
@ghst4487
@ghst4487 3 месяца назад
Somalida xitaa carabta ayee copy gareeyeen iyaga un ayaa iskugu xoog weyn
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 месяца назад
​@@ghst4487 🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂
@mohamoudomar7792
@mohamoudomar7792 3 месяца назад
masarida baytul maqdis iyo muslimiinta falastiin meel cibaado uga dhow ma jirto
@cabdirahman8x8
@cabdirahman8x8 3 месяца назад
‏أستغفرالله العظيم لي ولجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات إلى يوم القيامة يارب
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 3 месяца назад
😢😢umadi musliminta aha ee walalada ahan jiray ee ishecla ma sidhan ba udanbeysay in xita xaramki ilahay lausku dido ax musliminta ilahay haugargaro
@abdilaahiabdi2462
@abdilaahiabdi2462 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 viva xuuti
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM 3 месяца назад
ءامين ثم ءامين يارب العالمين ياالله
@Nabadoon90
@Nabadoon90 3 месяца назад
Xajka iyo dalxiisayaashu waa kala duwan yihiin . Dalxiisayaashu waqtiyo kala duwan bay imanayaan tiradu xajmi kasta waa suurageli karaysaa 90milyan baa xitaa la qaabili kari lkn xajku waa 5maalmood gebigiisuba 5taas maalmood 20 milyan xaramku ma qaadaya ama 10 milyanba dheh ? Jawabtu waa maya
@abdimuhumed8411
@abdimuhumed8411 3 месяца назад
Saudi arabia xajka ilaahay waxay ka dhigeen meek dadka lagu qafasho carabtii jaahilnta ahayd waxa ka xishoon jireen qof xajka cibaado u yimid inay dhibaateyan xajku waxa u dhaxeeya umada ka ka badan 2biilon waa ceeb in la siyaasadeyo qof wadan kale inuu cibaadeysto uga yimid
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 3 месяца назад
Xaramku waaa meel ciBaaDo iYo dampi dhaaF aYaa looTaGaa Lkn kuwa siYaasad iYo hadaLo LiiTa ladhexTaGaaYa xarig kaliYa maahe qoorTa halaGa Guro
@QaalidQaalid-b8y
@QaalidQaalid-b8y 3 месяца назад
Waa ku tagera ❤
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 3 месяца назад
BEEYTKI ILAAHEEY XATAA UMADA LOOMA OGOLA IN EEY XAJIYAAN HALKA FISQIGAGA NIIKADA SINADA QAMRIGA LA GA OGOLYAHAY DOWLADAAN SACUUDIGA EE MUNAAFIQIINTU EEY MAANTA HOGAAMINAAYAAN ILAAHEEY SHARTOODA HANAGA QABTO
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 3 месяца назад
2milyan ee xajinaya ma xoola
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 3 месяца назад
@@adamsaciid4919 20 MILYAN AYAA KA QEEYBGASHAY NIIKADII IYO FISQIGII MAXAA GURIGA ILAA HEEY LOOGU DIIDAY IN MUSLIMIIN BADAN KA QEYB QAADATO XAJKA SANADKAAN WAA MUNAAFAQNIMADA KUWA HOGAAMINAYO SACUUDIGA CILMAANIGA ISKU BADALAY SANADAHAAN DAMBE OO ISLAAMKA IYO DIINTA ISLAAMKA TOOS ULA DAGAALAMAAYAAN
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 3 месяца назад
Xuuti miyay la hadli karaan Ogolaasho la'aan ayay xaji karaan Rag wax iska celiyay dheh
@mustaphamohamet9137
@mustaphamohamet9137 3 месяца назад
Yahuudiga haysta sucuudiga ilaahow cancer Ku rid aanu kasoo kabsan
@maan8746
@maan8746 3 месяца назад
Qadar ado dhaleeceenaayo laguma arko marka sucuudiga isagaa si gaar unecebtahay filaa
@MuayadSadiiq
@MuayadSadiiq 3 месяца назад
Sacudiga wax nadaam ah malahan xajka gaxan tooda ayuu kujira waxaan sugnaa gourtoo ilaheey gacantiisa soo galo
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 3 месяца назад
dalba nidaam ayuu leeyahay hala ixtiraamo nidaamkooda , marka caalamka kale ay joogaan shurucda dalalkaasi way ilaaliyaan waliba yago dulaysan maxay marka ay joogaan sacudiga xajka waliba ilaahay yidhi muran iyo isqabqabsi la idiinma ogolo muranka ukeenayaan🤔
@CiiseCali-z9g
@CiiseCali-z9g 3 месяца назад
Xajka sacuudigu horta lacag muu kasameeyaa uu kutashto😮😮
@halimadirie5301
@halimadirie5301 3 месяца назад
Awoowyaasheen xajka bilaa fiisay ku tegi jireen laakiin maanta xujaydu aad bay u badatay waxay u baahan yihiin nadaam docda hadaad ka soo gasho shaqadii ayaad khaldaysaa sacudiga dawlad iyo shacaba aad bay isaga xil saareen arimaha xajka waana wax ay weligood soo samayn jireen ilaa islaamka hortii oo ay khibrad u leeyihiin ilaahayna u sakhiray wixii kaleba yeelkeede arimaha xajka way ku amaanan yihiin
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 3 месяца назад
waayo dawlada odhan karta maanta anaga shacabkayagii dharginay xajka diyaar u ah inaan masuuliyadeeda qaadno anago balaayin dollar ku maangelinayna🤔ma jirto marka maxay isla waalayaan, war haduu doono sacudigu albaabada ha uxidho, waxba kuma khasaaro oo dhaqaale uguma taagna waxaa ku filan labo milyan oo sacudiyana oo sanad walba xajiya
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 3 месяца назад
Makkah iyo Madinah looma tago dalxiis ee waa in ay dadku maraan dariiqa runta ah ee uu Illaahay ogolyahay.
@naagnool8113
@naagnool8113 3 месяца назад
Sucuudiyaanka dhamaantood waa qashin & dad aan dhiig lahayn o shishiiyaha kalkaala illaa man raximallaah💯 meshi laga rabay dhulka barakeysan ee alle dortay in imatinkeda dadka loo fududeeyo o visadan lacagta badan ah dadka laga dhafo o bilaa fisa kuso gala la dhaho kaliya qof walba qarashka ku baxayo intu jogo iyo tikidka laga qaado ayaaba tarxil lagu sii daray kibirka & xasidnimada ku jirta alle wu arkaa dadkas💯
@abdiazizgofindhe6066
@abdiazizgofindhe6066 3 месяца назад
Zhp waa boqorada ee shicipka maaha zhp si aqoon kujirto wx u balance-gree please mahasdanid
@naagnool8113
@naagnool8113 3 месяца назад
​​@@abdiazizgofindhe6066 shacab yaa tirsada horta walaal wadan ama bulsho marki laga hadlayo kuwa u taliyo baa la abaaraa shacabkana ma heysto cafwan koley shacabkoda xataa nuuc walba ayaa ka buuxa💯
@maan8746
@maan8746 3 месяца назад
Sucuudiga khaladaadkiisa buslee in kahadasho insaaf (cadaalad ma aha) wanaag badan oo leeyahay wanaag waxaa ugu filan in iyaga ow ilaahey xaramka barakesan uxil saaray, dowlada aan dhaliilo keheen malaha
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 3 месяца назад
War inaan ahlu baytka aad aflagdeyo o sucuudiga iyo waahibisamka aad umada ka dhaadhiciso miya warkagu waa lagu fahamyaa nio sucuudigu maanu ahayn kan maanta muslmka dhubatada uu ku jiro kan ugu horeeya
@mohamedshacuur5823
@mohamedshacuur5823 3 месяца назад
Makka furasho labaad bay rabta kufaarti quraysheed qolo kadaran ba maamula
@aliabdi2436
@aliabdi2436 3 месяца назад
Walahi wa ayan darro qabka ay xujeyda sacudi uu ladhaqmao😔😔
@Nabadoon90
@Nabadoon90 3 месяца назад
Xajmiga masjidla xaramka iyo goobaha cibaadada xajka waad taqaan intay dad qaadi karayaan Hadii la yiraahdo tasriix la'aan waad xajin kartaan somalida keliya ayaaba buuxinaysa waayo 800$ waaba ka yaraanaya qarashku . Maslaxada iyo danta ayaa ku jirta tasriixaas baan aaminsannahay anigu
@IsmaciilQanyare-hj7lb
@IsmaciilQanyare-hj7lb 3 месяца назад
ومن اظلم ممن منع مساجد الله ان یذکر فیها اسمه وسعا فی خرابها
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 3 месяца назад
waayo marka cida kharaabka usocota ma sacudiga mise dadka kale
@ShabcanGaxnug
@ShabcanGaxnug 3 месяца назад
Waad gardarantay tabliiqiin ma daciifbaa akhlaaqda ilaali salafi hoyaada
@ليثاحمد-د3غ
@ليثاحمد-د3غ 3 месяца назад
Qadaafi ayaanoolaanlahaa odaygaa hada buuqbaa kadhalanlahaa
@wolfmuro8861
@wolfmuro8861 3 месяца назад
Waa ay saxsantahay dawlada sucuudigu waayo ma qaadayo waxaas oo dad ah xajku dadku iyagu caqli malaha miyaa adiga oo dalxiis u tagay sided u xaji kartaa
@ayuubibrahim2124
@ayuubibrahim2124 3 месяца назад
Garan mayo farqiga u dhaxeeyo rer ahlo suucuud iyo yahuuda
@ThelightoffaithThelightoffaith
@ThelightoffaithThelightoffaith 3 месяца назад
Halaga saaro jaahilnimo ayaad ku caayaysaan ee xajka wado loo maruu leeyahay
@amiinibrahim9761
@amiinibrahim9761 3 месяца назад
Ciidanka sacuudiga "اسد علي وفي الحروب نعامة" waxaan hubaa in ciidanka sidaas wax u burburinaayo ayna hal saac la dagaalami Karin israel Waa ciidan raqiis ah😅😅
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 месяца назад
israil ma ayga dalama USA u dagalama
@markaawi750
@markaawi750 3 месяца назад
Intaas ayaa iga gadan (waa anigoo cumar iishaar ah yaa ahlan wasahlan) allah haku dhowro sxb
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 месяца назад
Nin shar badan oo laga yaabo inaanu calfan kursiga uu sugaayo ayaa fasahaadiya sucuudiga!!
@SalmaanDayibxaashi
@SalmaanDayibxaashi 3 месяца назад
Islaamka Manta Waxa jabiyay Yuhuudiga Yar Ee Sucuudiga Haysta لعنة الله عليك🤲
@ruunmoh
@ruunmoh 3 месяца назад
استغفر الله العظيم
@SalmaanDayibxaashi
@SalmaanDayibxaashi 3 месяца назад
​@@ruunmohRun ban Shege Miyaan Danbabay
@IsmaelAtlas
@IsmaelAtlas 3 месяца назад
​@@ruunmohrunbuu sheegay hadii shaki kaaga jiro adna munaafaqad ayaa tahay
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад
​@@IsmaelAtlasQof muslim ah oo ashahaadanaya lama gaalaysiin karo laabtiisa waxa ku jirana dee ma ogid, ficilada ay samaynayaan way khaldan yihiin lakiin waa daabado ilahay abuurtay oo fursad rabigood siiyay, dhankay doonaan ha u rideen maanta waa aduun barina waa aakhiro, ❗
@IsmaelAtlas
@IsmaelAtlas 3 месяца назад
@@Cabdiraxman..Mudug. Ninka culimadii waawaynayd ee sucuudiga xidh xidhay ee yuhuuda taageersan miyaad difaacaysaa, hada wuxuu rabaa inuu xidhiidh la samaysto israel
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 3 месяца назад
‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا🤍
@XamdaCali-q4d
@XamdaCali-q4d 3 месяца назад
Inta xuumuun bad sheeggtaa intake xuun
@IsmaelAtlas
@IsmaelAtlas 3 месяца назад
Sucuudiga ficilkaa foosha xun ee uu sameeyay inaad dhaleecayn waydo waxay cadaynaysaa inaad tahay munaafaq carabta khaliijka ushaqeeya, xitaa qaladkooda ma dhaleecaynaysid .....
@salahnur6517
@salahnur6517 3 месяца назад
Ogaansho mid ku darso sh ددو dr zaakir wuxuu ku tilmaamay dadka igu cilmiga badan arlada dusheeda marka sidaa ula heeso sh ددو waa caalim wayn
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 3 месяца назад
Kuwan dad caadiya maaha intay dhacayaan yaan la taginba xajka
@SamirAhmed-m1n
@SamirAhmed-m1n 3 месяца назад
Shiicada malaga celiyo xajka illeen waa gaalee
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 месяца назад
Ninkii awood leh fartuu doonuu qoraa kkk
@Seed2494
@Seed2494 3 месяца назад
Hadii bilaa fiise lagu Galo soo meeshu. Fawdo noqon mayso wuu kusaxan yahay
Далее
Как снимали мой клип POLI - Котик
00:37
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Просмотров 224 тыс.
Waa kuma Yaxya Sinwaar! Ninkii hurdada u diiday IsraIIl
10:32