Тёмный
No video :(

Afrocentrism | Loolanka Cusub Ee Afrika | Duulaank Madowga ee Waqooyiga Qaarada . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 121 тыс.
50% 1

Waligaa ma maqashay Afrocentrism , dhaq dhaqaaq isi soo taraayo
21kii bishii 2aad ee aan soo dhaafnay waxay ahayd In ninkaan lagu magacaabo kevin hart in uu xaflad ku qabto dalka masar lkn waala kansalay xafladaas
Sababtu maxay tahay ?
jilaagaan wuxuu kamid yahay taageerayaasha dhaq dhaqaaqa Afrocentrism -masaarida iyo shucuubat waqooyiga afrika ee aanan madoobayn ay u arkaan khatar ku wajahan jiritaankooda .
muxuu maalin dhow madaxweynaha tuunis qays saciid u sheegay hadal lagu tilmaamay cunsuriyad laakiin xoogaa xaqaaiq ahna xambaarsan oo ah : wuxuu yiri qays saciid
waxaa jiro qorshe gumaysi oo lagu qabsanaayo waqooyiga afrika , dadka ku nool carabta iyo amaaziiqa .. madow lagu badalaayo …
shirqool taageero ka helaayo wadamada galbeedka gaar ahaan faransiiska
hadal keenay in xiriirka dalka tuunis iyo wadamo badan oo afrikaan ah xumaado
muxuu abi axmed ugu soo cel celiyaa niil afrikaanka ayaa iska leh , asagoo masaarida aanan u arag afrikaan
kusoo dhawaada mid kamid ah loolanada cusub ee laga yaabo in aadan aad ula soconin … laakiin holcaayo
in aad madowdahay cadahay jaale tahay qaarada aad rabto ku nooshahay muhiim ma ahan : markii la fiirinaayo aragtid islaamka ee banii aadamka waxaa jiro qiyaas ah -
inna akramaum .. waana mida aan raacayno
arrinkaan goormuu soo baxay : marka hore ma ahan mid cusub inkastoo maalmahaan ol ole weyn uu sodo
hogaaminaayaana inta badan jilaayaasha madow ee maraykanka malaayiin lacag ahna ay ku bixiyaan
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 756   
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 Год назад
Muslimad soomaali ah alxamldh Waxii Muslim ah ee aduunkana ku nool waan jeclhy ha cadaado ama ha madoowaado ❤❤
@MERCURY_PLANET
@MERCURY_PLANET Год назад
Taasaa xaqiiq inta qalbigooda cuqdadu ka buuxdana ilaahay ha soo hadeeyo
@Gurmad98
@Gurmad98 9 месяцев назад
Mashallah
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Год назад
Rabi hanagu gaar siiyo Ramadaanka cimri dheer iyo cibaado suuban aamiin hahilmaamin in aad dhahdo aamiin 💥💥❤❤❤❤❤
@cabdiraxmaanidirismaxamed684
اللهم بلغنا شهر رمضان المبارك
@alicade9233
@alicade9233 Год назад
اللهم امين
@SomaliNews699
@SomaliNews699 Год назад
Aduunka wad layaabe Maalinba Waa jaha Cusub lkn kudadaal Sidee Aad uwajahi laheyd Malintaas ❤
@realog2022
@realog2022 Год назад
🗣️Golden voice 🎤ustaad cumar 😘🥺
@istareexkader1679
@istareexkader1679 Год назад
Dls diyaar ma tahay hada siuoooooo
@ridwaanadeer143
@ridwaanadeer143 Год назад
800k coming soon insha Allah 🎉I can't wait
@mohamedcasayr6855
@mohamedcasayr6855 Год назад
😊
@mohamedcasayr6855
@mohamedcasayr6855 Год назад
😊😊😊😊
@mohamedcasayr6855
@mohamedcasayr6855 Год назад
😊
@mohamedcasayr6855
@mohamedcasayr6855 Год назад
😊😊😊😊
@mohamedcasayr6855
@mohamedcasayr6855 Год назад
😊
@Hillin25
@Hillin25 Год назад
❤ walaal cumar. Mahadsanid. Waad ku mahadsan tahay waqtiga aad ku bixisey.
@noraabdulaahi2620
@noraabdulaahi2620 Год назад
Waxaan rajayn lahaa inay u fakeraan wiilasheena ama rageena soomaaliyeed sida Cumar oo kale. Waxaan chanelkan ku xirnaa ilaa 2018 waxaana u qirayaa inuu si geesinimo leh uga hadlo waxyaabaha liita ee wadankeena kajira.Cumar,wllkey, ilaahay haku xifdiyo amiin
@arahmandodoo2196
@arahmandodoo2196 Год назад
Way aa carab u tageera isagoo aniga hormarka iidaya ha iska dofacan africanka
@noraabdulaahi2620
@noraabdulaahi2620 Год назад
Pointiga na quseeyosoomaali ahaan waa somalida Ethiopia. Inaad fahantaan rajaynayaa.
@abdiwahidmahad2971
@abdiwahidmahad2971 Год назад
@@arahmandodoo2196 muslimiinta walaalo waye Ethiopia iyo Kenya cadowgaaga ah
@mustafmascuud5095
@mustafmascuud5095 Год назад
@@arahmandodoo2196carabta ayaga kugu diin ah oo ku dhow african kiristan cadiwgaga ah hada rabto raac
@najibab2138
@najibab2138 Год назад
@@mustafmascuud5095 carabku intas miyu kula aminsan yhy mise aswad xun oo in la adoonsado u nool ayu kula dhaqma! Carab haday walalnimo diimed iyo mid qawmiyad wax cid ugu tarayso ado dabo madow oo african ah ha niyeysan ee walalkoda suuriyanka, ciraqiga, yamaniga, libiyanka iyo falastinigay u tari lahayd! Dee carab kaliyana muslim maha ader ee qawmiyada carab la idhahdo iyo dadka madawga ah ader ka madow igu kor dil carab xun oo saanta maraykanka ah hayla iman qadiyada muslimnimada ader over 2billion halagu wada dhaqo carabta marka layska dhicinayo muslimnimo inay ku qarabtan yan laga aqbalin
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Год назад
wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰
@user-tm8db3cv5c
@user-tm8db3cv5c Год назад
Sallalaahu alayhi waslam
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Год назад
Scw Scw Scw ❤❤❤💯💯💯
@abdikadiralli
@abdikadiralli Год назад
Somali illahay bogooda burcad ha isku mariyo waxa markan maqlo iyo Ethiopia oo cadawgeena ahayd waligeenba hadana ah iyo sidan nahay waa niyad jaba walahi from Hargaysa 😢
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Abowe somali darood intu kujiro israci meyso iyaga cadow somali iskaga digay umadi xasuqay taloyinki somaliyed qabyalad kuqoro
@Anshax___x77
@Anshax___x77 Год назад
@@anushacharlotte7406 😅😅 wa idinku jireyna idinka biximeyno
@fivehinomohmed3351
@fivehinomohmed3351 Год назад
Somalinimo waa muqadis jigjiga gaarisa waa muqadis ❤
@abdirahmanabdullahi-hj6ro
@abdirahmanabdullahi-hj6ro Год назад
M.a wllo
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Diridhaba iyo harar xge utagtay
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Diridhaba iyo harar xge utagtay
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Год назад
@@anushacharlotte7406 walal malagaqaadey somalida halkaa ku nool dirdhabe koley waan ogahay harar in laga qaaday
@maxamadcabdisalaan9967
@maxamadcabdisalaan9967 Год назад
Somaliyada weyn ayaan aaminsanahay oo majirto dhul aan uqoonsanahy in ay Ethiopia leedahay sidoo kale Kenya Waxaana rajaynaa in aan kashaqeyn doono sidii aan uga miro dhalin lahaa fikirkeyga Waxaana ku hamiyaa in aan noqdo madaxweyne somaaliyeed Waxaana layaabaa fulaynimada siyaasiyiinteena iyo maan gaabnimadooda iyo in aanay umuuqan wax aan hunguri ahayn Alle hanaga saaro dhibaatada🤲
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 Год назад
اللهم بلغنا رمضان بأفضل الحال
@dmohamed
@dmohamed Год назад
Waxaan salaamayaa Soomaalida aamminsan Soomaaliweyn. Waxaana ku qoslayaa Soomaalida aamminsan in ciidammo shisheeye nabad u keenayaan.
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Год назад
سبـــحان الله وبحمـــده سبـــحان الله العظيــم ٠ ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 Год назад
adeer waa in carab iyo madaw loo kala baxa hadii aan Somali nahay kama qayb nihin madaw ama carab I'm Somali great
@arahmandodoo2196
@arahmandodoo2196 Год назад
sax somali naga badan
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Год назад
Saasaan kugu taageersanahay soomaalinimadeena naga badan. Carabna waxay noo arkaan dad aan wax ahayn afrikaantana sidoo kale One soomaali 💪💪💪
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
Somali wa kushiti Africa madow ah taarikhdada baro Bantu Africa wa madow oo walalo aya nahay
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 Год назад
Mar kasta meel kasta I'm Somali great
@abdalla9814
@abdalla9814 Год назад
​@@fnw8688 ka sheekee Somalida aan madoobayn ee cascas 😅😅 ee Hawiye iyo Daarood iyo Isaaq qabiil walba leh Mida kale Somalida iyo Kenyan ku ma isku eeg yihiin 😂😂 Maya African waa nahay lkn madaw ma nihin 👊
@YaxyaSinwaar
@YaxyaSinwaar Год назад
Gumeestaha Itoobiya..🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🇸🇴🇸🇴
@cabduraxmannourcusman-cz9hs
Asc wr wb wll inshaar cumar allaha ku barakeeyo runtii waxyaabo baden ayaad soo gudbisaa oo bulshada u fcn baraqrugna u ah Lkn wll kasoo hadel dhulkii ay ethiopia hysety ee soomaalidu daganyd qorshe ayay ethiopia qaadety ah in soomalida gabi ahaanba laga saaro dhulkaas Horey waxa loo qaatey baabili jinacsani balbalyti oo ay oromo hoos gysey ethiopia dadkii soomaliyeedna wixiii ku gaadhy waa la ogaa 3xdan sanee u danbysayna 3 magaalo garba ciise cundhuufo iyo cadayti ayaaa soomalida laga soo kiciyay laguna xasuuqey iyadoo la adeegsanyo canfar Wll dhulkaas waa tagayaa ee kasoo hadel si ugu yaraan loogu baraarugo
@ismailmohamedyusufalonepoi3190
Calmiga allaha kusiyadiyo intan ka fa'idayna allaha ka ajar siiyo ustaaad🥰
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Runtii aad baan ku taageera walaalkay guulayso Aduun iyo Aaaqiro ba i.a ❤🥰
@aadanaadey6558
@aadanaadey6558 Год назад
Anigaaba aaminsan in African ay ahaayeen Masaaridii hore.
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 Год назад
Same anigaba saasaan aaminsanahay masaarida iyo carabta Afrika deggan iyagaa diidan oo neceb in African lagu tilmaamo
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
@@pharthuzdiamond8476saax waye Afican ayey ahayen masariidi hore oo wa laa haya tariikhda lkn carabta ayaga aya cunsuri nimo uu dhiidan lkn ayaga aya maynoorti ku ah Africa. wax ma cunsuriyey karan
@adoniyaya7307
@adoniyaya7307 Год назад
Wa runta dhee Arabta wey so dhaxdhay
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Faraacin waligood wa jireen somali kaso jeeda
@mohamadabdulrahman6802
@mohamadabdulrahman6802 Год назад
waa sida sxp weligayba wan aminsana, xitaa waxn aaminsNhy in somali kasoo jeedan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Golden voice ❤🏅💯
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah Год назад
Respect omer inshaar casharada sidaan ulasocdo m.sha allh🙏
@abdifataax1699
@abdifataax1699 Год назад
Mansha allh Illahay caqliga haku daayo cumar inshaar. Mida kale kevin hart muu america madowga ku nool wax u taro intu bakhbakh Egypt ula imanayo .
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Год назад
Ancient Egyptian waa kushetic African saxib..Wa Somali,Oromo,Afar,Beja iyo Sidamo..Afsomali iyo afka ancient Egyptian waa afsomali..Aar wa Aar libax.
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Год назад
Mowduuc muhiim ah ayaad ka hadashay waad ku mahadsantahay soo jeedintaada wanagsan
@maxamedweli3913
@maxamedweli3913 Год назад
cumar inshsar ilahay janada ha ku geeuo. nin aad u caqli badan❤❤
@yussufmnurie7442
@yussufmnurie7442 Год назад
Saaxibkay Cumar inshaar waan ku salaamay جزاك الله خير الجزاء
@iimaanabdinorarab6266
@iimaanabdinorarab6266 Год назад
Wacyigaga sareeya wax weyn ayuu noogu fadhiya cumar hadan nahay dhalinyarada soomaliyeed ee an codkoodu meel fog gaari karin allaha ku xafido wll 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@calikaafi1400
@calikaafi1400 Год назад
Anaga kasoomali ahaan Taas kama dhageysaneyno Anaga islaanimada ayaa Naga bdn midab ma caabudo
@sadecarured92
@sadecarured92 Год назад
💯💯 carab waxba kumalaha qaarada madow anakaa leh qaarada Ethiopia waa magac diimihii hore lagu sheegay oo laga wado dadka dhuudhuuban ee madow
@MOMiAWESOME
@MOMiAWESOME Год назад
Viva Ogaansho guuleyso waliga Somali Ayaad tahay ❤wlal
@caydaro1664
@caydaro1664 Год назад
Runtii muuqaalkan waxaa ka muuqata qaab diyaarin heerkeedu sareeyo wax badanna waa noo iftiimiyay mahadsanid walaal Cumar.
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 Год назад
Adeer, somalida dhulkooda oromo iyo cafar boobaysoo ee somaligalbee kahadal intaade masar ,iyo wax kalee nuku wareerinayo
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Год назад
Mawduuc tayo leh laga soo Shaqeeyay masha allh
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Год назад
Afrikaannimo ma aaminsani sidoo kale carabnimo ma aaminsani ee Soomaalinimo iyo Muslinimo ayaan aamisanahay. Qofku hadduu muslim yahay oo dalkiisa jooga oo dalkayga Jamhuuriyadda Soomaaliyeed dhib ku hayn aad baan u jeclahay laakiin dalku hadduu muslim sheeganayo haddana uu Soomaaliya dhib ku hayo cadow baan u arkaa Sida ( isutagga Imaaraat-ka ) iwm Dalka Soomaliyeed🇸🇴 in Shisheeyaha laga kexeeyo sida ciidamadda Afrikaanka iyo shacabka Oromadda ee magaalooyinka waaweyn ku soo badanaya ayaan mar walba ku taamaa. Itoobiyaanku waa kansar ku beeran geeska afrika
@abdalla9814
@abdalla9814 Год назад
❤❤❤❤❤ boqortooyo si wacan baa u hadashay indr
@bobbybrown1726
@bobbybrown1726 Год назад
Carabtu waa cadawga somalida ilahay ha baabiye
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 Год назад
Beentaa ma ahan
@abdalla9814
@abdalla9814 Год назад
Sheeg siday cadawgaaga ku yihiin 😂 Ethopia iyo Kenya oo dhul naga haysta oo waligeen xasuuq inagu hayay cadaawadii waa ka Soo leexisay Carab oo waxba noo gaysan baa ku Soo leexisay 😅 Jaajuus Ethopian maa tahay nio waa kaa shakiyee
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 Год назад
​@@abdalla9814 carabtu waa cadawga soomalida taad maa diidaysaa maanta waxa taariikh aan lahayn yaman baa la siiyay ee indha kala fur maskiinyow
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Год назад
Ogaansho lagend golden voice 😂😂❤
@caaqilkakampala1448
@caaqilkakampala1448 Год назад
Carabtiii ka imaday bariga waxa la jooga waqtigii eey dib ugu laban lahayen mesha ey ka imaden north Africans belongs to black people
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
Exactly 👍🏾
@Madasha33
@Madasha33 Год назад
Mahadsanid Omer inshar
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Год назад
وعليكم السلام اخي الكريم اسطوره م🙏🤍🤍🥀🫀
@mohomedjamac280
@mohomedjamac280 Год назад
Omar inshaar macalinka dhalinyaro badan🎉🎉
@xarago4559
@xarago4559 Год назад
Soo duceya in ilahay puntland dowlad kadhigo somaliyey❤
@Yahyebashir2012
@Yahyebashir2012 Год назад
Cumarow kadaaa sxb sawirada kalada ka sameyeen anmiyada oo aad xagaan ku soo bandhigeysid sababtoo ah ka Muslim ahaan marka aynu maqalno muuse cs waxa qof ka ku soo dhacaya mankiisa waa sawir beenaadka galada faafiso Marka al xaasil hadal ahaan u sheeg Mahadsanid
@awaalemohamed
@awaalemohamed Год назад
Wlahi wan kula qabaa arinkaa
@faridaaxmed4863
@faridaaxmed4863 Год назад
Waa arkay arinkaan koleey anaga waqooyiga afrika lasafaneena sbbto ah aayga hdii laga soo taqaluso anaga kuxigna😅
@asiyocalicaduur
@asiyocalicaduur Год назад
Iyagu dowladu adag bay leyihiin lakin anaga ayaa ugu liidana oo 30 sano is xasuuqaya
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Год назад
Waa saxanthy😂💔
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Год назад
AFRIKAAN dagaalami kara intee ku aragtay 😂 haddeyba masar oo dowladihii kale u bootaynayaan waa dad cirka roob ku og
@alimo3011
@alimo3011 Год назад
runta 💯. 5 sano waxaan isku dayayaa inaan somalida fahansiiyo. anigu ma difaacayo carabta ku soo duushay waqooyiga afrika. laakiin waxaan ogahay inaan ku xigi doono ka dib marka ay dhammeeyaan Waqooyiga Afrika iyo Suudaan
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
@@alimo3011 ha wlh anaga kuxigna taas shaki kuma jiro ethiopia waxayba no aragta ina dhulka sharci daro.kujogno
@HRU20209
@HRU20209 Год назад
We welcoming this activities, Africa continent for Blacks..
@Mu-mina123
@Mu-mina123 Год назад
Dadka madow uunbaa ah kuwa dadka isku diraya, carabta iyo soomalida ma arag mid cunsuriyad wada balse dadka somalidu halka ay ka liitaan waa qabyaalada😔
@Faadumo455
@Faadumo455 Год назад
Haa hadi carab la tashtay Somalia xge jogta
@anishabantu780
@anishabantu780 Год назад
Madaw maahid miyaa😮
@Mu-mina123
@Mu-mina123 Год назад
@@anishabantu780 hadaad africa ku taalo madow miyaad tahay carabta africa ku taala madow miyaa caqligaagu waa sidee mise ma ii sheegi kartaa hadaad madow isku haysato
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 Год назад
Somalia waa dal Carbeed oo muslin ah hamigeynuna waa inaan furano magalada Adisababa 😊 I.a
@hanadsomali4022
@hanadsomali4022 Год назад
Adosababa maxaa jiro 😂😂
@hanadsomali4022
@hanadsomali4022 Год назад
Adosababa maxaa jiro 😂😂
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Год назад
Somali waa Soomaali 😂
@ziizoziizo3553
@ziizoziizo3553 Год назад
Somalia dal carbeed maaha af carabi kuma hadalno dhaqan carbeed ma lihin diinta oo qudha ayaan wadaagna.
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Год назад
Caraboow, anaga carab ma nihinee is daji 😂😂
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Год назад
Waa sax aniguba waxaan aaminsahey in dadka carabta ah ee qaarada afrika ku nool ay yihiin kuwo xoog ku qabsadey mustaqbal kana laga adkaan doono Xadaaaradii faraaciduna ay aheyd mid madkw ah
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Месяц назад
Yeah
@AbdirahimNasir24-tx9ix
@AbdirahimNasir24-tx9ix Год назад
Alle bisha ramadaan hayna gaadhsiiyo inshallaah ❤❤❤
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 Год назад
Waa sheeko waali ah oo la rabo in qaarada africa lagu burburiyo, Africa dadka midabka madow kaliya maleh.
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
Qarada Africa 95% dadka leeh wa African madow ah afar wadan oo carab ah asal ahan xata madow aya dagan marka qarada Africa wa qarad madow taasi wa wax iska caad
@M.khaliij.
@M.khaliij. Год назад
Somalida wax weeyn ka qaldan waligay ma arkin dad adi ka litoo ku ilalinaayo..wadan la iska so galaayo wixi la raba laga sameysanyo waligey ma arkin dad an dalkoda jeclen qabiilka bes ku weyn
@encrypted983
@encrypted983 Год назад
Aniguba iima Arkaan in Aan African ahay. African waxay u yaqaanaan jareerka sanka iyo Afka balaadhan qudha. Qofka midabka furan/maariin ama casaanka ku jiro ee timaha dugusha leh ama gardhaha uma aqoonsano Afrikaan. Bari aniga iyo Arday Kenyaan ah oo madoow naloo qaaday (Nice, France) oo seminar iyo internship naloo sameenayay. Ayaa Ardayda Africanka meel laisu geeyay. Caadi ayeey ii cunsuriyeeyen. Cadaankii iyo Brazilian-kii ayaan iska dhax galay. Markaan la qabsan waayay jareertii aan la so'cday.
@maankaabdi580
@maankaabdi580 Год назад
Iyagoo noocas ah miyeyba ku cunsiriyeeyin waa walatay africa
@malmohamud1465
@malmohamud1465 Год назад
Kkkkkkkk maseer lee waaye waxaas way dhacdaa
@abdalla9814
@abdalla9814 Год назад
😂😂😂 war waa sidaa African waxay u yaqaanaan Jareerta madaw ee Sanka wayn mida kale dad Somali ah oo leh Anigu African baa nahay Sababtoo ah waa madaw nahay Yaa yiri Somali oo dhan baa madaw Somali mid madaw iyo mid cas ba waa lagaa helayaa eh 😂
@encrypted983
@encrypted983 Год назад
@@abdalla9814 Walaalkay waa maariin aniguna Midab Cas ayaan leeyahay! Labada walaalaha ah xitaa waa kala midab somaalidu.😅
@viozone
@viozone Год назад
Africa way dhamaatay waa yahiin shaarka islaamka lagu dhici jiray carabta hakulaabtaa saxarihii ayka yimaadeen
@kdeerowsheekhxasan
@kdeerowsheekhxasan Год назад
Waligaaga afsoomaaliga rasmiga maku hadashey maay waa af African African wadmahsantaha haku hadli mahaayele af shisheeye
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Год назад
Walalo qoraalka toosi
@capitanoaya5367
@capitanoaya5367 Год назад
Wish u 1 M soon ia🆒🙏💯❤️
@NSalah2006
@NSalah2006 Год назад
Wargelin xiiso leh❤Aduunkan lays qararamsanayo Somali-maryooley na iyagaa isku mashquulsan! ALLAH noo sahal.
@fuaadabdi-rk2jp
@fuaadabdi-rk2jp Год назад
Waa sax ma jiro qof bilaa qorshe ah iskaba daa dowlade balse inagu waan ka dhega la'nahay siyaasi iyo shacabba!!!!
@muxumedcabdulahi6447
@muxumedcabdulahi6447 Год назад
Africaanka waa khatar waxaana sii khatarsan qeybta muslimka hadii KACDOON layidhaahdana xitaa waxa ay hirgalinkaraan ISLAAMKa IN LAGU DHAQMO😮😮😮☪️✊
@YaxyaSinwaar
@YaxyaSinwaar Год назад
Kusali nabiga N.N.K.H scw💗💗
@alahayowarligeygukiiisraac4225
Soomaali ayadaa is dileysa cadowga isku dirayana waa u walaalo caawinaya hhhh caqligu hashaqeeyo 💕🌺🇸🇴🍀👋
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 Год назад
African faa'iido maleh waa dameero fransiis u raran Alxam Soomaalinimadu waa qaali
@zakirboss143
@zakirboss143 Год назад
1945 Ayaa dhulka lagu wareejiyey Ethiopia , kastoo go aankan la gaadhay shirkii Berlin ee 1884-1885. inzha alllah gacanta Somalida ayaan soo galin doonaaa 2045 .
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 Год назад
Xaqiiqo cad ba sheegtay caawa! Tusaale habeenki ay ciyaarayeen France iyo Morocco waxa jiray yar asxaabnahay oo Cameron u dhashay wuxuuna tagersanaa 🇫🇷 sababtana wuxuu Dhahay kuwaanaa madow ah faransiisna ku hadlo oo maba aaminsana Northern Africa xitaa Somalia ahaan inoma aaminsana african Africaan walba oo france ku hadla aad iskaga jira waayo diin ma fiiriyaan just colour
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
Somali wa African aqoonsi yaa ka rabta wax tahay kuu faan kushiiti Africa aya tahay ayagne wa Bantu Africa
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
@@fnw8688 kushitic ma ihi faraciin masari ba ahay
@CHAOS__1-s9s
@CHAOS__1-s9s 7 месяцев назад
Viva afrocentrism😮❤
@anishabantu780
@anishabantu780 Год назад
Afrocentrism waan wataaa👍❤️
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Год назад
Ma sh Allah ustaad omer hambaĺyo waxad mar walba so bandhigta wax dadka anfaca o taarikh & wacyigelin ku saabsan Allaha ku xafido ustaad.
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 Год назад
Wad Ku Mahadzanthay Zhp Barnaamijaha Nala Wadaagto
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 Год назад
Maalmahan masaarida xitaa dadki madowaa waa naceen lkn anaga walalaheen tahiin nadhahaan jamacada 😂
@zirhamsa
@zirhamsa Год назад
Inagu madowga africanka manihin de madowgeenu waa kii faraaciinta
@Moryanka01
@Moryanka01 Год назад
ku fan wxa thy african kuma kala jecla lkn wxay raban in aad nacdo dadka kugu dhiga ah ee africanta kle hadu arko arab kle oo ka imaday ciraa adiga wuka taga midka masriga ah
@Abdirahmano
@Abdirahmano Год назад
​@@Moryanka01 wallo African igu dhiig maaha , Arabna sidoo kle somali kaliya igu dhiig ah wxa kale kalama jecli aniga
@Maslah111
@Maslah111 Год назад
Anaga muslinimo ayaa naga badan cadaan iyo madaw waxba nagama galin
@Moryanka01
@Moryanka01 Год назад
@@Abdirahmano niyow Baritaan Samey sido kle Sida Cadiga ah Your color skin dartiis ayay Carab ku dhahan Ya cabid ama adonow halka midka Africanka ah ku leyhy My Blood marka dhahdo i am not african
@Abdirahman_ali17
@Abdirahman_ali17 Год назад
Waa dhab faraaciyiintu madow ayey ahaayeen, sooyaalkii madowgana Waa la dhalan rogey, Waana bogaadinayaa iney dadkeena madowga ah, Badankood baraarugeen, afrika wiilka madow kaliya iska leh.
@abdalla9814
@abdalla9814 Год назад
Anaga ma madaw baa nahay markaa 😂 yaaa kugu Yiri Somali waa madaw Faysal Cali Waraabe ama Cali Cosoble iyo Raila Odinga ma isku eeg yihiin Anaga Madaw ma nihin 👊😂
@nuurnuur5762
@nuurnuur5762 Год назад
jazaakallahu qeyr ummadeenana kuwo xaqiiqda jirta kuboraaruga alle haka yeelo allow soomaliya midee iyo dhammaan islaamka shiyeeye kastana allow nooga saar dalkeena kama nihin raaliyee aamin ya allah allow madaxdeenana noo hagaajiyoo ka yeel kuwo garta danta ummada iyo dalkaba aamin ya allah.
@faisamusse8522
@faisamusse8522 Год назад
13:12 thank you 🇸🇴💪💪
@safiyoabdulkaadir7323
@safiyoabdulkaadir7323 Год назад
Kusali nabi muxamad scw
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Год назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤
@najahco5528
@najahco5528 Год назад
Mashaa Allaah walaalo warar fiic fiican baad noo keentaa jazakallah ❤
@asadabdullahi511
@asadabdullahi511 Год назад
Madowga kirishtanka ayaa aad oga halis badan cadaanka . waa dad xagjiriin Muslimiinta aad uneceb
@mazarimedia8222
@mazarimedia8222 Год назад
waxaan kahelaa qabka aad usoo idhitigaraayso⏰🔴
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Год назад
Dowladaha carabta ayaa ki dhihi jiray yuhuuda 1948 ilaa 1980kii dowlada ku-sheega israaiil laakiin hadda yiraahdo dowlada israaiil...
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 Год назад
Waa sax carabta dagan africa inay muslimiin yahin lkn ayagaba kama liitan cadaaknka waxay nagu cilaan markan wadamadooda joogno kalarkeena madow xitaas somali ahaan ama Muslim ahaan noma tixgaliyaan anaga aragnay cunsuriyadooda xad maleh cixtaa gaalad cad cad ayagaa kadaran
@maxamedmacalinabukar
@maxamedmacalinabukar Год назад
Comarow adega madax weyne iskusoo sharax🙏
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 Год назад
Soomaali waa soomaali qaarada afrika ku taalo dadkeedana african yihin oo muslimiin ah Alx
@xuseenfadal
@xuseenfadal Год назад
Hadal wacan.
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh Год назад
Africa waa qaarad ma'aha wax la gu abtirsado Ruush dhahaayo yurubiyaan ayaan ahay ma jiro ka la saaraa abtirka iyo qaarada somali african dhalad ah weey jirtaa Laakiin soomaali oo dhan african ma'aha .
@xuseenfadal
@xuseenfadal Год назад
@@sirajalfaqeeh soomaali oo dhan waa afrikan
@Kendndnd
@Kendndnd Год назад
Afrocentrism waa run faraacinadana waa madoow
@maxamedsnw3664
@maxamedsnw3664 Год назад
Dhoore War orod bandaging ku noqo beedeyo😅😅
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 Год назад
Muuqaalkaan carab baa maalgalisay
@khaalidabdikhaalidabdi4795
@khaalidabdikhaalidabdi4795 Год назад
Carabta wa dad muslimiin ah oo walalo nahay
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Год назад
Cumar inshaar sxb masaaridii hore dad madow ayay ahaayeen, ramses 1 ramses 2 iyo boqoradii masar ee hore madow ayay ahaayeen, carabta sida yuhuuda falastiin u qabsatay oo kale bey usoo dageen.
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Год назад
Madow west African miyaa umaleesaa😂💔 Masaarida hore midabka Reddish brown bay lahaayeen lkin ilaa iyo hada way leeyihiin ee qaarkooda baa dad kle is guursadeen
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
@@abshirabdirahmaan6839 wa riyooneysa masar faracin& qibdhiyin dagnaa wlina ayga dagan ma gartey luuqada xlga islaamka qaatey waayo saxabiga cumar bin caas furtey luuqad carabi lgu hadlo hadlo carab lguma naqdo Suudan wa ku hadsha carab ma ahan & jaad ku hadlan carab ma ahn
@alimo3011
@alimo3011 Год назад
maxay ka khusayso haddii ay ahaayeen madow ama cagaar??
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Год назад
@@abdirahmanhusien6174 aniga maa ku dhahay masar waa carab waa Qibti waan oghy
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
@@abshirabdirahmaan6839 qabdhi ma ahan qabil carab lkn wa dad cad luuqad carab lguma naqdo midab qabilda la carabyey wey badn yhin Kildaaniyin ciraaq dagan & kalaaniyiin suuri qibdhiyin masar & bar bari& amaziiq dagan Al jeeriya & liibiya & tuunis & marocco sxb
@Justqamdac
@Justqamdac Год назад
Allahu akbar ❤❤❤
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Год назад
Mahadsanid wll cumar
@Fowzia69
@Fowzia69 Год назад
Waa run Kevin hart wuxuu sheegaayo Egypt waa faraha ii tiii oo madow ah dadka hada ku nool maaha Egypt sax ah waaa GREECE IYO ARAB asalkoodii marka madowga way dileen way qixiyeen
@idirisjama
@idirisjama Год назад
qisooyinka magaalooyinka inoosoobadi walaal❤❤❤
@bisle4227
@bisle4227 Год назад
Afrocentrism💪 Omar inshaarow sidii qof Carab ah ayaad u hadlaysa. Somali ahaa waxaynu nahay madow African.
@abdalla9814
@abdalla9814 Год назад
Bantu ga sida KENYA iyo ISAAQA Hargaysa ma isku eeg yihiin 😂 Faysal Cali Waraabe ama Ciro iyo Raila Odinga ma isku eeg yihiin 😅 IIDOOROW caqligu ha shaqeeyo Bantu madaw adigoo IIDOOR ah kuuma arkaan African adigaa ku xiga Carabta oo lagaa rari Burco iyo Hargaysa
@ayanmohamed8232
@ayanmohamed8232 Год назад
Hore u soco walaalkey Omer inshaar dar Alle ayaan kuu jeclahay
@مقارناتالجيوش
@مقارناتالجيوش Год назад
usa trying to kick Afrocentrism from usa🤯
@Mo77217
@Mo77217 Год назад
The Ancient Egyptians who were Sub Saharan Africans ( black ) are the Sudanese 🇸🇩🇸🇸and Somali’s 🇸🇴💯 Hamitic Nilo Cushitic 💯
@nuurnuur5762
@nuurnuur5762 Год назад
masha allah
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Год назад
Masha Allaah zxp moowduuc aad u muhiim ah
@abdalleupdi9087
@abdalleupdi9087 Год назад
Wllka wxn ku rajeenya 1m inta kaga dhiman inad ku gasrtid ramadnka gudihiisa ama dhexdiisa incha allah ilaahey dartiina wan ku jeclahy wllkey
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Год назад
Wuxuu doono ha ahaade isaguye waa qays saciide'e hadalkiisaasii waa run
@Marw173
@Marw173 Год назад
SubhanAllah, this world is at the end time
@Mohanjb51
@Mohanjb51 Год назад
Dhulka ma iyagaa leh xagee ugu ordayaan jareertaan waa adoomo
@ahmedsaadaqrooble1817
@ahmedsaadaqrooble1817 Год назад
Horey usoco master___ cumar inshaar❣
@Xaali95
@Xaali95 Год назад
Aniga waan aaminsanahay inay faraacinada waagii hore madow ahaayeen. Ee waxaaba cadaynaysa. Fircawn ka quraanka lagu sheegay oo iminka museums ka masar laga daawado. Taas kama dhigna inaan carabta ka soo horjeedo. Ee carabta muslimiin weeye ilaahay baana walaalo inaga wada dhigay alxmdullh. Mana aaminsani in dada madow lagu badalo masar. Oo sheekadaas siday reer banii israel sameeyen cml bay la dhigan tahay. Mana taageersani fikirkaas. Hase yeeshee sidaa daraadeed history ga saxda ah ma inkiri karayno.
@hmedabdi
@hmedabdi Год назад
Asc walaal cumar, hal suaal sidee ku dhihi karta faracinada, madow ma aheyn, iyadoo cadeymo loo haayo, waliba ayaga [qaar kamida] aaminsanaa in eey Somalia kaso jeeden ama uyaqaaneen dhulkii aabayaasheen.? Asc wlal Mhadasanid
Далее
Moto Trial vs Moto acrobática 🏁
00:29
Просмотров 2,2 млн
ЭТО мне КУПИЛИ ПОДПИСЧИКИ 📦
22:33
Bilow iyo Dhamaad | Suudaan Xagee Loo Wadaa ?
14:36
Просмотров 141 тыс.
Falsafada | Philosophy | maxaa laga wadaa falsafo ?
16:56
Moto Trial vs Moto acrobática 🏁
00:29
Просмотров 2,2 млн