Тёмный

SANADKAAGII UGU WANAAGSANAA EBED! l NOLOL QURUX BADDAN! #28 

Ayub Yusuf Sakiin
Подписаться 306 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

4 TALAABO OO AYNU KU WADA BARAN DOONO SIDA LOOGA DHIGO SANNADKAAN CUSUB MIDKII UGU WANAAGSANAA EE EBED KUSOO MARA!
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Хобби

Опубликовано:

 

3 янв 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 601   
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 5 лет назад
Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..Sidee tihiin? Waxaan idin leeyahay sannad walba idinkoo nabad iyo naruura ah..Haddiyada sanadkaan way ka duwantahay wax walba oo kale..waa mid agtayda aad qaali ugu ah..Daawo muuqaalkaan haddii aad diyaar u tahay in aad Sannadkan ka dhigtid midkaaga! Dhig Raadkaaga: LIKE.SHARE.SUBSCRIBE XUSUUSIN GAAR AH: La wadaag Muuqaalkan dadka aad jeceshahay (:
@kaapaahmed5292
@kaapaahmed5292 5 лет назад
Ayub Yusuf Sakiin halkeen kaala soo xidhiidhi karaa macalin ayuub adoo raaliya plz answer
@saakinabuukar4848
@saakinabuukar4848 5 лет назад
Aniga waan kaagudomay hadiyadaa nasiiday mahdsanid dhiragaliyehega
@najaxbella7959
@najaxbella7959 5 лет назад
Masha allh mclin ayub shukran
@shugriali1439
@shugriali1439 5 лет назад
Wacalaykum salaaam ... Hambalyo sidoo kle wll ayuub Yusuf sakiin ... Allah haku xifdiyo wlh noloshayda wax bdn ayaad ka bedeshay ....insha allah this year I will work hard toward my goals insha Allah ...
@jihaaninaaadan3544
@jihaaninaaadan3544 5 лет назад
Ayub Yusuf Sakiin wcs wrxmatullah ustaad ayub yusuf sakiin salaanta islaamka ayan kugu salaamay walal mcn alle haku sharfo
@duniyaa8848
@duniyaa8848 5 лет назад
Waxaan kusheegi rabay 3 Isbuuc kahor ayaan lahaay test Quraanka ah lakin waaxaan isdhahay imtixaankaan waa kugu adkaaday ee macalinka kacodso dibhakuugu dhigee 1bil ama 2bil laakin waxaan soxasuste inaan kamid ahay Ardada Macalin Ayub Yusuf Sakiin waxaan ku iray nafteyda sowmaadan kabaran macalin Ayub adiga waad gaarikartaa guusha. Haaa wan galay imtixaankii wiliba kaalin fiican ayaan galay Mashaallaah .
@yusromanka2712
@yusromanka2712 5 лет назад
Ok
@yusromanka2712
@yusromanka2712 5 лет назад
Waxn dawada ayuub yusuf sakiin
@fariihaahmed2516
@fariihaahmed2516 5 лет назад
duniyo ali masha Allah wlshy hambalyo
@fadumohassan6642
@fadumohassan6642 5 лет назад
Masha Allah weligaa haka quusan guusha
@duniyaa8848
@duniyaa8848 5 лет назад
@@fariihaahmed2516 thank you
@hodankahiye1568
@hodankahiye1568 5 лет назад
beerito exam iibilawanayo iso duceya asxabta insha Allah
@nesreina6238
@nesreina6238 5 лет назад
ayaan aweis Allaha kuu fududeeeyo abyo ducadanan aqriso . رب اشرح لي صدري، ويسر لي أمري وأحلل عقدة من لساني يفقه قولي، بسم الله الفتاح ، اللهمّ لا سهل إلا ما جعلته سهلاً، وأنت تجعل الحزن متى شئت سهلاً، يا أرحم الراحمين.
@hodankahiye1568
@hodankahiye1568 5 лет назад
@@nesreina6238 Shukran abayo mcn
@samiyajamacsicid7648
@samiyajamacsicid7648 5 лет назад
illhy haku fududeyo qaali
@khadraosman7736
@khadraosman7736 5 лет назад
Masha Allah abowe jisklh
@mohamedyare817
@mohamedyare817 5 лет назад
Allaha kuu fudeydiyo
@muniirsomali4632
@muniirsomali4632 5 лет назад
Ayub yusuf sakiin abaal weyn banu kuu hayna hadanu nahay inta samaha jecel keep going brother qalia Like ta inta samaha jecel
@drkhaire1787
@drkhaire1787 5 лет назад
Waxaad tahy niyad dhise.hadii aad dbisto malayin dhalin yare ah niyadooda as bilaash.waxaatahy hay ada ugu wayn ee dadka afsomaliga ku hadlo haystan thank you ustaade
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 лет назад
alla dadka ❤❤oo dhan yaaa zidiiza ka( dhiga) macalin ayuub yusuf zakiin 💓💓💓
@allahwithme1310
@allahwithme1310 5 лет назад
Anaa u horeeya pls like
@muunacabdxasan8182
@muunacabdxasan8182 5 лет назад
Man sha allh
@ikrancaddey9505
@ikrancaddey9505 5 лет назад
So nice
@aqoontaballadhanchenell5330
@aqoontaballadhanchenell5330 4 года назад
Good
@claahimacalincumar7307
@claahimacalincumar7307 5 лет назад
hadfka iguweyn waa inaa dad ka dhira glyaa like you
@asmamohamoud2528
@asmamohamoud2528 5 лет назад
Dhiiiri geliyahaygiii ayuub yousuf sakiiin alle haku barakeeeyo aduuun iyo aakhiraba Igu haleee best year of my life inaan kadhigo 2019 inshalllah allena hygu garab galo
@somalidahoreofficial1056
@somalidahoreofficial1056 5 лет назад
Aamiin
@deeqoladan407
@deeqoladan407 5 лет назад
Hay
@cdalesaid6483
@cdalesaid6483 5 лет назад
Asma wax garad bad tahy
@maqsuudmaxamad9708
@maqsuudmaxamad9708 5 лет назад
Adi hada Ila tageertid ayuub fadlan like iisaar
@mukhtaarabdi3817
@mukhtaarabdi3817 5 лет назад
Maqsuud Maxamad
@liibaanhassannuur1603
@liibaanhassannuur1603 5 лет назад
M.a abyo
@kassimmohamed6842
@kassimmohamed6842 5 лет назад
Masha allah allah ku barakeeyo ustaad aduun iyo aakhiro allah ku xafido
@abdallaburco5932
@abdallaburco5932 5 лет назад
Ayuub yuusuf sakiin shaqsi ku dayasho mudan hore u soco macalin.
@mohakassim6927
@mohakassim6927 5 лет назад
Macalinkeenaa aan aadka ujecelnahay kugu daydaa
@umushujacah3964
@umushujacah3964 5 лет назад
Masha allah ajir allaha kasiiyo wll
@mohakassim6927
@mohakassim6927 5 лет назад
Aamiin wll
@queenznajwanita6558
@queenznajwanita6558 5 лет назад
Me too qof lagu daydo wuu u qalmaa runtii
@queeniqra453
@queeniqra453 5 лет назад
Hmblyo hambalyo that's word make me happy thank u😍😘
@mariamahusseinmohamed9855
@mariamahusseinmohamed9855 5 лет назад
Ayuub yusuf sakiin Waxaa tahay Saxibka Nolosha guleyso if io akhiraba Noolow. Macalin Guuleyso 😍🙋👏
@ifrahmohamedabdillahi6473
@ifrahmohamedabdillahi6473 5 лет назад
Masha Allah barakallahu fikum ilahay hanoga dhigo Sanad khayr qaba o barakesan
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 лет назад
💕Masha Allah ayuub yuuzuf zakiin wlhi💜 nolozhu wxd noo zheegtey oo nabartay nolozha quruxda bdn wxy thy iyo zida loo qurxiyo nolozha💗 adduunyo aakhiropa💓 illahay hakaa yeelo kuwa liibanay inzha aaad iyo aaad ayad u mahadzantahay 💓💓Thanks macalin 💓💓💓💓💓💓
@seyidcalimuqtaar77
@seyidcalimuqtaar77 5 лет назад
Macalinkeyga Isbadalka.nolosheyda macalin ayuub waad mahadsantahy in badan
@raakishchanel7469
@raakishchanel7469 4 года назад
مشكور معلم ايوب الله يحفطك انت قدوة حسنة جزاك الله الخير انت مثقف ونحن في ثقتك والله ايها المثقف💞
@hanicabdi8989
@hanicabdi8989 5 лет назад
Maaasha allaaah Waan ku taageeraaa in badan guuleeeyso
@nesreina6238
@nesreina6238 5 лет назад
Sanadkii hadda dhamaaday waxna wey ii qabsoomeeen waxna ilaaa hadda iima qabsoomin 1. Shaqadii ugu fiicneeed ee aan ku haminaaye ayaa helay Waxyaabahaaan ii qabsoimin waxaa ka mid ah quraanka kariimka aan baranaaye oo weli aan dhamaynin ilaa hadda aan wadaaa. 2. Luuqada englisha aan bilaabe welina ma dhameynin haaaf ayaa uga tagay Lkn insha allah sanadkan ayaa rajeynaaa riyooyinkeyga inaaa ka rumeeeyo rabbina ha ila garab galo Ilaaaheyow riyooyinkeyga iii rumeeee
@ladancadey5083
@ladancadey5083 5 лет назад
Aamiiin
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 лет назад
Amin dhamnteenba huuno inshlh
@British782
@British782 5 лет назад
talooyin aad isisay ayaan maanta heer ku gaadhay yusuf sikin ale haku barakeeyo maruun baan kulmin anoo nololshada meel sare ka gaadhya isha alah
@caaqilkaabdiraxiim8944
@caaqilkaabdiraxiim8944 5 лет назад
ayuub yusuf sakin waxaad tahay dhiirigaliyahayga maclin abaalka ma gudi karna alle ha ku barakeeyo macalin
@hodanabdiadaani7922
@hodanabdiadaani7922 5 лет назад
Mahadsaind Ayuub Yusuf Sakiin. InshaaAllah kuwo waxn noqon doona kuwo wax ka qaataay duruustaada Alle haka abaala mariyo inshaaAllah aamiin.
@nastehaabdulkadirkhalaf7811
@nastehaabdulkadirkhalaf7811 5 лет назад
Masha allah waad mahadsan tahaay ustaad ayub yusuf sakiin waxan ka faidna wax wanagsan howsha halka kasi waadi guul wacan.
@hanicadeey7891
@hanicadeey7891 5 лет назад
Adaaa mudun Macalinkayga ahne la taliyahayga nolasha Mahadsanid adigane intaad noo hurtay whakhtigaada quruxda badan
@abdiaziizyusuf2438
@abdiaziizyusuf2438 5 лет назад
MahadSanid Ustaad Ayub Yusuf Sakin Talooyinka & Waanooyinkaga Waa Mid Runtii Dhaxalgal Ah Insha allh Ilhy Hanaga Dhigo Kuwii Qaata Taloooyinkaga!!..
@istarahmed9326
@istarahmed9326 5 лет назад
Aamiin yaa allah
@garashotube343
@garashotube343 5 лет назад
Thank u Ayub u r my fist teacher of my life, You gave me first key of my own path i was hopeless until i saw one of ur videos in 2017 From that moment until now i achieved so many objectives comes from ur inspiration insha allahu next few years i wanna make my own world and i will give ur appropriation until i live. THANK YOU SO MUCH
@abdirashidibrahim9937
@abdirashidibrahim9937 5 лет назад
Yuusub macaliin nololeed aad aya ujeclaahay guulaahaga horeey usooco allana hakadhigoo kii akhiradiisa gul kagaadhaa 🙏
@user-mk7lh8mw2e
@user-mk7lh8mw2e 5 лет назад
Waxaan daawada vidosha ayuub mar waba waa ka faaides marka dhagayto waxaan daremaa qof an marba caadi aheen masha allah waxaab kuu rajeeyan guul guul guul guul guul
@dekaahmed7826
@dekaahmed7826 5 лет назад
Masha Allah jazakalallah kheyran walaalkey qaaliga Allah ha dhaafo danbigena dhamaanten mahadsanid
@fardowsahussein9316
@fardowsahussein9316 5 лет назад
Waan kaa filayey inaad noosoo wado dhiirigalintaan qiimaha badan ayuub yuusuf sakiin adigu sidaad noola jeclatay inaan guul gaarno adna rabbi hakuula jeclaado janatul firdowsul aclaa
@fahiimaabdihmaanmaxamed7009
@fahiimaabdihmaanmaxamed7009 5 лет назад
Maaanshaaaalllh guul Wadah nolasha ayuub yuusf sakiin walhi wankahala dhirigelintad
@raxmaruun6367
@raxmaruun6367 5 лет назад
Waad mahadsanthay walal Ahdaaf badan ayaa leeyahy qof ardayne waan Ahay waxaan Rajaynaa in Ahdaafteeda dhan in Sanadkan ka dhaweey doono insha Allah ... Walal baraheena ayaa tahay wax badan ayaa inoo faaideesy Jazakallahu kheyr
@nafisoali9159
@nafisoali9159 5 лет назад
Masha allah jazakalah kheyr
@fadumoismaciil8890
@fadumoismaciil8890 5 лет назад
Dhiiri geliyaha dadka ayuub waxyaabo badan ayaan barnaamij yadaada lasocdey wax yaabo badan oo aan kaqaatayna waan ku faaidey khayr badan allaha haku siiyo walalo
@faraxsancdy5390
@faraxsancdy5390 5 лет назад
Maasha Allaah tabaraka Allaah in sha Allaah ilaaheey hanagadhigo
@reallyofislamchannel1990
@reallyofislamchannel1990 Год назад
💯💥👍👍👍guulayso ustaad waxaad kamid tahay dadka waxtarka leh ee bulshada somaliyeed usooo baxay keep it up
@sucdisocial8243
@sucdisocial8243 5 лет назад
mnsha allh, ustaad ayuub waxad tahay dhiirigaliya ruuxiya. jasaaakalaah khayr jasaaa
@ilhansaed2673
@ilhansaed2673 5 лет назад
Masha Allah sanad wanaagsan huuno waa talo fiican adigana hakaa jasaai siiyo
@hamdifarahabdi8592
@hamdifarahabdi8592 5 лет назад
Jazakallah wlle Macalinkeyga dhiira galinta tahy Ayuub Yuusuf Sakiin
@ahlammohammet8905
@ahlammohammet8905 5 лет назад
Ayub.Yousoph.Sakin😍😍 Maclinkayga nolosha Ayaa thy wll marna walalkay😊 Hore u soco wll
@morinelija7793
@morinelija7793 5 лет назад
ma shaa Allah thanx walal... wankufarahsanahy video gadhe
@najmoali6045
@najmoali6045 5 лет назад
Alle haku dhowro wllkey yuusuf alle ha igu grbkalo inta izbdlka nolozhyda jecel alle ha uu hirgliyo
@aishajama5536
@aishajama5536 5 лет назад
mahdsanid wlky wlhi wax bdan ayan kagag faaidaystay maR walaba ku xidhanahay wax bdn kagaga bedelaya noloshayda thnk you very much my bro
@hananhashim8814
@hananhashim8814 5 лет назад
Masha Allah masha Allah thanks a lot wallky
@rialmadridchanel4588
@rialmadridchanel4588 5 лет назад
Masha allah tababarahayaga nolosha Ayub yusuf sakiin alle Hakaa abaal Mariyo talooyinka aad nasiiso
@shamhaadshamhaad6461
@shamhaadshamhaad6461 5 лет назад
Mashallah macalinkena aad baan kuu salamayaa wan ka faaidaysana qoraladada quruxda badan zasakalahu qayral zasa
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 5 лет назад
Jizakaalahu kheeyraa kheeyrul jazaa ustaad waad na dhiirigalisay alaha kaa abaal mariyo
@ayaanmohamed3613
@ayaanmohamed3613 5 лет назад
Insha Allah Wan rajeynaya inan sanadkan ka dhigo sanadkeyga ugu quruxda badna
@farahsalah5486
@farahsalah5486 5 лет назад
Ayub, aad aya u mahadsandahay. والله hadaladada waa dhab wanaka faiidaystay. Mahadsanid.
@ugaaskaxafada721
@ugaaskaxafada721 5 лет назад
Asc ayub thnk u 2 mashAllah Allah kuxafido .......I like tym ⌚⌚
@munacawil4815
@munacawil4815 5 лет назад
MAHADSANID AYUUB IN BADAN WAAN DAWADAA WAANAN KA FAAIDAY MANSHA ALLAH
@fatimayassin4916
@fatimayassin4916 5 лет назад
Mnsha allh macalinkeeeeeeena alle haku brkyo mahdsnd in bdna insha allh waan rjyn sndka igu wngsn inuu inqdo
@rayuufbintusaid6920
@rayuufbintusaid6920 5 лет назад
masha Allaah guul Ayub Yusuf sakiin Shukran
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 5 лет назад
Ayuub yuusuf sakiin qofan kudaydo noLoshu kuma xumayso my teacher InzHa alh waa sanadkeyGii iLaHey Ha fududeyo WaxkasTa oo maskaxdeyda ka guuxayaa Aamiiiiin
@khairepayet8094
@khairepayet8094 5 лет назад
Wax badan ayaan Kabadaliyaa Dreams 🤛🤛
@akramisco4261
@akramisco4261 5 лет назад
Insha allah
@ifraaxshibil7746
@ifraaxshibil7746 5 лет назад
Masha alaah ustadii shukran
@sahraisse2676
@sahraisse2676 5 лет назад
Jizklh khyrn brother Aad baan kuugu baahanahay, Allah ha ku barakeeyo, Kuwo Kula midana allah ha badiyo, Masha allah
@jojomann1120
@jojomann1120 5 лет назад
Masha allah inshallah jazaaka allah qeyr
@abdiwahabhassan7984
@abdiwahabhassan7984 5 лет назад
Tnx macalin
@aminamohamed7880
@aminamohamed7880 5 лет назад
Tababare nololeed Ayuub Yuusuf sakiin jazakalaah khayran wax badan ban ka faiday
@khayrjecel2
@khayrjecel2 5 лет назад
Jazaa ka laahu khayral jazaa akhii Allaah hakaa abaalmariyo wanaaga iyo dhiirigalintaada qAliga ah
@yasminahmed1271
@yasminahmed1271 5 лет назад
asc walaal wa ku salaamay salaan kaso godday kal iyo laab salaan diiran oo dawacaan dambigaaga allah ha dhaafo adiga iyo waalidkaga walaal su,aal maku weediykara
@umurayaan5
@umurayaan5 5 лет назад
Masha allah thanks wallkay alle ha ku xifdiyo wad na dhirigalisay
@asluubsanhajiabdi4960
@asluubsanhajiabdi4960 5 лет назад
Masha alllh jazakalllh akhii aad iyo aad baa kula socdaa waqti walbo aad baad umahadsanthy
@queenhonest6978
@queenhonest6978 5 лет назад
Masha Allah mhdsnid in bdn dhiiragalintaada quruxda bdn. Runti waxaan leeyahay ahdaaf waliba go"aansaday inaa kadhabeeyo tilaabadana qaaday qaar insha Allah wa guuleesandoona allow iifududeey oo umuuraha sahal
@sidra857
@sidra857 5 лет назад
AYUB yusuf sakin Dhiirigaliyaheen Aan aadka u jecelnahy Eebba wayne haku Sharfo guulyso labada Daroodba Aamin Aad u mahadsan tahy ❤
@adnociid635
@adnociid635 5 лет назад
Thnx macalinka nolosheyda runtii madaxaa iisaarantahay waana wada daawadaa clipyadaada midba midka kle kaxiiso badan mashallah
@farduusbeautyvlogs8977
@farduusbeautyvlogs8977 5 лет назад
Illahy ha noogadhigo sanadkan sanad guulo wata iyo khayr adunyo iyo mid aakhiro aaamin adna allAh kubarakeeyo wll adun ayo aakhiraba
@mohanhassan1422
@mohanhassan1422 5 лет назад
Masha alaah yuusuf waan ku tageera
@fahimaali8217
@fahimaali8217 5 лет назад
Jazakallah walal.
@alwayssmile7698
@alwayssmile7698 5 лет назад
Masha Allah Baraka Allah wll ayub ala haka jaza siyo mahadsanid
@mohamettdahirmohamett8942
@mohamettdahirmohamett8942 5 лет назад
Masha Allah wll ayuub Allaha kubarakeeyo
@faysalmohamed5002
@faysalmohamed5002 5 лет назад
Thnks ayub
@kafizaabdi7606
@kafizaabdi7606 5 лет назад
Thnkz ustaaad
@nastehafanah5805
@nastehafanah5805 5 лет назад
Mahdssnid sida wangsan oo ad waqtigaga nosiisay si ad wax inugu faaideyso horay usoco guuleyso wallkey
@drssamirosmanmohamed1025
@drssamirosmanmohamed1025 5 лет назад
mahadsanid ustaad sakiin wax badan kaabartay jasaakumulahu qayr
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 5 лет назад
Keep going teacher
@maryanadam9167
@maryanadam9167 5 лет назад
Masha Allah ayub yusuf sakiin wll an inbadan ku fano ale ardi aya ku jeclahay ale ha ku xafido anaga neh ku wa aduun iyo aqiro guulesda alow naga dhig amiin amiin amiin amiin amiin
@fadumohassan1601
@fadumohassan1601 5 лет назад
masha allah ayuub yuusuf sakiiin dawashada vedio yadada kama daalo best consulter
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 5 лет назад
mhdsnd💯👌 macalin yuusuf ayuub ANIGA WAXAA IQORSHESHAN 1) in aan dhiso jirkyga 2) in aan noqdo macalin jamici ah inshaa allah 3) in aan waxbrshda ku dalaalo
@ibrahimaxmed8683
@ibrahimaxmed8683 5 лет назад
Zhukran wll ayub yusuf
@zamzamqureishi141
@zamzamqureishi141 5 лет назад
MashaAllah tabarakAllah walalkeyga. Adiga ayan waxwalbo kabartaay yusufow macalinkeyga ayad tahy Mahadsanid macalinkeyga Mahadsanid diyaar baan uahay gusheyda wey iga goantahy ❤️❤️❤️❤️❤️
@adeshjr7339
@adeshjr7339 5 лет назад
Wll ilah haku barakeyo
@izabellaroombe2672
@izabellaroombe2672 5 лет назад
Msha allaaha istaad ayuu wlhi dar alle ku jclhy hadalkga waa qaat thnks jazakalaha inta ila jcl is gaarta
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 5 лет назад
Jazakakallah wĺlo waxatahay macalin io dhiirigaliye dadkisa hormarkooda jecel allah yahfidaka akhii
@HEERSARE13
@HEERSARE13 5 лет назад
Masha allah alle haku xafido ustaad ayub yusuf sakin
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 лет назад
Masha allaah mahadsanid wall illaah hakaa abaal mariyo aduun iyo aakhiro
@xazbacraxmaan2251
@xazbacraxmaan2251 5 лет назад
tnx teacher Alle ha ku dhawro
@daganissackmoalim1767
@daganissackmoalim1767 5 лет назад
Jazaka Allah wll
@farxiyomohamed2586
@farxiyomohamed2586 5 лет назад
Aniga sanadkan waxan isleyahey hadanan dadal dheer samen waxan isleyahey nolosha hada han kunolahey inan hoos ka adayo 50% ayey ila tahey.lkn allha ayaa amarka iskaleh .inshaaa allh Müsliminta oo dhen waxan urajeyna sanad wanagsa.
@issegelle9293
@issegelle9293 5 лет назад
Thank u ustaad sida aad no dhira galisid wan kaga mahad celinaya 🙏
@munalily4159
@munalily4159 5 лет назад
Ada mudan shukran jazaakalaah ustaad
@dr.zakariedaud133
@dr.zakariedaud133 5 лет назад
waw m.Allah jazakalaah allaha hanaga dhigo guwa sanadkaan hprmr kakaarry
@maxamedcabsiiyechannel8114
@maxamedcabsiiyechannel8114 5 лет назад
waaaan ku jeclahay mahadsanid ustaad
@safiyamohamed7515
@safiyamohamed7515 5 лет назад
mnsh alllh Abyuub you tupe marka aan furu waxn radiyaa muqaladada waxn si dhab ah urajeyaa guul fikradahaga had iyo guur kama maarmo wana kuwa ii horseda wadada guuusha waxn jeclhy hor mar waxn jeclhy in aan ka dhaweyo ahdaftefda insh allh allh sanadkn wuxuu ii noqon donaaaa sanad aaan guula badn sooo hooyiyo insh alllh wlllo kun jeer tnx 👌👌
@deeqoladan407
@deeqoladan407 5 лет назад
بارك الله فيك
@sadiaosman9542
@sadiaosman9542 5 лет назад
Aad baan uga helay wana jeclahay muuqaladad insha Allah waxan ka dhigayaa sanadkii iigu wanaagsanaa abid
@abdiqanisaciid3547
@abdiqanisaciid3547 5 лет назад
Waa KU mahdzntahy wlle wakhtigaaga sida aad nooga faaidayzid mhdznid ustaad qaaaliya#
Далее
AWOODA MAHAD-CELINTA l NOLOL QURUX BADDAN! #29
15:16
Просмотров 10 тыс.
Dhagahadal; dhibaatada Biilku ku hayo Bulshada. Q; 1/2
33:23
KALAMAAN 27 JULY 2024
11:00
Просмотров 21 тыс.
Aamusnaanta  | Awooda Qarsoon ee aamusnaanta :
10:17
Просмотров 486 тыс.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
PRADO 250 - классная машина!
0:28
Просмотров 3,5 млн
🍁 Ты остался незамеченным
0:26
Самые крутые игрушки
0:48
Просмотров 1,8 млн
Цены на технику в Tg: @iroom_market
0:17