Тёмный

Sida Loogu SHEEKEEYO Gabadha Aad JECESHAHAY! l Nolol Qurux Baddan! #21 

Ayub Yusuf Sakiin
Подписаться 306 тыс.
Просмотров 206 тыс.
50% 1

Sideen ugu Sheekeeyaa Gabadha aan Jeclahay?! 5 tallaabo oo Cajiib ah!
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Хобби

Опубликовано:

 

21 ноя 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 928   
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 5 лет назад
Xidigaha Channelka Salamu Alaykum..sidee tihiin? Waxaan rajaynaa in aad wacantihiin. Maanta kadib haka wel-welin in aad waysid wax aad ka sheekaysid! Ka dhig gabadha aad jeceshahay in ay kudhimato la sheekaysigaaga! Ha hilmaamin: Adiga waxaad tahay qof aad u qurux badan ka dhig noloshaadana mid aad u qurux badan! Mahadsanidiin.
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 5 лет назад
Ilahay haku xafido ayuub yusuf
@nafisaahmed9310
@nafisaahmed9310 5 лет назад
thnks walalo anagana waxan kaasugena sidiii eey gabadha ugu sheken lahayd wiilka eey jeceshahy
@anisoanfac4992
@anisoanfac4992 5 лет назад
Waanba iska ka jclhy ayuubow nolow walaalkey intey nolol jirto
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 лет назад
Masha Allah guulayzo pro
@hamdifarahabdi8592
@hamdifarahabdi8592 5 лет назад
Runtii sida teelka ugu sheekeyneysi caadi maahid Ayuub inoo bar wiilasheena si anaan ugu caajisin xiliga ay noo shekeynayaan
@feisalmohamed9198
@feisalmohamed9198 5 лет назад
Hadad rabto shekeye wngsn Quranka aqrintisa badi wax wlbo dawo uyahay cabsida dhaman wax la mid rag waxa jira qoftisa markay wada hadlayayan cabsi daremayo hdlki ka dhumayo balse iga qor ka bilow manta every morning jus aqri aftahan weyn ayad noqoneysa ey qofta ka dawo dhacado wblhi twfq tnx ayuub yusuf sakin bro
@abdikadirsaid8207
@abdikadirsaid8207 5 лет назад
Maasha alah sax waaye abaayo
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 лет назад
Thanks mahadsanid wll
@boqoradainamohamed3945
@boqoradainamohamed3945 5 лет назад
thanks wlshey jazaakuma Allah
@shaaficishaafici9695
@shaaficishaafici9695 5 лет назад
Bagaaad usheegtay sxb
@omarw5124
@omarw5124 5 лет назад
Ninyahaw waa talo aad ufiican.. lkn macquul ila maaha qur,an ku shukaanso😁😊
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 5 лет назад
Mid aan saaxibnahay Hadalada gabadha uu kulahadlihaa buug ayuu Ku qortaa 😁
@sooyaalmedia7731
@sooyaalmedia7731 5 лет назад
Kamal Abdullahi kkkkk sxbow wad iga qoslisay
@maxamedcabdi8987
@maxamedcabdi8987 5 лет назад
Kkkkkkkkkk
@maxamedcabdi8987
@maxamedcabdi8987 5 лет назад
Maxaa itiri buug ayuu qorta maxaa imtixaan moo qishi rapaa see cml asi
@abdilahiabdirahmanismail7107
@abdilahiabdirahmanismail7107 5 лет назад
Zxp Wad iga Qoslisay Mida kale Runtii Lkn Niow intaa Commentiyada wan kugu Arkaa nin Caanaha tahy is dhahy Hada Meel ka.casilan Wlhi ma dirin karo inta chanel ama Muqaalo aan arkay adoo Faalo ka bixinaya
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 лет назад
Kkkkkkkkkk War Anigu Wankasiifikiraaaaaaa yaaaaaa ilaqaba
@awoowexidig1
@awoowexidig1 5 лет назад
*Macalin ayuub yusuf sikìin* allh hakuugu xafido meel walba aad joogtid waxaaadba mooodaaba in barnaamijkaan inuuu aniga hhmm.......? Iska fahan *Gulayso macalimuu*
@badmahgamer553
@badmahgamer553 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7DP9zhNf6Kw.html
@somrecap4293
@somrecap4293 5 лет назад
👏👏👏👏👏
@channelchairssofabed6794
@channelchairssofabed6794 5 лет назад
Macalin isman xidig i love you so much mucalimu
@qadiromohamed5007
@qadiromohamed5007 5 лет назад
SHEKO
@nafisaahmed9310
@nafisaahmed9310 5 лет назад
dhiiragaliyaha dhalinyarada rabi haku daaayo walal full respect walalo👏
@sahalmedia2126
@sahalmedia2126 5 лет назад
Nafisa Ahmed intaneh malagahelaaa topicgan adinka ma,idin qoseeyo 🤣🤣🤣🤣
@nafisaahmed9310
@nafisaahmed9310 5 лет назад
@@sahalmedia2126 hhhhh sax adoow kuquseeya sifcn uga faaideso ani meel walba kujira cali aaan ahy
@sahalmedia2126
@sahalmedia2126 5 лет назад
kkkkkkkk balwayahye
@omarahmedomar6336
@omarahmedomar6336 4 года назад
@@sahalmedia2126 b.k.r
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Год назад
Nafisa 😂😂 adiga malagu sheekeeyaa
@MRKAHIE
@MRKAHIE 5 лет назад
Keep going sakiin your best motivational in somali soceity
@maxamedcabsiiyechannel8114
@maxamedcabsiiyechannel8114 5 лет назад
macalinkayga nolosha waa ku jeclahay
@umsalman7429
@umsalman7429 5 лет назад
Mohamed Isse Mohamud Moha walhi in lajeclaado wuu uqalmaaa
@maxamedcabsiiyechannel8114
@maxamedcabsiiyechannel8114 5 лет назад
+Um Salman walaahi haddii aan isku meel ku noolaan lahayn waxaan u geyn lahaa haddiyad qaali ah Allah ha dhawro dadka youberka ah waa macalinka aan ugu jeclahay
@umsalman7429
@umsalman7429 5 лет назад
Mohamed Isse Mohamud Moha saxiix akhii Maasha aallah tabarakallaah Aallah haku barakeeyo adiganah Wllky
@hanaaabdullahi6287
@hanaaabdullahi6287 5 лет назад
Masha.allh macalinkayga nolosha aad ayaan u jeclahay illah dartii allah haku xifdiyo
@amancjcofficial8342
@amancjcofficial8342 5 лет назад
Alxamdulillah horta arrintaan kuma dhibani gabar hadan hadal la bilaawo sheekoyin aaba igu so dhaco oo qosol ah lkn wa tilaabooyiin muhim ah wax tar neh leh masha Allah mahadsanid ustaad 👍🏽
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 лет назад
Mawduuc u muhim ah faraxyaasha aan hadalka badnayn caawa qaar badan ban uga faaidaynayaa bal hasoo duceeyaane
@IdilMaxmad-sp9zb
@IdilMaxmad-sp9zb 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@ummijannahduniya450
@ummijannahduniya450 5 лет назад
Ayuub adiga runti wax aad hagratay maleh Xatee qaabka loo sheekeysto wad na bartay Mawduucan kii ka horeeye oo aan aad uga faaide kaaso aanka bartay qaabka loo cayilo anoo ka mida dadka Caatada ah Ilahey uunba kaa abaal marin Karo
@calishiikhcabdilaahi2906
@calishiikhcabdilaahi2906 5 лет назад
Kkk wll.muxuu sheegay hadaan arkay ninkane anaa ubaahnaaye caato cdmd qabta baan ahaye lkn cayil uxiosa qabaa
@rashkaabshir4164
@rashkaabshir4164 5 лет назад
Hhhhh xalimo cayil raadineyso adiga ka hor ma arkin
@Bk1917
@Bk1917 4 года назад
Are you kidding me anaaba cayil raadinaaye
@hodanmohamed9431
@hodanmohamed9431 5 лет назад
ayuub shukran abowe alle hakaa abaal mariyo ani iyo seygeyga waad ka talisaa farxadeena alle haku siiyo waxaad jeceshahay
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
😢😢😢mid san igu shekeyo allah iigu deqo😍😍😍😜😜😜
@OsmanAlinoor
@OsmanAlinoor 5 лет назад
Waa ikan apaayo
@raselrabbi1891
@raselrabbi1891 5 лет назад
osman alinoor idiga maaha waa aniga!😆
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
😁😁
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
😂😂malys laaynayaa
@dahabiuk6147
@dahabiuk6147 5 лет назад
@@raselrabbi1891 hhhhhhh mya adga maaha, waa aniga
@yaqaandhibe7753
@yaqaandhibe7753 5 лет назад
Mansha allah walaalkiis, mawduuc muhiima ayaad ka shekaysay. Anigu anoo ah gabadh anaaba ah boorin oo hadal badnayn. Lakiin arinkaasi wuxuu yimadaa markaad qofka aad rabto oo ka werwerasid inuu ku naco. Markaad mid aadan rabin guursato oo weliba caruur u dhasho waxadba arki adoo shekaynays, qoslaya weliba faraxsan. Cajiib , ilahay baa og halka qayrku kujiro
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Год назад
Marka adiga mid aad rabin ayaad guursaty miyaa kkkk
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 лет назад
Farmaajo muxuu sheegay haye khayre muxuu yidhi wlhi wan qoslay😂
@mohamedtell7925
@mohamedtell7925 5 лет назад
Hhhhh Anba wan qozolay wllhi
@samraasadkiihela6533
@samraasadkiihela6533 5 лет назад
Kkkkkkkkkkk🤣🤣🤣
@sahrosheekhchannalsahroshe9698
@sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 года назад
Walhi wan qoslay
@Jackcadnaan01
@Jackcadnaan01 5 лет назад
Wll waad ku mahad santahy Talaabooyinkaagii waan ku guuleesty Nooloo waligaa Masha Allah Keep 🚶👭🚶👭 😍😘
@saidyare9178
@saidyare9178 5 лет назад
Walahi xalay ayaa laydhaha cod isoo duub aanku seexdo lkn waxaan u duubo garanwaayay hees ayaan u duuba markii danbe maxaa iga racay adi mahadlikarkid miyaa laydhaha 😂😂 lkn hada kadib inoo tahay🤣 mahadsanid macalinkayga ayuub sakin iftiin ayaad ii shiday ❤
@KaderHussein
@KaderHussein 5 лет назад
Alla beerka hhhhhh is adkeee ninyhow yaan lagu jabsan
@iklzyyyomar7241
@iklzyyyomar7241 5 лет назад
Hhhhhhhhhhhhhh dhulka
@ifrahmohamedabdillahi6473
@ifrahmohamedabdillahi6473 5 лет назад
Masha Allah Tabarakallah jazakallahu khayr Ayub Sakin waxanrajiye inan casharada aad bixeso shaqaysto wayo waxad tahay macalin wanagsan Allah kuxafido huno
@maxmuudcaligamuure2705
@maxmuudcaligamuure2705 5 лет назад
Waxaan ahay qofkii labaad ee ku daa wada noolow ayuub yusuf sakiin
@amalinacaday2331
@amalinacaday2331 5 лет назад
mnsha allha ayub yusuf sakin wlalal qaliyaa Alle cimriga haku dhereyo
@cartoonfilms6387
@cartoonfilms6387 5 лет назад
Iso xiriri wad shidanthy kkkkk
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 5 лет назад
Ayuub wll mahadsanid marka hore Tan labaad wiilsha inaad nooga hiilisay ayaan daremeynaa dhankena bal usoo weeco aymhn barnamij nagu sabsan mahyno 😊😍✋
@shushuubintunuurcali4650
@shushuubintunuurcali4650 5 лет назад
Sax sax hhhhhhhh
@raymiguil4544
@raymiguil4544 3 года назад
Hhh
@mohamedomarabiib5018
@mohamedomarabiib5018 5 лет назад
Shukran uztaad, hore u soco. Allaah haku ziyaadsho Cilmiga iyo fahankaba
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 года назад
شكرا لك يا أستاذ WAXAAD U QALANTAA 1M OO SUBSCRIBERS AH LAAKIIN ANIGA HAL QOF BAAN AHAY!👴💕❤
@jamafarah9652
@jamafarah9652 5 лет назад
Mahadsanid Teacher Ayuub Yuusuf Sakiin
@mohamedhussen4918
@mohamedhussen4918 5 лет назад
Aabaha jacaylka soomaliya 🙏🙏full respect 😅😅😎
@sedraaml9701
@sedraaml9701 5 лет назад
Gabdha hadaan nahay waxaa naga badan ninka marka hore inuu naftiisa soo dhiso wuu aqoon iyo maskax iyo shaqo yeesho iyo diin ku filan garaadka ragga allah siiyay ay ka muuqato wax kale ha raadinina wiilshiina yar yarka ah ee sheekada malayacniga ku washay ka fikira sidaad naftiina u dhisi lahydeen kadibna gabdh kugu habooon raadiya waa intaa un
@abdinormohamed2173
@abdinormohamed2173 5 лет назад
Sas waye hasawe been eh ayey wadan
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 5 лет назад
Muhiimadaba Adiga Abaaray Walal Zuzu wlh anigu 1 min o sheeko bila yacni waxa ka jeclahay inan ku buuxiyo Wax un aniga i quseeeyo teda kale sheeeko bila hadaf ah waxba so kordhinmeyso 👏👏👏👌👌👌👌
@xasanshiikh8096
@xasanshiikh8096 5 лет назад
Thanks Ayuub waa qodobo aad umuhiim ah
@savageboy1844
@savageboy1844 4 года назад
Dhibaatada i haystaba waxa weyeh isbuuc walbaba mid baan la socda been baku dal dala shaqo ma shaqeyo kulina ben ba u shega wan iska dhafi kara wyy balwad beey i noqotay ina been dumarka u sheego
@caliyare2206
@caliyare2206 4 года назад
@@savageboy1844 saasa laga raba naag aadan qabin run maba lo sheego Gabdhaha beenta wa ugu baxda Ta kale hawlo kale isku mashquuli labo ila sadex naag kaliya lashekeyso waqti badan hasiinin Marka guur udiyaar garowdo hal xabo aad uga heshay la xaluulo that's the end of story😆
@raaliyacali8869
@raaliyacali8869 5 лет назад
anoo dhagaysanba like baan saaray..marwalba waan ku taageeraa Ayuub Yuusuf Sakiin
@mohamedyusuf6062
@mohamedyusuf6062 5 лет назад
Shukran sheikh. Waxaad kahadashay moowduuc muhiiim ah. Masha Allah.
@user-ye5df7pg6v
@user-ye5df7pg6v 5 лет назад
Keep Goin Legend🙏🏾🙏🏾
@caankaboyofficial192
@caankaboyofficial192 2 года назад
Keep goin bro
@user-ln5rl4df1m
@user-ln5rl4df1m 5 лет назад
Nin yaho arintaan aniga ihesata hablaha waxay igu dhahan mahadashid nin aamusan ayaatahe anigana kama helo hadalka badan waxaan jeclahe inaan wax dhagesto marna wax aqriyo Imika malihi gabadh sxb nahe Aamusnaanta ayeyna iiga dheeraaden
@cabdulaahimusa6142
@cabdulaahimusa6142 4 года назад
So sad wan kaxumahy
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 5 лет назад
ayuub walaal qaali ah aad baan kaaga mahadcelinayaa runtii aad baan kuu taageersanahay aad iyo aad baad u mahadsan tahay walal mahadsanid in badan kun iyo kow jeeer nolow
@kooshinugazka5053
@kooshinugazka5053 5 лет назад
Xitaa jaanis ey ku hadasho masiiyo😂 coz seey u qosleso ayado ilmeneyso ayan kla tagnaa🤟🏿
@munacadey2836
@munacadey2836 5 лет назад
Masha allh ayub yusuf sakin lkn waxa inoso galisa ragana sida lagu shekeyo 🤣
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 5 лет назад
Ha qli bdn aniguba taasan kula sugi 😂🙋
@abdikarimyasin674
@abdikarimyasin674 5 лет назад
Muna Cadey 2 hhhhhhhhhh
@hassani117
@hassani117 5 лет назад
Wad iga qoslisay 😂 video fiican runti sidii caadada ahayd
@abdirahmanekofficial1913
@abdirahmanekofficial1913 5 лет назад
mahadsanid macalinkeyga Dhiiri giliyaha Nolashaada {Runtii waan farxaa markii clip aad soo dhaxdhigtid }
@suhaybmohamed8244
@suhaybmohamed8244 5 лет назад
Yuusuf sakiin waligay imad saarin like maanta isaar ado mahadsan waan ku tageera macalinka noloshayda
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 5 лет назад
wlh aniga war Leyguma gaaro😂Waligey kama fakirin siden ula hdla 😂
@cookingwithbasro9722
@cookingwithbasro9722 5 лет назад
Nimanka somalida markey Nagta shukansayan ayay ushekeyan o iska gadan lkn markey arosay Wlhi xita magimayan iyako carur lohayo marka waa is tus tus aan si socen😠
@cabdullahiisxaaq9364
@cabdullahiisxaaq9364 5 лет назад
Wlhi wiilasha soomaaliyeed oo dhan isku mid ma ahan kuwo xun baa jiri kara ma ahinee
@bashkaali4980
@bashkaali4980 5 лет назад
Basro aby dhaqankaas wuu jiraa lkn waa labada dhinac oo raga kaliya ma ahan
@aishamalin8689
@aishamalin8689 5 лет назад
Masha Allah ustaadkayga aad iyo aad ayaad u nuuree Allah hakuu ziyaadiyo
@Mohamed.Jazhim11
@Mohamed.Jazhim11 5 лет назад
Pro Ayuup Yusuf sakiin Jzakalaah 😍
@suhaib9811
@suhaib9811 5 лет назад
Waar Aniguna Sidaan u Hadlayo Ayaa Hadalkayga Lagu Dul gamaa 😂😂😂😂😂
@naciimoxasan2981
@naciimoxasan2981 5 лет назад
Kkkkk
@umuraage2984
@umuraage2984 5 лет назад
OZ OZ kula midban ahay😭😭😭😭
@suhaib9811
@suhaib9811 5 лет назад
@@umuraage2984 isku mid Baynu Nahay 😂😂😂😂
@young_______millionaire5458
@young_______millionaire5458 4 года назад
Aniga saan u daldalmo anigaa daalo haye haa leeba leey dhahaa ila talsha
@sahrosheekhchannalsahroshe9698
@sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 года назад
Wan kaxumahy walaalahey dad aaan idin daneenin ayaad lahadleysaan.
@nasiibabdi1678
@nasiibabdi1678 5 лет назад
Asc ayub sakiin waan ku salaamay. Su'aal anigu waxan ahay inaan xaaslah waxan ku jira dad 24 ila inta u dhaxeysa 25 waxan ku noolahay wadamad qurubaha meel ka mid iyadanu waxay joogta Somalia waxanu kala maqanahay sadex sano Mar walba wey ila soo hadasha ila inta aan waxbarshada ku jiro xaskaygu waxay I dhashay inana yar waxay igu tidhaaha ilma soo hadashid ima sheekeysid.
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 2 года назад
Hda mawada joogtaan
@khadriinacooking8223
@khadriinacooking8223 5 лет назад
Maaansha alaaaah ayub alle ha ku dhawro walahi barnaaamijkaaga waan jeclhy waaayo wax dhaliyarada wax badan ka faaaidaaan mahadsanid
@zamzamnor0970
@zamzamnor0970 5 лет назад
Masha Allah walalkey ayuub Yusuf aada u mahadsan tahay waxan ka sugeynaa dhiiri galinta dhanka gabdhaha
@sabirinacabdi4841
@sabirinacabdi4841 5 лет назад
Kkk sax wlhi yuusuf anigu sheeqeenayo ina sheeqo kle liga so galiyo thanks 100%
@diyohirsi9367
@diyohirsi9367 5 лет назад
😂😁😀anagana noosoo gali keenii aan iska dhicinee
@badmahgamer553
@badmahgamer553 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7DP9zhNf6Kw.html
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 5 лет назад
Hhhhhhh may idinka yaa idiinka sheeko badan
@ahmedpk6898
@ahmedpk6898 5 лет назад
kkkkk
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 5 лет назад
Sacdiyo Bocood hhhhhhh haa sax wlh
@shakrasaid4448
@shakrasaid4448 5 лет назад
hhh adinka diyarsnthn
@dekaahmed7826
@dekaahmed7826 5 лет назад
Masha Allah jazakalallah kheyran
@saalimyare4985
@saalimyare4985 5 лет назад
Mahadsanid ustaad ayuub Macalin wax bdb ka badalay nolasheyda
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
thnkz pr0 ani markaan runta ka hadlaayo wxn ahay qof hadal padan oo illhy afsomli ziiyey lkn zida dadka iska hadla zida qazpad jabtay ee aan ka fiirzan waxay ku hadlayaan ani runta marka zheego kalmada afkayga intaanay kazoo bixin mazkaxda kuzoo kala shaan dheeyaaa illaaah baaa mahad iska leh waligayna qof aan telka ka wcy oo aan u sheekeeyey ima dhahao waan caajizay alx illahy ayaan u mahad calinayaa *chumca mubaarag Ayuub Yousuf Zakiin io dhmn umada islmaaka ee chanellkan ku xidhan*
@guledabdullahi3574
@guledabdullahi3574 4 года назад
maxad oga shekaysaa sxbow
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 5 лет назад
Hhhh AYUUB wlhi waad iga qosliday guulayso wllo noo badi muuqaalada dhiirra gelinta ah mhdsnd wll qali thank you
@mohammedjimjam2666
@mohammedjimjam2666 5 лет назад
Jhhhhhhh mxaa kaa dhab ah
@bashkaxaaji3668
@bashkaxaaji3668 5 лет назад
batuulo sheekada jecel ayaa tahay sagal
@ismaciilibrahimhaaji5792
@ismaciilibrahimhaaji5792 3 года назад
Waaaaw Masha Allaah Wll Qali Allaah ku xafido runtii wax bdn baad ino fa,ideysaa marwalba 🙏👍👍
@jackplayer6240
@jackplayer6240 4 года назад
Thanks ayuub keep going muqaalo sidan oo kale noo Soo badi
@ciyaaltiktok2689
@ciyaaltiktok2689 5 лет назад
like isaar qofka qaba inuu ueegyahy ayuub raysal wasaare khyre iyo qofka qaba inuu uegyahay codka ayuub sh kenyaawi Waad mahadsantihiin
@RelaxForever553
@RelaxForever553 3 года назад
Raiisal wasaarihii hore🤗
@abdinasir7820
@abdinasir7820 5 лет назад
ustadow wadmahdsantahay waxankacodsanaya mowduc kaso ah siden aftahan iskaga dhigdhiga ama iskayelyela
@cabdalecabdale8823
@cabdalecabdale8823 5 лет назад
qeeyro qudbad masiijeedi hhhhhh😂😂😂😂😂😂
@nastehoahmed4701
@nastehoahmed4701 5 лет назад
Mahadsanid macalin 👏👏
@MuhammadHassan-xx9qh
@MuhammadHassan-xx9qh 5 лет назад
Thanks wlh anigoo sida u aqoon baan hadana kudhaqmaa intaa aad sheektay. Waayo mood kooda waxaan karaadiya wax yaabaha ay xiisayaan.
@abdiilyas1101
@abdiilyas1101 5 лет назад
marka kowaad aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Run ahaanti aniga waxaa I heysato dhibaato tan camala. Gabar ayaan jeclahay balse hadalka uma dhaafin karo salaan. War keen marka I dhahdo hadalka dhan wuu igu dhaga. Ila taliya maxaan sameeya si aan albaabka kowaad u furi.
@jakavic1034
@jakavic1034 5 лет назад
La kftn ka qosli hadii ay qosli wydo ku boood mid kle aaad hhh
@abdinormohamed2173
@abdinormohamed2173 5 лет назад
@@jakavic1034 KKK wa iga qoslisay hdi ay qosli weyso malaga taga
@monicashru9517
@monicashru9517 5 лет назад
@@jakavic1034 adiii wxaa isheeg laguu dhahee Max uguu direee kubuud kuyeh
@faceedkaron8132
@faceedkaron8132 3 года назад
@@jakavic1034 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Год назад
Abdi ilyaas wali dhibaatadi maku heystaa bro
@mohammedjimjam2666
@mohammedjimjam2666 5 лет назад
Arimaha gabdhaha ku badan waaa xan dadka la xumo maad leedahay jhhhhhh nio nagadaaa ciyaarta 🤣🤣🤣🤣🤣inta igu raacsan like kaliya isaara
@umsalman7429
@umsalman7429 5 лет назад
Maasha aallah ayuub yusuf sakiin Aallah swt haku barakeeyo akhii fillaah
@Dhafaruur
@Dhafaruur 5 лет назад
Ustaad Ayub yousuf sakiin Mahadsanid lacture
@habibamohamed7446
@habibamohamed7446 5 лет назад
Tnx wlaal ayuub Alaha kuxifdiyo
@FawziFilms
@FawziFilms 5 лет назад
*Anigoo 9sano jiro bilaabay sheeko iyo shukansiba. Alla muxuu hindi na waalay* 🙈
@hodanmohamed9431
@hodanmohamed9431 5 лет назад
yaasiinka waa waalneed malaha
@FawziFilms
@FawziFilms 5 лет назад
Hodan Mohamed Kkkkkkk waalni ma jirine waan iska xiiseyn jiray un
@raadfilmshd1036
@raadfilmshd1036 2 года назад
Omg wlhi videokn markan dawan jiray wax jaceyl ah ma aaanam lahayn 2018 wlhi waqti wuu socdaa allow dadka is jecel isku kiin daaa 2021 last year
@aaminaali1282
@aaminaali1282 5 лет назад
Masha allah walalkay mahadsanid Alle ha ku xiftiyo
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 5 лет назад
prof ayuub yusuf sakiin shotout iisamee bro I like you bro❤❤❤
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 лет назад
Ayuuboow hab gudbiskaaga xooga improvement ayeey kaaga baahantahay.Laakin waxa aad gudbineyso waa lit🔥
@adventurerboy6498
@adventurerboy6498 5 лет назад
😃😃😃
@abdihanaanmohamedhalane8844
@abdihanaanmohamedhalane8844 5 лет назад
Intaan kadib caadi muu warka uqawiyaa 😅😅😅😅😅😅
@mursalhussein6843
@mursalhussein6843 4 года назад
Ahmed Hussein ayub if your love haven't have a phone what can you do bro and your suspecting because of u haven't heard for long time her sound my query is she love me or not because we were different countries
@faadumoadan3703
@faadumoadan3703 5 лет назад
Hhh Ayuub waa walaal Aan ku xiranahaay oo runtii Aad Aan uga faaiideeysto aloow ku xafiid oo janada ha kaa Qadiin walaal sida Aad noodhiiri galiso iyo sida Aad talooyinka noola wadaagto m.shaa ALLAAH ♥️👍😍
@Abdihakincaynaanshe
@Abdihakincaynaanshe 5 лет назад
I'm big fan of you bro...keep going
@shuaybfaisal1254
@shuaybfaisal1254 3 года назад
Raga foshaxun baa nagihi dhamayey nin qurxon hadal mahayo🤣 Inti iguracsan liketa dhc kuzi
@user-mz1zs4sm2r
@user-mz1zs4sm2r 26 дней назад
Wlhi zxb xqqi wye anaa ku huba wr cd dhe 😂😂
@suleekhaqisomohamed1973
@suleekhaqisomohamed1973 5 лет назад
Ayub big teacher wiilasha sheekada aqoon ka dhis halka 😂😂😂
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 5 лет назад
Sulekha qiso Mohamed Ardayda fcn waxaa laku yaqaan casharka ayay practice kusameeyaan ee Maan shawsha galno @facebook
@suleekhaqisomohamed1973
@suleekhaqisomohamed1973 5 лет назад
Hada diyar utahy wa ok
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 5 лет назад
Dee wax cinwan ah lakama hayee Hhh
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 5 лет назад
Dee wax cinwan ah lakama hayee Hhh
@suleekhaqisomohamed1973
@suleekhaqisomohamed1973 5 лет назад
Huno mesha iska ifi wa puplic hhhhh
@shukricilmi3263
@shukricilmi3263 5 лет назад
Masha Allah walalkey wadku mahadsantahay waxyaabaha àad nooso gudbineyso lakin kudar hadaladada inshaa allaah wayo waxwalba waxay ku socdan idanka alle
@cabdowtube2663
@cabdowtube2663 5 лет назад
AYub Yusuf sakiin pro guuleyso oo hore u soco
@abdifitaaxcabdifitaxrashka4532
Ayuub qosol baa igu dishay qiibta hore barnaamishka kkk masha llah Alle ha kusharfo
@asiamusa689
@asiamusa689 5 лет назад
Hhhhhh welhi ayuub you’re so funny masha allah casharada soo badi
@maxamed1459
@maxamed1459 2 года назад
𝐉𝐚𝐡 𝐩𝐞𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 9 месяцев назад
managa jeclaatay wiilka waxan wax kadaranee
@Taaasim1247
@Taaasim1247 5 лет назад
Brother AYUUUB SAKIIN wanku salaami waxatahay walaal aan aad ujeclahay nolosheydana waxkabadalay allah kasokow allaha kudhowro bro
@fartuunmacalin6467
@fartuunmacalin6467 5 лет назад
Masha allh ayub wllo rabi haku xifdiyo mucalimkena
@bintuwebi2169
@bintuwebi2169 5 лет назад
Hhhh ma shaa Allah wa aniga iyo siyasaada😂 it really fun
@husseinikhlas9664
@husseinikhlas9664 5 лет назад
Hhhh fatma siyasada ku hesta miya
@bintuwebi2169
@bintuwebi2169 5 лет назад
@@husseinikhlas9664 yeah akhi
@abyanhajjiahmed5582
@abyanhajjiahmed5582 5 лет назад
wwwww ustaad aad bad u mahadsan thy dhanwalbo waad naga dhistaaa runt ustad aad ayaa kuu jeclahy manta waa ku farax sanhy inna ciyow soo dhaqsaday 😍😍😍😍😍
@abdirahmanarab7010
@abdirahmanarab7010 5 лет назад
msha allah ayuub cashar toos iitabanayaad ila wadagtay alle haku barakeeyo xigmada iyo garashadana ha muu siyadsho
@updallacabdumalik5300
@updallacabdumalik5300 5 лет назад
Ustaaad ayub masha allah thankz dadey kudhaganaydaa kafujisay
@dekamohamee3311
@dekamohamee3311 5 лет назад
Ragana sidee ayaanu ugu sheekeenaa 🤔
@caafimaadhage9708
@caafimaadhage9708 5 лет назад
😃😃 saan cml badalo adna
@prozakariyeabdisawdhe5926
@prozakariyeabdisawdhe5926 5 лет назад
Hehehe aaad baad umahad santahy bradar hayeh
@ubahahmed8487
@ubahahmed8487 5 лет назад
Ayub yusuf sakiin full respect bro
@ruwaydaabdi9518
@ruwaydaabdi9518 5 лет назад
Thank you so much ustaada
@abdullahiomar1183
@abdullahiomar1183 5 лет назад
Ayuub yusuf sakin waxaad tahay qof marwalba kudadaala hormarinta iyo dhiira galinta bulshada keep going bro
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 5 лет назад
Waligeyba Kaman fakarin inan qof qanciyo Wayo waxa muhiim ah inad sheeg tid waxad aminsantahay Waxkasta oo xaqiiq ah Qofka waa laga gadi kara Digniiiiiiiin Warkaagu yuusan iska hor iman Tankale haka jawaabin So aal sided deg ah Ama adan fahamsanay Hadhayal san Su 'aalaha xaskaga ama gabadha Ad is jeceshihiin Habal qaadin waxan suragal ahayn Iney suurooban Ha aqbalin wax aad u adag Isla markasna macno lahayn How ogolaan in lamanahagu Kugu hago kaliya waxa usaga Ka guuxaya Mahadsanid macalin Yusuf Sakiin
@asiyaomar4729
@asiyaomar4729 5 лет назад
Caqliga wanagsan allah haku barakeeyo amiin
@mowliidabdibarixi8886
@mowliidabdibarixi8886 2 года назад
Yusuf waxan rabaa sideen u helaaa horta gabarba
@ClqaadirOmar
@ClqaadirOmar 12 дней назад
Macalin ayuub meel waliba aad joogto alle ha kugu amaansado i like you thank you so much❤❤❤❤❤❤
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 лет назад
Masha allaah Mahadsanid Wall
@adeeghayemarket
@adeeghayemarket 5 лет назад
Ayuub ysuf sakiin aabaha romantic iyo jacaylka alah haku xifdiyo runtii cilmiga iyo balaaqada waa lagu kala horeeyaa waad ku horaysaa zxb sare thank you again
@ayanelmi7677
@ayanelmi7677 5 лет назад
As ayuub wakusalamaya in badan wadna kumahadsan tahay bararujinta ad u samayso umada somaliyed intas kadib ayub mowducan su aal ayan ka qaba waxanan jeclan laha in ad iga jahil bixisid, su aashaydu waxay tahay ragu markay gabadha baranayan ama ay u socoto sheko kahor inta aysan gursan ad ayay u hadal badan yihin ila ay wareriyan gabadha dhan kana dhadhiciyan waxa ay raban ok markay gabadha helan o ay noqoto xaskisa maxa kalifa in aysan garanayn gabadhan wax ay u shegan?
@alnaimi4035
@alnaimi4035 5 лет назад
Good question 👍
@gashanyare8477
@gashanyare8477 4 года назад
Aad iyo aad mahadsanid ayuub yuusuf sakiin
@farahkhadar6204
@farahkhadar6204 5 лет назад
Mahadsanid ayuub, ayuub see loo qanciya qofka aadan jaclayn lkn se aad kuu jecel.
@Mohamed.Jazhim11
@Mohamed.Jazhim11 5 лет назад
Funny anipa Ihaysata Mclin
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 лет назад
Kkkkkkkkkk qofka sheekadaada ka helin waad dareemaysaa waayo cudur daarkiisa badan 😂😂😂😂😂
@moh2232
@moh2232 5 лет назад
Kowther hassan 😂😂😂😂wlhi wa run imiza jeeR kuzo mrtY
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 лет назад
momet elmi Kkkkkk
@moh2232
@moh2232 5 лет назад
Kowther hassan khatar tahY 😂😂😂
@baabahacade4351
@baabahacade4351 5 лет назад
Mesku dhgsan huuno
@abdulmalikaba-ali1353
@abdulmalikaba-ali1353 4 года назад
Wbaaaaaaa
@maryamaali7875
@maryamaali7875 5 лет назад
Masha allah ustaad wlhi wad iga qosliday qeyr alle haku siiyo
@axmedmuusecismaanaxmedmuus8446
Mahadsanid saaxiib barnaamijkan aad baan ufiicanahay
@abdiazizadan8623
@abdiazizadan8623 5 лет назад
walaal anakana noo soo gali hadaa nahay gabdhaha
@abdikadirmatii9938
@abdikadirmatii9938 5 лет назад
Ayuub jaakadaada leatherka ayaan ka helay.
@guraygahayr9975
@guraygahayr9975 5 лет назад
Macalinka nolosha Ayuub zakiiin thnkz brothe
@ayaancawil7241
@ayaancawil7241 5 лет назад
Mansha allaah ustaad alle haku xafido
Далее
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 17 млн
QVZ PREMYER LIGA
00:18
Просмотров 1,9 млн
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
Просмотров 213 тыс.
GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇
11:56
Просмотров 91 тыс.
Nika loves to eat chicken #cat #cats
0:17
Просмотров 42 млн
PRADO 250 - классная машина!
0:28
Просмотров 3,5 млн
Соседка лютует
0:25
Просмотров 2,5 млн
Я решила стать тёпленькой 🔥
0:34