Тёмный

Sh Cali Wajiis- dowladdii Farmaajo miiyee Culimada weydiisatay inay Qabuuraha Hotelo ka dhisto? 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Maxaa ka jira in dowladdii MW Farmaajo ay Culimada weydiisatay inay Qabuuraha Hotelo ka dhisto?,Maxay Culimadu u cuskadeen bixinta Meydadka Iskool Bolusiya?

Опубликовано:

 

28 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 308   
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 Месяц назад
Dad ku waxey u arkaan sheydaamo umada xaqooda loo soodiray
@abdullahimohamed5544
@abdullahimohamed5544 Месяц назад
Munaafuqa Wuxuu Wax kumiizaamaaa siduu Rabi inoosheegey Maxaa Dan igu jirta Aniga فإن أعطو منها رضو وإن لم يعطو منها إذاهم يسخطون صدق الله العظيم.
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 Месяц назад
Cuqubo ku gu dhacday nabiga ha ka been abuuran
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 Месяц назад
Scw Scw Scw
@ZuhurCabdilaahi
@ZuhurCabdilaahi Месяц назад
Csw
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Cuqubo kugu dhacday ee hadiidin xadiis saxiix ah Hana dhihin waa been.
@Abdiyare17
@Abdiyare17 Месяц назад
@@saidmm9953 xadisyo dana kara lo isticmaalo oo nabiga s.a.w lagu nabo waa dhaqanka khawarijta iyo Wahabiyada
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
@@Abdiyare17 mala awaalka jooji.
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Месяц назад
Intaas dhan wuxuu difaacaa Xasan qaa’inul wadan, universal tv kan shiikh ma ahan ee ciwaanka wasaqeynta ka daaya, jiiz qabiiliste ku bedela, ciwaanka Naga saxa yaaqeey 🫵
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Месяц назад
Culumada wey cebowday medka in labixiyo baneyen
@muktarmawliid987
@muktarmawliid987 Месяц назад
Xeebta saylac ayaa u bahan difaac halkasi maa laga dhigo xarunta ciidanka bada
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Месяц назад
Saylac dadbaa leh. Dhulkiina difaacda oo xabaalihiina difaacda Saylac waa Somaliland dadkeedaa ilaashanaya😂😂😂
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Месяц назад
Wlahi waad asiibtay waaba meeshii ay ku haboonayd
@abdilaahi2276
@abdilaahi2276 Месяц назад
sida xoolaha ha u hadline saylac ma imankaraa
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Месяц назад
Meeday xeradii mariinaayo?mise waxa looga cararay oo qabsaday xshm iyo muse yalaxow?
@Khtmo
@Khtmo Месяц назад
Kaasoow xasan ducuf beri wuu tegaya xageed geli doontaa 😂😂😂
@abdullahiisse9952
@abdullahiisse9952 Месяц назад
😂
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 Месяц назад
Cali Wijiis in shiikh loogu yeero waa xaaraan ama qalad ninkaan waa munaafaq weyn madax daalimìn ah buu u fatmooday.
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 Месяц назад
Cali Wijiis akhri kommentiga dadka somaaliyeed ku soo qoreen. Cali Wijiisow hadaad damiir leedahay umaadda ma soo hor fariisateen, inkaar kugu dhacday .
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 Месяц назад
M waxaa la aqrinayaa COMMENTS-KA ay soo qoraan kuwa aqoonta aan laheyn iyo kuwa qabaliga ah, DAN GUUD ayaa laga hadlayaa, ciidan qaran ayaa leh ee shacab ma leh maantana ciidan ayaa u baahday waa dan ummadeed. SCUOLA PLIZIA ma tahay mid dowladi leedahay , dhageyso sheekha hadalkiisa waa DAN GUUD qaranka ayana leh ee qof ma laha qabiilna malaha
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
@@warsamediiriye3743 imisa dhul dan guud ayaa inta horay looga kiciyay dad deganaa oo sax ah aheed balse hadana laga iibiyey ganacsato oo dano khaasa loo bixyeye sheeg dee?? imisa dhul ayaa xeebta saaran oo xitaa ka haboon dhulkaan oo aay haystaan dad khaasa xoog ku heestaan iyo burcadnimo oo weliba xitaa senataro ah , haye dhulkaas dan guud maaha miyaa maxaa looga soo qaadi waayay iyagan intaasoo sano? sheeg dee , addder si caqli leh u hadal
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 Месяц назад
Cali Wijiis wuu ka been sheegayaa marxuumka C/Raxmaan Yariisow sababtoo ah beenlowga waxaa la yiri wuxuu marqaati ka dhigtaa qof dhintay iyo ............
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Culidama uu tiriyey ee warqada loo geeyey misana nool weli. Iyagana ma masabidanayaa? Fiiri caqli xumidaada.
@IsmaiAliMohamad
@IsmaiAliMohamad Месяц назад
Kan Shiikh maaaaha Waa Shedaaan Cali Wajiiis Rabi ka baq
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
@@IsmaiAliMohamad armeey kuu fiican tahay in aad edeb qaadato.
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Месяц назад
Nin Kaan waa maxishoode laakin allah baa waxka qabanaayah isha alha
@alinuur7521
@alinuur7521 Месяц назад
Qumayo ku aragtay cali wajiis ey tuug ah allaah xageed ka galee aakhiro
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo Месяц назад
Kane shaydaan weeye shiikhu dawla muda halaga qabto
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Месяц назад
Cilmigaaba dhac reerkaasi waa isku mid shelh iyo shariif Culu maa u suu weeye Ilaahy ku qabay adiyo intii kula raacday gefka maytidka😊
@Computer-knowledge-education
@Computer-knowledge-education Месяц назад
Kan shiikh maha waa hunguri doon
@kiinay4946
@kiinay4946 Месяц назад
Mida kale waxuu dhahay dowlada waa la balannay hadee dowlada shakhsiyaad siiso maxuu kujawaabaa Waa kaxumaaneenaa buu dhahay mana ku qanci karaan shacabka hadaaba lacag laweediiyay lafahii lalabaxaaye see ku aamini karnaa
@user-me8kj3jo5b
@user-me8kj3jo5b Месяц назад
Alle kuuma Barakeeyo Dhaqaalaha yar e ad Diinta kubadelatay.
@User_19567
@User_19567 Месяц назад
Amiin
@abdulkadirmohamed1120
@abdulkadirmohamed1120 Месяц назад
Masha Allah sh. Cali wajiis Kheyr Allaha kusiiyo waad naga jaahil bixisay waxaan moodayay in dangaar ah loo isticmaalayo .....cilmigaada Allaha nagu anfaco.
@abdullahiisse9952
@abdullahiisse9952 Месяц назад
Miskiin baaa thy
@abdiabassi8857
@abdiabassi8857 Месяц назад
War kan culuuma maaha waki dahaay hada hor kitaabka Quraanka maaha Qamuus dowladaha la xukuumo.
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Месяц назад
Xerada marinayo muse suudi baa haystah Why taas looga dhisi waayey
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
waa isla burcad waana burcad diimeed isma dhamaaan iyaga iyo alshabaab kuli umada dhipaato ayay ku hayaan
@abdirahmanmohamedsaid6201
@abdirahmanmohamedsaid6201 Месяц назад
Xaruntii ciidanka Badda Soomaaliya soow Muuse Suudi ma degana. Maxaa qabuuraha laga doonay. Midda kale maxaa qabuuraha ku gaar ah ma dhul kale ayaa la waayay. 😊😊😊😊😊
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 Месяц назад
Iimaan laawe tuug aan xishoon
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc Месяц назад
Yariisoow waa dhintay. AUN. Oo isma difaaci Karo Car hayiraahdo. Farmaajo noo yimid. Oo nagu yiri. Meeshaan hotel. Iyo. Guryaan. Ka dhisanaynaa. Car waa kaase Cali wajiis ha yiraahdo.
@Dalmar66
@Dalmar66 Месяц назад
Qof walbo garweyn sheikh ma ahan tugaan cabadayo sheikh ma ahan naarta allah ku fogeyo
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e Месяц назад
Kani waa fadlan igu shubo.
@guusha6491
@guusha6491 Месяц назад
Dagaalka ehlu qubuurta iyo kooxdan Rabbi Ayaan udaayay.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
inagu dawadayal ayaan ka nahay
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Месяц назад
Sheekh shaydaan. U adeegaya. Xasan gur gurte. Boobka. Hantida umada. Ku caan baxay. Ayuu. Qiil u samaynaya. Subxaan.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Cali wajiis majirtaa khald dawladu gashay oo aad u sheegteen hadii wixii lagu heshiiyey haday kabaxdo anagu waan ka xumaaneynaa xasan iyo kooxdisu dalkii iyo dadkii ayay iibsadeen hada qabuurihii ayaa la iibsaday
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Hasan iyo Xamse waxay yahin wadanka dadka dalkena illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@shamisali4599
@shamisali4599 Месяц назад
Qumayo adiga is lahel habarka naarta tan ugu hoosesa gal bastarad salid qumba 😂
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
@@shamisali4599 xarana cuna yadameer haweiye
@user-ec1uf4qi1t
@user-ec1uf4qi1t Месяц назад
Mar horaanvku idhi sharaftaada ilaasho sheekh cali
@MubYus
@MubYus Месяц назад
Sheekh Nijaaas , waa Guulwade macangag ah xariif ah dawlad walba ka hoos qaraabta.
@NiciimaHassan-fh7wp
@NiciimaHassan-fh7wp Месяц назад
Kani hada ma culiman nahay miyu leyahay alla akhiro maxaa War yaala subxana allah
@kiinay4946
@kiinay4946 Месяц назад
Ciidanka badda dhulkoodii mini aayo aaway muse suudi baa nool ma laga qaado maxaa marxuumiinta loogasaaraa hoygooda oo loo soo fakaa ha ka jawaabo shiikha
@alinuur7521
@alinuur7521 Месяц назад
Walalyaaloow hawiye wadad an ahay weligiin ha yeelina tuugo hawiye wa meheradooda inay aakhiro iyo if ba way cuneen duf ku baxa insha allaah tuugo xukun ehel uma tihiin tuugo
@guusha6491
@guusha6491 Месяц назад
Culimadii magaca ayay kawasakhaynayaan, qubuuraha kuxiga eebeeca ah waa kuwee,
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Месяц назад
Sheekh Xassan NIJAAS.
@yussufismael6314
@yussufismael6314 Месяц назад
😂 Xasan sh mad ku qaldeysaa
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Месяц назад
Illahy ka baq
@user-mz6id1jv1j
@user-mz6id1jv1j Месяц назад
Kan waa dambiile magaca culimadq somaliyeed ayu mel kaga dhacay wana Khain caado Qaato Ah
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Месяц назад
War isku xishood dhulkaan dadka la siiyeye baan xataa naqaana hadii la rabo in dhul ciidaanka bada waxa haytsah MUSE SUUDI maxa loga saari waayey
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Месяц назад
Dowlada iyo dulkabao shacabka leh
@bileaadan6376
@bileaadan6376 Месяц назад
Kuwaan allaha umadda haka qabto asaga qaadire
@user-vf5qe4uo3j
@user-vf5qe4uo3j Месяц назад
Maashaa alaah guul.ilaahey hanoo xafido culimada somaliya
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 Месяц назад
Tallaabo walba oo la rabo in wax la qabto haddii ay is qabqabsi keento waa dhibkeed... Dhulkan aan ku wada noolnahay asalkoodii waa wada qabuuro ee xishooda oo ka leexda dowladda ha idinka shqaysee in shaa Allaah....
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Месяц назад
ILAAH KU DULLEEY SHEEKH AMISOOMOOW .
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Месяц назад
Waxaa fiican sideedaba, dowlada hoose maxay u sameen waayeen dhul "shamateera ah".Mida xigta maxaa diiday in xarumaha ciidamada dibada laga dhiso Oo gudaha magaalada.
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK Месяц назад
Sheekha aad ayuu ugu hiliilyoonayaa quruutta faqideeda Balse arin ka muhiimsan ayaa jirtwe Dadka guryahooda lagahaysto oo waliba iska muuqata muu ka hadlo
@CabdifataxCadan
@CabdifataxCadan Месяц назад
MashaAllah ALLAH habarakeeyo sheekha waxu si cilmiyeysan usharaxay mas,alada iyo diinta waxey ka qabto waana sax asal ahaan in qubuuraha la bixin Karo
@abdiabassi8857
@abdiabassi8857 Месяц назад
Rabi kacaabso iyo Rag iska celi. Mel mawalagalan.
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f Месяц назад
War ninkan sheekh ha ugu yeerin Waa iimaan laawe
@oryalkanewfashion2828
@oryalkanewfashion2828 Месяц назад
Sheikh waaa caloo shish u shaqeyste
@libanmahamudali7208
@libanmahamudali7208 Месяц назад
away dhulkay balan qaday dowlada laxagta laga qadayo wa maqlaysa mad ka hadashid
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Kan sheekh maa aha waa qabiiliiste Doofaar ah, Aakhiro isaga wajigiisa iyo qalbigiisu madaw ayaa Allah arki doonaa, inshaAllah.
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Месяц назад
Waar kani sheekh. Maaha waa dhuuni raac. Duli illaahay ku bad. ... subxaan
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Месяц назад
KAN CULUMO MA AHA WAA DHUUN RAAC.
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic Месяц назад
Masha Allah Shiekh Allah Haku xafido
@AbdinurCalas
@AbdinurCalas Месяц назад
Ader dadkaan yaa meesha ku aasay ma shacab mise dawlad haday dawladu ku aastay hadana faageyso ka warran
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Месяц назад
Sheikh cali wajiis hooyada siilkada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
@zakariyajama9195
@zakariyajama9195 Месяц назад
Subxaanalaah adiga iska daa walidkiisa mar hore ayee tageen ayagana khaladka maanta taagan magalin asagaa galay marka asaga waxaad rabtid dheh iga raali naqo waan kuu naseexeenoyaa walal
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Месяц назад
Ilahey kabaq oo hooyadiis iska dhaf
@libanmahamudali7208
@libanmahamudali7208 Месяц назад
Maxa lo canshuura haday labaxayan why ay dowlada lacag ugu qaade dadka baxsanaya meydka
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
Waawareey, kani sheekh maaha waa munaafaq bal fiiri beenta uu ka sheegyaayo Eng Yariisow ,ilaahay haw naxariuistee, kan ilaahay wajigiia wuu ceeboobay
@tahliil5567
@tahliil5567 Месяц назад
Cali wajiis fadlan igu shubo waaye walee hunguri waa xunyahay
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Subaxanallah Subaxanallah allahu akbar Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un niin kan asaga iyo ilmahiisa iyo waxii dadka somaliyed ka oyisiyey Allaha ayan uga dacwooney allaha subaxana qadiirka ah yarabi .
@IsmaiAliMohamad
@IsmaiAliMohamad Месяц назад
War Ninkaan Sh maaha War Marxuunka haka beenshekin Yariisow Ayaa Wediiyey kulahaa War miyadan Rabi ka cabso
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 Месяц назад
"Bay culimadu yiraahdaan" iyo war noocaasa wadaadkii dhura waa munaafaq diinta suurad xumaynaya. ILAAHAY ha iga cafiyee wadaadkani waa kaarar badane qurunka siyaasadda walaaqday.
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
There is 114 so lets go
@calijaamac1234
@calijaamac1234 Месяц назад
Ninkaan cali wajiis waa tuug xerfadle ah
@user-vy2tw2to6d
@user-vy2tw2to6d Месяц назад
Intii dhimatay Alle ha u naxa riisto lkn wallee Aaqiro waan illoownay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Месяц назад
Beena waas qabyaalad baad ku soisay reekina kitaabku kugu olol
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Месяц назад
Amiin
@user-os4rj6nl5w
@user-os4rj6nl5w Месяц назад
cali wajis wuu wareeray xasan baahane baa lacag ku farqiyey wadadkii wakaa siyaasi noqday
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Ilaahey ha cabso ha masabidan sheekha.
@idrisfarax6258
@idrisfarax6258 Месяц назад
Kuwaan waa muuryaan ee culimo mahan waa wwahabiyo.
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay Месяц назад
Suaalo badan oo adag ayay ka jawaabi doonaan maalinta Qiyaame ,,,,,,,
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Месяц назад
Sh Cali Wajiis isaga ayaa wax is yeelay ee Cidna wax ma yeelin, Dib baan loo dhegaysan doonin
@SaciidDani-tr1ok
@SaciidDani-tr1ok Месяц назад
Lacnatullaah yaa cali wajiis idim alle
@user-vp3nd5lv8w
@user-vp3nd5lv8w Месяц назад
Kan waa lagu diinbawaya wlhi
@fatmaomarabow7457
@fatmaomarabow7457 Месяц назад
Shiiq dowladeed 😂
@calijaamac1234
@calijaamac1234 Месяц назад
Waxaa layiraahdaa sheekh cali warsame waa reer burco wuxuu ku dhintay dalka jordan
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 Месяц назад
Duf ku Bax op bello sheikh unoqo!!
@faisaladan3102
@faisaladan3102 Месяц назад
Ilahay ka baqa ehlo qabuur ha laga xishoodo hadii kale mucjiso ayaa idinku dhacaysa
@user-pm7dk2tj5h
@user-pm7dk2tj5h Месяц назад
Barakada allah idinka qaado tuugo iyo tuugo kal kaal ayaa tihiin dulli yasl yahow waligiin ayaa qubuuro faaga jirteen
@Abdiyare17
@Abdiyare17 Месяц назад
Xadiis dano gara lo isticmaalo waa dhaqanka khawarijta ninkaan arsenal waye diintay kuso gabadan
@abdallamohamed9845
@abdallamohamed9845 Месяц назад
Wxa mic ha inoo dhigana qabri baa la qoday ee ka hadal kuwa maalin waliba is xaabalaya ee magac qabiil iksu dagaalaayo.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Месяц назад
Inuu munaafaq yahay indhihiisa si fiican ufiiri tuug sheeydaan inuuyahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Месяц назад
Shekh cali wasaq dheh Sheydaan weye kan Shekh maahan iimaanka la.
@user-me8kj3jo5b
@user-me8kj3jo5b Месяц назад
Diinta maqabto meel qubuura ah xitaa Masjid in laga dhisi karo iska daa in xiro laga dhige. Hadii Culimada soomaliyed Eysan waxa kan kahadlin wxn ka baqi in Dadku kaquustan Qaybaha kala duwan ee Culumada.
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Inkasto oo in qubuuto la faagoneysan aheyn wax qurxoon. Hadana danta ummada waa in laganhorumariyaa.
@guusha6491
@guusha6491 Месяц назад
Ninkasta inta raggaan joogaan haddii uudhinto kobtii lagu aasilahaa warkayaallaa😢😢😢😢
@cabdalacabduqadir7969
@cabdalacabduqadir7969 Месяц назад
Dhulkaas waa Dan guud shacabkaana iskaleh shacabka waxay udhiibteen dawlada Markan dawladda madaxdeeda alle haka baqaano
@ShushNaruti-he7ql
@ShushNaruti-he7ql Месяц назад
Kan cadaabta halagu casuumo aamiin
@Malik3544
@Malik3544 Месяц назад
Alle halaga baqo wax laga hadlaayo wa Diin oo culimada yaan lagu xadgudbin.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
ala maxaa Diintii laga been sheegtay, kuwa magaca Diinta ku dila iyo kuwo magaca diinta umada ku dhaca, ilaahya umada haydinka qabto
@luulyuusufxuseen1798
@luulyuusufxuseen1798 Месяц назад
Umadda ilahey ha idinka qabto
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y Месяц назад
Kan dhiiga dadka buu baneyey waa sheydaan ilaahey ku soo qabey
@abdihassan5963
@abdihassan5963 Месяц назад
Dhulkayga hooyo halkii laygu aado waa layga soo saari karaa?
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 Месяц назад
Ku dhimo lacagta Qbuuraha adigay kuu xiren tahay 🎉 ha calfan idam alle
@Imaan92546
@Imaan92546 Месяц назад
Kuwa meedka ka sarayo qabriga allaha aduunka ku ciqaab ballo meel walbey hunguriyeyeen
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Месяц назад
Waxaaba qaldan qabuuraha waxaa loo faqayaa inay ciidanka bada degaan,lkn ma lahan dhulkan ciidanka bads,ee waxaa leh ciidanka booliiska
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 Месяц назад
Bismillah odayga aad ku haysan sheikh hadii cilmi yaqaan qabri ma qoteen baadhi ma soo gurteen dadka dhahay sheikh he’s not its shaydaan asaga xasan iyo dawladaba milyan dad dhintay hadii aad tiraahdeen lacag bixiya oo cashuur godkasta oo meed laga saarayo sun iyo baras baa ka qaadeesan illah ka baqa oo isku xishooda oo umada dhibka iyo awooda aad u sheeganaysaan joojiya walaahi waad ka dhalay doontan beri marka uu xunka xasan dhamaado
@Abdihakin.
@Abdihakin. Месяц назад
Lama rabin Qabrida in lagu canshuuro qofkii damca inu labaxo. dowladu haday ubahatay dhulka. Aaway culumadii kle ma cali wajiis baa afhayeen u ah.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Wuxuu yidhi dawladan dawladii ka horaysay ayaa tidhi injineer eeriso ayaa noyim wuxu yidhi waxa lagasamayn danagaar ah anaga ayaa hor istaagnay beenalaha qabiilka
@Slyman_guy
@Slyman_guy Месяц назад
Ilaahay idin inqaab qabuuraha maxadabadhigay
@xaamsahra4306
@xaamsahra4306 Месяц назад
shiikh beesa laga qaadoyaa taas ka hadal
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
Kan waa munafaq ilahay ku dulay if iyo Akhiroh in shah Allah waa moryan u so shaqoh tagay umadah kan mantah waxay Ahayd in xabad lagu diloh tugan u shaqeyah xasan moryan iyo villa family
Далее
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 6 млн