Тёмный

Sh Maxamed Garyare - Wareysi 5/6 - Taariikhda Aasaaska ururka Al Aslaax 

HANOOLAATO
Подписаться 487 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@hassanhussein8748
@hassanhussein8748 Месяц назад
Su'aalo Wajiih ah ayaad weydiisay Sheekha Ayaanle. Mahadsanid.
@mohhassan3828
@mohhassan3828 Месяц назад
Masha Allah Ayanle Well done Si Ay kamuqato Wariyinimo Her Sare ah Ayad u Wareystay Shekh Runti inbadan ban Akhriyey Tarikhda Shekh Mohamed Garyare Waxadna on jecla in'an weydiyo Ayad weydisay Shekhana Si Kalsoni ah Ayu kugu jawabay o Biseyel Aqoned kamuqato Ayu ugu jawabay Kaftan iyo dhole codeyen badani kamuqato Tasina Waxey mujineysa Aqontisa iyo Kalsonidisa Haddii Ad Raga kale Sida u Waxeysan laheyed Weyba Ku galeysin lahayen Sheekh Garyare Wa ninja Manta Nool EE Adadka Afsomaliga kuhadla ugu Aqontabadan Waa As Asihii Waxan loyaqan Baruruga ama Xarakadka Islamka Walow anan Inbadan Afkartas iyo Raadka ay Bulshada Somaliyed Ku rebtay anan Ku Faraxsaeyen Haddan Niyada Wanaga Sheekh iyo isago ahaa Macalinkii Abhay Wan Ku Faraxsantahy in Record Gareysto Wareysigan Tarikhiga ah Aad bad ugu Mahadsantahay Wareysigagas Hanoolato
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Месяц назад
Ayaanla kheyr Alle haku siiyo saddex shay oo aad sheekha ku celcelisay waa halkay u dhimanayso; 1. Xarakooyinku ma midayn baa mise waa kala furfurid ummadda oo aan hore ummadda Soomaaliyeed u aqoon? 2. Xarako maxaa looga baahnaa ee culimadu dawladda ugu naseexayn weyday ? 3. Dhiigga ay daadiyeen xarakooyinku ayaa ka badan ka qolyaha kale geysteen. Waxaan dhib ahayn masoo kordhiyeen? Ayanle well done nin aqoon diineed iyo tu dadnimo leh ayaad tahay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 29 дней назад
XARAKAADKU WAXAY KU DADAALAYAAN IN XAQA LAGU MIDOOBO , CIDDII XAQA KU XAJIIMOOTA YAA LAMIDOOBAYA ? 2AAD DOWLADDU HADDAY DIIDDO OO LADIRITO ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA WAX DAMBE OO LAGA SUGO MALAHA WAA IN LAYSKA QABTAA 3AAD DHIIG BADAN IYO MID YAR DAADINTIISA ARRIN MKU MAAHA, WAXAA WEEYE MAXAQBAA LAGU DAADIYEY MISE XAQDARRO
@user-tt2sc1ci6b
@user-tt2sc1ci6b Месяц назад
Sc, Ayaale, ma ogi in aad saxaafada baratay, laakiin Saad wax u waraysanayso aad yay ii cajab gelisay, maanshallah. Very objective. Maanshallah garabkaaga Alaha galo
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 Месяц назад
Ninkan ma hadda ayaa kuugu horraysa sookii bbc wariyaha ka ahaa maaha ee baladweyn ugu soo warami jiray
@user-tt2sc1ci6b
@user-tt2sc1ci6b Месяц назад
@@EngAbdalla4009 Sc, Walaal mahadsanid. Inta uu ha noolato u waday, waan la socday. Laakiin dadka BBC:da ku taxan ma ihi. Sababtaas yaana u ogayn. Mahadsanid Mar kale.
@ahmedshucayb8090
@ahmedshucayb8090 Месяц назад
Mashaalah waa taariikh loo baahanyahay in uu sheekhu qproʻ
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Месяц назад
ما شاء الله تبارك الله Ayaanle waa nin aad u fahamsan dhibaatooyinka xarakaatku keeneen iyo siday ummadda u qaybiyeen ! Sheekhu wax daliil ah oo samaynta xarako loo cuskado muu sheegin mana sheegi karo. Ayaanle su'aalo wadnaha kaga dhacay xarakooyinka ayuu sheekha hor dhigay. Xarakooyin maxaa looga baahnaa? Dadka miyaa midayseen mise waad kala fogayseen? Dawladda qaab kale oo aan xarakooyin ahayn ma weydeen oo wax loogu sheego?
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Месяц назад
Waa su'aalo muhima ! Illaa maanta lama hayo guul xarako gaadhay ama keentay !
@fnw8688
@fnw8688 Месяц назад
Hanoolaato ❤
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 Месяц назад
Sheekh garyare ha la waydiiyo waxa uu u soo qaaday figriga ikhwaanigaa ee ajnabiga ka ahaa dadka soomaaliyeed oo aan wax xiriiri la la hayn dhibaatadii ka jirtay ikhwaankii masar.
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 Месяц назад
Sheekh garyare wuxuu siyaasada ka dhigay diin warkaana sax maaha laakiin wadaadada ka dhigtay waddo xukunka lagu tako ayaa waxaa yiraahda. Waa sida loo maamulo nolosha dadka iyo muqawamaadkeeda.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 29 дней назад
MAAMULIDDA NOLOSHA DADKA IYO MUQAAWAMADEEDA YAA UGA FIICAN AMA UGA HORREEYA DIINTA ISLAAMKA?
@user-ze6nn2wm3h
@user-ze6nn2wm3h 27 дней назад
Waa nin wax badan og ,laakiin caadifaddaa ku badan. Waana ceeb marxuun dhintay in naanays loogo yeedho.
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 28 дней назад
Jawaabaha qaar wuu ka leex leexday shiikha, diimihu waa dib u dhac iyo fowdo DADTUUR loo wada dhan yhy ayaa horumar lagu gaaraa.
@mumtazahmed5665
@mumtazahmed5665 Месяц назад
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Месяц назад
Nin walba xisbigiisa ayuu ku farxay.Ugu danbeen fariiqooyinka aygaa is laayey
@nimodiriye6260
@nimodiriye6260 Месяц назад
shiikha su aalo jikaara baad ku celcelinaysaa da ahaana aan taxamuli karin oodrabto inaad uxabaariso eed aanay cumadu lahayn wuxuuse qabaa caqligiisa ilaahay hawbarkeeyee
@KhadarAxmed-qp3du
@KhadarAxmed-qp3du 24 дня назад
War ay gabobay shabab hoyaded waye
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Месяц назад
Maasha Allaah, malaga yaabaa maanta inay xarakooyinka Soomaaliyeed ka qoomameeyaan qaladaadkii ay geysteen ? Waa su'aal uu garan karo nin manhaj sax ah ku sugan ?
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 29 дней назад
Waxa ugu weyn oo ay tahay inay ka qoomaweeyaan waa inay adkaysan waayeen markii halgganku adkaaday oo qaarkood halggankii ka gaabiyeen
@HirsiCraxman
@HirsiCraxman Месяц назад
Walahay qabta 5 maan dhamaysan waayo shiikh sakin Iyo milxid dodaya bay isu rogtay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 29 дней назад
WIILKAAN WARIYAHA AH WUXUU RABAA INUU WADAADKA KU RIIXO INUU KAKEENO XALKU ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA KUMA JIREEN NIDAAM KALE AAN QAADANO
@Abucabdiraxman2
@Abucabdiraxman2 Месяц назад
Ayaanle wll waan kuu naseexaynayaa. Waxaa kaa muuqata inaad aaminsantahay in wakhtigii shareeca islaam dadka lagu xukumi lahaa aan lajoogin.. waxaan kugula talihin lahaa inaad dib iskugu noqoto. Wax badana ka akhriso siyaasadda islaamka.
@mahamudjama4758
@mahamudjama4758 21 день назад
Wakhti kasta oo taagan shareecada islaamka waa in lagu dabakho, maxaa kale oo loo soo dejiyey aan ahayn in lagu xukumo ummadda .
@muhsiinabbaas
@muhsiinabbaas Месяц назад
ayaanle colaada aad u qabto islaamka afkaaga ayey ka muuqataa
@YudufAl
@YudufAl Месяц назад
Sherkhu ha noolaado waa aqoonyan soomasliyeed
@mohamedabdullahi421
@mohamedabdullahi421 Месяц назад
Waxad noweydisaa taarikhda takfirka somaliya
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 Месяц назад
Waaba nool yahay kii keenay somalia
@alikofi2469
@alikofi2469 Месяц назад
Sualo isku mid ah ayad 5 jer weydineysa
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Месяц назад
Dadka soomaaliyeed waa umad muslim ah waxay u baahanyihiin inay qortaan tiirar adag oon cidi dhaafi karin dadtoodana ay ka hormariyaan waxkasta oo yimaada maxaa yeelay soomaaliya maba xoroobin waligeed
@HirsiCraxman
@HirsiCraxman Месяц назад
SLC MANSHA ALAAH SHIIKH AYAANLE WAXAA MUQANAYA ISLANIMADADA CILMANIYADA MA ODHANAYO AQON LA AAN HADAL XUMAN IN CID SO DIRTAY WAXADSE😂MODA WAXA LABTISA KA HADLAYA WAXAY U SAWIR EGYIHIN CILMANI MUNAFIQ IYO MULXID ILLAAHAY BAANA XAQIIQDA OG
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z Месяц назад
Subxaanallaah ilaahayoow nool gargaar 80 jir waxaas ku sheekaynaya , diinna ku abtirsanaay , ayaan ku sheegaynaa waa culimo, oo aan waraysanaynaa.!!!!!! Ceeb iyo fadeexo qof ah waa tan😮😮😮
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Месяц назад
Fikri siyaasi ah waaye,waa Urur lagu dhex tuuray ummadd muslimiina.Xisbi islaami ah lagama dhexfuro Karo Ummadd muslimiin ah Ayaa ku farxay.
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Месяц назад
Haa, ninka Ayaanle waa nin wax og ! Waxaan filayaa waa nin SALAFI ah maasha Allaah
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Месяц назад
Qofka soomaaligaa waa jecel yahay kheyrka laakiin siyaasad fadhida ma leh bal fiiri al islaax meeqo xarako ayaa ka sii farcamay
@user-qm7yi1zv1d
@user-qm7yi1zv1d Месяц назад
Dawlo indho quraansho ayay leedahay ,nin ay ku dabajoogto haddaad aragon, waligaa haka shaking waxbey ku aragty,
@Gla277
@Gla277 Месяц назад
dameerkii ayaanle siyaad barre baa caawa dili doona
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 Месяц назад
Sh.maxamed gadhyare waa hogaamiye ruuxiya runti.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Месяц назад
Wadaadka siduu codkar u ahaa markii xarakooyinka lagaaray gaarigaa dhiiqa ka galay 4 wheel drive ayuu naf ka raadiyay ileen xara kooyinka ninka yaqaano wuu ogyahay ineey qeyb ka yihiin dhibka soomaalida iyo islaam kaba heysta maanta
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 Месяц назад
Argagaiso duqoobay ahaaaa 🤣🤣🤣🤣
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 Месяц назад
Gaal wyn aatahay adna
Далее
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 421 тыс.
WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON
20:03