Тёмный

Shaxabka Hargeysa Oo Ka Dareen Celiyay Xajkii La Joojiyay 

Bulsho News
Подписаться 396 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 года назад
Guul Somaliland
@deeqaaar7854
@deeqaaar7854 2 года назад
Hablahaa xijaabani qurux badana maasha allah
@deeqaaar7854
@deeqaaar7854 2 года назад
@@Redspittingcobra kuwas ahyba hhhhh
@binisse8738
@binisse8738 2 года назад
somalia ha noolaato
@ikranmohamud4789
@ikranmohamud4789 Год назад
Somalia ha is raacdo oo ha noolaato.
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
sheekh maasha allaah
@maxamedwarsame7488
@maxamedwarsame7488 2 года назад
Dadku miyaanay ogeyn inaynu ku xajino baasaboorka somalia
@ikranmohamud4789
@ikranmohamud4789 Год назад
Waa su’aal mudan in laga jawaabo. Waa umad riyoonaysa.
@maxamedwarsame7488
@maxamedwarsame7488 2 года назад
Oday farmaajo iska teg Ee orodoo xaji
@funnymemesyouknow942
@funnymemesyouknow942 2 года назад
wadan madax banaan hadaad tahay. waxaaga saudi ka raadso.. hadii aadan ahayn wadan madax banaan .. oo shacab kaaga aad been u sheegtidna .. qaybta lagu siiyey qaado.. been hadaad sheegtid waa xaaraan
@mukhtarabiib812
@mukhtarabiib812 2 года назад
Wasiirku diinta waa guul soomaliland
@ranizaruuxi980
@ranizaruuxi980 2 года назад
farmajo xilka wuu ka dagee haniiga amaan heloo balaayo saqransanee dambigiisa allaha idiin siiyo
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 года назад
FAQSH FARMAJO
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 года назад
Waxa la gaadhay heer diintii la siyaasadeeyo, waa ceebtii ugu waynayad. Allow na astur. Doqmo, bal odeyaashan qalbigooda lagu abuuray colaadda eega. Waar Xamar kuma necba, iyada ayaa dhib ka badan haystaa, oo u baahan hiil iyo hoo. Wax Cadaawad ah nooma hayaan, ee isku xishooda.
@ranizaruuxi980
@ranizaruuxi980 2 года назад
somaliya passport maku baxno dhaheey seene manta waxeey niigu kalifte intaad iskala weynaaneyse inaad muslimkanxajin lahaay aad cibaaadadoda ka hor istagtan alle idin ciqaab somaliland neey war dadoo kaalaya muqdisho imada
@ikranmohamud4789
@ikranmohamud4789 Год назад
Waa siyaasada ninmankaa mujrimiinta ah ayaa shacabka banooni ka dhigtay. Kooto ayay ku xirteen umadii Somalilan ku noolayd.
@yaa5406
@yaa5406 2 года назад
Farmaajo kkkkkk xasan sh kawarama
@axmedyusuf5540
@axmedyusuf5540 2 года назад
Sh max siraad waasidaa runtaa
@raandhiisccasiisshdayib
@raandhiisccasiisshdayib 2 года назад
Albaani ilaahay ha karaameeyo, go'aan raganimo ayuu qaatay, garabkiisa ayaan joognaa, somaliland way guulaysatay
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 Год назад
Basaabor somaaliland ku xaja😂😂😂
@mustafaabdullahi5031
@mustafaabdullahi5031 2 года назад
Qaran,qaran qaran kkkkkkkk. Adeer Somaliya waad ka go'day kkkk Dee orod Hajka tag,maxaa kaa galay Somaliya kkkkk
@said1498ify
@said1498ify 2 года назад
Waa hadafkayga inaan wadan Noqdo Laakiin wali lama kala bixin marka la kala baxo waxba kuu soo doonan maayee. Dee ha nagu dhaganaanin na fasaxa shalayna midnimo baan.rabnay maantana inaan tagnaan rabnaa. ee ogsoonow waxaad is leedahay Somaliland Cuno qabataynteeda bay ku soo noqonaysaa habeen maad jirin.
@mustafaabdullahi5031
@mustafaabdullahi5031 2 года назад
Sawtii aad lahaydeen waa gonna oo qaranbaan nahay kkklkkkk Fake qaran kkkk Adeer dadka beenta ka daaya. Wax aad tihiin ma jirto. Dee yaa qaata ku yidhi noo kaalay.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 года назад
Qofkan gadhka wayn leh maxaa ka siya
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 2 года назад
Adaa wax kaa si yihiin isaga waxba kama qaldana xaj Somalia oo dhan 3000 ka heshay somaliland bal qaybi waxa ay ka heli karto xoogaagiina yaree hargeysa iyo burca jooga war dadka baytka ilaahay haw diidana intaa murqaantaan
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 2 года назад
SANADKAN DADKII XAJKA TAGI LAHAA KU SADAQAYSTA SHACABKA ABAARAYSAN.
@cabdidigaale8903
@cabdidigaale8903 2 года назад
Xamar maxaay haaysataa
@abdullahifarah6772
@abdullahifarah6772 2 года назад
As oo ma farmajo miyaa xajka maamulayey xasan sheikh maad la hadashid
@hoyolester161
@hoyolester161 2 года назад
Good job thank you so much for your hard work guuul iyo gobanimo somailand insha Allah bless you thank you so much
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 2 года назад
Laaxawla walaa quwata ilaa bilaa qofkii loo diidey qofka xajka tegi lahaa ee dhinta yaa ka masuul ah dadku wa ayo waa soomaali diintuna waa mid waa muslim xajku waa mid waa maka dalku waa soomaali dawlada sacuudiga ayaa wadan walba xisaab siisay markaa waa in xaqa la fahmaa oon qalad waxwalba loo arkin soomaali ayaad tahay hadaad nooshahay iyo hadaad dhimataba Ilaahay ayaana dhulkan inagu beeray Islaamna inaga dhigay xagee wax loo kala wadaa Alle ha loo noqdo xisaabo adag ayaa jira
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Год назад
Allahu Akbar hasbi Allah I never know these people they are crazy wahush isaq😂😂😂
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 года назад
Eng. Osman huu haa Haddaba waan gartey arrintaas, waxad ka warantaa ninka yidhaahda waan la hadlayaa oo waan la shirayaa, waan horfadhiisanayaa, maxay noqonaysaa arrintaasi. Cad quudheed lama qaato, kan leh inuu iska qaato ayey ahayd, dee maz tegi karteen adiguu, waayo waayi lahayd. 300 qof yaa tegaya yaa see joogaya. Maa laiska qaato, waar ilaahay meel kasta wuu joogaaye, masaajidka gal oo bari. Ma la qaato, adigu marnaba maa tegteen, dadka kuma filna.
@ahmedmahamud9032
@ahmedmahamud9032 2 года назад
Sadexda qof haloosiidayo walal
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 2 года назад
alla maxaa juhalaa bilaa caqliya oo bilaa qadiyada ka buuxa dalkeena Somaliland.
@qadanismaaciil6301
@qadanismaaciil6301 2 года назад
Dadkaa reer somalilan haxishodan diinta ilahayna yaan dawlad loadable fadhisan xajkuna waa arkaantii islaamka allahu akbar
@suleebanfaaraxcali4092
@suleebanfaaraxcali4092 2 года назад
Looyeedhin maayo somaliland xashka inta tegaysa Citiraafkiina wuudhawyay
@laraahmed6592
@laraahmed6592 2 года назад
Waar dadka oo siidaya xajka
@sayidcalimubaarik8962
@sayidcalimubaarik8962 2 года назад
Diinta inay siyaasadeeyeen may ahyn wixii lasiiyey inay qaadato ayay ahayd somaliland iyagaa qaba dadkey xanibeen
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 года назад
عصبيه والقومية لا ينفعنا في الدنينانا ولا في الاخر.نا. سمعت مرارار وتكرارا الكمامات يخرجون في الفم الشيوخ الذين يقولون الشعب المقدشو لمعادي الشعب الَسومالاند. وهذا غير صحيح. لاحرب بين شعوب المقدشو وشعب وهرغيس. الحرب الحقيقي هو بين سياسيين الذين يستقدمون اللات التنافر والتاجر. لكي يستغلوا قلوب الشعب مسكين الذي لايعرف اللعبة الحقيقة واغاض خفيه.
@kaysehassan6854
@kaysehassan6854 2 года назад
Nin waliba xisbiguu doono ha ku dhawaaqo haddii la waayo xuquuqdii iyo midhihii loo soo halgamay waxay ku dambayn ayaayo laan waayo waxaad aasteen kitaabkii ilaahay
@sahraabdi7246
@sahraabdi7246 2 года назад
Wax Laga Yaabo weetan
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 года назад
Waar cabaadka iska daaya oo umada somaaliyeed dhinaca ka raaca hadii kale jeelkaa qudhmay dadkaa qudhmay haydinku haaystaan Waa dad dad waalini horboodayo
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 года назад
Xaar ba idinka daya daroodow cidlada taagnada
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 года назад
Ninka garka leh Marmajo kuwashay mee farmajo???????
@dayibahmed1005
@dayibahmed1005 2 года назад
wasiirka wuxuu ku qaldamay joojinta xajka waayo somaliland malaha baasabor se wasiir keen basaboor lagu tago xajka ka dib bixi amarada
@said1498ify
@said1498ify 2 года назад
wasiirku ma joojin ee tiradii somaliland ka tagi Jirtay xajka oo ahayd 2800 ayay ku soo koobtay 350 tiradanina kuma filna dadka somaliland ka xaji jiray. Somali oo dhan sanadka waxa la siiyay 5,206 qof. Shirkado dawladii farmajo xidhiidh la leedahay oo koonfurta uu ka samaystay baa la siiyay. Madaxwaynaha Cusbina Fursad uma helin. Markaa in la yidhaahdo tiradan qaadan mayno waa sax.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Год назад
nurad aad wajiga iskamariisen hasbiyaallah you can't don't tell the truth young and old they are the same whatever come out in mouth it's not true no wonder then why the world not recognise them SSC it's gonna make you wake up😮😮😮
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 года назад
FARMAAJO MADAXWEYNE MAAHA DEE ! KKKKKKKK MISE LAMABA SOCOTAAN ? QAAR BAA U HAYSTA IN FARMAAJO WELI MADAXWEYNE YAHAY.
@dulmar9139
@dulmar9139 2 года назад
Marwaba somaliland lagama waayo dad yar oo cad quudheed qaata sida nin kaa ugu danbeeyay iyo cidii kale ee xamar kaxaji yaysaba waabaahan tahay looma bahalo cuno
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 Год назад
حسبي الله ونعم الوكيل Allow xaqa fahan sii Amiin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 года назад
dadka xamar waa baantuu baantuuna Caqli ay isku qabtaan malaha
@ikranmohamud4789
@ikranmohamud4789 Год назад
Dadka xamar waa irir salaame! Waa suldaan hoolay iyo kuwii loo yeedhay.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
@@ikranmohamud4789 waa run oo waa irir samaale balse baantuu bay ka guusadeen oo bedeshay, afrikada bari ayay ka guursadeen Dirka somaliland carab iyo kurki bay ka guursadeen sidaasay ku kala duwanyihiin
@ikranmohamud4789
@ikranmohamud4789 Год назад
@@ijoxasan9132 caydu ma wanaagsana, kalmada xumi colaadna way kaa gaysaa nabadna wax kaagama tarto. Umad dhan oo meel ku nool haku xad gudbin.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
@@ikranmohamud4789 oo ma qofka nasabkiisa in lasheego baa xadgudub ah? waa run in somalidu kala guurtay oo qaybina koonfur qabatay qaybina woqooyi ku soo hadhay guurkana qolo waliba dad bay ka guursadeen laba nin oo walaalo ah baa nin igiriis ka guursadaa nina Axmaaro guurku xuduud ma laha sababtaan sidaa u leeyahay ma aha in aan reer koonfur caayayo balse DNAdooda badi somalida koonfureed baantuu baa laga helaa, halka somalida woqooyi carab tukri bagistaan yuhuud intaba lagahelo. maxaa kaa qaldan? dadka somali galbeed badi DNA Oromo iyo xabashi baa laga helaa. iyagoo wada somali ah hadana guur baa jira
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
Soomaali land Guul
@yaa5406
@yaa5406 2 года назад
Reer ku maskax malaha Runtana isuma sheego sh iyo shariif waa qabyaaliyiin bal wadaadkaa farmaajo kahadlaya dhegeyso
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 года назад
Hooyada sheeg markad xasuqaysen ma hoyada siilkedi bu ahaa
@xamze4487
@xamze4487 2 года назад
farta iska hagaaji
@yaa5406
@yaa5406 2 года назад
Xujeyda somalia somali baa iska leh idinku maxaad naga rabtaan soodinkii soomaali kabaxay hadii aad soomaali isku dhiibi jirteen oo magacayaga ku xajin jirteen no more been been baalaydinku qaadijirey idinkoon soomali ahayn culimaduna waa soomaali sh dirirba somaliyuu ka xajiyey somaliland xaj sacuuduligu uguma deeqin weligiin somali baad ku xajin jirteen cad quudheed lama qaato oo cadka somali sucuudigu siiyey haduu qayb kuu gooyey ma xoog baad ku leedihiin yaab
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 года назад
HHHHHHH QADADWEYN WAXAY RAADIYAN WAX AY SOOMALILAND KU GUMEYSTAN OO AANEY KA MARMEYN LAKIN MA HAYAN WALI KKKKKK
@yaa5406
@yaa5406 2 года назад
Yaahu
@yaa5406
@yaa5406 2 года назад
Albaani waan aqaan laakiin sh soomaaliyeed baan uhaystey siyaasi hoos ubax ah buunoqday sidii aadan siiro waar iska bedela oo khaliil meesha ku celiya wuu idinwaalee marna hasoomina soomali aan khilaafno marna ha xajiyina
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
Museh fircon mel walbah waa idin kah so xiray wasirkan mah xajkuh idin kah rebih karah waa wax lagu qosloh in aad ugah hartan qaran benah kkkkkk waa waxad naftinih ku weyden dagal benah iyo xudud bah ingiris nah siyay war umadah dhinac kah racah waxaad ku dhaqmaysan waa kibir iyo nacasnimoh kkkkkkkkkkkk
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 2 года назад
MA NINKA MAATADA IYO AGOONTA BOOBA KU HAYA AYAA MADAXWEYNE AH.. KUBKA IYO BAWDADA AYAA LAGAGA JABEY JAAHIL MUUSE BIIXI..
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 года назад
Qofkii xajku dar Allah kayhey meeshii uurabo ayuu kaxajin xayraamin aan awalba xajka usocon ,wasiir iyo xukumad toona dinbigiisa kamarogoyaan qofna iyagabaa naarta lagu wadagurayaaye, xajkiina waxbey karaadinayan iyo beydka Allah
Далее
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Просмотров 101 тыс.
Haweenka Hargeisa oo fariin kulul diray.
9:51
Просмотров 14 тыс.
WHAT $5 CAN GET YOU IN SOMALILAND MARKET Hargeisa 2021
19:02