Тёмный

Sheeko Gaaban-----Ayuuto 

Goobe Video Production
Подписаться 237 тыс.
Просмотров 526 тыс.
50% 1

Sheeko qosol badan oo ka tujumeysa Ayuutada iyo dhibka eey ka dhex abuurto dad is jecel. Waxaa inoo soo gudbiyay Marisa Carbone, Faadumo Shaxshaxleey, Laki H. Wacays, Ilhaan Xarago, Faizo Amiir, Axmadeey Aboo iyo Khaalid carab.

Развлечения

Опубликовано:

 

16 июн 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 360   
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 7 лет назад
ilaah dar tiis like igu saara my lovely qaraabo
@abdulqaadir4897
@abdulqaadir4897 6 лет назад
inta hiiraan ah like iyo share isiiya,reer,hiiraan
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 7 лет назад
Aad baan u salaamay dhamaan saaxiibada RU-vidka. Waa mar kale iyo riwaayad ka turjumeysa nolol maalmeedka Soomaalida qurbaha iyo gudahaba. I want to thank all the actors in this short movie, specially the legends Marisa Carbone and Faadumo Shaxshaxleeey. I also want to thank all my RU-vidrs for their support, thanks. Tack till alla som deltog och andra som tittar den här korta film som handlar om den vanliga socialla livet. Tack igen!!!
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 лет назад
Goobe Video Production thanks huuuno waanu idin jecelnahay sooo badiya
@sahalali3682
@sahalali3682 7 лет назад
Goobe Video Production merci beaucoup et j'adore 😍 Bien laki haaji bravo à elle
@maryanali1829
@maryanali1829 7 лет назад
Goobe Video Production wan ka qadnay adna mid lamid ah wad Mahad San tihiin sida quruxda badan ad ruwayadaha noogu keentin ❤❤❤❤❤❤
@nawalmashaaallahjazakilahs203
@nawalmashaaallahjazakilahs203 7 лет назад
Goobe Video Production but u are not mentioning laki what happened
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 7 лет назад
Nawaal kkkkkk I just mentionned the legends but all the actors are equally important!!!
@abdullahihassan9819
@abdullahihassan9819 7 лет назад
laki xaaji waceeys qof kii daakeero like ta haiku roonaado
@rahmacabdirashiid311
@rahmacabdirashiid311 7 лет назад
LaakixaajiwacaasasaL
@suriamir6787
@suriamir6787 7 лет назад
woow well done laki marisa shaxshaxley ilhan faiza amir hanan iyo wiilaasha kale o jilayan runtii waa qiso marwaliba dhacdo waliba dad aan aqan ku dhacday film kan caadi maahan qofkii alifay gacan iyo lug ayan utaagat waan ku hambalyeynayaa laki haji adiga iyo ninkaga goobe ciiltire ayan ulabaxay aniga sidaas ne ku socda oo wada waan idin sugnaa week waliba cadowgiina allah idinka qabto
@mohammeddelruuzi5034
@mohammeddelruuzi5034 7 лет назад
full Respect Laki Caadi inaba Matihid And shaxshaxleey hhhh Nasab 2 Nin See kula Dibirtay Goobe Video Production Thanks 👐
@munodhigane7454
@munodhigane7454 7 лет назад
inta nairobi kunol like isaara
@rudwanmuhamed2442
@rudwanmuhamed2442 4 года назад
Ilhaan xarago inta jecl like iisara
@farhianur2832
@farhianur2832 7 лет назад
inta muqdisho joogta like isiiya
@wiifjugsoodhacay1867
@wiifjugsoodhacay1867 7 лет назад
Blhi Laki xaaji wacays darteed usoo galay ruwaayadan Iyada darteed Likta noo siiya 😂😂😂😂😂 👌👌👍👍
@yaabnemayabteen3930
@yaabnemayabteen3930 7 лет назад
laki😍😙😙😙😙 xarago iyo shaxshaxleey ayaan tagera 👏👏👏👏👏
@OneState_277
@OneState_277 7 лет назад
like dayn ah ayaaan rabaaa tlhi ciida aaan dhibaaaa 😃😃😃😃😃😃
@khadijomaxamed591
@khadijomaxamed591 5 лет назад
Burjiko Girl jz
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 лет назад
intaa saamaha jacel like isaaraa
@fatumaahmed5752
@fatumaahmed5752 3 года назад
Assalamu alaikum wa rahmatullahi barakatuh spell haiku AE dil hai mushkil hota sorry about your about your heart that I saw you two colours colours coloursiconic sock boots over you
@KhadraMuze
@KhadraMuze 4 года назад
Laki xaaji wacays wxy ku Soo bxysy flim iny khaimad ka noqoto
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 7 лет назад
wwwwaw wan ka helay riwayadan intii igala heshay like ta isara
@moheybhawajj3648
@moheybhawajj3648 5 лет назад
laky 10 sano kahor baan jeclaa ilaa hadda wey isoo jiidanisaa😢😢 i was 19 years old markay wariyaha ka ahayd radio galkio puntlnd somalia. weyba sii yaraanisaa ala maxan il jainteda jeclhy😢😢
@safiyoshariifofficial8324
@safiyoshariifofficial8324 5 лет назад
Waan ku salaamay laki xaaji wacays wllhi cadi matihid waan kaayaabay ayuuuto saa qiyaano uqaadeesid ayaa kayaa bay wllhi
@yusufcabdicali6567
@yusufcabdicali6567 7 лет назад
Laki Naag dheh Masha allah
@nololcusubanigaiyoadiga4436
@nololcusubanigaiyoadiga4436 7 лет назад
Viva somali weyn peace and love Ramadan mubarak like igu deeq sharafta Ramadan igu deeq❤️❤️❤️❤️
@ikraam6747
@ikraam6747 7 лет назад
nolol cusub aniga iyo adiga kuugu deeqey abaayo😂😂
@nololcusubanigaiyoadiga4436
@nololcusubanigaiyoadiga4436 7 лет назад
Ikraan Shiiq Maxamuud 💋💋💋💋❤️❤️❤️👉😂😂😂😂😂😂👈 wax qasan talahi 👉long life cadeey👈
@xaliimodhaqane6778
@xaliimodhaqane6778 6 лет назад
Laki xaaji weceys qayaano badnaa
@amalsuleman6142
@amalsuleman6142 6 лет назад
😦😦😦😦😦😦😦😦😭
@moheybhawajj3648
@moheybhawajj3648 5 лет назад
intii rer mudug ah like ta igu boobsiiyay, war xataa dayn iiga dhiga anigu garanba waayy like taan xaawalda lcgta looga qaatee😢😢
@faankakamaheloasalreerqard5583
Lakiyeey la aantaa abaar Love walaahi laki xaaji yaa ila jecel fadlan naftaada run ka sheeg
@qaalihussen2452
@qaalihussen2452 7 лет назад
qofka jecel Marias lika isar pls
@hibakyuusuf3944
@hibakyuusuf3944 6 лет назад
eedadu waa qof xun
@anfasalad7448
@anfasalad7448 7 лет назад
war dee liketa maxa laga hela bal iisaara anigana somaliyey😂😂😂😂
@hibanuura145
@hibanuura145 6 лет назад
Afnan qurux hhhhh wn ku sry
@nadaabdirisak5802
@nadaabdirisak5802 7 лет назад
laki x wacays balo khatar waaaye
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 7 лет назад
qajacqajac khadiijo warsame kulahaa gabar leyraahdo ayaan aqaanaa wlhi
@aishaladan137
@aishaladan137 7 лет назад
asxabey inta tageerta mama shax shaxley like isaara wa islaan sodashaye haloyeelo serabto halooyeelo
@jmdabdullaahialiabdullahi5357
@jmdabdullaahialiabdullahi5357 7 лет назад
Aisha Ladan k
@bisharoyusuf5537
@bisharoyusuf5537 7 лет назад
laki xaaji waanku haystaa riwaayadeeda
@abdirahmanducesane2377
@abdirahmanducesane2377 7 лет назад
maasha alaah aad baad umahad santahy maxamed maxamud gooope💜💜💜
@halimosacdiyo3921
@halimosacdiyo3921 7 лет назад
asxabta ayuuto warejiska like isara
@user-vn1eh5xk8m
@user-vn1eh5xk8m 7 лет назад
Inta UK kunool #like igu qabta waan isla wada afuridonnaa 😂😘
@ilwaadinaabdalla1790
@ilwaadinaabdalla1790 7 лет назад
زهرة الحارثي ana kula joogo baayo
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 7 лет назад
زهرة الحارثي abayo ana maku nooli Dubai ayan ku nolohy lkn sual ayan ku weydina ma afurten
@user-vn1eh5xk8m
@user-vn1eh5xk8m 7 лет назад
haa abaayo waan afurnay 😍 saacadu markey aheyh 9:23pm hadana waa 11:17 pm
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 7 лет назад
Haa Alxamdullh xabibti masha allah anaga Hada wahey no tahay sacdu 2:30 AM
@user-vn1eh5xk8m
@user-vn1eh5xk8m 7 лет назад
Mecca Haji ماشاءالله 😍🎋
@hoodoqaali3241
@hoodoqaali3241 7 лет назад
hadaa laki jecashy like isar
@mariamarts9897
@mariamarts9897 7 лет назад
ayuuta ayan heynayaa o like eh marka like ta isaara😜😜
@seyfulislam6532
@seyfulislam6532 5 лет назад
🤗😊😀
@haldhaadumar3511
@haldhaadumar3511 5 лет назад
OK Bishii imisa like ayaan Helaynaa???
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 лет назад
Mariam Arts hana khiyaamin uun sida shido 😂😂😂
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 лет назад
Waa kuu dhiibanaynaae
@sumuyafarah1632
@sumuyafarah1632 7 лет назад
laki haji waceys darted like isaar
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 лет назад
sumuya farah " waan Diidney
@mahadismacil4977
@mahadismacil4977 7 лет назад
sumuya farah mzmllellwldkekieop
@yaasmiinmohamed234
@yaasmiinmohamed234 7 лет назад
sumuya farah jhffdjkkkiijkkll
@xabibaabukar1604
@xabibaabukar1604 7 лет назад
sumuya farah ii
@deputyderpderp9449
@deputyderpderp9449 7 лет назад
Khadar xasan of
@kunkaroon530
@kunkaroon530 7 лет назад
laki umac iyo hanan shidane😘
@samiir2292
@samiir2292 7 лет назад
laki xaaji love aan ku ahay hh
@leylotoxoow9014
@leylotoxoow9014 7 лет назад
samiir kaligaa MA ahan waalagula wada jecelyahay
@naimanor1538
@naimanor1538 7 лет назад
waaaw wayshidantahy walhy waan kahelay ayuuto
@wardasoyaan3891
@wardasoyaan3891 5 лет назад
khalid carab quruxlow wayee yaa iso radinaya
@shamsaluul8378
@shamsaluul8378 7 лет назад
Laki Nimanka aan wax ka qaadi laheen eeba nagu dirosaaaye yaaqay see cmlkeed iida
@drxukun8824
@drxukun8824 7 лет назад
aabo ayaa qaylinaaya sheeko cusub😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@fatimamohamed9894
@fatimamohamed9894 7 лет назад
asxpy like taan baba fahmi layhy maxaa laga helaaa
@ahiitaqueen4308
@ahiitaqueen4308 6 лет назад
Intii ruwaayadaan ka heshay like ha ii saarto ♥️
@khadigiaali4477
@khadigiaali4477 7 лет назад
Xaraan ayaa dadka baare. Tankalee shekada ka dhacda yuruub ka sheekey
@ikranmiliano6394
@ikranmiliano6394 6 лет назад
waka helay laki kkkk wlh lawada niin see ukala xalinesa lkk ana lahadla
@mohamedomar-hi3tm
@mohamedomar-hi3tm 7 лет назад
inta samaha Jacel like saar somali mohamed 😍😍
@ayaanaamiin45aragsanayaana80
@ayaanaamiin45aragsanayaana80 7 лет назад
mohamed omar ok
@ruksana578
@ruksana578 7 лет назад
mohamed omar magaca xaajigeyga ayad wadata le like kugu saaray looll
@mohamedomar-hi3tm
@mohamedomar-hi3tm 7 лет назад
simaniita bbe love Igu salaan wlshy xaajiga xayakalah
@ruksana578
@ruksana578 7 лет назад
mohamed omar ok wallo
@IsmailAJeyte
@IsmailAJeyte 6 лет назад
mohamed omar
@edebsanadan6273
@edebsanadan6273 7 лет назад
waaaw waa riwaayada an sugaye lakiyeey ku jecliyaa
@samiiryare1609
@samiiryare1609 7 лет назад
like ii saara maxaa ladhahaa ani idinkama rabee ha ii saarina meeshay idiin buuxineyso buuxsada
@dayuubaabdirahmandayuuba663
@dayuubaabdirahmandayuuba663 7 лет назад
qofka 12 waa aniga weligay you tube intaas kama noqon funny kkkkkkk
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 лет назад
dayuuba abdirahman dayuuba " beenaale
@suadfamily522
@suadfamily522 7 лет назад
sodah sarig beshey qeybti sadaxaad idinkama heyno goobe video production
@zainabmahamed3937
@zainabmahamed3937 7 лет назад
like tu maxay taraysaa🤔??
@hidayamohamudmohamed7278
@hidayamohamudmohamed7278 7 лет назад
300 qof iga soo horaysay youtube mey sexdan dadkan😂😂😂 caadi maaha ayuuto laki masakinta wey qiyantay😃😃
@ilkacaseminxe9286
@ilkacaseminxe9286 6 лет назад
Yaaa
@mariammacalin8315
@mariammacalin8315 6 лет назад
Hidaayo Maxamuud xzavga
@fatumaahmed5752
@fatumaahmed5752 3 года назад
Assalamu alaikum wa rahmatullah kaifa haluk
@fatumaahmed5752
@fatumaahmed5752 3 года назад
Salaam alaikum wa rahmatullahi barakatuhu kaifa haluk bayouth colours ke liye
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 лет назад
cadi maha laki jaji waa jilaala dhaamastiiraan qoftan kaftan baadaan
@cajaeydontcayuumonaas8354
@cajaeydontcayuumonaas8354 7 лет назад
Naag saan aa lagaa dhalaaa 😜😜hala fiiqdo
@xafsoxasan3213
@xafsoxasan3213 4 года назад
Waninisalamey lki ayaayo ruwayada dulmi nasobadiya❤❤🥰🥰
@katrahaaji5033
@katrahaaji5033 7 лет назад
waa nagala soo daahdeen meqaa sugeene sheekadaan
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 7 лет назад
kkkķkkk nimanka hadi lacag laka qato saan may u calacalan kkkk garobyasha balo waye bee😂😂😂😂
@hoodoqaali3241
@hoodoqaali3241 7 лет назад
lakii i love you xbbti
@nasraayaan7711
@nasraayaan7711 7 лет назад
Tolow like maxaa lagu helaa??? Yabay anigu
@munaabdirahmaan6214
@munaabdirahmaan6214 7 лет назад
Ma ogi wlhi anbo wan fahmi la ahay waxa like ta laga helo ee adaabo like ta kula jeclaadey wlley like
@fatimamaxamed6924
@fatimamaxamed6924 4 года назад
Shaxshaxley iyo faynuus waa lapa maamo aan aad ujclhy warkooda waan ku diirsada wallhi
@nasroyusuf6873
@nasroyusuf6873 7 лет назад
kkk intiii ayuuto ku jirta like ha i sarto
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 7 лет назад
qoftan ruwayadaheda wan ka helaa no so badi dheh
@safiyamahamed7720
@safiyamahamed7720 5 лет назад
Waaaah waaaaah warksa imara
@halimamohamud5139
@halimamohamud5139 7 лет назад
hhhhhh wallahi caadi ma ahan lkn walal aaway sodoh sariig laay qeybta 3 plz nooga Soo dhaqso
@naimaosman5183
@naimaosman5183 7 лет назад
laki sharaf😍😍😍😘😘
@fartunali8660
@fartunali8660 7 лет назад
mariso love an ku ahay billahi mafahmosa 😂😂
@nasriincadeylovmusalsal5803
@nasriincadeylovmusalsal5803 6 лет назад
Lakii fanii wayee walhi allow ku xiifdii
@maxmaebkjelle9119
@maxmaebkjelle9119 6 лет назад
Laki
@nasrashacni430
@nasrashacni430 7 лет назад
Inanka Khalid ladhahayo qurux badana Masha Allah😍😍😍😍😍
@amaanicade402
@amaanicade402 7 лет назад
ar lakiyaaa qosolkaaa iga dhamaaday sheekada AYUUTADA hhhhhhhhhhhhhhhhhh ruwaayad iga dheh
@Feerfeer24
@Feerfeer24 7 лет назад
laki xaaji waceys caadi ma ahan lacagta been ku qadatay
@faysalahmed8262
@faysalahmed8262 4 года назад
Lakixajicaweyswaakufiicantahayjiliinka
@leyloinawacadimahayarey4776
@leyloinawacadimahayarey4776 4 года назад
😅😅😅😅😅😅👍 laki xaji wacaysle cadi mahan
@fuaadyare2196
@fuaadyare2196 4 года назад
Masha allah
@haruunrashid8985
@haruunrashid8985 7 лет назад
walahi koxdaan ayaan tageera
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Masha allah nice 👍
@hamdimacow6439
@hamdimacow6439 7 лет назад
naag nool waye laki xaji ❤
@farahfarah3604
@farahfarah3604 6 лет назад
Goobe.tv. ruwayadaha soo badiya plss
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 лет назад
kkkkkkkkkk caaadimaha lakiyay soooo badiya
@nimcodaad654
@nimcodaad654 7 лет назад
way u qalanta in layk lo saro
@talisoinaboqor8098
@talisoinaboqor8098 7 лет назад
laki❤❤
@khadiijoabdirahman2227
@khadiijoabdirahman2227 7 лет назад
baba waa gacan galay magaciisa shaxad oos noqday
@zamzammohamed3927
@zamzammohamed3927 4 года назад
Alla anigaa sidaas ah lacag jaceyl lee ma u dhiman karaa
@umuayman2176
@umuayman2176 7 лет назад
Goobe Video waad mahad santihiin
@fatimamaxamed6924
@fatimamaxamed6924 4 года назад
Shaxshaxley maamo wey iga qosolsiisey wllhi caruurteyda jeel ka galaya😂😂😂😂
@natsanatsa255
@natsanatsa255 7 лет назад
qaalid carab haleso raadiyo waaka helay ma jirtoo
@qalbiuroon6359
@qalbiuroon6359 7 лет назад
wwwwww laki 😍😍😍😍😍😍😍
@aaminoabdalle4023
@aaminoabdalle4023 3 года назад
Qosolka benta ka hely 🤣🤣😂😂😂
@yusufadan8779
@yusufadan8779 7 лет назад
so funnyy walahy love u guys 😂😂😂
@najmitaxasan5239
@najmitaxasan5239 7 лет назад
wowwwww
@rodhoroble8390
@rodhoroble8390 7 лет назад
waaaaw cadi ma oho laki jecliyaaa nag nool iga dheeh
@xaluushaibraahimxaluushaib8509
Haaamaansanaaa laki xaji kkkkkkkkk ayuuta ayeeba inacsiisay
@abdifatahbotan5019
@abdifatahbotan5019 7 лет назад
I loue you Marisa laki and shaxshaxley I love you very much
@abdifatahbotan5019
@abdifatahbotan5019 7 лет назад
ILhan xarabo you look like beautiful girl l love you so much
@abdifatahbotan5019
@abdifatahbotan5019 7 лет назад
I mean iLhan xarabo
@abdifatahbotan5019
@abdifatahbotan5019 7 лет назад
Xarago
@malmo4235
@malmo4235 7 лет назад
Murugta I Daaadi Khyrkiis Lee Isoo Aaadi Kula Haa Khalifa Carab 😂😂😂😂
@samiraali5972
@samiraali5972 5 лет назад
Asc walaalayaal waxaa rabaa inaa alle dardiis ii caawisaan inti alle wax siiyay wllhi kurbo ayaa lajiiyfan la,ahay deen ayaa la,iku leeyahay wlllhi mana awoodo inaa iska bixiyo norwey ayaa kaam uuku jiraa qofki rabo inuu icaawiyo bls icaawiya si adinkana alle oo idiin caawiyo alle dardiis ii caawiya
@dooyowdc4888
@dooyowdc4888 7 лет назад
Caasho cunay laki shido waba tahay wan ku taagersanahay fananada caanka ah
@halimaibrahim8217
@halimaibrahim8217 6 лет назад
Omg the old ladies are funny 😂
@fartuonaden8041
@fartuonaden8041 7 лет назад
laki shido dadki way dhacday walayabay wa waray
@sinduurasomali977
@sinduurasomali977 6 лет назад
walahi laki wan taageeraa
@umuafnaan9397
@umuafnaan9397 7 лет назад
kkkkkkkkk qosol badanaaaa
@fatumasqueendom4867
@fatumasqueendom4867 7 лет назад
hhhhhhhhh wlhi waan qoslay
@maryansheeq3719
@maryansheeq3719 7 лет назад
laki reerxamarmiyaa
@bsbsshgssh3033
@bsbsshgssh3033 7 лет назад
like ii saara yeereyso maxaa lagu helaa likta cajaaaib waaaye lol
@amranriiza8954
@amranriiza8954 6 лет назад
ayuuuto iga dheh yaqeey
@kidstoytoychannel3289
@kidstoytoychannel3289 7 лет назад
ayuuto wawa necbahay hal malin galey mid walashey ogaate somaliya familki jogey dhana lo sheege qofkasta sakarad bu iskaga me dhige cent afka masaarin ayuuto wan ka xanaqaa
@asmabilan7535
@asmabilan7535 7 лет назад
Mumina Mohamed kkkkkkkkkk inaa iga Hadleyso aaba moodaa
@mrsputlanderabdi8947
@mrsputlanderabdi8947 7 лет назад
Mumina Mohamed hh ayuuto mel kasta laga oganaa ma ficnaa bank ka .fican
Далее
Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part Nine
34:20
Просмотров 267 тыс.
Musalsalka Laba xaasle Xalqadda 19aad
32:16
Просмотров 331 тыс.
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
Maxaad Qoonsatay Filim Cusub
18:40
Просмотров 420 тыс.
Sheeko Gaaban---Filan Waa
41:17
Просмотров 973 тыс.
RIWAAYADII CISHQI OO HOLAC AH JILAYAAL XUSUUS MUDAN
33:08
Sheeko Gaaban ------- Ma Dhaqde, mana dhige
28:48
Просмотров 1,2 млн
Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part One
34:10
Просмотров 343 тыс.
помолодела получается 🤣
0:12
Просмотров 1,8 млн
Дед и новая машина😁
1:00
Просмотров 4,7 млн