Тёмный

Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part Four 

Goobe Video Production
Подписаться 239 тыс.
Просмотров 341 тыс.
50% 1

Qiyaano Dumar waa sheeko gaaban oo dhab ah. Waxeey dhex martay laba gabdhood oo saaxiibo ah, midna qiyaano wadato tan kalena daacad u tahay.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 408   
@lakiwacayspodcast
@lakiwacayspodcast 6 лет назад
Asxaabteena RU-vid iyo Facebook marka hore aad aan idinkaga mahad celinaayaa sidaad noogu xiran tihiin. Anagana waxaan idiin balan qaadeeynaa in sheekooyin xiisa leh aan idiin soo bandhigno. Sheekada Xigta waxaan idiin balan qaadayaa inaad lawada ilmeeysaan. Xaalad aan ku cusbeen Soomaalida, xanuun badan oo hadana dhaqan noo noqotay ayaan dabka inoo soo saaran. Qiyaano Dumar waxeey ku egtahay qeybtaan, laakiin sitimaanka xiga naga fisha sheeko dhiiga idin dhaqaajisa. Please hadeydan subscribe ka dhigan channelka hada ka dhigo si uusan idiin dhaafin sheekooyinka xiisaha leh.
@almassamin3605
@almassamin3605 6 лет назад
Laki Xaaji Wacays mahadsanid walalo
@najmapatelina1024
@najmapatelina1024 6 лет назад
Laki Xaaji Wacays .salan sare wadkumahadsantihin shekooyinka qisadha leh
@zamzammohamed5252
@zamzammohamed5252 6 лет назад
Laki Xaaji Wacays tnx waxaa ku ahay taagero buuxo
@ayaandiriye3666
@ayaandiriye3666 6 лет назад
Laki Xaaji Wacays dhabti wxd thy qofkliya filimab nocana no kena tnx tnx abayo
@aragsanmaxamed4599
@aragsanmaxamed4599 6 лет назад
Mashalaaah laki mahadsanid xbibiti
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 6 лет назад
Waa Sheeko Aad U Xiiso Badan Laki Salaan Qaali Ah Iga Gadoon. Waxaad Dhigtiin Waxyaalaha Ka Dhaco Dunida Ee Runta Ah Aad Baad U Mahadsan Tihiin Dhamaantiin 💖💖👍👍👍❤❤
@BULQAASSTUDIO2009
@BULQAASSTUDIO2009 6 лет назад
Aniga hadaan Bashiir ahay daacad baan u ahaa Badraan, daacadnimadeeydaana wax walba oo na dhexmaray Bakiin aan ugu dambeyntii ugu sheegay ee iisoo sasaba igala hadla taleefanka ha iga qabato Fadlan☹
@hodohajji5540
@hodohajji5540 6 лет назад
BULQAAS STUDIO really actor ka miyaa aheyd waaba u eegtaheee woooow 😉😉😉😉
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 6 лет назад
Hhhhhh bashiir caadi ma tihid adiga laba gabara isku wareejisay hhhhh bakiina qiyaanooley waaye,badraan,sasabo waa daacad
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 лет назад
BULQAAS STUDIO sxbw laki uso noqo runtii wad naga oysiiseen xawo kiin daqada katuur plz😅😅😅😅😅 laki wan kuso sasabeenaa
@faizaFunny780
@faizaFunny780 6 лет назад
BULQAAS STUDIO hahahahaahah bashiir waad fududaatay xaawo kiin ayaa kula kicisay xaawa kiin iga indho adag laguu soo sasabi maayo naag iga dheh laki aduu awalan maad u sheegtid badraan in ay sxbteed ku soo wacday 😔😔😔😔 heeeey ileen wuxu ruwaayad ayey ahayd sowniga iska xanaaqay ee in aan arinkii ku jiro mooday 🤪🤪🤪🤪🤪🤪
@ubahaliisha9119
@ubahaliisha9119 6 лет назад
BULQAAS STUDIO kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi wan qosaly
@nashadmaxamed2339
@nashadmaxamed2339 6 лет назад
war heedhe intii aaan jamacada ku maqnaaa maa so buxiseen plz like isara
@abdifitahabdi7096
@abdifitahabdi7096 6 лет назад
Nashad maxamed 😂😂😂😂
@sadiqahmed2825
@sadiqahmed2825 5 лет назад
cawale.
@Cadeey
@Cadeey 6 лет назад
Waa qiso wanagsan thank you guys waad nodadasheen waxaan helaay waxaan anaga lenahaay oo aan sugno waxaan aad u jecla nollywood movies hada waa dhararaa movie yadeena somaliyeed 😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 6 лет назад
Viva laki dhammo aad baa ugu helay riwaayadahan gaagaban oo nuxurka leh qooto qootaba na qabsatey oo meelay u socoto la aqoon
@richyfam3046
@richyfam3046 6 лет назад
I love xanaan shidane gacmaha sey kasiiso markay hadlayso 💕💕💕
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 6 лет назад
Wanku hesta sheekadan waligeey sheeko somali ah saan ma ugu tixnaanin thnx goobe waa i cajabiye musalsalkaan😂
@sarqqnvn8425
@sarqqnvn8425 6 лет назад
Sheeko shidan dheh
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 лет назад
War wuuuw maanta anaa ugu horeeya waardiye camal😂😂
@zunduzqueeny4921
@zunduzqueeny4921 6 лет назад
aqeey anaa ugu dambeya ee like ta niyada igu dhisa an hppy noqde kkkk farxadeyda like ayey kujirta🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@Janno190
@Janno190 4 года назад
Laki xaaji wacays kama.xiiso dhaco waayo was good actor Shaxshaxleey, laki xaaji wacays Waan ka helaa Mar walba waan daawadaa❤❤❤❤
@sihaamsaciid7204
@sihaamsaciid7204 6 лет назад
masha allah galabta dhan aya sugaayay lakiyey. shukran
@yassyass7555
@yassyass7555 6 лет назад
Akhii wey dhamata is Laaha Alaa nii jicliya walalayal😘😘😘👌👌💕💕💕
@Janno190
@Janno190 4 года назад
Saaxiib dumar saan waaye weligay naag lama saaxiibo amarka illahay Hal gabar ayaan la saaxiib noqday waxay igu noqotay waraabe ka dib naag danbe uma dhawaan
@sadioismaelsadioismael9292
@sadioismaelsadioismael9292 6 лет назад
Waxaan ahay qofkii ugu horeyay caadi ma ahan Thanks goobe
@fahmoabdulkadir1783
@fahmoabdulkadir1783 6 лет назад
Waaaw laki iyo xaawo kiin nolada caadi mahan wana wax kadhex jiro bulshada naaga kulama saxiibo 😢👌👌👌
@OmarMohamed-et5to
@OmarMohamed-et5to 6 лет назад
Shaxshaxley cadi mahan. Beebe maku dhacay lee iga dheh. Boon dheere libaax ❤️
@munalizamunaliza1735
@munalizamunaliza1735 6 лет назад
Waala kafishmay nin ragaa ilahay ka dhigay anigaba kuu diyaar ah kuteh xaawo kiin Gacanaa kuu tagay 🙌😀
@MohamedHassan-nc4wy
@MohamedHassan-nc4wy 6 лет назад
Munaliza munaliza waa naag diyaarsan kkkk
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 6 лет назад
✌🙋🙋
@carfoonqurux8100
@carfoonqurux8100 6 лет назад
Munaliza munaliza hhhjhhhhhhhh
@aminaaxmed5057
@aminaaxmed5057 6 лет назад
Mohamed Xasan s
@queenhonest6978
@queenhonest6978 5 лет назад
Eey waaye hhh
@kaafimohamed1293
@kaafimohamed1293 6 лет назад
I support laki xaaji
@ifkanoloshawahoyomcn7213
@ifkanoloshawahoyomcn7213 6 лет назад
waan sugaaye qeybtaan inkastoo kasoo daahay like haley saaro somalay salaan gobed dhamantin my dadkeyga 😍😍✋✋🖒🖒🖒
@sharafquman19
@sharafquman19 6 лет назад
xaawo kiin riwaayadaan sarbeeb waaye xajigeeda inuu nairobi joogo ka hadleysay oo noo sheegaysay kkkkk
@user-cq8tx6pw9n
@user-cq8tx6pw9n 6 лет назад
Wooooow waaan sugayay xaqiiiiq thankz walal *Goobe vedio production* Keeep on part 5 noola soo dhakhsada
@mulkihappy
@mulkihappy 6 лет назад
masha allah aad ayan aga helay shekadan waa sheko an caadi aheyn saxib waa in leyska ilaaliyaa laki iyo kiin nolada imbadan idinku fanaa😘😘😘😘
@princessamina9363
@princessamina9363 6 лет назад
Naag Saxib waligey lama noqonaayo Horayna ula ma noqon
@quman1439
@quman1439 6 лет назад
Hahahah wlhi riwayadan Inaba caadi iman qaybta 5aad xanan shidane ayaa guursanysa bile ayaan umalaynayaa 🤣🤣
@sudiissa1914
@sudiissa1914 6 лет назад
Goobe vieo thank u walaalyal jiro jooga we love u ❤❤
@cawomaxmed8108
@cawomaxmed8108 6 лет назад
Y waay dhamatay huno
@caliibraahimfoorno3065
@caliibraahimfoorno3065 6 лет назад
Rayn rayn Chanel 1 asz
@walaashawaye3896
@walaashawaye3896 6 лет назад
Ilahow wxii isjecel cadowga ka wabo 😭❤❤
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 6 лет назад
Waa ruwayad qiimo. Bdn runti wana ka helay Xanaan shidane😍😍
@saabriinadekadekadedeka5066
@saabriinadekadekadedeka5066 6 лет назад
Walee naagaa ayadoo zxp kula ah ayay hadana hoos kaa cunee naageey duf ku bax naag ani maa zxp lanoqonaayo hadan la noqdana zirteyda u sheegi maayo naagaha zxpadey ahow viva zirtayda ma dhadhamineesid by NAAGO
@hindiyussuf4416
@hindiyussuf4416 6 лет назад
Xawo kiin wlhy ane cil igu dishay 😡😡😡 qiyaano dumar ninka rga eh jaclkisa wki dhacsda sas ka rbaaa atore iska dhici naagatn rufiyan dheh kk laki haaji😍😍❤💕👏 atrisho
@saabriinadekadekadedeka5066
@saabriinadekadekadedeka5066 6 лет назад
Alla naagaa!!! Salaama bakiiney walee!! Hawo kiin gacan ku tgy
@Rightsideofthehistory
@Rightsideofthehistory 6 лет назад
this is getting more interested I can wait next episode 👏👏👏👏
@Abdijamal_media
@Abdijamal_media 6 лет назад
masha allah waa ruwaayad qiso ku cibri qaadasho mudan waad Arkeseen bakiin waxa ku dhacay sxb wayka xumatay ninkiina wayna waysay marka iska ilaa liya qiyaano horay ayaa loo dhahay gud qiyaano ha qudin adiga ku dhici maysid lama ogee
@barwaaqomohamed9066
@barwaaqomohamed9066 5 лет назад
laki sidad riwayada udhigaysid Ayaan ka hely run bad moodaaba laki I love you more
@abdiazezahmed1495
@abdiazezahmed1495 5 лет назад
Waxaytidhi bakiin had an Anita iyo badraan isoogarabistaagnoo keebaaquruxbadan waxuuidhi bashiir adiga bakiiney💎
@Keinan77
@Keinan77 6 лет назад
Number one 😁
@sihamhassan7131
@sihamhassan7131 6 лет назад
mahadsanid goobe waa sugaaye ruwaayada
@fatumaibrahim6587
@fatumaibrahim6587 6 лет назад
Hhhhh
@najmapatelina1024
@najmapatelina1024 6 лет назад
Wooooow wansuugaye yaa igasohooreye Asxabey Goobe part 5 majirta
@masbal9180
@masbal9180 6 лет назад
War like nosaara sidaan usoo ordayay dacaskii baa igasodhamaadaye
@hodanciise6965
@hodanciise6965 6 лет назад
Hilaac Dahir calanka dartis ayaa kugu saray
@jihaanhonest4911
@jihaanhonest4911 6 лет назад
Hilaac Dahir 😂😂😂😂😂😂hyepo
@afrahjama409
@afrahjama409 6 лет назад
Hilaac Dahir kkkkkkkk .
@quienfaatush2673
@quienfaatush2673 6 лет назад
indho cadeys keenty like igu qabta hee
@bushra25cusman38
@bushra25cusman38 6 лет назад
xaawo kiin qayanooleey wakusalamay Lakii xiis you shaxshaxliy mam mahad saniid
@caishanuur9618
@caishanuur9618 5 лет назад
Laki saxibta ayay ka socotaa qayaanada iska dhaaf wiilka waa ku jeclahay sharafey
@sagalhaji5729
@sagalhaji5729 6 лет назад
Subaxanaallah sir maqabe alla uu sahana
@rukiamohamud1758
@rukiamohamud1758 6 лет назад
anigu dukankaa kahelay fadumo shax shaxlay melaan kala xariiro fadlan isoo sheega lakiyey
@hamdihashi9828
@hamdihashi9828 6 лет назад
Naagba hda aaamino saas lee ha igu dhacde 😭😭😭😭
@ridwaanlula96
@ridwaanlula96 6 лет назад
salam somaliyey idin jecliyaa
@kaltundegan224
@kaltundegan224 6 лет назад
hhhh i love you too xataa waalayga goostay baryhn laki caadi maaha
@fadumoahmed503
@fadumoahmed503 6 лет назад
Naag la qabo ayan sxb lanoqona yahuu midna an la qabin 😁😁😁
@nasra6098
@nasra6098 4 года назад
😂😂😂😂
@hamdiyeysmilequrux8014
@hamdiyeysmilequrux8014 6 лет назад
Wooow! So interesting rly hop part 5 wil kam soon
@nabiila_mohamud
@nabiila_mohamud 6 лет назад
Xaawa kiin intaad sheekadan baas kumashqulsanthy ninka yan lga dulqaadin rer nairopi ciil kuu qabaan plh😂😂takecare MAANDHAAY
@safiyoali2226
@safiyoali2226 6 лет назад
naag nool laki xaaji wacees I love you ❤💋❤
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 лет назад
Lkn laki xaaji waceys maxa udhmeysen shegadan waxaan rabay Bashir meeshu wax geeyo aniga shekada marki hore xanun ayey igu heysay lkn marki ey shekada fashil matay oo bakiin la ogaday qiyaanadeda xanunki waa idayay ee maxa udhameysen shekada badran iyo Bashir waxan rabay inaad isowadan Bal meshey ku dhmata lkn dib meh wax walbo meel ayey ku egyihin insha Allah wan inka Sugeynaa sheeko kala oo Qatar ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@triighassan6875
@triighassan6875 6 лет назад
walaahi wax dhaco waaye naag ha Aamini
@leilaabdi3075
@leilaabdi3075 6 лет назад
Shekada wax ba ka qaldan aslan ninka asigo og inu saxibted la hadlo sidu ku yeelay inu telphonada isku xero haddi usan rabbin badraan u hdlka bakin qaatay maxu uso wacaya shekada Mrka qiyaano ragg halaga dhigo sxbteda haddy qiyantay ninka eeba ka jari lahed labada arin wa iskuma imadaan
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 6 лет назад
Caadi mahan waaan sugaaaye waxbadan
@fadxibashiir8698
@fadxibashiir8698 6 лет назад
Wan kahelay faniy walahi warun santanaa
@zalmaqueen5019
@zalmaqueen5019 6 лет назад
Ninka mazkiin uu ahaa zahipta ku qiyante laki wle😂😂😂
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 5 лет назад
Good Luck my reality Copienne Lacki chanteuse longue life Big bisous Amine Allah Douhaahi by
@talisoyarey8801
@talisoyarey8801 6 лет назад
Mnsha allh wasugayey qeybtaan xawo kiin waxbaa kudhacay kkkkkkk
@Honeysalvar
@Honeysalvar 6 лет назад
aada uga hele sheekadan qatar waye noo soo badiya wee nagu socota safiicaan thanks all
@naimaali1108
@naimaali1108 6 лет назад
Way way wooow illhow naaaga naarta gal saxiiib
@fouadahmad7620
@fouadahmad7620 6 лет назад
Saxiib dumar waa bisho sadexa arintani way dhacdaa kkkkkkkkk
@nasrohassan5692
@nasrohassan5692 6 лет назад
😂😂😂xawa kiin Anaaba ku jogo ku teh horta hor alle
@inaboqran1841
@inaboqran1841 6 лет назад
Waan sugaaayay sheekadan mahadsanid goobe❤
@hanaanqurux92
@hanaanqurux92 6 лет назад
Ala naga saxiba makasho subaxanalah 😢😢
@fosiyamohamed9502
@fosiyamohamed9502 6 лет назад
Saxiba yaal aniga saxiib wanleyahay laakiin sirteyda hoose umasheegto saxiibtinimo lagama maarmo laakiin laysma wadadhiibo ninka iiroon naagaha wankaqarsanaa barwaqadeyda ani haygu ekaato
@munacabdi7880
@munacabdi7880 6 лет назад
Fosiya Mohamed sasaa kaa raba ilaalsho qali naag ha aminin hoostada ka dhuuq waxa aragto
@birimoismaciil8639
@birimoismaciil8639 6 лет назад
Fosiya Mohamed sirtada waligaa qof loma shegto
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 6 лет назад
Qabriyaaa,la noqdaa sidaadaba bini aadam,wx waliba ka filo,lkn,sxb waa sxb sxbteyna naftan,siisan,lahaa hadahnaan,amaano ahaan,laheen
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 6 лет назад
Hhhh cadi mahan laki nag iga dheh 👏🏽
@farxiyomaxamedmacalin179
@farxiyomaxamedmacalin179 6 лет назад
Yes San ujeclahay more kashifmato qiyanada
@queenhonest6978
@queenhonest6978 5 лет назад
Allow nabsi hana galin
@abdinasiryusuf9648
@abdinasiryusuf9648 6 лет назад
Waw nice video
@awilhussein9244
@awilhussein9244 6 лет назад
Thanks you goobe video
@shacniali7647
@shacniali7647 6 лет назад
Laki nag nool wlhi kkkk sasa lagarabaa 😍
@shahrazaadtv8821
@shahrazaadtv8821 6 лет назад
Naag dhan hadaa sxb kadhigto haba ika qaadato stupidka kalsoonida lahayn 😎😎😎😎
@dahabogalbeyte4155
@dahabogalbeyte4155 6 лет назад
queen qaali faleebo adiga miyaa mise
@nadanuura3558
@nadanuura3558 6 лет назад
Hhhhh xaqiiiq zxp
@ahmedjamav8704
@ahmedjamav8704 6 лет назад
xawo kiin wihy wa baalayo
@qaalidagabdhaha6500
@qaalidagabdhaha6500 6 лет назад
mahadsanid waa sheeko xiiso badan lkn way naga dhamaatay
@saciidoladan5756
@saciidoladan5756 6 лет назад
Kkk Alla lakiyey habka jilinkaaga qisada aad ayaan uga helay runtii waana kaaga mahadcelinaayaa
@dooskadiamond9016
@dooskadiamond9016 6 лет назад
God sired ha qodin hada qodon ha dheeran ku dhaci doontid la ma oge
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 6 лет назад
Shalaaaay wuu danbeynaa
@faizaabdirahman2391
@faizaabdirahman2391 6 лет назад
I love you ❤️💕😘 xaawo kiin ❤️💙💋🌹👌🇸🇴👌👌🍎🍎💘💘💗👍
@nasriinthequeen919
@nasriinthequeen919 6 лет назад
I love you too xitaa waleyga goostay ayaantaan kulahaa hahhaahahahhaha alla lakiyaa
@yassyass7555
@yassyass7555 6 лет назад
Love you Gobe Vedio 😘😘😘😘
@mariamarts9897
@mariamarts9897 6 лет назад
Wlhi wan dhararayay wax bdn laqdawoole ma liibano wlhi
@mariamoha7342
@mariamoha7342 6 лет назад
qiyaano dumar allow naga badbaadi
@istaayaabdi937
@istaayaabdi937 6 лет назад
allah maxaa sugayay ❤❤wa mahadaantihiin
@nasrqduweexi1025
@nasrqduweexi1025 6 лет назад
anaa ugu horeeyo mahadsanid
@ashminaabdi9887
@ashminaabdi9887 6 лет назад
Ani miya ugu horeyoo waaaw lve u laki haji😍😍😍😍😍😍
@xoriyomaxamudsheikhmaxamud2207
Xawo kiin hada maxaa faiday😂😂😂
@hibohaybadqurux2168
@hibohaybadqurux2168 6 лет назад
qofka ugu hureeyey
@Somaliprotv
@Somaliprotv 6 лет назад
WAA SHEEKO QURUX BADAN LAKI XAAJI WACAYS CHANNALKAAN WAAN KA HELAY
@zakariayusuf1514
@zakariayusuf1514 4 года назад
Laki abyo magna wlhi waan ku jacelahay
@haniali1819
@haniali1819 6 лет назад
I am number one www
@sacdiacdey255
@sacdiacdey255 6 лет назад
kkkkk sagal bagli aaaa funny iga deh
@hilaacmedia8210
@hilaacmedia8210 6 лет назад
Kkkk ilmo adan ma isu eg mise igaarkey waye
@ikranabdi3907
@ikranabdi3907 6 лет назад
Baadraan iney ninka ka taagto ma ahaayn xooga iney in qaabto malmo kadiib iney cafis ficneyd oo ay ku jaabiiiso baakin runti wa sheeko wax badan aan ka faaidey saxibyda qaarna in leyska ilaaliyo aa ka baraneyso mhdsanidiin
@afrahjama409
@afrahjama409 6 лет назад
Lucky forget about both idiots, and find some one else , to make you happy for ever.
@mulkiabduqadir6742
@mulkiabduqadir6742 6 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk mamadah wa igaqoslisay sey uboday alah berkah
@ayaanqaali761
@ayaanqaali761 6 лет назад
Waaaw waan ugu horeeyaaa
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 6 лет назад
Aloore sheekadan riwayad kawayne xawo kiin ninkay Nairobi kasodonatay ayaa sheekadan lagasameeyay wax.leekajira sheekadan😂😂
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
Aar waykanaa caawada anaa u horeeyo
@sacdiyoali7111
@sacdiyoali7111 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Kiiney bohol kudhac nabsigu haku waalo
@adnaabdirahman3959
@adnaabdirahman3959 5 лет назад
Laki kujecelHy Zizter hore usoco
@filsankhan472
@filsankhan472 6 лет назад
Alla waaanba ku daalay saan u usugaayay
@najmoomarosman9953
@najmoomarosman9953 6 лет назад
Thanks goobe
Далее
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part Three
32:39
Просмотров 236 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 2,8 млн
SHEEKO GAABAN LACAGTU WAA LAMA HURAAN 2018
32:42
Просмотров 226 тыс.
Sheeko Gaaban----Qiyaano Dumar Part Two
39:26
Просмотров 256 тыс.
IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD
51:09
Просмотров 271 тыс.
Sheekadii Adeegto Qaybtii 1aad
39:42
Просмотров 718 тыс.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD PART 4
46:24
Просмотров 334 тыс.
Sheeko Gaaban-----Ayuuto
57:44
Просмотров 527 тыс.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Просмотров 1,5 млн