Тёмный

Sheikh Caan ah Oo yiri Minisota Somali ayaa iska leh …….see more 

Cimaad Official
Подписаться 2,4 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Sheikh Caan ah
Oo yiri
Minisota Somali baa leh
#religion #subscribe #like #motivation

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@seynabcali4205
@seynabcali4205 Месяц назад
Soomaalida waa hal qabiil rumee ama harumeyn waxaan leenahay hal DNA love ❤️ Soomaaliya
@nasriabdirahman5000
@nasriabdirahman5000 27 дней назад
❤❤
@nasriabdirahman5000
@nasriabdirahman5000 27 дней назад
Warunta😊❤
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 26 дней назад
Runtaa weye
@abdilkadirmussaosmanosman4007
@abdilkadirmussaosmanosman4007 23 дня назад
Ummaduu rabaa inuu dadka inu nagu so jeediyo he'll with him kani cadow Somaali .
@user-zp8vl9zp5h
@user-zp8vl9zp5h 23 дня назад
Waa sax soMli waa hal qabiil ah
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 Месяц назад
Masha Allah Alhamdulilaah 🤲 Ameen yarabi 🤲🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙
@sabraa2009
@sabraa2009 Месяц назад
Masha Allah. I'm somali who live in Minnesota and loves Minnesota. Alxamdulilaah calaa kuli nicma.
@MUUMIN252
@MUUMIN252 27 дней назад
Say somalisota 😂
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 26 дней назад
Zomalizota 😅​@@MUUMIN252
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 7 дней назад
@@MUUMIN252😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@LJama6119
@LJama6119 Месяц назад
Soomaalidu waa dad amaan jecel. Minnesota dhibic ayaan ka nahay. Qiyaastu waa 45,000 oo weliba 20,000 kamida ay iskugu jiraan ciyaal, iyo dad khadka ka dhacay. Populationka guud ee Minnesota waa 5.7 million.
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Месяц назад
tiro lagama hadlaayo ee tayo iyo muuqasho ayaa laga hadlayaa fahan
@LJama6119
@LJama6119 Месяц назад
@@Mustafa-ty8tq maxay tahay tayada aad ku yeelatay Minnesota? qaxooti qaarna truck wadaan qaarna dukaamo heystaan. iisheeg dadka wadanka u dhashay miyaad ka dhaqaale fiican tihiin?
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 28 дней назад
Soomaalida waa dad qiyaali ku nool.
@user-mo2cl3xr7o
@user-mo2cl3xr7o 25 дней назад
​@LJama6119 caaaac oromayahay
@Bekind251
@Bekind251 15 дней назад
@@LJama6119anaga hana ilaawain waxabaraney ilaa masters. Dukaan basa manihi iyo truck isbitaalad 5 gabadhood Somali nurse yaal aha jooga uguyareen Somalida schoolada weey buuxan kuligood ilaa 20 kii sona lasoo dhaafey hormar sameyeen lakiiin Minnesota malihini umaleen maayo.
@omarmacalinadam3263
@omarmacalinadam3263 26 дней назад
Masha Allah ❤
@idirisahmed4556
@idirisahmed4556 26 дней назад
waxaan leenahay: muqdisho,marko,mooyaale, iyo khariiradeena lawada yaqaano ma lihin minesota iyo maraykantona mar aan dhawayn waan kasoo wareegaynaa go east go west homeland is the best. muqdisho. hargayso. jigjigo. jabuuti. gariso.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Месяц назад
Somali sota ❤masha Allah my Allah protected you God bless you ❤️❤️🙏💎🕋 Allow nagu xifdhi 😭❤oo bara kee dhulka iyo dadkaba ❤❤❤❤❤
@umumahmadumumahmad7856
@umumahmadumumahmad7856 26 дней назад
ماشالله والله الحمد الله الهم اعز الصومال
@user-sq5tf9ok1e
@user-sq5tf9ok1e 10 дней назад
شيخنا الفاضل دائما يصفنا بصفات لا مثيل لها ما شاء الله اللهم اجعلنا هكذا واغفرلنا ولشيخنا❤ واصلح ذات بيننا وانصر اهل غزة هم شعب عزيز كرمه الله بالجهاد والصبر ❤
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Месяц назад
Tarjumadaadu waa masha allah bes meel ayaad la wayday halka aad ku fasirtay inuu leeyahay aniga ka hadlimaato qabiil wuxuu yidhi aniga kama hadlayo jinsiydaha milmay ee jiritaankoodii iyo shakligoodiiba meesha ka baxay wuxuu u jeedaa umadihii somalida kasoo horeeyay ee qabiil maka hadlin
@Cimaad23
@Cimaad23 Месяц назад
🙏 شكرا
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Месяц назад
Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin barakallaah jazakumullaah kheyr walalayaaal ❤🇸🇴❤🕋💎🕋❤️💙🌺💐🌺🌺💐🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️💙🌺
@SahraMohamed-eh9pl
@SahraMohamed-eh9pl 27 дней назад
Masha allah sheekh allahu akbar❤❤❤
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 26 дней назад
ما شاء الله العزة لله ولرسوله وللمؤمنين اللهم أحفظ أهلي وبلدي وكل المسلمين أللهم ءامين يارب العالمين
@kaabecarabitarbiyad8180
@kaabecarabitarbiyad8180 24 дня назад
آمين يارب ❤
@ismDirir
@ismDirir 15 дней назад
ما شاء الله الحمدالله من قوة فى الشعب من الصو مالى جزاك الله خيرا❤
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Месяц назад
Magalada waxaa iskaleh dad cadaan ahh waxaa laga xukumaa Washington anaga Somali hadaan nahay faanka halaga fogodoo
@moustafeak9266
@moustafeak9266 27 дней назад
Macha allah alxamdulilah hada aya usocdaye isoduceya walalayaal ilahay Ana xafifee
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
ILAAHAY HAKUGU NABAD GEEYO ADNA KU DADAAL RAALI GALINTA ALLE AAAMIIIIN
@hibaaqmywife
@hibaaqmywife Месяц назад
Adeer dadka dalka iska leh ha nagu dirin
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 27 дней назад
Hhh 😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Месяц назад
Waxankuqaslaa Sida Somalidu Uleedagay Alhamdulillah…Dalkiina Aamina Oo Alhamdulillah udhaha . Waxa Kenya idinkudhigtay Eega
@user-sq5tf9ok1e
@user-sq5tf9ok1e 10 дней назад
حفظ الله شيخنا ورعاه
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 23 дня назад
Maasha allah tabaarakallah, Allahu Akbar 💪❤️❤️🇸🇴
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Месяц назад
Allahu Akbar
@Faz-O
@Faz-O Месяц назад
Caqaliga somaliga waxa muda carur😂 fan jecel ayagu wadankoda gaajo lagu dimanayo
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 29 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 11 дней назад
Allaahu akbar
@Digitalguard114
@Digitalguard114 Месяц назад
Masha Allah
@muzamiladan1375
@muzamiladan1375 26 дней назад
Mashallah allahu Akbar minisota is for somalis
@mohavlogs855
@mohavlogs855 Месяц назад
Waa carab xaasid ah wuxuu rabaa in cadaanka uu kudiro
@Omarlibaax
@Omarlibaax 3 дня назад
Mansha allaah
@user-xc5mf9sj2u
@user-xc5mf9sj2u 11 дней назад
Ilahow hifdi soomalida melkastoy joogaan
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤ Xafidullah ❤❤❤
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 22 дня назад
ماشاء الله تبارك الله ياشيخ كمال الله يحفظك
@Amalhirad320
@Amalhirad320 9 дней назад
Manshallah
@40Durkiya
@40Durkiya 18 дней назад
MashaAllah
@zakariyeibrahiim-uf9hy
@zakariyeibrahiim-uf9hy Месяц назад
M.a mahadsanid ✔️ ♥️ 😊
@fariihamohamed7128
@fariihamohamed7128 26 дней назад
Masha allh
@SowdaAli-ul4dd
@SowdaAli-ul4dd Месяц назад
M.a❤❤
@BilalMoustakpal
@BilalMoustakpal 14 дней назад
Alahu Akbar❤
@faisalabdi7069
@faisalabdi7069 Месяц назад
minasota anaga iska leh laso xaadira oo cadaanka kacsan ee rasiiska ah iskuso jeediya oo meel walba dadka iska dhex saara ilaa aad noqotaan tuke canbaar leh
@Gracias2024
@Gracias2024 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 28 дней назад
Waa runtaa madow na maa sheegano😂💀🙌
@CADOWDESIGNER
@CADOWDESIGNER Месяц назад
M.a❤❤❤
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 28 дней назад
Anakaa leh ama unukaa leh waatan sidaas noo halaagtaye umadaas cadaankah sheekhow yeysan nagu kicine nagadaa arintaas tan soomaliya kajirtaan radineynaa qodobo lagu mamnuucayo
@seedcumar5384
@seedcumar5384 Месяц назад
Magaalada minisoota ma ahee waa gobolka Minnesota magaalada Minneapolis Soomaali dhibic kama aha ee waa amaan jacaylka soomaalida xataa wax muuqda ma leh waa dad caydh wada qaata xataa truck lahooda. Qabyaalad waydii soomaali iyo anagaa laandheeri ah aan dawarsi daynayn
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z 17 дней назад
Mashaa.allah shugran.tabarakallah
@Omarlibaax
@Omarlibaax 3 дня назад
Ilaahey hana xafidu
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Месяц назад
Amiiina
@FunnyDuck-1
@FunnyDuck-1 20 дней назад
Keep going sxb
@haniosman722
@haniosman722 24 дня назад
‏الله اكبر الله اكبر❤❤❤
@WadaniYare-p3m
@WadaniYare-p3m 28 дней назад
Alaahu akbar laailaailalaah alaahu akbar ❤soomaalisoto
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Месяц назад
🏆👍
@nimcoabdiibrahim9780
@nimcoabdiibrahim9780 17 дней назад
Masha allah ❤❤🇸🇴👍
@malakaaay
@malakaaay Месяц назад
minneasota belongs to it is people whom take care of it.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
M.A SHIIQAAN UDUCEEYA SOMALIYÈY CARABTII NA CAYNI JIRTAY IYO AJANIBTII HAKA NAXAAN ALAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALOOW ANIGANA IGEE IYO GABDH A HAYGA YAA ALAAH INBADAN DIIDAAYEY WAAYO MACALIM KANOQONAYAA INSHAA ALLAAH ❤❤❤
@yusra2501
@yusra2501 22 дня назад
Maansha allaa🤲
@cabdiaxmedcalasow7604
@cabdiaxmedcalasow7604 23 дня назад
ماشالله فلله الحمد وشکر
@MaxamedCwali-my2ot
@MaxamedCwali-my2ot Месяц назад
Allaahu akbar Allaahu akbar 🤲 🤲🤲🤲🤲
@yussefdirshe8953
@yussefdirshe8953 22 дня назад
Quraanka xifdigiisa Alle waa noo fududeeye hadaa Somali nahay lkn inaan fahano macnaha ayaa fiicnaa laheed
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 22 дня назад
SOMALO SOTA SHUKRAN
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 27 дней назад
😮
@seed3966
@seed3966 24 дня назад
Asc 🫵🫵🌎🫵 soomaali shacaairta islaamnida waa muujiyaan banaa balse masiibada heysaa waa qabyaalad xanuun ah iyo amaanu la'aan wax kasta eey usuurtoba jeybka yey ku ridanayaan waa arrin khatartiisa leh 😎😎😎
@noorunalanooor
@noorunalanooor 15 дней назад
ALLAhu Akbar, free Palestine
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 27 дней назад
😂😂😂 Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️
@abdimaajidbashir282
@abdimaajidbashir282 26 дней назад
Somalisota…🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Месяц назад
Wax kale ma rabo kaliya wuxuu rabaa warkaan in ay cadaanka maqlaan oo somalida lagu kaco. Bal adigu is waydii, haddii maanta baadari kirishtaab ah uu yiraahdo boosaaso, hargeysa ama Xamar waxaa leh oromo? War soomaalidaas wax ay leeyihiin malahanee yaan lasoo musaafurinin 😉
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Месяц назад
Quraan kuma dhaqmaan somali diina kuma dhaqmaan hala badho sheeko lays kugu sheegeeye 😮wllhi
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 Месяц назад
Aaaaad
@noorunalanooor
@noorunalanooor 15 дней назад
ALLAhu Akbar
@abuabu6253
@abuabu6253 26 дней назад
Mashllha ☝️☝️🤲🇸🇴🇵🇸🤲🤲🤲🤲☝️☝️ Allhmdullha
@BilalMoustakpal
@BilalMoustakpal 14 дней назад
M.shalah😂😂😂😊
@Aminatt31828
@Aminatt31828 27 дней назад
imaradka sow ma aragtid wadamadii oo dhan ayey madaxa isku galisay sida sudan, libya, iyo somaliya oo ay weli qaseyso ilaahey ha qabto, qabasho adag imarat
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 29 дней назад
❤❤❤❤somaliya
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Месяц назад
Waxaas run moodan somalida
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM Месяц назад
Asc sxp adigoo maxadsan Sheikhan magaciisa isoo mentiongreey fadlan
@sacdiyafarah5746
@sacdiyafarah5746 28 дней назад
Aaway kaagi, markaad ku faraxsanahay magaalo aadan laheyn. Waa soo qaxnay aallh Dib hanoogu celiyo wadda keeni Hana noo dejiyo hanoo wanaajiyo kuma farxsani dal aanan lahey qurxintiisa , mamuuqashadiisa aaway keeni ayaa akhwaanii, wa okhwaatii?
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 16 дней назад
🇸🇴 ❤❤❤
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Месяц назад
Waxa intaad dhagaysatan run mooda minosata dadbaa le dhista aad yar ujooga 😮 Carab haday wax tarayso falastiin ha xoreyan 😮
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 Месяц назад
Run 100%%
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Месяц назад
Sheekoy ku nacey hadey America yeelan karaan.wadankoda ayey dhisan lahaayen oromo uma han jabteen iney bad iyo dhulba qaadan karto
@abbdll
@abbdll Месяц назад
Kkkkkkk adigaa dhibka dhaaf
@user-qd8sd3lj1g
@user-qd8sd3lj1g Месяц назад
INTAD XUMAN IYO. WAXAAN WANAGSA NEYN SHEEGI LAHAYD WAXAA KAGA WANAGSAN INAAD. DUCADA AMIIN TIRAHDO. SHIIQU. NOGU DUCEYAY WA MIDNIMO IYO DIIN JACEYL
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 23 дня назад
Nasreen daa ha riyoodaan
@fatimabilanfiican297
@fatimabilanfiican297 19 дней назад
somali waa Majority
@adansantur4677
@adansantur4677 Месяц назад
Somali was qaxooti
@isiri.2835
@isiri.2835 17 дней назад
Soomaalisoora baa sax ah
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz Месяц назад
He’s leading us to dark path 😂
@Umu_Zeinab
@Umu_Zeinab 28 дней назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shukriarraye8243
@shukriarraye8243 Месяц назад
Shekhow sass baa kore ugu egenahye lakin hadaan nahye dad fican wadankena baan dhowran lahayen
@degan4
@degan4 Месяц назад
Sheekh hanagu soo jeedin gaàladan😂😂😂
@hanidaahir-bx8nr
@hanidaahir-bx8nr 14 дней назад
Jnsitaad kLe ma sheegayo ee lumpy ee milmay ayuu yiri wuxuu ku jeedaa wadamo kale oo aan Somali eheen.
@NASTEXAAXMADCALI
@NASTEXAAXMADCALI Месяц назад
Walaal horay usoco waa iikow chanelkaga
@Cimaad23
@Cimaad23 Месяц назад
Thanks sister ❤
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Месяц назад
Igunji aan gabar dhalee war maryooley dhulkoodii oo hawii ka quruxbadan bay soo gubeen 😂😂😂maraykan waa nasoo dhaweeyey laakiin carab albaabaday naga xirteen
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 20 дней назад
Waxaas aad akhriday macna masameynayaa ninyahow somali dalkeeda ayaa lagu qiimaynayaa so yahana waa laga dharagsanyahay meeshaas aad shegeyso dadbaa leh
@leban9958
@leban9958 Месяц назад
Carabkaan yaanu idin wareerin
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 Месяц назад
Saxiiiix
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 7 дней назад
Waddaadkan wuxuu doonayaa in uu nagu diro dadka caddaanka ah oo cunsuriyiinta ah. Somalisota waa qallad weeyn inkastoo aay jirto xitaa waddo loogu magac daray somali street lkn magaca state-ka in somalisota ladhaho waa qalad
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 19 дней назад
Somalidu meel walba wey ku riyoonayaa dalkodiiba kala tegey meel dad kale leyahin anigaa leh leeyihin
@kamalmire7420
@kamalmire7420 28 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 26 дней назад
Waar duul walaala ah baynu nahay oo Quraanka iyo Islaamka uu Allah ku ciseeyay. Haddii aynu sharaf ka dayno qabyaalad natiijadeeda waynu haynaa ee hadalka sheekha Allaah ha noo rumeeyo.
@jamilanor653
@jamilanor653 27 дней назад
Maryoley iney ku dhagsadan u malynaa run cml. Wan ogahay Somalida iney ku badantahay tho.
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 Месяц назад
Asc Somali 🇸🇴 ayaaleh Minnesota maahan wax sax ah waayo waxay eey inoo sababi kartaa in aan lakulano cusurinimo taas oo naaga imaankarto dadka aan gobolka ugu nimid.
@MAXAMEDDINEERO
@MAXAMEDDINEERO Месяц назад
Waa maxay cunsurigaa ka sheekeyneysid caddaan ka xitaa waa looga badanyahya
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Месяц назад
@@MAXAMEDDINEERO war waxad ledihiin ma jirto afka idin dheera dadka aadyar ula jooga dhulkii aad lehaydeen kaligiin joogteen gubteene
@MAXAMEDDINEERO
@MAXAMEDDINEERO Месяц назад
@@Aliinaliiban1780 keeni hadaan gubnay kana waa gubeynaa cadaankana iyagay utaala😂
@nadamohamed-gu8kt
@nadamohamed-gu8kt 23 дня назад
​@@Aliinaliiban1780 xaqiiq walhy dalkooda ha dhistaan 😅
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 25 дней назад
Aamin aamin aamin aamin aamin allow na mideey
@user-kx1zf1fc8w
@user-kx1zf1fc8w 9 дней назад
mansha allah ❤ somali ❤ ilaahow ❤ xifdi❤ meel ❤ waliw ❤ Eey ❤ joogan❤ noolada❤ midnimo❤ insha allah 😂😂😂😂😂😂😂😂
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 26 дней назад
Sheekooy kunacay. Doqonkasta Soomaalida ayey target kadhigatay waayo doqonimadooda ayaa lafahmay , waayo dhinaca diinta ayaa lagamaraa marka laweerarayo.
@MohamedMohamed-uw6kd
@MohamedMohamed-uw6kd 27 дней назад
Sxboow fasiraadaadu
@theruler411
@theruler411 Месяц назад
Sheeko qaxooti saqajaan . Xishooda . Xarrka iska tira horta. Somali waa tuug dadka dca cebtoodi ayaa Mineapolis ka buuxudaa
@adamosman4185
@adamosman4185 24 дня назад
Haloo bixiyo Somalitoosa
@ZaniraHayir
@ZaniraHayir Месяц назад
Saas ma ku yeelane yaab dalkaga Ayaa dhisan😂weysay dal kale miya claiming gareeni v funn😅y
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers 20 дней назад
Waa munaafaq raba inuu somalida kudiro dowlada USA
@jolia5270
@jolia5270 28 дней назад
Waxaan la carbeeyay yaa naga Aamusiya
Далее
БАТЯ И СОСЕД😂#shorts
00:59
Просмотров 2 млн
Qisooyin Yaab iyo Qosol Badan Oo Qaadka Kusaabsan
19:05
Tijaabada dhiigga DNA iyo Dhalashada Soomaalida
14:56
Просмотров 187 тыс.
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06