Тёмный

SHUURIYE - MAKUU HALGAMA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021 

SHUURIYE YARE
Подписаться 3,7 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Lyrics
Ladh hiray ku hakaday kusoo hamiyoo.
Hadana cirka hooray waan ku haftoo.
Naftuna waa habaw ismanay helineey.
Tii aan ka helee i wada hanataay.
Adoo hirayaad hortayda martee.
Hor alle halacsigii hawl buu dhalayeey.
Anoon habranayn masoo holladaa.
Anoo hagar baxay makuu halgamaa.
Hawaawi dhac waan ka haybad badnee.
Dan iyo wax la hubo ma kaala hadlaa.
Labada u halgama ee hawl u galaa.
Lib waarta heloo ifkana ku hodmee.
Hindise nololeed ma wada hubinnaa.
Hoy haybad leh baan u heellanehee.
Saw HAA! odhan maysid huunno macaan.
Cirkaan halacsaday ma kuu hirayaa.
Anoon habranayn ma soo holladaa.
Anoo hagar baxay ma kuu halgamaa.
Hawaawi dhac waan ka haybad badnee.
Dan iyo wax la hubo ma kaala hadlaa.
Special Thanks
Carwo Alla Aamin Qardho
Boqor Mataan
Yaasin xerow
Abwaan Ahmed Antar
Abdimudalib isse
Qaasim karaama
Ahmed Daac
Asad Faqdiid
Tahliil Yare
Bacafe Jaamac
Sidoo Kale waxaan u Mahad celin dhamaantod asxaabtayda Iyo inta jecel fankayga meelkastooy dunida kajoogan

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 137   
@shuuriyeyare3023
@shuuriyeyare3023 3 года назад
Ladh hiray ku hakaday kusoo hamiyoo. Hadana cirka hooray waan ku haftoo. Naftuna waa habaw ismanay helineey. Tii aan ka helee i wada hanataay. Adoo hirayaad hortayda martee. Hor alle halacsigii hawl buu dhalayeey. Anoon habranayn masoo holladaa. Anoo hagar baxay makuu halgamaa. Hawaawi dhac waan ka haybad badnee. Dan iyo wax la hubo ma kaala hadlaa. Labada u halgama ee hawl u galaa. Lib waarta heloo ifkana ku hodmee. Hindise nololeed ma wada hubinnaa. Hoy haybad leh baan u heellanehee. Saw HAA! odhan maysid huunno macaan. Cirkaan halacsaday ma kuu hirayaa. Anoon habranayn ma soo holladaa. Anoo hagar baxay ma kuu halgamaa. Hawaawi dhac waan ka haybad badnee. Dan iyo wax la hubo ma kaala hadlaa.
@tigerwiilwaal3063
@tigerwiilwaal3063 3 года назад
@@whyareyoualwaysthere2056 ninkan wa geezi muxu kufulaya calan kale ınan batahay ısku xıshood aggah fananka fankısa somalıda dhan ba jecel jıgjıga meel walbu kashıdanyahay shuurıye asago qabıl kahdlaya ya arkay
@tigerwiilwaal3063
@tigerwiilwaal3063 3 года назад
@@whyareyoualwaysthere2056 aqoon khaas ah uma lıhı huno sorry
@cabdirahmaanfaarax5316
@cabdirahmaanfaarax5316 3 года назад
Wax cusub kama hayno
@Tahliilyare
@Tahliilyare 3 года назад
Legend is back Xidiga scandinavia hortaada wll 😍
@shuuriyeyare3023
@shuuriyeyare3023 3 года назад
Thanks my bro🙌🙌🙌
@harerayarka2917
@harerayarka2917 3 года назад
💖💖💖
@abdulahiinjar1954
@abdulahiinjar1954 3 года назад
King shuutiye is back and taliil yare
@xaaficabdixafiid6107
@xaaficabdixafiid6107 3 года назад
Labadiiba hees soqaada sxp
@ubaxjaamac8889
@ubaxjaamac8889 3 года назад
@@shuuriyeyare3023 🥰🥰🥰🥰
@barnimahamudgure8844
@barnimahamudgure8844 3 года назад
Away reeer 🇸🇱 khastan reer qardho wilkeena an ukala kicino ncla shydn kuyaale wilka heesta 1m u gaarsiya
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 3 года назад
Waanna kan waana wadanaa
@whyareyoualwaysthere2056
@whyareyoualwaysthere2056 3 года назад
shriye meel kala xiriro iso qor abayo pls
@whyareyoualwaysthere2056
@whyareyoualwaysthere2056 3 года назад
ana wax wlba ula dıyaar eh oo reerkısa kawayey amerıca kunolahay wa taagere shrıye abayo xge kehelı kara ına la xırıra raba
@shevchenkoandriy8430
@shevchenkoandriy8430 3 года назад
@@whyareyoualwaysthere2056 Facebook giisa laka xiriir 🤔
@caashoali3034
@caashoali3034 3 года назад
Inta snapka birqod kaso raacday like isaara
@whyareyoualwaysthere2056
@whyareyoualwaysthere2056 3 года назад
snpka shrıye tol hada tahy ıso qor ama meel kala xiriro
@mxamedcabdacaziz4626
@mxamedcabdacaziz4626 3 года назад
m a kinga moha shuriye yare guuleyso poe mcn 👍👍✌✌✌
@sumayoahmed8419
@sumayoahmed8419 3 года назад
M.a huunu qaali codkaada ilahay hakuu ziyaadiyo m.a waxad thy xidiga sanadka waxan ku leeyahay hore u soco
@bushramohanutt2991
@bushramohanutt2991 Год назад
Fanankan san ujeclahay leeee noolow intay nololi jirto shuuriye poweh🤴🏽❤🤦‍♀️
@Xalimo421
@Xalimo421 3 года назад
Wooow war cod macaana wiilka yar Mansha alah wa igu cusub yhy wiilkan.👍🏾
@idris_solo5760
@idris_solo5760 3 года назад
Dhunta dahab ❤️💯
@laylamohamed4222
@laylamohamed4222 3 года назад
Good job man keep the fir burning
@wizer1594
@wizer1594 3 года назад
Legend shuuriyeh yare 👑 legend welcome back
@hirabalihirab9315
@hirabalihirab9315 3 года назад
My shuriye Yare keep going my brother i like you macal heeskan waan kuu hesta no BRO
@abdirizakdaqare5975
@abdirizakdaqare5975 3 года назад
Aarkii fanka is back halagasoo garbaxo 💙🗯💚🔥
@saidcandhaf5197
@saidcandhaf5197 3 года назад
Legend Moha Shuuriye Yare Cod rijaal mudaan dhagaysigaaga u xiisnayn ❤️❤️👌
@munaatisaneey7707
@munaatisaneey7707 Год назад
Fananka Kaliyoo Markaa Heesihiisa Dhageyaanayo Indhaha Isku Qabto Qalbiga Kadaremo guuleyso legend ♥️💎
@mohametdeeq2864
@mohametdeeq2864 3 года назад
Wllky shuuriye yare well done boowe , arooskaygana waa dhowyahay ogow hee 😍😍
@zakimohammed9384
@zakimohammed9384 3 года назад
Waxan sugnaba Waa timi legend Shuriye kep gowing 👌👌👌👌🚁🚁🚁
@wacaleey4511
@wacaleey4511 3 года назад
Al fanaan ku waanee inte ka dhacday🥺
@abdiraxmaanqoode526
@abdiraxmaanqoode526 3 года назад
Legend Is Back Shuuriye In The Waaaaw Awooowe Holac waaye Heestan 🙏🙌
@leyloahmed1829
@leyloahmed1829 3 года назад
Legend halkaa ka haay huuno🎈adoo hiraayaad horteeyda martee🙀
@yusufabdiyusuf1129
@yusufabdiyusuf1129 3 года назад
M a shaalaah brother
@mohaamiin8346
@mohaamiin8346 3 года назад
markay faniin isku helaaan hees iyo cilip nocan o kle ah ba kaso baxaya thnx qurxdaan ad noso bandhigteen @shuuriye yare @tahliil yare iyo legend rock stone
@shuuriyeyare3023
@shuuriyeyare3023 3 года назад
King bro moha Amiin🙌🙌
@samatarcabdijamac3094
@samatarcabdijamac3094 3 года назад
Tanna wa tu kale my brother Shuriye Holac🔥🔥🚀
@isaakali1948
@isaakali1948 3 года назад
Al fanaan sre legand shuuriye yare 🙏🙏
@abdinasirismail9640
@abdinasirismail9640 3 года назад
Fanaankii waynaa ee shuuriye yare is back again🙏🙏🙏🙏
@daadajr450
@daadajr450 3 года назад
Legend shuriye from tahlil🤘🏽
@ezmarkhan9197
@ezmarkhan9197 3 года назад
Legend shuuriye one of the best Somali singer 🎸🎸🎸🎸
@QaranjaceylAbdulahi
@QaranjaceylAbdulahi 3 года назад
From Tahliilyare🙌🏾🔥🔥
@cabdirahmaanfaarax5316
@cabdirahmaanfaarax5316 3 года назад
Wax Cuzub kama hayno shuuriy3 yar3 is back 😇👏🙋‍♂️
@amiinshiddo1
@amiinshiddo1 3 года назад
Another level keep it up poowe✌️ Labada u halgama Ee howl u gala Lib waarta helo Ifkana ku hodme Hindisa nololoeed Ma wada hubinaa🐚
@yasinabdikarin4626
@yasinabdikarin4626 3 года назад
Legend is pack We miss you 😍🥰
@cabdiqani9306
@cabdiqani9306 3 года назад
Top men . Lagu waaa in badan ee Heesahaaga hal argo eena kala kici.
@fagandeali5850
@fagandeali5850 3 года назад
Hestan cimaamadeeda lama haysan karo taliye 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@cabqariofficial3479
@cabqariofficial3479 3 года назад
Legend is back heestaan hit weeye Muuqaalkuna wa kan bisha
@qaliisse8503
@qaliisse8503 3 года назад
Legend shuuriye 🥀❤
@bashiircabdukadir9852
@bashiircabdukadir9852 3 года назад
AL fanaan shuuriyr yare waxan leyahay horay usoco thanks bor
@abdikaremcagey3648
@abdikaremcagey3648 3 года назад
Dhiiigu biyo maahan from Qrdha bila Aarkii fanka🙏
@mulkimohamed936
@mulkimohamed936 3 года назад
I love this song
@anisaahmed360
@anisaahmed360 3 года назад
Shuuriye yare soo badi heesahaaga Masha Allah great voice alla ya cizak. 🇺🇿❤️
@bureeqoqarniofficials9550
@bureeqoqarniofficials9550 3 года назад
Woooow nice song 🎶 ❤️💯👌✅
@basraaliofficial4454
@basraaliofficial4454 3 года назад
Wiilkeena from qardho🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@luuleyali5171
@luuleyali5171 3 года назад
Fanan shuriye yare 🥰🥰
@CadooYe
@CadooYe Месяц назад
The one and only legend shuuriye yare
@usraiftinusraiftin327
@usraiftinusraiftin327 3 года назад
Keep goin hpo qaali dhiga ugu sharaf badnow⚘💗
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 3 года назад
Shuuriye welcome back legand waa lagu tabay wacadale 🔥
@abdulahiinjar1954
@abdulahiinjar1954 3 года назад
From shuuriye yare welcome back king shuuriye
@ayaansafeway
@ayaansafeway 3 года назад
Walalkeey shuuriye 👍👍❤❤🌹🌹
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 3 года назад
Shuuriye another level🥰
@mudanemomoofficialchannel7223
@mudanemomoofficialchannel7223 3 года назад
The one and only legend Shuuriye 🙌🏿💯🔥
@yusufaliabdi5291
@yusufaliabdi5291 3 года назад
Wow nice song alfanaan shuuriye
@king-makerpro88
@king-makerpro88 3 года назад
Leggand Gbg Is back Shuuri YAre Keep going Saaaxiiib
@sacdiamohmud9965
@sacdiamohmud9965 3 года назад
sooo haaa oroon maysid bayo mcn
@honyuuke4909
@honyuuke4909 3 года назад
Legend is back well done bro shuuriye 🙏❤
@sawdosaid2427
@sawdosaid2427 3 года назад
Is back wllky qaali maxamed shuuriye omar meeye reer qardhoh wiilka an 1m gaadhsiinio
@mahamadmaawli7810
@mahamadmaawli7810 2 года назад
Maasha allh shuuriye yare
@muslimladiesnet530
@muslimladiesnet530 3 года назад
Safia hees ah soqad shuriye plz cofkaga ad ban ujeclahye
@isaakali1948
@isaakali1948 3 года назад
Hees iyo badh weeye
@qaysarsaadiq2784
@qaysarsaadiq2784 3 года назад
M.a powe guuleyso
@mustafejama2165
@mustafejama2165 3 года назад
Waaaw wax kale 💪👍🏽💥💥💥
@shuuriyeyare3023
@shuuriyeyare3023 3 года назад
Mustafe jaamac koronto sxp qiima badan
@anisaabdullahi2941
@anisaabdullahi2941 3 года назад
Keep going 🔥From tahliil yare
@Abdillahi145
@Abdillahi145 3 года назад
Wlcm Back Captain Shuuriye 👑♥️✌
@najiibjama3423
@najiibjama3423 3 года назад
Legend is back mudo nasniin Ku maqna welcome back
@amirugas5559
@amirugas5559 3 года назад
My bro shuuriye horay usoco
@Somalia10
@Somalia10 3 года назад
From Tahliil yare Caadi maaha shuuriye
@hamsezaki
@hamsezaki 3 года назад
Legend is back ✊🙏 dan iyo wax la hubo ma kala hadla axyaa hees xasuus mudan
@ilaqosol6416
@ilaqosol6416 3 года назад
From Tahliil yare fanaankeena nooloow 😎
@Rizuu12
@Rizuu12 3 года назад
Another level my fav singer come back🌹🌏❤
@mousaosmansamir52
@mousaosmansamir52 3 года назад
My legrnd on fire🔥🔥🔥🔥
@sihamdagan2647
@sihamdagan2647 3 года назад
Mashaallah wll qali best song and best voice keep going and all the best ❤️❤️🥰
@khaliva
@khaliva 3 года назад
I appreciate to see U again New samatar☢️🙏
@munaabdiqadir4463
@munaabdiqadir4463 3 года назад
Legend is back 🤴🏻🔥
@yahyeabdi9578
@yahyeabdi9578 3 года назад
Well Done!,Welcome Back Legend.😍
@nasroali1171
@nasroali1171 3 года назад
Keep going prother shuuriye yre❤👑
@fatherof4838
@fatherof4838 3 года назад
Legend is back ✌🏿⬆️✅✊
@ubboladane9172
@ubboladane9172 3 года назад
Legend 🦁🙏🏿❤️
@fartunfarax3549
@fartunfarax3549 3 года назад
Waaassaaw inaba caadi maaha
@isfahanlyrics
@isfahanlyrics 3 года назад
Respect ✊🏿 Walaalka
@elsharaawi620
@elsharaawi620 3 года назад
Sxb adiga iyo #saciid_qalinle isku cod baa tihiine wlhi lagenow waa ku wataa 🙏❣️💪🔥
@buhari8315
@buhari8315 3 года назад
Nice song ✌☄☄
@ayuubqaasim9810
@ayuubqaasim9810 3 года назад
Legend is back 🔥🔥🔥
@xawakiin8668
@xawakiin8668 3 года назад
Keep going
@marrisaquenofficial9299
@marrisaquenofficial9299 3 года назад
legemd is bac boqorka codka my fav singer horey usoco wll
@abdellabotan9573
@abdellabotan9573 3 года назад
Legend shuuriye yare
@AhmedSheenoOfficial
@AhmedSheenoOfficial 3 года назад
Aabaa Yaabay Hormar Wacan My Brother Hees Aad Umacaan👍
@barnimahamudgure8844
@barnimahamudgure8844 3 года назад
Welcome back wlo lgu tabay
@ayaanahmed2474
@ayaanahmed2474 3 года назад
Boowe 🔥👌
@aliqayz508
@aliqayz508 3 года назад
Shaqo wacan sxb
@gulledsimba2831
@gulledsimba2831 3 года назад
Welcome back yuotube legend shuuriye yare ✌️🥇
@somhothd4361
@somhothd4361 3 года назад
Amazing boy
@bisharomaxamed4545
@bisharomaxamed4545 3 года назад
Form Yusuf Abdi Yusuf
@childnutrition1351
@childnutrition1351 3 года назад
Welcom back huno
@tigerwiilwaal3063
@tigerwiilwaal3063 3 года назад
boqorka codka legend
@cabdiqani9306
@cabdiqani9306 2 года назад
Maxaa kuhey heesagi maxaa heysto sa daa heesaha iyoh codkaada macan . Come on bro .
@yoonisahmed1159
@yoonisahmed1159 3 года назад
Shuuriye ka waran liverpool
@deeqoyuusufmaxmadesandhire3854
@deeqoyuusufmaxmadesandhire3854 3 года назад
Waaw
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 года назад
Legend 🙌 🙌 horay usoco codkaaga Ethiopia iyo kenya hadey maqlaan weynaga kala carari lahayeen 🙈😅✌cod haazi buu alle ku siiyay alle hakuu daayo dhuuntaada wll mcn
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 3 года назад
Masha Allah waa weynaaty🤣 Bowe keep going
@hassankaafi9234
@hassankaafi9234 3 года назад
lagend videoga qoladii ka duubi jirtay baa ku ficneed heestan muqaalka eber ah
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 3 года назад
Keep going pro
@FAAD21
@FAAD21 Год назад
Nice song
Далее
SHUURIYE  BEST - COLLECTION
26:40
Просмотров 2,2 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:26
Просмотров 510 тыс.
Wixii Kula Gudboon
8:25
Просмотров 21 тыс.
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Просмотров 9 млн
Shuuriye Yare DAHAB RASAYSAN 2018
6:43
Просмотров 401 тыс.
MURZALL GAYRE  |Hagarlaay Official Music Video 2020
4:38
SHURIYE  (Dagan) xaflad aroos
4:13
Просмотров 19 тыс.
Faiza
4:51
Просмотров 14 тыс.