Тёмный

Shuuriye Yare DAHAB RASAYSAN 2018 

Haataf Abdi
Подписаться 770 тыс.
Просмотров 402 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 548   
@haniqali5085
@haniqali5085 6 лет назад
Inta jecel nabiga like isara,pls
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 лет назад
Hani Cabdi66 scw ❤️ wll ma heerkas buu marayaa like awgii
@barahbalga5951
@barahbalga5951 6 лет назад
fuck oof
@asmajamacnuur2415
@asmajamacnuur2415 6 лет назад
Asma Jama waaaaaa runtaaaa samidayda illaahey ha,soooo hanuuniyo abaaayo
@mohammedbaale8365
@mohammedbaale8365 6 лет назад
Subxaanalaah war maxa qaldan walal ilahay kheyr hakusiiye mardambe saas ha oran inaad rasuulka scw aad like kuraadisa waa laga wacan yahay
@samsamcabdi9799
@samsamcabdi9799 5 лет назад
Csw
@Qanciye11
@Qanciye11 6 лет назад
Shuuriye yare Fanan Buuxa Cod Erayo Laxan Music inaba Cadi ma ahan Well-done 👏👏
@ahmedali9882
@ahmedali9882 6 лет назад
rasta
@burhanyasin442
@burhanyasin442 6 лет назад
Ha
@filsanaxmed240
@filsanaxmed240 5 лет назад
@cade baariyow wwww
@abdiqani118
@abdiqani118 11 месяцев назад
​@@burhanyasin442p
@iskufilaanmuse8955
@iskufilaanmuse8955 6 лет назад
manshlaha wiil mj waa laga dareema ilhow wiilasheena nooda 😍😍😍😍😍😍😍
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 лет назад
Mariam Muse aamiiin wlo
@cabdulahishire9888
@cabdulahishire9888 5 лет назад
Wiil Somali mad dhahdid wll qabil maxa ku geyay
@freemeditation4577
@freemeditation4577 5 лет назад
Gabdhihina xta gabdhaha wa laga yaqaan
@kataraahmed8528
@kataraahmed8528 4 года назад
@@cabdulahishire9888 66uf
@Unknown-ul9li
@Unknown-ul9li 4 года назад
Gj
@xilwalove3694
@xilwalove3694 6 лет назад
Walle heestu hadeey magaceyga ahaan laheyd waxaan oron lahaa anaaa la ii qaaday🙏thanks abwaankii sameeyey
@AbdulYusuf9
@AbdulYusuf9 6 лет назад
Hestaan adigo jiifo hadii aa dawanesid like ii saar😂
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 6 лет назад
familka lagu magacaaba yare codkooda waan ka helaaa shuuriye yare nasiib yare iidle yare dalmar yare iyo qaaar kalooo badan
@yazinmohamedyazka553
@yazinmohamedyazka553 6 лет назад
Abdifatah yare ugu horeya family kaa
@zirzcadd9382
@zirzcadd9382 6 лет назад
Legend ki bd ilowdey cawale yare😂mise barigii la odhan jiry mxzuuzatid 😂
@xurriyo16
@xurriyo16 6 лет назад
Somaliland studio iyo anigaba igu dar hayga saarine 😎😂
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 лет назад
Somaliland studio iqra yrey Hamda yare ku dar xaga dumarka
@nusbanusuba4044
@nusbanusuba4044 6 лет назад
Ilahey haku jeclado anaga xataa waku jeclnahay 😂😂😂nasteho yarey oo so qeylin rabto
@xubixasan1439
@xubixasan1439 5 лет назад
Aduunka waxaan u jeclahy fanaaniinta codakooda guuxo ish calaaa 😍😍😍😍😍😍😍
@Macankish
@Macankish 6 лет назад
Best Music Producer My Bro *Haataf Abdi* AL Fanaan *Shuuriye Yare*
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 лет назад
Safwaan halac.guled simba .najiib alfa.shuuriye yare inta ila arkgty inay iskueeg yihin idkuna style yihiin. Liketa igu deeqa maan qadeyne waan gaajonyey
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 5 лет назад
Intuba Finland bay joogaan
@hanaandhalad2842
@hanaandhalad2842 5 лет назад
Isku meele jogaan way is kobiyeen
@Fatma12120
@Fatma12120 4 года назад
maya isku meel ma joogaan shuuriye yare waa sweden najiip alfana waa canada lapada kala isku meel joga
@iqrohussein8615
@iqrohussein8615 4 года назад
MOHA AFRO been badnidaa guleed iyo najiib ayaa ila joogo Finland 🇫🇮 shuuroyare iyo safwaana waa reer swedan
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 6 лет назад
Inta hatuf vidoesyadiisa jecel.iyo inta shuriye yare tagertu liketa ha ila dhafina👌👌👌 qoftaas shuriye yare uu leyahay wan helahay baan ana ilahay ka baryayaa ...midaan rifin....diirka siiban......
@ayaansafeway
@ayaansafeway 6 лет назад
Best song so far....great video production by the one and only Haataf.
@munaabdi6991
@munaabdi6991 6 лет назад
Wiilkan iyo safwan halac way isku egyihin inta igu racsan farta taga ☝
@izakxiirey8586
@izakxiirey8586 6 лет назад
Nin kasta riyadisa wa gabar xijaaban o asturan Bal kwa hada jira yaa u maqan
@bbegirl9007
@bbegirl9007 6 лет назад
Izak Xiirey wll mawada qawana badan kood lkn hora waxaa looyiri baduba hal malay baa qurmiya
@shamsoqueen488
@shamsoqueen488 6 лет назад
Izak Xiirey beenta mahin wlhi fanaanka xata naag asturan ayu rabaa ilaaah u maqan kuwa hada😕
@anfaalmaxamed1367
@anfaalmaxamed1367 5 лет назад
Izak Xiirey allaa noo maqan
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 5 лет назад
Izak Xiirey kuwa hada jooga jamaican baa noo jooga dee meelahaas hadii laga daaqana somali kuu cuntami Mayaa la yiri hhhhhh dad baa soo wariyey
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 года назад
Waar iyagoo qaawan waa idnka hoosta ku haysta e ma malaa ig baa kuwa guryaha degan ee hddana qaawan qfba qfbaa roo abuuray wll e illhy wxii is lehba ha isku beego🤓
@ikraandaahir3117
@ikraandaahir3117 6 лет назад
aad ayaan u taageeraa shuuriye yare marwaan yare nasiib yare iidle yare dalmar yare ayanle yare xamda yar iqra yarey
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011
Like Iisara hadi kale waa ooyaa😭😭😭😭😭😭
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 6 лет назад
Xilibaan Muna khaliif Shekh Abu 😂😂😂😂😂😂😂😂
@thestarboy264
@thestarboy264 6 лет назад
Kuusaaray haigu ooyin 😂 😂 😂
@shamcde8685
@shamcde8685 6 лет назад
Xilibaan Muna khaliif Shekh Abu ha oyin plz dumarku qosalkay ku qurux badan yahine 😂😂
@mabzuuddaahir9456
@mabzuuddaahir9456 6 лет назад
Xilibaan Muna khaliif Shekh Abu wll wanuku saariye aamu aaamu plz
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 лет назад
Xilibaan Muna khaliif Shekh Abu wataase aamus qof weyn ohintiisa ma dhegysan karnee😂😂😂
@سلينمجردادريس
@سلينمجردادريس 6 лет назад
Qofta heestan loo wado waa aniga xaajigyga mustqbalka shuuriye ciil qabow cadaabta gal😂😂😂✌👈
@ducaysanofficial849
@ducaysanofficial849 2 года назад
Abye wiilka hanaka haabarine orod garadso xajigaga😅🤣🤣🤣🤣
@hafsaismael4657
@hafsaismael4657 6 лет назад
Love his voice from Canada
@kaamilmohamed7891
@kaamilmohamed7891 6 лет назад
Shuuri yare fanan iyo bar 😍👌 inta igu racsan like ha ila dhaafina 👍
@ahmednuur5149
@ahmednuur5149 6 лет назад
Midaan rifan diirka siiban mid aan xishood reer koda dhafin mid aan rax sidiisa qaylin hada intaa laga helayoh like sar anigaa ku aroosayah waa dhab shekadanu
@nastehaneyruz8510
@nastehaneyruz8510 6 лет назад
wxn helay dahaB Rasaysan nin cod rageed leh king shuroz❤👏
@thestarboy264
@thestarboy264 6 лет назад
Hataf Abdi best music producer 👍 👍 👍
@ayaansafeway
@ayaansafeway 6 лет назад
Naagaha is cadeeya dhan hadeey xanaaqayaan....qushi dee
@umzahra2972
@umzahra2972 5 лет назад
Ayaan Adam 😂😂
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 6 лет назад
Thanks for watching! If you want to see more new videos subscribe to this channel give this video a like and a comment!
@hhhhh9814
@hhhhh9814 6 лет назад
Yazalam ShuuriYaHeena 👑👑💖Waxan HelaY Dahab RasaYsan 👑
@DJSAMIRPRODUCTION
@DJSAMIRPRODUCTION 6 лет назад
Haataf abdi Shuuriye waad haysaa libaaxyadii kale hurdada kasoo kici GULLED Iyo SAFWAAN Rug Cadayadii shaashada haka soomuuqdaan
@pulshomediaoy723
@pulshomediaoy723 6 лет назад
legend shuuriye yare ruun baadan ana ben jeclesan asturan rabiged yaqiin san raliyo dukato xijaban midana kibreniin ana guxeen rasman helaay ii hanuun san nice song
@NajaxAbdi-y5r
@NajaxAbdi-y5r 2 месяца назад
Heestaan waxaa iisoo diray ex kaagaygii caawa iayay iga soo horbaxday 2019 ahayd 2021 waan kala taganay ax qof aad dhab ujecleydeen hadaad kala tagtaan waa xanuun asagii waa giursaday aniga wali ma guursan markaan guurso is dhaho dib baan uga dagaa 😢😢😢😢
@yussufduale3747
@yussufduale3747 29 дней назад
guurso walal
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 6 лет назад
Qoftaas uu sheegayo allow nawadasii 😃✌️✌️✌️
@umiyah5929
@umiyah5929 6 лет назад
Cadnaan Garjeex 😂😂😂😂😂
@kulyadawaxbashada3780
@kulyadawaxbashada3780 6 лет назад
Amin
@suhaipboqole4018
@suhaipboqole4018 5 лет назад
Shuuriye cod nool alle hakuu barakeeyo zxb Liketa iigu qabta intii taaageerta alfanaan shuuriye
@mohamudosman3887
@mohamudosman3887 6 лет назад
Great song al fann shuuriye yre 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@yartaqabiilkaneceb9919
@yartaqabiilkaneceb9919 6 лет назад
Yarta raadiya waa lahely yh Heestan abwan fiili ayaa lahee ❤
@nacnacisiibae9504
@nacnacisiibae9504 6 лет назад
Nin Wayn Nin Kasii Wayn full respect🙏🙏🙏
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
Adaa lagu haystaa hadaad sawirka kuu Saaran hadaad adiga tahay
@ahmedhaadi3696
@ahmedhaadi3696 6 лет назад
Wwww Ahzn fanaan Shuuriye 💯💯💯💯💯💯
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 лет назад
Dadkan waxan is iri iyagoon heesta dhagaysan comen ka bixiya war horta hesta dhagaysta HAdad ila aragtay 👍👍 suulka xun mxd nagaga adkayn nagu qabo
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 6 лет назад
Apdullahi Carab kkkkk adaaba dadkaa ka mida😁😀😆🤣💗💞
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 лет назад
Apdullahi Carab 😂😂 wxba ma arkine lkn iskga kaa saaraa
@obkajr4588
@obkajr4588 6 лет назад
Apdullahi Carab sxb ku saaaray hhhhh
@sucaadkhaliifa9035
@sucaadkhaliifa9035 6 лет назад
Ku saaaarey wllkis
@queennn4901
@queennn4901 5 лет назад
Apdullahi Carab ki iyo kud iyo kaashambid mataqaana maku sarayi sulka suulka ka jabe
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 6 лет назад
Woooow 1🔥🔥😍😍😍👌
@mohamedamayor4786
@mohamedamayor4786 6 лет назад
Hambalyo sxbkay Shuuriye hees iyo badh haatuf Abdi salaan sare walal shaqadu hasocoto
@muhipomaxmudi1778
@muhipomaxmudi1778 5 лет назад
zhuriye yare best fanaN intaa iyo inka badaN kaa zugnaH malin
@thestarboy264
@thestarboy264 6 лет назад
First comment 👆 👆 iitaagan
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 6 лет назад
Shuuriye yare tack lilla bror 😍😍😍😍😍😍
@mohamedwarsame3162
@mohamedwarsame3162 6 лет назад
Ninkaan haduu abwaano helo fanaaniin badan buu daaqada ka saarayaa cod iyo badh nin heesaya waxa kale waaa iska caruuur.
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
Waxyaabaha qaar waxaan xasuusanaa mudo yar qaarna inta nolosheena ka dhiman waxyaabaha ina farxad galiyana xasuusteena dhayal ugama go'aan Heestan waxaa sms iigu soo diray ruuxaan aad iyo aad isu jeclayn alle ha xafidee markaas oo ay aad iifarxad galisay Amaantan qiimaha badan ee aad ila jeclaatay waad ku mahadsanthy❤😘🥰😍
@SBC-MediaMN
@SBC-MediaMN 6 лет назад
*HaatafStudio* *Gacan baa kutagay my Brother* *Muqalkaan wuu icajabiyey* *Haataf caadi Waa kusalamay* *Boqortoyo midaysan2018* 👏👏👏👏👏👏👏
@samiyacabdi9143
@samiyacabdi9143 6 лет назад
Shuriyeee Ruux hagagsana❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@queenamal5046
@queenamal5046 6 лет назад
Cod rageed hees shidan wooow Nimankae codka libaaxa leh ee guuxaaya sida xasan adan qaboojiye cabdi holand waaku raxeestaa👏
@shukriabdi4227
@shukriabdi4227 6 лет назад
Zhuuriye yare fanaan fanka hanweyn kaleh ❤️❤️❤️❤️❤️ big ❤️ kuu haynaa wllhi intii codka heezta qaabka kuli hayzata ❤️❤️
@Zahrasomali48
@Zahrasomali48 3 года назад
Hestan xaajigeyga igu sasaba jiray😅😅 allow idaa💋🥰🥰🥰👩‍❤️‍💋‍👨✅💯
@fatimabintuali6569
@fatimabintuali6569 6 лет назад
Heees iyo badh shuuriye axsan fanaan cod baa kugu dhamaaadey❤❤❤❤
@neimadeka7326
@neimadeka7326 5 лет назад
Allow igu zin xajigyga muztaqbalka shuuriye yare
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 6 лет назад
midaan diirka rafin wanba ahy alx xijaabkana jcl inan muujiyo iyo sunada nabiga scw
@tiinalucky8732
@tiinalucky8732 6 лет назад
👌👌👌👌👌 wilka reer puntland uso bxy 😅😅😅😅
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 6 лет назад
tiina black abwaanka midhaha leh iyo musicguba waa ree borama laxanku hargaysa waa isku somaliland made
@yasinabdirahmaan734
@yasinabdirahmaan734 6 лет назад
Wa fanan aad oo da’ayar Wallahi shuuriye garanayo garan wiilkan mar dhow wo yara ma shaa Allah bro codkaga wa top
@ezmaali2840
@ezmaali2840 6 лет назад
This song deserves 1m views lkn inta erayadaan fahmeesaa yar that's why this song has less views
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 лет назад
Shuuriye waan iska jecelahay inanka hablo hayga daba amaanina bilaa caleyk ♥️♥️♥️♥️Sh♥️♥️♥️♥️
@queendiamond2998
@queendiamond2998 6 лет назад
Raaga codka guuxa ah leh❤❤jecliya shuuriya yare codkiisa dhawaaqa xoga ah leh baan udhegeestaa❤ragaa codka yaryar idinkey idiin talaa
@djmaslah_10
@djmaslah_10 6 лет назад
Well Done Shuuriye & Haataf Studio 👍♥️
@yusufmaxamud2638
@yusufmaxamud2638 6 лет назад
caaadi mahan wad ku mahasntahy codkag asal erayo boowe mcn heesti qarniga ❤❤❤❤❤👑👑👑👑
@sweetinadhexyariinasomaliy6896
Stylkiisa guled simba u ekaaa 😳😳😳😳r u single plz kugu qabsadee fanka kasari lhaa😍😍😍
@Allahwayn
@Allahwayn 6 лет назад
My boy shuuriye Nice song go forward legend❤️🌹
@ucoqabe2071
@ucoqabe2071 6 лет назад
Run badan aana been jecylen asturan heestaa 👍👍👍👍 waa ika dhax baxaday sida rah ceeylin sax waaye ❤️❤️❤️
@gabadhaheerdarawiishlascan7365
Labiska somlida noogu so hees wiil cod macaan batahaye nagada sulwarada galada thnks manta xijaab ka noo amaantay
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 6 лет назад
Shuuriye Yare waa Fanaanad cod heer sare leh wallhy
@edebsanabdimahad8715
@edebsanabdimahad8715 6 лет назад
Ogaw shuuriyaw shinbirba shimbirkiisuu LA duulaa adiga qoftaadu waa mid heesta oo maqaarka rifty gbr edeb iyo akhlaaq leh ma rabto nin fanaan ah oo 90ka shiishad cabaya marka sxb adigu masjidka gal inan wanaagsan wd heline
@mohaamiin8346
@mohaamiin8346 6 лет назад
My fanankyga wllkey iga yar wan kugu fana horay u soco bowe mcn cade ka cade one and only shuriye yare
@nazrazead
@nazrazead 4 года назад
Shuuriye yare fanaan madaxa iisaaran
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 6 лет назад
OMG😱😱😱 Cod macaana wiilkan mnsha allah
@abdimahad732
@abdimahad732 6 лет назад
Badalkii Abdiqaboojiya Weeye Ninkani Top cod nineed walee Kaadi Niiqle Looma baahna
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 лет назад
RUUX HAGAAGSAN ❤️💯👑💎🙏
@abdibaari123caynaani4
@abdibaari123caynaani4 6 лет назад
Mj boy😍
@qoryogubanchannel890
@qoryogubanchannel890 6 лет назад
Aderyaal safar ban ku jiraah Galkacyo ilaa muqdisho ee like ii saara 😀😀😂😂
@xapupg3924
@xapupg3924 6 лет назад
Lkn naagtaz sidas u wanaagsan eed hezhaY masii haysan doontid Hadii aanad iLaahaY u towbad kenin zhp
@mohadaud5612
@mohadaud5612 6 лет назад
Sxb labiskadha ayan kahela ...MashAllah top bro
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
Adeeer gacmahaaa sidaaa aaad leeedahay ika daaa gulled baaan unacaye
@king_cadde6934
@king_cadde6934 6 лет назад
Well done wlaalkAy shuriyE ku jclnhY dhmaan waana kugu faana hadaanu nahay reer qardho😍
@salmanmoha1797
@salmanmoha1797 6 лет назад
king_ Cadde wrya ini ciro kkkkkkk
@king_cadde6934
@king_cadde6934 6 лет назад
Salman moha capitano lagu xiis Aniga wlaalkay 😍
@salmanmoha1797
@salmanmoha1797 6 лет назад
king_ Cadde inolow bowe mcn
@mudanemck7884
@mudanemck7884 6 лет назад
reer qardho aa?
@faariscaqowsaeed9339
@faariscaqowsaeed9339 6 лет назад
Mudane Mck war ninku ma reer qardhaa
@edebsanabdimahad8715
@edebsanabdimahad8715 6 лет назад
Www shuuriye Yare walee ninkii ku yaqaan baa ku yaqaan horay usoco pro runtii wn kugu faanaaa allaha ku xafido eshcalaa hees iyo cod
@safiyosafiyokhalif5367
@safiyosafiyokhalif5367 6 лет назад
My shuuriye yare abwe wn Ku tagera
@cadekacade2027
@cadekacade2027 6 лет назад
Cod100% Laxankll 100% selye 100% Music 100% % My boy Har u soca Shidan tahay Cadi mahan 😘😘🤟👌👌 👌👌👌😘
@lulaahmed6937
@lulaahmed6937 6 лет назад
Heestan aniga oon maqal ayuu xaajigaygu iisoo diray 😂🙏🙏🙏❤️❤️
@cartoon-cf9sv
@cartoon-cf9sv 6 лет назад
Shuuriye waat nawaaleysaa yaaqe
@ayaannabea6398
@ayaannabea6398 6 лет назад
Wilka dariiskayga omggg shuriye yare bowe sharaf ku nolow I love u for ever💘❣️🙏✅
@awilguhad1353
@awilguhad1353 6 лет назад
Wiilkan wuu shidan yahay nice dhan kasta Like👍👍👍👍 bn Rabaa maanta
@turkeyplaystore6941
@turkeyplaystore6941 6 лет назад
Op Top Song Shuriya yare 😍✔✌
@sirahanolosha
@sirahanolosha 6 лет назад
Well done Shuuriye. Haataf shaqo wacan bruh.
@libanmohamed6845
@libanmohamed6845 6 лет назад
Nice song Still young and more to come 👍👏👏
@vanbilaal3495
@vanbilaal3495 6 лет назад
waxaan helay dahab rasaysan wooow my fanaan shuuriye yare nolow bro
@amzaalyareamzaalyare1693
@amzaalyareamzaalyare1693 6 лет назад
asturan rabikeda yaqiisn qofksta doonayaaa iyo mid diirka rifin
@asmasaid3944
@asmasaid3944 6 лет назад
Ayayaayyyy coodka aya la dhacay wilku wa top
@inanuurrabaax7424
@inanuurrabaax7424 6 лет назад
shuuriye yare inta taageerta like ii zaara
@c_8737
@c_8737 6 лет назад
Hees shidan Fanan jira shuuriya yare
@omarabdi1634
@omarabdi1634 2 года назад
21/Dec/2021 Bey taariikhdu dul hogonee waxaana moodaa in 2022 heesta hordhac u tahay🤦 Waxaan helay dahab raseesan
@quensamra7989
@quensamra7989 6 лет назад
family yare waa top shuuriye yare dalmaryare caaqil yare iidle yare farxiya kabayare talent fan baa ku jira group of yare runtii
@suhanahpipeh7401
@suhanahpipeh7401 6 лет назад
Bes song👌👌Codkaaba Kasii Dran Noolaada Haataf Abdi❤💯❤
@fartunadam624
@fartunadam624 5 лет назад
Good song I like this song Anjga IGA hadlaaysaa hers taan
@lacasojigjigaawi4209
@lacasojigjigaawi4209 6 лет назад
Woow shuuriye bro top fanaanka sanadka horay usoco legend wish u long life bro
@MaryanAomar
@MaryanAomar 6 лет назад
Shuuriye 💥💥💥 iyo haaataf 🎬🎬=⭐️
@qalanjocadey7435
@qalanjocadey7435 6 лет назад
Mansha allah ilahay ha u siyadiyo amin inti ila fahantay like ha isaarto heesta
@shukriinaalihaji6823
@shukriinaalihaji6823 6 лет назад
Love Ayan ku ahay Shuuriye yare Ii nolow inta eey nolol jirto
@NoName-zs1wb
@NoName-zs1wb 6 лет назад
Codkiisa xada aya ku istaageeyso aax plus he is a snack 👀👅 💦
@queenofsomaliland1872
@queenofsomaliland1872 6 лет назад
Fayofunk Faanoole hhh waa iga qoslisay wlh lkn runtii wiilka codbaa ku baxsaday
@bashiirmohamed1071
@bashiirmohamed1071 6 лет назад
mj boqor tooyo long life bro
@nimaabdi7257
@nimaabdi7257 6 лет назад
Aniga wilkan wanba ka helay hestana waxadba moda inu aniga iga hadlayo amanta macn. Iga dheeh iyo heees shidan will shidan Mansha allah cood iyo badh
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 лет назад
mnzhallh taparakallah Caadi Maha heestani nice shuuriye yare😍😍😍😍
Далее
SHUURIYE YARE 2017 ADNA OFFICIAL VIDEO
5:16
Просмотров 728 тыс.
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 8 млн
SHUURIYE - MAKUU HALGAMA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:02
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Просмотров 9 млн
Xamda Yar DJ Subeer good bye party Mogadishu
5:12
Просмотров 1,3 млн
Hassan Gantaal | CALAF |  (MUSIC VIDEO) 2018 4K
7:28
Просмотров 3,1 млн
*Shuuriye Yare | Heestii Dahab Rasaysan
6:55
Просмотров 19 тыс.
SUHEYB YARE DUNIDA OFFICIAL VIDEO 2023
6:31
Просмотров 310 тыс.
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 249 тыс.
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00