Тёмный

SHUURIYE YARE 2019 | HEES CULIMADA ADDUUNKA KA YAABTAY | GABDHAHA XIJAABAN | OFFICIAL VIDEO 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 301 тыс.
50% 1

MIDAAN RIFIN DIIRKA SIIBIN
XISHOOD REERKOODA DHAAFIN
MID AAN RAH SIDIISA QAYLYIN
WAXAAN HELAY DAHAB RASAYSAN
……………………..
HEES LOOGU TALA GALAY
HABLAHA ASTURAN OO XIJAAN..
MUUQAAL QIIRO LEH
SHUURIYE YARE FT XASAN WADO
………………………………………
 HEESTA - DAHAB RASAYSAN
 CODKA: SHUURIYE YARE
 EREYADA: CADIRAXMAAN FIILI
 LAXANKA: QAASIM MACRUUF
 CAMERA BY : KORNEL ABDI
 EDITED / PRODUCED BY ABDI ASKARI
 ©ABDIASKARITUBE 2018/2019
.......................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 582   
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 6 лет назад
xaYaYzizka ABDI ASKRI Uzo ada MezHa wx kleH Wxan HelaY DaHp razYzaN best Hez alle Hnga dHigO kuwa aN XiJaPka turiN ZHuriYe FaNaN pUxa
@rizeyproduction9780
@rizeyproduction9780 6 лет назад
*Alizhah xasan*
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 лет назад
Hywaa was machst Du hier?
@hodanali5163
@hodanali5163 6 лет назад
Gabdhaha xijaabta❤️8 yrs aan jooga qurbaha waligayna isma qaawin xijaabka waan kufaana Alxmd🙏😍
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 лет назад
manshlh ila midba thy baayo 11sanaa jooga qurbaha welina isma qaawin😃😍
@ibtisaamsaid4869
@ibtisaamsaid4869 6 лет назад
Ilaaahay haku xifdiyo abaayo waligaa hayska dhigin xijaabkaaga
@reo9475
@reo9475 6 лет назад
Mashallah May Allah protect your iman We are facing very difficult time and reality is women despite of where they are always face the short end of injustice
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 6 лет назад
Masha'Allah to all our deen loving sister's Madaxad nio sarantihiin...Xiiabkadna sharaf kukehidiin waligiin haka tagina...Wallahi qurbaha hindi iyo arab islam ahba way idin qireen Gabdhaha diaspora ugu wanagsan inad tihiin...Umad Ilaahay Diin iyo Aqlaq ku manaystay banu nahay..hadan ka tagno wa wareer wallahi😍❤💘Gabdhahayo❤🤔
@nasrasaciid7467
@nasrasaciid7467 6 лет назад
Weligana saas ugu faan ukhtii ❤❤❤
@saaraosman8336
@saaraosman8336 6 лет назад
Inan aaan jeegada fiiqin jidkii nabigeena haysta Jeclaysta diinteena suuban Qamiisku u yhy dirayska Ayaa hela dahab rasaysam Inan aan gurigeeda dhaafin sidii raha aan u qaylin waxaa hela wiil hagaagsan hidaha dhaqankeena haysta 🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋
@fomar2137
@fomar2137 6 лет назад
Xiiijabka. Waan ku. Fanaaa 20 years qurbah jooogaaaa ❤️❤️
@qaranbileproduction147
@qaranbileproduction147 6 лет назад
Bareejo fiican waaye. Maaahan in wanaafa gabadhaha un laga raadsho. Raguna waa iney sharuudaha wanaaga waa in ragana laga helaa.
@samiircabdi366
@samiircabdi366 5 лет назад
Hhhhhh wax kleh tannaaa ideeqday masha allah
@aditamoha6666
@aditamoha6666 5 лет назад
Run aya Ku sheegtey saara nin wanagsan aya hela raaliyo asturan
@amiinsayid6239
@amiinsayid6239 5 лет назад
anigu weligay waxan jogay holland weligayna ma jeega xiiran axm
@munitamunita5845
@munitamunita5845 6 лет назад
Inta xijaabka jecel suuuulka ha shaqeyo
@saadoabdi73
@saadoabdi73 6 лет назад
axsan 👌5 yers anjoogay qurbo dal islaàma joogo wadankiina waan sitaay xijabkayga dadba dheehay iska dhig xataa waan diiday waligayna man gali niya dayda inaan dhigo xijabka ilaahay igu waa jibiyayna 👍👍👍👍
@damaashaad5483
@damaashaad5483 6 лет назад
heesti qarniga axyaa gabar xijaaban baan u oynayaaye😥 likta igu aamusiya 😍
@munacadey9056
@munacadey9056 6 лет назад
xijaab waa qeeb ka mid eh nolosheyda😍
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 6 лет назад
SHARAFEY wakigaa ku adkow...Quruxey😍😘
@tasliimtahliil8329
@tasliimtahliil8329 6 лет назад
Wiilkasta oo wanaagsan waxan rabbi uga baryin xaas hagaagsan😍
@maxamedxusen4039
@maxamedxusen4039 6 лет назад
Adigana sidokale
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 6 лет назад
Uga baryi dheh huuno..baryin hadad dhahdo negative bay noqon😍
@liibaan_lion2606
@liibaan_lion2606 6 лет назад
Aamiin sharaf ane sidoo kale alle gabdhaheena uga baryayaa in ey helaan wilal daacad ah aamiin
@mohamedahmed-sz5oh
@mohamedahmed-sz5oh 6 лет назад
anaga waxn ku lenahy mel mid wangsan oo ku dhaqdo dinta kugu ababiyo waqtiksto ku farxad galiyo
@sadiaksaami2301
@sadiaksaami2301 5 лет назад
Thanks apaaayo aaamin
@happygirlhafsa1650
@happygirlhafsa1650 6 лет назад
Midan jeegada barxiiran! Afgaaban surwaalkana: Gaabsan. Waxan helay wiil hanunsan 😉😄
@abdifatahali3878
@abdifatahali3878 6 лет назад
Fatxi Hassan Wxkle tahay
@faizafilsan7485
@faizafilsan7485 6 лет назад
adaaba ka daray
@farhiyohussein2156
@farhiyohussein2156 6 лет назад
Isha ayaa katuurtay
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 6 лет назад
Fatxi caadi ma tihid wlhi laxan maku saara
@Xavi-su5nj
@Xavi-su5nj 6 лет назад
Fatxi hassan😂😂👎🔥🔥
@samiraali5972
@samiraali5972 6 лет назад
Masha,allah qurbaha waxaan joogaa 7sano walikeeyna xijaab,la,aan ma bixin banaanka ilaa iyo wadanki allxamdulilah alle ayeey mahadaas usugnaatay intaa qaadanine alle ha,uxiro
@zuldaanegalle4805
@zuldaanegalle4805 6 лет назад
Wxd tahay riyo Kamida riyooyinka Ay ragu ku riyoodan Runtaa wacane Rabi haigu kaa simo Rajo yahy quruxoni
@bilanmohamed1341
@bilanmohamed1341 6 лет назад
+Zuldaan Egalle .kkkk nag xijab.laan waaa sarir jorii laan akhii
@zuldaanegalle4805
@zuldaanegalle4805 6 лет назад
@@bilanmohamed1341 hhhhhh iga wale Waad asiibtay Alle haku sharfo Wlll
@dekaqueen20abdi91
@dekaqueen20abdi91 6 лет назад
Waaw codka shuuriye yare Iyo music foorale Ahmed wali macalin Aabehi wa heesti waxaan helay dahaab rastidsan Ashacalla hees macan oo Qatar ah
@zamzamcadeymohamed8119
@zamzamcadeymohamed8119 4 года назад
Hablaheena somaliyeed waa dahab rasaysan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️ Gafka hala yareyo ragow gafka naga daaya🇸🇴🙏🙏wilashayadii baa tihiin
@nasrocise5107
@nasrocise5107 6 лет назад
Maasha allaah kuwuu tilmaamay anay guriga iijoogaan oo koriyoo xafiday kuwaan iscadayn oo xaafidul quraan ah illaahow kuwa ducaysan iisii insha allaah
@mumumaow9779
@mumumaow9779 6 лет назад
Aaar shuuriye anno miran ayuu itilmamayah tolow xagebu iga soo qishay inankah Big song ebw💙💙💙
@simranlovesomaliasimranlov7466
Ilen hestii laiso qorayay shuriye yare aya qaday💖💖💖💖 wa hubaal gesi igu fano markasta inan heysto 💕💕💕
@anababdi5651
@anababdi5651 6 лет назад
Mahsallah gabar xijaaban wax ka fican majirto naag qawan waa nac nac laga fiiqay bacda
@zoyamohamud3225
@zoyamohamud3225 6 лет назад
Am agreed👍👍👍👍 with u wll
@anababdi5651
@anababdi5651 6 лет назад
@@zoyamohamud3225 Thank you so much Wlalo
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 6 лет назад
Anab Abdi Kkkkkkkkk waad iga qosilay nac nac diirkii laga fiiqay
@anababdi5651
@anababdi5651 6 лет назад
@@kowtherhassan9236 Kkkkkk wlalo for example ayaan u Soo qaatay wayo nac naca hadii galka laga fiiqo oo aad meel dhigto adigii lahaa intadan cuniba kunajaa ku kala tagtay wlalo Markaa naag qawan intii ninkii lahaba Soo garin bala kala cuntay Bentay miyaa wallo
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 6 лет назад
Anab Abdi been maaha wll Ilaahay hayna asturo dhamaanteen
@mustafadhalac5319
@mustafadhalac5319 6 лет назад
Viva gabdheheena soomaliyeed ee sharafta leh allow dhowr dhammaantood😘.
@mohamudali1655
@mohamudali1655 6 лет назад
Waaaw hablaheeyna sharafta & cizada & karaamada badan hees inkastoo heees lagu soo koobin amaantooda gaddane innaba caadi maaha 🤙🤙waad kabaxsatay
@filsanbigays
@filsanbigays 6 лет назад
waah waah abtigay meesheedii bad dhigtay ilahay ha ku siiyo midaa aad sheegtay
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 6 лет назад
InTa Culimada jecel 👍👍👍👍
@hamdanor9845
@hamdanor9845 6 лет назад
Waxan Rabaa raas nimcaysn 😍😍 viva wiilshyna somaliyed😍😍
@liibaan_lion2606
@liibaan_lion2606 6 лет назад
In sha Allah sharaf wad heleysaa
@hamdanor9845
@hamdanor9845 6 лет назад
Liibaan Nour thnkz wllo
@amaadin12
@amaadin12 6 лет назад
gabdhahu sharaf malaheyn islaamka ka hor islaamka iyo xijaabka ayaad gabarey wax ku tahay,
@yusrammc8418
@yusrammc8418 6 лет назад
Haa wlhi
@amaadin12
@amaadin12 6 лет назад
YUSRA MMC man sha allah yusra abaayo
@zuhraabdullhi9118
@zuhraabdullhi9118 6 лет назад
Wad igu ogthy inaan diiirka siibin xijaaabkana dhigin ninkaygana adeeqo diintana katagin
@amaadin12
@amaadin12 6 лет назад
zuhuura Abdullahi ha dhigi walaal allana sheydaanka haka qabto
@zuhraabdullhi9118
@zuhraabdullhi9118 6 лет назад
@@amaadin12 amin wll mahadsanid
@shukriaxmed6132
@shukriaxmed6132 6 лет назад
xijaabku waa qalbiga iyo imaanka qof hadba intu yahey ayunbu gabadha asturnantedu tahey .alxamdulilah alle na siiyey imaan buxa
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 6 лет назад
Shuuriye yare codkisa wanka helaa heesta caadi maah alx xijaabkeyga kama tagin waligey qurbana wanku kuso koray from xamr cadey midaan rafin diirka siibin wanba ahy 😘😘😘😘
@Junwa12
@Junwa12 6 лет назад
we love gabdhaheena yaan loo gafin😙
@queengobaad4144
@queengobaad4144 6 лет назад
Wilka asago xagga ilahy ka fog oo ramale ah surwelkuna lugaha kadhayo oo kuleyhy wxn rabba gabar asturan wll qofkasta qofkisu helaa
@mimoomer8582
@mimoomer8582 6 лет назад
Esh cala waxan helay daahab rasaysan midan rifiin dirka siibiin waxa nool wlhi shuriye
@sayidcatoosh6515
@sayidcatoosh6515 3 года назад
War 2021 yaa soo radshay Hestan sidey dookale 🤙
@honeylove4100
@honeylove4100 6 лет назад
Waw waa intaan ninkayga kahelay Alloow iidaa Walaalkay Shuuriye yare horay usoco waxaan helay ruux hagaagsan ABDI ASKRI wax adn xayaysiin maba igusocdaan
@nuurosman2230
@nuurosman2230 5 лет назад
Xijaabku waa quruxda dumarka😇😇😇
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
Allow miduu sheegay ii sahal war somaalaay soo duceeya
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 6 лет назад
Wngsanow ruux wngsn waad heli Lkn hadaad raamolahan cml tahay waalagu yaba kkkkkk allaah kuu hagaajiyo wll mid hagaagsana hakugu duwo nimco duni iyo mid akhiro faraqa allaah kugu shubo
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
@@malikatulxubi8290 akhii amiin waad ku mahadsantahay ducadaa a an aadka ugu farxay adna wixii kaa guuxoo kuu wanaagsan allaha kuu sahlo
@nabiila_mohamud
@nabiila_mohamud 6 лет назад
@@macluumaaddaahsoonmacluuma7898 Waa aniga miduu Fananka kahadlaa walal mxa Ka Caawiyaa😅😅😅
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
@@nabiila_mohamud wll mala hubaa mise waa KIIS ka Waal maba malaynayo gabadhaa in aan sahal ku heli karo
@nabiila_mohamud
@nabiila_mohamud 6 лет назад
@@macluumaaddaahsoonmacluuma7898 hhhh Sxp Hdad Adiga wanagsanthy Wa helee qof wanagsan Lkn Hda Adiga *Saaqid* thy Nuucaga helee😅😅😅 anyway Allaha Kuu sahlo✋
@ahmedyasin3711
@ahmedyasin3711 6 лет назад
Mnsha allh gabar xijaaban wey shidan hestan waaba ka helay alfanaan shuuriye z p sare Hry u sco z p 👏👏👏👏👏👏
@saynabjimcale3187
@saynabjimcale3187 6 лет назад
Midaan fadhikudirirada fariisan midaan caruurtiisa dayicin midaan faarax inc Aheyn war aawaya naagihii heesi jiray naga celsha ninkaan wixiisu amaan maahee waa weerar qaawan
@reo9475
@reo9475 6 лет назад
Saynab Jimcale Fadhikudirirada😂😂😂😂 Wallahi waa runtaa
@saynabjimcale3187
@saynabjimcale3187 6 лет назад
Vilsan A- huunu rageena soomaali wax ka il adag dunida maba lakeenin waxay rabaan gabar gacanta lagu sameeyay ayagina iney kala marooran bayrabaan yaab nin hagaagsanbaa gabar hagaagsan hela
@reo9475
@reo9475 6 лет назад
Saynab Jimcale Iyagu isma jeedaan wallahi Lakiinse waa Addunyo Huuno Wallahi dhowr minits ka hor in taanan Khariyin comment kaaga waxaan soo ag maray Fadhikudirirkaa Wallahi ragga hal kaa fadhiyaa Inaysn Wiilashooda madow ee Muslimka ah ee aya American ku korinayaa inysan mustaqabalkooda iyo meelay joogan ba war u haynin Markaaysan rabaan in ay gabadha hijaaban or master degree holder ha Oo integrity leh in aya helaan
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 6 лет назад
Midana rifin diirka siibin.. MIaan qaylyin sida raha... Iga gadan Midhaka Raadiya dee mid idinka bareejeysa😍🤔
@ista6776
@ista6776 6 лет назад
Mid aan Raamaha Tidcana daysan Xarago Moodin Dhaforka Xiiran Mid An Ri Sidedi Qalaadin Waxan Heli Dirac Rabaysan😏 Waxa Tiriba Lagu Yiri😎😎😎 Nin Sidi Shaydanki Timaha Daysta Raadinaya Gabar Xijaaban😡 Shaydaan un bad heli☝️
@queenyismail5158
@queenyismail5158 6 лет назад
Gabadhu markay xijabntahay waxka Qurxan malahan 😍😍asturan rabigeed yaqisan😍😘raaliyo tukatoo xijaban😘👏👏👏
@Sadiiqkureejo
@Sadiiqkureejo 9 месяцев назад
Wlh wa hes cajiib ah shuriye & xasan wado cbdi azkari hambalyo
@yonishaamaan2146
@yonishaamaan2146 6 лет назад
midaan rifin diirka siibin 😂😂😂😂😂 nice song gabar wlabo oo asturan waa la jecel yhy blse is qaawiso bilaa qiimaa ..oo qurux qaawinaad mooday iyady utaaal
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 5 лет назад
Run Badan Aanan Been Jeclaysan Asturan Rabiged Yaqinsan Raaliyo Tukato Xijaaban😎 Ada dhamaystiri doono Sacdiyo cady 😍😍 😍😍 habeen wanagsan
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 2 года назад
mansha allah runti waan helay mid hanusan asturan mid rerkoed dhafin
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 лет назад
shuuriye gabadhu uheesayo wa aniga😂
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Nayaa nasrineey Haygu qabsan ninika yanan KU rifine hhh😂😂😂 naa wan kftmyaa
@nasriinmohmedmoalim5422
@nasriinmohmedmoalim5422 6 лет назад
Nasrina Addani hhhhh my sami saas miyaaa masha alh ayan ku odhan
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 лет назад
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 😂😂sagaleey wnku heshiin karnaa ninkan adna markaga ana markay😂😍✌
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 лет назад
@@nasriinmohmedmoalim5422 matanta an isku magaca nahayey wa sidas😃😍
@nasriinmohmedmoalim5422
@nasriinmohmedmoalim5422 6 лет назад
Nasrina Addani masha alh shukran xabbti
@filsanhani7829
@filsanhani7829 6 лет назад
mid an riifin diirka siibin kkkkkkkkk ilahow hana rifiin heestan wa igu socota yaqe
@kkkkk695
@kkkkk695 6 лет назад
Culumada ma heesaha dhageystaan iyo gabdhaaha xijaban kkkk wa 2019 iyo xaalkeeda iga dheh
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 лет назад
Codka iyo music kala daran Abdi Askari ka shidan
@nayruusmohamed5018
@nayruusmohamed5018 6 лет назад
Waxan helay wiil rabeesan Ragana xishoodka dheer Reerkiisana ubaariye Heesana dhageysanoo wareegin Dumarkana udiirnaxoo dilin Caashakalana ila guursenanen Hhhhh aboosto waaye Mohoo Saan
@hassanbarahoow9837
@hassanbarahoow9837 6 лет назад
Nayruus Mohamed haa heey waa sas
@qalbiurooninadaahir1143
@qalbiurooninadaahir1143 6 лет назад
Beelo wlh
@saxardiidyare1069
@saxardiidyare1069 6 лет назад
Kkkk
@xidigaqarniga9284
@xidigaqarniga9284 6 лет назад
Hhhhhh kaas halkuu jogaa😂😂😂😂
@nimcoosmaan2439
@nimcoosmaan2439 5 лет назад
Anigu wan taageeraa Cabdi askari lakin waaa uuu ka badbadiyaaaa
@faxdiabdirisaq6081
@faxdiabdirisaq6081 6 лет назад
Wlhi wiilkan waa iska jclahy shuriye yare illah haku dhowro hesahana illah haka madobeeyo insha allah
@ramlanuur9372
@ramlanuur9372 6 лет назад
War nin yahow hadaaa adi wngsan tahy naaag wanagsan waaa heleee xaqiiiq ayaad qurana dhaheeso haduu ninka zaani yahay naag zaaniya ayuu haduu fcnyahyna naag fcn waa heleee allow nin fcn aaa rali ka tahy nasii
@liibaan_lion2606
@liibaan_lion2606 6 лет назад
Aamiin in sha Allah ani iyo adiba iyo intii Muslim ahba aamiin
@amareveira9357
@amareveira9357 5 лет назад
waaa runtaa wll qaali
@MohammedMohammed-mj9fm
@MohammedMohammed-mj9fm 6 лет назад
Waxan helay dahab raseysan best song shuuriye yare
@wadanigadhabtaah747
@wadanigadhabtaah747 6 лет назад
ax ax war anna isoo duceeya 2019 ayaan gursanaya in ilahay taso kale iga dhigo
@amirth6808
@amirth6808 6 лет назад
Hala sal morti baa kudha NN abwaaanka heestan qoray alle hawsiyadiyo masxda caqliga 😍 waxan helay dahabrasaysan 🤞
@abdullahiabdi2999
@abdullahiabdi2999 6 лет назад
Runbadan aana been jeclaysan Asturan rabigeed yaqiinsan mansha alaah waxaad modaa inuu xaaskayga amaanayo 😍
@ashawari9467
@ashawari9467 6 лет назад
Abdullahi Abdi allle haku barakeyo qoyskadaa quruxdaa badaan walaal mcn
@abdullahiabdi2999
@abdullahiabdi2999 5 лет назад
@@ashawari9467 mahadsanid walashay qali
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 года назад
mansha allah alle haku xifdiyo adun iyo anqiro amin amin ♥
@iimaanhassan8095
@iimaanhassan8095 6 лет назад
Hees aan dhagaysto heestii igu qiimo badnayd gabdhaha somaliada dhan waa boqortooyo 😍💖❤👀👂💿💿💻
@zahraabdi4294
@zahraabdi4294 5 лет назад
Wow ,this guy has very deep voice love u from kenya
@jarikmedia2776
@jarikmedia2776 6 лет назад
Axsan hees wlhy sxbkay qaali shuuriye Yare rabbi haku xifdiyo sxb fanaan asal ah baa thy bro
@mahirfarah4659
@mahirfarah4659 3 года назад
Wlh shuriyow dar allahi ayaan ku jeclahay wllo
@mohamedabuukar5380
@mohamedabuukar5380 6 лет назад
Micnaha laba dunuubtada badan is heahay ayaan ufahmay heesta
@niyadsancumar1691
@niyadsancumar1691 6 лет назад
Ninkan xayey siis kiisa ka hela dhabti abdi askari
@mohaaaamin9167
@mohaaaamin9167 6 лет назад
Alx wanku fanaa xijabgyga Allow inta xijabka turtay noso hanuni Amiin Shuriye Nlw Inbadan hore Usoco Wan Tageraa 💋💋👈
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 3 года назад
20/07/2021 baan daawanaya Waxaana u daawanayaa gabadhaan helay buu tilmaamayaa
@ridwaanfarah5296
@ridwaanfarah5296 6 лет назад
codka eedaabta iyo ereyada waàaw waàaw well done
@hirabalihabsan8137
@hirabalihabsan8137 5 лет назад
I miss you shouriye yare sodawow wll ana xijaban wll ana koujelan shouriye gesiyow
@libanyare5914
@libanyare5914 5 лет назад
Walhi runta ka hadashay sxb horey usoco bro wan ku tagersan nahay
@princesszagal23
@princesszagal23 6 лет назад
shuriye yare legend inaad tahy dariskena xata og😅😅😂😂
@Engrsalman336
@Engrsalman336 6 лет назад
Dariska ana kow ka ah princess zagal 😂😂
@firdowsayar.2515
@firdowsayar.2515 6 лет назад
Nin walpa asoo sidii fircoon dalim ah ayuu raba inuu helo gabar sidii maryma bint cimraan hagaagsan
@shukrimohamud5670
@shukrimohamud5670 6 лет назад
Abayo asiyo uqabey fircoon
@firdowsayar.2515
@firdowsayar.2515 6 лет назад
@@shukrimohamud5670 xbibty wan ogahay wxn ka wadaa sidi fircon ayogoo u xun ayey raban gabr u hagaagsan sidii maryam
@hindi18
@hindi18 6 лет назад
Alxm 20 years joga qurbaha waligeyna surwalka ma iska sibiin alxm😍 waa jawabti Hodaneey😂
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 6 лет назад
Midaan Rifin diirka siibin Xishood reerkooda dhaafin Mid aan Rah sidiisa qaylin Waxan helay Dahab Rasaysan.💕💕
@mariaqueen22
@mariaqueen22 6 лет назад
Waa mid anoo kala allow I xifdi 🙏🏻🙏🏻
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 6 лет назад
Xayaysin cabdi askari heesu waay ubahanyihin hore usocaan kuleyahay👌😂😂😂😂
@hamdiawalemaxamed3629
@hamdiawalemaxamed3629 6 лет назад
sxb maxamad shuuriye waagi qar dho ayaa igu soo dhacday
@drmohamed1324
@drmohamed1324 6 лет назад
waa heesta kaliya oo aan dhageystay oo runta kahadleyso shuriye waad kabaxstay xb key qaliga noolow sxb
@iamsk1899
@iamsk1899 6 лет назад
Shuuuriye Horey usoco sxb fanaaan buuuxa
@guulwade3445
@guulwade3445 6 лет назад
Masha allh abwan fiil in naba cadi ma ahin eryadiisa ilaah hadesto
@ayaankayse7328
@ayaankayse7328 6 лет назад
Abdirahman FIILI Abwaan D'a yar oo jira 'waxaan helay dahab rasaysan' qisada heestana wa lagaa sugayaa abwaan
@capdallamohamed7266
@capdallamohamed7266 6 лет назад
Hees io par Viva gbdhaha zoomliyeed One love
@sharafali7527
@sharafali7527 6 лет назад
Mid kastoo madax shaydaan leh wuxuu rabaa gabar wanaagsan war heedhe qof ku ku waxa uuyahay unbuu helin
@shadiyomaxamed2090
@shadiyomaxamed2090 6 лет назад
Masha alllh gabdha xijaaaban waaa dheyman Allle xijaaablka hanu xifdiyo
@abdulahiabdirizak7228
@abdulahiabdirizak7228 6 лет назад
caadi ma aHa heestan waan u hmblyeeyenaya gbdhaHaheena asturan oo u Qalma hestan
@ahmedabdullahi5372
@ahmedabdullahi5372 6 лет назад
Runtiiii gabdhaha quruxdoodu waaa xijaabka iyo aqlaqda ninwalba sikasta owyahay asagu wuxuu raadiyaa gabar xijaaban oo asi ugaaar noqota
@R1Y0999
@R1Y0999 6 лет назад
Ala yacizak codka inaba cadi mahan Good talent fananka cusub 👌🏼
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 4 года назад
Allow isaxal raliyo tukato xijaban midan rifin dhiirka sibin mid aan qeylin sidii raxii xishoto rerkoda dhafin
@zuadupdilahi6443
@zuadupdilahi6443 6 лет назад
dahab rasaysan ❤❤waa aniga xaqiiqdii qoftaasi😉😉😉
@dagandawo8635
@dagandawo8635 4 года назад
Midaan timaha dumar sidoodi desan Midaan xintamin sidii doocil yar Midaan daraagis duuntisa marin Midaan ka habsaamin masaajidka Ayuu rabigy isiiyaay
@sabrinasomalichallenge2697
@sabrinasomalichallenge2697 6 лет назад
Hees ika dheh 😍 ❤ Shuriye yare
@sadiaabdulahi2273
@sadiaabdulahi2273 6 лет назад
😍xijabka alle inama nacsiiyo amen😢👐
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 2 года назад
xasan saxib waan ku tageta hote u soco kabyan
@princesshayaat7045
@princesshayaat7045 6 лет назад
Adooo shaydaaan ku wato oo heesaaya Horta maba helaysid gabadh xijaaaban Fanankasta oo soomaliyeed shaydaamad la mida oo xumanta la qasata Ayaa xaaskisa ah
@aishanoor4884
@aishanoor4884 6 лет назад
Midkii helo ee udacaty Tolo ani miyaa😍
@yoolactareey367
@yoolactareey367 6 лет назад
Waw xayzizkada abdi azkari iyo codkada loobagy masul 👌👏
@moamerica9670
@moamerica9670 6 лет назад
Wxn helay dahab rasaysan allow calaf igu dar ameen
@twosisterschanal1736
@twosisterschanal1736 6 лет назад
Ilahay hakuu barakeyo nin walba wuu jclyahay tasoo kale
@hamidmuktar5560
@hamidmuktar5560 6 лет назад
Wow anga Abdi askari ayaaba igu socdo
@maryamahajimuse8356
@maryamahajimuse8356 6 лет назад
heestan aniga ee wlhi iga hadle allow i xafid😘😍
@Khalid-ux2ev
@Khalid-ux2ev 6 лет назад
Mid an Rah sidiisa Qaylin Waxan Heley dahab Rasaysan Xalimoyinkoyikeena iilahay danbi dhaaf ha Nooga dhigo Sanadkan maanta Rah cml ayey Noqdeene
@aminaabdow80
@aminaabdow80 5 лет назад
Bisinka hees culumada adunka kayabise kulaha waxad kahad laysa wa wax fiican lakin music aya saran please musiga kadaaf music majicle ereyada ad ayey muhim u yihin good job 👏
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 6 лет назад
Rag baa helay midaan diirkii dhilin ooo raaliyo rabbi ka dhigay oo malab rasaysanaa ooo hadana banaaan cidla dhigay ooo dhigay ma garbaaa ma dawbaa wllo
@gudoonismacil437
@gudoonismacil437 6 лет назад
Waaaaaaw hees iyo badh shuuriye here usoco
@Bilcaksi
@Bilcaksi 6 лет назад
Masha allah fanaan cod macaan wYe haloshego sxbkey
@maryamaruun6602
@maryamaruun6602 6 лет назад
Abdi askir codkisa aba is jacel lahy allow ku dhor❤❤❤
@aminaahmedmohamoud5425
@aminaahmedmohamoud5425 3 года назад
Abaayo fiiriya nin walba gabar asturan buu rabaa gabdhaha social media isruxa ku waana qaata plz
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 6 лет назад
Ka fiirso halkaa waa abawan samarooon siciida oo rer dharwanajiya
Далее
Shuuriye Yare DAHAB RASAYSAN 2018
6:43
Просмотров 401 тыс.
Как мы играем в игры 😂
00:20
Просмотров 147 тыс.
*Shuuriye Yare | Heestii Dahab Rasaysan
6:55
Просмотров 19 тыс.
Saadam Ciraaqi Subcis by Duad Xanfar
7:45
Просмотров 27 тыс.
SHUURIYE - MAKUU HALGAMA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:02
DHAB & DHALANTEED JACAYL||Q.6AAD
14:15
Просмотров 95 тыс.
Shuuriye Yare Hees Dhaban Qurxoon Best Video 4K 2020
4:11
Как мы играем в игры 😂
00:20
Просмотров 147 тыс.