Тёмный

Sida loo farsameeyo beeyada Iyo xeerarka layaabka leh ee geedkeeda u yaala 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

#ceerigaabo Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Опубликовано:

 

23 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@ceoinsomewhere8780
@ceoinsomewhere8780 Год назад
Mashallh edo abdirahman guulayso you and your company. This guy really is harworker He is the one who sanaag needs.
@mrqambiyoz1382
@mrqambiyoz1382 Год назад
Waxa fiicnaan lahayd in ninkaa Shirkada masuulka ka ahi uu afsoomaali ku wada sharaxo waayo waxaad moodaa inuu English badan isticmaalayo Fadlan afkeenu waa hodane luuqadahan qalaad isticmaalkoodu waxba soo kordhin maysee Waar luuqadiina isticmaala fadlan
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Год назад
Godbless motherland SOMALILAND.
@m.mohamud7970
@m.mohamud7970 Год назад
Waxa waliba waxaad raacisaan Land Waxaad hilmaamtay inaad dhahdid godblessland motherland somaliland Hana iga hilmaamin commentland inaadland iga soo bixisoland Hhhh
@mohamedbashierosoble113
@mohamedbashierosoble113 Год назад
Soomalia allaha barakeeyo
@Hornscope
@Hornscope Год назад
Hadii somaliland tahay wadanka ugu wax soo saara badan beeyada, dee markaa ha laba laabaan lacagta ay ku iibiyaan beeyada, ileyn meel kale oo ay wax badan ka iibsadaan ma helayaane
@karti-soor
@karti-soor Год назад
Mash Allah tabarallah.. Shirkada #Asli-Maydii shaqo abuurid wax tar bulshada Somaliland.. Geed la odhan jiray Weger oo dumarkeeni horree qaaddan jireen markaay umuulan u aheyn Geed ka baxa Somaliland inteeda kale sidaa gobolada Sool Togdheer Saaxiil Maroodii Jeex Awdal
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Год назад
Cabdisalan haaaye haaaye haaaye iskada
@farxiyafarahmohamed1202
@farxiyafarahmohamed1202 Год назад
Mnsha allha tabaraka allh ilahay ha barakeeyo
@sir__cmc
@sir__cmc Год назад
Khatarta ugu badan ee ay haayaduhu ku hayaan deegaanada waa inay siidhka la dagaalamaan iyagoo kuugu badalaya mid one time use ah markaa halaga taxadaro Nursing kaa dib loogu celinayo deegaanka.
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 Год назад
Csalaan waa RU-vider aqoon iyo wax waxtarleh soo galiya waanaan dawada kaligii youtube somali leeday oo wax faaido leh soo galiya
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Год назад
Aad baad u mhd san tahay Abdisalan Hereri,ilaa maalinti aad RU-vid channel ka aad samaysay wali muuqaal aad lee dahay ima dhaafin ❤️
@sayloncutie2171
@sayloncutie2171 Год назад
Ninkan la waraysanayo, aad waxuu u jecel yahay in uu ku hadlo luuqad kale, waxaanu daraysanayn macnaha wanaagu lee yahay afkiisa. Inta yar ee danbe uu sharaxay we sida geedka loola falgalo ayaa hadalkiisa Macno u yeelay.
@abdinaasir1125
@abdinaasir1125 Год назад
Waa maskax maydhku guumaysiga casrigii inaguhayo in aynu luuqadeena Liidno, takale bulshadeeniina waakqayb oo afqalaad ninka aan kuhadalna awoontiisakale lamaqiimeeyo, oo xayaysiiskashaqada waatalagusooqoro englishta. Hadiilarabo in luuqsdeena labarbaadiyo 1. Waa in waxbarashadu dhamaan afsoonaali kubaxdo. Wixiikaloodhana sidhibyarbay usaxmayaan.
@aboubakarmohamed2272
@aboubakarmohamed2272 Год назад
Somalida af-ingriisiga markeey ku hadlaan waa Aqoonyahan xariifa erayo badan oo somali ku qurux badan ayuu kadhawaajiyay sida plant gareenay oo odhan karay waanu beernay as medical ahaan (dawo ahaan) iyo erayo kaloo badan waxaan layaabay kii luuqada wadamadii looga hadlayay kayimaaday xataa eray kama soo baxayo ileen somali ayuu wax u sheegayaa.
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 Год назад
Muu English iskaga hadlo hala turjumee subxaan allaah adduunka waxaan ugu necbahay qof soomaali iyo English isku qasaya . Waa dhaqan xumo cusub oo imika dadku bartay. Adeer ama soomaali saafi ah ku hadal amaba English iskaga hadal cid uun baa ku fahmiye.
@africaismyhome723
@africaismyhome723 Год назад
Hhhhhhh english safi ah maba yaqaan
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Год назад
Allay lehe waa Talo Wacan Iyo Tusaale Wanaag san Beerista Dhirta Wax Tarka Leh.
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Год назад
Soomaaliyeey Rabbi waa idin sharfay oo nimco badan ayuu idin siiyey ee ha isqiima jabanina, oo qiime wanaagsan u qalma waxsoosaarkiina ku iibiya.
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 Год назад
Masha Allah Hereeri kusoco dhaqanka ayaan wax ka ogaaneenaa
@sahrawardoon7270
@sahrawardoon7270 Год назад
Ninka Ku Faanaya inuu Dalka wax U Taray maba Garanayo Macnahay iyo Faaiidada ay isaga Somaliland u leedahay waxaaaba uu Haystaa Maamul goboleed Maxaa Dalka mid ka Macaashay ku Caasi garoobay 12:08
@momahedmaasim7348
@momahedmaasim7348 Год назад
Run wlhi
@mohamedmuhumed7743
@mohamedmuhumed7743 Год назад
Cabdiraxmaan xuseen digaale yuusuf, magacaa ha jiro.
@layladheman6534
@layladheman6534 Год назад
Mnsh allah abdisalan hereri keep going may allah bless you 🙏🙏🙏
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Год назад
Masha'allah hooyoyinkeena somaliyeed🤩😍
@abdilahimuse4142
@abdilahimuse4142 Год назад
masha allah walahi waa barnaajim wax badan ka bartay Beenyada wax badan kama aqoon ,, mahadsanid Abdislam hereri . hore u soco.
@cabdiqaadiraxmed1010
@cabdiqaadiraxmed1010 Год назад
Waar ninkan talo Halayga gaadhsiiyo ciddii garanaysaay fadlan umadda afkooda kula hadal
@dhooresadiyoabshir960
@dhooresadiyoabshir960 Год назад
From Ahmed kadiye waxaan kuu rajeynayaa guul
@tarabicompany5420
@tarabicompany5420 Год назад
cabdi salaan hareeriyow wax fiican baad umada uhaysaaye horay usoco 1 year 1milya
@neverwalkalone7304
@neverwalkalone7304 Год назад
Beeyadu waa shaqadii u horeeyey een aan ka shaqeeyey sanadihii 2006 ilaa 2008! waxaan xasuustaaa heesihii aanu qaadi jirnay markaan xabagta falkinayno , aad baan u farxaa markaan arko qof xoogisa maalaaya oo Muruq maal ah . wakhtigaa aan shaqada ka shaqaynayey waxaan dhiganayey dugsiga hoose dhexe waxan ahaa standerd 6th amd grade six . Xasuus baan galay walhi! from Frankincense employer to International Private Company Employer! Alxmdulialh
@Hawd74.
@Hawd74. Год назад
Manshala beautiful cabdisalaan shaqo qaranbaad haysaa hore u soco 👏👏👏👏👍
@akshaale
@akshaale Год назад
Walahi ilaa hada beyada maba fahmin ee Walaalayaal ifahansiiya reer kuunfurey soo hadla
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Год назад
Waxaan xasuustay gurigayagii iyo ceergaabo , anoo yar ayaan daawan jiray beeyaysato bakhaarkayaga ku samaynayaa, haa sidaa weeyee alla waateer habaynaysee, haa haa haa sidaa weeye alla waataa hal dhac u diidee. Haa Haa Haa sidaa weeye laguma cuno laguma cawr yee, Haa Haa Haa sidaa weeye . Labadaasaanu soo diranee adina laba ku soo daraeey. Yaanay kaa badinin Baal baaleey.
@abchiryou95
@abchiryou95 Год назад
Abdisalaan thnx wax badan ayaad ikala bartay
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 Год назад
Waxay ahayd shaqadaydii ugu horaysay ee aan ka shaqeeyo aniga oo ahaa 19 jir waxayna ahayd isla markii aan F4 school ka aan dhameeyay anigo ka jooga kaliya 1 Maalin oo jimca ahayd isla sabtidiina aan shaqada bilaabnay alhamdulillah waxay ahayd dhididkayga markii ugu horaysay ee aan cuno hooyoday aan lacag u geeyana waxay ahayd markii ugu horaysay alla maxaan nususaaca uun cuni jiray 😁
@dejisnet6904
@dejisnet6904 Год назад
m.a libaax
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 Год назад
Zxp geedku intee ku baxaa wakhti ahaaan se geedka intee laga jaraa beenyo ahaan ama qofku geedkii lacag intee leeg ayuu ka sameeeyaaa
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 Год назад
@@ahmedshaani5604 zhp 1 : badanaa beeyadu waxay ka baxdaa buuraha qar qar keeda macnaha dhinacyada buuraha ee Sanaag ama putland 2 : Ilaa 8 ama 12 bilood meelahas 3 : suaashas sadaxaad qof si toos ah uga ganacsada ayuunba kaaga jawaabi kara waayo Kan beeralayda Ilaa iyo inta la dhoofinayo wax aan qiyaasi karo maaha lkn way lacag badan tahay qof walba waa og yahay zhp
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 Год назад
@@talasameabdihasan4343 shukran zxp Alle haw barakeeyo
@bilaalchanel1443
@bilaalchanel1443 Год назад
Walalow geedka fooxa iyo beyaddu isku geed miyay ka baxaan, mise waaba isku mid.
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 Год назад
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@Tilawa5
@Tilawa5 Год назад
Magaca kuugu qoran iska baddal😡
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 Год назад
@@Tilawa5 sxb Salaada ilaali wlall 🥺🥺
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Год назад
Masha Allah hore u socda.
@ayanyousuf2537
@ayanyousuf2537 Год назад
I like this they need to continue to do this more
@yaasir1936
@yaasir1936 Год назад
200k End Of The Year , Keep Going Hereri Legend
@mahamedali5878
@mahamedali5878 Год назад
Waa barnaamijkii ugu fiicna ee laga sameeyo beeyada
@tolmoon693
@tolmoon693 Год назад
Ninka lacagta wuu ka dhuuntay
@adaruzmohamed9668
@adaruzmohamed9668 Год назад
ASAD QIIMO BADAN💯 WEEYI XAQIIQATAN
@nourzaki1117
@nourzaki1117 Год назад
Waaw biciide raga qudhee gobolka dhisa
@pasherahmed8677
@pasherahmed8677 Год назад
Ninkan la warysanayo ma fahmi qof aan af ingiriis waxba ka aqoon , Sida agreed waxan soo jeering laha in uu afsomali ah sax ku hadlo ama English
@gothabdirizak2146
@gothabdirizak2146 Год назад
Abdisalaanoow Runtii Odayga inaad soo yara waabiso ayey ahyd afka qalaad odayga deedto waa is fahmi lahaaye sawkan wareysigii xayeysiis inoo dhex mariyey iyo dagelkiiba mahadsanid
@mofathi4162
@mofathi4162 Год назад
Weriyuhu marka uu weydiiyey qiimaha ay caalamka ka siiyaan, wuu la meeraystaye...😅
@dhamme0
@dhamme0 Год назад
Herari wariye waxtarle
@MAbdilahi
@MAbdilahi Год назад
Taasi waa mushkiladda dadkeena wax bartay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Good job
@saredomoh5447
@saredomoh5447 Год назад
Masha allah
@moussahakim5593
@moussahakim5593 Год назад
Legend Hereri Allah cimriga haaku barakeyaw
@maxdar11
@maxdar11 Год назад
Waxaan maqlay dadka beeyaysatada ah waxay ka siistaan qiimo jaban dadka beerta oo aan fahansanayn beeyadu waa dheemanka qoyan waa qaali oosuuqyada caalamka waxay ka siistaan million doller
@AmalintegratedislamicSchool10D
Waw noo bilow barnaamijyo wareysi kulul madaxda
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Год назад
Abdirahmanow Afsomali Kusheeg Waxaad shegayso Si Loo Fahmo Waxaad Kahadlayso. Mahad sanid Adeer.
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Год назад
Hadiina dhofinayn geedka wa alxmdulilah
@wizzkarteismaildeysane8668
@wizzkarteismaildeysane8668 Год назад
From somali
@suldaancabdi1718
@suldaancabdi1718 Год назад
Waxaan soo xasuustay sheeko uu ka sheekeeyey abwaan abdiwaxid gamaadiid 😂😂
@engbashirali9592
@engbashirali9592 Год назад
In uu kubixikaro environment lagu takegarey sida nursherigan oo kale kkkk
@MAbdilahi
@MAbdilahi Год назад
Herari inu saxay ahayd
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 Год назад
Meeshaa diin ka jirta gabadhu waxba kuma leh ayuu leeyahay yaa u diiday dhaxalka aabeheed misu waa qof aabe kale dhalay
@barexaamidofficial4440
@barexaamidofficial4440 Год назад
Dhaxal magalo geedku waxa ka soo baxa ayaa ĺa wadagaa oo gabdhuhu kama qadaan
@rakbah.c
@rakbah.c Год назад
Ninkan soomaliga maa looqadhiidhay Maxaa kaqladan mise isxariifin bay katahy.
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Год назад
Mirahena organic ah ayay raban inay naga qadan nana siyaan geed labacrimiyay👀 👀 👀
@shadrakkasereka9119
@shadrakkasereka9119 Год назад
Qiimaha kilooga fooxa ah muxuu u sheegi waayay
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Год назад
Asc maanta un baa wax fiican kadasgay.
@MAbdilahi
@MAbdilahi Год назад
Ma afsoomaali mise af qalaad ayuu ku hadlayaa???????
@abdulqadirmohammedahmed3221
carafta waxaa u raacda hawada wasaqda raacda oo cudurada laga qaado wuu dilaa somalina dadka yaryara ma yaqaanaan sababta guryaha loogu shido hawada xun oo sunta wadato ayuu dilaa
@nrcabdi
@nrcabdi Год назад
😢🥺😪................................ASC Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@sir__cmc
@sir__cmc Год назад
Dawarsade orodoo shaqo tag waad dhaqan xuntee
@malikichannel
@malikichannel Год назад
Ninkan la-wareysanayo af English muyuu ku hadlayaa mase af somali
@awiawi2757
@awiawi2757 Год назад
Badawgani wuxu isleyahay English ku hadl isago Ann aqoon oo weliba ann ku kalsonayn liqadisa war ninkad uwarmya ama Ku warysanya wuxu ku hadlaya luqadisi kuma badhxayo labolabo kalmadod oo luqadkale aah marka afsomali bayura ku hadl faruq badtahee
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 Год назад
Saaxiib afsoomaali ku hadal si dadku kuu fahmaan waxaad ka hadlayso
@mustafeabdi6553
@mustafeabdi6553 Год назад
Caysar waxa uu kamid yahay aqoon yahayda dalka soomaaliland gaar ahaa sanaag region
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Год назад
Beeyadu waa waxyaabaha ugu qaalisan ee wadankeenu hodanka ku yahay laakiin weli dawlad horumarisa lama hayo Haddii beeyada wadanka si fiican oo cilmiyeysan loo maamulo waxaa laga heli lahaa aduun badan oo bulshada waxtar weyn u horseeda laakiin waxaad moodaa in Somaliland aanay u jeedinba waayo markaad beer tabcayso ee aad doonayso inaad ka midho dhaliso waa inaad u shaqaalaysiisaa dadka aqoonta u leh ee wax ka qaban kara laakiin hadaad ninka Geella dhiqi yaqaan beer u dirto maxaa kasoo baxaya
@badhan3120
@badhan3120 Год назад
hadalkaa wan dhibsaday kaniisada iyo masaajida
@abdinaasir1125
@abdinaasir1125 Год назад
Inankan ilayn geed Maraykan kabaxa shariximaayee maxaa soomaligii udiiday. Subxanallah
@maxamedmuusecabdi7749
@maxamedmuusecabdi7749 Год назад
Waa dhibaatada inna haysata sxp qofku haddaanu af qalaad ku hadal uma aha Af-qalaad iyo aqoonta alle hayna kala fahansiiyo
@MacaaneChanel
@MacaaneChanel Год назад
cajiib asli maydi talaabo loo baahna bay qaaday in beeyada la beero waa arin muhiim ah.
@ahmedfaarah5126
@ahmedfaarah5126 Год назад
dhibta ina haysata waxa kamida inaynu luqadeni hooyo ka faano bal wuxu ka hadlaya gedihi somalidu dhaqanka u lahayd bu English ku sharaxaya wxd mooda inu dadka cadaana la hadlayo
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Год назад
waa wax laga xumaado wlli, ilbaxnimuu moodayaa, dhaleecaynbaana usoo jeedinayaa isaga iyo kuwa lamidka ah, ee englishka iyo carabiga iyo luuadaha kaleba ku khalda,
@abdiahmad1294
@abdiahmad1294 Год назад
War ninkan beenbadanaa beeyada waxa ugu badan gobolka Bari Soomaliya
@khalidahmed8483
@khalidahmed8483 2 месяца назад
Maya waa muxurka waa sanag maydika bari
@ustaadmustafemohamed5556
@ustaadmustafemohamed5556 Год назад
per kilo intay kajoogta kamujawabin waa nin wax fahamsan hh
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr Год назад
Wadankeena NIMCAA TAALA, LAKIIN AQLIGII KA FAA IIDAYSAN LAHAA MA JIRO.
@daahirali736
@daahirali736 Год назад
Walahi dadka saan cml u hadlo 1 sikin xitaa ma dhagaysan karo hal luuqad u go niyow plant garaynay hada maxay macno leedahay?
@cabdicalicabdicali4220
@cabdicalicabdicali4220 Год назад
Hhhh was beenti dhulka bariga ugu badan Anas ka shaqeyn jirey.
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Год назад
Waxa wax lagu faxo ah dadkii oo bareen in la beerikaro.
@suldanyusuf1446
@suldanyusuf1446 Год назад
War ninku rermagal bu iskadhigaya ingirisi bu ku hadlaya
@berrisamaad23
@berrisamaad23 Год назад
Cabdisalaanoow ninkani geedka sharaxaya waxba kamaanu fahmin waxuu ku hadlayaa af qalaad
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Год назад
Ma reer koofur ba d tahay
@rashiidabdulhamiid456
@rashiidabdulhamiid456 Год назад
AF SOMALI KU SHARAXA (ALLAYA BARIK). Otherwise let's move ahead By explaining everything Rather Somali how about that.
@xiisemedia6971
@xiisemedia6971 Год назад
HAWEENKAY KU DHACDAA HAWSHA UGU BADANI DHEEFTANA RAG BAA CUNA NASIIB DARANAA WAAR RAGOW DULMIGA JOOJIYA DHAXALKA GEEDKAASNA DUMARKA LOOMA OGOLA
@mohamedmohamud4873
@mohamedmohamud4873 Год назад
Ninka waraysiga bixinayaa information qaldan baa kujira . Geedkaan soomalia guud ahaan oo ay somaliland kujirto waxaa ugu badan xagga waxsosaarka gobolka Bari ee puntland.
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Год назад
Faankii beenta kama xishoonta waxa hawiye ugu sheegaysan dadka hawla imaan messhan dadka ilbaxaan oo dadki aadku daya. ayaa jooga
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Год назад
Gobolka Sanaag ayaa kaga badan beeyada gobolka bari ilaa waqtiyadii dhulka punt la odhan jiray ee faraaciyiinta xidhiidhka lalahaayeen waa gobolka sanaag
@safiyaaciise7657
@safiyaaciise7657 Год назад
Bal eega jaahilkan Somaliland waxa uu u Yaqaaan Somalia kuwaaas oo miidhan baaa Wadanka ku koraya
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 Год назад
Asli maydi wili ma beentii ay reer galbeedka u sheegtay bay wadaa wax soo saarka xabkaha iyo faleenku wuxuu ka soo baxaa gobolka bari 100 /75 % Beenta hadii aad dhowr mashruuc ku cunteen wili ma sii wadaan gabadhii cadaanka ahayd ee documentary ka diyaari say asli maydi RU-vid ka daawada jooji beenta magaca puntland waa dhulkii uduga macno ahaan qaybta sanaag ee puntland baa ka wax soo saar badan qaybta somaliland
@saeedlover2457
@saeedlover2457 Год назад
Qofka ugu horeeya ee la wareysanayo maxaa uu ahaa?!! miyaanu ku hadli karayn Af Soomali odhaahdiisu dhamays tiran tahay .,waan la yaabay !!!
@maxdar11
@maxdar11 Год назад
Anna ka yaabay 😆
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 Год назад
Somaliga muxu sheegaya ma quran
@hassankhalif1223
@hassankhalif1223 Год назад
90% beeyadu waxay ka baxda gobolka Bari .ninkaana sax ma aha wuxu sheegayo.Aslimaydi iskaashayotin gobolka bari ayey dhacday oo intay Badeeco ka daymatey oo gadatay ee xaqoodii ka inkirtay ee .mr. Harariyow Arintaas baar?
@2plus2equals59
@2plus2equals59 Год назад
*Cabdi salaam baa yaabay* bal tan eega Englishka iska dhigaysa
@Heizong4
@Heizong4 Год назад
老板
@solostgen3862
@solostgen3862 Год назад
Dumarku Waa iska Adoomo 🤧
@mohamedcalimohamedanjerro1539
💟💟💟💯💦
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Год назад
Kosmaatics .kkkkkkkkkkkkkk. wa (c) kosmetics.
Далее
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
Sidee qaliin la isugu qurxin karaa? l Qaybtii 1aad
27:16
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Просмотров 547 тыс.
MASHRUUCA GREENHOUSE KA MILLIONAIRE KU NOQO
13:23
Просмотров 107 тыс.
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16