Тёмный

Sida looga guulesto dadka narcissistic ah⁉️  

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 3,7 тыс.
50% 1

chat.whatsapp....

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@FadumoHas
@FadumoHas 7 месяцев назад
alla waa runtaa mar ka aad wax ooga guuleysan rabtit wey gidiyaan sax waaye
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
Thanks for watching
@farhioismail4880
@farhioismail4880 11 месяцев назад
Walahi wa runta wan lumey Ilaa hada nololsheydi saxda kuma so laben wax igu daran qaqashadha igu hayan wada ma mari karo qof ben ey u shegen ba I cayayo o ileh casiyed cabta gele mana fahmayan shaqo wanagsan bad haysa ilahay ajar hayo dadbadan bad badbadine 40kilo ban noqdey
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Aamin walaal insha Allah birta ka asleena aniga ayaa halkaan u fadhiga kuwaan oo maraqooda cabaayo
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 3 месяца назад
Waxbaa kuugu dhacay walee 😂😂😂
@farhioismail4880
@farhioismail4880 3 месяца назад
@@Qabyaaladdiiday ha walahi ilahay kuma tuso narsisti wa dad balayo ah
@fardushurre1668
@fardushurre1668 13 дней назад
11 months ago Dr. Khadar🖐
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 13 дней назад
@@fardushurre1668 thanks for watching
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 11 месяцев назад
Dr. Khadar dadkaan waa shayaadiinul insi
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Waa runtaa waa dad dhib badan
@DuniyoAli-y6l
@DuniyoAli-y6l 4 месяца назад
​@@Drkhadarabdi1walalow waxan arkay qof ina aman siisana rabin ina la hadashana rabin mel uuwad maxa waye qoftas
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 13 дней назад
@@DuniyoAli-y6l daawo videos badan si aad u fahanto dabeecadooda hadii aan dhaho waan kuu sharaxaa waqti ayee qaadaneysaa
@farhioismail4880
@farhioismail4880 11 месяцев назад
Wa laga deredha ayaga dareen ma laha energiaa bey ka qadanayan lagama guulesto marka waa laga fogadaa kadib waxey bilawayan in ey qof samcadha uga ciyaran ey ka digan qof xun asna iska digo qof maskin ah o ladibateyey ha is difacan e ka carar sidaba loga gulesta
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Haa laakin waxaa jira dad raba iney ka guuleysan oo raba inee birta ka aslaan
@farhioismail4880
@farhioismail4880 11 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 okey
@Dugalmedia
@Dugalmedia 6 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 ustadow arintan anigay ihystaye siden kugu heli karaa talo ayan kaa rabaa mid narsists ah baa alle iskaye baday oo wax igu darey whtsapp isooqr ku soo qabtee
@haweyahaibeahmed125
@haweyahaibeahmed125 11 месяцев назад
Lkn wll si dhegeysigaaga loo xiiseyo guuxan kadhex baxaaya iska hagaaji waxaad mooda mishiin baxayaa kuu dhawyahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Haye walaal thanks you for watching
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 11 месяцев назад
Ilahayow sharkooda naga ilaali.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Aamin
@ifrahqueeninaabukar8993
@ifrahqueeninaabukar8993 8 месяцев назад
Qof narcissistic oo nolasha ayan lawadagay dhibaato badan ayan kala kulmay lkn hada alxm wn kalatagnay waa dad aad uxun allha naga haayo lkn aniga wn ka raayay heer wn gaarsiiyay qofkii waasho oo isnaco alxm kalsonida aan qabay darteed wn tuki jiray in aan ubaahneen in haduu iga tago ama ila joogo aan kala jecleen oo aan iskala weynahy uu idhihi jiray inad ii baahan tahy ima tuseysid waad iskala keyweyn tahy waad kibir badan tahy oo ilaa uu igu dhahay wn kala tagaynaa aniga ok ayan dhahay alxm nolasha hada waa ok ilmana wn uhaayaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 8 месяцев назад
Waad ku mahadsan tahay lawadaaga aad nala wadaagtay qisataada thanks for watching
@nijaj9157
@nijaj9157 7 месяцев назад
Masha Allah qof meegaan ah waxaan ka kari la ahy ama wanaag an kuwada noolaano ama wanaag Ku kala tagno. Kuma furayo kuuna baahni balse caruurteeda kuma filnid kaligaa iska soo jaray Halma qofka wax walba ilmaha u qabto aniga ahy Asina shaqo maalin kasta 12h shift ah aadaa. I gave up dagaal for now inta ilmaheyga yaryihiin
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
@nijaj9157 garabkaada Allah ha gali wll
@ifrahqueeninaabukar8993
@ifrahqueeninaabukar8993 7 месяцев назад
@@nijaj9157 wllhi aniga xitaa SaaS ayuu idhihi jiray waxan soxasuustay Exkeygii
@Raqry__ehrett
@Raqry__ehrett 6 месяцев назад
Thanks wll❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 месяцев назад
Thanks for watching walaal
@Feyla731
@Feyla731 3 месяца назад
Lkn qofka side lo bedeli kara walalkey sasbu ahay hada wa isbedeley asago qaldan buu ka dhadhicina inu saxan yahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Walaal qofna ma badali kartid isbedelka Alla haaya hasa ahaate qofka waa inuu raali ka yahay inuu isbedelo cidna lakuma qasbi karo inee isbedelaam
@SAREEDO46
@SAREEDO46 5 месяцев назад
Waxas i haysta wl. Khalad. Ka layga galo marka. Lay qiri wayo anaa isku dhaha wad khaldan tahay oo dib raali gelin u bixiya😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 5 месяцев назад
Maskaxda ayee kaa qabsanaan waa dad waalan
@qalijama-i3r
@qalijama-i3r 11 месяцев назад
Side oga arsaan kara
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 8 месяцев назад
Dr,kwrn qofkaas,haduu walaalkaada yahay oo uu dhibaato,kugu haayo sideen ugu gudbaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 8 месяцев назад
Dadkaan waa isku mid meel walboo joogan videos badan ayaan ka sameeyay sida loola dhaqmo narcissistic familka ah waxaad ka heli kartaa qebta playlistiga
@Osobhuseen-ly2oe
@Osobhuseen-ly2oe 7 месяцев назад
Wlhi qof an ogahay bad kashekay naysa😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
Thanks for watching
@NajaxXasan-fh5lf
@NajaxXasan-fh5lf 11 месяцев назад
Hada anigu mel kastan block ayan ka saray melaha kolay way iga arkayan oo social media walayska wada arka siden uga arsan kara
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Video ayaan ka sameyni mardhow
@nijaj9157
@nijaj9157 7 месяцев назад
Mar a noshaada hadii Ku jirin sida ugu fcn ad uga aarsan karto Waa adigoo qofkaa aheyd ama ee kuu maleenayeen qofka ad thy ka sii fiicnaada ayagana ilaawa in ee jiraan xitaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
Haa thanks for watching
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 11 месяцев назад
Waa runtaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Birta ka asleena
@QaasimXuseen-ne6be
@QaasimXuseen-ne6be 11 месяцев назад
Sababtey dadka naxriista leh u doortaaaan mxy thy?
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Sababtoo ah dadka naxriis badan chance faraban aye siṉ doonan
@aaminaomar7359
@aaminaomar7359 10 месяцев назад
Away link aad so dhigaysay halkeen kala so xidhiidhna wll
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Waa kana linkiga chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@FaatushPeah
@FaatushPeah 5 месяцев назад
Thankis dhirgaliyaheega❤❤❤❤❤❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 5 месяцев назад
Thanks for watching
@MemeAhmed-px9ft
@MemeAhmed-px9ft 11 месяцев назад
Aaway linkiga wll Aniga ninkeyga ah narcissistisk
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Waa kan 👇🏾 chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@-farhia
@-farhia 11 месяцев назад
Dr kaso hadal Ninka khiyanada badan waxa lagu garto
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Haye walla video ayaan ka sameyni mardhow
@maryanfarah8190
@maryanfarah8190 5 месяцев назад
Waa runta ana haya qofka
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 5 месяцев назад
Eid Mubarak
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 11 месяцев назад
Absolutely right
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Thanks for watching
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 11 месяцев назад
Wey been😂 badanyihiin
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Haa waa nahaabin Alle iyo rasuul aqoon mana xishoodan
@shukri846
@shukri846 11 месяцев назад
Wcs walal thaks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Adaa mudan walaal thanks for watching
@Haniqali-z9i
@Haniqali-z9i 7 месяцев назад
Habar an walaalo nahay ayaa saas ah way igu walatay wan iska blockgareyay lknse ninkayga ayay kuso darsatay ciwankisa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
Waa dad aan xishoonin mana yaqaana aan nabad iskula joogna AMA nabad ku kala tagna
@Haniqali-z9i
@Haniqali-z9i 7 месяцев назад
Walhi wan kuwareray hadan la heshiyana qujayn igadayn mayso iyo dhibaato
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
Videos ka sifiican u daawo waxaad baran doonta sida la iskaga celiyo dadkaan ma xishoodan mana haraan
@Haniqali-z9i
@Haniqali-z9i 7 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 walal xitaa lacag bay kubixisay si rer kodhan aysan ilahadlin midakle fadeexo ayay ila daba socota anigu konfur kaimid oo yurub joga ayan guursaday nin waqooyikayimid waxay ledahay ninkas aqon badan kumalahan waxan kuoranaya nagta wa dhilo iyo waxyabo kasiidaran aadban uyabay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 месяцев назад
Waxey kugu sameyni haysaa wax la dhaho smear campaign walaal waxey rabnaa inee burburiso sharaftaada daawo videos badan adaa fahmi doona sida loola tacaalo dadkaan
@WalalZamtel
@WalalZamtel 11 месяцев назад
Good
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Thanks bro
@WalalZamtel
@WalalZamtel 11 месяцев назад
Wllkay dr khadr
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Haa walaal seetahay?
@WalalZamtel
@WalalZamtel 11 месяцев назад
Wanficanahay wllo
@Queenjiija
@Queenjiija 11 месяцев назад
Dadkas waa dad xanunsan mana cafimadayan in laga ordo lee ku fican tahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 месяцев назад
Waa la caawini kara laakin badankooda marabaan inee wax isbadal ah sameeyan
Далее
4 Types of Narcissism
14:57
Просмотров 6 млн
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 515 тыс.
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Просмотров 23 тыс.
WAX KA OGOW DADKA MASKAXDA BADAN SİRTA KA DAMBEYSA
17:02
Sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah
16:30
Просмотров 1,3 тыс.
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 515 тыс.