Тёмный

Sida saxda ah o saliida dhaga yaraha lo sameyo saliid cajiiiib timaha si degdeg ku dhereyneso 

Faiza’s World | عالم فايزة
Подписаться 197 тыс.
Просмотров 455 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 367   
@maryanaxmedmaxamed2887
@maryanaxmedmaxamed2887 2 года назад
maasha Alaah faaisa wan ka helaa howsha aad noo hayso waxaa tahay qof miisaableh hadalkaga iyo wax qabadkaga maasha Allaah ilaahay haku xafido abaayo
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 года назад
Masha allah tabarakallah waa sameysanaa insha allah Mar walbo wixii wanagsan aa nala wadagtaa jazakallah cadeey 😍
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 года назад
♥️♥️
@suleekhamowliid9296
@suleekhamowliid9296 2 года назад
Mashallh
@hoodo3804
@hoodo3804 Год назад
@@Faizasworldbeauty asc wll faysa illahay dambigaga iyo midka waalidkaba ha dhaafo wll qali waxan raba whatsapp number kaga wll qoralkayga ha iska dhaafin iso jawab
@aadnodaahiraadno3825
@aadnodaahiraadno3825 2 года назад
Maasha Allaha abaayo qaali Allaha ku barakeeyo gacamahaaga 👍🔥
@khadracali1800
@khadracali1800 Год назад
Vv ,
@sacdiyoaxmed807
@sacdiyoaxmed807 2 года назад
Asc abyo ilaahay haku xifdiyo abyo saliida dhega yaraha iyo saliida flaxseed ka ma isku darikaraa labadooda
@queenamliiza8072
@queenamliiza8072 2 года назад
Abaayo saliid walbo maka sameesan kara mise siliida zeytuunka kaliya laga sameesta🥰🥰
@salmacdy1873
@salmacdy1873 2 года назад
Haaaa qali
@happyoffical6218
@happyoffical6218 2 года назад
Abyo tintayda aflaqa I dhibty wax waliba an mariyo waxba u ma tarto maxan ku sameya plz iso jawaab
@hayatyusuf5765
@hayatyusuf5765 2 года назад
Habo Mcn Mahadsanid Mar walba wan ku duceya wlhi🥰🥰😘😘 Wax Walbo aad soo dhigtidna intan Awoodo Wan tijabiya wana ku Faaida Abaalkada Janada Allaha ka dhigo😘😘
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 года назад
Amiin hbo qali shukran ♥️♥️
@sihaamcabdullaahi1734
@sihaamcabdullaahi1734 Год назад
​@@Faizasworldbeauty abaayo hada salida heysan salid oliliva maku badelan karaa isooo jawab abaayo ples
@user-zw8go1jz9u
@user-zw8go1jz9u 4 дня назад
Abyo saliida sanjabisha noso gali adoo mahadsan
@najmaxasannajaad9793
@najmaxasannajaad9793 Год назад
Abayo dhalada bedelkeda caag maku sameysan karaa❤❤
@macalinaxmed-lz9dy
@macalinaxmed-lz9dy Год назад
Mashalah abyo saliid qunbo malagu samernkaraa iisoo shee xqqti
@bisharohayir558
@bisharohayir558 2 года назад
Mida kale abyo marki la isticmalayo dhagayaraha malaga miiraya Mise Aso Ku jiro a la isticmala
@halimaali6383
@halimaali6383 Год назад
M.a tabarka laah apaayo wansameysana timaha iga go ayaan wlhi shugrn
@bisharohayir558
@bisharohayir558 2 года назад
Abyo 7 da cisho oy armajada Ku jirto kadib meshi la rabo ma la dhigan Kara Mise Ila ay Ka dhamanayso Mel mugdi a lo raba tankle marki la marsado bac ma lagu xira Mise bac la aan waa caadi tnkle raga ma isticmali Karan abyo wxn fila ina iso jwbi donto
@Maryan_idil
@Maryan_idil 11 месяцев назад
Anigu timaha waa iga gurmi jireen 😢 Hada Alhamdulilah waa ii fiicnaadeen, waana ii baxeen dheer mashaAllah Faiza, Best shampoo noo sheeg, shaambooyinka qaar baa timaha ku dheela. Thanks
@Feyla731
@Feyla731 11 месяцев назад
Abayo salidan miya maka dhaqi jirtey mise wa udeysa
@Maryan_idil
@Maryan_idil 11 месяцев назад
@@Feyla731 Abayo Saliidaan hada bilaabi rabaa hore uma isticmaalin Lakiin timahayga waxay iigu fiicnaadeen waa " flaxseed " Waad karkarin Timahaa marsan 30 daqiiqo ka dib waa iska dhaqaysaa Timaha way ii baxeen, Wayna ii hagaageen wlh alxm Marki hore wan ka wal walsanaa hdana Alle waa ii wanajiyay Alxn
@Feyla731
@Feyla731 11 месяцев назад
@@Maryan_idil abayo biloyin marsana yey mana ibixin isbuci halmar marsan jirey adi meqa mara marsata maxa ku dartey tinta wasaq ma Marisa
@ayanhussein6085
@ayanhussein6085 Год назад
Salaam, Yaa Soo tijaabiyay saliidaan oo natiija fiican ka helay? Fadlan Nala wadaaga
@azwaanhassan838
@azwaanhassan838 Год назад
Abyo marksta ma la marina mise isbcuui hal Mar aa marya
@zamsamkeynaan6891
@zamsamkeynaan6891 Год назад
M.a gacanta ilhy hakubarakeyo🤲🤲🥰💏
@Muslimo-r6y
@Muslimo-r6y 11 месяцев назад
Aba saliida aad sheegysaay inte laga helaaa😢😢waan ubaahanaa
@yahyeali2842
@yahyeali2842 2 года назад
Thank you abaayo 🥰🥰
@haphsahassan2963
@haphsahassan2963 Год назад
Shukran xbbti❤
@aliaden1397
@aliaden1397 2 года назад
M.a abayo wat mahatsantahay 💯💯 lkn kawaran hadan iskukariyo salit iyo xulbat iyo dhagayare maxey dhibi mcnto
@abdulbari3131
@abdulbari3131 Год назад
Abayo mcn mask timahaa lamarinayo ad shegeyso wa maxaay an mariyee
@sahrocali206
@sahrocali206 2 года назад
Asc xabiibtii abayo anii waan cusbahy waxaan rabaa saliid caad loomariyo timaha waadna kumahadsantahy sidasharaftaleh ee aad waxa wanagsan noguso gudbisid shugran
@haawoaweis6627
@haawoaweis6627 2 года назад
جزاك الله خيرا اخي فاءزه
@NF-1sdd
@NF-1sdd 2 года назад
ممكن لو تكرمتي تترجمي لي المكونات بالعربي
@faadumofaraxzan6769
@faadumofaraxzan6769 Год назад
Masha alaha abayo aniga wa cusbahay lakin wn fhmy tanki you sistar💋💋
@yasminjamac5495
@yasminjamac5495 2 года назад
MashaAllah wllo jazakallah kheir 🥰😍😘♥️♥️♥️
@alishaahmed1987
@alishaahmed1987 2 года назад
Apayo hadaa u deyo kwrn oo si qafiif ah u marsado marwlbo inaa ka dhaqo laazim miyaa ❓
@safiyomuumin4236
@safiyomuumin4236 Месяц назад
saliida wa sameste 1bil ba marsan tinteyda lagama sheken garo
@user-xu9lx2er4b
@user-xu9lx2er4b 6 месяцев назад
Wlly saliid cadey maku sameysan kara adigo rali ah jwb
@rahoali2037
@rahoali2037 Год назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Hooyoy waxaan kaa codsanayaa inaad iga caawiso Cudurka timaha Qeyb kamid ah xiira, oo aad moodo inaan meeshaan waligeed timo yeelan waana ثعلبه الشعر Ilaahey idankiisa jawaab Ayaan kaa sugayaa. Mahadsanid.
@hadiilchocola
@hadiilchocola Год назад
Lo
@Busharamahamed
@Busharamahamed 3 дня назад
Mid dhalamada aya jirto aniga xtaaa wan qabaa. Lkn ayadon dhalamad aheen ma aqaano cudurkaas aniga
@Busharamahamed
@Busharamahamed 3 дня назад
Inyar o far la taabsiin karo aya waligay ixiiran Wana ku dhashay ,cideena dhan aya qabto lkn wax iska xiir xiirmi wa cudure dhaqtar raadso dag daga wll
@najaxxassan7921
@najaxxassan7921 2 года назад
Wxd noso samaysa abaayo wxa nasaha lagu adkeeyo 😌🥺🥺
@faHiima354
@faHiima354 Год назад
Saliida xulpada isticmal jimicsana samee apayo
@aswaanabdilahiibrahim4130
@aswaanabdilahiibrahim4130 Год назад
Thanks sister
@SamiiroCismaan-c9h
@SamiiroCismaan-c9h Месяц назад
Hadii aan saliida haysanin saliid macsaro ma isticmaalikaraa😢
@ifrahabdisalan7575
@ifrahabdisalan7575 2 года назад
Macaany kawarm hdaan ku daro xulbad hadaan isku daro dhagayre iyo xulbad malaysku dari karaa quruxy🧡allh ku shrfo
@qalanjoquruxsan8725
@qalanjoquruxsan8725 Год назад
Saliida miyaa lakarin mise dhagayaraha ayaa la iskaga shubaya abayo mcn
@nuur6cismanaxmad244
@nuur6cismanaxmad244 Год назад
Asc walaashey waxaan jooga muqdishu ee adiga indeed joogta oo saliida kusameeysa jawaab
@mulkimohamed-my9pz
@mulkimohamed-my9pz Год назад
Thanks abaaayo wn sameysan I.. a😊
@GoogleAccount-io1ul
@GoogleAccount-io1ul 2 месяца назад
Hpo mcn wxd isheg taa wjiga nabraha mad meadow gah sida Logan saro yacni wjiga saliida😢
@user-bw4fy6kh9u
@user-bw4fy6kh9u 3 месяца назад
Wll wan isticmalay dhaga yaraha dimahana wey ibixi wayen
@user-lp8po2yb4t
@user-lp8po2yb4t 9 месяцев назад
Masha Allah sz carurta maumari Kara geber sadax sano
@ishwaaqdagan4169
@ishwaaqdagan4169 2 года назад
saliida cpc ma isticmali karana abaayo
@diiryeyaasiin9163
@diiryeyaasiin9163 Год назад
Saliid kale make darsankaraa walaal🥰
@fatimanour2425
@fatimanour2425 2 года назад
Shukrn Lkn hbeenki ma lgu seexan karaa aroortina ma lga dhiqi karaa
@RamluushInaYusuf
@RamluushInaYusuf 3 месяца назад
Hadii aan dhalo heesan sidee ukariyaa😊😢
@bazramahamed1076
@bazramahamed1076 2 года назад
Abyh timahaygo jilcsan marsada jikciso marka abyh timihii way iga angagan mxa kuqoyaa an marsadaa plz iso jawab
@shukriali6296
@shukriali6296 2 года назад
MashaAllah abayo wax badan an sugayay mahadsanid ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@makohaaji-vd8jn
@makohaaji-vd8jn 11 месяцев назад
M.a❤
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 2 года назад
Abyo saliid seytuunka wey I dhibtaa saliid kale maku karsan karaa iso jwb plz seytuunka tima cuncun ayn daremaa marka marsado
@ayaanxaaji1507
@ayaanxaaji1507 2 года назад
Msha alh xabibti mhdsanid
@amiiraisse3579
@amiiraisse3579 2 года назад
@faiza's world macsaro ma ku badlan kaar salida olive oil
@yurubcabdimaxamuud-df2gh
@yurubcabdimaxamuud-df2gh Месяц назад
Walashey aniga tiita maibaxeso maxa ku sameya
@caishacaqil6687
@caishacaqil6687 Год назад
Maaska ma fahmin wllshy ma saliiid masko la dhoho aya jirta
@sihaamcabdullaahi1734
@sihaamcabdullaahi1734 Год назад
salid oliva ma isticmaali karaa abaayo isoo jawab 🥰🥰🥰
@shukriabuukar7698
@shukriabuukar7698 2 года назад
Habo aad bad umhdznthy Plz wxa iga cawisaa salidah Lagu jogo igu so sher grey aby ilhy qer hakusiye habo🥰🥰
@aliaden1397
@aliaden1397 2 года назад
Will maihi gabar Ayan ahay marka will haimaleynin heee walashey
@Sagal-s5e
@Sagal-s5e Год назад
Saliidaan Lee maaloobaahan yahay abaayo iisoo shee
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 года назад
saliid saytuun aniga timaha iga jartaa waxwalboo kudaree saliid qumbo makubadalan karaa
@CaashoCuud-tk3eg
@CaashoCuud-tk3eg Год назад
ASC abayo mahadsanid wandhawahy Abyo timaha saaid idaatan maxa ufican
@sabariinsaabo8256
@sabariinsaabo8256 2 года назад
Maasha allaah
@ubahomar2546
@ubahomar2546 2 года назад
Coconut oil ma isticmaali karaa wll
@annuuismael
@annuuismael Год назад
Waaaba saliida ugu fiican saliidaha
@anisoxuseen5516
@anisoxuseen5516 Год назад
Abayo dhalada hadan heysanin digsiga cadiga ah sow kuma karsan karno
@xamdixirsishire9167
@xamdixirsishire9167 2 года назад
Abyo timaha waa cooro qer allaha kusiiyee
@Xamdisahardiid
@Xamdisahardiid 2 месяца назад
Man sha alah
@user-lm1tu2rj6l
@user-lm1tu2rj6l 11 месяцев назад
Abaayo salidan tinta jilcisada leh ma Marsan kara
@NimcoSiciid-k9v
@NimcoSiciid-k9v 2 месяца назад
Baraka lahhu fiik❤❤qalbi
@bushroaxmed2113
@bushroaxmed2113 Год назад
Saliid qumbada makudari karaa ayada hdn hysan saliida sytunka abyo
@farhiasaid1974
@farhiasaid1974 2 года назад
Abaayo saliida luumanat ama fooxa noo soo gali sida looameyo.
@user-tu3hl9kf4t
@user-tu3hl9kf4t 5 месяцев назад
Shugran wllo Qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@MumtyFaizo
@MumtyFaizo Год назад
M.a
@aishaabow
@aishaabow Год назад
Thanks Abaayo
@nimcobile4726
@nimcobile4726 2 года назад
Faiza walashey ilaahey haku xafido sida aad nola shaqeyneyso aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay xabiibti ❤🙏
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 года назад
Adiga mudan xbbti shukran ♥️♥️
@sihaamcabdullaahi1734
@sihaamcabdullaahi1734 Год назад
​@@Faizasworldbeauty abaayo isbuuc kadib malin walbo maa marinaa .mise malin daaf isoo jawaab huno🙏❣
@zainababdirashid1795
@zainababdirashid1795 2 года назад
Asc qali saliida ila intee heysan karaa ma ubahni miyaa ina badalo mid cusb sameysto
@asmaqali416
@asmaqali416 Год назад
masid cadiga lomarina
@foosxuseen4287
@foosxuseen4287 2 года назад
Asc abayo faiza waxad kasohadasha saliida looska
@mudancali4679
@mudancali4679 2 года назад
Abaayo saliid qumbo malgu sameen karaa
@ABDIAZIIZAli-pv9vj
@ABDIAZIIZAli-pv9vj 2 дня назад
Manshalah ❤❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Fiiri wll siliida hysto ma ku karsan karo
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 Год назад
Ani mdx xanuun igu riday dhaga yaraha tintaneh adeeg iga dhigay talow makaligeygah
@aishaabow
@aishaabow Год назад
Masha Allah👍
@aminamohamud622
@aminamohamud622 2 года назад
Abayo salda setunaka titan marka marsa agula aya yeelan ee qumabah maku badal kara
@nasrohassan7795
@nasrohassan7795 Месяц назад
Asc
@zahramohamed9865
@zahramohamed9865 2 года назад
Saliid saytuunta salid qumbo makubedelankaraa habo
@shamsoxasan1154
@shamsoxasan1154 2 года назад
Abyo waxaad kasoo hadashaa jilcisada sidee tinta looga bixiyaaplz iisoo sheeg
@sacdiyamaxamed8559
@sacdiyamaxamed8559 Год назад
Timaha wajiga ka sigsan mxa u dawa
@Xaliimo-g1u
@Xaliimo-g1u Месяц назад
mash Allaa abayo
@queensamaara3251
@queensamaara3251 2 года назад
Faiza abayo video badan aaba kmaqanbe chanalka noso celi xabibti video yashi kabexen
@ismahanabdirahman1536
@ismahanabdirahman1536 2 года назад
Jazakalah qeyr ♥️♥️
@faadumoali1861
@faadumoali1861 2 года назад
Abyo si caadi ayan u isticmaalay wax dhib miyey ii keeneysa izo jwab mcnto
@NasraMaxamed-cm7lc
@NasraMaxamed-cm7lc Год назад
Abayo heesta aad ku bilaabaysid iska daa wax ficn ma ahan heesaha
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 Год назад
Saliid qumbo ma ku samaysan karaa tan iyadaaba tinta iga jartee
@filkeedkaron
@filkeedkaron Год назад
Maasha allh abayo lkn dhalada dabka waxba uma dhimayo miyaa markaan biyaha dabka la saaro
@fatma3-11
@fatma3-11 2 года назад
Faiza abayo saliida dhowr mar ma isticmaali karaa mise asbuuc walboo aan marsanayo inaa mid cusub samaysto bay iga rabtaa ama taas ii ooli karto inay doonto isoo jawaab abayo mhdsnid❤🙏
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 2 года назад
Haa wa isticmali karta ilaa ay ka dhamato
@sahrocali206
@sahrocali206 2 года назад
Acs abayo saliid caadi loo isticmaalo noso samee sharafeey
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 8 месяцев назад
Mashaa Allah walashay Mahadsanid❤❤
@LinamohamedLina-dt3uv
@LinamohamedLina-dt3uv Год назад
Abayo mcn salid kle maku sameysan kara
@fatimamahamoud9131
@fatimamahamoud9131 2 года назад
Salid saytunka mhe salidjle maisticmla byo mcnt
@maanomohammed1269
@maanomohammed1269 2 года назад
Masha allaah abaayo
@hodandeeq8042
@hodandeeq8042 Год назад
wllo salidaa hadanaan dabkasariin cadi miyaa wllo
@القرانالكريم-خ9ر9ع
M.a abaayo mcn wax badan ayaan ka faidnay jazakalahu kheer
@abdulkadiromarosman3416
@abdulkadiromarosman3416 Год назад
Masha allah
@xidigtamarkocadey7108
@xidigtamarkocadey7108 2 года назад
Masha Allah Thanks Abaayo mcnto ❤❤
@sahroabuukar8854
@sahroabuukar8854 Год назад
maashalaah 🤩🤩🤩🤩
@saidahassan9845
@saidahassan9845 Год назад
Saliida noca hesto mku samesan kara qumbo kwrn
Далее
SIRTA TIMAHA LAGU DHEEREYO BIL GUDAHEED
12:49
Просмотров 101 тыс.
saliida timaha ku Dheerey neeyso si dag dag ah
38:04
Просмотров 332 тыс.
TIMO DAADASHADA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | XALKA BIDAARTA
6:54
DHAGA YARAHA IYO CAAFIMAADKA
4:29
Просмотров 258 тыс.
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19