Тёмный

SIDAAN AYAAN U KEEDSANAA TUFAAXA! 

Aaramoow
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 4,3 тыс.
50% 1

#aaramoow

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@maryambishar1913
@maryambishar1913 День назад
Walahi waxa jooga muqdisho hadii aad imaadii wanku marti qada xabibiti waxa tahay qof lagudayan kari ooqema badan igu salaan xaji iyo maciraj yar ❤
@aaramoow
@aaramoow День назад
Mahadsanid walaal Muqdisho waa meeshaan ku dhashay!
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v День назад
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
@Farhia_ali
@Farhia_ali 19 часов назад
Maasha. Alaah TUFAAX. ANIGA Alergia. Kuleeyahey. ILAAH. Niibarakeeyo❤❤❤❤
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 День назад
❤❤❤maashaa ALAAH ,shaqaa sharaf leh , kuwii kheyr looga deysado ALOOW naga dhig ,aduunka iyo aakhiro loo duceeyo yaa RABI aamiin dhmntn.
@foziahaji8304
@foziahaji8304 День назад
MashAllha allahuma barik Allah unaxariistohooyo mcn abaayo
@Ujvjjfjfjfjfjf
@Ujvjjfjfjfjfjf День назад
Masha allaah Baarakallaah,, sidii makiinada cajiinka loogaysanjiray galayda & digirta oo mushaari loogasoo shiidijiray camal waaye...🎉
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 День назад
Manshaallah tabarakallah Asc nacimo apple juice an caadi ehen nafaqo fadhido ma duqobesin 😍🥰😁
@khadhragabow2822
@khadhragabow2822 День назад
Allah yubarik mashallah 🎉
@aminayusuf5960
@aminayusuf5960 День назад
Asc Naciimo Masha'Allaah adiga iyo Xaajigaa wax badan noo faa'idayseen ajar iyo Xasanaad Allah idiinka siiyo.. Hooyana Allah u naxariisto hawdkii Nebi Muxamed Scs Allah ka waraabiyo iyo dhamaan walidiinta dhamaan dhintay
@sadiafidow2514
@sadiafidow2514 День назад
Allaha unaxriisto hooyo mcn ❤❤❤
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 День назад
Allah unaxaristo hoyo amin yarabi
@mohamedsidali754
@mohamedsidali754 День назад
ASC, waad mahadsantahay, Walaal meeqa sano ayuu ku beermaa? waxaan rabaa in aan beero ma sida liinta oo kalaa mise wuu ka gadisanyahay?
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 День назад
Mashalaah tabarak cafimad kucuna
@farxaanahmed7530
@farxaanahmed7530 День назад
Inshallaah abaayo macan waa ku sugeynah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 День назад
War waxaa haku dhimanina waayo gaalada maba gurtaan waxaa guryaha ugaxa waxyar oo hal iyo laba maahee dhulkay kaxaaqaan marka beerta lahagaajinayo
@nimco9305
@nimco9305 День назад
Naima masha allah rabi ha idin xafido kuligina.
@muslimohh1001
@muslimohh1001 День назад
Mansha Allah ❤
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 День назад
Waad ku mahadsan tahay sidaad usoo sharaxday
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s День назад
Masha Allah
@BintuMusta
@BintuMusta День назад
Maashaa allah tabaaraka llah
@saynabhassan5194
@saynabhassan5194 День назад
Mashalaah Mashalaah
@ummuisra6271
@ummuisra6271 19 часов назад
ALLAHA unaxariisto janatul fardowso ALLAHA kawarabiyo
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 День назад
Allahuma baarik❤
@khadhragabow2822
@khadhragabow2822 День назад
أللهم اجعل قبرها روضة من رياض الجنة
@aaramoow
@aaramoow День назад
Aamiin
@beelaabukar5718
@beelaabukar5718 День назад
Asc iiwaran walaashey casiirka mudo meeqo maalmoot uyuu yaali karaa uu san halaabeenin
@aaramoow
@aaramoow День назад
Laba sano iyo kabadan!
@umumaryan-s5v
@umumaryan-s5v День назад
Asc ale haidiin barakeeyo arsaqada aad haysatan iyo iskutashiga dhiiri galinta aad noogu deeqden ale khatumo khayr hainogu khatimo
@aaramoow
@aaramoow День назад
Mahadsanid walaal!
@Queendahir
@Queendahir 2 часа назад
Abaayo naciimo codkaga aqoode waba iga soo dhumate chanale kan hada leeba arkee Masha allah
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 День назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 mansha allah
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 23 часа назад
Masha Allah barakalahu fiikum
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada День назад
Alla yaa raxma hooyo intee ku geeriyootay finland muse somalia 🇸🇴?
@piixez7425
@piixez7425 День назад
Masha alaah walaal oofaedey marwalma iyo cuntada lakarinayo nosobade
@xaredoomar9877
@xaredoomar9877 День назад
Masha allaah aaramoow family niciimo illaahey ha idin xifdiyo
@aaramoow
@aaramoow День назад
Mahadsanid walaal!
@Anisosoooooooooooooooo
@Anisosoooooooooooooooo День назад
Maasha Allah qoyska kaliye somaliyeed an ku xiranahay o wax badan an ka faa ida tihiin talo dhiiri galin cunto cafimad lehe meel qurxon bar barin wanagsan maxamedna waa abe karti lehe alle xifidiyo ❤❤
@aaramoow
@aaramoow День назад
Mahadsanid walaal!
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 День назад
Wcs masha Allah Allaahumaa baarik Aamiin waan idin salaaney Allah ha idin barakeeyo Aamiin, caruurta waan salaaney habo macraaj soo bar baar Allah ha ku xafido 🤲 masha Allah waxbadan aan idina faaiidney jizakallaah qeer, Maama Seynab Allah ha u naxariisto janatu faradoowsa Al calaa Allah ha ugu bishaareyo Allaahumaa Aamiin ya rabi🤲shukra!
@aaramoow
@aaramoow День назад
Walaasheey Aamina!
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 День назад
Waxa idiin baxa dhan hadaacuntaan soomaali gaajo Lee kafakaraa calooshaa idin qurmaysa
@AsmaFiican
@AsmaFiican 19 часов назад
Asc walashey nacimo setahay safar iyo guuritaan aya igu jiray alx waana nabad tagay alx
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed День назад
Mashallah allha hadiin barkeyo
@Farh940
@Farh940 День назад
Masha allha illhow waldken u naxariiso hooyana allha unaxariisto waan dawan jiray walhi hooyo qaaliyey ahayd ❤❤❤❤❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 День назад
Asc waa idin salaamay ilaahay haidin barakeeyo waxaa tihiin family qurux badan
@faatimaashraf6129
@faatimaashraf6129 День назад
Masha Allah maamo sual wadanke ku nooshihiiin
@aaramoow
@aaramoow День назад
Finland
@fadumatimacade6235
@fadumatimacade6235 День назад
Asc nicimo wad iga qolosisy allaah idin xafiido
@aaramoow
@aaramoow День назад
Maxaa ku qososhay Faduma?
@BintuMusta
@BintuMusta 23 часа назад
Maashaa allah tabaaraka llah abayo hoyo Macan ilaahay ha unaxariisto
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed День назад
Allha huxaristo dhaman walidinten
@luulabdi6273
@luulabdi6273 День назад
Asc naciimo aniga xitaa kula mid ayaan ahay ma jecli bakeeri aan buuxin😂Allaah haidin barakeeyo❤
@FadumaAhmed-e5r
@FadumaAhmed-e5r День назад
Allaahuma baarik cafimaad ku caba gacmihiina ilaahey haydin barakeeyo walidiinten dhaman ilahey haw naxariisto gaar ahaan hoyo qabrigeeda ilahey hawnuuriyo. Anakana gadaashed sheydan nama fidneeyo qaatumo wanagsan
@marianali9559
@marianali9559 21 час назад
Baarakallaah alle ha idiin siyaadiyo nimcada.
@lagofleh9139
@lagofleh9139 День назад
Maashaa Allaah. Niciimo walaal Hooyo Illaahay ha u naxariisto iyada iyo intii waalidiintena ee dhimatayba. Amiin yaa Rabil caalamiin.
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada День назад
Wiilkaas tufaaxa ruxaayo waa curadka guriga waa wiilka guriga ugu weyn 😂😂😂 masha allah adeer maxamed waa odayga guriga iyo wiilka guriga ugu weyn igu salaan from sweden 🇸🇪
@safiyaahmed6112
@safiyaahmed6112 День назад
Ascwwb maashaa allaah tabaarakalaah naciimo horey u soco allaah ha ku siyaadiyo nimcada aad heysato intaan heysana allaah ha siiyo aamiin
@AminaYasin-kl5nv
@AminaYasin-kl5nv День назад
Masha Allah
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m День назад
Allaha naxaristi Jane haka warabiyo amiin amiin ❤❤❤
@Dahirasheikhmohamed
@Dahirasheikhmohamed 4 часа назад
Maansha alaah
@bostejoali3717
@bostejoali3717 День назад
Allaha u naxariisto amiin Amiin ❤🎉🎉
@rahmomalin1483
@rahmomalin1483 День назад
Masha allah allaha idin xafido
@qeertasheeq608
@qeertasheeq608 День назад
Masha Allah laha idin xifdiyo walaashey macaan aniga gobalaan jooga soomaaliya doqanaan ahaa hadda Adan kugu dadaysa laakiin Kuma gaari weli isma dhiibin intaan noolahay adigana ajarkaaga wuu kuu socda inta aan kaa faa iidnay
@hibojama5798
@hibojama5798 7 часов назад
Masha alaa
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 День назад
Masha Allah walidinta dhimatayoo dhan allaha unaxriisto abyo niciimo tufaaxa ma beertiina u kabaxay
@aaramoow
@aaramoow День назад
Dariska waaye walaal!
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 День назад
@@aaramoow masha Allah
@AminaYasin-kl5nv
@AminaYasin-kl5nv День назад
Amiin amiin amiin
@NiamaAden
@NiamaAden День назад
Masha alah alahuma baarik
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 День назад
Abayo cagadahan inten ka hela iso sheg wax yaba badan ban isaga midan nahay carurta alalha xafido
@aaramoow
@aaramoow День назад
caagadahee walaal?
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 День назад
@@aaramoow qali dukanke kaso gadan kara an kawada ado raliya xbbti
@Ifka757
@Ifka757 День назад
Mansha allah wllo allah haydinbarakeeyo
@Ifka757
@Ifka757 День назад
Ma beer ayad ledihiin allah haydinbarakeye mansha allah
@aaramoow
@aaramoow День назад
@@Ifka757 Haa walaal!
@halimoaliabdi
@halimoaliabdi 23 часа назад
❤❤❤
@RuqiyoSaid-wb4cg
@RuqiyoSaid-wb4cg День назад
Cartoon
@Nujuumbra
@Nujuumbra День назад
Maasha allah allahuma barik
Далее
KHABOOW AYAAN KA KALA CARARNAY!
15:51
Просмотров 1,6 тыс.
titan tvman's plan (skibidi toilet 77)
01:00
Просмотров 6 млн
CANJEERO IYO DUQAD SIDAAN CAMAL TIJAABI MACAANKA!
13:01
DAILY ROUTINE MALINTENA WAXA QABTO RER #my_rajo
10:28
Просмотров 1,2 тыс.
ISKU DARYEEL DAAWADAAN DHAMEYSTIRAN?!
18:03
Просмотров 67 тыс.