Тёмный
Aaramoow
Aaramoow
Aaramoow
Подписаться
SIDAAN AYAAN U KEEDSANAA TUFAAXA!
16:01
2 часа назад
NOLOSHA WAA DIYAAR GAROOWGA 2DA DAAR!
11:19
14 дней назад
SHAQO IYO SHOPPING VLOG!
18:02
21 день назад
HEL WAXAAD RABTID, HOOL ADAG MA'AHAN!
12:17
Месяц назад
Комментарии
@Queendahir
@Queendahir 23 минуты назад
Abaayo naciimo codkaga aqoode waba iga soo dhumate chanale kan hada leeba arkee Masha allah
@mari_c-t7y
@mari_c-t7y 58 минут назад
Cilaan ka wan rabnaa
@mari_c-t7y
@mari_c-t7y Час назад
Asc nacino waa asma waxan ka so boqday telka walashey o arday ah❤
@ima6291
@ima6291 Час назад
Kkkkkkk hanaguwaalanin
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 2 часа назад
Mansha allah abaayo mcn allaha ku barakeyo walashay qali ❤❤❤
@khadhragabow2822
@khadhragabow2822 2 часа назад
Walashey naima Allah hakubarakeyo أحبك في الله
@khadhragabow2822
@khadhragabow2822 2 часа назад
ماشاءالله معراج الله يحفظك بارا لوالديها ❤❤❤
@miskimadar9532
@miskimadar9532 2 часа назад
Masha allh wlhi nolasha markasta an kuriyodo aad kunoshihin ilahay ha idin saa idiyo barwaqqda doorana keynsada intasa dhiman
@Dahirasheikhmohamed
@Dahirasheikhmohamed 2 часа назад
Maansha alaah
@luulabdi6273
@luulabdi6273 2 часа назад
Mashaa allaah tabarakallaah ihaahey ayay mahad u suknaatey saxa wasacaada❤
@FadumaAhmed-e5r
@FadumaAhmed-e5r 2 часа назад
masha Allaah ilaahey h no barakeeyo nimcadiisa ilahey hana garansiiyo inaanku shugrino awlaadana ilahey bari hanoga dhigo micraaj yarey hbaryar so barbar ili xun kuma ragto❤
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 часа назад
Masha Allaha tabaarakalaah ❤
@FadumaAhmed-e5r
@FadumaAhmed-e5r 3 часа назад
masha Allaah ilaahey haydiin barakeeyo ilaahow bini aadankan ada abuurtay ishooda iyo afkodaba naga qabo caafimadka iyo xooga ilahey haydiin barakeeyo
@saadiaali2726
@saadiaali2726 3 часа назад
Masha allaah tabaaka allaah ❤❤
@deqaabdi7627
@deqaabdi7627 3 часа назад
Ha u bixin wararaka qaar horay usoco inta waxa idinka faa iido ayaabadan waliba walalken maxamed alle isha xasadka ha ka qabto waa aabe wanagsan adigaa wanagsan asagana wuu kuu abasl gudaayay wan wajibkii alle spray mashaa allaah
@shiinocabdalle2350
@shiinocabdalle2350 4 часа назад
Wcs
@amiraibrahim6396
@amiraibrahim6396 4 часа назад
Asc walal suaal ayaan rabay inaa kuweydiiyo. Ee nabarkaaga ma isiin kartaa😊
@hanaacumar1432
@hanaacumar1432 4 часа назад
Masha alaah
@AsmaFiican
@AsmaFiican 4 часа назад
Wcs nacimo abyo alx hubka dhaxanta ku dadaale hee
@blabla6915
@blabla6915 4 часа назад
Maanshaallah Tabaarakaallah guuleysta Walaasheey iyo walaalkeey iyo Caruur tooda. Guuleysta Aduun iyo Aaqiroba . ❤❤❤❤
@blabla6915
@blabla6915 4 часа назад
WCS WRB ABAAYO ALLE HAKU GUULEEYO RABI ADIYO ABOOW MAXAMED IYO ILMAHANA HEYDI DHOWRO DHAMAAN INTA XAQA U DAGAALANTO ANIGA HA QUUSAN AAN KUGU WAANINAA XAQA WAA IMAANAA RABI AYAA JECEL DADKA XAQA KU SUGNAADO RUUX RABI DOORTEYNA MA DAYACMO ANIGA EHELKEEY WAAYE WAAN U DHAXAA. GUUL BAAN GAAREYNAA AAQIRO IYO ADUUNBA. 😭
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 5 часов назад
Masha Allah waa xasid dadka rabi ha qabto waa quuri waa laakin anaga wan ka faaideysaneyna
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 5 часов назад
Masha Allah tabarak micraaj waxey la harjadee karootdada
@hibojama5798
@hibojama5798 5 часов назад
Masha alaa
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 5 часов назад
Hadaanan subixii beerta Aaramoow soo booqan iimaba jirto Maa shaa Allaah.
@FardowsaXasan-rj5sz
@FardowsaXasan-rj5sz 6 часов назад
Maasha allah allaha ku barakeeyo xabiibti❤❤❤
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 6 часов назад
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
@ikarnomar-qt1es
@ikarnomar-qt1es 7 часов назад
Abyo adigo mahadsan cilanka no so gali please ❤
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 7 часов назад
Mashlah mabruk xbbt Lakin Berta Mala oda miyaà
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 9 часов назад
Masha allha allha hadiin barkeyo imanka allha hausogo
@FerdowsaOmer
@FerdowsaOmer 10 часов назад
Masha allaah tabarakalaah maxamad o kale ilahey Hawo baritone amiili yarabi ❤❤❤
@marianali9559
@marianali9559 11 часов назад
Micraaj isha alle haka haayo abaayo
@marianali9559
@marianali9559 11 часов назад
Cilaanka waa jeclahay shaqadiisaa ayaan necbahay cajiskaas aad sheegtaan qabaa noo soo geli cilaanka daawada inaan iska daayaan rabaa
@marianali9559
@marianali9559 11 часов назад
Cilaanka abaayo timaha adag haddii la mariyo ka waran aniga clourkaan isticmaalaa laakiin markaa
@marianali9559
@marianali9559 11 часов назад
Soomaliyeey u barakeeya walaalihiin waxa fiican idinkana alle ayaa idin siinaaya
@marianali9559
@marianali9559 11 часов назад
Micraaj waa howlkar sida waalidkeed baarakallaah.
@Farhia_ali
@Farhia_ali 11 часов назад
HAA QABOOW. WAA ISKEENEY HELSINKI QABOIW. ITO. ROOB. MAASHA ALAAH. NUMCADA ILAAHEY
@latifamussa4979
@latifamussa4979 12 часов назад
Masshss alaah shukran جزاكلا خير
@FardowsaOmarAhmed-p1b
@FardowsaOmarAhmed-p1b 13 часов назад
Masha Allah wll qaali dadkeenu si bay jaahil u yihiin hala yaabin ee hore u socda waxaa tihiin reer is caawiya Masha Allah alle haydin barakeeyo oo ha idin ilaaliyo ammin yaa rabi ❤❤❤❤
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 13 часов назад
Maashaa allaah quruxay ha ujawaabin alaha ku xafido tusaale fiican ayaa tihiin waa utuuraa caruurtaydaa si ay idinku gu day daan siiba wiilasha maamo wayn ayaan ahay
@rodaaden8855
@rodaaden8855 13 часов назад
ASC Naciimo abaayo role model aya model aya I tahay
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 13 часов назад
Waynaw abti gabadhayadii inta kudhalatay oo ku kortay waa noo farxad inay maanta shaqada qayb katahay.maa shaallah waynaw micraaj yaray.
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 13 часов назад
Asc waaku salaamay naciimooy adiga iyo family dhamaantiin ilaahay haidin barakeeyo caafimaad kucuna hadaa idiin imaan lahaa waxaa aamin sanahay inaa sifiican iisoori lahaydeen ilaahay haidin ku amaansado meshaa joogtaan Mozambique 🇲🇿 baa idinka soo salaamayaa
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 13 часов назад
Manshaallah Asc rer Aaramow alah idin barakeyo nimcada beeraten barakallah micraaj yarey manshaallah 😊
@aaramoow
@aaramoow 13 часов назад
Shukran walaal Dahabo!
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 13 часов назад
Wcs masha Allah Alxamdulillaah waan idin salaaney Allah ha idin xafido macraaj habo Allah ha ku xafido Aamiin, masha Allah macraaj mashaar ha la siiyo wey shaqeesey masha Allah Tabaarikallaah!❤
@aaramoow
@aaramoow 13 часов назад
Haa qasab waaye mishaarkeeda waa shaqeeysatay, Aamina waan kusalaamayaa walaal!
@blabla6915
@blabla6915 4 часа назад
Naciimo waa ka xumahay oohintaan aan dhamaaneen iyo dulmigaan dalkaan nabad ma imaaneeyso intii saan dulmiga uga jiro 😭😭😭
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 8 минут назад
shukran Allah ha xafido Aamiin🤲
@ummuisra6271
@ummuisra6271 14 часов назад
Cafimaad kucuna ALLAHA idin xafido
@Farhia_ali
@Farhia_ali 16 часов назад
Maasha. Alaah TUFAAX. ANIGA Alergia. Kuleeyahey. ILAAH. Niibarakeeyo❤❤❤❤
@ummuisra6271
@ummuisra6271 17 часов назад
Masha ALLAAH❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
@ummuisra6271
@ummuisra6271 17 часов назад
ALLAHA unaxariisto janatul fardowso ALLAHA kawarabiyo
@AsmaFiican
@AsmaFiican 17 часов назад
Asc walashey nacimo setahay safar iyo guuritaan aya igu jiray alx waana nabad tagay alx