Тёмный

Sidan u isticmaal DOPAMINE - ka maskaxda 

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Подписаться 125 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
skillshare.eqcm.net/Aox1PN
isticmaal code -kaas si aad u hesho 30 bari oo free ah code: AFF30D23
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Видеоклипы

Опубликовано:

 

26 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Год назад
Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah. skillshare.eqcm.net/Aox1PN
@zakikarazaay5483
@zakikarazaay5483 Год назад
Next video waxa kaso hadasha balwada dhalinyarada jaadka iyo sigaarka watqigooda ku dilay
@user-zu1fq2mt5x
@user-zu1fq2mt5x Месяц назад
Asc macalin xaliye dhibatooyin familiy baihaysta ilatali macalin bls
@MaxamedAbshir-c4g
@MaxamedAbshir-c4g 20 дней назад
Seeyacni zxb maxa kugu dhacay
@Hassan_616-sh9ol
@Hassan_616-sh9ol 3 месяца назад
Sida dopamine si sax logu isticmalo korna logu qado. 1. Qabo goolasha yar yar e mlntda. 2. Exercise same. 3. Kaliga meel fashiso adoo aamusan xoga daqiiqado ah. 4. Ku qabeyso biyo qaboow. 5. Yareey isticmalka talefanka.
@Maryuumdiini
@Maryuumdiini 25 дней назад
Mahadsanid ❤
@cabdicasiisgacma
@cabdicasiisgacma Год назад
Haggag.! Ani ahaan waxan sameya inaan aqriyo jus quraan ah si an dopamine keyga kor ugu qaado Wad ku mahadsantay ustad sìda ad ugu hagar baxeyso laba xaniinyodlayaasha
@MASCUUDMUXYADIIN
@MASCUUDMUXYADIIN 10 дней назад
Wow xaliyee 🫡🫡
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Год назад
Waa ku salaamay ustaad xaliye , waxan kugu xidhanahy Muddo 7 bilood ah Waxbadan Oo nolosha kusaabsan ayaan kaa faaiday Halkana aanan kuso Wada sheegi karin. Allaha kaa abaaliyo Thanks.
@kassimharuun
@kassimharuun Год назад
Maclin waa aniga oo ka towbad keenay khadiija inan raali giliyo yesssssssss
@abdilahi.omer13
@abdilahi.omer13 Год назад
Isbadal ama dhimo. Wow
@abassadam7524
@abassadam7524 Год назад
Thanks macalin keep going
@mohammedupdykhadir3124
@mohammedupdykhadir3124 Год назад
Masha allah keep going ♥️♥️♥️♥️
@garuuntech
@garuuntech Год назад
Mahadsanid stad
@qadaryare8436
@qadaryare8436 Год назад
Thanks coach 🙏
@abdalaaragsame1046
@abdalaaragsame1046 Год назад
Ustaad keep going
@CabdisalamDahir-ni1jc
@CabdisalamDahir-ni1jc Месяц назад
Mahadsanid macalin
@drobsahealthtips7221
@drobsahealthtips7221 Год назад
Thank you teacher xaliye
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Год назад
Thank you teacher.. 🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@SALMAAN6
@SALMAAN6 Год назад
Keep going teacher
@kaptantaxo8058
@kaptantaxo8058 Год назад
Thanks ustaad✋
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 Год назад
Mahadsanid awow. جزاك الله خيرا
@cabdikaaficabdulaahi6698
@cabdikaaficabdulaahi6698 Год назад
Tank macalin xaliye
@Hakimi_Design
@Hakimi_Design Год назад
Mahadsanid ustaad ✍️🏻
@mohamedkaamilofficial5348
@mohamedkaamilofficial5348 Год назад
Thanks macalin
@abdirahmanabdullahi9026
@abdirahmanabdullahi9026 Год назад
Thanks macalin xaliye
@user-qq1pz6bb5e
@user-qq1pz6bb5e Год назад
Thanks teacher vary good❤
@NUURIYE.
@NUURIYE. Год назад
Nin waxabdan ka faaiidey horey u soco ustaad
@abdullahitabib3226
@abdullahitabib3226 Год назад
Thanks Awowe
@user-cy5um9rq5e
@user-cy5um9rq5e 9 месяцев назад
Keep going tliye
@sanyareadan3644
@sanyareadan3644 Год назад
Thanks
@deeqodeeqo-dx7sn
@deeqodeeqo-dx7sn Год назад
Macalin m.a.s.h soo badi
@ahmedomarhasan4793
@ahmedomarhasan4793 Год назад
Dr xaliye
@yuusufAbdishakur
@yuusufAbdishakur 6 месяцев назад
Keep moving haliye🎉
@AbdirizaqAbdullhiAbdi
@AbdirizaqAbdullhiAbdi 8 месяцев назад
Good teacher macalin ankufano
@Mahir52143
@Mahir52143 Год назад
Thx ustaad:⁠-⁠|
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
Aadbaad umahadsantahay ustaad
@abdinasirsheikhmohamoud931
@abdinasirsheikhmohamoud931 Год назад
Baba xaliye
@abdullahiosman3071
@abdullahiosman3071 Год назад
Xalliye wankusalamaya, Arinka aad leedahay aamus kaligaa melfariso. Arrintaasi waa diini waxaana layiraahdaa (Khalwo) sidaas ufahan awoow
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Год назад
ciwaan muhiim ii ahaa thnk u ustaad io daqiiqado kooban
@Rohitt_21
@Rohitt_21 Год назад
Wa inan waqtigeda kaga faaidesana hadaba sxb
@user-sp9qj4ds7g
@user-sp9qj4ds7g 6 месяцев назад
❤❤❤ 😊😊😊😊
@user-mp5kh4cs6g
@user-mp5kh4cs6g 9 месяцев назад
Thanks teacher mardhowbaan kuguma sohirmay waxbadana waa fa iday
@MrMoha23
@MrMoha23 Год назад
Salaada subax oo jamaacada lagu soo dugto dopamine wanaagsan ayey leedahay asxaabta
@ishowspeedshorts0
@ishowspeedshorts0 Год назад
100% agree
@carebahmed2321
@carebahmed2321 Год назад
Lajan baa tahay niyow Raga soo koraya ee qaangaadhka ah aadbay u anfacayaan cashiraantaadu
@cismaancarab4796
@cismaancarab4796 Год назад
Macalinka wudha ee runta aan kujeclahay waxbadana waan kafaaiiday aadbaad umahadsantahay ustaad
@mohamedduufaan8274
@mohamedduufaan8274 10 месяцев назад
Waadax.❤
@philiphanad9902
@philiphanad9902 Год назад
Alx macalin wixii xumaa oo dhan waa iska dhaafey hada xirfad shaqo barta 😊
@wallalganey2635
@wallalganey2635 Год назад
Keep going ustaadii dhiirigalinta noo soobadi
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Год назад
MeshAn dhirigalin kamabaxdo awow maskxdAda qashin ba kabuxsame iskamsax nio orod sodawo discipline ka
@diaatik9022
@diaatik9022 Год назад
Adigoo talent kaa ilaahay ku siiyay ayad naago ka hadli jirtay balse hada kor baad u socotaa waxan filayaa inaad tahay dadka wax akhriya
@saqajan77
@saqajan77 Год назад
🤴 Am frist one 🖐️🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
@TV-vu7kb
@TV-vu7kb Год назад
english kaga oo san ah maa uk jogtaa😅😅
@abdulaahi961
@abdulaahi961 8 месяцев назад
​@@TV-vu7kb😂😂
@inDiviDuaL_Unknown
@inDiviDuaL_Unknown 4 месяца назад
Noocaas Oo Kale aYaa Somali ZheeganaYo 😂😂😂​@@TV-vu7kb
@kinghusni2644
@kinghusni2644 Год назад
First comment ustaad 🥰
@user-iv3kj4cq1b
@user-iv3kj4cq1b 9 месяцев назад
Macalin shekada aad buu igu qancidey ii wed
@mohamedabdullaahielmi4922
@mohamedabdullaahielmi4922 10 месяцев назад
Aad io aad its my first time
@abdi85237
@abdi85237 3 месяца назад
Still watching 2026
@SaadaqAxmed-ux7hp
@SaadaqAxmed-ux7hp Месяц назад
Kaligaymeelbaan fadhiista-tareenin waan sameeya biyo qabaw waan ku qabaystaa* laakin kuwaan kale hada aad inoo sheegtay ayaan kusoodaraa
@MAJABE-World23
@MAJABE-World23 9 месяцев назад
macalin casharadaada wa kusoo xirmay halkaa nooga wad
@shuaybyare5758
@shuaybyare5758 Год назад
Mhdsanid
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 8 месяцев назад
Waligay tiktok ayan ka arki jiray wax kal ayan kaa aaminsanaa lkn really wxd tahay nin lagu daydo (SOMALI ANDREW TATE👊)
@almisnasser1025
@almisnasser1025 Год назад
✋✋🙏🙏 Diil
@maanchozov2852
@maanchozov2852 Год назад
Eng kasoo hadal sida testestronka kor loogu qaado
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Год назад
Xaliye 😂😂😂macalina raga kufanaan Dumarkana insha allah waxaan urajeynaynaa mustaqbalka Xaliso Ay kufaanaan 😂😂😂
@SacdiiyoCabdiNuur
@SacdiiyoCabdiNuur 18 часов назад
M,a
@hanadmohaarashka8964
@hanadmohaarashka8964 9 месяцев назад
Awoowe nolosha inan isbadelkasameyyo ayan rapaa mrka mxaa ilaxoon aan samey ⚔️
@Salmancade10
@Salmancade10 Год назад
Waa barnamish wanaagsan. Mahadsanid Xaliye. Hal mid ayaad ilaawday Dopamine waxaa la soo dayaa markii galmo xalaal oo leeskaaga raali yahay lagu wada faraxsan yahay la sameynaayo.
@diaatik9022
@diaatik9022 Год назад
😂😂😂
@Salmancade10
@Salmancade10 Год назад
@@diaatik9022 😀🤣
@Daher20
@Daher20 10 месяцев назад
I didn’t understand something when I want to do something my mind like to do but my myself hate and this my problem so how can i do better??
@pss9915
@pss9915 Год назад
Dopamine
@shamismohamed6846
@shamismohamed6846 6 месяцев назад
Nairobi biyo aan la qandicin lagima qubaysankaro..... Lafaxanuun baa laga qaadaa.
@mohamedalimohamud422
@mohamedalimohamud422 Год назад
Sideen iskaga yareeya dopamine sababtoo ah maro iga dhamado waan caajisaa
@wllkamuslimiinta1314
@wllkamuslimiinta1314 Год назад
Sxb wa kusalay runtii mantan kusoboqday waxna wan kafaiday nosobadi waxyabaha waxtarka leh
@abdirizaqyousuf4978
@abdirizaqyousuf4978 Год назад
medidation kaso hadal ustaad
@ajuukeycabdulle2784
@ajuukeycabdulle2784 Год назад
Ustaad xaliyow aniga waxaa aad ugu dhibanahay telephonka lkn ina joojiyo waqti badan aan kubbixinayo waayo nacfi ah maba lahan
@HustleModeShorts
@HustleModeShorts Год назад
dopamine wa raxada ad ku daremeyso waxa ad qabaneyso markasta oo aad dopamine badan deyso wa markasta uu dopaminekada yarado
@IbrahimCabdijilibeey
@IbrahimCabdijilibeey 8 месяцев назад
Xaliyoow waxaad inoo sheegtaa ani io asxaabtaada sidee siigada layskayga dhaafi karaa
@kaysekayse3688
@kaysekayse3688 Год назад
Yaa i caawinaya
@MaxamedAbshir-c4g
@MaxamedAbshir-c4g 20 дней назад
Maxaa kygudhacay laga cawiyaa
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 Год назад
Digriga iyo qur aanku aadbay udisaan maskaxda
@cabdishakuur8062
@cabdishakuur8062 6 месяцев назад
Zxp.markaa rabo inaa wax soo saar sameyo maxaa la iga bahan yahy ❤🎉😢
@raanoabdi1878
@raanoabdi1878 5 месяцев назад
Inaad beero badan falato😢
@djanan5096
@djanan5096 Год назад
Us taad chanalkan shaley Ayaan ku soobiirey Daily routine Kaygana waxbadan ayaad ku kordhisey
@mohamedmahad8550
@mohamedmahad8550 Год назад
Qof laf wayn ahay sidee unoqon karaa qof yar
@axmedcabdullahi
@axmedcabdullahi Год назад
i always thought that you transform only attacking and meanless vedeos against girls ....,its my first time i watch your vedeo completely and effectively and got benifit and motivation from you. anyway thank you...and keep going ...i subscribed your channel don't compeld me to unsubscribe you bean talking about like donkey theory of entertainment and somwhat like that.
@mohamedcaagane9221
@mohamedcaagane9221 9 месяцев назад
Thank you Torture
@yoman8215
@yoman8215 9 месяцев назад
Biyah qoboobka
Далее
This Stop Motion is Insane
00:39
Просмотров 8 млн
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
Просмотров 44 тыс.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
Просмотров 83 тыс.
Kalsoonidu Waa AWOOD | Mohamed Omer
17:13
Просмотров 70 тыс.
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
6 DUMARKA KA MIDA HA GUURSAN💔
12:37
Просмотров 71 тыс.
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
Просмотров 64 тыс.
СЛОТ - С.М.Г.О.  (Official Music Video)
4:01
Просмотров 102 тыс.
АМ АМ
1:31
Просмотров 1,7 млн
Miyagi & Эндшпиль - RudeBoys (Official Audio)
3:16
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
Просмотров 23 млн